Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Agaasimaha Hey’adda Socdaalka Soomaaliya oo la...

$
0
0

SHARE
Facebook
Twitter

Muqdisho (SONNA), Agaasimaha guud ee Hey'adda Socdaalka iyo Jinsiyada Soomaaliya, Mudane Maxamed Aadan Koofi oo safar shaqo ku gaarey dalka Jabuuti, ayaa maanta la kulmey taliyaha booliiska iyo taliyaha socdaalka dalka Jabuuti.
Kulanka oo ka dhacey Taliska booliiska Dawladda Jabuuti, ayaa laga wadahadley iskaashi laga yeesho arimaha socdaalka, isweydaarsiga khibradaha iyo xuduudka dhulka ee u dhaxeeya labada dal.
Agaasimaha oo ay safarka ku wehlinayeen saraakiil ka socota xaafiiska xariirka dibadda ee HSJ ayaa uga mahadceliyey taliska booliiska Jabuuti soo dhoweynta iyo weliba wadashaqeynta hadda jirta.
SHARE
Facebook
Twitter
Previous articleDad ku dhintay is-buurasho ka dhacday Burkina Faso
Next articleXildhibaano ka tirsan Golaha Aqalka sare oo maanta booqday Xabsiga dhexe ee Xamar "Sawirro"

storvideo: 


Xildhibaano ka tirsan Golaha Aqalka sare oo maanta...

$
0
0

Muqdisho (SONNA), Ururka ay ku midoobeen Gabdhaha ku jira golaha Aqalka Sare ee Barlamaanka Soomaaliya, ayaa maanta Howlo shaqo ah ku tagay Xarunta Taliska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed iyo Xabsiga dhexe ee Xamar.
Sanataradaasi ayaa waxay la kulmeen taliyaha guud ee ciidanka Asluuubta Soomaaliyeed Sarreeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac oo xafiiskiisa uu ku soo dhaweeyay, waxa uuna uu warbixin ka siiyey shaqada ka socta taliska.
Ujeedka booqashada shaqo ee ay ku yimadeen xildhibaanadan ka tirsan Aqalka sare ayaa eheyd siddii ay u oggaan lahaayeen gabdhaha ku jira ciidanka Asluubta Soomaaliyeed, kuwaas ka mid noqanaya Ciidamada xaslinta -.
Sidoo kale waxaay boqdeen qeybaha kala duban ee ay ka koobantahay warshada Xabsiga dhexe ee Xamar, iyaggoo u riyaaqay howlaha ka socda warshada iyo dadaalada ka socda taliska.
Taliye ku xiggeenka Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed S/guuto Cabdikariim Cali Afrax, ayaa u mahad celiyay booqashada ay ku yimadeen talisa Ciidanka Asluubta Sanatarada Aqalka sare ka tirsan, waxaan uu sheegay in ay sii labojibaari doonaan howlaha shaqo ee Qaranka ay u hayaan.
Sanatar Zamzam Daahir Maxamuud Xoghayaha Ururka ay ku mideysan yihiin Haweenka Xildhibaanada Golaha Aqalka Sare, ayaa faah faahin ka bixisay ujeedka booqashadooda.

storvideo: 

NRC: Fatahaadaha Soomaaliya Waxay Saameeyeen 427,000 oo Qof

$
0
0

Daadad xoog leh ayaa ka dhashay roobab culus oo maalmihii la soo dhaafay ka da’ayay degaanno badan oo ka mid ah Soomaaliya.

Dibadbaxyo looga soo horjeedo xariga Boqor Buur-Madow Oo ka dhacay Burco

$
0
0

Burco ( Sh. M. Network )-Dibadbaxyo xoogan oo looga soo horjeeday xukunka xariga ah ee shalay Soomaaliland ay ku riday Boqor Cismaan Aw Maxamuud “Boqor Buur-Madow’ ayaa maanta ka dhacay magaalada Burco gobolka Togdheer ee Waqooyiga Soomaaliya.
Dibadbaxayaasha oo isugu soo baxay gudaha magaaladaasi iyo nawaaxigeeda ayaa waxa ay dareenkooda ku muujinayeen, sida ay uga xun yihiin xariga Boqorkaasi.
Waxaana dibadbaxayaashu ay ku qeylinayeen erayo ka dhan ah madaxda sare ee maamulka Soomaalilnad.
Maxkamadda Hargeysa ayaa shalay xukun 5 Sano oo xabsi ah ku riday Boqor Buur-Madow oo si weyn looga yaqaano deegaanada Soomaaliland.
Waxaana lagu eedeeyay in uu waday arrimo ka dhan ah jiritaanka Soomaaliland iyo in uu tagay ogolaansho la’aan deegaanada maamulka Puntland.
15-kii bishan ayey ahayd markii sidan oo kale S/land ay xukun ugu riday Naciimo Axmed Qorane oo lagu eedeeyay Qaran dumis, taas oo lagu xukumay 3-Sano oo xabsi ah.
The post Dibadbaxyo looga soo horjeedo xariga Boqor Buur-Madow Oo ka dhacay Burco appeared first on Shabelle.

