Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Fadeexad ka dhalatay musaarica lagu qabtay Sacuudiga

$
0
0

Maamulka ciyaaraha ee dalka Sacuudiga ayaa raaligelin ka bixiyay wax ay ku tilmaameen muuqaallo anshax xumo ah oo laga dhex arkay tartankii legdinta ee Jimcihii.


Barnaamijka Dhacdooyinka Todobaadka

$
0
0

Barnaamijka Dhacdooyinka Todobaadka, waxaa soo diyaariyay soona jeedinaya Jamal Axmed Cusman.

Aqoon Isweydaarsi looga hadlayey Ka hortagga...

$
0
0

Home WARARKA GUDAHA Aqoon Isweydaarsi looga hadlayey Ka hortagga Tacadiyada iyo Askareynta Caruurta oo lagu...
SHARE
Facebook
Twitter
SHARE
Facebook
Twitter
Previous articleWasiir Xagaa "Falkan waa mid ay argagaixsadu ku dooneyso in ay ku xagal daaciso nabadgalyada ka hanaqaaday Galkacyo"

storvideo: 

VIDEO Dhul ciidanka amniga la siiyey iyo Guddi Gudi...

$
0
0

[embedded content]
kulan ay isugu yimaadeen saraakiisha ciidanka boliceka iyo wasiiro ka tiran tirsan xukuumada fadaraalka soomaliya loogana arinsanayey qaabka loo heli lahaa ciidamo suga amaanka dakada weyn ayaa ka dhacay magaalada Muqdisho
Wasiirka Amniga xildhibaan Maxamed Abuukar Islow ducaale ayaa warbixino ka dhegeyrtay wasaradaha maaliyada iyo dakadaha iyo xubno ka tiran saraakiisha ciidanka Boliceka waxaana ugu danbeyntii la isku afgartay in ciidamada anmiga gudaha dakada laga siiyo dhul ay ka dhsitaan saldhig dabooli kara baahiya amni ee ka jira
Wasirka Amniga ayaa soo dhaweeyey dhulka lagu wareejiyey waxaana ka mid ahaa hadaladiisii
dhanka kale shir deg deg ah oo ay iskuugu yimaadeen golaha wasiirada oo uu shir gudoominayey raiisal wasaare Xasan Cali kheyre ayaa waxaa ka qeybgalay xubno ka socday deeqbixiyayasha waxaana intii uu socday shirka asi diirada lagu saaray sidii gurmad loo gaarsiin lahaa qoysaska uu ku fatahay wabiga shabeelle
guntii iyo gabagabadii ayaa waxaa saxaafada la hadlay raiisalw asaare Xasan Cali kheyre uxuuna ugu baaqaday in gargaar deg deg ah laga gaaro gobolada ay daadadka iyo fatahaaduhu saameeyeen
Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali kheyre ayaa Xafiiskiisa uu Maanta kulan kula qaatay Guddiga Musiibooyinka qaranka,Hey'adda qaxootiga qaranka, Hey'adaha maxaliga ah, Ganacsatada iyo bulshada qeybaheeda kala duwan,kaas oo looga hadlayay xaalada Baladweyne.
Ra'iisul Wasaaraha ayaa guddiyada kala duwan ee Hay'adaha gargaarka ayaa waxa ay isku raaceen in sideg deg ah loogu gurmado Dadka uu saameeyey fahaada Wabiga Shabeelle ee ku nool Baladweyne.
Sidoo kale Ra'iisul Wasaaraha ayaa waxa uu kulan kale isugu yeeray Safiirada dalalka saaxiibka la ah Soomaaliya si ay iyana uga qeyb qaataan sidii dadkaasi baladweyne ka qaxaya ee uu Wabiga saameeyey loogu gurman lahaa.
Dhinaca kale waxaa la magacaabay guddi uu guddoomiye u yahay Ra'iisul Wasaare ku xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) guddigaas oo ka shaqeyn doona sidii dadkaasi loogu gurman lahaa.
Ra'iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay awoodeeda isugu geyn doonto Magalada Baladweyne.
Share this:
Related
storvideo: 

Daawo: ” Boqor Buurmadaw Waa la xidhay odayaashii...

$
0
0

Daawo:" Boqor Buurmadaw Waa la xidhay odayaashii kulmiye ugu ololaha badnaa ayuu ahaa waxaa loo xidhay xisbiga iska soo wareeji kumana qanacsanin dariiqii loo maray xadhigiisa .. Muuse na way isku ogaayeen safarkiisa" Ciro
[embedded content]
storvideo: 

Xasan Cali Kheyre oo Kormeer Howleyd ku tagaya...

