Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Muudeey oo la sheegay inuu baajiyay kulanka...

$
0
0

Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa KNN u xaqiijiyay inuu baaqday kulankii maanta ku hor imaan lahaa Maxamed Shiikh Cusmaan Jawaari gudoomiyihii iscasilay.
Si rasmi ah looma oga sababta baaqashada hasa yeeshee Shalay ayaa gudoomiye Jawaari shirkiisa Jaraa'id ku sheegay inuu faah faahin doono sababihii ka dambeeyay iscasilaadiisa.
storvideo: 


Mogadishu mayor meets with his Ankara counterpart

$
0
0

The Mayor of Mogadishu and Governor of Benadir Region Abdirahman Omar Osman who is currently on working visit in Turkey met with his Ankara counterpart  Mustafa Tuna.
Osman said he held fruitful talks with Tuna, where they the improving relations between Mogadishu, the Somali capital and Ankara.
“I had a fruitful meeting with the Mayor of Ankara Mustafa TUNA and discussed our bilateral relations between Mogadishu and Ankara,” said Osman in a Twitter post.
Mogadishu mayor and his delegation also met with high ranking Turkish officials in Ankara, including Heyrettin Gungor, Secretary General of the Union of Municipality of Turkey.
This is the first visit by Mogadishu mayor to Turkey since his appointment in January 2018. Prior to this post, he served as the Information Minister of Somalia.
The Somali government has praised Turkish role in the country.
Scroll down for pictures:
http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/04/unnamed3-1-271x300.jpg 271w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/04/unnamed3-1-768x849.jpg 768w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/04/unnamed3-1-926x1024.jpg 926w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/04/unnamed3-1-696x770.jpg 696w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/04/unnamed3-1-1068x1181... 1068w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/04/unnamed3-1-380x420.jpg 380w" sizes="(max-width: 1180px) 100vw, 1180px" />http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/04/unnamed4-285x300.jpg 285w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/04/unnamed4-768x810.jpg 768w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/04/unnamed4-971x1024.jpg 971w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/04/unnamed4-696x734.jpg 696w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/04/unnamed4-1068x1126.jpg 1068w, http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/04/unnamed4-398x420.jpg 398w" sizes="(max-width: 1180px) 100vw, 1180px" />
The post Mogadishu mayor meets with his Ankara counterpart appeared first on Shabelle.

Mogadishu mayor meets with his Ankara counterpart

$
0
0

The Mayor of Mogadishu and Governor of Benadir Region Abdirahman Omar Osman who is currently on working visit in Turkey met with his Ankara counterpart Mustafa Tuna.
Osman said he held fruitful talks with Tuna, where they the improving relations between Mogadishu, the Somali capital and Ankara.
"I had a fruitful meeting with the Mayor of Ankara Mustafa TUNA and discussed our bilateral relations between Mogadishu and Ankara," said Osman in a Twitter post.
Mogadishu mayor and his delegation also met with high ranking Turkish officials in Ankara, including Heyrettin Gungor, Secretary General of the Union of Municipality of Turkey.
This is the first visit by Mogadishu mayor to Turkey since his appointment in January 2018. Prior to this post, he served as the Information Minister of Somalia.
The Somali government has praised Turkish role in the country.Scroll down for pictures:

storvideo: 

