Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Tahriibka Carruurta iyo Dumarka

$
0
0

Waxaa laga dayrinayaa xaaladda kumannaan kun oo qof oo Soomaali ah oo u tahriibay dalka Liibiya kuwaasi oo ku nool duruufo adag. Dadkaasi waxaa la sheegay inay ku jiraan carruur aan qaangaarin oo gacanta ugu jira Magafe.


Suspected Al-Shabaab militants kill 3 in Kenyan...

$
0
0

Suspected Al-Shabaab militants killed three Kenyan teachers and injured one other in an attack Friday on a school in the country's northeastern county of Wajir, officials said.
The militants in early morning attacked the Qarsa primary school near the borders with Somalia and Ethiopia, in a town about 70 km from Wajir town, the capital of the county, killing three non-local teachers, said Mohamud Saleh, coordinator of Kenya's northeastern region.
Authorities have been working to find another teacher who was allegedly shot in the hand and escaped with injuries.
Saleh said that ongoing efforts have been made to trace the killers, who escaped soon after the incident.
storvideo: 

Kacaa-kufka ‘Faalaloowga’ Netenyahu

$
0
0

Illaa afar baaritaan oo kala duwan ayay booliiska hayaan, labo waxa ay ku fureen Netanyahu, labana qoyskiisa.

Kacaa-kufka ‘Faalaloowga’ Netenyahu

$
0
0

Markii ugu horeysay oo uu noqday Ra'isulwasaare, Benjamin Netanyahu waxa ay warbaahinta Israa'iil ku tilmaamtay 'sixiroole', sababtuna waxay ahayd awoodda uu u lahaa in uu ka gudbo caqabado badan oo soo foodsaaray iyo sida uu u jiiray darbiyo siyaasadeed oo aysan ciddina filanaynin in uu ka gudbi karo.
Sanadkii 1996-dii waxa uu ka guuleystay Shimon Peres oo ay doorasho wada galeen.
Balse nasiibka ama qibradda siyaasadeed ee Netanyahu ayaa laga yaabaa in cimrigeedii dhamaaday, waxaana hadda soo baxaysa in baaritaankii booliiska ee ku saabsanaa fadeexado musuqmaasuq in ay hadda isu badalayaan dacwado sal adag oo maxkamadaha taga.
Illaa afar baaritaan oo kala duwan ayay booliiska hayaan, labo waxa ay ku fureen Netanyahu, labana qoyskiisa.
Mid ka mid ah baaritaanada waxa uu la xiriiraa in Ra'isulwasaaraha uu haddiyado ka aqbalay nin ka tirsan shirkadda Bollywood oo lagu magacaabo Arnon Mulchan iyo nin ganacsade ah oo u dhashay Australia James Packer, haddiyadahaas oo aan ahayn 'kuwa yar, islamarkaasna maangal ah' sida uu qabo sharciga Israa'iil.