$
0
0

R/wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa ku sii jeeda magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan oo fatahaad ay go'doomisay.
R/wasaaraha iyo wafdigiisa ayaa lagu wadaa inay magaalada Beledweyne ku tagaan diyaarad Helikobar ah, taasoo ay ugu wacan tahay in garoonka magaalada Beledweyne ay biyo fadhiyaan oo in muddo ah aanu shaqeyneynin.
Kormeerka R/wasaaraha ayaa ku saabsan sidii uu indhihiisa ugu soo arki lahaa xaaladda magaalda Beledweyne oo inta badan dadkii ku noolaa ay ka barakaceen, iyadoo xaalad culus ay ku heysato daafaha magaalada.
Xukuumadda Soomaaliya ayaa guddi u saartay gurmadka dadka ku waxyeeloobay fatahaadda webiga Shabelle ka geystay gobollada Hiiraan iyo Sh/Dhexe.
Share this:
Related
storvideo: 

VIDEO Taliska Ciidanka Bolice ka Somalia Oo Tobabaro...

$
0
0

Wararki hore
Wararki hore
storvideo: 

Daawo /wareysi: Maxamuud Ibraahim ( Xiis Balaaki )....

$
0
0

Daawo /wareysi: Maxamuud Ibraahim ( Xiis Balaaki ). oo u ciyaarijirey Gobolkii waqooyi Galbeed ee Somalia 80 tamaadkii. BRISTOL-UK
[embedded content]
storvideo: 


Xildhibaan katirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo...

$
0
0

Allaha u naxariistee Xildhibaan katirsanaa Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Goordhow ku geeriyooday Magaalada Muqdisho ee - Soomaaliya.
Xildhibaan Khaliif Cabdullaahi Dheere oo katirsan Baarlamaanka ayaa Goordhow oo caawa ah ku geeriyooday Isbitaalka Madiina ee Muqdisho.
Ehlada Xildhibaanka ayaa xaqiijiyay in Xildhibaanku uu daqiiqado ka hor dhintay.
Xildhibaanka ayaa 3-dii bari ee la soo dhaafay ku xanuunsanayay Muqdisho.
Waa Xildhibaankii 4-aad ee katirsan Baarlamaankaan 10-aad ee dhinta isaga oo xildhibaan ah.
Allaha u wada raxmadee horay waxaa u dhintay Xildhibaan Bootaan Ciise Caalin , Xildhibaan Cabaas Sheekh Cabdullaahi Siraaje iyo Siciid Xasan Geedi iyo Xildhibaanka caawa Geeriyooday.Xasan Maxamed Samatar Cowke Puntland Post Muqdisho
The post Xildhibaan katirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo Muqdisho ku Geeriyooday appeared first on Puntland Post.
storvideo: 

Yey kala yihiin Madaxda Saddex Hay’adood ee loo...

$
0
0

Share on Facebook
Tweet on Twitter
Muqdisho (- Online)-Waxaa lagu wadaa in maalinta Isniinta ah ay dhacdo doorashada Guddoomiyaha baarlamaanka Somalia ee bedeli doona Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari.
Guddiga doorashadda ayaa mar kale xaqiijiyay in maalinta Isniinta ah ay dhici doonto doorashadda Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya, isla markaana Musharaxiinta laga doonaayo inay ka faa'iideystaan wakhtigooda.
Guddiga doorashada ayaa la sheegay in doorashada ay ku martigaliyeen kor joogtada madaxda Saddex Hay'adood oo ka tirsan dowlada.
Guddoomiyaha Guddiga doorashada guddoonka Golaha Shacabka Nuur Iidow Beyle ayaa sheegay in doorashada ay kaliya kor joogto ka noqon doonaan Madaxda:-
1-Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdillaahi.
2-Guddoomiyaha Maxkamada Sare Ibraahim Iidle Suleymaan.
3-Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka qaranka Xaliimo Yareey.
Guddoomiyaha Guddiga, ayaa sheegay in wixii ka badan Madaxda Seddexda Hay'adood aan loo ogolaan doonin inay Kor joogto ka noqdaan Doorashada dhaceysa Isniinta bari danbe ah.
Docda kale, Musharaxiinta u taagan xilka ayaa intooda badan ku jira diyaar garowgii ugu dambeeyay ee doorashadda, waxaana sharaxan ilaa 11 Musharax oo dhammaantood Xildhibaano ah.- OnlineXafiiska Muqdisho-@live.com
SHARE
Facebook
Twitter
storvideo: 

Daawo: ” Waxaa Jiray Rag Nagu Markhaati Furay...