Dowladda Soomaaliya oo u jawaabtay Imaaraadka Carabta

$
0
0

Dowladda Soomaaliya oo u jawaabtay Imaaraadka Carabta
Apr 11, 2018 -
Dowladda Soomaaliya ayaa si kulula uga jawaabtay cambaarayn uga timid wadanka Imaaraadka Carabta taasoo la xiriritay lacagtii ciidamada amnigu ay ku qabteen garoonka diyaaradaha ee Muqdishu maalintii Axaddii aynu ka soo gudubnay.
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay tallaabada ay qaadday waxayna sheegtay in safiirka imaaraadka ee Muqdishu uu diiday in boorsooyinkaas la mariyo qalabka baaritaanka iyaga oo aan la furin.
Sarkaal u hadlay Soomaaliya waxa uu sheegay in in boorsooyin aan ahayn kuwo diplomaasiyeed in loo adeegsado ujeedooyin diblomaasiyadeed waxay laalaysaa xasaanaddii ay cahdiga Vienna ee xiriirka diplomaasiyadeed.
Waxaa kale oo uu sarkaalkaasi uu sheegay in is fagaradka ay gaadheen Soomaaliya iyo imaaraadka uu waqtigiisii dhammaaday sannadkii 2016-ka.
Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Imaaraadka Carabta ayaa war saxaafadeed ay soo saartay waxay ku sheegtay in ciidamada amnigu ee Soomaalidu ay qoryo ku qabteen dadkii diyaaradda saarnaa isla markaana ay kala wareegeen $9 milyan iyo 600 kun oo dollar, waxayna ku tilmaantay tallaabadaasi mid sharci-darro ah oo xadgudub ku ah shuruucda caalamka.
Imaaraadka ayaa sheegay inay arrintaasi jebinaysay is-afgarad ay horey u gaareen Soomaaliya iyo Imaaraadka sannadkii 2014-ka.
Xigasho:- Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed ee SONNA
English News
storvideo: 

Wasaaradda Arrimaha Dastuurka oo tababar u furtay...

$
0
0

Tababar ku saabsan sare u qaadidda tayada howlaha maamulka ayaa u furmay qaar kamid ah shaqaalaha Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo socon doona mudo saddex bari ah si loo dardargeliyo howlaha muhiimka ah ee Wasaaradda laga sugayo. Tababarkan ayaa ka kooban qaybo kala duwan oo ay kamid yihiin hawlaha maamulka, qorsheeynta, isticmaalka [...]
storvideo: 

Heritage oo War Ka soo Saartay Tahriibka Soomaalida

$
0
0

Mac-hadka Heritage ee Cilmibaarista ee fadhigiisu yahay magaalada Muqdisho ayaa soo saaray cilmi baaris uu ka sameeyay arrimaha ku xeeran tahriibka dhalinyarada Soomaaliyeed.
Cilmibaaristan oo laga sameeyay todobo magaalo oo waaweyn oo Somaliya ku yaala ayaa waxey sheegtay in dhalinyarada ay u tahriibaan, shaqo la'aan, cadaalad darro dhinaca shaqaaleysiinta ah, amni xumo iyo iyagoo aysan u muuqan rajo.
Maxamed Colaad Xasan ayaa daraasadan ka wareystay, Mahad Waasuge, oo ah ninka qoray daraasadan. Khadka Taleefanka ee Muqdisho ayuu kula xiriiray.
storvideo: 

Dhageyso Bar. Dhaqanka iyo Hiddaha, Qeybta 416-aad

$
0
0

[unable to retrieve full-text content]Dhagaystayaal ku soo dhawaada Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha, oo uu soo jeedinayo Axmed Faarax Cali (Idaajaa).
storvideo: 

Duqa Muqdisho oo Ankara Kula Kulmay Dhiggiisa

$
0
0

Guddoomiyaha gobolka Banaadir, ahna duqa magaalada Muqdisho,  Injineer Cabdiraxman Cumar Cusmaan Yariisow ayaa maalmahan booqasho shaqo ku joogay magaalada Ankara ee dalka Turkiga.


USA: Itoobiya Ha Xushmeyso Xaquuqul Insaanka

$
0
0

Aqalka Wakiilada ee dowlada Mareykanka ayaa shalay ansixiyay qaraar ugu baaqaya dowlada Itoobiya in ay kordhiso ixtiraamka xuquuqda aadanaha, nidaamka sharciga ah iyo dumoqraadiyadda.

Daawo: Taliyaha Xabsiga Burco oo Ka jawaabay Maxbuus...

