Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Guddoomiye Madaale Oo ka hadlay Khilaafka Golaha Shacabka

$
0
0

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Guddoomiyihii hore ee gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale oo Wareysi gaar ah siiyay Idaacadda Shabelle ee M/ Muqdisho ayaa ka hadlay khilaafka siyaasadeed ee ka jira dalka, gaar ahaan Golaha Shacabka.
Guddoomiye Madaale ayaa sheegay in khilaafkan siyasaasadeed uu sameyn dhinac kasto ah uu ku yeeshay howlaha BFS iyo tan dowladda intuba.
Waxaana uu ugu baaqay Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo in uu soo faragaliyo xiisadan, si xal deg deg ah looga gaaro khilaafkaasi.
Halkan hoose ka dhageyso Codka.

http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/03/Madaalle-1.mp3
 
The post Guddoomiye Madaale Oo ka hadlay Khilaafka Golaha Shacabka appeared first on Shabelle.


President Farmajo suspends parliament session amid deadlock

$
0
0

Somali President Mohamed Abdullahi Farmajo has intervened in the current political crisis in the country and suspended Saturday’s parliament session.
The suspended session for Saturday was expected to vote on the impeachment motion against the house Speaker Mohamed Osman Jawari, accused of a constitutional violation.
President Farmajo began mediation between the rival sides within the parliament by “putting on hold”  the planned session of Today’s lower house chamber of parliament.
Farmajo held a late-night meeting with the speaker and his deputies, as well as the chairman of the Senate Abdi Hashi Abdullaahi at Villa Somalia to discuss the standoff.
The stalemate came after more than 100 MPs tabled a motion of no confidence motion against Jawari early this month after they blamed him for being an impediment to the parliamentary procedures.
The post President Farmajo suspends parliament session amid deadlock appeared first on Shabelle.

President Farmajo suspends parliament session amid...

$
0
0

Somali President Mohamed Abdullahi Farmajo has intervened in the current political crisis in the country and suspended Saturday's parliament session.
The suspended session for Saturday was expected to vote on the impeachment motion against the house Speaker Mohamed Osman Jawari, accused of a constitutional violation.
President Farmajo began mediation between the rival sides within the parliament by "putting on hold" the planned session of Today's lower house chamber of parliament.
Farmajo held a late-night meeting with the speaker and his deputies, as well as the chairman of the Senate Abdi Hashi Abdullaahi at Villa Somalia to discuss the standoff.
The stalemate came after more than 100 MPs tabled a motion of no confidence motion against Jawari early this month after they blamed him for being an impediment to the parliamentary procedures.
storvideo: 

Guddoomiye Madaale Oo ka hadlay Khilaafka Golaha...

$
0
0

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Guddoomiyihii hore ee gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale oo Wareysi gaar ah siiyay Idaacadda Shabelle ee M/ Muqdisho ayaa ka hadlay khilaafka siyaasadeed ee ka jira dalka, gaar ahaan Golaha Shacabka.
Guddoomiye Madaale ayaa sheegay in khilaafkan siyasaasadeed uu sameyn dhinac kasto ah uu ku yeeshay howlaha BFS iyo tan dowladda intuba.
Waxaana uu ugu baaqay Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo in uu soo faragaliyo xiisadan, si xal deg deg ah looga gaaro khilaafkaasi.
Halkan hoose ka dhageyso Codka.
http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/03/Madaalle-1.mp3
storvideo: 

Gudoomiye Jawaari oo Faah Faahiyay Sababta loo...

