Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Halgamaa Katirsanaa SYL Oo Al-Shabaab Ay Kudileen Qoryooleey

$
0
0


Wararka aanu ka halayno Magaalada Qoryeeleey ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in kooxda Alshabaab ay ku dileen Oday waayeel ahaa iyo wiil uu Awoowo u’ahaa
 
Marxuumka Ladilay ayaa la’oranjiray Axmed Guure Ma’muun waxaana da diisa lagu sheegay 107 jir ahaa iyadoo dilkiisa ay al-Shabaab rasaas ku dishay, halka wiil uu awoowe u ahaa oo 20 jir ahaa, lana oran jiray Mahad Cabdi Axmed ay kooxdu gubtay ilaa uu ka dhintay sida ay warbaahinta usheegeen dadd diiday in magacooda la qaato sab dhanka amniga ah
 
Kooxda al-Shabaab ayaa ku eedeysay odayga iyo wiilka uu awoowaha u ahaa inay diideen bixinta xoolo sako ah oo kooxda ay si khasab ah uga qaaddo dadka rayidka ah.
Odayga, Axmed Guure Ma’muun ayaa la sheegay inuu ka mid ahaa dadkii u soo halgamay xorriyadda Soomaaliya, isagoo xubin ka ahaa ururkii dhallinyarada gobonnimo-doonka ahaa ee SYL.
Ma jiro ilaa hadda wax war ah oo ka soo baxay al-Shabaab oo ku aaddan dilka Labada Marxuum ee lagu dilay Degmada Qoryooleey
 


Qasaaraha Qarixii Maantay Oo Kordhay

$
0
0


Faahin dheeraad ah ayaa ksoo baxaysa qarixii maantay uu ka bad baaday wasiirka arimaha gudaha ee dowladda soomaaliya waxaana wararku sheegayaan in qaraxa ay ku dhinteen ilaa 8ruux oo ubadnaa Dad Rayid ah
Wasiirka oo lahdalay warbaahinta Afka Dowladda Kuhadasha ayaa sheegay in dhagar qabayaal doonayay in haligaan dadka shacabka ah ee kunool magaalada muqdisho
wararkii ugu danbeeyey ee ka imaanaya goobaha caafimaadka ee magaalada Muqdisho ayaa tilmaamay in qaar kamid ah dadkii dhaawac ahaan loo gaarsiiyey Isbitaalada Muqdisho ay dhaawacyadii qaraxa kasoo gaaray ay ugeeriyoodeen
Goobta uu qaraxu ka dhacay ayaa waxaa ay xiligaas ahayd meel aad u mashquul badan waxaana goobta ku yaalla Boosteejo laga raaco gaadiidka dadweynaha oo degmooyin fara badan u kala goosha ,waxaana sidoo kale hareeraha wadada ku sugnaa dad aad u badan  oo ganacsiyo yar yar ku haystay hareeraha wadooyinka iyo qaar jidka lugaynayey xiliga uu qaraxu dhacayey kuwaas oo noqday dhibanayaasha ugu daran ee ay mashaqadu ku habsatay.
Waxaana markiiba goobta isku gadaamay ciidamada dowlada Soomaaliya kuwaas oo gabi ahaanba xiray nawaaxiga goobta uu qaraxu ka dhacay iyagoo bilaabay in ay gar gaar ufidiyaan dadkii ku dhawaacmay qarixii Ismiidaaminta ahaa
 

Wicitaanka: Cabdiraxmaan C. Cusmaan (Yariisow)

$
0
0

Barnaamijka maanta waxa marti ku ah Afhayeenka Madaxtooyada Soomaaliya Cabdiraxmaan Cumar Cismaan oo ka hadlaya arrimaha maamul u sameynta Soomaaliya.

Madaxweyne Siilaanyo oo Socdaalkiisii ka Waramay

$
0
0

Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed (Siilaanyo) ayaa shir ku qabtay magaalada Hargeysa, kaas oo kaga warbixiyey socdaalkiisii uu dibadda ku tagey.

600 ayay gaartay dhimashada Bangladesh

$
0
0

Dowladda Bangladesh ayaa sheegtay in dhimashada warshdaii ku duntay magaalo madaxda Bangladesh ee Dhaka ay gaartay 600 oo qof.

David Cameron:- Shirka London ee berri furmaya waxaa looga hadlayaa hormarinta Soomaaliya iyo sidii…

