Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Injinneero Dhisaya Waddooyin oo Muqdisho Tagey

$
0
0

28-kii bishii November ee sanadkii tagay, dowladaha Soomaaliya iyo Qatar ayaa magaalada Muqdisho ku kala saxiixday heshiis ku saabsan hir-gelinta mashaariic horumarineed oo ay Qadar ka fulineyso Soomaaliya.
Mashaariicdan oo ku kacaya 200 oo milyan oo doollar ayaa waxay isugu jireen dhismaha waddooyinka ka baxa Muqdisho ee aada magaalooyinka Afgooye iyo Jowhar ee gobollada Shabeellaha Dhexe iyo Shabeellaha Hoose, iyo shaqo abuur loo sameynayo dhalin-yarada.
Haddaba, maanta ayaa wafdi ka socda Qadar oo ay ku jiraan injineerro la sheegey inay dhisayaan waddooyinkan waxey tageen halka ay shaqada dhismaha jidadkan ka billaabayaan.
Wariyeheenna Xasan Kaafi Qoyste ayaa warbixintan innooga soo diray Muqdisho.

Embed share
Embed share
No media source currently available
0:00 0:03:08 0:00
Direct link
Pop-out player
storvideo: 


Libyan official says truck overturns, kills 19 migrants

$
0
0

A Libyan official says at least 19 illegal migrants have been killed in a truck crash near the town of Bani Walid, about 180 kilometers (112 miles) southeast of Tripoli.
The chief of Bani Walid hospital, Mohamed el-Mabruk, tells The Associated Press that 60 others were injured when the truck overturned early Wednesday.
He says more than 200 migrants, mostly from Eritrea, Somalia and Sudan, were on board. The cause of the crash wasn’t clear.
Libya plunged into chaos following a 2011 uprising and is now split between rival governments in the east and west, each backed by a myriad of militias.
The chaos has made Libya a major transit point for migrants from across Africa and the Middle East hoping to reach Europe.
The post Libyan official says truck overturns, kills 19 migrants appeared first on Shabelle.

Libyan official says truck overturns, kills 19 migrants

$
0
0

A Libyan official says at least 19 illegal migrants have been killed in a truck crash near the town of Bani Walid, about 180 kilometers (112 miles) southeast of Tripoli.
The chief of Bani Walid hospital, Mohamed el-Mabruk, tells The Associated Press that 60 others were injured when the truck overturned early Wednesday.
He says more than 200 migrants, mostly from Eritrea, Somalia and Sudan, were on board. The cause of the crash wasn't clear.
Libya plunged into chaos following a 2011 uprising and is now split between rival governments in the east and west, each backed by a myriad of militias.
The chaos has made Libya a major transit point for migrants from across Africa and the Middle East hoping to reach Europe.
storvideo: 

Maxamuud Siraaje oo ku guulaystay kursigii walaalkii...

$
0
0

Kn: Magaalo xeebeedka Kismaayo ee xarunta ku meel gaarka ee maamul gobolleedka Jubbaland ayaa kursi ka banaanaa Baarlamaanka federaalka oo doorashadiisa lagu qabanayay magaalada Kismaayo ayaa waxaa ku tartamayay sadex xubnood oo midi gabar tahay.
Kursigan oo uu ka geeriyooday wasiir Cabaas Siraaj ayaa waxaa kamid ah dadka ku tartamayay wasiirka hawlaha guud ee buuxiyay booskii Cabaas iyo walaalkii ka yar, Maxamuud Siraaj.
Wasiirka Hawlaha guud ayaa markii danbe shaaciyay inuu walaal kiis Maxamuud Siraaj uga tanaasulay booska, waxaana sidaasi kursigii xildhibaanada ku hantay Maxamuud Siraaj. Guud ahaan reer Jubbaland, gaar ahaanna dhalinyarada ayaa soo dhaweeyay in Maxamuud Siraaj buuxiyo booska walaal kiis oo dadka intiisa badan ay aaminsanyihiin in gacan ka xaqdaran ay dishay, isla mar ahaantaasna uusan helin cadaalad.
storvideo: 

Hogaamiyaha mucaaradka Zimbabwe oo geeriyooday

$
0
0

Hogaamiyaha xisbiga ugu weyn mucaaradka waddanka Zimbabwe, Morgan Tsvangirai, ayaa ku geeriyooday waddanka Koonfur Afrika, sarkaal sare oo ka tirsan xisbigiisa MDC ayaa sidaasi sheegay.