Xaaskiisa Sara waxaa lagu heystaa in lacag gaaraysa $113,100 oo cunto dalab ah guriga loogu keeni jiray si aan waafaqsanayn sharciga.
Warbaahinta waxa ay eedda inteeda badan saaraysaa xaaska, oo la sheegay in ay iyada sabab u tahay in Ra'isulwasaaraha uu ku noolaado nolol saraysa oo qaali ah.
Dacwad kale waxa ay ku saabsantahay heshiis la sheegay in lala galay wargeyska Yadiot Aharanot oo laga doonayay in warar wanaagsan uu ka qoro Ra'isulwasaaraha. Iyada oo sidoo kale looga badashay in la wiiqo wargeyska kale ee kan uu tartanka kala dhaxeeyo ee Israel Hayom oo uu leeyahay ganacsadaha Maraykanka u dhashay ee Sheldon Adelson.
Cod sir ah oo laga duubay wada sheekeysi taleefoon ku dhexmaray Netanyahu iyo ninka lagu magacaabo Arnon Mozes oo ah ninka daabaca wargeyska Yediot ayaa qeyb ka ah caddaymaha la hayo. Waxaa sidoo kale marqaatiga dowladda noqday agaasimihii hore ee xafiiska Ra'isulwasaaraha Ari Harow oo bixin doona qiraal.
Kiiska sedexaad waxa loo heystaa garyaqaanka Ra'isulwasaaraha iyo nin Netenyahu ay qaraabo yihiin oo lagu magacaabo David Shimron. Wuxuuna ku saabsanyahay qandaraas lagu soo gadayay maraakiibta gunjisyada ah.
Dacwadda afaraad ee ay booliiska baarayaan ayaa ku saabsan nin lagu magacaabo Shlomo Filber oo ahaa madaxa guddiga dhexe ee xisbiga Likut, kaas oo markii dambe uu Netanyahu u magacaabay agaasimaha guud ee wasaaradda isgaarsiinta, kadibna uu ninkaas xogo sir ah siiyay shirkadda Bezeq xili la waday qorshe dib u habeyn loogu samaynayay nidaamka isgaarsiinta.
Ficiladan la sheegay in uu Ra'isulwasaaraha ku kacay ayaa ka hor imanaya dhaqanka asaaska u ah dadka yuhuudda.
Tusaale ahaan Ra'isulwasaarihii koowaad ee Isra'iil David Ben Gurion ayaa la sheegay in uu ku noolaan jiray guri iska caadi ah, islamarkaasna uusan dalban jirin waxyaabo dheeraad ah.
Ra'isulwasaarihii koowaad ee Isra'iil David Ben Gurion
Dad badan ayaa banaanbaxyo ka sameeyay falalka Ra'isulwasaaraha, waxayna ku cadaadinayaan in uu xilka ka dego.
Labadii nin ee xilka kaga horeeyay Ehud Barak iyo Ariel Sharon, labaduna waxaa lagu furay baaritaano la xiriira musuqmaasuq, iyada oo Ehud laba xukumay, xabsina loo diray.
Netanyahu ayaase beeniyay eedeymaha loo jeediyay, isaga oo sidii Trump weeraray madaxa booliiska, wuxuuna wacad ku maray in uusan xilka ka degi doonin.
Xisbiga midigta fog ee isbahaysiga kula jira xisbiga Netanyahu ayaa la sheegay in aysan doonaynin in uu xilka ka dego, sababtoo ah taas waxa ay ka dhigantahay in durbadiiba uu burburayo isbahaysiga dowladda lagu dhisay.
Waxaase jirta fursad ah in haddii Iran ay sii waddo hawlaheeda Suuriya iyo Lubnaan, loona arko halis kusoo food leh Israa'iil, in shacabka ay indhaha ka daboolan doonaan fadeexadda musuqmaasuqa, lana taageeri doono Netanyahu.
storvideo: 

Horjooge ka tirsanaa maleyshiyaadka Al shabaab oo...

$
0
0

Wararka ka imaanaya Gobolka Gedo ayaa sheegaya in horjooge ka tirsanaa maleeshiyada Al-shabaab uu isku soo dhiibay ciidamada Dowladda Soomaaliya oo ku sugan degmada Baardheere ee gobolkaasi. Horjoogahaasi oo is soo dhiibay oo magaciisa lagu sheegay Cabdi Nuur Macalin Xasan ayaa watay qori AK47 ah iyoo 4 baaskoolad oo uu kala soo goostay maleeshiyada Alshabaab,sida [...]
storvideo: 

Howlgal qorsheysan oo laga sameeyay degmada Jilib

$
0
0

Jilib ( Sh. M. Netwotk )-Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa Cadaan ah ayaa Xalay howlgal qosheysan ka sameeyay degmada Jilib ee G/ Jubbada Dhexe.
Waxaana la sheegay in Ciidamadu halkaasi ay ku tageen Diyraadaha khumaatiga u kaca, iyagoo ku daatay gudaha degmadaasi.
Qaar ka mid ah dadka deegaanka ayaa sheegay in halkaasi uu ka dhacay dagaal u dhaxeeyay Al Shabaab iyo Ciidamadaasi, kaas oo muddo Saacado ah ka socday degmadaasi Jilib.
Illaa iyo hadda lama oga khasaaraha dhabta ah ee ka dhashay dagaalkaasi, mana weli jiro wax war ah oo ka soo baxay labada dhinac oo ku aadan howlgalkaasi.
Maalmihii la soo dhaafay Ciidamada Dowladda oo garab ka helaya kuwa Ajaaniib ah ayaa howlgallo ka dhan ah Al Shabaab ka waday Koonfurta Soomaaliya.
The post Howlgal qorsheysan oo laga sameeyay degmada Jilib appeared first on Shabelle.

Howlgal qorsheysan oo laga sameeyay Jilib

$
0
0

Jilib ( Sh. M. Netwotk )-Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa Cadaan ah ayaa Xalay howlgal qosheysan ka sameeyay degmada Jilib ee G/ Jubbada Dhexe.
Waxaana la sheegay in Ciidamadu halkaasi ay ku tageen Diyraadaha khumaatiga u kaca, iyagoo ku daatay gudaha degmadaasi.
Qaar ka mid ah dadka deegaanka ayaa sheegay in halkaasi uu ka dhacay dagaal u dhaxeeyay Al Shabaab iyo Ciidamadaasi, kaas oo muddo Saacado ah ka socday degmadaasi Jilib.
Illaa iyo hadda lama oga khasaaraha dhabta ah ee ka dhashay dagaalkaasi, mana weli jiro wax war ah oo ka soo baxay labada dhinac oo ku aadan howlgalkaasi.
Maalmihii la soo dhaafay Ciidamada Dowladda oo garab ka helaya kuwa Ajaaniib ah ayaa howlgallo ka dhan ah Al Shabaab ka waday Koonfurta Soomaaliya.
storvideo: 