$
0
0

Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo Mooshin uu ka yaalo Baarlamaanka oo Goordhow Warbaahinta la hadlay ayaa faah faahiyay baaqashada Kulankii Mooshinkiisa lagu soo bandhigi lahaa.
Gudoomiye Jawaari ayaa sheegay in arintaasi ay tahay codsi ay u gudbiyeen Madaxweyne Farmaajo islamarkaasina uu ka aqbalay in la baajiyo kulankaasi.
Waxa uu faah faahin ka bixiyay kulan dhexmaray isaga iyo labadiisa ku xigeen Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.
"Aniga iyo labadeyda ku xigeen waxana la kulanay madaxweyne Faramajo waxana ka codsanay in la hakiyo kulanka Golaha Shacabka ee maanta si loo dejiyo xaalada siyaasadeed ee dalka amaga oo ka fikireyna mustaqbalka Ummadda Soomaaliyeed madaxweynuhuna wuu naga aqbalay " ayuu yiri Jawaari.
Waxaa maanta hakad uu ku yimid kulankii Baarlamaanka ee lagu waday in codka kalsoonida loogu qaado Gudoomiye Jawaari codsi ka yimid Madaxweyne Farmaajo lamana oga halka xaaladaan ay ku dambeeyn doonto.La soco Shirka Jaraa'id Goordhow Insha allahXasan Maxamed Samatar Cowke Puntland Post Muqdisho
The post Gudoomiye Jawaari oo Faah Faahiyay Sababta loo Hakiyay Kulankii Baarlamaanka appeared first on Puntland Post.
storvideo: 

Daawo- Wareysi Hore-Somalia Waa Cadowgeena Kowaad Ee...

$
0
0

(Toggaherer)-Daawo- Wareysi Hore-Somalia Waa Cadowgeena Kowaad Ee Somaliland Leedahay,waxaanan Leeyahay..- Cabdiqani Kabtanka..
Wareysi Aanu la yeelanay Xoghayaha xidhiidhka Gobolada Iyo Degmooyinka Ee Xisbiga Cadaalada Iyo Daryeelka (UCID),waxaanu xoghayuhu si cilmiyeysan uga hadlay farogalinta ay xukuumada taagta daran ee Aan iskeed isku maamuli karin Somalia ay ku soo qaday qaranka Somaliland,Waxaanu xoghayuhu uu si gaar farta ugu fiiqay In Maamulkaasi taagta daran Somalia aanay wax shaqo ah ku lahayn marsada Berbera ,balse baryahan dambe la soo baxay laab lakac iyo sheegashooyin aanay waxba ka jirin oo ay maamulka taagta daran ee muqdisho fadhiyaa ay caadaysteen oo ay ku daandaansanayaan Qaranka Horumaray Ee Somaliland.
Geesta kalana Xoghayaha Xidhiidhka Gobolada Iyo Degmooyinka Xisbiga Cadaalada Iyo Daryeelka Ucid Md-Cabdi Qani IBraahim Salaf(Kabtanka )Waxa uu Maamulkaasi taagta daran uu uga digay in ay ka waan toobaan farogalintaasi ,isla markaasina Qaranka Somaliland aanay u dulqaadan doonin in Hal taago dhulka Somaliland lagu soo xadgudbo,iyadoo wixii ku dhaca ay ka qoomamay doonaan muddo dheer ,waxaanu Beesha Caalamka ku wargaliyey xoghayuhu in wixii gabood fallo ah ay somlia ay dusha u ridan doonto ,haddii ay faraha kala bixiwaayan qaranka isku tashaday Ee Somaliland ,iyagoo ka muraaru dilaacay heshiiska maalgashiga Dekeda Berbera Ee Dp-world-ka,oo ah Guul wax ku ool ah oo u soohoyday Qaranka Somaliland.
Daawo-Muuqaalkaasi:
[embedded content]
storvideo: 

Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha

$
0
0

Halkaan ka dhageyso Barnaamijka Hambalayada iyo Heesaha. Waxaa soo jeedinaya Ibrahim Daandurey iyo Caasha Cuud.

Somaliland oo Gardarro Ku Tilmaantay Dacwadda Ay Dowlada FS U Gudbisay QM

$
0
0

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa gardarro ku tilmaamay dacwadda ay dawladda Soomaaliya u gudbisay Qaramada Midoobay ee ka dhanka ah heshiiska Dekedda Berbera.


Araktida Dadka Muqdisho ee Muranka Mooshinka Baarlamaanka

$
0
0

Waxaa baaqday kulan lagu waday in maanta ay Muqdisho ku yeeshaan mudanayaasha baarlamaanka, kadib marki uu soo farageliyay madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo.

Somaliland oo Gardarro Ku Tilmaantay Dacwadda Ay...

