Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Ciidanka Xoogga dalka oo howlgal Qorsheysan ka...

$
0
0

SHARE
Facebook
Twitter

Muqdisho(SONNA):- Ciidamad Xoogga dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya AMISOM ayaa howlgal qorsheysan oo lagu bur buriyay saldhigyo kooxda Al-Shabaab ay ka soo abaabuli jireen Weerarada iyo Qaraxyada dadka ay ku dhibaateeyaan.
Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose Ibraahim Aadan Najax oo la hadlay SONNA ayaa sheegay in Cutubyo ka tirsan Ciidamada Xoogga dalka oo kaashanaya AMISOM ayaa shalay gelinkii danbe waxay howlgal ka dhan ah Kooxda Nabadiidka Al-Shabaab ka fuliyeen degmada Kurtunwarey iyo nawaaxigeeda.
"Ciidamada Xoogga dalka waxay galeen degmada Kurtunwarey,waxayna bur buriyeen saldhigyo Shabaabka ay lahaayeen oo ay ka soo abaabuli jireen Qaraxyada iyo weerarada dadka ay ku dhibaateynayaan, " ayuu yiri Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha hoose Ibraahim Aadan Najax.
Ibraahim Aadan Najax oo hadalkiisa sii wata ayaa sheegay in markii ay Ciidamada Xoogga dalka ay ku soo guuleysteen howlgalkii Qorsheysnaa ay ka fuliyeen degmada Kurtunwarey iyo nawaaxigeeda dib ugu soo laabteen fariisimihii markii hore ay ku sugnaayeen.
Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa sidan oo kale horay howlgalo qorsheysan uga fuliyay qeybo ka mid ah dalka oo ay ku sugaanyeen Maleeshiyada Argagixisada Al-Shabaab,kuwaasoo lagu dilay horjoogayaal iyo maleeshiyaad ka tirsanaa Al-Shabaab,iyadoona lagu bur buriyay saldhigyo ay ka soo abaabuli jireen Qaraxyada.
SHARE
Facebook
Twitter
Previous articleDoorashada Kursi ka bannaan Golaha Shacabka oo maanta ka dhacaysa Kismaayo

storvideo: 


Maamulka G/ Banaadir oo dhagax-dhigay MCH-ka Wadajir

$
0
0

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Guddoomiye ku xigeenka Amniga iyo Siyaasadda Maamulka Gobolka Benaadir Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Tuulax) ayaa maanta dhagax-dhigay MCH ka degmada Wadajir, iyadoo ay ka qeyb galeen munaasabadda dhigax-dhigga maamulka iyo bulshada degmada.
MCH-kan ayaa marka uu dhamaado dhismihiisu wuxuu bixinayaa daryeelka hooyada ka hor iyo kaddib dhalmada, waxuna noqon doonaa xarun si buuxda ugu qalabeysan bukaannada haweenka ah oo ay muddo dheer baahi weyn u qabeen.
Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasadda maamulka Gobolka Benaadir Mudane Maxamed Tuulax ayaa sheegay in ay ka go’an tahay sii wadidda in ay ka shaqeeyaan caafimaadka dadka ku nool Caasimadda, si loo buuxiyo baahida ballaaran ee ka jirta dhinaca Caafimaadka.
“Xaruntan waxaa ay faa’iido weyn u tahay haweenka Soomaaliyeed, gaar ahaan haweenka ku nool degmada Wadajir , Dhibaatooyinka ka jira dalka waa ay badan yihiin, balse qaybaha dhibaatada ugu weyn soo gaartay waa caafimaadka, waxbarashada iyo nabadgelyada. Waxaan aaminsanahay in shakhsi waliba uu dowr ka qaadan karo wax ka qabashadooda”.Ayuu yiri Guddoomiye Maxamed Tuulax.
Hirgelinta isbitaalka haweenka iyo caruurta u gaarka ah ayaa ka dhigan tallaabo loo qaaday dhinaca wanaajinta caafimaadka dadka nugul oo baahi weyn u qabeen bulshada magaalada Muqdisho.
Halkan hoose ka daawo Sawirrada:-
http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/02/unnamed-34-768x512.jpg 768w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/02/unnamed-34-1024x683.jpg 1024w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/02/unnamed-34-696x464.jpg 696w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/02/unnamed-34-1068x712.jpg 1068w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/02/unnamed-34-630x420.jpg 630w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/02/unnamed-34.jpg 1080w" sizes="(max-width: 596px) 100vw, 596px" /> http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/02/unnamed-1-7-768x512.jpg 768w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/02/unnamed-1-7-1024x683... 1024w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/02/unnamed-1-7-696x464.jpg 696w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/02/unnamed-1-7-1068x712... 1068w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/02/unnamed-1-7-630x420.jpg 630w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/02/unnamed-1-7.jpg 1080w" sizes="(max-width: 590px) 100vw, 590px" /> http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/02/unnamed-3-7-768x512.jpg 768w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/02/unnamed-3-7-1024x683... 1024w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/02/unnamed-3-7-696x464.jpg 696w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/02/unnamed-3-7-1068x712... 1068w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/02/unnamed-3-7-630x420.jpg 630w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/02/unnamed-3-7.jpg 1080w" sizes="(max-width: 587px) 100vw, 587px" /> http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/02/unnamed-6-5-768x512.jpg 768w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/02/unnamed-6-5-1024x683... 1024w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/02/unnamed-6-5-696x464.jpg 696w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/02/unnamed-6-5-1068x712... 1068w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/02/unnamed-6-5-630x420.jpg 630w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/02/unnamed-6-5.jpg 1080w" sizes="(max-width: 582px) 100vw, 582px" /> http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/02/unnamed-7-4-768x512.jpg 768w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/02/unnamed-7-4-1024x683... 1024w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/02/unnamed-7-4-696x464.jpg 696w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/02/unnamed-7-4-1068x712... 1068w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/02/unnamed-7-4-630x420.jpg 630w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/02/unnamed-7-4.jpg 1080w" sizes="(max-width: 579px) 100vw, 579px" /> http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/02/unnamed-8-4-768x512.jpg 768w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/02/unnamed-8-4-1024x683... 1024w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/02/unnamed-8-4-696x464.jpg 696w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/02/unnamed-8-4-1068x712... 1068w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/02/unnamed-8-4-630x420.jpg 630w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/02/unnamed-8-4.jpg 1080w" sizes="(max-width: 576px) 100vw, 576px" />