Faah faahin: Weerar ka dhacay Wajeer 

$
0
0

Weerar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya weerar xoogag looga shakisan yahay in ka tirsan yihiin ururka Al-shabaab ay ku qaadeen Iskuulka ku yaalla degaanka Kharsa oo Magaalada Wajeer u jira 70 KM, halkaasi oo ay ku dileen ilaa Saddex Macalimiin ah.
Saraakiisha ammaanka dalka Kenya ayaa waxa ay warbaahinta u sheegeen in ay jiraan tiro kale oo weerarkan ku dhaawacmay, kuwaasi oo xaaladooda ay aad u liidato.
Sidoo kale Saraakiisha Kenya ayaa waxa ay sheegeen ragga weerarkan fuliyay in ay ka tirsan yihiin ururka Al-shabaab oo ay ahaayeen Dagaalyahano ka badan Shan.
Booliska dalka Kenya oo wata Gaadiidka dagaalka ayaa waxa ay gaareen goobta uu weerarka ka dhacay, waxayna halkaasi ka wadaan baaritaanada la xiriira falkan dhacay iyo sidii looga daba tagi lahaa raggii weerarkan fuliyay.
Shabaab ayaa dhowr jeer oo hore weeraro nuucaan oo kale ah waxa ay ka geysteen dalka Kenya, halkaasi oo ay ku dileen Macalimiin, kuwo kalena ay ku afduubteen.
Halkaan ka dhageyso wareysigaQolka Ay Isku Bartaan Guurdoonka Soomaaliyeed Mareykanka 001 7124326996 United kingdom 00443306061358Sweden 0046840308879Soth AFrica 0027121003058Norway 004721939528Belgium 003225887027Australia 0280725143Ausria 4312675954RIIX Number 8 Kadibna 5454
storvideo: 


Ciidamo Ka Tirsan Kuwa P/land Oo Qarax Lagula Eegtay Galgala

$
0
0

Boosaaso ( Sh. M. Network )-Wararka laga helayo G/ Bari ayaa sheegaya in Ciidamo ka tirsan kuwa Puntland qarax lagula eegtay Duleedka M/Boosaaso ee xarunta gobolkaasi.
Qaraxa ayaa la sheegay in uu ka dhacay Buuraleyda Galgala, halkaas oo lagula bartilmaameedsaday Ciidamo ka tirsan kuwa maamulkaasi.
Lama oga illaa iyo hadda khasaaraha dhabta ah ee Ciidamada Puntland ka soo gaaray qaraxaasi.
Al Shabaab oo masuuliyadda qaraxaas sheegatay ayaa ku baahiyay barahooda Internet-ka in ay ku dileen 2 Askari, sidoo kalena ay ku dhawaaceen mid kale, sida ay hadalka u dhigeen.
Ma jiro weli wax war ah oo ka soo baxay saraakiisha Ciidamada Puntland oo ku aadan qaraxaasi.
Muddooyinkii dambe Al Shabaab ayaa kordhiyay weerarada ay ka fuliyaan deegaanada maamyulkaasi.
The post Ciidamo Ka Tirsan Kuwa P/land Oo Qarax Lagula Eegtay Galgala appeared first on Shabelle.