Hogaamiyaha mucaaradka Zimbabwe oo geeriyooday

$
0
0

Hogaamiyaha xisbiga ugu weyn mucaaradka waddanka Zimbabwe, Morgan Tsvangirai, ayaa ku geeriyooday waddanka Koonfur Afrika, sarkaal sare oo ka tirsan xisbigiisa MDC ayaa sidaasi sheegay.
Mr Tsvangirai oo 65 sanno ku geeriyooday ayaa waxa uu horay Ra'iisul Wasaare uga soo noqday waddanka Zimbabwe, waxaana lagu soo warramayaa inuu la xanuunsanayay Kansarka mindhiciraha ku dhaca.
Mr Tsvangirai ayaa xirfaddiisa waxaa lagu xasuustaa inuu ku soo qaatay halgan dheer oo siyaasadeed oo uu kaga soo horjeeday Madaxweyne Robert Mugabe.
Waa warbixin degdeg ah oo hadda ina soo gaartay, faafaahin dheeraad ahna waxaad naga filaysaan goor dhaw. Fadlan cusboonaysii bogga si aad xogta oo dhameystiran u heshid.
storvideo: 

Daawo: ” 122000000 Oo Ay Jarmalku bixinaayo Ayaanu...

$
0
0

Daawo:" 122000000 Oo Ay Jarmalku bixinaayo Ayaanu Qaybteena Loopy garaynaynaa .. Sidoo kale Waxaan uga soo sheekaynaaa Arima Somaliland iyo in Macal Khaatumo ..." Faysal oo Sheegay in Dhaqaalaha la bixinaayo ay Qaybteena doonayaan
[embedded content]
storvideo: 

Daawo: Gaas oo sheegay in Xukuumaddiisu aanay ku...

$
0
0

Warar soo baxay ayaa sheegaya in madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxammed Cali(Gaas) ay Xukuumadda Soomaaliya ku qancisay in xiisadda ka taagan Tukaraq lagu xalliyo wada-xaajood dhex mara madaxweyne Farmaajo iyo Muuse Biixi,kaasoo lagu ballansanyahay dalka Jabuuti.
Inkastoo aanay jirin cid wararkaasi xaqiijisay,haddana tan iyo markii la maqlay shacabka reer Puntland ayaa si weyn u hadal haya,waxaana ka dhashay caro xooggan oo dadweynuhu ka muujinayan in duudsiga intaasi le'eg lagu sameeyo umadda reer Puntland,islamarkaana loo bahdilo gobol kale.
Si lamid ah xubno ka tirsan Golaha Wakiilada Baarlamanka Puntland aya soo jeediyay in kulan deg deg ah loogu yeero madaxweyne Gaas,si arrintaasi wax looga weydiiyo. Xildhibaannada ku baaqay kulankan deg degga ah ayaa badankoodu ka soo jeeda gobolka Sool ee haatan ay ka jirto xiisadda Colaadeed.
Dhinaca kale madaxweynaha Puntland cabdiweli Maxammed cali(Gaas) oo Galabta dib ugu soo laabtay magaalada Garoowe ayaa mar wax laga weydiiyay carada shacabka Puntland ee ku aaddan dayaca Xukuumadda Gaas ee difaaca dalka? Wuxuu ku jawaabay"Hadde annagu Shacabka warkiisa kuma shaqeynnu,dowladduna kuma shaqeyso".Halkaan ka daawo shirka jaraa'id ee Gaas.
PUNTLAND POST
The post Daawo: Gaas oo sheegay in Xukuumaddiisu aanay ku shaqeyn warka Shacabka. appeared first on Puntland Post.
storvideo: 


Sawirro: Dhoofinta Dhuxusha oo si xooli ah xiliyada...

$
0
0

Share on Facebook
Tweet on Twitter
Kismaayo (- Online)-Warbaahinta Kenya ayaa shaaca ka qaaday in magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka Jubbaland ay si xooli ah uga socoto dhoofinta Dhuxusha.
Dhoofinta Dhuxusha ayaa xooligeeda socota labadii asbuuc ee ugu danbeysay, waxaana dhoofinta la sheegay inay iska kaashanayaan maamulka Jubbaland, Kenya iyo Ganacsato ka kala socta labada jiho.
Dhoofinta Dhuxusha ayaa la xaqiijiyay inuu yahay mashruux ay kala saxiixdeen Jubbaland iyo dowlada Kenya, waxaana qaab Ganacsi ah loogu iibgeeyaa dhulka Kenya.
Saxaafada Online-ka ayaa si is xigxiga u baahineysa Muuqaalo iyo sawiro muujinaya dhoofinta dhuxusha oo siweyn uga socta dekedda magaalada Kismaayo.
Dekada magaalada Kismaayo ayaa waxaa sidoo kale lagu arkayaa dhuxul sidii buuraha u sameysan iyo Doomo u dhoofinaya dhinaca Bariga dhexe.
Waxa ay wararku sheegayaan in dhuxushan inteeda badan loo kala dirayo ama loo dhoofinayo dalal kale oo ay ka mid yihiin Oman, Iran iyo Imaaraadka Carabta.
Dhoofinta xooligeeda ayaa socota xiliyadii habeenkii oo si qarsoodi ah looga dhoofiyo dhuxusha dekedda sida ay xaqiijinayaan ilo wareedyo kala duwan.
Talaabadaan ayaa u muuqata mid lagu baalmaraayo go'aankii kasoo baxay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey oo sanado ka hor mamnuucay in Somalia laga dhoofiyo dhuxusha, si loo ilaaliyo nabaad guurka dhirta.
Dhinaca kale, DFS ayaa horay u mamnuucday dhoofinta dhuxusha iyo jarista Dhirta ayaa wali ka hadlin arintan.
HOOS KA DAAWO DHOOFINTA DHUXUSHA

SHARE
Facebook
Twitter
storvideo: 

Israeli police find ‘sufficient evidence’ to indict...