The post Maamulka G/ Banaadir oo dhagax-dhigay MCH-ka Wadajir appeared first on Shabelle.

Ra'iisul Wasaaraha Itoobiya oo Is Casilay

$
0
0

Warbaahinta dalka Itoobiya ayaa ku warrantay in uu xilki reysal wasaarannimo iska casiley Haiemariam Desalegn.

Askari ka tirsanaa Ciidamada DFS oo lagu dilay Muqdisho

$
0
0

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Askari ka tirsanaa Ciidamada DFS, gaar ahaan kuwa Xasilinta ayaa Duhurnimiid maanta lagu dilay Isgoyska Baar-ubax ee M/ Muqdisho.
Waxaana la sheegay in dilka Askarigaasi ay ka dambeeyeen Dabley ku hubeysnaa Bastoolada.
Ilo deegaanka ah ayaa sheegay in Dableydaasi ay goobta isaga baxsadeen, islamarkaana ay Qorigii ka qaateen Askarigaasi.
Illaa iyo hadda ma jiro wax hadal ah oo ka soo baxay saraakiisha laamaha ammaanka ee dowladda oo ku aadan dilkaasi.
Balse waxaa goobta gaaray Ciidamo ka tirsan kuwa dolwadda, kuwaas oo howlgallo ka sameeyay nawaaxiga Isgoyskaasi.
The post Askari ka tirsanaa Ciidamada DFS oo lagu dilay Muqdisho appeared first on Shabelle.

Faah faahinno ka soo baxaya dagaal ka dhacay Sh/ Hoose

$
0
0

Baraawe ( Sh. M. Network )-Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay dagaal xoogan oo maanta ka dhacay duleedka Magaalada Baraawe ee Gobolka Shabeelaha Hoose.
Dagalkan ayaa u dhaxeeyay Al Shabaab iyo Ciidamada AMISOM, waxaana uu ka dhacay deegaanka Ambareesa oo 7 KM u jira Magaalada Baraawe.
Al Shabaab ayaa la sheegay in weerar ay ku qaadeen fariisin Ciidamada AMISOM ay ku leeyihiin deegaankaasi.
Waxaana halkaasi ka dhacay dagaal foolka fool ah oo muddo Saacadi ah ka socday halkaasi.
Ma cadda khasaaraha ka dhashay illaa iyo hadda dagaalkaasi, balse Al Shabaab ayaa ku baahiyay barahooda Internet-ka in khasaaro ay gaarsiiiyeen AMISOM.
Inkasto weli saraakiisha Ciidamada AMISOM ee gobolka Shabeelaha hoose aysan faah faahin ka bixin dagaalkaasi.
Dagaalkan ayaa ku soo aadaya, xilli mudooyinkii dambe Ciidamada Dowladda iyo kuwa AMISOM howlgallo ka dhan ah Al Shabaab ay ka wadeen gobolkaasi.
The post Faah faahinno ka soo baxaya dagaal ka dhacay Sh/ Hoose appeared first on Shabelle.

Ciidanka Xoogga dalka oo degmadda Galdogob kasoo...

$
0
0

Mudug (SONNA), Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Ururka Guulwade oo dhowaan Taliyaha CXD uu ka aas-aasay Magaaladda Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug, ayaa maanta gacanta ku dhigay Gacan ku dhiigle Abshir Cabdulle C/raxmaan oo 12 February 2018 Gaalkacyo ku dilay Qof rayid ah oo lagu Magacaabi jiray Hanad Jaamac Faarax.
Ciidanka oo howlgal lagu baadi goobayo Abshir Cabdulle muddooyinkii u dambeeyey waday, ayaa gacan ku dhiiglahaan kasoo qabtay Degmadda Galdogob oo dhinaca galbeed ka xigta Magaalada Gaalkacyo, halkaasi oo in muddo ah uu ku dhuumanayey.
Taliyaha Ururka Guul wade Korneel Cabdi Xukun, ayaa Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed ee SONNA u xaqiijiyey qabashada gacan ku dhiigle Abshir Cabdulle, isaggoo xusay in sida ugu dhaqsiyaha badan loo horkeeni doono Cadaaladda.
storvideo: 

Maxay tahay sababta ka danbeeysay inuu is casilo...