UAE iyo QM oo ka wada hadlay arrimaha Soomaaliya

$
0
0


Magaalada Muqdisho ee caasimadda waxaa kulan ku yeeshay Safiirka Imaaraadka Carabta ee Soomaaliya Maxamed Axmed Axmed iyo Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ahna Madaxa Howlaha Kaalmaynta QM ee Soomaaliya Michael Keating.
Kulankan oo si gaar ah uga dhacay Safaaradda Imaaradaadka uu ku leeyahay Muqdisho ayaa waxaa looga wada xaajooday xiriirka ka dhaxeeya Imaaraadka Carabta iyo Xafiiska QM ee Soomaaliya iyo sidoo kale dadaalada wadajirka ah ee Soomaaliya.
Sidoo kale kulanka waxaa looga hadlay sidii loo kordhin lahaa shaqo abuurka loo sameynayo dhalalnyarada Soomaaliyeed, ammaanka dalka, xasiloonida, Horumarka, iyo sidoo kale xaaladda bini'aadanimo.
Keating ayaa ammaanay dadaalka Imaaraadka Carabta, taageerada joogtada ah ee Soomaaliya ee dhinacyada kala duwan iyo kaalinteeda ugu weyn ee horumarinta dalka.
Danjiraha Imaaraadka Carabta ayaa dhankiisa uga mahadceliyay Wakiilka Gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan booqashadiisa isagoo muujiyay sida uu u xoojiyay xiriirka iskaashiga ah ee u dhaxeeya Safaaradda Imaaraadka iyo Xafiiska Qaramada Midoobey oo qayb ka ah dadaalada lagu bixinayo taageerada dheeraadka ah.
Wakaaladda (WAM) ee Imaaraadka oo warkan qortay ayaa ugu dambeyn sheegtay dhinacyadan in ay ku heshiiyeen sidii loo kordhin lahaa taageerada Qaramada Midoobay iyo Imaaraadka ay siiyaan Soomaaliya, si loo gaaro horumaro kala duwan.
Halkaan ka dhageyso wareysigaQolka Ay Isku Bartaan Guurdoonka Soomaaliyeed Mareykanka 001 7124326996 United kingdom 00443306061358Sweden 0046840308879Soth AFrica 0027121003058Norway 004721939528Belgium 003225887027Australia 0280725143Ausria 4312675954RIIX Number 8 Kadibna 5454
storvideo: 

Al Shabaab oo weerar ku qaaday Dugsi ku yaalla Kenya

$
0
0

Wajeer ( Sh. M. Network )-Dagaalyahanno ka tirsan Al Shabaab ayaa weerar xoogan ku qaaday Dugsi ku yaalla magaalada Wajeer ee dalka Kenya, halkaas oo la xaqiijiyey in ay ku dileen 3 Macallin, sida ay sheegeen saraakiil ak tirsan Booliska dalkaasi.
Sarkaal ka tirsan Booliska magaalada Wajeer ayaa sheegay in Ragga weerarka geystay ay ka soo gudbeen Xadka Soomaaliya, iyagoo si toos u bartilmaameedsaday Dugsi la yiraahdo Qarsa oo ku yaalla magaaladaasi.
Weerarka oo dhacay waaberigii hore ee saakay ayaa waxaa sidoo kale ku dhaawacmay labo ruux oo kale sida uu Wakaaladda Wararka Anadolu u xaqiijiyey sarkaal ka tirsan Booliska Wajeer.
Ka hor inta aysan Al Shabaab weerarka ku qaadin Dugsigaasi ayaa waxaa ay waddada soo gasha magaalada geliyeen Miinooyinka dhulka lagu aaso si ay ugu hortagaan gurmad ay sameeyaan Ciidamada Kenya.
Taliyaha Ciidamada Booliska ee magaalada Wajeer ee gobolka Waqooyi Bari Maxamed Sheekh Cismaan ayaa xaqiijiyay in mid ka mid ah Gaawaaridooda ay waddadaasi kula qaraxday Miinooyinkii dhulka lagu aasay, isagoo intaasi ku daray in aysan jirin wax khasaaaro ah oo soo gaaray Ciidamadii saarnaa Gaarigaasi.
Waxaana uu xusay in laamaha ammaanka ee Kenya ay wadaan sidii ay u daba gali lahaayeen dagaalyahannada Al Shabaab ee weerarka khasaaraha geystay ku qaaday magaalada Wajeer.
Al Shabaab ayaa weli gudaha dalka Kenya ka wada weeraro xoogan, iyadoo Ciidamada ammaanka ee Kenya ay sheegeen in maalmihii la soo dhaafay ay fashiliyeen weeraro Al Shabaab ku soo qaadeen gudaha dalkaasi
The post Al Shabaab oo weerar ku qaaday Dugsi ku yaalla Kenya appeared first on Shabelle.