$
0
0

Israeli police said Tuesday there is "sufficient evidence" to indict Prime Minister Benjamin Netanyahu on criminal charges in two corruption cases.
According to a police statement published late Tuesday, authorities found evidence of "accepting bribes, fraud, and breach of trust."
In a televised statement, Netanyahu said that the allegations against him would be dismissed, repeating what has become his catchphrase, "There will be nothing because there is nothing."
In a statement given moments before police issued their official findings, he said: "I think about the good of the country not for personal reasons of the press, but only for the country, and nothing will stop me from doing this, not even the attacks against me, and believe me they're never ending.
"And, therefore, today isn't different from any other days which I've been through in past 20 years."
When asked whether the US had any reaction to the police statement, State Department spokeswoman Heather Nauert said, "The only thing I have to say about that is that the United States has a very strong relationship, not only with Prime Minister Benjamin Netanyahu but also the Israeli government. We're certainly aware of it, but we consider it to be an internal Israeli matter."
Netanyahu is a suspect in two separate criminal investigations, known as Case 1000 and Case 2000.
In Case 1000, Netanyahu is suspected of having received gifts from businessmen overseas totaling 1 million shekels (approximately $280,000), including cigars, champagne, jewelry and more, from 2007 through 2016.
The case has focused primarily on Netanyahu's relationship with Israeli billionaire and Hollywood producer Arnon Milchan.
In exchange for the gifts, police say, Netanyahu tried to advance a tax break that would have benefited Milchan, though he was blocked by the Finance Ministry.
"According to suspicions, the Prime Minister worked to advance the extension of the tax waiver for returning citizens over 10 years, a benefit that has a considerable economic value for Mr. Milchan," the police statement said.
MK Yair Lapid, one of Netanyahu's chief rivals who served as finance minister during this period and was called to testify during the investigation, called on Netanyahu to step down. "Even if the law does not require the Prime Minister to resign, someone who has such serious accusations against them, many of which he does not deny, cannot continue to serve as Prime Minister with responsibility for the security and well-being of Israel's citizens," Lapid said.
Police say they have enough evidence to indict Milchan on charges of bribery.
Milchan fired back at police, insisting he and Netanyahu have been friends since long before the period under investigation.
"The recommendation disregards indisputable basic facts including -- the ties between Mr. Milchan and Mr. Netanyahu started in the early years of 2000, when Netanyahu had no government role. This connection was characterized by friendship between the two and their families. In this framework, gifts were given from time to time by Mr. Milchan to the Netanyahu family with no business interest," said Milchan's lawyer.
In Case 2000, police say Netanyahu discussed "bartering" with Arnon "Noni" Mozes, the owner of one of Israel's leading newspapers, Yedioth Ahronoth, which is regularly critical of the Prime Minister.
In exchange for more favorable coverage, Netanyahu promised to hamper the circulation of a rival newspaper, in recordings obtained by police.
"In his framework, what was discussed was the assistance of Mr. Mozes to Netanyahu in establishing his stature as Prime Minister through positive coverage in Yedioth Ahronoth that, in return for the Prime Minister assisting Mr. Mozes in advancing economic interests of Yedioth Ahronoth by an initiative to block the strengthening of Israel Hayom," the police statement said.
Both Netanyahu and Mozes have said these were not serious discussions; rather, they each claim they were trying to expose the other's lack of trustworthiness. Police say there is enough evidence to indict Mozes on charges of offering bribes.
In a statement to Israeli media, the lawyer for Mozes said, "The cases against him will be closed."
Netanyahu has repeatedly proclaimed his innocence, insisting that investigators will find he did nothing wrong.ATTORNEY GENERAL
Police will now pass the evidence to the attorney general, who will make a decision on whether or not to indict the Prime Minister. That decision is not expected imminently.
By Israeli law, he is only required to step down if he is convicted and that conviction is upheld through the appeals process to the High Court, a process that could take years.
However, he could face public and political pressure to step down much earlier.
His coalition partners, so far, have backed him, saying they will not take down the government over a police conclusion.
Earlier this week, Education Minister and head of the right-wing Jewish Home party, Naftali Bennett, said, "I wish from the depths of my heart that the PM will come out clean and will continue leading the State of Israel. An indictment sheet seems far away, and certainly one does not go for elections over [police] recommendations."
Echoing his position, Finance Minister and head of the center-right Kulanu party Moshe Kahlon said, "Let the [police] recommendations be published. We will not avoid a decision, but I'm telling you right now, by law, the law says until the stage of the attorney general, there is no need to deal with it at all."
Both parties have enough seats in Netanyahu's 66-seat coalition to take down the government and force new elections.
In an effort to deflect blame, Netanyahu has lashed out, attacking the police, the media, the opposition and the left in rallies and on social media. He has often called the investigations against him "fake news," echoing the language of President Donald Trump.
Last week, Israeli Police Chief Roni Alsheich, in an interview with Israel's Keshet news channel, said "powerful elements" were "sniffing" around investigators working on the Netanyahu cases.
Firing back, Netanyahu said he was "shocked by the insinuations" that he had sent private detectives to tail police, arguing that it casts doubt over the impartiality of the investigations.
In a strike against the police chief after the interview, Likud MK Yoav Kisch, a hardline supporter of Netanyahu from within the Prime Minister's party, summoned Alsheich to a meeting of the Interior Committee at the Knesset for Wednesday morning.
CNN's Oren Liebermann reported from Jerusalem. James Masters wrote from London. Amir Tal in Jerusalem contributed to this report.
Source: CNN
storvideo: 