Midowga Afrika Oo tababar u qabtay Ciidamo ka tirsan kuwa HirShabelle

$
0
0

Jowhar ( Sh. M. Network )-Howlgalka nabad ilaalinta Ururka Midowga Afrika ayaa tababar la xiriira dhinaca arrimaha gargaarka ku qabtay magaalada Jowhar ee xarunta dowlad goboleedka HirShabelle.
Tababarkaasi oo soconaya labo maalmood ayaa waxaa ka qeyb galay saraakiil ka tirsan Booliska AMISOM ,Booliska Soomaaliya, saraakiil ka tirsan milateriga Soomaaliya iyo qaar ka mid ah madaxda Ururada gargaarka.
Abdul Diabagate oo ah madaxa qeybta gargaarka ee AMISOM ayaa sheegay in u jeedka tababarka uu yahay mid la doonayo in Ciidamada ay ka qeyb qaataan gargaarka la gaarsiinayo dadka nugul.
Waxaana uu intaasi ku daray in sidoo kale la abuurayo jawi ay isku fahmi karaan Ciidamada iyo weliba beesha gargaarka.
Captain Billy Logwee oo howlgalka AMISOM u qaabilsan dhinaca xiriirka bulshada ayaa xusay in muhiim tahay is dhexgalka dhex mara shacabka ku dhaqan deegaanada ay ka howlgalaan Ciidamada Midowga Afrika.
Maxamed Xasan Maxamuud oo ah sarkaal ka tirsan Ciidamada Milateriga Soomaaliya, qeybna ka ahaa tababarka ayaa sheegay in ay ka qeyb geli doonaan samata bixinta dadka ku waxyeeloobay fatahaadaha ku dhuftay magaalada Baladweyne ee xarunta G/ Hiiraan.
The post Midowga Afrika Oo tababar u qabtay Ciidamo ka tirsan kuwa HirShabelle appeared first on Shabelle.

Hoggaamiyayaasha Labada Kuuriya oo Kulmay

$
0
0

Hoggaamiyaasha Labada Kuuriya ayaa ku heshiiyay in ay ka wada shaqeeyaan sidii hubka niyukleerka looga baabi'in lahaa dhulka Kuuriya, kadib kulan taariikhi ah oo ay ku yeesheen dalka Kuuriyada Koofureed.

Faaqidaadda: Dilalka Dhalinyarada Soomaaliyeed ee Qurbaha

$
0
0

Ku soo dhawaada barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka, oo aan maanta diiradda ku saari doonno dilalka dhalinyarada Soomaaliyeed ee qurbaha, gaar ahaan Waqooyig Ameerika.

Somalia mulls integration of pro-gov’t militia into security force

$
0
0

The African Union Mission in Somalia (AMISOM) said Friday it has kicked off a two-day training on biometric registration for Somalia government staff to help spearhead the integration of pro-government militias into the national security forces.
The course which is being conducted by AMISOM Police is aimed at training officials from the ministry of internal security to acquire the necessary skills needed to register members of armed pro-government groups operating in Galmudug state in central Somalia.
“This particular exercise is being done to capacitate the officers to go to Galmudug state to also register the regional forces there,” Paul Kissi Frimpong, AMISOM Police Deputy Coordinator in charge of Reform, Restructuring, and Development said in a statement released in Mogadishu.
Frimpong said the pan African mission’s Police decided to train Somali officers to be part of the exercise after the Federal Government requested the AU Mission’s aid in registering the pro-government armed groups.
“Apart from the Somali National Army, some of these states have some security forces that have been supporting them to fight the al-Shabab. These forces are outside the SNA and (those are the ones) we are going to register,” he added.
Frimpong said the exercise was part of AMISOM’s plans to develop the capacity of the Somali national security forces to enable it to take over security responsibilities once AMISOM exits.
“We want to capacitate them (Somali officers), give them the skills to be able to assist in the ongoing exercise of registering the regional forces. As you are aware AMISOM is transitioning which means that the Somali security forces must take over all security responsibilities,” said Frimpong.
The AU mission has already trained a team of officers in Jubbaland and South West states to perform the same function.
In March, AMISOM and Somali security officers commenced the registration of Darwish militia in Jubbaland to pave way for their integration into the Somali national security forces.
The Darwish militia group has been helping the Jubbaland administration fight al-Shabab militants and restore law and order.
The post Somalia mulls integration of pro-gov’t militia into security force appeared first on Shabelle.