Gudaha Ka Eeg :Madaxweyne Muuse Biixi Oo Kulankii...

$
0
0

WAR-SAXAAFADEED
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu qasriga Madaxtooyada ku qaabiley wefti ay hoggaaminayso Safiirka Denmark u qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya Amb. Mette Knudsen oo ay wehelinayso Anne Elisabeth oo ah madaxa xafiiska Hay'adda horumarinta caalamiga ah ee dalka Denmark u qaabilsan ee Somaliland ee DANIDA.
Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu Safiirka ku bogaadiyey boqashada ay ku timid Somaliland, isagoo ku hambalyeeyey doorka muuqda ee Dalka Denmark ka qaato kaalmooyinka sanduuqa horumarinta dhaqaalaha Somaliland ee (SDF), iyo hay'adaha ka hawl-gala Somaliland, iyo xidhiidhka saaxiibtimimo ee ka dhexeeya labada dal.
Waxaanu madaxweynuhu xogwarran ka siiyey qorshayaasha xukuumadda ee shanta sanno ee soo socda iyo xaaladda guud ee abaaraha ka soo cusboonaaday xeebaha iyo gobolada dalka, waxaanu ku dhiirri-geliyey madaxweynuhu sidii ay gacan uga geysan lahaayeen arrinta abaaraha.
Sidoo kale waxa uu madaxweynuhu u bandhigay dedaalka xukuumaddu ugu jirto sidii aanay doorashooyinka golayaasha wakiillada iyo deegaanku dib uga dhici lahayn wakhtigii loo qorsheeyey oo ah horraanta sanadka 2019ka.
Waxaanu madaxweynuhu dhambaal tacsi ah oo khaasa ugu dhiibay safiirka boqorada dalka Denmark oo u madaxweynuhu ka tacsiyadeeyey geeridii saygeeda ku timid.
Madaxweynuhu waxa uu safiirka u bandhigay sidii ay isaga kaashan lahaayeen xukuumad ahaan iyo Denmark shaqo abuur ay helaan da'a yarta Somaliland oo u baahan jihayn iyo in loo abuuro shaqooyin, waxaanu madaxweynuhu kala hadlay safiirada wada hadalada Somaliland iyo Soomaaliya oo lagu wado inay dhawaan dib u bilowdaan.
Dhinaca weftiga Safiirku waxa ay sheegtay in ay xoojin doonaan ka Denmark ahaan xidhiidhka labada dal ka dhexeeya, isla markaana ay xoogga saari doonaan iskaashiga labada dal iyo horumarinta ganacsiga, waxaanay madaxweynaha ku hambalyeysay hannaankii hufnaa ee ay u dhacay doorashadii madaxtooyada ee dalka ka qabsoontay November 2017.
Ugu danbayn waxa uu kulankaasi ku soo dhamaaday sidii looga wada shaqayn lahaa loona xoojin lahaa xidhiidhka labada dal iyo horumarinta arrimaha bulshada.
ALLAA MAHAD LEHMaxamuud Warsame JaamacAf-hayeenka Madaxweynaha JSL

storvideo: 


Qarax Gaari oo Goor Dhow ka dhacay M/ Muqdisho

$
0
0

Muqdisho ( Sh. M. M. Network )-Waxaa goor dhow qarax xoogan uu ka dhacay qeybo ka mid ah degmada Waabari ee Gobolka Banaadir.
Qaraxa ayaa ka dhashay Gaari nuuca loo yaqaano SPACIO, kaas oo la sheegay in uu qarxay xilli uu marayay gudaha degmadaasi.
Goobjooge la hadlay Idaacadda Shabelle ayaa sheegay in qaraxaasi uu ku dhawaacmay shaqsigii watay Gaariga, walow aan la ogeyn waxa uu ahaa.
Ciidamo ka tirsan kuwa ammaanka ee Dowladda ayaa lagu soo warramayaa in ay goobta gaareen, kuwaas baaritaano ka wada halka uu qaraxu ka dhacay.
Muddooyinkii ayaa waxaa Muqdisho ka dhacayay falal liddi ku ammaanka, sida qaraxyo iyo dilal qorsheysan, kuwaas oo qaarkood ay sheegteen Xarakada Al Shabaab.
The post Qarax Gaari oo Goor Dhow ka dhacay M/ Muqdisho appeared first on Shabelle.

Dawlad ma ku sheegi lahayd Duulkan?

$
0
0

15th February 2018 admin Category :
Ma laga yaabee in madaxweyne Farmaajo uu wax ka bedelo fikirkiisii ahaa "wada hadalka" ee uu sheegay in dhowaan la furi doono , marka uu dhegaysto shirkii dhowaan dhex maray Jeegaanyta iyo Garxejis . Madaxweynuhu marka uu shirkan waxa looga hadlayey si fiican u dhegaysto, wuxuu ku ogaan doonaan in Somaliland ay tahay maamul ay gaar u leeyihiin beelaha Isaaq. Beesha Isaaqna ay tahay kuwa leh hore ayaa naloo xasuuqay oo Diyaarado ayaa nala ku rusheeyey. sidaas awgeed Soomaali inteeda kale waa ka go'aynaa. Hadaba soo ma haboona in madaxweyne Farmaajo uu wada hadalka la galo Dadka sheeganaya in la xasuuqay oo wax tabanaya, Magaca wada hadalkuna noqdo "Dawladda federaalka oo beesha Isaaq kala hadlaysa waxay tabanayaan oo ku kalifay inay Soomaali inteeda kale ncaan
[embedded content]
[embedded content]
storvideo: 

Wasiirka Caafimaadka XFS oo gaadiidka gargaarka deg...

