Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Xildhibaanada Golaha Shacabka oo kulan ka yeelanaya...

$
0
0

Xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa maanta kulan ku yeelanaya xarunta Golaha ee magaalada Muqdisho. Xubnaha Golaha Shacabka ayaa sheegay in Ajendaha maanta horyaala Golahu uu yahay Akhrinta 1aad ee Hindise Sharciyeedka Shirkadaha (company law), kaas oo xiligaan dalka muhiim u ah. Hindise Sharciyeedka Shirkadaha ayaa maanta laga hor aqrin doonaa xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya, iyada oo kulanka [...]
storvideo: 


Cilmi Boodharigii baraha bulshada oo u tagaya gabadhii uu jeclaa

$
0
0

Waxa ay iska barteen qadka, muddo markii ay wada sheekeysanayeena jacayl daran ayay isu qaadeen, haddana waxa ay doonayaan in ay kulmaan.

Ireland provides €3m funding to Somalia humanitarian crisis

$
0
0

The Tánaiste and Minister for Foreign Affairs and Trade, Simon Coveney T.D, and Minister of State for the Diaspora and International Development, Mr. Ciarán Cannon, T.D., today announced Irish funding of €3 million for the severe humanitarian crisis in Somalia.
It is estimated that 5.4 million people in Somalia, almost half of the population, are in need of humanitarian assistance. More than 2 million Somalis are internally displaced, 1 million of whom are in protracted displacement, with many displaced for two decades.
Over the past month, flooding has compounded an already fragile humanitarian situation with over 220,000 people displaced and 720,000 affected.
In 2017, Ireland provided funding of €6.7 million to support the efforts to alleviate humanitarian suffering in Somalia. This assistance was delivered by Ireland’s humanitarian partners including the UN Somalia Humanitarian Fund and NGOs.
Announcing the funding, the Tánaiste said:
“Somalia has been gripped by chronic drought and racked by conflict for over twenty years. It is one of the most challenging environments for humanitarian aid operations, but it is imperative that Ireland and the international community continues to support the humanitarian response to the crises besetting the country.
This funding is a further demonstration of Ireland’s commitment to alleviating the suffering of the Somali people.”
“We will also continue to work with our EU and UN partners to support the Federal Government of Somalia’s efforts to stabilize the country as it emerges from decades of conflict, and bring an end to the insecurity that is contributing significantly to the on-going humanitarian crisis.”
Minister of State Cannon added:
“As well as providing support to our UN humanitarian partners, Irish Aid has also consistently supported the humanitarian work of many of our NGO partners through our Humanitarian Programme Plan, including Trócaire, World Vision Ireland, Concern, Oxfam, International Rescue Committee and Halo Trust. We are proud of the work our NGO partners do to alleviate the suffering of the people of Somalia. Ireland will continue to work internationally to ensure respect for international humanitarian law and the safe delivery of assistance by all humanitarian actors to those most in need.”
Now in 2018, Ireland is again supporting the UN-managed Humanitarian Pooled Fund, which ensures that the most urgent needs can be met quickly, be they for food, shelter, health or protection for the most vulnerable.
The post Ireland provides €3m funding to Somalia humanitarian crisis appeared first on Shabelle.

Ireland provides €3m funding to Somalia humanitarian...

