Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Daawo: Faysal Cali Waraabe Oo markii u horaysay ka...

$
0
0

Daawo: Faysal Cali Waraabe Oo markii u horaysay ka hadlay Kulan isaga iyo Ciro Ay la qaateen Madaxweyne Muuse Bixii, Ujeedada Ka dambaysay iyo Waxyaalihii Ay isla Garteen labadooda dhinac
[embedded content]
storvideo: 


Dabaal-degga sanad guurada 1-aad ee Madaxweyna...

$
0
0

Xilli hore magaalada Muqdisho iyo Magaalooyin kale ayaa safaf-dheer loo galay kaalmooyin caafimaad oo dadka eey heli karaan baaritaan iyo daawooyin bilaash ah, dhaqaatiir dhalinyara ah iyo kal-kaaliyayaaal caafimaad ayaa si naxariis farxadeed ku jirto ugu eedegayo inta tabarta-yar ee caawimaadda ubaahan, waxaana jiro isku haleyn xagga amniga ah oo iyana heegan dheeraad ah la [...]
storvideo: 

Eng, Yariisow oo Ka qeyb galay Xafladda dib u howl...

$
0
0

Dib u howl galinta Dugsiga 15-May waxaa goob joog ka ahaa Wasiirka Wasaaradda Wax-barashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Dowlada Soomaaliya, Safiirka Dowladda Masar u fadhiya Soomaaliya Mr.Waliid Ismaaciil, Maamulka Degmada Warta Nabadda Fanaaniin iyo Qeybaha bulshada. Gudoomiyaha gbalka Banaadir ahna duqa Muqdisho Eng Yariisow ayaa qeyb-qeyb u kor meeray fasallada eey wax ku bartaan [...]
storvideo: 

Dowladda oo Lagu Ammaanay Dib-u-qaabeynta Maaliyadda

$
0
0

Maanta waxey ku beegantahay maalintii la doortay Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdulaahi Farmaajo.
Muddadii sanadka ahayd ee uu xafiika joogay, dowladda waxaa la soo darsay caqabado, ammaanka oo aysan sidii la rabay guulo waaweyn uga gaarin iyo arrimo kale oo siyaasadeed.
Laakiin dhinaca kale, waxaa hey'adaha caalamiga ah ee maaliyadda ay dowladda ku ammaaneen inay sameysay isbeddel dhinaca maamulka maaliyadda ah oo ay kula diririreyso musuq-maasuqa.
Wariyaha VOA, Jamaal Axmed Cismaan, ayaa waxa iska bedelay aragitidii caalamka ee aheyd in Soomaaliya ay tahay dal uu musuq-maasuq dishay ka wareystay Maxamed Cabdi Cumar oo bare ka ah jaamacadda London Metropolitan ee magaalada London.

Embed code
Copy and paste the embed code below.
The code has been copied to your clipboard.
0:05:25
0:00:00 /0:05:25
Direct link
Pop-out player
storvideo: 

FIID-SOOH: Dhul Muslim miyaanay ku dhalan?

$
0
0

Kn: Qofka dhulka muslimiinta ku dhashay ama ku koray si kasta oo uu jaahil u yahay wuxuu dhaqan ahaan u bartay mabaadi' iyo dhaqamo aan laga tago karin ama aan loo dhawaan karin laakiin qofka dhul gaalo ku dhashay ama ku koray isagoo waxbartay ama Ilaahay ka baqaya ayuu galayaa khaladyo waaweyn oo aan ka suurtoobin dadka muslimiinta la noolaaday.
Nin wadaad ah baa guursaday gabar caddaan ah oo soo islaamtay. Ninkeedii ayay ku tiri reerkayagii ayaan ku soo dhaxayaa. Ninkii saaxiibkiis bay sheeko ku daaheen, kolkaas ayay gurigii wada seexdeen. Gabadhii ma dhixin ee isla habeenimadii ayay soo noqotay. Kolkaas ayay gurigii soo furatay. Nimankii oo sariirtii hurda ayay u soo gashay, kolkaasay sariirtii dhineceeda ka seexatay!.
Si kasta oo ay jaahilad ama faasiqad u tahay naag muslimiin la kortay sidaa ma yeesheen laakiin naagta gaalada la soo kortay si kasta oo ay u taqwo badan tahay dhaqamadii hore qaar baa ku haraya.
Waxaan arkay dumar soomaali ah oo xero gaalo ka yimid oo xambaarsan dhaqan aan fiicnayn oo aad mararka qaarkood is oranaysid ma waxay doonayaan in ay muujiyaan in aysan dadkaan ka mid ahayn ee ay qoom kale yihiin.
Waxaa ila habboon dumarkaas iyo ragga la nooca ah inay u dhaqmaan sida gaalada markay la joogaan laakiin markay soomaaliya imaanayaan ay soo iibsadaan buugaag ka hadlaysa diinta Soomaalida iyo dhaqankeeda ama ay lasoo tashadaan Soomaalida ama shisheeyaha yaqaan diinta iyo dhaqanka Soomaalida; si aysan meesha ugu facsharmin.
Sh. Axmed Cabdisamadalwaqaar@hotmail.com
storvideo: 