$
0
0

Home WARARKA GUDAHA Wasiirka Caafimaadka XFS oo gaadiidka gargaarka deg dega ah ku wareejisay qaar...
SHARE
Facebook
Twitter
SHARE
Facebook
Twitter
Previous articleCiidanka Xoogga dalka oo degmadda Galdogob kasoo qabtay Nin Gaalkacyo ku dilay Qof Rayid ah

storvideo: 

MASHRUUCA BIYO BALAADHINTA EE XUNBA WAYNE HALOO...

$
0
0

Qarankan jamhuuriyada s/land waxa isugu biiray xaalado badan oo ay kamid yihiin maamul,xumo,(mismanagement)musuqmaasuq(corruption)iyo isla xisaabtan la,aan (lack of accountability) taas waxay keentay in mashkiladihii hore sii jiray inay sii kordhiso noloshii shacabkuna ay meel adag istaagto,waxa manta shacabku la,ildaranyahay cunadii,sixirbararkii,waxa u raacday biyo la,aan caasimadii kataagan ,nolosha kobaad ee bani,aadamku waa biyo hadii qarankan 27 sanno shacabkiisu ay ka,layihiin biyo nadiif ah oo kufilan oo ay si siman u cabaan mashruuc kasta oo caalamku lacag ku bixiyana la,waayayo maxaa khaldan? Waxaynu ognahay in la,maalgeliyey mashaariic badan oo biyo soo saar waxa ugu danbeeyey mashruucii xunba wayne ee ay maal gelisay heyada horumarinta u qaabilsan emaradka carabta(khaliifa foundation) waxa kaloo jirta lacago ay bixiyeen midowga yurub iyo baanka horumarinta u qaabilsan jermalka oo bixiyey 23500,000 dollar waxa jirta shirkada coca cola lacag 5000,000 dolar ay bixisay waxa kale oo jira lacago badan oo deeqa ah oo mashariicda biyaha lagu bixiyey deeqahaas oo dhan manta waa hal bacaad lagu lisay waanay fashilmeen mashaariicdaasi sida wasaarada biyaha wasiirkeedu sheegay salebana cali kooreHadaba waxa loo baahanyahay in lacadeeyo lacagahaasi halka ay galeen iyo waxa lagu qabtay waana in guddi madax banana oo khubaro ah loo saaro audit lageliyo lana sababeeyo waxa fashilka keenay iyo xisaab walba halkii ay martay hadaan taas lasamyna caalamku inama aamini doono umada s/landna dawladeeda ma,aamini doonto,waana in madaxweynuhu guddidaas diyaariyo si sumcadiisu u badbaado qarankuna ugu kalsoonaado caalamkuna u qiimeeyo,waxa aad u qaali ah hufnaanta maaliyadeed ee wadanku inay muuqato,si caalamku inoo aamino waxna inoogu qabto waana in lacadeeyaa cida mashruucaa fashilkeeda lahayd.Wabillaahi TawfiiqAbdulkadir Farlow XaashiTitle: Falanqeeye arimaha siyaasada.E-mail. Xaashi74@gmail.com.
storvideo: 

Guddoomiye Yarisow oo sheegay in maamulkiisa uu ka...

$
0
0

Muqdisho (SONNA),Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa daah furay tartanka Cayaaraha dugsiyada degmada Hodan, isagoo ku boorriyey in ay ka qayb qaataan Nabadda iyo horumarinta caasimadda.
Duqa Magaalada Muqdisho ayaa tilmaamay in dhalinyaradu ay yihiin kuwa ugu badan shacabka Soomaaliyeed, isla markaana aragtidooda iyo hamigooda loo isticmaali doono sidii mar kale Soomaaliya cagaheeda isugu taagi lahayd, magaalada Muqdisho na u noqon lahayd mid kamid ah -ha ugu bilicda iyo amniga badan Caalamka.
Eng. Yarisow waxuu sheegay ka sakow muhiimadda uu Isboortigu u leeyahay isdhexgalka bulshada, in tani muuqaal cad ay ka bixinayso sida magaaladu uga soo kabanayso dhibaatooyinkii ragaadiyey sanooyinka badan, isla markaana ay maamulkiisa cusub ku dhiirigelinayso inuu dhabaha u furo bulsho isku duuban oo ka fekereysa mustaqbalka horumarka dalkooda.
"Waxaan naga go'an horumarinta degmada iyo xoojinta Isboortiga oo laf-dhabar u ah bulsho isku duuban. Degmada Hodan waa xaafaddii aan ku koray waxna ku soo bartay aad ayay ii farxad gelinaysaa inaan mar kale arko shacabkii aan jeclaa oo maanta hortayda taagan wajiyadoodana ay ka muuqato farxad iyo rajo weyn".Ayuu yiri Guddoomiye Yarisow.
Guddoomiyaha Gobolka Benaadir Mudane Cabdiraxmaan Yarisow ayaa sheegay in maamulkiisu uu ka shaqeynayo talada in loo dhaweeyo shacabka si ay go'aan uga gaaraan mustaqbalkooda, taasina lagu gaari karo marka la helo shacab isku duuban oo leh hal aragti.
Xafladda daah furka tartanka cayaaraha dugsiyada ayaa waxaa sidoo kale ka qeyb galay Wasiirro, Saraakiil iyo qeybaha kala duwan ee shacabka ku nool degmada Hodan ee gobolka Benaadir.
storvideo: 