Top US admiral warns of China’s growing military might

$
0
0

Admiral Harry Harris, who heads up the military's enormous Pacific Command (PACOM), warned lawmakers they must be wary of Beijing's investments in traditional assets as well as its development of a new wave of technologies such as hypersonic missiles and artificial intelligence.
WASHINGTON - China's military might is growing at such a pace that it could soon rival American power "across almost every domain," a top US military official said Wednesday.
Admiral Harry Harris, who heads up the military's enormous Pacific Command (PACOM), warned lawmakers they must be wary of Beijing's investments in traditional assets as well as its development of a new wave of technologies such as hypersonic missiles and artificial intelligence.
"China's impressive military buildup could soon challenge the United States across almost every domain," Adm Harris told the House Armed Services Committee.
"Key advancements include fielding significant improvements in missile systems, developing fifth-generation fighter aircraft capabilities, and growing the size and capability of the Chinese navy to include their first overseas base in the port of Djibouti."
He added: "If the US does not keep pace, PACOM will struggle to compete with the People's Liberation Army on future battlefields."
Adm Harris, who has been nominated to become the next US ambassador to Australia, has led PACOM for more than two years.
He also addressed politicians' concerns about the threat of a missile strike from North Korea.
The Pentagon can, as of now, block any missile coming from the regime of Kim Jong Un, he said, but warned America needs to adapt to the rapid advances in Pyongyang's capabilities.
"Given what we think the North Korean capability might be in terms of their missiles in three or four years.... I think we must continue to improve our missile defences," he said.
Adm Harris said he supported a study to consider whether America should install ground-based missile interceptors in Hawaii, augmenting the batteries already in place in Alaska and Hawaii.
The admiral said Kim's long-term goal is not merely to ensure the survival of his regime, but to control the entire Korean peninsula.
"He is on a path to achieve what he feels is his natural place, where North Korea's natural outcome is a unified Korean peninsula that's subject to (Kim) and the communist regime," Adm Harris said.
Korea experts frequently say Kim's motivations for building a nuclear deterrent are somewhat rational because he sees it as protecting his regime, even though his missile push has put him at risk of conflict with the United States.
Source: AFP
storvideo: 

Itoobiya oo xaalad deg deg ah lagu soo rogay

$
0
0

Share on Facebook
Tweet on Twitter
Golaha wasiirrada ee waddanka Itoobiya ayaa ku dhawaaqay in xaalad degdeg ah ay dalkaasi ku soo rogeen maalin kaddib markii uu is-casilaadisii gudbiyey Ra'iisul Wasaare Hailemariam Desalegn.
Desalegn ayaa sheegay in iscasilaaddiisa ay muhiim u tahay si wax looga qabto cabashooyinka dawladda lagaga soo horjeedo oo dad badan ay ku dhinteen, kuwa kale oo badanna ku dhaawacmeen.
Iscasilaadiisa ayaa ku soo beegmaysa kaddib muddo bilooyiin ah oo ay dalkaasi ka socdeen dibadbaxyo dowladda looga soo horjeedo.
Dibadbaxyada ayaa intooda badan ka socday gobollada Oramada iyo Amxaarada, iyadoo kuwii ugu dambeeyayna ay ku dhinteen 10 qof tira kaalana waa ay ku dhaawacmeen.
Dhanka kale, toddobaadkan waxyaabo badan ayaa ka dhacay dalka Itoobiya - oo ay ka mid ahaayeen siyaasiyiin mucaaradka oo xabsiga laga sii daayayiyo ballan qaad loo sameeyay boqollaal qof oo kale oo arrimaha qowmiyadaha u ololeeya in la sii deynayo.
Isbahaysiga dalka xukuma waxay kaloo ballan qaadeen wada hadallo si la isugu dayo in xal loo helo dhibaatooyinka siyaasadeed ee dalkaas ka taagan.
Xigasho: BBC
SHARE
Facebook
Twitter
storvideo: 

Ethiopia’s EPRDF accepts Desalegn’s resignation, new...

$
0
0

Ethiopia's ruling coalition has accepted the resignation of Hailemariam Desalegn as Prime Minister of the country. He will, however, continue in the role till his successor is named.
A statement from the Ethiopian Embassy in the United Kingdom said the Ethiopia Peoples' Revolutionary Democratic Front (EPRDF) was due to hold a Congress at which Desalegn's successor will be named.
"The EPRDF, at its next congress, will democratically elect a new chairperson to replace him in accordance with the Front's rules and procedures. The House of Peoples' Representatives of Ethiopia will subsequently approve this election and endorse his premiership," the statement said.
Desalegn's was leader of the Southern Ethiopian People's Democratic Movement (SEPDM), one of four parties in the EPRDF. He also stepped down from his position as its leader. He assumed the office of Prime Minister in 2012 after the death of then PM Meles Zenawi.
"Unrest and a political crisis have led to the loss of lives and displacement of many," Hailemariam said in a televised address to the nation.
"I see my resignation as vital in the bid to carry out reforms that would lead to sustainable peace and democracy," he said in a LIVE television address.
His resignation follows lingering violence that pressured the government to release more than 6,000 of political prisoners since January.
Most of the released prisoners, which included high level opposition figures and journalists, were detained for alleged involvement in the mass protests.
The prime minister had pushed for even more releases, said a regional analyst familiar with Ethiopian politics. He asked not to be named in order not to jeopardise his relationship with the government.
Source: - AfricaNews
storvideo: 

Xogo dheeraad ah oo laga helaayo weerar ay Shabaabka...