$
0
0

Daawo: Taliyaha Xabsiga Burco oo Ka jawaabay Maxbuus La sheegay in uu ka baxsaday Xabsiga Jawaabna ka bixiyey Saraakaal Kale oo eedeeyey
[embedded content]
storvideo: 

Hay’adda WHO oo codsatay in ay soo qiimeeyaan magaalada hubka kiimikada lagu weeraray ee Suuriya

$
0
0

Dr Peter Salama oo ka tirsan ha'yadda ayaa waxay sheegay 'inay ka caroodeen warbixinnada iyo sawirrada naxdinta leh ee kasoo baxaayo magaalada Douma'

Hay’adda WHO oo codsatay in ay soo qiimeeyaan...

$
0
0

Ha'yadda caafimaadka adduunka ayaa waxay codsatay in loo ogolaado galitaan si madax bannaan ee magaalada Douma ee dalka Suuriya si ay usoo indho-indheeyaan warbixinnada sheegayo in 500 qof ay ku waxyeeloobeen weerarka hubka kiimikada lagu qaaday halkaasi.
Ha'ayadda ayaa waxay sheegtay in codsigooda ay ooga gol leedahay in caawimaad la siiyo dadka dhibaataysan oo xaaladda caafimaad darrada laga jawaabo iyo qiimaynta saamaynta arrimmaha caafimaadka ay ku reebtay deegaankaasi.
WHO ayaa soo xigatay warbixin sheegayso in 70 qof lagu dilay Suuriya islamarkaana sheegtay in kooxaha caafimaadka inay kusoo wargeliyeen in boqolaal qof ay la dhibaataysan yihiin sunta kiimikada oo ay kamid tahay cirriira dhanka neefsiga ah iyo saamayn neerfaha ah.
Labo ka mid hawlwadeenada caafimaadka ayaa kamid ahaa dadka ay saamaysay weerarka la sheegay in hubka mamnuuca ah loo adeegsaday, sida ku xusan bayaanka kasoo baxay ha'yadda WHO.
Dr Peter Salama oo ka tirsan ha'yadda ayaa waxay sheegay 'inay ka caroodeen warbixinnada iyo sawirrada naxdinta leh ee kasoo baxaayo magaalada Douma'
Dowladda Suuriyaa ayaa diiday eedeymaha ah inay ka dambaysay weerarka kimikada ee dalka Suuriya.
Dowladda Maraykanka ayaa ku hanjabtay inay tallaabo qaadi doonto oo ka dhan ah weerarka suuriya.
storvideo: 

USA: Itoobiya Ha Xushmeyso Xaquuqul Insaanka

$
0
0

Aqalka Wakiilada ee dowlada Mareykanka ayaa shalay ansixiyay qaraar ugu baaqaya dowlada Itoobiya in ay kordhiso ixtiraamka xuquuqda aadanaha, nidaamka sharciga ah iyo dumoqraadiyadda.Qaraarkan ayaa loo arkaa mid farriin xoog leh oo dhinaca wax kabaddalida xuquuqda aadanaha loogu dirayo ra'isulwasaaraha cusub ee Itoobiya Abiy Ahmed.Faah-faahinta warkan iyo waliba Mareykanka oo dalka Chad ka saaray liiska dalalka muwaadiniintooda uu madaxweyne Trump ka mamnuucay in ay soo galaan Mareykanka, ayaa Nur Bukhaari uu ka wareystay Faysal Rooble oo ka faallooda arrimaha Afrika, kuna nool gobolka California.
storvideo: 

Duqa Muqdisho oo Ankara Kula Kulmay Dhiggiisa

$
0
0

Guddoomiyaha gobolka Banaadir, ahna duqa magaalada Muqdisho, Injineer Cabdiraxman Cumar Cusmaan Yariisow ayaa maalmahan booqasho shaqo ku joogay magaalada Ankara ee dalka Turkiga.
Yariisow ayaa sheegay inuu kulan la yeeshay duqa magaalada Ankara, Mustafa Tuna, oo ay ka wada hadleen xiriir wax wada qabsi oo dhex mara labada magaalo.
Guddoomiyaha gobolka Banaadir, ayaaa Falastiin Axmed Iimaan ugu waramay khadka Taleefanka ee Ankara.
storvideo: 

Mashaariic horumarineed oo laga hirgeliyay deegaanka...