$
0
0

The Tanaiste and Minister for Foreign Affairs and Trade, Simon Coveney T.D, and Minister of State for the Diaspora and International Development, Mr. Ciaran Cannon, T.D., today announced Irish funding of EU3 million for the severe humanitarian crisis in Somalia.
It is estimated that 5.4 million people in Somalia, almost half of the population, are in need of humanitarian assistance. More than 2 million Somalis are internally displaced, 1 million of whom are in protracted displacement, with many displaced for two decades.
Over the past month, flooding has compounded an already fragile humanitarian situation with over 220,000 people displaced and 720,000 affected.
In 2017, Ireland provided funding of EU6.7 million to support the efforts to alleviate humanitarian suffering in Somalia. This assistance was delivered by Ireland's humanitarian partners including the UN Somalia Humanitarian Fund and NGOs.
Announcing the funding, the Tanaiste said:
"Somalia has been gripped by chronic drought and racked by conflict for over twenty years. It is one of the most challenging environments for humanitarian aid operations, but it is imperative that Ireland and the international community continues to support the humanitarian response to the crises besetting the country.
This funding is a further demonstration of Ireland's commitment to alleviating the suffering of the Somali people.""We will alsocontinue to work with our EU and UN partners tosupport the Federal Government of Somalia's efforts to stabilizethe country as it emerges from decades of conflict, and bring an end to the insecurity that is contributing significantly to the on-going humanitarian crisis."
Minister of State Cannon added:
"As well as providing support to our UN humanitarian partners, Irish Aid has also consistently supported the humanitarian work of many of our NGO partners through our Humanitarian Programme Plan, including Trocaire, World Vision Ireland, Concern, Oxfam, International Rescue Committee and Halo Trust. We are proud of the work our NGO partners do to alleviate the suffering of the people of Somalia. Ireland will continue to work internationally to ensure respect for international humanitarian law and the safe delivery of assistance by all humanitarian actors to those most in need."
Now in 2018, Ireland is again supporting the UN-managed Humanitarian Pooled Fund, which ensures that the most urgent needs can be met quickly, be they for food, shelter, health or protection for the most vulnerable.
storvideo: 

US reviews Somalia raid after five civilian deaths

$
0
0

The US military’s Africa Command said Friday it is reviewing a Somali-led raid after locals reported that five civilians had been shot dead.
“We are aware of reports alleging civilian casualties resulting from this operation, and we take these reports seriously,” AFRICOM said in a statement.
“Africa Command will review any information it has about the incident, including any relevant information provided by third parties.”
US forces, in an advise-and-assist capacity, partnered with Somali forces in a raid targeting Islamic Al-Qaeda militants aligned with the Shabaab group on Wednesday night.
Ali Mohamed Moalin, a traditional elder close to Afgoye in Lower Shabelle where the raid took place, said “two military helicopters” were involved as well as “some foreign special forces.”
“There are five dead bodies of innocent farmers who have been killed by the special forces last night,” Moalin said.
“Several other people were wounded, and three others were taken alive in the helicopters,” he said, a claim that could not be immediately verified.
If AFRICOM determines information supporting the allegations are deemed credible, it “will determine the next appropriate step.”

The post US reviews Somalia raid after five civilian deaths appeared first on Shabelle.

Cilmi Boodharigii baraha bulshada oo u tagaya...

$
0
0

Wiil kusoo caanbaxay baraha bulshada, jacayl darana u qaaday gabadh ku nool dalka Canada ayaa ku guuleystay shati diyaaradeed, kaas oo ay siisay shirkadda diyaaradaha Canada.
Balse xujada waxa ay ahayd in codsigiisa ah in uu helo shatiga diyaarada uu ku raaci lahaa ay marka hore barta Twitter-ka ku faafiyaan 5300,000 qof, sidaasna lagu siinayo shatiga oo qiimihiisa uu ahaa $800 doolar.
Wiilkan waxaa lagu magacaabaa CJ Poirier, wuxuuna ku noolyahay gobolka Michigan ee dalka Maraykanka, halka gabadha uu caashaqay ay ku nooshahay dalka Canada.
Waxa ay iska barteen qadka, muddo markii ay wada sheekeysanayeena jacayl daran ayay isu qaadeen, haddana waxa ay doonayaan in ay kulmaan.
Qisada lammaanahan ayaa qabsatay baraha bulshada, iyada oo dadka ay faafinayeen codsiga ah in wiilka uu gabadha u tago.
Gabadha oo magaceedu yahay Becca Warren ayaa waxa ay ku nooshahay Newfoundland ee dalka Canada, halkaas oo ay dhereraysa inta uu uga tagayo.
storvideo: 