Madaxda Qaranka oo Tacsi u diray Xildhibaan Mustaf...

$
0
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed C/llahi Farmaajo Gudoomiyeyaasha labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya , Ra'isul Wasaaraha Dowladda Federaalka ah iyo Golihiisa Wasiiradda , Xildhibaanada labada aqal ee Soomaaliya iyo Masuuliyiinta kale ee Dowladda ayaa Tacsi u diray Xildhibaan Mustaf Dhuxulow. Masuuliyiintan ayaa Xildhibaanka uga tacsiyeey Geeridii ku timid Walaashiis Faadumo Sheekh Cali [...]
storvideo: 

Guddoomiyaha G/banaadir oo Ka qeyb galay Xafladda...

$
0
0

Muqdisho (SONNA), Dib u howl galinta Dugsiga 15-May waxaa goob joog ka ahaa Wasiirka Wasaaradda Wax-barashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Dowlada Soomaaliya, Safiirka Dowladda Masar u fadhiya Soomaaliya Mr.Waliid Ismaaciil, Maamulka Degmada Warta Nabadda Fanaaniin iyo Qeybaha bulshada.
Gudoomiyaha gbalka Banaadir ahna duqa Muqdisho Eng Yariisow ayaa qeyb-qeyb u kor meeray fasallada eey wax ku bartaan ardeyda, isagoo ardeyda ku dhiiri galiyay in eey si wanaagsan wax u bartaan, islamarkaana eey wax-barashada u huraan waqtigooda si' eey uga mid noqdaan bad-baadiyaaasha Mustaqbalka Soomaaliya.
Gudoomiyaha Degmada Warta Nabada ee Gobolka Benaadir Seynab Maxamuud Warsame (Xaabeey) ayaa ugu horeyn ka hadashay munaasabada Dib u howl galinta Dugsiga 15-May, waxa eeyna sheegtay in ka maamul degma ahaan eey ku faraxsan-yihiin in degmada eey fursad u hesho in dib loo howl-geliyo mid kamid ah Schoolada taariikhiga ah ee degmadu leedahay.
dhanka kale Wasiirka Waxbarashada Hadiha iyo Tacliinta Sare Dowladda Soomaaliya Cabdiraxman Daahir Cismaan ayaa ku dheeraaday ka hadalka dugsiga isagoo tilmaamay taariikhda faca-weyn ee uu ku fadhiyo dugsiga 15-May.
Ugu dambeyn duqa Muqdisho Eng Yariisow ayaa sheegay in maamulkiisa ahmiyad gaar ah uu siin doono horumarinta adeegyada bulshada sida wax-barashada, isagoo sidoo kale si gaar ah ugu mahad celiyay dowladda Masar oo iyada bixineysaa qarashaadka barayaasha wax ka dhiga Schoolka 15-May.
storvideo: 

War deg deg ah markii ugu horeysay 27 sano oo...

