Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Dhageyo Barnaamijka Dhacdooyinka Todobaadka

$
0
0

[unable to retrieve full-text content]Barnaamijka Dhacdooyinka Waxaa soo diyaariyay soona jeedinaya Jamaal Axmed Cismaan.
storvideo: 


Dhageyso Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha

$
0
0

[unable to retrieve full-text content]Halkaan ka dhageyso barnaamijka xiisaha leh ee Hambalyada iyo Heesaha, waxaa soo jeedinaya Ibrahim Xasan Daandureey iyo Caasha Ibraahim Aden (Cuud).
storvideo: 

Turkiga oo ka digay cadaadiska ay waddamada...

$
0
0

Share on Facebook
Tweet on Twitter
Istanbul (Caasimadda Online) - Wasiirka Arrimaha Dibadda Turkiga Mowlud Jawish Oglo,ayaa sheegay in Soomaaliya lagu hayo cadaadis xooggan oo ka dhashay mowqifkii ay ka istaagtay khilaafka dalalka Khaliijka.
Isagoo khudbad ka jeedinayay kulanka saxafiyiin ka socday 18 dal oo carbeed oo lagu qabtay Istanbul, ayuu sheegay in Soomaaliya lagu cadaadinayo in ay dhinac la safato, taas oo uu sheegay in aan la qaadan karin ayna tahay cadaalad darro.
Waxaa uu ku baaqay in la ilaaliyo midnimada Soomaaliya,waxaa kale oo uu ugu baaqay waddamada Iskaashiga Islaamka iyo Carabta in ay isku meel ka soo jeestaan islamarkaana meel iska dhigaan khilaafaadka yar yar ee u dhaxeeya.
Waxaa uu ka digay in dalalka Soomaaliya ka mid tahay aan looga faa'ideysan daruufaha ay ku jiraan islamarkaana la ilaaliyo madaxbanaanida dalkasta uu leeyahay.
Khilaafka u dhaxeeya Xulafada Sucuudiga iyo Qadar ayaa saameeyay Soomaaliya,waxaana go'aanka dhex dhexaadnimada leh ee ay qaadatay khubarrada dhinaca diblomaasiyadda u fasireen in ay hiillo u tahay Qadar kana soo horjeeddo waddamada diiddan.
Arrintaas waxaa ay sababtay in Imaaraadka uu howlihii samafal iyo tababar Ciidan ee uu ka waday Soomaaluya uu joojiyo.
Dalalka Carabta iyo Islaamkana ayuu ugu baaqay in ay u midoobaan danaha istaraatiijiga ah ee ka dhexeeya iyo iskaashi dhex mara halkii ay ku mashquuli lahaayeen khilaafaad gudahooda ah.- OnlineXafiiska Muqdisho-@live.com
SHARE
Facebook
Twitter
storvideo: 

Rooney oo usoo wareegaya Washington DC

$
0
0

Tababaraha kooxda kubadda cagta DC United ee ka dhisan magaaladan Washington Ben Olsen ayaa xaqiijiyay in ay xiiseynayaan laacibki hore ee xulka England iyo kooxda Manchester United Wayne Rooney.

Daawo: Siyaasi Obsiiyey Dagaalka Ceel Afweyn ku...

$
0
0

Daawo: Siyaasi Obsiiyey Dagaalka Ceel Afweyn ku eedeeyey Wasiirka Arimaha Gudaha Sidoo kalena Jawaab adag siiyey Wasiiru dawlaha amiga Imaaraadka

[embedded content]
storvideo: 

Dani Alves oo Seegaya Koobka Aduunka

$
0
0

Laacibka difaaca uga ciyaara xulka Brazil iyo kooxda Paris St Germain Dani Alves ayaa seegi doona ciyaaraha koobka aduunka ee bisha soo socota ka furmi doona dalka Russia, kadib marki uu ka dhaawacmay jilibka.