Xukuumada uu RW khayre Hogaamiyo maxaa iska badalay

$
0
0

Xukuumada uu RW khayre Hogaamiyo maxaa iska badalay
May 12, 2018 -
Xukuumada Uu Hogaamiyaha ka yahay Mudane Hasan Ali Khayre waxay dhisan tahay hal sano 2 bilood waxana la ogyahay in sanadka ay jirto wax badan ka qabatay amniga iyo horumarinta dhaqaalaha iyo wax ka badalida sharciyada dalka.
Xukuumada Khayre wuaxay noqonaysaa Xukuumadii ugu horeesay ee isla xisaabtan iyo wada shaqeyn muuqata qabatay inkastoo ay jiraan dhaliilo badan oo ay usoo jeediyeen siyaasiyeen ka soo horjeeda xukuumada iyo kuwa taageersan sida aan ognahay xukuumada waxaa ka maqan dhowr waziiro iyo ku xigeeno kuwaa oo qaarkood iska casilay waziirnimada qaar xilka laga qaaday.
Xiligaan ma haboontahay in xukuumada ay ka banaantahay boosaska waziirada muhiimka ah sida Wasiirka Gashaadhika iyo waziir Diinta iyo Awqaafta iyo Waziirka warfaafinta iyo waziirka Gargaarka iyo musiiboooyinka kuwaa iyo kale ayaa jira, wa ay adagtahay in dal burbursanaa mudo fara badan islamarkasne wax lagu qaybsado qaab qabile ah in si dag dag ah laguso dhiso waziiro kuwaa ay leeyihiin beelo kala duwan hase ahaate maxaa la gudboon mudane Hasan ali khayre.
Xukuuumada waxaa ugu muhiimsan ee ubaahan tahay in ay wax ka qabato waxaa ka mid ah in laso magacaabo boosaska ka banaanka xukuumada islamarkasne la dar-dar galiyo mashaariicyada ay ku hashiiyeeyn dowlada qadar iyo dowlada mareekanka kuwaa oo ahaa mashaariic muhiim ah u ah dalka guud ahaan waxaa kaloo muhiim ah in dastuurka KMG ah la meel mariyo si loo gaaro qof iyo cod waxaa kaloo jira in maamul gobaleydyada qaar ay muujinayaan kalsooni la'aan ayagoo intooda badan la safan wadamo shishiiye waana xal kale oo u yaalo xukuumada in ay la timaado falsafad ay ku siin karaa kalsoonida dowlada dhexe maamulada dadban.
Waxaan ognahay xukuumada in ay dunida tustay wax qabad muuqda iyo dhiiranan siyaasadeyd taas oo amaanteyda leeyahay Xasan ali khayre uu ahaa hogaamiye ku saleysan argti iyo go'aan qaadasho wuxuuna mar waliba u taagan yahay sida soomaaliyada cusub uga gadi lahaa dunida inteeda kale waxaan la soconaa in xukuumada ay ubahantahay waqti ku filan in ay hesho waxaana taasi sura galiyay madaxweynaha soomaaliya Mudane mohamed abdullahi Farmaajo oo sii yey kalsooni ay ku shaqeyn karaa halke dowladahii ka horeeyey dowladaan ay intooda badan isku dhaganaaye madaxda ugu sareysaa dalka.
Hadaba xukuumada wa in ay ilaalisaa wax dib ubdhac u keeni kara dalka iyo musuq maasuqa baahsan ee ka jira dowlada dhaxdeyda haba noqotee qaabka shaqaaleysiinta iyo safiirada la magacaabayo iyo daqliga kuso galo mashaariicda si loo helo dowlad ka fog musuq maasuq iyo eexasho waxaana la hubaa hadii ay sidaa sameyso xukuumada khayre hogaamiyo in uu heli doona taageerida shacabka iyo guud ahaan beesha caalamka.
English News
storvideo: 