$
0
0

War deg deg ah markii ugu horeysay 27 sano oo Garoonka Caalamiga ee Adan Cadde ay ka duushay diyaarad Rakaab sida (daawo sawirada)
Feb 8, 2018 -
Waxaa in dhawaale shacabka Soomaliyeed ay sugaayeen mar un in ay arkaa dalka Soomaliya la jaan qaado aduunka intiisa kale taa oo hada aad moodid hal sano ay jirta Dowlada uu garwadeenka ka yahay Madaxweyne Farmaajo wax badan ka qabatay
Waxaa in dhawaalo dadka Soomaliyeed ay sugaayeen in dulimaad habeen ah la helo oo ka baxo caasiimada Soomaliya taa oo caawa rumooday ka dib markii ay caawa diyaarad rakaab sida ay ka duushay garoonka Caalamiga ee magaalada Muqdisho
Diyaarada caawa oo xili habeen duushay ayaa dadka saarnaa waxaa ka.mid ahaa wasiirka Maaliyada Soomaliya Mudane Beyle
Waana guushii la koowsatay sanad guuryada madaxweyne Farmaajo oo caawa sanad jirsatay Halkaan ka dhageyso wareysigaQolka Ay Isku Bartaan Guurdoonka Soomaaliyeed Mareykanka 001 7124326996 United kingdom 00443306061358Sweden 0046840308879Soth AFrica 0027121003058Norway 004721939528Belgium 003225887027Australia 0280725143Ausria 4312675954RIIX Number 8 Kadibna 5454
English News
storvideo: 


Masuuliyiin kala duwan oo Tacsi u diray Xildhibaan...

$
0
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed C/llahi Farmaajo Gudoomiyeyaasha labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya , Ra'isul Wasaaraha Dowladda Federaalka ah iyo Golihiisa Wasiiradda , Xildhibaanada labada aqal ee Soomaaliya iyo Masuuliyiinta kale ee Dowladda ayaa Tacsi u diray Xildhibaan Mustaf Dhuxulow.
Masuuliyiintan ayaa Xildhibaanka uga tacsiyeey Geeridii ku timid Walaashiis Faadumo Sheekh Cali Dhuxulow oo ku geeriyootay Magaaladda Muqdisho waxayna eebe uga baryeen in uu naxariistii jano siiyo marxuumada.
Inaa lilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajicuun
Share this:
Related
storvideo: 

Guddoomiye Xiggeenka 1aad ee Maamulka G/Banaadir oo...

$
0
0

Muqdisho (SONNA), Tababarkaan ayaa waxaa oo lagu baranayo Hormarinta Nabada iyo Cadaalada ayaa waxaa loo qabtay qaar ka mid ah Saraakiisha Booliska, Haweenka, Dhalinyaradda, Odayaasha, iyo Culumadda degmada Kaaraan.
Guddoomiye Ku Xigeenka 1aad ee Amniga iyo Siyaasadda Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Tuulax ayaa sheegay in dadka tababarka loo sameeynayo inta ay ku jiraan ay qaadan doonaan Casharo iyo Wacyigalin ku saabsan Hormarinta iyo Iskaashiga Nabadda iyo Cadaaladda Caasimadda.
Guddoomiye tuulax ayaa sheegay in dadka Tababarkan la gaarsiin doono dhammaan degmooyinka Gobolka Banaadir, ujeedadiisana ay tahay in Bulshadda Magaalada lagu wacyigaliyo ka qeyb qaadashada Amniga Caasimadda.
storvideo: 

Wariyaha BBCda Cali Nuur Salaad oo hareer maray dhax...