Dani Alves oo Seegaya Koobka Aduunka

$
0
0

WASHINGTON. D.C --
Laacibka difaaca uga ciyaara xulka Brazil iyo kooxda Paris St Germain Dani Alves ayaa seegi doona ciyaaraha koobka aduunka ee bisha soo socota ka furmi doona dalka Russia, kadib marki uu ka dhaawacmay jilibka.
Alves, ayaa ka baxay garoonka isaga oo dhutinaya ciyaar ay Talaadadi kooxdiisa Paris St Germain, la ciyaartay kooxda Les Herbiers finalka French Cup.
Dhaqtarka xulka Brazil doctor, Rodrigo Lasmar, ayaa u duulay magaalada Paris si uu qiimeyn ugu saameeyo dhaawaca soo gaaray Alves, waxaana warar soo baxaya ay sheegayaan inuu u baahnaan doono qalliin ay suurtagaltahay in baxnaanadiisa ay qaadato muddo lix bilood ah.Xulka Brazil ayaa laba ciyaarood oo saaxibtinimo oo uu isugu diyaarinayo koobka aduunka la ciyaari doono xulalka xulalka Croatia iyo Austria 3-da iyo iyo 10-ka bisha bisha June.
Kulankooda ugu horreeya ee koobka aduunka ayaa waxay la qaadan doonaan xulka Switzerland 17-ka bisha June.
storvideo: 

Rooney oo usoo wareegaya Washington DC

$
0
0

WASHINGTON. D.C --
Tababaraha kooxda kubadda cagta DC United ee ka dhisan magaaladan Washington Ben Olsen ayaa xaqiijiyay in ay xiiseynayaan laacibki hore ee xulka England iyo kooxda Manchester United Wayne Rooney.Tababare Olsen ayaa sheegay inuusan wili dhicin heshiis rasmi ah balse ay xaqiiqa tahay in ay ku dabi jiraan helitaankan Rooney oo hadda ka tirsan kooxda Everton ee dalkaasi England.
Rooney oo ah 32 jir ayay u badantahay inuu kusoo biiro kooxda DC United marka uu furmo suuqa kala iibsiga ciyaartooyda Mareykanka 10-ka bisha July ee sanadkaan.
storvideo: 


Xildhibaano diiday “nabad iyo nolol”

$
0
0

12th May 2018 admin Category :
Xildhibaan Fiqi iyo Muudeey oo ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka xanaaqay ereyga "nabad iyo nolol. Waana ku saxsan yihiin, sababtoo ah awalba ma ahayn Reero nabadeed. Nasiib daro dawladdii La wiiqay ee madaxweyne Farmaajo madaxweynaha ka ahaa waxa maanta difaacaya Maareeye oo aaminsan in Somaliland iyo Somalia labo dal kala yihiin

Nabad iyo Nolol
Wasiir Maareeye, Xidhibaan Fiqi, iyo Gu. Muudeey oo isku qabsaday magaca dowlada loogu yeero " Nabad iyo Nolol "
Slaet op af Dabaraani Media Inc i 12. maj 2018

Wasiir ku hanjabay inuu Jabhadaynayo

storvideo: 

Daawo Video:-Qodobadii Ay Ka Wada Hadleen Michael...

$
0
0

Share on Facebook
Tweet on Twitter
MadaxweynahaPuntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa Magaalada Garowe kulan kula qaatay Wafdi ka socday Qaramada Midoobey oo maanta gaaray Magaaladaasi.
Gaas iyo Keating oo si wadajir ah ula hadlay Warbaahinta kulanka ka dib ayaa waxa ay sheegeen in ay ka wadda hadleen sidii loo horumarin lahaa Soomaaliya.
Gaas ayaa sheegay in ay ka wadda hadleen arrimaha Siyaasadda iyo Horumarinta Puntland.
Waxaa uu sheegay in ay kulankooda ay diiradda ku saareen Xaaladda Soomaaliya.
Keating oo dhankiisa la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in uu Madaxweyne Gaas uu kala hadlay sidii loo joojin lahaa Colaadda ka taagan degaanka Tukaraq.
Waxaa uu sidoo kale uu sheegay in uu Puntland ay ka taageeri doonaan dhanka Ammaanka,islamarkaana ay diiradda Saareen sidii taageero loo siin lahaa Ciidamada Puntland.
[embedded content]
SHARE
Facebook
Twitter
Previous articleDaawo Video:-Xildhibaano Iyo Wasiiro Isku Khilaafay Magaca Nabad Iyo Nolol