$
0
0

Deegaanka Bandarqaali oo ahaa sanadihii u danbeeyay deegaan si weyn looga dareemayay horumaro dhinacyo badan isla markaana intooda badan ah kuwa ay ku gaareen bulshada iyo maamulka deegaankaasi isku tashi iyo wadashaqeyn ayaa waxaa maaanta halkaasi kormeer ku tagay mas'uuliyiin ka tirsan kuwa Gobalka Mudug siyaasiyiin horay xilal kala duwan uga soo qabtay Maamulkii hore [...]
storvideo: 


Trump : Ruushka ha u diyaar garoowo gantaalka aan Suuriya kusoo gamayno

$
0
0

Saraakiil sare oo ka tirsan Ruushka ayaa ku hanjabay in ay diyaar u yihiin in ay u jawaaban haddii Maraykanka ay isku dayaan in ay ku soo ridaan gantaal.

Trump : Ruushka ha u diyaar garoowo gantaalka aan...

$
0
0

Madaxweynaha Maraykanka ayaa bartiisa twitter-ka soo dhigay qoraal uu ku sheegay in Ruushka uu u diyaar garoowo sidii ay u difaaci lahayeen gantaalka lagu weerrari doonno Suuriya si loogu falceliyo suntii kiimikada ahayd ee la sheegay in dowladda Suuriya ku weerrartay meel ka mid ah Suuriya isbuuci lasoo dhaafay.
Saraakiil sare oo ka tirsan Ruushka ayaa ku hanjabay in ay diyaar u yihiin in ay u jawaaban haddii Maraykanka ay isku dayaan in ay ku soo ridaan gantaal.
Trump ayaa wacad ku maray in jawaab adag ay ka bixin doonaan wixii dhacay.
Madaxweyne Bashar al-Assad oo kaalmo militari ka haysta Ruushka ayaa diiday in ay geysteen weerarka kiimikada ah.
Qoraalkiisa Twitterka Trump wuxuu Assad ku tilmaamay "Xayawaan heysta hubka kiimikada".
Sabtidii dad u dhaqdhaqaaqa mucaaridka Suuriya, kooxaha dad badbaadiya iyo hay'addaha gargaarka ayaa sheegay in magaalada mucaaridka ay heystaan ee Douma oo ku taalla bariga gobolka Quuta in ciidammada dawladda soo weerraray iyagoo isticmaalayo sunta kiimakada ah.
Arbacadii Ha'yadda caafimaadka adduunka ayaa waxay codsatay in loo ogolaado galitaan si ay u soo hubiyaan wararka sheegaya in 70 ruux ay ku dhinteen halkaasi, kuwaas oo ay ka mid yihiin 43 qof oo la arkay ay la luudayaan sunta kiimikada.
Maraykanka iyo xulafadiisa Faransiiska iyo Britain ayaa isku raacay arrintan in ay iska kaashadaan waxaana la filayaa in ay u diyaar garoowayaan.
Dowladda Ruushka ayaa sheegtay in wararka sheegaya in Suuriya lagu weerraray sunta kiimikada ay tahay mid lagu daandaansanayo in la xumeeyo xiriirka xooggan ee u dhaxeya Suuriya iyo
Maxaa xiga oo dhici doonna?
Madaxweyanaha maraykanka Donald Trump ayaa hakiyay booqashadiisi ugu horreysay uu ku tegi lahaa Latin America balse arrintaasi waxaa ay u wecisay inuu diiradda saaro arrimmaha Suuriya.
Go'aankaasi ayaa soo jeedinayaa falcellinta maraykanka ee suuriya ee isugu jiro howlgalka dhanka circa ah, sida uu sheegayo wariyaha BBC Washington Barbara Plett Usher.
Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel macron ayaa waxaa uu sheegay in duuqaymaha lala beegsan doono hoowlaha hubka kimikada ee dowladda Suuriya.
Balse wargayska the Times ayaa kusoo warramaya in ra'iisul wasaaraha Britain Therese May ay ugu baaqday madaxweyne trump in uu caddaymo dheeraad ah bixio si loo iftiimiyo eedeymaha dowladda suuriya ee ah weerarka hubka kimikada ee magaalada Douma.
Safiirka Ruushka u fadhiyo qaramada midoobay Vasily Nebenzia ayaa ugua digay xukuumadda Washington inay mas'uuliyadda ay duusha saran doonan tallaabo kasto oo millitari ay qaadan.
Maaliinkii talaadada golaha ammaanka ee qaramada midoobay ayaa ku guuldaraystay inuu ansixiyo qaraar soo jeedinaayo in la unko koox baaritanno ku samayso weerarka Suuriya.
storvideo: 