Dhageyso Barnaamijka Qubanaha Wararka Shabelle.

Doorashada Kursiga uu ka dhintay Siraaji oo ka...

$
0
0

Share on Facebook
Tweet on Twitter
Kismaayo (- Online)-Waxaa maanta oo Khamiis ah lagu wadaa in magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose ay ka dhacdo doorashada mid kamid ah Kuraasta Golaha Shacabka ee faaruqa ah.
Doorashada ayaa waxaa ku tartami doona musharaxiin dhowr ah, waxaana Kursiga loo tartamaayo horay u baneeyay Marxuum Cabaas C/laahi Sheekh Siraaji oo sanadkii hore lagu hor dilay Villa Somalia.
Doorashaddan ayaa waxaa ku tartami doona xubno dhowr ah oo ka mid ah Beesha iska leh Kursiga, waxaana Magaalada Kismaayo diyaar ku ah dhammaan Ergooyinkii loogu tala galay in ay xubinta Kursiga doortaan.
Xubnaha ku tartami doona doorashada ayaa waxaa kamid noqon doona wiil la dhashay marxuumka oo isaga la saadaalinaayo inuu qaban doono xilka.
Sidoo kale, Guddiga Madaxa Banaan ee Doorashooyinka, ayaa sheegay in ay shalay bilaabeen hubinta Ergooyinka, sidoo kalena ay xaliyeen wixii tabasho ah, islamarkaana doorashada maanta ay ku dhaceyso sidii loogu talo galay.
Docda kale, doorashada ayaa u muuqaneysa mid ay guusheeda u janjeeri doonto wiilka la dhashay Marxuumka oo ay wadato dowlada Somalia.- OnlineXafiiska Kismaayo-@live.com
SHARE
Facebook
Twitter
storvideo: 

Madaxweynaha Koonfur Afrika oo si kadis ah xilka...

$
0
0

Share on Facebook
Tweet on Twitter
Muqdisho (- Online)-Madaxaweynaha dalka Koonfur Afrika, Jacob Zuma ayaa xilkii madaxtinmo ee dalkaasi iska casiley kadib buuq maalmihii dhowaa hareeyey xukunkiisa.
Madaxweyne Zuma ayaa loo soo jeediyey eedo la xiriira musuq-maasuq, eedahaas oo ka imanayey badi xubnaha xisbigiisa.
Jacob Zuma oo markii hore dhagaha ka fureystay baaqyadan kaga imaanaayay xubnaha xisbigiisa ayaa ugu dambeyn Tv-ga dowlada ka sheegay in xilkii madaxtinimo ee Koonfur Afrika uu ka degay xili uu jeedinaayay Khudbad.
Goor sii horraysay xisbiga ANC ayaa Zuma u sheegay inuu xilka banneeyo haddii kale uu wajahi doono in baarlamaanka uu maalinta Khamiista ah u qaado in lagala laabto codka kalsoonida.
Jacob Zuma oo ah 75-jir ayaa waxaa saarnaa caddaadis ballaaran oo ah inuu xilka ku wareejiyo Madaxweyne ku xigeenka Cyril Ramaphosa, kaas oo ah hogaamiyaha cusub ee xisbiga ANC-da.
Dhinaca kale, Jacob Zuma ayaa xilka Madaxweynaha Koonfur Afrika soo hayay tan iyo 2009, waxa uuna wajahayaa eedo dhowr ah oo musuq maasuq.
Waxa ay is casilaadan kusoo beegmeysaa xili ay saaxiibada caalamka qudhooda soo jeediyeen is casilaad ka hor inta uusan dalka galin xaalad adag.- OnlineXafiiska Muqdisho-@live.com
SHARE
Facebook
Twitter
storvideo: 

Xildhibaan Dalxa”Dowladda ha joojiso howlgalada Sh...