storvideo: 

Dhageyso barnaamijka Caweyska Washington

$
0
0

Halkaan ka dhageyso barnaamijka Caweyska Washington. Waxaa soo diyaarshay soona jeedinaya Jacfar Kuukaay.

Daawo: ” Markii Heshiiskii Laba Reer ku Heshiiyeen...

$
0
0

Daawo:" Markii Heshiiskii Laba Reer ku Heshiiyeen Uu Ina Kaahin Badalay Ayaa Nabad gelyadii Wiiqantay Waxaana loo jeeday Reer iyo Dawlad in ay iska hor yimaadaan .. Madaxweynaw ka daa Gacantaaday ku burburaysaa Somalilandne"
[embedded content]
storvideo: 

Gudomiyaha Qaarada Yurub Ee Xisbiga Waddani...

$
0
0

Gudomiyaha Qaarada Yurub Ee Xisbiga Waddani Abdiqaadir Cukaashe oo Baaq kasoo saarey BRISTOL- UK.
[embedded content]
storvideo: 

Minneapolis: Dhalinyarada Xirfadlayaasha oo Kulmay

$
0
0

Magaalada Mineaplis ee gobolka Minosota ayaa waxaa xalay lagu qabtay kulan ay isugu yimaadeen urur ay leeyihiin dhallinyarada soomaaliyeed ee xirfadlayaasha ah oo lagu magacaabo Isutagga Soomaalida Mareykanka ee gacansiga iyo xirfadleyaasha kaasoo ay ku bohooben dhallinyarada Soomaaliyeed ee ka soo baxay jaamacadaha kala duwan ee waddanka maraykanka iyo Canada.

Somali Young Professionals2
Wariyaha VOA ee minosota Maxamuud Mascadde ayaa la kulmay Hibaad Xuseen Shariif oo ah guddoomiyaha ururkaasi iyo HInda Maxamed Cabdi ka mid ah guddiga maamula ururkaasi.
storvideo: 

Farmaajo oo Xaafadda Waaberi lagu soo dhoweeyey

$
0
0

Khudbadda Madaxweynaha ee Degmada Waaberi
Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, oo Xarunta Degmada Waaberi ee Gobolka Banaadir kula hadlay bulshada ku nool degmadaas, ayaa kula dardaarmay in ay laamaha amniga iyo maamulka Gobolka kala shaqeeyaan sugidda nabadgalyada iyo daadejinta adeegyada bulshada.
Slaet op af Villa Somalia i 12. maj 2018
storvideo: 