$
0
0

WASHINGTON. D.C --
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa gardarro ku tilmaamay dacwadda ay dawladda Soomaaliya u gudbisay Qaramada Midoobay ee ka dhanka ah heshiiska Dekedda Berbera.
Madaxweyne Biixi oo maanta shirjaraa'id ku qabtay Hargeysa, ayaa sidoo kale sheegay inaanay aqbalayn in maamulka hawada loo wareejiyo magaalada Muqdisho, isla markaana ay dacwad ka gudbinayaan.
Weriyaha VOA Barkhad Maxamuud Kaariye oo shirkaasi-jaraa'id ka qaybgalay, ayaa warbixintan ka soo diray Hargeysa.

Embed share
Embed share
No media source currently available
0:00 0:04:35 0:00
Direct link
Pop-out player
storvideo: 

Araktida Dadka Muqdisho ee Muranka Mooshinka...

$
0
0

WASHINGTON. D.C --
Kullanka ayaa waxaa lagu dhageysan lahaa mooshin ka dhan ah gudoomiyaha baarlamaanka. Halka xildhibaano kasoo horjeeda mooshinkani ay sheegeen in iyana ay kulanka kaga hadli doonaan muranka xadka Kenya iyo Soomaaliya.
Marka hore halkaan hoose ka dhageyso warbixin uu arrintan ka diyaariyay wariyaheenna Muqdisho Xasan Kaafi Qoyste.

Embed share
Embed share
No media source currently available
0:00 0:04:47 0:00
Direct link
Pop-out player
ARAGTIDA DADWEYNAHA MUQDISHO
Dhanka kalana, dadweynaha magaalada Muqdishu ayaa iyaguna aragtidooda ka dhiibtay murankii ku saabsanaa mooshinka iyo faragelintan u damabysay ee uu sameeyey madaxweynaha.
Waxaa dadweynaha la hadlay oo makarafoonka la dhemaray weriyahayaga Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.

Embed share
Embed share
No media source currently available
0:00 0:05:57 0:00
Direct link
Pop-out player
storvideo: 

Siyaasad xumadii Bare Hiraale

$
0
0

31st March 2018 admin Category :

  • WARAR: AF SOOMAALI

Madaxweyne Farmaajo inuu tanasul sameeyo waxa ku kalifay " Koox Hawiye ah, oo ugu hanjabtay in Somaliya ay ku celin doonaan 1991. Kooxdan oo u badan beesha Habar gidir, oo ay hor boodayaan Fiqi iyo Mahad Salaad waa dhalinyaradii la shaqayn jirtay Caydiid oo la wada ogsoon yahay waxay dhigeen 1991. Madaxweyne Farmaajo ayaa tanasulkan sidoo kale waxa ku kalifay siyaasad xumaddii hore ee Bare Hiraale iyo Siyaasiyiin ka mid beesha Sade Daarood, oo wixii burburka ka danbeeyey ama ka horeeyeyba degaanada beeshaas ka dhigay kuwa aan horumar lahayn oo aan lagu laaban karin
Soomaalida kale, gaar ahaan reer Puntland jawaabta Fiqi iyo kooxdiisa ku hanjabaya inay Soomaaliya ku celinayaan 1991 " yaa idin kaaga liita haddad Soomaaliya ku celisaan 1991.Hoos ka akhriso qoraalka Fiqi ku amaanyo Culusoow iyo gudoomiyihii hore ee Maxaakiinta, isaga oo aan soo hadal qaadin tanaasulka uu madaxweyne Farmaajo sameeyey

Waxaan halkaan uga mahadcelinayaa labada madaxweyne hore ee H.E Shariif Sheekh Axmed iyo H.E Xasan Sheekh Maxamuud oo si...
Slaet op af Ahmed Moallim Fiqi i 31. marts 2018

[embedded content]
[embedded content]
Post navigation
- Culusoow oo ka hadlay Mooshinka Qaran iyo Qabiil -
storvideo: 

Akhriso liiska xildhibaanada saxiixay mooshinka...