$
0
0

Share on Facebook
Tweet on Twitter
Muqdisho (- Online)-Warar dheeraad ah ayaa waxa uu kasoo baxayaa weerar ay maleeshiyaadka al-Shabaab ku qaaden Iskuul ku yaala degaanka Garso ee dhaca Bariga Wajer.
Maleeshiyada ayaa weerarka ku dishay Sadex Macalin oo ka soo Jeeda Gobolada Kale ee Kenya halka Mid ka Mid ah uu Dhaawac ka soo Gaaray weerar kaasi.
Stephen Ng'etich oo ah Taliyaha Ciidamada Booliska ee ismaamulka Wajer ee Gobolka Waqooyi bari Kenya, ayaa sheegay in ciidamo badan ay u direen Goobta uu Falkaasi ka Dhacay.
Stephen Ng'etich, ayaa tilmaamay inay suuragal tahay in gacanta lagu soo dhigo maleeshiyaadka geystay falkaasi isla markaana la horgeyn doono sharciga.
Sidoo kale, Taliyaha Ciidamada Maamulka ee Loo Yaqaan Ap-da u Qaabilsan ismaamulka Wajer Mr Mohamed Sheikh ayaa dhankiisa ka sheegay in dableyda Weerarkaasi ka Danbeysay ay adeegsanayeen aaladaha kale ee qarxa.
Sargaalkaan ayaa waxaa uu intaa raaciyay in gaari ay wateen ciidamada Booliska oo ka jawabayay weerarkaasi ay qarax miino lala beegsaday balse uusan Jirin askari ku waxyeeloobay isku daygaasi.
Docda kale, weerarkaan lagu dilay Macalimiinta wax ka dhigta ismaamulka Wajer ayaa waxaa uu ku soo aadayaa saacado uun ka dib Markii Maalinimadii shalay laba askari oo ka tirsan ciidamada Milatariga Kenya Lagu dilay iska hor imaad kala shaki ku saleysnaa.- OnlineXafiiska Muqdisho-@live.com
SHARE
Facebook
Twitter
storvideo: 


Muxuu ku qotomay kulanka khaaska ahaa ee Muqdisho ku...

$
0
0

Share on Facebook
Tweet on Twitter
Muqdisho (- Online)-Sida ay baahisay Wakaaladda wararka Imaaraadka ee WAM, waxaa magaalada Muqdisho ku kulmay Ergayga gaarka ah ee QM u qaabilsan arrimaha Somalia Michael Keating iyo Safiirka Imaaraadka Carabta ee Somalia Maxamed Axmed Al-Othmani.
Waxa uu kulanka ka dhacay Xarunta Safaarada Imaaraadka ee magaalada Muqdisho, waxa ayna labada mas'uul kawada hadleen Xiriirka Imaaraadka kala dhexeeya DFS, Is garabtaaga dowlada Somalia, Wanaajinta xiriirka Somalia iyo in dib loo hagaajiyo xiriirka QM iyo Imaaraadka.
Waxa ay Michael Keating iyo Al-Othmani isla soo qaaden sidii loo kordhin lahaa shaqo abuurka loo sameynayo dhalalnyarada Soomaaliyeed, ammaanka dalka, xasiloonida, Horumarka, iyo sidoo kale xaaladda bini'aadanimo.
Mr Michael Keating, ayaa ammaanay dadaalka dowlada Imaaraadka Carabta, taageerada joogtada ah ee Soomaaliya ee dhinacyada kala duwan iyo kaalinteeda ugu weyn ee horumarinta dalka.
Sidoo kale, Safiirka Imaaraadka Carabta ee Somalia Maxamed Axmed Al-Othmani, ayaa ka mahadceliyay is araga Michael Keating isagoo muujiyay sida uu u xoojiyay xiriirka iskaashiga ah ee u dhaxeeya Safaaradda Imaaraadka iyo Xafiiska QM.
Geesta kale, qoraalka wakaaladda ayaa waxaa lagu sheegay in Michael Keating iyo Al-Othmani ay kulankooda ku kala saxiixdeen qodobo dhowr ah oo ku xeeran xiriirka QM iyo Imaaraadka ee ku aadan hanaanka wada shaqeyneed.- OnlineXafiisk Muqdisho-@live.com
SHARE
Facebook
Twitter
storvideo: 