$
0
0

Share on Facebook
Tweet on Twitter
Muqdisho (Caasuimadda Online) - Todobaad kaan ayey aheed markii howgal ay hogaaminayeen ciidamada DANAD, iyo kuwoo kale oo ka mid ah ciidamda Soomaaliya oo garab ka helaya kuwa AMISOM iyo ciidamo Mareykan ah ay ka sameeyeen deegaano iyo degmooyin ka tirsan Gobolka Shabeelaha Hoose, oo badi ciidamadaas ay lawareegeen deegaanadii ay gaareen.
Ciidamada ayaa howgalka waxay ka sameeyeen Ow-dheegle, Qoryoolay, Mubaarak Kuntuwaarey , Janaalle iyo meelo kale oo ka tirsan Gobolka Shabeelaha Hoose, waxaa dhamaan la sheegay in ay qabsadeyn goobahaan Ciidamada Milatariga oo garab ka helaya Ciidamada AMISOM iyo Kuwa Maraykanka.
Sidoo Kale Ciidamada ayaa la sheegay in ay qabsadeyn Tuulooyinka Arimooy, Durgaal iyo saldhigii ugu weynaa ee Al-shabaab oo la sheegay in uu ku yaalay deegaanka Doon-buraale ee gobalka Shabeelaha Hoose ka mid ah.
Laakiin isla maalintii ayaa ciidamaadan waxay ka soo baxeen oo ay dib ugu soo laabteen deeganadii ay la wareegeen oo horay ay ugu sugnaayeen dagaalamayaasha Al-shabaab.
Masuuliyiin ka mid ah maamulka Koofur Galbeed iyo Dowlada Fedraalka Soomaaliya ayaa ku dhaliilay saraakiishii hogaamineysay ciidamadii todobaadkaan la wareegay dibna ugu soo laabtay deegaano iyo degmooyin ka tirsan Gobolka Shabeelaha Hoose.
Xildhibaan Maxamed Cumar Dhalxa oo ka mid ah Golaha Shacabka oo la hadlay KNN ayaa saraakiisha ciidamada dowlada ka dalbaday in ciidamada Soomaaliya eysan sameymin dhaq dhaqaaq ciidan oo ay kula wareegayaan deegaano gacanta ugu jira dagaalamayaasha Al-shabaab hadii aysan u diyaarsaneen ciidamada in goobaghaas ay ku sugnaadaan.
Dalabkaan loo soo jeediyay Saraakiisha Ciidamada dowlada ayaan la ogeen sida u meel-mari doono.- OnlineXafiiska Muqdisho-@live.com
SHARE
Facebook
Twitter
storvideo: 

IGAD confronting violent extremism in East and Horn...