Inta badan Xaafadaha Baladweyne Oo laga Barakacay

$
0
0

Baladweyne ( Sh. M. Network )-Inta badan waxaa laga barakacay Xaafadaha magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, kadib markii uu magaaladaasi ku fatahay Wabiga Shabelle.
Waxaa dhex ceegaaga gudaha Baladweyne Biyo fara badan oo buux dhaafiyay xaafadaha magaaladaasi.
Arrimahan ayaana saameyn ku yeeshay shaqadii Garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif, goobihii waxbarashada iyo xarumihii Ganacsiga M/ Baladweyne ee xarunta  Hiiraan.
Dadka illaa iyo iminka ka barakacay magaaladaasi ayaa lagu qiyaasay illaa 900 oo Qoys, sida ay sheegeen mas’uuliyiin ka tirsan maamulka gobolkaasi.
Dhinaca kale wararka ka imaanaya magaalada Buurdhoobo ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in barakac xoogan uu ka bilowday halkaasi, kadib markii uu ku fatahay Wabiga Jubba ee mara gobolkaasi.
Dadka danta yar oo ay saamyeen fatahaada Wabiyadaasi ayaa ka codsadaya hay’adaha Samaflka iyo dowladda dhexe in ay la soo gaaraan gurmad deg deg ah.
The post Inta badan Xaafadaha Baladweyne Oo laga Barakacay appeared first on Shabelle.

Shan dhacdo oo ku saabsan kullanka Kim iyo Moon

$
0
0

Sanadkii 2000, kulan ka dhacay magaalada Pyongyang, waxaa halkaas tagay madaxweynaha Kuuriyada Koonfureed Kim Dae-jung, maadaamaa uu 17 sano ka yaraa hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi, kaas oo sheegay in ay mudantahay in ninka yar uu soo booqdo kan weyn.

Foorno nin Tunisiyan leeyahay oo rootiga loogu dubo madaxweynaha Faransiiska

$
0
0

Guddi ka kooban 15 qof oo uu ka midyahay ninkii ku guuleystay sanadkii hore ayaa soo xushay rootiga Maxamuud, iyaga oo dhadhamiyay 138 nooc oo rooti ah muddo afar saacadood ah.

Haweenay shabakada YouTube ilmo isaga dhalisay kaligeed !

$
0
0

Waxa ay isticmaashay xariga kabaha raga si ay u goyso xuddunta ilmaha.

Daawo: Gudoomiyaha Iyo Xoghaya Gudida Beesha Bicide...

$
0
0

Daawo: Gudoomiyaha Iyo Xoghaya Gudida Beesha Bicide oo Ka gilgishay Xadhigii Boqor Buurmadaw kuna sheegay in Garsoorihii hadalo jees jees ah ku hadlaayey
[embedded content]
storvideo: 

Daawo: Tartanka Orodka 5000 ilaa 10, 000 Oo ka...

$
0
0

Daawo: Tartanka Orodka 5000 ilaa 10, 000 Oo ka dhacay Magaalada Hargaysa iyo Oroyahanadii ku guulaystay Tartankasi oo
[embedded content]
storvideo: 

Daawo: Dhismaha Wadadii Ceerigaabo Ee Siiraanyo Road...

$
0
0

Daawo: Dhismaha Wadadii Ceerigaabo Ee Siiraanyo Road Oo Dib Loo Bilaabay Iyo Dadweyaha Reer War-idaad oo Soo dhaweeyey Arintani
[embedded content]
storvideo: 


Daawo: ” Anigu Somaliland dhinac Ka Raran Ma...

$
0
0

Daawo:" Anigu Somaliland dhinac Ka Raran Ma Taageersani ... Cadaalada Aan ka hadlayaa Waxay ku socotaa Kominshanka Oo laba nin ayay kala saari kari waayeen maxaad u malaynaysaa Doorasho..." Sheekh Aadan Siiro
[embedded content]
storvideo: 

Wasiir Maareeye oo Heshiisyo kala duwan isla...