$
0
0

- Online (Caasimadda.com) is an independent Somali News site owned by - Media Inc. Established in 2009 by Somali-American journalist, - Online is the largest Somali News site as of March 2017.- Online covers all the latest headlines in Somali news, politics and society. It also encourages a democratic, and extremism free Somalia. - Online is updated on a minute-by-minute basis and also offers an exclusive and interesting reports.- Online main headquarter is in Mogadishu, Somalia, but the office remains anonymous, because of constant threats against its staff.You can contact us: -@live.com
storvideo: 

Faahfaahin qasaaraha dhimasho iyo dhaawac ee ka ...

$
0
0

Share on Facebook
Tweet on Twitter
Muqdisho-(Caasimadda Online) - Isku dhacyo u dhaxeeya Ciidamo ka wada tirsan Dowladda Soomaaliya ayaa maanta ka dhacay Xaafad ku taala degmada deyniile ee gobalka Banaadir waxaana ka dhashay Khasaare dhimasho iyo dhaawac.
Wararka ayaa waxa ay sheegayaan in iska hor imaadkan uu yimid khilaaf ku saabsan dhul hore ay u lahayeen ciidamada xoogga dalka oo haatan ay dad deegaan ka dhigteen.
Dagaalka ayaa waxa uu kadhacay halka looyaqaan Xerada 77 ee ku taala degmada Dayniile waxa uuna dagaalka uu salka ku haayaa is qab qabsi dhuleed oo ka taagan Gudaha Xerada.
Iska hor imaadka ayaa la sheegay in ay ku dhintaan dad shacab iyo weliba qaar ka mid ah ciidamada dagaalamay, sidoo kale waxaa ku dhaawacmay dad rayid ah rasaas wiifto ah ugu tagtay xaafado fog fog .
Ma jiro illaa hadda wax war ah oo ka soo baxay dowlada iyada oo ay soo noqnoqdeen iskahorimaadyada u dhexeeya ciidamada dowlada kuwaasoo sababa in ay dad rayid ah wax ku noqdaan.- OnlineXafiiska Muqdisho-@live.com
SHARE
Facebook
Twitter
storvideo: 

Kooxda Dekadda Oo Sii Dheereysatay Hogaanka...

$
0
0

Kooxda kubada cagta Dekadda ayaa sii dheereysatay hogaanka kala horeynta horyaalka soomaaliya waxaana 6-0 ay ugu adkaatay kooxda Gadiidka oo ka mid ah labada kooxod ee ugu hooseysa horyaalka soomaaliya. Dekada ayaa haatan waxaa ay horyaalka ku horkacaysaa lix dhibcood oo nadiif ah waxaana sidoo kale ay dhalisay lix gool taasi ayaana ka caawin doonta [...]
storvideo: 


Jubbaland starts plans to integrate thousands of...

$
0
0

Jubbaland State has started registration of over five thousand militia of the Darwish militia in Jubbaland state who will be integrated into the state security forces.
Officials from Jubbaland state collaborating with African Union Mission in Somalia (AMISOM) are enlisting militias from Gedo, Lower and Middle Jubba regions, through biometric registration.
newinside"This is in line with AMISOM and UN programme aimed at developing the force into a police force in Jubbaland that will be mandated to keep law, order and security in the state," Martin Abili, the AMISOM Police Coordinator in Kismayo explained.
The biometric registration entails collection of key personal data including photographs and fingerprints of each member of the group.
The Jubbaland Force Commander Brigadier Gen. Adan Mohamud Ibrahim has welcomed the process which kicks of on Friday called the exercise as "critical" for the region.
"We are ready to enlist all the fighters everywhere so that they will be registered," he said.
He called on AMISOM, the UN and other partners to continue supporting Somali Forces in the completion of the Operational Readiness Assessments, which is an essential component for 'right-sizing' and reforming the Somalia National Army (SNA) and the Somali Police Force.
Mr. Adan Yusuf Sala, the Director General of Jubbaland's Ministry of Security lauded the cooperation between AMISOM and Jubbaland state in the realization of this milestone.
The exercise, which supports the development and strengthening of Somalia's national security institutions, is part of the security sector reform, which is viewed as a central priority for the Federal Government of Somalia and its partners, as set out in the landmark political agreement by Somali leaders on the National Security Architecture in April 2017, and the launch of the Security Pact at the London Somalia Conference on 11 May 2017.
Source: Hol
storvideo: 

Saturday’s session to impeach Jawari cancelled after...