Breaking News: Ethiopia prime minister resigns amid...

$
0
0

The Prime Minister of Ethiopia, Hailemariam Desalegn, has resigned, the country's state TV reported.
No reason has yet been given for the decision. Mr Hailemariam also stepped down as chairman of the country's ruling coalition.
His departure comes amid months of anti-government protests in Ethiopia's largest regions, Oromia and Amhara.
In the latest violence, 10 people were killed and dozens more injured following an opposition protest.
The BBC's Emmanuel Igunza, in the capital Addis Ababa, says the government has released thousands of opposition supporters from jail in recent weeks, but still the protests continued.
Ethiopia has witnessed repeated violent demonstrations since 2015, with protesters calling for political and economic reform, and an end to state corruption.
The ongoing disturbances have led to deep divisions in the governing coalition, says Mary Harper, Africa Editor for the BBC World Service.
Some of Ethiopia's powerful elites have come to see the prime minister as weak and lacking in direction, she says.
A weak and turbulent Ethiopia is risky for the entire Horn of Africa, our correspondent adds, as this normally stable state is seen as key to holding the region together.
Source: - BBC NEWS
storvideo: 

Sawirro: Gaas oo amar kasoo saaray doonidii kusoo...

$
0
0

Shirka Golaha Wasiirada Puntland oo shir gudoominayey Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiweli Maxamad Cali Gaas ayaa waxaa looga hadlay Amniga Dalka, Shirkii Amniga Qaranka, Nabadeynta Beelaha Deegaanka Cagaare, Xaaladda badbaadinta Doontii Caariday, Xeerka Nidaamka Cabashooyinka Puntland, wax ka bedelka magaca Wasaaradda Deegaanka iyo Warbxino.Xaaladda Amniga Dalka
Golaha Wasiirada Puntland ayaa waxa ay Warbxin ka dhegeysteen wasaaradda Amniga oo sheegtay in Ciidamada ku jiraan feejignaan joogta ah iyo sidii ay uga hortagi lahaayeen cadowga PuntlandShirkii Amniga Qaranka
Madaxweynaha Puntland ayaa uga warbixiyey Golaha Wasiirada Shirkii Amniga Qaranka iyo qodobadii ay isku raaceen Gollaha Amniga Qaranka, wuxuuna u sheegay Madaxweynaha Golaha in xaalad adag laga marayo dhisme Ciidan Qaran oo dalka lagu aamini karo, taas awgeedna loo baahan yahay in waqti la geliyo dhisme Ciidan Qaran oo dalka lagu aamini karo dhinac walba, wuxuuna Madaxweynaha u sheegay gollaha in Madashu dadaal ugu jirto soo dhammeystirka iyo sameynta Ciidan Qaran,
Sidoo kale waxa uu Madaxweynaha Gollaha uga warbixiyey heshiiskii laga gaaray kalluumeysiga SoomaaliyaNabadeynta Beelaha Cagaare
Gollaha Wasiirada ayaa bogaadiyey Issimada iyo Waxgaradka deegaanka Cagaare oo soo af meeray khilaafaadkii iyo isku dhacyadii deegaankaas, wuxuuna Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamad Cali Gaas u caddeeyey shacabka Puntland in ay ka qeyb qaadan doonaan fulinta iyo dhammeystirka heshiiskaasi, horeyna Puntland uga qeyb qaadatay isagoona Madaxweyanah bogaadiyey guud ahaan Issimada dowladda deegaanka Itoobiya ee ka qeyb qaatay heshiiskaasi.Xaaladda Badbaadinta Doontii soo Caariday
Madaxweynaha Puntland ayaa ka dhegeystay Gollaha Wasiirada xaaladda badbaadinta doontii soo caariday oo si weyn uga qeyb qaateen shacabka, shirkadaha dalka iyo dowladuba, wuxuuna Madaxweyanha bogaadiyey dhammaan intii ka qeyb qaadatay howshaasi, isagoona Madaxweyanaha amar ku siiyey Wasaaradda Maaliyadda in aan laga qaadi Karin wax canshuur ah.Nidaamka Maareynta Cabashooyinka Puntland.
Hay'adaha maamul wanaaga Puntland ayaa hor keentay Gollaha Wasiirada xeerar kala ah xeerka nidaamka maareynta cabashooyinka iyo xeerka Axdiga adeega dadweynaha, xeerkan ayaa xoojinya wada shaqeynta dowladda iyo dadweynaha.Wax ka bedelka Magaca Wasaaradda Deegaanka
Gollaha Wasiirada Puntland ayaa ka bedelay magacii hore ee wasaaradda deegaanka waxayna u bedeleen wasaaradda deegaanka iyo isbedelka Cimilada, si ay wasaaraddu wax uga qabato wax yeelada is bedelka Cimilada deegaanada Puntland
Gollaha Wasiiradda Puntland ayaa ugu dambeen warbixin ka dhegeystay Wasaaradda Haweenka oo shaqooyin ka soo fulisay gobolka Mudug, wuxuuna Madaxweynaha u sheegay Gollaha in gabadha ay yihiin halyeeyo meel walba oo ay joogaan gaar ahaan kuwa ka shaqeeya caafimaadka iyo Waxabarashada.
storvideo: 