$
0
0

April 27, 2018 | Filed under: Wararka | Posted by: Somalisan News
Wafdi uu hugaaminayo Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha ee Xukuumadda Federalka Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo maalmahaan booqasho rasmi ah ku joogey Dalkani Kuwait ayaa halkaasi kulamo kula qaatay dhigiisa dalka Kuwait oo ay wada gaareen heshiiis is afgarad ah.
Booqashada Wasiir Maareeye oo ay ku wehliyeen ganacsato Culumaaudiin iyo xubno kale ka tirsan Wasaradda Qanacsiga ayaa ah mid lagu xoojinayo xariirka ganacsi ee u dhaxeeya labada dowladood Kuwait iyo Soomaaliya.
Wasiir Maareeya aya dhigiisa kulanka ay wada qaateen kaddib kala saxiixday heshiis qodobo dhowr ah oo dhinacyo badan taabanaysa, taasoo wax ku ool u ah labada dowladood
Sidoo kale Wasiirka ganacsiga ayaa kulamo la yeeshay madax kala duwan iyo maal qabeeno , taasoo lagu sii xoojinayay xariirka labada dowladood, isla markaana ugu mahadceliyay soo dhaweynta baaxada leh oo ay u fidiyeen isaga iyo wafdigii la socday.
Wasiirka gancsiga ayaa u mahad celiyay diblomaasiyiinta Safaaradda Soomaaliyeed ee dalka Kuwait oo ugu horeeyo siihaayaha Safaaradda Abiib Musa Farax oo had iyo jeer ku howlan xoojinta xiirika labada dowladood.
Hashiiskaan ay wada saxiixdeen labada Wasiir ee Kuwait iyo Soomaaliya ayaa la filaaya inuu wax ka badali doono hab u socdka kobcinta dhaqaalaha iyo horumarinta dalka oo ay ku talaabsaneyso dowladda Faderaalka Soomaaliya.
Wasiirka Ganacsiga Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa ka qeyb qaley shir qanacsi oo ay ku kulmeen dowlado badan.
Ugu dambeyn Wafdiga Wasiirka ayaa ka soo amba baxay dalka Kuwait kuwaasi oo ku soo wajahan caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Share this:

Related
storvideo: 

VIDEO Mid Kamida Musharixiinta Gud Baarlamaanka...

$
0
0

Wararki hore
Wararki hore
storvideo: 

Abiy Axmed oo doonayo in uu xaddido muddada xilka ra'iisalwasaaraha Itoobiya

$
0
0

Ra'iisalwasaariha Itoobiya ee dhowaan la magacaabay Abiy Ahmed ayaa sheegaya in uu qaadayo tallaabooyin cusub oo lagu xaddidayo muddada xilka uu haynayo Ra'iisalwasaaraha, taas oo lagu soo koobayo laba xilli doorasho oo kaliya.

Abiy Axmed oo doonayo in uu xaddido muddada xilka ra...

$
0
0

Ra'iisalwasaariha Itoobiya ee dhowaan la magacaabay Abiy Ahmed ayaa sheegaya in uu qaadayo tallaabooyin cusub oo lagu xaddidayo muddada xilka uu haynayo Ra'iisalwasaaraha, taas oo lagu soo koobayo laba xilli doorasho oo kaliya.
Haatan sharciga waddanka ayaa u oggolaanaya ra'isalwasaaraha in xilka uu hayo mudda aan cayineen.
Tallaabadaan ayaa ka mid ah isbedello uu Mr Abiy horay u ballan qaaday inkastoo waddanka uu weli ku jiro amarka deg-degga ah.
Ra'iisul wasaaraha Itoobiya oo "si xun loo xigtay"
Itoobiya oo siidaynaysa 2,000 oo maxaabiis ah
Ra'iisulwasaaraha cusub ee Itoobiya oo raaligalin bixiyay
Ra'iisalwasaarihii isaga ka horreyay Hailemariam Desalegn, ayaa si lama filaan isku casilay bishii febaraayo iyadoo wadanka uu wajahayay dibed baxyo looga soo horjeeda dowladda.
Mr Abiy ayaa ka soo jeeda qowmiyadda ugu badan Itoobiya ee Oromda, kuwaasoo muddo dheer ku andacoonayay in la xaqiray.
storvideo: 

Viewing all 54547 articles
Browse latest View live