Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Iiraan oo si kulul uga jawaabtay hadal ka soo yeeray Mareykanka

$
0
0

Maadaxwaynaha dalka Iiraan ayaa si kulul u cambaareeyay xoghayaha arrimaha dibadda ee Mareykanka oo sheegay in Iiraan ay ku soo rogi doonaan cunaqabatayntii ugu adkeyd taariikhda.


Turkiga: Maxkamad xabsi daa'in ku xukuntay 104 qof

$
0
0

Maxkamad ku taalla dalka Turkiga ayaa xabsi daa'in ku xukuntay 104 qof oo horey uga tirsanaa ciidamada dalkaasi.

Ciidamada Suuriya oo si buuxda ula wareegay Dimishiq

$
0
0

Ciidamada dalka Suuriya ayaa waxa ay sheegeen in imika gabi ahaanba ay la wareegeen magaalada Dimishiq iyo dhammaan goobaha ku xeeran.

Madaxweyne ku xigeenka Maraykanka oo u digay Kim Jong-un

$
0
0

Madaxweyne ku xigeenka Maraykanka Mike Pence ayaa hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong-un uga digay in uusan ciyaar la soo shir tagin haddii uu la kulmo madaxweyne Donald Trump bisha soo socota.

Arsenal oo lafilayo in ay magacawdo Unai Emery

$
0
0

Kooxda Arsenal ayaa lafilayaa in ay tababare u magacawdo Unai Emery isaga oo badali doona Arsene Wenger.

Wasiir Denmark: Muslimiinta sooman yaan shaqo lagu halleynin

$
0
0

Wasiirka arrimaha socdaalka ee dalka Denmark ayaa si wayn loo cambaareeyay kaddib markii ay ku baaqday in Musliimiinta dalkeeda ay ka baaqsadaan shaqada xilliga bisha barakaysan ee Ramadhaan sababtuna waxay ku sheegtay in dad soomaan ay khatar u horseedi karaan bulshada.

Galka Baarista: Qaladaadkii dhaliyey qaraxii Zoobe oo weli taagan

$
0
0

Toddoba bilood kadib markii uu dhacay qaraxii ugu dhimashada badnaa Soomaaliya, bishii October 14-keedii sannadkii hore, dawladda Soomaaliya weli ma dhaqangelin talooyinkii la siiyey.

A suicide car bomber targets Somali army convoy in Afgoye

$
0
0

A suicide car bomber from Somalia’s Islamist group al-Shabab hit a military convoy outside Mogadishu Tuesday, causing an unknown number of deaths.
The attack targeting a passing military convoy occurred in Afgoye, a district about 30 km northwest of Mogadishu, police officer Maj. Abdiqadir Ali said.
“What we are sure [of] is a military vehicle was hit,” Ali said, adding there were casualties but the death toll had not yet been determined.
Al-Shabab’s military operations spokesman Abdiasis Abu Musab told Reuters they were responsible for the attack.
The group, an ally of al-Qaeda, is fighting to topple the country’s western-backed central government and impose its rule based on its own interpretation of sharia law.
Al-Shabab also wants to force out an African Union-mandated AMISOM peacekeeping force that is helping defend the government of President Mohammad Abdullahi Mohammad.
“One of our mujahideen [was] martyred after he rammed his car into a Somali military convoy,” Abu Musab said.
One military pick-up truck was destroyed while 12 soldiers were killed by the blast, he said and added that a second vehicle in the convoy was also damaged.
The soldiers in the convoy were U.S.-trained Somali military commandoes. Al-Shabab have targeted them on the same road several times in the past.
The post A suicide car bomber targets Somali army convoy in Afgoye appeared first on Shabelle.


Somaliland detains five for making fake passports

$
0
0

Somaliland authorities have on Tuesday raided several buildings in the state capital, Hargeisa and arrested five people accused of issuing fake Somali passports.
The suspects have taken into custody and expected to be arraigned in court, according to the police sources.
They were found with at least several passports and other documents which the witnesses said would require “a person with hawk eyes” to detect as fake.
The police officials declined to give further details of the suspects saying investigations will be launched into their cases.
Late last year, Somaliland authorities detained six people in connection fake passports.
The post Somaliland detains five for making fake passports appeared first on Shabelle.

Diyaraad dagaal tii ugu casrisanayd oo markii ugu horreysay lagu dagaal galay

$
0
0

Diyaaradda nooceedu yahay F-35 oo Mareykanka sameeyay ayaa markii ugu horreysay la arkay iyada oo hawada ku jirta oo ay hawl gal ku fulinayaan ciidamada cirka ee Israa'iil.

Daacish oo sheegatay weerar ka dhacay Muqdisho

$
0
0

Ururka Daacish ayaa sheegtay mas’uuliyadda weerar saaka ka dhacay magaalada Muqdisho, oo ay sheegeen inay ku dileen sarkaal ka tirsan booliiska xaafadda Hodan,

Moon oo Trump kala talinaya waxyaabaha uu Kim kala hadlayo

$
0
0

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump iyo hogaamiyaha Kauuriyada Koonfureed Moon Jae-in ayaa la filayaa in ay goor dhow kulan ku yeeshaan magaalada Washington, in kastoo shaki la galinaya suurtagalinimada ah in uu qabsoomo shirka loo balansanyahay ee Mareykanka iyo Kuuriyada Waqooyi.