Faahfaahin kasoo baxeysa Qaraxa Gaari oo ka dhacay...

$
0
0

Share on Facebook
Tweet on Twitter
Muqdisho (- Online)-Qarax gaari ayaa waxa uu maanta ka dhacay degmada Waaber ee Gobolka Banaadir, gaar ahaan Waaxda Horseed.
Qaraxa oo aad u xooganaa ayaa waxaa laga wada maqlay inta badan Xaafadaha magaalada Muqdisho, waxaana lasoo sheegayaa in Gaariga Qarxay uu noociisa ahaa Spacio.
Gaariga ayaa xiliga uu Qarxaayay yiilay xaafadda Via Liberia gaar ahaan meel aan sidaas uga fogeyn Hotelka Maleyka.
Nooca Qaraxan ayaa la sheegay inuu yahay midka dhajiska ah ee Baabuurta lagu xiro, kaasi oo inta badan lagu xiro Baabuurta ay wataan shaqsiyaadka Dowladda Federaalka ka tirsan ee Magaalada dhex jooga.
Gaariga Qarxay ayaa waxaa lahaa Askari ka tirsan Ciidanka Nabad Sugidda Qaranka, waxaana xusid mudan in xilliga uu Qaraxa dhacayayna uusan saarneyn Askariga.
Sidoo kale, khasaaraha Qaraxa ayaa ahaa mid ku koobnaa hal qof oo shacab ahaa oo xilliga uu Qaraxa dhacayay Aaggaasi ka agdhowaa.
Dhinaca kale, Qaraxa noocaani ayaa noqonaaya mid kasii dhamaanaya magaalada Muqdisho, isla markaana kusii badanaaya Gobolada dalka, gaar ahaan Puntland.- OnlineXafiiska Muqdisho-@live.com
SHARE
Facebook
Twitter
storvideo: 

Government sending mixed signals on IGAD free...

$
0
0

Share on Facebook
Tweet on Twitter
(Left) -Col. Mohamed Adan Jimale (Kofe), the Director of Somali Immigration and Somalia's Foreign Minister Ahmed Isse Awad
Somalia's Foreign Minister Ahmed Isse Awad has said that his government supports open borders in the IGAD region, despite government officials voting down a measure that would seek to achieve those goals on Monday.
Speaking to Africa 24 TV on Wednesday evening, Minister Awad said that he supports the IGAD proposal, saying that Somali's would benefit greatly from free movement.
"We're comfortable (with the open border) in fact we encourage it, we welcome the region's borders to be open, the economy of the countries in the region to be integrated. Somalis & Somalia will benefit very much from such open border".
He went on to say that he believes open borders should extend beyond IGAD and be discussed at the AU level to include the entire continent.
However, the Minister's statements contradict a decision reached by the Somali government to not sign a deal that would allow the free movement of people.
Col. Mohamed Adan Jimale (Kofe), the Director of Immigration told reporters on Monday that the proposal was not in the best interest of Somalia since Somalia does not fully control it's borders and lacks the proper legal structure.
Two of Somalia's five borders are currently controlled by Somaliland.South Sudan, another IGAD country currently mired in conflict has also voiced concerns about the open border plan saying that such a move would not be in the nations best interest.
SHARE
Facebook
Twitter
storvideo: 

War deg deg ah Dowlada Etoobiya oo Ra iisal...

$
0
0

War deg deg ah Dowlada Etoobiya oo Ra iisal wasaare cusub yeelatay oo ka soo jeeda qoomiyada Oromada
Feb 15, 2018 -
Dalka ethopia ayaa hada lagu dhawaaqay raiisal wasaare cusub oo uu yeeshayXisbiga EPRDF ee xukuma dalkaadi ethopia ayaa usoo xulay inuu noqdo ra'iisal wasaaraha cusub ee dawladda federaalka Ethiopia Workneh Gebeyehu oo hadda ah wasiirka arrimaha dibadda ee dalkaas.
Waa markii ugu horaysay ee taariikhda dalka Ethiopia uu ra'iisal wasaare ka noqdo nin ka soo jeeda qoomiyadda Oromadda oo sannadadii ugu danbeeyay wadday kacdoono ka dhan ah dawladda.
Waa Siyaasigii ugu da'da yaraa ee hogaamiye ka noqda Ethiopia, wuxuu wax ku bartay gudaha dalka Ethiopia isagoo shahaadooyinka Cilmiga siyaasadda iyo xidhiidhka caalamiga ah ka qaatay jaamacadda Addis Ababa.
Maalinta berri ah ayaa baarlamaanka Federaalka Ethiopia u ballansanyahay inay ansixiyaan ra'iisal wasaaraha cusub. Halkaan ka dhageyso wareysigaQolka Ay Isku Bartaan Guurdoonka Soomaaliyeed Mareykanka 001 7124326996 United kingdom 00443306061358Sweden 0046840308879Soth AFrica 0027121003058Norway 004721939528Belgium 003225887027Australia 0280725143Ausria 4312675954RIIX Number 8 Kadibna 5454
English News
storvideo: 

Wareegta ka soo baxday gudoomiyaha Gobolka ...