Factbox: Ethiopia’s main ethnic groups

$
0
0

ADDIS ABABA (Reuters) - Ethiopia's Prime Minister quit on Thursday, saying he wanted to smooth the route to further political reforms. The government is dominated by the EPRDF coalition led by ethnic Tigrayans.
Hailemariam Desalegn's unexpected resignation followed unrest in the Horn of Africa country initially sparked by opposition in the central Oromiya region to an urban development plan that ethnic Oromos said would encroach on their land.
The anger broadened into wider public protests, while bouts of ethnic clashes have also taken place, displacing hundreds of thousands since September.
Following are key facts about the main ethnic groups in Ethiopia, Africa's second most populous nation and a racially diverse country that took its present form from territorial expansions of the 19th century:
* Oromos - Oromos make up 34 percent of Ethiopia's 100 million people but have not held power in its modern history. Analysts say the violence has triggered a resurgence of ethnic Oromo nationalism.
Following recent unrest, much of it in the Oromia region, Ethiopia's new premier is expected to hail from the province.
* Amharas - Amharas were the traditional rulers under the era of Ethiopian monarchy that ended with the Soviet-backed overthrow of Emperor Haile Selassie in 1974.
Ethiopia's second largest ethnic group with at least 20 million people, the Amhara claim they are increasingly politically marginalized. The highest-ranking Amhara in the ruling coalition is Deputy Prime Minister Demeke Mekonnen.
Amharas hail from the northern and central highlands.
* Tigrayans - Tigrayans account for just 6 percent of the population but have dominated politics and the security forces since Tigrayan rebels under Meles Zenawi toppled Marxist military leader Mengistu Haile Mariam in 1991.
Tigrayan officials dismiss claims of unbridled control over the ruling coalition, the Ethiopian People's Revolutionary Democratic Front (EPRDF), but acknowledge the necessity to widen the political space.
Tigray is the northernmost of Ethiopia's nine regions.
* SNNPR - The Southern Nations, Nationalities and People's Region, located in the southwest abutting Kenya and South Sudan, is home to more than 40 ethnic groups, including Hailemariam's Wollayta.
Defense Minister Siraj Fegesa is also from the SNNP.
* Somalis - The dry and arid Somali region, also known as the Ogaden, occupies the eastern third of the country and is home to 6 million people.
It has a history of separatist rebellion against Addis Ababa, fueled in large part by resentment at its low level of development. However, its recent leadership has been seen as closely linked to Hailemariam and Meles Zenawi before him.
Reporting by Aaron Maasho; Editing by Ed Cropley and John Stonestreet
Source: Reuters
storvideo: 

Trump Loses Again on Travel Ban in Ruling by Second...

$
0
0

Another federal court raised doubts about the legality of President Donald Trump's most recent attempt to restrict travel to America from six mostly Muslim countries.
The U.S. appeals court in Richmond, Virginia, said Thursday that Trump's edict was probably unconstitutional in a ruling it immediately put on hold pending Supreme Court review. The high court has already agreed to consider the administration's appeal of a related ruling by a San Francisco-based court, and in December allowed the travel ban to take full effect.
Trump has tried three times to enact travel restrictions. His current version bars or limits entry by people from Chad, Iran, Libya, Somalia, Syria and Yemen, and also blocks people from North Korea and a handful of Venezuelan government officials, though those aspects of the policy aren't at issue in the cases.
Thirteen judges heard the Richmond case led by two refugee resettlement groups on Dec. 8. Nine of them agreed that the plaintiffs were likely to prevail on their claim that the ban disfavors Muslims, violating religious protections in the U.S. Constitution.
"Nothing is more important to the president and the attorney general than the safety and security of all Americans," Justice Department spokeswoman Kerri Kupec said, adding that the ruling "does not alter the status quo."Eight Opinions
Chief Judge Roger Gregory, provisionally appointed to the bench by Democrat Bill Clinton and then permanently by Republican George W. Bush, wrote the controlling opinion, one of eight the judges issued. He noted that Trump's prior bans faltered because remarks by the president and his surrogates betrayed an animus towards Muslim, and said the present ban would fare no better.
"President Trump continued to disparage Muslims and the Islamic faith" even after the Richmond court's May ruling striking down the second ban, Gregory said.
Gregory cited Trump's Aug. 17, 2017, tweet recounting an apocryphal story about U.S. General John Pershing killing Filipino Muslims with bullets dipped in pigs' blood as a warning to others of that faith. He recognized differences between Trump's Sept. 24 order and its predecessors -- notably the addition of Venezuela and North Korea -- but said a reasonable observer "could hardly 'swallow the claim'" that their addition was anything more than an attempt to cast off the unmistakable objective of the prior orders.
Four judges dissented, calling the decision "demonstrably wrong in virtually every material respect."
The ruling enables a court to strike down any executive action with which it disagrees, U.S. Circuit Court Judge Paul Niemeyer wrote. "It need only find one statement that contradicts the official reasons given for the subsequent executive action and thereby pronounce that the official reasons were a pretext."
Cecillia Wang, the deputy legal director for the American Civil Liberties Union, said the group "will continue this litigation until the Muslim ban is ended once and for all."
The case is International Refugee Assistance Project v. Trump, 17-2231, U.S. Court of Appeals, Fourth Circuit (Richmond).
Source: - Bloomberg
storvideo: 

Xog: RW Kheyre oo marti qaad ka helay dal qalalaaso...