$
0
0

Wariyaha BBCda Cali Nuur Salaad oo hareer maray dhax dhaxaadnimada saxaafada
Feb 8, 2018 -
Wariye Cali Nuur Salaad waxaan dhagaystay warbixin uu ka diyaariyay halsano kaddib dowladda uu hogaamiyo Madaxwayne Farmaajo.
Mihnada saxaafadda ayay gef weyn ku tahay warbixintiisu oo ahayd mid dhinac ka raran. Wuxuu inkirey guulihii Dowladdu gaartay! Wuxuuna buunbuuniyay caqabado! Wuxuuna shaki galiyay Mashaariicda hormarka ah ee dalka la socota.
Si kasta oo wariyuhu uu ra'yi gaar u ah uga qabo Dowladda, meel ka dhac iyo anshaxa Warbaahinta, Iyo sumcada BBC-da ku yahay wararka aan isku dheeli-tirnayn ee dhinaca ka raran.
Marka waxaan codsan lahaa in wareeysiga aay BBC-da caawa layeelaneyso in aad looga taxa daro sababto ah waxa uu weydiin doona wariyahu waxey noqan doonaan suaalo loo soo dhiibey oo dhagaha shacabka u rooneen madax weynahana bahdilaad ku ah.
Fadlan qoraalkeeyga iga gaarsiiyo agaasimaha iyo xariirka warbaahinta madax tooyada mudane #Abdinuur fadlan ku tag gareeya si uu arko oo uu ula socdo mahadsanadiinhttps://m.facebook.com/story.php?story_fbid=10155732021299475&id=3671673... Halkaan ka dhageyso wareysigaQolka Ay Isku Bartaan Guurdoonka Soomaaliyeed Mareykanka 001 7124326996 United kingdom 00443306061358Sweden 0046840308879Soth AFrica 0027121003058Norway 004721939528Belgium 003225887027Australia 0280725143Ausria 4312675954RIIX Number 8 Kadibna 5454
English News
storvideo: 

The First 40-days of President Muse Bihi Abdi

$
0
0

Although it is too early to assess President Muse's administration, there are telltale sings that could give us a hint about where his administration is heading to. So far, President Muse's administration signals positive improvements. If these positive trends continue in every aspect of his administration, President Muse will not only sow the seeds of progress and development, but he will surely outperform his predecessors (except Presidents Egal--the Father of the Nation). The following paragraphs will highlight these positive developments that President Muse has undertaken so far.
The new cabinet
President Muse's new cabinet has changed Somaliland's political landscape in many profound ways though it has its shortcomings. First, the overwhelming majority of his new cabinet is composed of youth. This new trend has challenged the longstanding Somaliland political culture of appointing retired-old-men in political positions. People used to think that retired-old-men are suitable for political positions since they have more "experience." Fortunately, this belief has been repeatedly proven wrong since the so-called "experienced" retired-old-men failed to lead, bring new ideas, or change anything. I think that is why President Muse has realized that we need new, fresh and modern ideas. Second, the new cabinet shows Somaliland youth that they can be appointed to higher political positions if they acquire higher education and improve themselves.
Although the cabinet has the above-mentioned positive aspects, it also has its shortcomings. One disturbing shortcoming is this: some of the ministers are hardy educated. They do not even have a high school diploma, let alone college or university degrees. This means that these uneducated ministers do not have the required education or experience to run for a ministry. I think one of the reasons that the President has appointed these uneducated individuals is simply to reward his supporters.
Another shortcoming is something that I have suspected. It seems that all the miniseries are those who will tell him what he likes rather than what he needs to know. In order to be effective, the President needs someone who can openly express his/her opinion; someone who can correct him when is wrong; someone who disagrees with him, etc. But a "yes" men/women agrees with the President with everything, even when the President is wrong--which is disaster.
Halting the horrendous land-grab
Land-grab has been the norm in Somaliland. Countless individuals have enriched themselves by grabbing public lands illegally. That is, they have acquired large pieces of land by bribery, intimidations or other illegal means. And the best time to grab lands illegally is during the transition of governments. But President Muse halted all public land transactions until further notice from his administration. One of the crucial lands that the President halted includes the economic zones of Ber-bera Port and Airport. These areas are very crucial for the safety and economic activities of the Port and the airport. Some of the individuals who grabbed these economic zones illegally were trying build and transform these areas as quickly as possible. But President has intercepted their highway robbery. This is very crucial step forward and everyone--supporters and oppositions alike--welcomed this move.
Terminating minister of presidency
During President Silanyo's term, the minister of presidency became extremely powerful to the extent of literally controlling every aspect of the executive branch. Many people were convinced that the minister of presidency was even more powerful than the president himself, which was accurate in many different occasions. This created confusion within the government. But President Muse abolished the position of "minister of presidency" and replaced with Chief of Staff with less power. This is also great leap forward.
Ministers and the media
President Muse prohibits his ministers from talking to the media, except the minister of information. This is a tremendous step forward. The ministers in the previous government used to compete with one another for media attention. Every minister desired to use the media in order to become "famous." This created many problems in previous government. For instance, the then Minister of Public Works and Transport appeared on TV to talk about health issues in Burao city and Minor disputes between a passenger and Fly Dubai. Ministries of health and civil aviation, respectively, got upset about this meddling of their ministries. This creates confusion within the government and among people. But President Muse has ended this confusion as well.
Ministers and clan conferences
Many people admire President Muse's decision to prevent his ministers from participating in their respective clan conferences. This helps ministers conduct their assigned duties without being pressured by their clan elders. That is, the new ministers would not feel to please their clan elders in order to hold into their political position. They would not be accountable for their respective clan, but they will be accountable to Somaliland citizens. To end this kind of regressive political culture is also a very crucial step forward.
President's travel and businesses activities
It had been the norm for Somaliland to close all main roads of the city when the president is departing or arriving. In previously governments, when a president is traveling or returning home, all roads used to be closed at least couple hours prior to president's departure or arrival. For instance, if the president is scheduled to depart 11:00 A.M, all roads were closed from at least 9:00 A.M. to 11:30 A.M. This pointless practice used to hinder business transactions and other daily life activities. President Muse puts an end to this unnecessary practice as well. No one has noticed President Muse's recent travel to, and return from, Djibouti and Ethiopia.
President's "welcome back" party
Whenever the president returns home, almost all the ministers, the mayor, traditional leader and many others used to wait for him at the airport to greet and welcome him back. Then the ministers would accompany the president to the president residence. After few rests few hours, the president, his cabinet and others used to go to a fancy restaurant to have a "welcome back" launch. This was absurd and meaningless. President Muse ends this practice as well.
I wish that President Muse will continue to change every aspect of his administration.
Abdi Hussein Daud
Minneapolis, MN
He can be reached at: abdihdaud@yahoo.com
storvideo: 