US reviews Somalia raid after five civilian deaths

$
0
0

The US military's Africa Command said Friday it is reviewing a Somali-led raid after locals reported that five civilians had been shot dead.
"We are aware of reports alleging civilian casualties resulting from this operation, and we take these reports seriously," AFRICOM said in a statement.
"Africa Command will review any information it has about the incident, including any relevant information provided by third parties."
US forces, in an advise-and-assist capacity, partnered with Somali forces in a raid targeting Islamic Al-Qaeda militants aligned with the Shabaab group on Wednesday night.
Ali Mohamed Moalin, a traditional elder close to Afgoye in Lower Shabelle where the raid took place, said "two military helicopters" were involved as well as "some foreign special forces."
"There are five dead bodies of innocent farmers who have been killed by the special forces last night," Moalin said.
"Several other people were wounded, and three others were taken alive in the helicopters," he said, a claim that could not be immediately verified.
If AFRICOM determines information supporting the allegations are deemed credible, it "will determine the next appropriate step."
storvideo: 


Boliiska Kenya oo baadi goobaya Nin ka tirsan Al...

$
0
0

SHARE
Facebook
Twitter

Nairobi-(SONNA)- Boliiska Dalka Kenya ayaa baadi goob xooggan ugu jira Nin ka tirsan Ururka Al-Shabaab oo looga shakiyay inuu damacsan yahay weerarro ka dhan ah ammaanka.
War Saxaafadeed kasoo baxay Boliiska Dalka Kenya Jimcihii Shalay ayaa lagu sheegay inay ku raadjoogaan Ninkan, kaasoo la sheegay inuu Hubaysan yahay halisna ku yahay nabad gelyada Kenya.
Afhayeen u hadlay Boliiska Kenya oo lagu Magacaabo, Charles Owino ayaa Daily Nation u sheegay in Anthony Munyasya oo loo yaqaan 'Abdalla' uu yahay xubin qatar ah oo ka tirsan Al-Shabaab, kaasoo kasoo dagaallamay kuna soo tababartay Soomaaliya 2014-kii.
Charles Owino , ayaa intaa raaciyay in Cabdalla uu xiriir dhow la leeyahay Cabdinuur Xasan, oo ah Nin ku eedeysan inuu xubin weyn ka yahay kooxaha argagixisada.
Anthony Munyasya oo loo yaqaan 'Abdalla' ayaa sidoo kale ku eedeysan inuu ka dambeeyay Kaniisad hadda ka hor lagu gubay degaanka Kitui, oo ah halka ay haatan Boliisku ka raadinayaan.
Boliiska ayaa ka cabsi qaba inuu Mr; Cabdalla weerro ka geysta gudaha Dalka Kenya inta lagu gudo jiro Bisha Barakaysan ee Ramadaan, markaas oo kooxaha argagixisada looga bartay inay kordhiyaan weerarradooda.
SHARE
Facebook
Twitter
Previous articleShuban Biyood ka dillaacay Mandheera Kenya

storvideo: 

Micheal Keating oo ku Wajahan Magaalada Garoowe

$
0
0

Wakiilka Xog-hayah Guud ee qaramada Midoobay u qaabilsan arimaha Soomaaliya Danjire Micheal Keating ayaa ku wajahan Magaalada Garoowe ee - Puntland.
Mr Keating ayaa Garoowe kula kulmaya Madaxweynaha Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas.
Qaban qaabo lagu soo dhoweeynayo Keating ayaa ka socota magaalada Garoowe ee xarunta Puntland.
Micheal Keating ayaa Madaxweyne Gaas kala hadli doono colaada ka taagan deegaanka Tukaraq oo u dhaxeeyso Puntland iyo Soomaaliland.
Qaramada Midoobay ayaa xalineeysa xiisadaha ka soo cusboonaaday Magaalada Tukaraq.Xasan Maxamed Samatar Cowke Puntland Post
The post Micheal Keating oo ku Wajahan Magaalada Garoowe appeared first on Puntland Post.
storvideo: 

Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacadda Shabelle

Daawo -Lataliyaha Wasiirka Wasaarada Dhalinyarada...

