Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Imtixaanada Shahaadiga Somalia oo Bilowday

$
0
0

Ra”iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta daah furay Imtixaanaadka Shahaadiga ah ee Soomaaliya, oo ay maanta u fariisteen 27,600 oo arday


Parma oo dib ugu soo laabatay Sere A

$
0
0

Kooxda Parma oo ka mid ah kooxaha ugu caansan dalka Talyaaniga ayaa muddo saddsex sano ah kadib dib ugu soo laabaneysa horyaalka Seria A-da, kadib marki ay ciyaar kala bax oo ka tirsaneyd horyaalka Serie B-da Talyaaniga ay Jimicihi shalay 2-0 uga soo badisay Spezia.

Arsenal oo Tababare Ka Dhigeysa Arteta

$
0
0

Laacibki hore ee khadka dhexe uga ciyaari jiray kooxda Arsenal Mikel Arteta ayaa qarka u saaran in loo magacaabo xilka tababaraha kooxda Arsenal, si uu u bedelo macalin Arsene Wenger oo kooxda ka tagay.

Martida iyo Makrafoonka: Cabdi Xoosh Jabriil

$
0
0

Barnaamijka Martida iyo Makrafoonka waxaa marti innoogu ah, wasiirka Dastuurka ee Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya.

Dhageyso Barnaamijka Caweyska Washington

$
0
0

Halkaan ka dhageyso Barnaamijka Caweyska Washington. Waxaa soo jeedinaya Jacfar Kuukaay.

Roobab ka Da'ay Awdal, Banaadir, iyo Djibouti

$
0
0

Gobolka Awdal waxaa ku dhintay ilaa 15 qof, Banaadirna 6, halka magaalada Djibouti-na ay roobabkani xayireen hawlihii magaalada ka socday

Nin Muslim ah oo dalka India loo dilay neef Lo' ah oo uu gawracay

$
0
0

Nin Muslim ah oo ay da'idiisu dhexdhexaad tahay oo saxibbadii la socda xilli habeennima ah ayaa waxaa soo weerarary nin hinduu ah oo budh sitay.

Kooxda Chelsea oo loogu baaqay dib u habeyn

$
0
0

Tababare ku xigeenkii hore ee kooxda Chelsea, Steve Clarke ayaa sheegay in kooxdu ay u baahantahay inay iibiso Eden Hazard, si ay u hesho dhaqaale ay ku maareyso ciyaartoyda kale ee ay lasoo waregeyso.


Ilmo Yar Oo Koronto ay ku dishay degmada Hodan

$
0
0

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Waxaa maanta degmada Hodan ee G/ Banaadir Koronto ay ku dishay wiil yar oo 4-jir ahaa, kaas oo ku sugnaa Guri ku yaalla xaafadda Siigaale ee degmadaasi.
Korontada ayaa la sheegay in ay cilad ku timid,kadib markii Gurigaasi ay buux dhaafiyeen daadad ka dhashay Roobabkii saacadihii la soo dhaafay ka da’ay magaalada Muqdisho.
Sidoo kale waxaa maanta degmada Hodan ku dhintay Wiil 7 Jir ahaa, kaas oo ay qaadeen daadadkii ka dhashay Roobabkaasi.
Maxamed Axmed Cantoobo guddoomiyaha degmada Hodan ee gobolka Banaadir oo la hadlay Warbaahinta ayaa si guud uga warbixiyay saameynta Roobakaasi ay ku yeesheen shacabka ku dhaqan degmadaasi.
Waxaana uu tilmaamay in illaa 3 Qof ay ku dhinteen Roobabkaasi, dad badana ay ka barakaceen Guryadhooda.
Guddoomiye Cantoobo ayaa xusay in haatan maamulkiisu uu wado gurmad lagu samata bixinayo dadkaasi.
Roobabkii xalay illaa maanta ka da’ayay G/ Banaadir ayaa waxaa ka dhashay khasaare kala duwan, iyadoona saameynta ugu badan ay ka soo gaartay dadka barakacayaasha ah ee ku nool gudaha magaalada Muqdisho.
The post Ilmo Yar Oo Koronto ay ku dishay degmada Hodan appeared first on Shabelle.

Kenya: baaritaano ku aadan lacago laga lunsaday adeega dhalinyarada

$
0
0

Madaxa laanta dembi baarista dalka Kenya ayaa waxaa uu sheegay in dad gaaraya afartan qof wax laga weydiiyay wax uu ku tilmaamay xatooyo baaxad weyn oo loo geystay hey'ad kamid ah kuwa dowladda.

Chelsea oo Qaadday Koobka FA-ga

$
0
0

Ingiriiskana, kooxda Chelsea ayaa ku guuleysatay koobka labaad ee ugu xiisaha badan dalkaasi ee FA Cup, kadib marki ay xalay fiidkii 1-0 ku garaacday kooxda Manchester United.

Saameynta Kulanki ay Ozil iyo Gundugan La Yeesheen Erdogan

$
0
0

Mesut Ozil iyo Ilkay Gundogan oo ah laba laacib oo u dhashay dalka Jarmalka balse asal ahaan kasoo jeeda dalka Turkiga ayaa Sabtidi la kulmay madaxweynaha dalka Jarmalka Frank-Walter Steinmeier si ay u qaboojiyaan xiisad siyaasadeed oo ka dhalatay sawir ay dhawaan magaalada London kula galeen madaxweynaha Turkiga Recep Tayyib Erdogan.