Tacsi: Anaga oo Ku Hadlayna Magaca Maamulka iyo Ka...

$
0
0

Anaga oo Ah Hormoodka Golaha Tafatirka Warbaahinta Togaherer Anaga oo Ku Hadlaayna Magacayaga iyo Hawlwadeenada Warbaahinta Togaherer Waxanu Tacsi Tiiraanyo leh u dirayaa Eheladii, Qaraabadii iyo Asxaabtii iyo Dhamaan Qaranka Dadka Afka Somaliga ku hadla Ee uu Ka Geeriyooday Alleh ha u naxariistee Marxuun Muxumed Faarax Mire Oo Maanta ku Geeriyooday Magaalada Hargaysa.Dhamaan Waxaanu ka tacsiyeynayaa Eheladiisii, Aqaariibtii Iyo Caruurtuu ka tagay Marxuum Muxumed Faarax Mire. Waxaan Si Gaara uga tacsiyeynayaa Mahad Muxumed Faarax Oo Uu Dhalay Marxuumku, kana mid ah Maamulka Shirkada Telesom. Waxaan leeyahay Samir iyo Iimaan Alleh ha idinaga Wada Siiyo Marxuumka Sidoo kale Waxaan Allaheena wayn Uga Baryeynaa in uu Naxariistii Jano Ka Waraabiyo Marxuunka Dambigisana alleh uu dhaafo.Marxuun Muxumed Faarax Mire Waxa uu ahaa Mid ka mid ah Odayaasha Gobolka Maroodi jeex Kuwooda ugu Halka Adkaa sidoo kalena lagu Xasuusto Odaynimo Nabadayn.
Amiin Amiin Amiin Amiin"INAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN"
"KULLU NAFSUL DAAIQATUL MAWT
Warqabadka TogahererOslo/Norway.
storvideo: 

Booliska Kenya oo qabtay Haweeneey looga shakiyay...