$
0
0

Daawo:" Waxaa Jiray Rag Nagu Markhaati Furay Maxakamadii oo uu ka mid ahaa Cabdi Laangadhe iyo Aadan Waale Oo uu Faysal Noo keenay" Cumar Ciise Cawaale oo ka sheekanaaya Xadhigii isagoo Sheegay in uu ahaa ragii ugu Xabsiga Yaraa Koxdii UFFO
[embedded content]
storvideo: 

Dhegeyso Madaxweyne Waare ”150.000 oo qof ayaa ka...

$
0
0

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabeelle Mudane Maxamed Cabdi Waare oo isaga oo ku sugan Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan Waraysi gaar ah siiyay Radiomuqdisho Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya waxa uu uga waramay saameynta fatahaada wabiga Shabeelle ee mara magaaladaasi. Madaxweynaha Hirshabeelle waxa uu sheegay in dadka ka barakacaya fatahaada wabigu ay kor u sii kacayaan marba [...]
storvideo: 

Dhageyso Barnaamijka Qubanaha Wararka Shabelle.

Constitutional Review body denies claims that the draft constitution is lost

$
0
0

The Joint Parliamentary Oversight Committee on Constitutional review and Implementation has dispelled the remarks of the first deputy speaker of the Lower House over the altered draft of the constitution.
Early this week, first deputy speaker of the Lower House, Abdiweli Mudey distributed copies of the draft of the constitution to the lawmakers saying it was lost and original draft found.
In a press statement, the committee said the Provisional Constitution adopted by the 9th Parliament in 2012 was the supreme law.
The committee expressed concern over the document distributed by Mudey, saying it was causing confusion among Somali people.
Finally, the statement urged the president to guard the provisional constitution of Somalia.
The post Constitutional Review body denies claims that the draft constitution is lost appeared first on Shabelle.

Constitutional Review body denies claims that the...

$
0
0

The Joint Parliamentary Oversight Committee on Constitutional review and Implementation has dispelled the remarks of the first deputy speaker of the Lower House over the altered draft of the constitution.
Early this week, first deputy speaker of the Lower House, Abdiweli Mudey distributed copies of the draft of the constitution to the lawmakers saying it was lost and original draft found.
In a press statement, the committee said the Provisional Constitution adopted by the 9th Parliament in 2012 was the supreme law.
The committee expressed concern over the document distributed by Mudey, saying it was causing confusion among Somali people.
Finally, the statement urged the president to guard the provisional constitution of Somalia.
storvideo: 


Somali PM forms Committee as floods force 1,000s in the country

$
0
0

Somali PM Hassan Ali Khaire has on Saturday appointed a new committee to respond to the flood crisis in parts of the country.
The 22-member of National Disaster Response committee is tasked to asses the humanitarian catastrophe following floods splashed by Jubba and Shabelle rivers.
The UNOCHA said hundreds of thousands of people have been displaced by floods after the rivers broke their banks in Hiran and Gedo regions.
Speaking at a press conference in Mogadishu, PM Kheire said his government will urgently respond to prevent the crisis from deteriorating into tragic.
He noted that the committee led by the deputy prime minister and will soon start efforts to help the victims who are currently in dire need of assistance.
The post Somali PM forms Committee as floods force 1,000s in the country appeared first on Shabelle.

Somali PM forms Committee as floods force 1,000s in...

$
0
0

Somali PM Hassan Ali Khaire has on Saturday appointed a new committee to respond to the flood crisis in parts of the country.
The 22-member of National Disaster Response committee is tasked to asses the humanitarian catastrophe following floods splashed by Jubba and Shabelle rivers.
The UNOCHA said hundreds of thousands of people have been displaced by floods after the rivers broke their banks in Hiran and Gedo regions.
Speaking at a press conference in Mogadishu, PM Kheire said his government will urgently respond to prevent the crisis from deteriorating into tragic.
He noted that the committee led by the deputy prime minister and will soon start efforts to help the victims who are currently in dire need of assistance.
storvideo: 

Daawo Video:Xildhibaano xogo aan hore loo ogeyn...