Somalia says aims to halt UAE funding for troops

$
0
0

As relations with the United Arab Emirates sour over the seizure of millions of dollars in cash, Somalia announced Wednesday it would end UAE funding for its armed forces.
Defense Minister Mohamed Mursal’s comments to reporters came shortly after the UAE condemned what it called an “illegal” move by Somalia to seize $9.6 million from an aircraft at the Mogadishu airport over the weekend.
The UAE’s state news agency, WAM, said some of the 47 Emirati Armed Forces personnel on the plane were held at gunpoint and assaulted by Somali security forces. The money was allocated to support the Somali army and trainees, WAM reported.
“The UAE deplores this violation of international law and norms at a time when the UAE has provided all kinds of political, economic, military and humanitarian support in the darkest conditions to establish security and stability” in Somalia, the foreign ministry statement carried on WAM said.
Somalia’s government has dismissed such reports.
It announced the seizure Sunday, saying security forces boarded the plane and discovered three unmarked bags of cash during routine checks. A security ministry statement said the bags were full of U.S. dollars and an investigation was under way to determine why they had been smuggled into the country.
Somalia’s defense minister said all of the UAE-trained Somali troops would be integrated into army units by Thursday. “It’s our duty as the government to ensure the salaries for our army — not that it has to bother other people,” he said.
Somali officials have long claimed that the UAE-trained troops were taking orders from UAE military advisers rather than Somalia’s government, and that they conducted unilateral raids targeting politicians and others. In recent months the UAE-trained forces repeatedly clashed with other Somali forces, leaving dozens of people dead.
Relations between Somalia and the UAE have been strained since the oil-rich Gulf country’s Dubai-owned DP World port operator began operating a major port in Somalia’s breakaway territory of Somaliland last year. The UAE also has invited Somaliland officials for state visits and is building a military base there, suggesting that the country is moving toward recognizing Somaliland’s independence.
The post Somalia says aims to halt UAE funding for troops appeared first on Shabelle.

Dowladda Imaaraadka oo dacwad ka gudbisay dowladda...