$
0
0

Guddoomiyaha Degmada Kilifi ee Dalka Kenya Magu Mutindika, ayaa sheegay in Laamaha ammaanku ay Haweeney 44 jir ah oo lagu magacaabo,Saidia Matani; ku qabteen Magaalada, Shalayto gelinkii dambe, ka dib markii ay diidday in la baaro. Mr; Mutindika ayaa sheegay in Haweeneydan laga helay Saddex baasaboor oo ay lahaayeen Dad kala duwan , wuxuuna intaa [...]
storvideo: 

Madaxweyne Farmaajo oo markii koowaad ka hadlay dhiibistii Qalbi Dhagax

$
0
0

Madaxweynaha ayaa su'aalo uga jawaabayay dhagaystayaasha BBC-da xili uu marti ku ahaa barnaamij looga hadlayay sanad kadib doorashadiisii iyo wixii u qabsoomay.


Madaxweyne Farmaajo oo markii koowaad ka hadlay...

$
0
0

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa markii ugu horeysay muddo bilooyin badan ah kadib ka hadlay dhiibistii dowladda federaalka dhiibtay Cabdikariin Sheekh Muuse Qalbi Dhagax, kaas oo loo gacan galiyay dowladda Itoobiya oo raadinaysay.
Madaxweyne Farmaajo ayaa su'aalo uga jawaabayay dhagaystayaasha BBC-da xili uu marti ku ahaa barnaamij looga hadlayay sanad kadib doorashadiisii iyo wixii u qabsoomay.
Mid ka mid ah dhagaystayaasha ayaa madaxweynaha weeydiiyay waxa uu ka ogyahay dhiibistii Qalbi Dhagax, wuxuuna ku jawaabay "Su'aashaasi runtii waa su'aal muhiim ah, waxaan ognahay in baarlamaanka ay ku sameeyeen dood, ayna kasoo saareen warbixin, ayna u codeeyeen, maxaa yeelay iyagu waxaa weeye, waa hay'adda ugu saraysa ee sharci dajinta, markay codeeyeene waxay gaareen go'aan, waxaan aaminsanahay in go'aankaasi uu yahay kama dambeys".
Go'aanka Baarlamaanka muxuu ahaa?
Haddii aan dib idiin xusuusino, go'aanka baarlamaanka wuxuu ahaa in dhiibista Qalbi Dhagax ay ahayd arrin sharci darro ah maadaamaa dastuurka dalka uusan meelna kaga xusneyn in qof loo dhiibo dal kale, islamarkaasna uusan jirin heshiis dowladda ay la gashay mid kale oo ku saabsan dad la'isu wareejiyo.
Waxa warbixinta baarlamaanka ay farta ku fiiqday hay'adda NISA oo la sheegay in kaligeed ay maaraysay hawsha, aysan ka wargalinin hay'adaha garsoorka, islamarkaasna xog aan sugnayn la siiyay madaxda qaranka.
Marka laga tago tallooyin xukuumada loo jeediyay oo ahaa in wixii markaas ka dambeeya ay ka taxadarto tallaabooyinka ay qaadayso, islamarkaasna sharciga waafajiso, ma jirin wax qodob ah oo go'aanka baarlamaanka ku jiray oo lagu eedeynayay dadkii mas'uulka ka ahaa arrinta, iyo waliba qodob ay ciqaab ka dhalan kartay.
Sidoo kale ma jirin wax la faray dowladda oo ay tahay in ay fuliso oo ku jiray go'aanka, sidaas darteed lama oga waxa uu madaxweynaha ku qancay ee go'aanka baarlamaanka ka dhigay mid kama dambeys ah?.
Soo cusboonaysiinta qadiyadda Qalbi Dhagax
Arrinta Qalbi Dhagax ayaa todobaadyadan dib usoo cusboonaatay kadib markii uu waraysiyo warbaahinta siiyay taliyihii hore ee nabad suggida Cabdullaahi Maxamed Sanbaloolshe.
Sanbaloolshe oo la weeydiiyay wixii uu ka ogaa arrinta dhiibista ayaa diiday in uu ka hadlo, wuxuuna ku adkaystay in dhiibista Qalbi Dhagax ay ahayd arrin ku saabsan amniga Qaranka , islamarkaasna uusan isaga ka hadli doonin.
Madaxweyne Farmaajo ayaanan horey uga hadlin arrintan, inkasta oo uu jiray culees badan oo dowladda kaga imanayay xagga shacabka oo ku saabsanaa in ay ka hadasho.
Xukuumadda Ra'isulwasaare Xasan Cali Kheyre ayaa horay u difaacday go'aanka dhiibista, sheegtayna in Cabdikariim uu ahaa nin argagixiso ah, laguna dhiibay heshiis labada dal dhexmaray.
storvideo: 

Dhageyso: Wasaaradda Dastuurka XFS oo faah faahin ka...