$
0
0

Ra’isul wasaaraha Ingiriiska David Cameron ayaa baahiyey fariin hordhac u ah shirka Londan ka furmaya 7-da bishan ee lagu taageerayo dowladda Soomaaliya, kaas oo ay si wada jir ah u shir guddoomin doonaan Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Mr. Cameron.
Mr. Cameron wuxuu sheegay in ujeedadii shirkii hore ee Londan lagu qabtay uu ahaa in lagu hirgeliyo taageerada Soomaalida si ugu soo gudubto dhibaatadii dheerayd ee dagaalada iyo macluusha ee soo martay, 12 bilood ka dib ayuu sheegay in wixii ay ka rajeynayeen shirkii sanadkii hore lagu qabtay Londan la helay, isagoo tusaale u soo qaatay doorashadii Madaxweynaha ee Baarlamaanka doortay, ka dibna soo magacaabay Ra’isul wasaare cusub.
David Cameron wuxuu fariintiisa ku sheegay in shirka Londan ay wada shir guddoomin doonaan Madaxweynaha Soomaaliya iyo isaga, isla markaasna rajadiisa tahay inay ka soo baxaan shirkaasi qorshe dib loogu dhisayo dalka, ciidamada, garsoorka iyo horumarka kale sida uu yiri.
Ugu dambeyntii wuxuu sheegay Ra’isul wasaare Cameron in Ingiriisku aysan ogolaan doonin dib loogu noqdo wixii Soomaaliya ay soo martay mudadii nidaam la’aanta, ayna ka shaqeynayaan sidii horumar iyo amaan loo gaarsiin lahaa Soomaaliya.
 
 

Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda dowladdii KMG aheyd oo ka hadlay shirka London, sheegayna…

$
0
0

Ismaaciil Maxamuud Hurre Buubaa oo mar soo noqday wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya dowladdii ayaa ka hadlay shirka london, wuxuuna shirkaasi ku tilmaamay mid hormar iyo guul u ah shacabka Soomaliyeed iyo dowladooda, wuxuuna intaasi ku daray in shirkaasi uu ka duwanyahay shirkarkii ka horeeyay sida kii uu garwadeenka ka ahaa Sheekh Shariif sida uu yiri.
Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Soomaaliya Ismaaciil Maxamuud Hurri Buubaa oo isagoo ku sugan magaalada Muqdisho ayaa sheegay in shirka London uu faa’ido badan u keenayo Soomaaliya, isla markaasna beesha caalamka oo uu ugu horeeyo dalka Ingiriiska ay hadda u soo jeesteen sidii ay u taageeri lahaayeen Soomaaliya, isla markaasan dowladda Federaalka ay dalka oo dhan gacanta ugu dhigi laheyd.
“Sida ay rajadu tahay shirka London ee berri ka furmaya magaalada London waxaan ka fileynaa inay ka soo baxaan waxyaabo badan oo faa’ido ugu jirta dowladda Soomaaliya iyo shacbigeeda, waxaana qabaa in shirkaasi uusan aheyn mid dib u heshiisiin, balse uu yahay mid looga hadlayo homarka iyo guulaha ay gaartay dowladda Soomaaliya ee uu hogaamiyo Xasan Sheekh Maxamuud” ayuu yiri Ismaaciil Buubaa.
 

Shabakadda Warbaahinta Shabelle oo U dabaal Dageyso 11 sano Guuradii Ka soo wareegatay Markii dhidibada Loo aasay [ Sawirro]


Siyaasiyiin Bogaadin iyo Hambalyo U diray Shaqaalaha Shabakadda Shabelle

$
0
0

Muqdisho (Sh.M.Network) Cabdi Fitaax Ibraahim Sabriye Shaweeye oo kamid ah Siyaasiyiinta Soomaaliyeed oo  Lahadlay Idaacada Shabelle ayaa Hanbalyo U diray Shacabka Somaliyeed iyo Shaqaalah Shabelle Sanad Guuradii 11aad ee Kasoo wareegatay Markii Dhidabada loo taagay  Shabakada Warbaahinta Shabelle.
Shaaweeye ayaa Tilmaamay in Shaqaalaha Shabelle ay usoo dhabar adeegeen Shaqadooda islamarkaana Wariyaal badan Laga dilay Idaacadda Shabeelle Kuwaasi oo uu uga Tacsiyeeyay Ehalladii iyo Qaraabadii ay Ka geeriyoodeen iyo Sidoo kale Idaacadda Shabelle .
Isagoo hadalkiisa sii wato ayaa Waxa uu Shaqaalaha Shabelle Ku dhiira Galiyay in ay Siiwataan Hooshooda islamarkaana ayna ka walwalin Dhabar qabayaasha Bartilmaamedsada Wariyaasha Kahowlgala Warbaahinta Shabelle .
Dhinaca Kale Maxamed Cabdulaahi Cariig oo Kamida ahaa Wariyaasha Gobalka Banaadir Marna Noqday Afhayeenka Gobalka Banaadir ayaa asagana Hambalyo u Diray Idaacadda Shabelle iyo Shacabka Soomaliyeed Sanad guurada11aad ee Kasoo Wareegatay Aasaaska Shabelle .
Maxamed Cabdulaahi Cariig oo Hadilkiisa sii Wato ayaa Tilmaamay in Idaacadda  Shabelle ay Tahay Idaacadda Kaliya ee Xaqiiqada Ka sheegto Waxyaabaha Kataagan Gayiga Soomaliya.
Cariig ayaa dhamaan Wariyaasha Shabelle ugu Baaqay in ay Siiwadaan Howsha weyn ay u Hayaan  Shacabka Soomaliyeed sida uu Tilmaamay .
Sikastaba ha ahaate Idaacadda Shabelle Waxaa la aasaasay 2002 hadana Waxa ay udabaal dageeysa Sanad Guuradii 11aad iyadoona Idaacadda ay soo Martay Marxalado Kala duwan aWaxaana Idaacadda Laga Dilay Wariyayal  badan .