$
0
0

Share on Facebook
Tweet on Twitter
The Lower House sitting scheduled for Saturday has been called off the following intervention by Somali President, Mohamed Abdullahi Farmajo, officials said.
The proponents of the motion against the Speaker of Lower House, Mohamed Osman Jawari have been planned to hold a session to oust the speaker today.
Abdinur Mohamed Ahmed, the director of Villa Somalia who confirmed the postponement of the session said President Farmajo convinced the sides to cancel the meeting pave the way for further deliberations on the issue.
Sources say the cancellation was intended to pre-empt possible confrontation by the House members during the session.
The opposing factions of the Lower House members have been holding parallel meetings for last 48 hours in different hotels in the city amid looming political tensions.
On Friday, Speaker Jawari vowed to chair Saturday's session with the main agenda being the Bula Hawa border issue.
Contrary to Jawari's position, the 1st Deputy Speaker, Abdiweli Sheikh Muday reiterated that the motion against Jawari would be tabled before the parliament.
SHARE
Facebook
Twitter
storvideo: 

Darbi Doqon Dhigay

$
0
0

Darbi Doqon Dhigay
Waxaad si ku talo gal leh ugu badheedhaysaa maalinkasta in cid aad ka cadhaysiiso,dhibto,galiso naxli uu kugu colaadiyo adigoo hadana wanaag been ah inaad rabto naftaada ku maaweelinaya kuna baaqaya in la iswanaajiyo"kalamaan",hadaba dhibtaasi waxay sabab unoqotaa ismaandhaaf,Firdhad waxaa sii fogaada in bulshadii wax ka dhaxeeyay wax isla fahanto ilaa heer ay kala shikido dantii caamka ahaydna dhufays ugu kala qaybsanto.
Arinkasta oo inala soo gudboonata way yartahay in la helo warbixin buuxda oo inagaga filan waxsheegeeda iyo waxay salka ku hayso,waayo badanaa waxaa khaldan ujeedada guud ee warkaasi xanbaarsan yahay,xirfadda cida gudbinaysa iyo garaadka cida loo gudbinayo.
,"Kuwa xasuusan kari waaya waayihii soo maray waxay ku inkaaran yihiin inay dib ugu noqdaan" hadalkaas Prof gees buugiisa dharaaro xusuustood baan ka xushay waana kayd in la isticmaalo oo noloshana lagu dhisto ku haboon."It is not the moment what defines us,but our choices/our reactions that Makes who we are""Waqtiga aynu joognaa maaha mid qofnimadeena qaabeeya,balse ficilkeena iyo goaanadeena ayaa ah natiijada cida aynu nahay"
siyaasigu maanta oo ay ubadan yihiin intii aqoontoodu hoosaysay iyo intii garaadkoodu dhinaa ayaa bulshadii noloshoodii horgale u noqday,sanadihii hore tartan iyo hal abuur dawladnimo ayaa lagu jiray noloshuna xiiso badan oo aan madadaalo ahayn ayay lahayd.Safarka dheeri talaabo ayuu ka bilaabmaa dalka iyo dadkuba waxay tabayaan doorkii da'yarta dhinaca san wax ka eegta oo iyaguna sabirkoodu yaryahay waqti xaadirkana waxaa taxan silsilad dheer oo aan ula baxay "Darbi doqon dhigay"hoos udhaca kartida,Hanyarida,qabyaalada,fadeexadaha dadka dhexdooda ah,oo ummadda inbadan caqligooda lagu celceliyay, ugu horayn waxaa marxaladdan lagaga gudbi karaa waa naftaada oo aad kala dagaalanto xumaantaa la qurxiyayAvoid judgementHonest and fairShow compassionShow respect to others.
Bulshada milgaha leh waxay dhawraan xurmadda iyo xilaha shakhsiga waxay saadaaliyaan arin walba oo dhaca iyo dhibtuu yeelan doono, waxyaabaha maalmahan danbe loo kala qaybsanaa gaar ahaan buugii uu qoray Guri barwaaqo ee sooyaal,yaa garnaqiisa lahaa, yaa masuulka ahaa oo sharcigu siinayaa, malaha waa shaqo Leexsan wax lala yaabo waxaa ahayd Baarlamaanka oo sidii goobaha majlisyada u aqbashay inay meel mariyaan hadalo kala qaybinayana kusii xoojiyay,ninkii yiri masaajidkii loo baxsan jiray ayaa buuqu yaalaa oo qabyaaladi iyadoo loo cumaamaday dhex wadhan tahay miyuu gardarnaa bulshada sharcigii kala badbaadin lahaa ayaa mudan in dawladdu masuuliyad iska saarto.
Cilmiga cusub ee xidhiidhka dadwaynaha iyo sharcigii dawladdu ugu kala garniqi lahayd talow qolooyinka maxkamaddaha, saldhigyada boolisku ma leeyihiin awood aqooneed oo xukumi kartaa khilaafyadda ka dhaca facebook,snapchat,Twitter,what's up, mise khiyaali ayay ula eegtahay dunidan casriga ahi"alot of things to do"
way yaryihiin inta daacada ka ah inay wanaag isku quudhaan, lamana garan karo maxaa bulshadan ka dhaxeeya ee tooda caamka ah waxtar uleh .
W/qoray: Ahmedyasin sh omar sh Ahmed furre
storvideo: 