$
0
0

East Africa's security landscape is currently confronted by a significant increase in the activities of violent extremist groups, chief among them being the Al Shabaab, Al Qaeda and the so called Islamic State of Iraq and the Levant.
Violent extremism has increasingly become a transnational security threat that is undermining international peace and security as clearly expounded in the 2016 UN Secretary General Plan of Action for Preventing Violent Extremism (PVE).
This PVE plan of action urged national governments and regional bodies to develop strategies on how to coherently prevent and counter violent extremism.Strategies
Commendably, Kenya and Somalia took a bold move and developed national strategies. We encourage the other countries to follow in their footsteps.
It is in this context that in July 2016, we at the Intergovernmental Authority on Development (Igad), embarked on developing a regional strategy for preventing and countering violent extremism through a highly comprehensive and inclusive consultative process that also involved Tanzania.
The first challenge we encountered was agreeing on a common conceptual definition of violent extremism.
We defined it as an ideology that rejects the principles and values that underpin a peaceful orderly and non-violent society, instead espousing violence, terror and coercion as a pathway to change and to realising specific beliefs and vision of society.
We therefore see preventing and countering violent extremism as a grand strategy that highlights non-coercive approaches designed to address the drivers, enablers or root causes of extremism in order to deny extremists an environment to radicalise and recruit followers to violence.
We are excited to note that regional experts on prevention and countering violent extremism drawn from governments, civil societies, academia and development partners met in Djibouti on March 1-2, 2017 and adopted this strategy.
Our region is historically volatile. Terrorists are taking advantage of a mix of civil wars, conflicts and insurgencies, tapping into criminal networks, occupying weakly governed and sparsely populated spaces.
They exploit widespread grievances relating to poverty, joblessness, exclusion, injustice and repression to radicalise and recruit to violence using radio and social media platforms to spread messages of hate against sections of communities.Counter terrorism
Since 2006, Igad has been engaged in building capacity of the criminal justice system to prevent and counter terrorism through the framework of Igad's Security Sector Programme.
The contemporary global shift has refocused attention to local solutions to the challenge of radicalisation to violence and Igad welcomed the recommendations and initiatives arising from the series of high-level meetings which called for new commitment to broad-based partnerships involving governments and non-state actors such as civil society, women, youth, private sector and religious leaders.
These consultations at the regional and global levels culminated in the launch of the UN Secretary General's Plan of Action to Prevent Violent Extremism in January 2016, which embraced the "whole of society" approach.Efforts
Igad has directed its efforts to enhancing the soft power capabilities, co-ordination and partnerships.
First, through the development of the regional strategy and secondly, by the establishment of Igad Centre of Excellence for Preventing and Countering Violent Extremism (ICEPCVE) in Djibouti.
The regional strategy deepens our understanding of the drivers and the push-pull factors of violent extremism and offers concrete measures to diminish the appeal of radical ideologies and messages.
It also stresses the role of research and analysis to deepen our understanding of the drivers of extremism and sites of radicalisation and recruitment such as refugee camps, remand facilities and prisons, social media, religious and educational institutions and to underpin evidence-driven policy responses.
Second, the newly created Igad Centre of Excellence for Preventing and Countering Violent extremism will support the region's efforts by providing a dedicated platform for research, capacity building, strategic communication as well as a framework for civil society organisation and other non-state actors to engage and support the work of the region's governments.Cooperation
Together with regional and international partners, the centre will enhance the capacity of local communities to offer alternative narratives and counter messaging.
The centre will also provide guidance to ensure the effectiveness of activities and programmes proposed by the strategy.
The implementation of the strategy and setting up of the ICEPCVE signals a new beginning in our determination to rid the region of extremist ideologies.
It is our trust that these regional initiatives will contribute to the region's peace and security architecture.
Mahboub Maalim is the executive secretary of Igad and Dr Simon Nyambura is the director of ICEPCVE
Source: - The East African
storvideo: 


Two Kenyan soldiers killed in friendly fire in Mandera

$
0
0

Share on Facebook
Tweet on Twitter
Two Kenya Defence Force (KDF) soldiers were killed Wednesday evening in Mandera County during a brief gun battle with police officers.
The shootout between the forces at Sheikh Barrow village was described as "friendly fire".
Mohamed Barre, a military officer at Mandera camp said the KDF soldiers were conducting operations between Lafey and Arabia towns when they came under attack.
"The officers were carrying out operation before engaging in gun battle with Administrative police officers who travelling along Lafay and Arabia road. Two KDF were killed and five sustained injuries. The injuries and the bodies of fallen soldiers were brought here at the camp," said Barre who spoke to Hiiraan Online.
Nguyo Wambua, the officer in charge of Rural Border Patrol Unit (RBPU) said the two KDF officers were killed by soldiers attached to the unit after KDF soldiers who mistook RBPU officers for bandits started fighting.
"We cannot understand how the KDF officers mistook our team for armed bandits because they were in a known camp complete with government vehicles which could be identified," said Wambua who spoke to Kenyan Media.
It is the first such accident reported since Kenya declared war against Al-Shabaab.
Kenyan forces have been recently carrying out security operations to pursue Al-Shabaab forces alongside the border with Somalia.
SHARE
Facebook
Twitter
storvideo: 

Tarsan oo weerar ku qaaday Madaxda xilalka ka haya...

$
0
0

Muqdisho (- Online)- La-taliyaha dhanka Siyaasadda Madaxweynaha Somalia, Maxamuud Axmed Nuur ''Tarsan'', ayaa si kulul uga hadlay waddooyinka sida maalaayacniga ah uga xiran dadka shacabka ah.
Tarsan, waxa uu sheegay inaanu suuragal aheyn in shaqsi waliba uu dhagxaan dhigto wadada hormarta hooygiisa, waxa uuna taa ku tilmaamay mas'uuliyad daro cad oo ay muujinayaan shaqsiyaadka xilalka ka ahay dowlada.
Tarsan waxa uu si toosa ficilada ceynkaas ah ugu weeraray Wasiirada, Xildhibaanada, Taliyayaasha iyo Saraakiisha qaar oo uu sheegay in kala bar ay kala xirteen waddooyinka magaalada Muqdisho.
Waxa uu Tarsan Su'aal ka keenay cida dusha saran doonta mas'uuliyada ciqaabta ku dhaceysa dadka shacabka ah ee laga xirtay waddooyinka muhiimka ah.
''Waa mas'uuliyad daro cad in shaqsi waliba oo xil ka haya dowlada uu jarto wadada hormarya hooygiisa, waxaan ku baaqeynaa in la garwaaqsado xaqiiqda oo dib loo furo waddooyinka la kala xirtay''.
Waxa uu Mr Tarsan cadeeyay in waxa dhibka loo kordhinaayo ay yihiin keliya shacabka, waxa uuna cod dheer ku sheegay in la furo waddooyinka xiran.
Wuxuu sheegay in uusan amni sugin Dhagax, balse keliya amniga lagu sugi karo Sharci, Aqoon iyo Ciidan, wuxuuna tilmaamay wadooyinka xiran in shacabka Soomaaliyeed ay u arkaan mid ciqaab ah, oo lagu xakameynayo dhaq dhaqaaqooda.
Sidoo kale, Tarsan ayaa sheegay marka ay dalka ka dhoofayaan ama ay imaanayaan Madaxda dalka oo ay ugu horeeyaan Madaxweynaha iyo Ra'iisul Wasaaraha daqiiqahaas wadada la xirayo muhiim in ay tahay shacabka in lagu wargeliyo, si aysan ugu noqon arrin aysan filyen, oo culeys ay ku keento.
Haddalka Tarsan ayaa imaanaya xili kala bar waddooyinka magaalada Muqdisho ay yihiin kuwo u xiran Madaxda dowlada Federaalka ah ee Somalia.- OnlineXafiiska Muqdisho-@live.com
storvideo: 