Shirkada Hormuud oo Hawada ka maqneyd mudo saacado ah

$
0
0

Shirkada Hormuud oo Hawada ka maqneyd mudo saacado ah
May 12, 2018 -

Shirkada Hormuud ayaa caawa muda sacaado ah hawada ka maqneyd iyadoo dadka ku dhaqan magaalada muqdishu iyo nawaaxigeyda ayaa waxay si isku mid ah loo dareemaya in cidna la wici karin lama oga sabbata keentay arinkaan.
Sida aan wararka ku heleyno ayaa waxay sheegayaan in shirkada hormuud cadaadis badan saaran yahay Signalka ay isticamaalaan waxayna sababtay in maalmaha qaar ay shaqeyn waayan lafaha ay siisay dadweynaha.
Sikastaba ha noqotee waxaa caawa si xoogan looga dareemaya magalaada muqdishu ateendha xumada soo wajahday shirkada inkastoo dalka ay joogaa shirkado badan oo leh adeega ku hadalka waxaana ka mid ah Shirkada Nationlink iyo Somtel waxaana la ogyahay in si buuxda ula wareegtay macaamiisha oo idil shirkada hormuud
Waxaana iska cad in shirkad waliba ay gaari karto heer hase ahaate wax waliba oo sare mara waxay noqdeyn mid hoose dhac ku yimaada waxaa muuqata in shirkada hormuud in aysan aheyn sidi hore.
English News
storvideo: 

Madaxweynaha JFS oo daah furay Barnaamijka...

$
0
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa galabta booqday Degmada Waaberi halkaas oo ay ka socotoy dardargelinta hawlaha dariseynta Gobolka Banaadir. Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa halkaasi ku daah furay Barnaamijka Dariseynta oo door muhiim ah ka qaadanaya xaqiijinta Nabad-galyada iyo daadejinta adeegyada Bulshada Gobolka Banaadir. Madaxweynaha Dalka ayaa kula dardaarmay shacabka Degmada [...]
storvideo: 

Publication of Cautionary Notice for the Trade Mark...

$
0
0

CAUTIONARY NOTICENOTICE is hereby given that Telefonaktiebolaget LM Ericsson of SE-164 83 StockholmSweden are the Sole Proprietors in Somalia and in all other countries of the following Trade Mark:-Which is used in connection with apparatus and instruments for data communication, satellite communication and telecommunication; apparatus and instruments for weighing, measuring, signaling, checking (supervision) and teaching; apparatus for recording, transmission or reproduction of sound, images or lights; data carriers, data processing equipment, computers, computer programs, peripheral equipment for computers; optical apparatus and instruments; apparatus and instruments for monitoring of telecommunication networks and data communication networks; installation apparatus and instruments for data communication networks and telecommunication networks; batteries; electronic components for computers; electrical and optical cables, electrical wires; base stations; radar equipment, ciphering equipment, crypto-aid equipment, display equipment, scanner equipment; aerials; parts and fittings for all the aforesaid goods; apparatus for heating, refrigerating and ventilating; printed matter, namely stationery, instructional and teaching material (except apparatus) periodicals, manuals, brochures, business cards, paper, cardboard and goods made from these materials, not included in other classes; bookbinding material; photographs; advertising; business management; business administration; office functions. leasing (financing); installation, maintenance and repair within telecommunication; telecommunication services; provision of access to databases and electronic registers within the areas of music, video, radio, television, news, sports, games, cultural events, entertainment and arts and leisure via communications networks; consultancy services within the data communication area, the satellite communication area and the telecommunication area; education within the data communication area, satellite communication area and telecommunication area, providing of training, conferences, seminars, congresses, correspondence courses; information services within the areas of music, video, radio, television, news, sports, games, cultural events, entertainment and arts and leisure via communications networks in the form of audio, video, graphics, text and other multimedia; research within physics, chemistry and engineering; programming of computer equipment, leasing of data processing equipment; technical analysis and consultation related to the field of data communication, satellite communication and telecommunication; consultancy services within computer diagnostic services; remote and/or on-site monitoring of computer systems, all in the field of data communication, satellite communication and telecommunication; licensing of intellectual property; licensing of computer software and of products and services within the field of entertainment.Any person who copies, imitates, or in any other way whatsoever infringes the rights of the said in the Trade Mark will be proceeded against in accordance with the Laws in force in Somalia to prevent the imposition of fraudulent Marks on merchandise.
Share this:
Related
storvideo: 

3,884 ardey oo maanta Bosaso loogu daahfurey...