$
0
0

Wasiirka ku xigeenka Wsaaaradda Dastuurka xukumadda Fderaalka Soomaaliya mudane Xuseen Cabdi Cilmi ayaa sheegay in ay meel wanaagsan marayso howlaha dibu eegista Dastuurka Dalka. mudane Xuseen Cabdi Cilmi Wasiirka ku xigeenka Wasaaradda Dastuurka xukumadda Faderaalka Soomaaliya ayaa wareysi uu siiyay Laanta afka soomaaliga ee VOA oo bahwadaag la ah Radio Muqdisho Codka Jamhuuriyadda ayaa tilmaamay in [...]
storvideo: 

Madaxweyne Waare oo Muqdisho kula kulmay qaar ka mid...

$
0
0

Muqdisho-(SONNA)-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Hirsahebeelle Dr; Maxamed Cabdi Waare ayaa kulan kula qaatay Magaalada Muqdisho qaar ka mid ah Xildhibaannada Aqalka hoose iyo sare ee Hirshabelle ku matala Dowladda dhexe.
Madaxweynaha iyo Xildhibaannada ayaa waxa ay ka wada hadleen arrimo kale duwan oo quseeya Qaranimada Soomaaliya iyo howlaha horyaalla maamulka Hirshabeelle iyo Sida ay lagama maarmaanka u tahay in la iska kaashado horumarinta Hirshabeelle.
Intii kulanka uu socday ayaa waxa sidoo kale ay iska xogwareysteen Xaaladaha amni iyo midda bulsho ee degaannada Hirshabelle, iyo in Xildhibaannada labada aqal ee laga soo doortay Hirshabeelle ay u midoobaan horumarinta iyo dhisidda Dowlad goboleedka si dhowna ay ula shaqeeyaan maamulka haatan jira.
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa Xildhibaannada u faah faahiyay muddada Xafiiska uu joogo waxyaabaha u qabsoomay caqabadaha jira, iyo qorshayaasha maamulka u degsan bilaha soo socda, wuxuuna ugu baaqay inay qaataan doorkooda ee ah u shaqeynta bulshada ay matalaan.
Sidoo kale qaar ka mid Xildhibaannada ayaa u faah faahiyay Madaxweynaha Socdaal dhowaan ay ku tageen degaanno ka tirsan Hiiraan , iyagoo hoosta ka xariiqay inay muhiim tahay in la xoojiyo wada shaqeynta iyaga iyo Madaxweynaha.
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle oo hadda ku sugan Magaalada Muqdisho ayaa ka qeyb galaya shirka Dowladda dhexe iyo maamul goboleedyada, waxaana sidoo kale uu kulamo kula qaatay qaar ka mid diblomaasiyiinta beesha Caalamka, kuwaas oo ay ka wada hadleen arrimo ay ka midyihiin horumarinta Hirshabeelle.
storvideo: 

Bukaanku miyuu bogsan hadii uu dhakhtarku...

$
0
0

Bukaanku miyuu bogsan hadii uu dhakhtarku xanuunsanayo- Toosinta Ubadka (1)
Assalamu Calykum waraxmatulahi wabarkatuhu
Bukaanku miyuu bogsan hadii uu dhakhtarku xanuunsanayo waa barmaamijka koowaad ee barmaamijyo afar ah oo aan kaga hadlayno toosinta ubadka. Mahadsanid hadii aad sii fidiso Allah na ha ka abaalmariyo qof kasta oo wanaaga sii fidiya.
[embedded content]
Mahadsanidin ma kale.
--
Said Ali AhmedOttawa
storvideo: 

Hooyo afarteeda wiil ku weysay dagaal

$
0
0

Magaceedu waa Umu Riyaad, waxa ay ku nooshahay magaalada Tacis ee dalka Yemen, qisadeedana waxa ay murugo galisay qof kasta oo magaaladaas degen.

Viewing all 54547 articles
Browse latest View live