$
0
0

(Toggaherer) -Lataliyaha Wasiirka Wasaarada Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha Xasan Waraabe Cade Ayaa Dhalinyarada wadanka Ku Dhiirigaliyey..

[embedded content]
Daawo Muuqaalada :
storvideo: 

Xildhibaanada Golaha Shacabka oo Akhrinta 1-aad...

$
0
0

SHARE
Facebook
Twitter
Muqdisho (SONNA) Kulanka guud ee Golaha Shacabka oo uu shir guddoominayay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa waxa ay Xildhibaanada Akhrinta koowaad marsiiyeen Hindise Sharciyeedka Shirkadaha, waxaana Xildhibaanada u akhriyay Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye.
Maadaamaa hindise Sharciyeedkan uu maray Akhrinta koowaad ayay qaar ka mid ah Xildhibaanada golaha shacabka waxa ay su'aalo weydiiyeen wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha oo kulanka joogay.
Guddoomiye kuxigeenka 1-aad ee Golaha Shacabka Mudane Cabdiwali Sheekh Ibraahim Muudey ayaa xildhibaanada u sheegay in aysan ka maqaan kulamada golaha, maadaama golaha howlo badan ay horyaalaan.
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan oo kulanka soo xiray ayaa sheegay in guddoonka golaha ay isla garteen in ladayactiro xarunta golaha shacabka, isagoo dhinaca kalena aad u amaanay howlaha gudiyada golaha, waxaana ugu dambeyn guddoomiyaha uu ka codsaday xildhibaanada In ay ilaaliyaan waqtiga kulamada guud ee golaha maadaamaa howlo badan ay golaha horyaalaan.
SHARE
Facebook
Twitter
Previous articleMaamulka G/Banaadir oo dardargelinaya Sugidda Amniga -+Sawirro

storvideo: 

Madaxweyne Gaas oo wasiiro cusub magacaabay.

$
0
0

Wareegto ka soo baxday xafiiska madaxweynaha dowladda Puntland,Dr. Cabdiweli Maxammed Cali(Gaas) oo ku taariikhaysan 12 May ee ku began maanta ayaa lagu magacaabay,wasiir iyo wasiir ku xigeen cusub.
Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Puntland ayaa loo magacaabay,daahir Xaaji Khaliif,sida ku xusan wareegtada uu soo saaray madaxweyne Gaas.
Wasiirki hore ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka dowladda Puntland,Cabdinuur Cilmi Maxammuud(Biindhe) ayaa 26-kii jennaayo ee sannadkaan ku geeriyooday magaalada Muqdisho,halkaasoo uu baaritaan caafimaad u joogay.
Dhinaca kale madaxweynaha ayaa wasiir ku xigeenka Wasaaradda kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda Puntland u magacaabay,Cabdiraxmaan Salaad Maxamuud,kadib markii 2-dii bishaan May digreeto ka soo baxday xafiiska madaxweyne Gaas xilkii looga qaaday,Wasiir ku xigeenkii hore Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda,Maxamuud Maxammed Cali(Gabbax).
Gabbax iyo lix mas'uul oo ka tirsanaa Wasaaraddiisa ayaa xilalkii looga qaaday arrimo la xiriira musuq maasuq,sida lagu sheegay digreetada uu xilligaasi soo saaray madaxweynaha Puntland.
PUNTLAND POSTCabdiraxmaan Ciise Cumar
The post Madaxweyne Gaas oo wasiiro cusub magacaabay. appeared first on Puntland Post.
storvideo: 