$
0
0

Masuuliyiin ka tirsan Wasaaradda Waxbarashadda iyo Tacliinta sare Puntland ayaa maanta si rasmiya ugu daahfuray magaalada Boosaaso Imtixaanka shahaadiga ee fasalka afaraad dugsiga sarre iyo fasalka 8aad ee dugsiga dhexe ka dib munaasabad lagu qabtey xarunta dugsiga sarre ee Bosaso Public Secondary, waxaana kasoo qeybgalay maamulka Gobolka Bari,Maamulka Degmada Bosaso iyo Bahda Waxbarashada Gobolkaas.
Guud ahaan ardeyda u fariisatey imtixaanka ayaa gaareysa 15 kun oo isugu jira wiilal iyo gabdho, Iyadoona si rasmiya maanta Imtixaanku uga bilowday 100 xarumood oo ku kala yaala sagaalka gobol oo ay ka kooban tahay Puntland.
Gudoomiyaha Waxbarashada Gobolka Bari Shamis Muuse Koonte ayaa ka warbixisay habsami u socodka waxbarashada waxayna sheegtay in tirada ugu badan ee ardeyda Puntland wax ka barato Gobolka Bari iyadoona ku sheegtay tirada guud ee maanta imtixaanka u fariisatay 1341 oo arday dhigata dugsiga sare, halka dugsi dhexena ay u fariisteen 2543, waxayna noqonaysaa guud ahaan tirada guud ee Gobolka Bari waa 3884.Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Waxbarashadda iyo Tacliinta sare Puntland, Dr. Maxamed Cali Faarax, ayaa Ardayda kula dardaarmay inay Imtixaanka si degan u galaan, islamarkaana ay ku kalsoonaadan Aqoonta ay barteen.
Mar uu ka hadlayay muhiimada Imtixaamka shahaadiga wuxuu sheegay inuu kaalin mug leh ka qaato tayada waxbarashada Puntland, islamarkaana uu ku abuuro jawi tartan oo dhexmara ardeyda qalinjabinaysa, tartan dhexmara goobaha waxbarashada,maamulayaasha,macalimiinta,waalidiinta iyo madaxda Gobolladda.
Ugu dambeyntiina wuxuu si rasmiya u daahfurey wasiir kuxigeenka wasaaradda waxbarashada Puntland imtixaanka shahaadiga ee ka bilowday xarunta Gobolka Bari ee magaalada Bosaso.Abshir DhiiranePUNTLAND POST
The post 3,884 ardey oo maanta Bosaso loogu daahfurey Imtixaanka Shahaadiga ee Puntland appeared first on Puntland Post.
storvideo: 

Baarlamaanka Soomaaliya oo amaanya USC IYO SNM

$
0
0

12th May 2018 admin Category :

  • WARAR: AF SOOMAALI

Ha la yaabin inta madaxtooyada Soomaaliya la weeraro, in loo hurdo tago qaybo ka mid ah magaalada Muqdisho, sababtoo ah Xildhibaankii, Weriyihii, ganacsatadii, wasiiradii ka soo jeeday Beesha Hawiye dagaal waxay ugu jiraan inaan Qaran Soomaaliyeed la helin . Sida lagu gaari karaana in qaran Soomaaliyeed la helina ay tahay mucaarad , warxumo tashiil iyo Qori is maris oo inta amni xumo laga shaqeeyo hadhowna la yiraahdo sidee wax u dhaceen iyo maxaa wixii dhacay wax looga qaban waayey. Qiiro jabaanka iyo qori is mariska siyasiyiinta Hawiye Action Group, waxay ku dhamaan kartaa oo qura waa caasimadda Soomaaliya oo Muqdisho laga qaado.
Muwaadin Soomaaliyeed oo u jawaabaya Cabdiraxmaan Cabdishakuur
Slaet op af Yahya Yussuf i 12. maj 2018

Post navigation
- Farmaajo oo Xaafadda Waaberi lagu soo dhoweeyey
storvideo: 

Viewing all 54547 articles
Browse latest View live