$
0
0

Share on Facebook
Tweet on Twitter
Muqdisho (- Online)-Warar hoose oo aan ka helay ilo lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in dhawaan Ra'isul wasaaraha Xukuumada Somalia Xasan Kheyre uu booqan doono dalka Imaaraadka Carabta.
Ilo wareedka aan xogtaan ka helnay ayaa sheegaya in Ra'isul wasaare Kheyre uu warqada Casuumaada ka gudoomay Danjiraha dalka Imaaraadka u fadhiya Somalia Maxamed Axmed Othman Al Hammadi, oo ay wada kulmeen.
Casuumaada loo sameeyay Ra'isul wasaare Kheyre ayaa salka ku heysa wadahadal laga galaayo xiisada ay dowlada Imaaraadka ka dhex abuurtay dowlada Somalia iyo Madaxda maamul Goboleedyada oo aan weli loo helin xal rasmi ah.
Ra'isul wasaare Kheyre ayaa inta uu ku guda jiro gudashada casuumaadiisa kulamo la qaadan doona Madaxda ugu sareysa dowlada Isutaga Imaaraadka Carabta oo ay kawada hadli doonaan faragalinta ay weli Imaaraadka ku heyso Somalia, Weerarkii Senetar Qeybdiid iyo in dowlada Imaaraadka ay Somalia ula dhaqanto sida dal u madaxbanaan Siyaasadiisa.
Ra'isul wasaare Kheyre ayaa dhawaan Xafiiskii magaalada Muqdisho kula kulmay Danjire Maxamed Axmed Othman Al Hammadi oo ku wareejinaayay warqada casuumaada.
Dhinaca kale, casuumaada loo sameeyay Kheyre ayaa kusoo aadeysa xili uusan wanaagsaneyn xiriirka dowlada Somalia iyo Imaaraadka, waxaana la filayaa in socdaalka Kheyre uu noqdo maalmaha soo socda.- OnlineXafiiska Muqdisho-@live.com
SHARE
Facebook
Twitter
storvideo: 

Daawo: Wasiir Cawed oo xog ka bixiyay Khilaafyada ka...

$
0
0

Share on Facebook
Tweet on Twitter
Muqdisho (- Online)-Wasiirka arrimaha dibedda iyo Iskaashiga caalamiga ee Somalia Axmed Ciise Cawed, ayaa wareysi gaara oo uu uga hadlaayay arrimaha Somalia siiyay Idaacada VOA laanteeda af Soomaaliga.
Wasiir Cawed, ayaa wareysigiisa ku difaacay dowlada Federaalka ah ee Somalia, waxa uuna sheegay in dowladu ay u taagan tahay xalinta dhibaatooyinka gudaha iyo dibadda.Falastiin Axmed Iimaan, oo wareysiga la yeelatay Wasiir Cawed ayaa wax ka weydiisay arrimo dhowr ah oo u muuqday inay ahaayen kuwo mugdi ku jiray waxaana kamid ahaa Khilaaf Siyaasadeedka DF iyo maamul Goboleedyada ee ka dhashay kala taageerida Qadar iyo Imaaraadka Carabta, Kulmada Muqdisho ku dhexmaray Ra'isul wasaare Kheyre, Safiirka Imaaraadka ee Somalia iyo Wasiir Cawed qudhiisa.
Wasiir Cawed waxa uu sheegay in laga soo gudbay khilaafka dowlada Federaalka iyo maamulada ee ka dhashay Siyaasadaha isdiidan ee Qadar iyo Imaaraatka, waxa uuna sidoo kale sheegay in talada dalka looga danbeeyo dowlada Federaalka, sidaa aawgeedna xiisada ka dhexeysa Qadar iyo Imaaraadka ay horay go'aan cad uga gaartay dowlada Somalia kaana uu yahay kan socondoona.
Sidoo kale, Wasiir Cawed waxa uu difaacay kulamada Muqdisho ku dhexmaray RW Kheyre, Safiirka Imaaraadka Maxamed Al Hammadi iyo kulankii uu isaga la qaatay isla Safiirka, waxa uuna sheegay in kulamadaasi ay kamid tahay dadaalada lagu xoojinaayo xiriirka labada dal.
Waxa uu sidoo kale sheegay in Dowlada Somalia ay aad usoo dhaweyneyso wadahadalka magaalada Nairobi uga socda Ethiopia iyo ONLF.
HOOS KA DAAWO WAREYSIGA WASIIR AXMED CIISE CAWED
[embedded content]
SHARE
Facebook
Twitter
storvideo: 

Viewing all 54547 articles
Browse latest View live