Qarax xoogan Oo ka dhacay magaalada Buulo-Mareer

$
0
0

Buulo-Mareer ( Sh. M. Network )-Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax xoogan oo Duhurnimadii maanta ka dhacay magaalada Buulo-Mareer ee gobolka Sh/ Hoose.
Qaraxa oo ahaa nuuca Miinada dhulka lagu aaso ayaa waxaa la sheegay in uu ka dhacay Suuq ku yaalla gudaha magaaladaasi.
Inta la xaqiijiyay waxaa qaraxaasi ku dhintay illaa iyo 7 Ruux oo laba ka mid ah ay ahaayeen Askar ka tirsanaa Ciidamada milatariga Soomaaliya.
Xiriiro aan la sameynay mas’uuliyiin ka tirsan maamulka gobolka Shabeelaha Hoose ayaa waxa ay ka gaabsadeen in ay faah faahin ka bixiyaan qaraxaasi, mana jirto weli cid sheegatay masuuliyaddiisa.
Todobaadkii hore ayey aheyd markii qarax Ismiidaamin ahaa uu ka dhacay Suuq Qaadka lagu iibiyo oo ku yaalla degmada Wanla-weyn ee gobolkaasi.
The post Qarax xoogan Oo ka dhacay magaalada Buulo-Mareer appeared first on Shabelle.


Qarax xoogan Oo ka dhacay magaalada Buulo-Mareer

$
0
0

Buulo-Mareer ( Sh. M. Network )-Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax xoogan oo Duhurnimadii maanta ka dhacay magaalada Buulo-Mareer ee gobolka Sh/ Hoose.
Qaraxa oo ahaa nuuca Miinada dhulka lagu aaso ayaa waxaa la sheegay in uu ka dhacay Suuq ku yaalla gudaha magaaladaasi.
Inta la xaqiijiyay waxaa qaraxaasi ku dhintay illaa iyo 7 Ruux oo laba ka mid ah ay ahaayeen Askar ka tirsanaa Ciidamada milatariga Soomaaliya.
Xiriiro aan la sameynay mas'uuliyiin ka tirsan maamulka gobolka Shabeelaha Hoose ayaa waxa ay ka gaabsadeen in ay faah faahin ka bixiyaan qaraxaasi, mana jirto weli cid sheegatay masuuliyaddiisa.
Todobaadkii hore ayey aheyd markii qarax Ismiidaamin ahaa uu ka dhacay Suuq Qaadka lagu iibiyo oo ku yaalla degmada Wanla-weyn ee gobolkaasi.
storvideo: 

Ra'isulwasaarihi Hore ee Malaysia oo Loo Diiday Inuu Dalka Ka Baxo

$
0
0

Ra’isulwasaarihi hore ee dalka Malaysia Najib Razak ayaa maanta iska casilay xilka hogaamiyaha xisbiga UNMO ee ay leeyihiin qowmiyadda Maylayga oo ah xisbi dalkaasi xakumayay tan iyo marki ay Malayshiya qaadatay xorriyadda sannadki 1957.

Wiil Dhalinyaro ahaa Oo lagu dilay magaalada Muqdisho

$
0
0

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Rag ku labisnaa dareeska Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa lagu soo warramayaa in Barqanimadii maanta Wiil Dhalinyaro ahaa ay ku dileen gudaha degmada Dharkenley ee gobolkan Banaadir.
Dilka ayaa ka dhacay Xaafadda Suuqyaraha ee degmadaasi, sida ay Shabelle u xaqiijiyeen ilo deegaanka ah.
Kooxda dilka geysatay ayaa la sheegay in ay ku hubeysnaayeen Qoray AK47 iyo Bistoolad,  sidoo kalena ay wateen Mooto Bajaaj, kuna baxsadeen dilka kadib.
Qaar ka mid ah dadka deegaanka ayaa sheegay in Marxuumka iyo Raggaasi ay ku murmeen Taleefoon, kadibna ay Toogteen, iyaga oo horay uga sii qaatay Mibile-ka.
Ciidamao ka tirsan kuwa ammaanka ayaa markii dambe gaaray halkaasi, kuwaas oo baaritaano ka sameeyay qeybo ka mid ah degmada Dharkenley ee G/ Banaadir.
Welina ma jiro wax faah faahin oo uu maamulka degmadaasi ka bixiyay dilka loo geystay Wiilkaasi Dhalinyarada ahaa.
Maalmihii dambe ayaa waxaa Muqdisho ku soo badanayay dhaca, iyadoona falalkaasi ay ka dambeeyaan Rag ku labisan dharka ay xirtaan Askarta dowladda Soomaaliya
The post Wiil Dhalinyaro ahaa Oo lagu dilay magaalada Muqdisho appeared first on Shabelle.