$
0
0

Wareegta ka soo baxday gudoomiyaha Gobolka Bqnaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Enjineer Yariisow
Feb 15, 2018 -
Wareegto ka soo baxday 13-2-2018 xafiiska Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho C/raxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yariisow) ayaa isku shaandheyn iyo magacaabis loogu sameeyey Agaasimayaal ka tirsan Waaxyaha dowladda Hoose.
Guddoomiye Yariisow ayaa xilal cusub ku soo kordhiyay Waaxyaha, waxaana la baabi'iyay Waaxda Maamulka iyo Maaliyadda oo uu Axmed Xasan Xuseen ka geeriyooday.
C/raxmaan Cusmaan Ibraahim ayaa loo magacaabay agaasimaha cusub ee waaxda Miisaaniyadda, waxaana laga soo wareejiyey Agaasime ku-xigeenka Waaxda Maamulka iyo Maaliyada ee la baabi'iyay.
Sidoo kale, Madaxa Khasniyada Guud Xamdi Cali Nuur ayaa loo dalacsiiyay Agaasimaha Khasnajiga Guud ee dowladda Hoose, iyadoo dhinaca kale dib loo soo celiyay Xasan Xuseen C/llaahi oo loo magacaabay Agaasimaha Dakhliyada oo horay looga qaaday xilligii Taabit uu maamulka hogaanka u hayey.
Ayaan Cabdi Maxamed oo horay aheyd xubin ka tirsan waaxda Canshuuraha dowladda Hoose ayaa waxaa loo magacaabay agaasimaha Waaxda Canshuuraha. Halkaan ka dhageyso wareysigaQolka Ay Isku Bartaan Guurdoonka Soomaaliyeed Mareykanka 001 7124326996 United kingdom 00443306061358Sweden 0046840308879Soth AFrica 0027121003058Norway 004721939528Belgium 003225887027Australia 0280725143Ausria 4312675954RIIX Number 8 Kadibna 5454
English News
storvideo: 

PUNLAND HOGAAMIYIHII CADAALADA IYO HORMARKA KU SOO...

$
0
0

16th February 2018 admin Category :