$
0
0

Share on Facebook
Tweet on Twitter
Muqdisho (- Online) - Warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in dowlada Isutaga Imaaraadka Carabta ay dacwad adag ka gudbisay Dowlada Federaalka ah ee Somalia.
Dacwadaan ayaa la sheegay in Dowlada Isutaga Imaaraadka ay u gudbisay Hoggaanka sare ee Jaamacadda Carabta.
Dacwada ay gudbisay Dowlada Imaaraadka ayaa la xaqiijiyay inay ku saleysan tahay Khilaaf Siyaasadeedka ka dhex aloosan labada dal, gaar ahaan lacagta looga qabsaday magaalada Muqdisho.
Dacwada ayaa xoogeeda la sheegay inay tahay mid ay dowlada Imaaraadka kaga dacwooneyso dowlada Somalia, oo ay sheegtay inay ku xadgudubtay xeerarka caalamiga ah ee diblomaasiyadda.
Warqadaha Dacwada Imaaraadka ayaa sidoo kale la sheegay inay qeyb ka tahay in Dowlada Somalia ay caqabad ku tahay heshiisyadii diblomaasiyeed ee labada dhinnac ay galeen, iyo sidoo kale heshiiska dekedda Berbera.
Waxyaabaha ay ka dacwoodeen Imaaraadka Carabta ayaa waxaa ka mid ah lacagtii dhawaan lagu qabtay Garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho oo ay sheegen in aan si wanaagsan loola dhaqmin shaqaalaha diyaarada iyo mas'uuliyiinta Muqdisho ujooga.
Si kastaba ha ahaatee, dacwada ay Imaaraadka u gudbisay Jaamacada Carabta, ayaa kusoo beegmeysa xili dhawaan ay Dowlada Somalia dacwaad ka dhan ah Imaaraadka iyana ay u gudisay Jaamacadda Carabta.- OnlineXafiiska Muqdisho-@live.com
SHARE
Facebook
Twitter
storvideo: 

Taliye Gorod oo ka hadlay sababta keentay inuu qoro...

$
0
0

Share on Facebook
Tweet on Twitter
Muqdisho (Caasimadda Online) -Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed, Jeneraal Cabdiweli Jaamac Xuseen (Gorod), ayaa markii ugu horraysay ka hadlay warqad uu u qoray maalintii Axaddii taasi oo ku socotay maareeyaha garoonka diyaaradaha ee Aadan Cabdulle Cismaan oo uu ku codsanayey in Imaaraadka in loo oggolaado inay la soo baxaan lacago ay la soo degayeen.
Sida warqadda ay ku qornayd, Gorod, waxa uu ku sheegay inay uga imanaysay magaalada Boosaaso.
Taliyaha Ciidamada Xoogga oo wareysi siiyey Idaacadda VOA qeybteeda ku hadasho afka Soomaaliga ayaa sheegay inuu isaga waraaqdaas qoray isla markaasna uu amray in loo fasaxo.
Taliyaha oo la waydiiyey haddii uu isaga la socday tirada lacagta lasoo dajinayey iyo haddii lagu war geliyey ayaa tilmaamay inuusa waxba kala socon lacagtaas, wuxuuna shaaciyey in taliyaashii ka horreeyeyba ay sidaas ugu fasixi jireen.
Wuxuu intaas ku daray inuusan ka warqabin tirada lacagta ay awal lasoo dagi jireen, sidoo kalana wuxuu sheegay inuu isaga ugu badnaan lacagtaas ku qiyaasayey ilaa 1 ama 2 Malyan.
Taliyaha ayaa la waydiiyey sidoo kale waqtiga waraaqda uu qoray, wuxuuna sheegay inuu aheyd isla maalintii lacagta la qabtay oo ku beegneyd Axaddii lasoo dhaafay.
Taliyaha oo sidoo kale wax laga waydiiyey haddii uu madaxweynaha iyo ra'isulwasaaraha waraaqdaan uu kala tashtay ayaa xusay inaysan muhiim aheyn inuu madaxda sare kala taashto maadaama ay arrintaan tahay arrin ciidan isla markaasna ay imaaraadka kusoo war geliyeen inay tahay Mushaarka iyo Raashinka Ciidamada ay dowladda u tababreen.
Ugu dambeyntii Taliyaha ayaa caddeeyey in ciidamada ay Imaaraadka tababreen lagu kala dari doono ciidamada dowladda isagoo tilmaamay inuusan waxba ka qabin haddii ay dowladda Soomaaliya baaritaan ku sameysaneyso lacagtaas iyo halka loo waday.Haddaba halkaan hoose ka dhageyso Wareysiga taliyahahttps://www.-.net/wp-content/uploads/2018/04/a712224b-1637-4f45-9799-e93f3cfe59d5_48k.mp3- OnlineXafiiska Muqdisho-@live.com
SHARE
Facebook
Twitter
storvideo: 

Viewing all 54547 articles
Browse latest View live