Ra'isulwasaarihi Hore ee Malaysia oo Loo Diiday...

$
0
0

WASHINGTON. D.C --
Ra'isulwasaarihi hore ee dalka Malaysia Najib Razak ayaa maanta iska casilay xilka hogaamiyaha xisbiga UNMO ee ay leeyihiin qowmiyadda Maylayga oo ah xisbi dalkaasi xakumayay tan iyo marki ay Malayshiya qaadatay xorriyadda sannadki 1957.
Arrintani ayaa ka danbeysay kaddib marki uu xisbiga Barisan Nasional coalition uu ku guuleystay doorashadi baarlamaaniga aheyd ee dalkaasi ka dhacday Arbacadi aanu kasoo gudubnay.
Goor sii horreysay oo maanta ah, Ra'isulwasaarihi hore Najib iyo xaaskiisa Rosmah Mansor, ayaa laga hor-istaagay in ay ka dhoofaan Malaysia.
Waaxda Socdaalka dalkaasi ayaa sheegtay in lamaanahani lagu daray liiska madow, sidaasi daraadeedna aysan dalka ka bixi karin.
Najib ayaa laga yaabaa inuu wajaho danbiyo dhowr ah oo uu ugu weyn yahay musuq-maasuq.Shalay ayaa waxaa xilka ra'isulwasaaraha Maleyshiya loo dhaariyay Mahathir Mohamad oo ah hogaamiye sumcad ku leh Maleysia, horayna muddo dheer usoo maamulay.
storvideo: 

Wiil Dhalinyaro ahaa Oo lagu dilay magaalada Muqdisho

$
0
0

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Rag ku labisnaa dareeska Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa lagu soo warramayaa in Barqanimadii maanta Wiil Dhalinyaro ahaa ay ku dileen gudaha degmada Dharkenley ee gobolkan Banaadir.
Dilka ayaa ka dhacay Xaafadda Suuqyaraha ee degmadaasi, sida ay Shabelle u xaqiijiyeen ilo deegaanka ah.
Kooxda dilka geysatay ayaa la sheegay in ay ku hubeysnaayeen Qoray AK47 iyo Bistoolad, sidoo kalena ay wateen Mooto Bajaaj, kuna baxsadeen dilka kadib.
Qaar ka mid ah dadka deegaanka ayaa sheegay in Marxuumka iyo Raggaasi ay ku murmeen Taleefoon, kadibna ay Toogteen, iyaga oo horay uga sii qaatay Mibile-ka.
Ciidamao ka tirsan kuwa ammaanka ayaa markii dambe gaaray halkaasi, kuwaas oo baaritaano ka sameeyay qeybo ka mid ah degmada Dharkenley ee G/ Banaadir.
Welina ma jiro wax faah faahin oo uu maamulka degmadaasi ka bixiyay dilka loo geystay Wiilkaasi Dhalinyarada ahaa.
Maalmihii dambe ayaa waxaa Muqdisho ku soo badanayay dhaca, iyadoona falalkaasi ay ka dambeeyaan Rag ku labisan dharka ay xirtaan Askarta dowladda Soomaaliya
storvideo: 

Viewing all 54547 articles
Browse latest View live