$
0
0

Wararka maanta
English news

LATEST ARTICLES
This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish.AcceptRead More
error: Content is protected !!
storvideo: 

Sawirro: Xasan Cali Kheyre oo amar kasoo saaray...

$
0
0

Muqdisho (- Online)- Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa ka taagan xaalad bini'aadanimo tii ugu xumeyd, halkaasi oo ay roobab iyo daad kusoo fatahay ay ugu barakaceen in ka badan 150 kun qof iyo magaaladii oo kala xirantay.
Guryihii shacabka ayaa daadad qaaday, kumamaan qoys ayaa noqday hoy la'aan, cuduro ayaa ka dilaacay, waxaana gebi ahaanba dansan korontadii magaalada, halka ceelashii biyaha ay dadka biyaha ka heli jireen iyo daadkii isku darsameen, waxaa intaas usii dheer in bulaacadihii musqulaha wasaqdoodii ay ku hooreen ceelashii dadka cabayay.
Arrintaasi oo indhaha laga qabsan karin ayaa mudanayaasha laga soo doorto Hirshabeelle ay qeyla dhaan kasoo saareen, iyagoo cambaareyn ay u jeediyeen dowladda kadib, kulan deg deg ah uu Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xassan Cali Kheyre isugu yeeray hay'addaha dowladda, kuwa samafalka iyo safiirada caalamka ee fadhiya Muqdisho.
Kulankaasi ayaa looga hadlay xaalada murugsan ee fatahaada webiga Shabeelle oo dhibaato u geestay bulshada iyo deegaanka Baladweyne iyo Jowhar.
Ra'iisul Wasaare Kheyre ayaa magacaabay guddi ka kooban 22 xubnood oo uu hogaaminayo Ra'iisul Wasaare ku-xigeenkiisa, Mahdi Maxamed Guuleed (Khader), wuxuuna faray in ay kulan deg deg ah ka yeeshaan gurmadkan iyo sida ugu haboon uguna wanaagsan ee loo caawin karo shacabka. Waxuuna ku dhiiri geliyay in ay qorsheeyaan sida ay shaqada u wajihi doonaan.
"Waxaan isku raacnay in aan u gurmanno dadka Soomaaliyeed ee dhibaatadu gaartay sida ugu dhaqsaha badan, dawladda Soomaaliyeedna ay awoodeed ku jiheyso sidii dadkaasi loogu gurman lahaa. Waxaana farayaa hay'adaha sama-falka in gar-gaar walba oo ay hayaan gaarsiiyaan deegaanada dhibaatadu ka taagantahay.
"Dadka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan waxa aan ka codsaneynaa in ay sida ugu dhaqsiyaha badan ugu soo gurmadaan walaalahooda. Gobalada deriska la ah meelaha dhibaatadu ka dhecceen waa in ay u gurmadaan shacabka dhibaataysan", ayuu yiri Ra'iisul Wasaare Khayre.
Dhammaan Safiirada jooga Soomaaliya iyo madaxda Hey'adaha caawiya Soomaaliya ayaa balan qaaday in ay sida ugu haboon qaybtooda uga qaadan doonaan gurmadka qaran ee loo fidinayo shacabka Soomaaliyeed.
storvideo: 

Galmudug oo ku baaqday in loo gurmado Shacabka Magaalada Baladweyne

$
0
0

Dhuuamareeb ( Sh.M.Network):-Kadib Shir Jara’id oo uu ku qabtay Madaxa Xukuumadda Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan Magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa looga hadlay Fatahaada uu ka sameeyay Webiga Shabelle Magaalada Baladweyne.
Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan Madaxa Xukuumadda Galmudug ayaa ku baaqay in loo gar gaaro Shacabka ku nool Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan kuwaas oo uu xusay in iminka ay la daalaa dhacayaan xaalado adag oo Dhanka nolosha ah.
Waxaana uu ugu baaqay dowladda Federaalka , Maamul Goboleedyada iyo Beesha Caalamka in sida ugu dhaqsiyaha badan loogu gurmado dadkaasi ku tabaaloobay Fatahaada Webiga Shabelle.
Hadalka Madaxa Xukuumadda Galmudug ayaa ku soo beegmaya xilli Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan uu ku soo fatahay Webiga Shabelle.
The post Galmudug oo ku baaqday in loo gurmado Shacabka Magaalada Baladweyne appeared first on Shabelle.

Viewing all 54547 articles
Browse latest View live