Galatasaray oo Hanatay Horyaalka Turkiga

$
0
0

Kooxda Galatasaray ayaa markeedii 21-aad ku guuleysatay horyaalka Super League ee dalka Turkiga, kadib marki ay 1-0 uga badisay xalay kooxda ku guuleysatay xalay kooxda Goztepe, kulanki ugu danbeeyay ee horyaalka lagu soo gabagabeeyay.

DHAGEYSO:-Barnaamijka Qubanaha Wararka Shabelle

DEG DEG:-Shariif Xasan oo Xil ka Qaadis Sameeyay Xubno Cusubna Magacaabay

$
0
0

Wararka ka imaanaya Magaalada Baydhabo ee Xarunta KMG ah ee Maamulka K/galbeed Soomaaliya ayaa sheegaya in Xilkii laga qaaday Gudoomiyahii Gobolka Sh hoose iyo ku xigeenkiisa dhinaca Arimaha Bulshada xubno cusubna loo magacaabay,
Dikereeto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Maamulka K,galbeed Soomaaliya ayaa lagu Cadeeyay Xil ka qaadista Gudoomiyahii Maamulka Gobolka Sh hoose Ibraahim Aadan Cali (Najax) waxaana lagu bedelay Maxamed Ibraahim Barre,
waxaa sidoo kale Xilkii laga qaaday Gudoomiye ku xigeenkii dhinaca Arimaha Bulshada ee Maamulka Gobolka Sh hoose Cabdulaahi Maxamed Nuur DR dhicisoow iyadoona lagu bedelay Cumar Maxamuud Cilmi (Cumar Carabeey) oo horay u soo qabtay Xilkaasi,
Sidoo kale wasiiru Dowlaha Madaxtooyada ee Dowlad Goboleedka K/galbeed Soomaaliya ayaa loo magacaabay Ibraahim Aadan Cali (Najax) sida lagu xusay Dikereetada ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Maamulka K,galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan,
Xil ka qaadista iyo Magacaabista uu sameeyay Madaxweynaha Maamulka K/galbeed ayaa ka dambeysay soo jeedin uu sameeyay Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Dowladaha hoose ee Maamulkaasi Maxamed Nuur Madoobe Nuunow.
 
The post DEG DEG:-Shariif Xasan oo Xil ka Qaadis Sameeyay Xubno Cusubna Magacaabay appeared first on Shabelle.


QM iyo Somalia oo dalbaday $80 milyan

$
0
0

Qaramada Midoobay iyo dawladda Soomaaliya ayaa ku baaqay in lacag dhan 80 milyan oo dollar si deg deg ah lala soo gaaro Soomaaliya.

29 qof oo ku dhintay roobab ka da'ay Somaliland

$
0
0

Waxaa korodhay tirada dadka ku dhintay roobabka dabaylaha watay ee habeennadii Sabtidii iyo Axaddii ka da’ay gobollo ka mid ah Somaliland, gaar ahaan Awdal iyo Salal.

Tropical cyclone kills at least 15 people in northern Somalia

$
0
0

At least 15 people have died in Somaliland after heavy rains caused by tropical cyclone Sagar which landed in the Horn of Africa over the weekend.
Situated at the northern tip of East Africa on the Gulf of Aden, Somaliland broke away from Somalia in 1991.
“In the last 24 hours, heavy stormy rains killed 15 people in the districts of Lughaya and Baki,” Abdirahman Ahmed Ali, governor of the Awdal area told reporters on Sunday.
“The Somaliland government has started giving emergency help to the victims.”
Meanwhile in Puntland, a semi-autonomous northeastern region of Somalia, storms caused by the cyclone took away two men and their car from a valley in the city of Bosaso, Yusuf Mohamed Waeys, the governor of Bari in Puntland told Reuters on Sunday.

The UN Office for the Coordination of Humanitarian Affairs said thousands of people have been affected by the flooding, displacement and the destruction of infrastructure in Sagar’s wake.
“The cyclone has worsened the humanitarian situation in the two states and disputed regions, which have experienced protracted drought dating back to 2015, leaving them particularly prone to flash flooding in the direct aftermath of massive downpours,” it said in a statement.
Puntland and Somaliland have been engaged in conflict over the disputed Sool region for more than 10 years. People who live there are divided over which side to back. Last week, dozens of people were killed in clashes between troops from the two sides.
“Due to the dispute over the regions of Sool and Sanaag and lack of access to some affected areas after the destruction of roads, the situation of affected populations and impediments caused by blocked roads and failed communications, the extent of the damage is yet to be fully confirmed,” the UN said.
The post Tropical cyclone kills at least 15 people in northern Somalia appeared first on Shabelle.

Maxay Kuuriya Waqooyi u burburinaysaa goobihii tijaabada Niyuukleerka?

$
0
0

Kuuriyada waqooyi ayaa sheegtay inay toddobaadkan bilaabeyso burburinta xaruntii tijaabada hubka niyukleyrka.

Somaliland oo ka hadashay khasaaraha roobabka

$
0
0

Mas’uuliyiinta Somaliland ayaa sheegay in 25 qof ay ku dhinteen, 12 qof ay dhaawacmeen, 27 kalena la’yahay kadib markii roobab duufaanno wata ay ku dhufteen qaar ka mid ah gobollada, gaar ahaan Awdal iyo Salal.

Viewing all 54547 articles
Browse latest View live