DFS oo markii ugu horeysay cadeysay Mowqifkeeda ku...

$
0
0

Muqdisho (- Online)-Dowladda Federaalka ah ee Somalia ayaa markii ugu horeysay ka hadashay wadahadalka maalmahan magaalada Nairobi uga socda maamulka DDSI iyo Jabhada xoriyadoonka ah ee ONLF.
Wadahadalka oo iminka maraaya heerkii ugu wanaagsanaa ayaa furmay 11-kii bishan February 2018, waxa ayna dowlada Somalia sheegtay inay aad usoo dhaweyneyso wadahadalka socda.
Axmed Ciise Cawad, Wasiirka Arrimaha Dibadda Somalia oo u waramaayay Idaacad VOA laanteeda afka Soomaaliga ayaa sheegay in wadahadalka socda uu kusoo beegmay xili munaasib ah.
Waxa uu Wasiirka sheegay in wakhtigaan aanu jirin wax ka wanaagsan wadahadal iyo in xal laga gaaro wixii khilaaf ah, sida uu hadalka u dhigay.
Wasiir Cawad, waxa uu intaa ku daray in dowlada Somalia ay saadaalineyso in wadahadalka socda uu saldhig u noqon doono Nabad, Xasilooni iyo Wanaag, waxa uuna ku nuux-nuuxsaday in dowlada Somalia ay taageereyso wadahadlka socda.
Nuqul kamid ah haddalka Wasiirka ayaa ahaa "Dowlada Somalia waxay u aragtaa wadahadal kasta oo Nabad, Xasilooni iyo Wanaag u keenaya Gobolka, faa'iidana u leh waan soo dhaweyneynaa, waana taageereynaa wadahadalka maamulka DDSI iyo ONLF uga socda Kenya."
Sidoo kale, Axmed Ciise Cawad, ayaa sheegay in dowlada Somalia ay Juhdi badan galin doonto isku soo dhawaan shiyaha maamulka DDSI iyo ONLF, waxa uuna ku baaqay in loo degdego dhanka Nabadda iyo Xasiloonida.
Dhinaca kale, Dowlada Somalia ayaa sheegtay inay diyaar u tahay dadaal waliba oo lagu xalinaayo xiisad ka dhacdaa Gobolka.- OnlineXafiiska Muqdisho-@live.com
storvideo: 

$50 Million ayey ku xiran tahay dhismaha Ciidamada...

$
0
0

Share on Facebook
Tweet on Twitter
Muqdisho (Caasimadda Online) - Warbixin sanadkii hore uu Bangiga Adduunka ka soo saaray dhaqaalaha ku bixi kara amniga Soomaaliya waxaa lagu sheegay in Muqdisho u baahan tahay ilaa 10 Milyan oo Dollar si ay u dhisato Ciidamada Cirka 10-ka sano ee soo socota. Hadda 170 qof ayaa u qoran Ciidamada Cirka, mana heystaan wax qalab ah.
Bangiga Adduunku waxaa uu ku taliyay in canshuurta kor loo qaado si qarashkaasi u soo xaroodo, awoodda ciidamadana, gaar ahaan kuwa cirka, loo dhiso. Bangigu waxaa uu qarashka ku baxaya amniga gudaha ku qiyaasay sanadkii $150-220 million.
Mar uu ka hadlayey horumarinta Ciidamada Cirka, waxaa uu sheegay Bangigu in loo baahan yahay qarash dhan $50 million muddo 10 sano ah.
Taariikh ahaan, Soomaaliya waxaa ay laheyd Ciidamo Cir iyo diyaarado military oo ay ku jiraan diyaaradaha guuxa ka dheereeya iyo helicopters.
Ciidanka Cirka: Tirada guud ee Ciidanka Cirka waxaa ay ahaayeen 1,000 askari, tirada duuliyeyaasha 40, nooca(MIG 19, 29 xabbo iyo 15 duuliye), nooca MIG-21(11 xabbo iyo 9 duuliye), nooca MIG 17/15(13 xabbo iyo 6 duuliye) iyo diyaaradaha wax-daabula noocyada G-222, AN-24 iyo AN-26 min labo xabbo, qeybtan dambe 10 duuliye ayay lahaayeen.- OnlineXafiiska Muqdisho-@live.com
SHARE
Facebook
Twitter
storvideo: 

Maxaa ka jiro inuu natiijo la’aan kusoo dhammaaday...