NEW Midnimada Umada Iyo Sh Abuu fadli Magaalada Turku

wanaagga oo la isugu kaalmeeyo by sh M'ed cali diini part 2 english

wanaagga oo la isugu kaalmeeyo by sh M'ed cali diini part 1 english

Dadkaygaan la hadlayaa

Qisas Qaabil iyo haabil Ustaad Yusuf Cabdi Kamaludin

DOOD DHAXMARTAY TAKFIIRKA IYO SH MAXAMUUD SHIBLE NAIROBIKENYA


Dowladda Uganda oo Ka feejigan Weeraro Kaga yimaada Al Shabaab

$
0
0

Kampala (Sh.M.Network) Kulan Looga hadlayay Ammaanka dalka Uganda oo ay Ka qeyb Galeen Saraakiisha Ugu sareysa Buliiska dalka Uganda iyo Nabad Sugida dalkaasi ayaa waxa uu ka dhacay Magaalada Kampala ee dalka Uganda.
Kulanka ayaa La iskula soo qaaday sidii Dowladda Uganda ay uga Feejignaan Lahayd Weeraro Al Shabaab ay Ka geystaan dalkaasi kuwaasi oo dagaallo kawada dalka Soomaaliya.
Taliyaha Ugu sareeya Ciidanka Buliiska Uganda ayaa sheegay in Ciidanka Buliiska Uganda La Galiyay Feejignaan Dheeri ah kaasi oo ku aadan sidii Looga hortagi Lahaa Weeraro Argigixiso oo Al Shabaab ay Ka fuliyaan Waddanka Uganda.
“ Waxaan Ka war Helnay Xog Ku aadan In ay Nagu soo Fool Leeyihiin Weeraro Argigixiso oo Al Shabaab noo diyaariyeen innagana Kama Jiifno Ka Hortagooda ayuu Yiri Taliyaha Ciidanka Buliiska dowladda Uganda.
Al Shabaab ayaa Weerar ay ku dhinteen in ka badan 70 qof Sanadkii 2010 waxa ay Horay uga Geysteen Magaalada Kampala ee Caasimadda Waddanka Uganda.

Federal government troops freeze charcoal export at the port of Kisamyu

$
0
0

Kismayu (sh.M.Network) reports from Kismayu, the port city of the lower Juba region confirm that governmen troops stopped charcoal that was to be exported from the port.
The cities administration allowed the coal export but the federal troops seized the thousands of sacks as it arrived at the port. Charcoal export was banned by the government as it caused large destruction of forest in the region.
Colonel Iftin Hassan Basto who is one of the government top officials in the region talking to Shabelle radio said that they have seized thousands of sacks containing charcoal that was to be exported at the port.
Colonel Iftin added that his troops stopped the coal business because of destruction of forests in the region and the large sum of money generated from the business may also be involved in anti government projects.
The colonel reiterated that his troops were implementing government policies and taking order from the government only.
This comes as the president of the federal republic of Somali banned charcoal export in the country and termed the business as destruction of the countries nature.
 

London Conference starts today

$
0
0

London (sh.M.Network) Tuesday’s meeting – which Mr Cameron will co-host with Somalia’s President Hassan Sheikh in London is expected to start in the coming hour.
The conference is organized by the British government and over 50 countries will be attending the conference.
The key agendas expected to be discussed include security in the country, armed forces and many other agendas.
Shabelle media group will be bringing you live updates from the conference as our reporters are currently at the meeting hall.
For more news log on to Shabelle.net
 
 

Some roads in Mogadishu closed for security reasons

$
0
0

Mogadishu (sh.M.Network) some of the roads leading to the center of the capital have been closed by government troops today in Mogadishu. This has affected residents who used the roads but other alternatives have been provided by the officials as commuters use minor roads to travel.
Makah Al Mukaram road is one of the most important roads in the city which is not been used today. People who used this road are today walking to work. Government troops can be spotted at the road as they divert any approaching vehicles.
The closure of the road comes days after a suicide attack aim at a Qatar delegation killed almost 8 people at the center of the city.
The reason behind the closure is believed to be enhancing security in the capital
 
 

Uganda is vigilant against new Al Shabab attacks

$
0
0

Kampala (shabelle.net) Uganda police expressed their vigilance against new terrorist attacks from the militant group on Somalia Al Shabab, which is affiliated to Al Qaeda, police spokesman said.
Simon Kuteesa said on Friday that they have received Intelligence information of possible attacks inside Uganda and by that the police were on high alert.
“The information we had shows the terrorists are planning to attack important places where the people meet.” he said.
The police spokesman said that they have strongly warned the citizens about the possible attacks as he insisted that the police and other security agencies had stepped up measures to prevent any attacks.
In July 2010, Uganda experienced bomb explosions that tore through two bars broadcasting the World Cup finals in Kampala, killing at least 74 people and wounding more 70 others.  The militia group claimed the responsibility and said that they were revenging against the AMISOM mission in Somalia.

Viewing all 54547 articles
Browse latest View live