Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Dr. C/weli Gaas oo soo dhawayn ballaaran loogu sameeyay Degmada Badhan (Daawo Sawirada)

$
0
0

Musharax Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo Maalmihii ugu Dambaysay Socdaal ku Marayay Deeganada Puntland ayaa Maanta socdaal ku garay Magaalada ee Gobolka Sanaag. Dadweyne Waxgarad Cuqaal iyo Isimo ayaa si weyn u soo Dhoweyeey Wafdiga Musharaxa Dadkaaso aad ugu Faraxsanaa in Musharaxa uu soo gaaro Gobalka.
Dr. Gaas ayaa Socod Dheer ku dhex Maray Magaalada ilaa in lagu qiyaasay 2- kilo Mitter isagoo ay garab socdaan Boqolaal Dadweyne oo Ubaxyo gacanta ku sita, dadweynaha Reer Baran ay safnaa gudaha Magalada ila 20 KM Banaanka Magaalada kuwaaso Goobta ku sugayay ilaa waberigii Saakay.
Tuulooyin Badan oo ka sokeeya Baran ayna Kamid tahay Midigale ayaa Musharaxa wuxuu kula hadlay Boqolal Dadweyne iyo ardayda Dugsiyada kuwaaso sheegay in Musharaxa ay ugu baaqayan in uu ka dhabeeyo Isbedelka uu ku baaqay ayna taagersanyihiin in Gaas uu ku Guulaysto Madaxtinimada Puntland, si Dalka uu uga saaro Habacsananta iyo dib u dhaca ka muuqday Sannadihii ugu dambeeyey.
Suldaan Saciid Suldaan Cabdisalaan Suldaan Maxamuud Cabdi Shire oo kamid ah isimada ugu waaweyn Puntland oo ka hadlay Fagare loo diyariyay in Cabdiweli uu kula hadlo Dadweynaha reer Baran waxaana suldanka uu sheegay in Musharaxa ay ku soo dhoweynayaan Magaalada Baran isagoo sheegay in dadka rer baran ay aad uga Dheragsanyihiin Taariikhda iyo Magaca Sare ee Musharaxa uu leeyahay.
Islaan Xuseen Xaaji Cabdi oo kamid aha Isimadii Musharaxa soo dhoweysay ayaa isagana ka hadlay fagaaraha waxana uu sheegay in ay soo dhoweynayan Gaas ayna ku faraxsanyihiin socdaalka uu Baran ku soo garay.
Musharax cabdiweli Gaas oo la hadlay Kumanaan dadweyne oo reer Sanaag iyo Baranba ah ayaa uga Mahadceliyay soo dhoweyntii Diiranayd ee ay ku soo dhoweyeen isaga iyo wafdigiisa iyagoo uga hortagay Fagaaro aad uga baxsan Magaalada.
Musharax gaas ayaa sidoo kale ka hadlay xaladda Puntland isagoo sheegay in ay jirto kala furfurasho dadkii ehelka ahaa ee Puntland wada dhistay, dhulkii Puntland oo kala maqan iyo dadkii is jecla oo Maanta aan qulubtooda isu fiyoobeen.
Musharaxa ayaa Reer Baran u shegay in Puntland ay u bahantahay Cadaalad Shaqsi kasta oo Puntland ah Ama ha noqoto Wiil Madaxweyne ama ha noqoto Qof Caadi ah in loo sinnaado dhanka Cadaladda, dhanka Dhaqaalaha iyo adeegyada Bulshada, isagoo cadaladda ka sii hadlaayo ayuu shegay in loo baahanyahay Puntland aan ku ekaan dhanka Laamiga ee ka degta laamiga gaartana Deeganada kale ee ka baxsan.
Cabdi weli Gaas ayaa booqday isla galabta Goobo ay kamid yihiin Jamacadda Maakhir Univercity, Ceelka Biyaha Degmada oo ah Mid Taariikhi ah laga soo Bilaabo xiligii Sayid Maxamed Cabdulle Xasan iyo isbitaalka Guud ee Degmada Baran oo ay jifaan bukaano waxaana uu booqday qaybaha uu isbitaalka ka koobanyahay.
Share
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk


Dowladda Soomaaliya oo saxiixday buuga tacsida ee loo firay Nelson Mandela + sawirro