Daawo: Jaamacda Dalka Oo Kulan Isku Yimid Gobolka...

$
0
0

Share on Facebook
Tweet on Twitter

Gabiley (Waaheen) Daawo: Jaamacda Dalka Oo Kulan Isku Yimid Gobolka Gabiley + Sababta [embedded content]
SHARE
Facebook
Twitter
Previous articleWasiirka Maaliyada Oo Golaha Wakiilada Hor Geeyey Miisaanyada Xukuumada

storvideo: 

Kenya suspends construction of Somalia border wall to ease tensions

$
0
0

Kenya has suspended the construction of the 700 km security wall at the Mandera-Somalia border to quell tensions.
Governor Ali Roba said the decision came after a consultative meeting with the Somali team led by Gedo Governor Mohammed Mahamud.
“We have agreed to temporarily halt the construction and border securitization pending the fate of about 64 houses that lie directly on the border.”
The houses had been marked for demolition to allow the construction.
Roba accused the Somali government of spreading propaganda concerning forceful evictions and the demolition of the houses.
“Our Somali brothers have been misinformed that Kenya is plotting to encroach on their land, a situation that has led to a standoff between KDF personnel supervising the project and residents of Bulahawa.”
Mahamud said: “We have agreed to stop the plan and invite both sides to discuss key issues including what effects the fence will have on the people.”
The Governor noted the two border communities have co-existed and that separation may result in negative socioeconomic impacts.
Last year, the government announced a plan to fast-track the construction of the wall aimed at blocking al Shabaab terrorists, who enter Kenya through the porous border.
Mandera County Commissioner Fredrick Shisia had said construction would resume in April, the project having stalled for close to two years. The wall will be manned by Kenya Defence Forces soldiers who are already on the ground.
Shisia said hot spots, including Fino, Omar Jillow and Arabia, will be shielded from frequent attacks, as they are less than 20km from the border.
The wall was to have a series of concrete barriers, fences, ditches and observation posts overlooked by CCTV stations stretching from the Indian Ocean to Mandera, where both countries converge with Ethiopia.
The government however resorted to using barbed wires.
The move saw a section of Somali MPs protest, terming the construction an “infringement on territorial integrity” and insisting Kenya had encroached on their land.
But President Uhuru Kenyatta defended the move saying there was nothing wrong with Kenya and Somalia establishing a common border entry point.
He added the wall will help check people who want to engage in activities which threaten peace in the two countries.
The post Kenya suspends construction of Somalia border wall to ease tensions appeared first on Shabelle.

Viewing all 54547 articles
Browse latest View live