$
0
0

Muqdisho (Caasimadda Online) - Mudooyinkaan dambe waxaa hakad ku jira shaqada Dekada magaalada muqdisho oo aan u socon sidii loogu talo galay kadib markii ganacsatada gobolka Banaadir ay joojiyaan in ay la baxaan Badeecadaha uga jira gudaha Dekada iskaba daa in mid cusub keenaane taasi oo ay kaga biyi diidsan yihiin canshuur lagu soo rogay in laga qaado taas oo ah % 5 qiimaha badeecada ay keenaan.
Wasiirka maaliyada Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa mudo todobaad gudahiis ah tiro laba jeer ah qabtay shir jaraa'id oo u arintaasi kaga hadlayay, isagoo walaac ka muujiyay is faham darada u dhaxeeya Dowladda iyo Ganacsatada.
Ganacsatada gobolka Banaadir ayaa dhankooda kulan ay yeesheen waxay ku diideyn Canshuurta dheeriga ah ee lagu soo rogay , taasi oo noqotay in labada dhinac soo kala dhex-galo isfaham waa keenay in arintu gaarto Ra'iisal Wasaaraha Soomaaliya
Ra'iisul Wasaaraha iyo Ganacsatada ayaa dood kulul dhex martay, waxaana Ganacsatada ay qeyla dhaan ka keeneen canshuurta xad dhaafka ee lagu soo rogay alaab kasta oo dekeda laga soo dejiyo oo lagu kordhiyo 5%, taasoo Ganacsatadu sheegeen inay tahay mid u gaar ah Dekeda Muqdisho,
Ganacsatada ayaa cabashadooda u sababeeyay Dekedaha kale ee dalka aanay ka jirin canshuur xad-dhaaf ah, isla markaana hadii ay tan suura gasho ay dib u dhac badan kala kulmayaan Ganacsigooda, ayna keeni karto in Suuqyada Muqdisho uu ka dhaco sicir barar iyo inuu kordho qiimaha wax lagu iibsado.
Ra'iisul Wasaare Kheyre ayaa ku adkeystay in canshuurta ay tahay mid dowladda u baahan tahay, qeybna ka ah nidaamka dowladnimada, isla markaana aanay suurta gal aheyn in wax laga dhimo, waxaa uu ka codsaday in Ganacsatada inay ka qeyb qaataan dib u dhiska dalka.
Sidoo kale Ra'iisul Wasaaraha ayaa u sheegay in Ganacsatada in Hey'adda Lacagta Adduunka ee IMF ay ku riixeyso sidii loo qaadi lahaa canshuuraha, isla markaana la waafajiyo nidaamka canshuur qaadista, si ay horseed ugu noqoto in laga cafiyo deymaha.
Wararka ayaa sheegaya in Ganacsatada ay diideyn bixinta lacagta lagu soo kordhiyay Dekadda Muqdisho, halka Xukumadana ay dalbatay in la bixiyo lacagta dheeraadka ah.
Sidoo kale Xukumadda Khayrre ayaa Ganacsatada ka dalbatay in ay sii socoto shaqada Dekadda oo todobaad hakad ku jirto, Ganacsatada ayaa la feliyaa in maanta yeeshaan kulan kale oo u gaar ah kaas oo ay kaga hadlayaan wixii ay ka yeeli lahaayeen Muranka Dekadda.
Waxaa weli xiran shaqadii Dakadda Magaalada Muqdisho maalintii Sagaalaad, iyadoo amuurtaasi ay sabab u tahay koror xooggan oo Canshuur ah oo ay soo rogtay Wasaaradda Maaliyadda Somaliya, iyadoo ganacsatada ay ka biyo diidan yihiin qiimaha canshurta lagu kordhiyay.
Badeecadaha kala duwanaa ee Dakadda laga soo dajin jiray, ayaa waxa ay ku xaniban yihiin dalka Isu taga Imaaraadka Carabta, maadaama ganacsatada ay diideen inay bixiyaan qarashka faraha badan ee Wasaaradda Maaliyadda ay ku soo rogtay.
- OnlineXafiiska Muqdisho-@live.com
storvideo: 

Viewing all 54547 articles
Browse latest View live