$
0
0

Ergeyga joogtada dowladda Federaalka Soomaaliya u qaabilsan Qaramada Midoobey xarunta New York Danjire Dr. Cilmi Ahmed Ducaale ayaa saxiixay maanta buugga tacsida Madaxweynihii hore ee South Africa Nelson Mandela oo ku geeriyooday wadanka South Africa 5-tii bishan December .
Dr. Cilmi Ducaale ayaa ka mid ah Ergada joogtada ah ee ka howlgasha Xarunta Qaramada Midoobey ee Magaalada New York, kuwaa oo bilaabay saxiixidda buugga tacsida Mandela.
Nelson Mandela oo ku geeriyooday da’da 95 sano-jir ayaa waxa uu ahaa halgamaa ka soo horjeeday nidaamkii midab takoorka ee dalkaasi soo xukumay, isagoo noqday madaxweynaha South Africa intii u dhaxeysay sanadihii 1994-1999.
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dhambaal tacsi ah gaarsiisay todobaadkan dowladda South Africa, taasoo ay ku muujisay dareenka naxdinta iyo murugada leh ee  dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed ay la wadaagayaan dowladda iyo shacabka South Africa .
Share
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Shir lagu Gorfeynayay ka Faa’iidaysiga Xog-ururinta Qaranka Oo La Soo Gunaanaday

$
0
0

Hargaysa (Somaliland.Org):- Wasiirka Wasaarada Qorsheynta Qaranka iyo Horumarinta Somaliland Dr. Sacad Cali Shirre ayaa soo xidhay shir baalan oo lagu qorfeynayay ka faa’iidaysiga xog-ururinta qaranka iyo kor u qaadista kulankaasi oo muddo saddex maalmood ah ka socday ee magaaladda Hargeysa, kaasi oo mudadii uu socday lagu falanqaynayay sidii looga faa’iidaysan lahaa kor u qaadida iyo ka faa’iidaysiga xog-ururinta qaranka isla markaa loo heli lahaa xog sugan.
Kulankan oo ay soo qaban qaabisay wasaarada qorshaynta qaranka ayaa waxa ka qeyb qaadanayy xubno ka mid ah aqoonyahamiinta Somaliland, ardayda Jaamacadaha iyo sidoo kale ururka istaatikiska qaran iyo hay’adda DIA.
Wasiirka oo hadal ka jeediyay xidhitaanka shirkaasi ayaa si balaadhan uga waramay ahmiyadda ay bulshada u leedahay xog ururintu, waxaanu sheegay in lagaga qiyaas qaato hanaanka horumarinta bani’aadamka.
Waxaanu tilmaamay wasiirku in laga faa’iiday aqoon badan, taasi oo wax badan ka qaban doonta arrimaha bulshadda, isaga oo sheegay in waxyaabaha kulankani ka soo baxay ay Somaliland kula midoobayso beesha caalamka, isla markaana ay kala qayb qaadanayso, dabaal dega ama xuska ahmiyadda tirro koobku u leeyahay dadka.
Guddoomiyaha Jaamacadda Hargeysa Prof Cabdi Xuseen Gaas oo isna hadal ka jeediyay xidhitaanka kulankaasi ayaa ka waramay doorka ay Jaamacad ahaan ka qaateen shirkaasi, waxaanu sheegay in ay muhiim tahay la hello xog ururin uu qaranku leeyahay, taasi oo uu ku tilmaamay inay manaafacaad badan u leh bulshadda.
Sidoo kale waxaa xafladii xidhitaanka kulankaasi hadal ka jeediyay madaxa ururka cilmi baadhista guud Axmed Diiriye ayaa sheegay in mudadii uu shirkaasi socday in ay ka faa’iideen aqoonyahano badan, kaasi oo lagu iftiimiyay muhiimadda ay leedahay daraasadaynta xog ururinta kor loogu qaadayo sidii looga faa’iidaysan lahaa kor u qaadida xog ururinta qaranka.
Somaliland.Org/Hargeysa
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Tuulooyin uu ku fatahay wabiga shabelle oo dadkii deegaanku codsadeen in la gargaaro