  • WARAR: AF SOOMAALI

Sida aynu kabaranay taariikhda waayaha aduunku soomaray,waxaynu dhaxalay in bulshooyinka aduunka ku kala dhaqan qaaradahiisa iyo dalalka kala duwani uu mid waliba lee yahay taariikh dhaqan,mid dhaqaale iyo mid siyaasadeedaba. Hadii dhanka kale laga eegana aadamuhu in badan waa isaga mid marka loo eego in yaroo ay kukala duwan yihiin.Waxaana tusaale u ah bulsho ama dawlad kastaa way u baahan tahay cadaalad,sinaan iyo hormar,markay arin halkaa marayso oo dhabtu sidaa tahay macno ma samaynayso luuqad iyo midab ay kukala duwan yihiin marka laga hadlayo baahidaa kor ku xusan.
Sidaa daraadeed inagoo ka duulayna dhaqankeena soomaaliyeed macno inoo samayn mayso tuulo ku mashquul san tuulo kale,degmooyin isku mash quulsan,gobolo isku mashquulsan iyo beelo wada ehel ah oo isku mashquulsan.Dadkeena iyo dalkeenu dunida ayuu kamid yahay,waxaana larabaa in loo jeexo wado dunida aan ku cusbayn laakiin inaga soomaalida ah inagu cusub,oo ah in dadka laga raro halka ay kusugan yihiin mudo dheer loona raro in ay helaan laba arimood oo keena waxa dunidu uugu yeerto hormar. waa in lahelaa dalkeena cadaalad iyo sinaan waana laba kala duwan isuna dhaw.Caadaladu waa in sharcigu sareeyaa qaban karaana qof kasta oo muwaadin ah ama kunool dalka si isku mid ah.Adoo madaxwayne dal ah hadii wiilkaagu dulmiyo wiil kale,ama isagaba la dulmiyo cadaaladu waxaa weeye in sharciga la horkeeno la eego sharcigu waxa uu ka qaba xaladaas oo lagu kala saaraa sharciga,maha kana madaxwaynee dhalay kana waa miskiin ee hala xaqiro.cadaaladu waa dhawrida sharciga iyo ku dhaqankiisa ku fulin dalka sisiman.Sinaan waa xuquuqda dalka ee wadani nimo oo loo siman yahay,sida shaqda dalka laga bilaabo kan dhulka xaaqa ilaa heer madaxwayne inta u dhaxaysa in loo siman yahay,xujaduna tahay uun yaa ka bixi kara shaqada oo u leh xirfad iyo aqoon.Hantidada dalka taal waxaa iska leh muwaadiniinta dalka sisiman qofna gaar uuma cantoobsan karo waxa ka dhexeeya umada ee lawada leeyahay si garbo siman ah.hantida dalka waa loo siman yahay,difaaca dalka waa loo siman yahay,canshuurta dalka waa loo siman yahay. sinaan waa in lahelaa.Hormar Kani waxa uu dhashaa marka labadaa hore lahelo cadaalad iyo sinaan.waxaa imanaysa waxbarashada oo kor looqaado,dhaqaalaha oo la kobciyo amaankoo la sugo,intaa kadib dadku waxay helayaan mustaqbal wanaagsan iyo hormar qofeed,mid deegaaneed,iyo mid guud oo dal ahaaneed intaba.
Hadaba waxaa jira si arimahaas dalkeena loogu soo dabaalo in ay u baahantahay rag aragtidaas leh, leh aqoonteedii iyo kartideedii inay dalka u sameeyaan ku duwid aragtidaas dawlad waliba ku hormariyasay dadkeeda.Dalwalbaa hormakra maanta ka muuqda waxaa gaar siiyay rag aqoon leh iyo aragti dheer,hadee dalkii arimahaas ku guul daraystayna waa ka muuqataa dib u dhaca iyo baaba sanantu.
Professor Abdirisaaq waa khabiir ruug cadaaya,waa nin leh aragti dheer iyo garasho leh xirfadii dal lagu gaarsiin lahaa hormar.Professorku waxa u soo shaqeeyay dalkiisa inbadan,waxa bare sare ka ahaa jaamacadaha dalka soomaaliyeed.waxa uu kasoo shaqeeyay hay ado kala duwan dal iyo dibadba waxa uuna aqoontiisii kasii korodh saday dalka maraykanka oo uu mudo dheer ku noolaa. waxa uu si joogta ah utagaa dalka oo lasocodaa xaalidiisa. Professor cabdirisaaq waxa uu kasoo jeedaa qoys leh aqoon dadka soomaaliyeedna ku dhex leh sumcad iyo sharaf wayn,gaar ahaan puntland. Waxaa dhalay mid kamid ah halgamayaashii soomaaliyeed ee S.Y.L ee u halgamay xoriyada iyo madax banaanida umada soomaaliyeed.
Professor cabdirisaaq waa hogaamiye leh aragti hogaamineed oo ka duwan mid dhawaanahan kashaqaynaysay puntland.sifaadkiisa gaarka ah ee lagu yaqaan waxaa kamid ah aragti dheeri,go aan,daganaansho,geesinimo,fahmo iyo aqoon sare,dabeecad wanaag.waxaana ka go an in uu sameeyo isbadal dhab ah oo ay uugu horayso in puntland ay hesho cadaalad iyo sinaan si hormar loogaaro.waa run puntland ragbaa soo dhisay,rag baa soomaamulay, ragbaa soo gaarsiiyay heerkaa ay maanta joogto,waana mahadinaynaa balse waxaa loo baahan yahay in halkaa laga sii anba qaado laga kabo halka ay ka liidato lana gaarsiiyo hormar iyo in shacabku helaan shaqo iyo xasilooni keenaysa in ay dalkooda ku raaxaystaan qaniga ah. waan ku faraxsanahay soona dhawaynaynaa musharax professor cabdirisaaq oo u istaagay xilka madaxwayne ee puntland 2019 si looga sii hormariyo puntland halkay maanta taalo.
Dalwalba aqoon yahankiisa iyo mufakirkiisa ayaa hormariya,isbadalkuna waa kan aduunyadu ku hormartay,sidaa daraadeed puntland iyo soomaaliya oo dhamiba waa in ay ku aaminaan talda iyo hogaaminta dalkooda dadka waxtarka leh aqoonta leh geesinimada leh ee wax soo kordhinkara sida professor Abdirisaaq.Hadii aynu udoorano cid aan u qalmin hogaamin kursiga madaxwane nimo sidii inbadan ka dhacday dalkeena waxaa inooga soobaxaya uun hormar la aan iyo wax ina dib dhiga uun oo aan ina faraxad galin.
Taabadalkeeda hadii ama ha ahaado madaxwaynaha fadaraalka ama ha ahaado kan dawlad goboleedkee hadii umada soomaaliyeed sifiican isaga hufaan ciday wax u dhiibanayaan,oo ku doortaan kartidiisa iyo aqoontiisa iyo garashadiisa ninka saxda ah waxaa hubaal ah in dalkeenu lamid ahaanayo wadamada xasiloon oo gaaray hormarka. Puntland hore ayay ugu soo guulaysatay in ay umada soomaaliyeed u horseedaan wanaaga,loogana daydo sidaa daradeed waxaan filayaa in hadana markale ay u horseedayso puntland qaybaha kale ee dalka in ay doortaan hogaan sax ah oo keena cadaalad sinaan iyo hormar,mid walbaana ma waayin aqoon yahan ka dhashay oo leh sifahaas professor Abdirisaaq oo hogaamin doona puntland 2019 hadii illaahay idmo.
[embedded content]
storvideo: 

Viewing all 54547 articles
Browse latest View live