Xiisad dublamaasiyadeed oo ka dhex aloosan Venezuela iyo Mareykanka

$
0
0

Dowladda Venezuela ayaa dalkeeda ka ceyrisay wakiil sare oo ka tirsan dublamaasiyiinta mareykanka.

Madaxa shirkadda Facebook oo balanqaaday ilaalinta macluumaadka macaamiisha

$
0
0

Madaxa shirkadda Facebook ayaa u balanqaaday baarlamaanka midowga Yurub in shirkadda ay wax waliba oo kalaankeeda ah samayn doonto si looga hortago in la fara galiyo doorashooyiinka.

Madaxwayne Trump oo shaki galiyay qabsoomidda kulanka isaga iyo Kim jon un

$
0
0

Madaxwaynaha dalka Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in ay jirto ifa faala wayn oo muujinaya in uusan qabsoomi doonin kulanka lagu wado in uu dhexmaro isaga iyo hogaamiyaha Koonriyada Waqooyi.


Haweenay Madoow ah oo taariikh cusub ka samaysay siyaasadda Maraykanka

$
0
0

Waxa ay horey aad ugu taageertay Hillary Clinton oo u sharaxnayd madaxweynenimada Maraykanka sanadkii 2016-kii. Haatan Mrs. Clinton ayaa si xooggan u taageertay musharaxnimada Mrs. Stacey.

Kenya, Uganda iyo Tanzania oo isu bahaytstay 'ololaha ka dhan ah wararka beebn abuurka ah'

$
0
0

Sharci cusub oo lagu wado in laga dhaqan geliyo waddanka Kenya ayaa dhigaya in ciddii lagu helo faafinta warar been abuur ah lagu ganaaxi doono lacag dhan $50,000 ama ilaa laba sano oo xarig ah.

Warta Nabadda iyo Xamarjajab Oo Caawa ku tartamaya Taran Aqooneedka Shabelle

$
0
0

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Tartan Aqooneedka Shabelle oo Caawa galaya Habeenkiisa 7-aad ayaa waxaa la guda geli doonaa Tartanka u dhexeeya demgooyinka ku jira Group-ka D ee u dambeeyay wareega koowaad ee Tartan Aqooneedka bisha barakeysan ee Ramadaan.
Illaa iyo 4 degmo ayaa Group-kan ku wada jira, kuwaas oo kala ah Warta Nabadda, Xamarjajab, Shangaani iyo Dharkenley.
Waxaana Caawa Tartanka ku hardami doona demooyinka Warta Nabadda iyo Xamarjajab ee gobolka Banaadir.
La’arki doonee Caawa waxa kala qabsada Warta Nabadda iyo Xamarjajab oo ku madalsan Tartan Aqooneedka bisha Barakeysan ee Ramadaan.
Barnaamijkuna waxa uu soo geli doonaa saacadu marka ay tahay 10:-00-ka Habeenimo Insha Allah.
Taaba gelinta Sanadkan Tartan Aqooneedka Shabelle waa Jaamacadda Jobkey, halka Su’aal diyaarintuna uu yahay Adult Commercila Secondary School.
The post Warta Nabadda iyo Xamarjajab Oo Caawa ku tartamaya Taran Aqooneedka Shabelle appeared first on Shabelle.

Duufaanno hor leh oo la filayo inay ku dhuftaan Puntland

$
0
0

Duufaan ka kacday waqooyiga badda Hindiya ayaa lagu wadaa inay ku dhufato xeebaha dalka Cumaan illa 3 iyo 4 maalmood.

Kenya Oo Maxkamad soo taagtay Muwaadin Somali ah

$
0
0

Mombasa ( Sh. M. Network )-Maxkamad ku taalla magaalad Mombasa ee dalka Kenya ayaa la soo tagay Muwaadin Soomaaliyed oo lagu magacabo Axmed Cabdiweli Daahir, kaas oo lagu eedeeyay in si sharci darro ah hub ugu dhex heystay maagaaldaasi.
Garsooraha Maxkamadda Mombasa Martin Rabera ayaa sheegay in ninkan lagu tuhunsan yahay lahaanshaha Hub iskugu jira Bastoolad iyo rasaas gaareysa illaa 259 xabo oo aan sharciyaysneyn.
Muwaadinkani oo Booliska Kenya ay xireen 18 bishii April ayaa iska fogeeyay eedeymaha loo heysto, waxaa uu sheegay in habayaraate uusan wax lug ah ku lahayn dambigaasi.
Dhageysiga dacwadda eedeysanahaasi ayaa dib loo dhigay, waxaana markale la qaadi doonaao8 Bishani May ee 2018-ka.
Ma’ahan markii ugu horreysay oo Muwaadin Soomaaliyeed Maxkamad lagu soo taago dalka Kenya, kaas oo loo heysto isticmaalka Hub Sharci darro ah.
The post Kenya Oo Maxkamad soo taagtay Muwaadin Somali ah appeared first on Shabelle.

Viewing all 54547 articles
Browse latest View live