$
0
0

Iyada oo ay waayadaan danbe soo noqnoqonayeen dhibaatooyinka ay geysanayaan fatahaadaha biyaha wabiga sh/dhexe  ayaa hadane waxaa soo baxayo waxyeelooyin kale oo u wabiga shabelle u geysanayo dadka iyo dalaga ku dhaqan gobolka sh/hoose deegaanada y ka midka yihiin  baldooska Sheentaraal garsaalo Xaliimo Aduunyo wargeedow iyo kuwo kale  oo intuba ku aadan deegaanada ku dhow dhow dagmada Afgooye ee isla gobolkaasi .
Deegaanadaas ayaa dadka ku dhaqan waxaa saameen xoogan ku yeeshay fatahaada biyaha wabiga shabeelle taasi oo sababatay in dadkii deegaanku ka barakacaan reerahoodii halka intii ku hadhayna ay ku adagtahay galida iyo ka bixida hareeraha guryahooda maadaama ay biyuhu buuxdhaafiyeen dhulka guudkiisa iyo wadooyinkii ay marai lahaayeen .
Qoysaska deeganka oo ahaa dad beeraley ahaa ayaa haatan waxaa soo wajahday in ay ku noolaadaan xaalad bani aadan nimo oo aad u hooseysa maadaama ay dalagii ay abuurteen biyuhu qaadeen waxaana ay haatan wajahayaan cuno yaraan cuduro ka dhashay biyaha dhaxceegaaga dhulka deegaanka ku teedsan guud ahaanba .
Dadka deegaanka oo la hadla warbaahinta ayaa sheegay  in aysan heysanin hoy .hu’ iyo marakaneeco ay ka  kaga hortagaan micida kaneecada ‘waxayna codsadeen in dowlada iyo cidii kale ee alle wax siiyey ay gurmad deg drg ah la gaaraan .
Dadka qaarkood ayaa sheegay in ay mudo 2 sano ah ku jireen arimaha noocaan oo kale ah waxayan intaa ku dareen ilmaha ay heysoMalaariyo  gaajo caafimaad daro iyo cuduro kale maadaama aysan jirin goob cayiman oo ay ka shaqeystaan ama ay raashin ka helaan
Qaar ka mid ah hooyooyinka degaanka oo sharaxayey baaxada dhibaatada heysata ayaa sheegay in kolka ay beeraha aadayaan biyo sii dhaxmaraan mudo aan ka yareyn sadax saacadood halka soo laabashadana ay maraan intaa in la eg waxaana intaa u sii dheer in beerihii biyo ku jiraan dalagiina biyuhu ka qaadeen
Reerahaan deegaanadaan ka barakacay ayaa isku wareysta habeenadii goobo ka baxsan halka ay biyuhu dageen kuwaasi oo xaqiijiyey in beerihii nolosha ku heli lahaan sanadkaan  ay ka go’een ka gadaal kolkii ay biyuhu qaadeen
Goobaha biyuhu gaareen ayaa waxaa yaraaday isu socodka dadka mana jirto cid meel aadi karta waxaana ku adkaatay in xitaa ay iska dhereeyaan saxarada biyaha dartood
Mid ka mid ah odoyaasha deegaanka oo ku hadlayey magaca dadka degaanka ayaa dowlada fadaraalka ka codsaday in ay la gaarto gurmad deg deg ah iyada oo ay adag tahay sidii wax lagu gaarsiin lahaa deegaana qaarkood hadii aan la helin helikabtarada ciidamada midowga Africa ee AMISOM iyo kuwa hey’adaha gargaarka Dowlada Somaliya hey’adaha caalamka iyo kuwa gudaha ka howlgala sidoo kale dadka deegaanadaan ee qurbaha jira ayuu ka dalbaday in ay u furan sanduuq dhaqaale loogu uruuriyo si loo badbaadiyo shacabka deegaanadooda biyuhu ugu tageen .
Ma jriaan ilaa iyo haatan cid ku howlan wax u qabashada dadka uu ku fatahay wabiga shabelle.
Abdirizak Jama Elmicblackyare@gmail.com
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Wasiirka Garsoorka iyo Arrimaha Diinta oo ka Qayb galey Munaasabad lagu Xusayey Maalinta Xaquuqda Aadanaha.

$
0
0

Iyadoo 10 –ka December ay tahay maalinta Xaquuqda Aadanaha  Aduunka ayaa Munaasabad ku Aadan maalinkaa waxaa maanta lagu qabtey Hotel Safari ee Magaalada Muqdisho waxaana Munaasabadaas ka soo qayb galey Wasiiro , Xildhibaano, Aqoonyahano, Madaxda Hayadaha Samafalka, kuwa  Xaquuqul Insaanka , Haween iyo Dhalinyaro Waxaana si wadajir ah Munaasabadaas u soo qabanqaabiyey Xarunta Xaquuqda Aadanaha Ismaaciil Jimcaale (Dr.ismail Jum’ale Human Rights (Dijhro) iyo Hay’ada Women Education and Voicing Enterprenuarship (Weave) iyo Hayadda Somali Human Rights Defender Network SOHRIDEN .
Ugu horeyntii waxaa halkaa War-Saxaafadeedkii loogu talagaley Maalinkaa ka Akhriyey  Cismaan oo ka socdey Xarunta Xaquuqda Aadanaha ee Ismaaciil Jimcaale  oo halkaa ka soo jeedyey Dhowr Qodob oo kala ah in Xoogaga Shaqo ay talo ku soo jeediyeen in loo Wada Istaago Badbaadinta Shacabka Soomaaliyeed si loo helo Kalsooni iyo is aaminaad , Dhamaan Xooga Shaqo waxay ka Dalbanayaan Haykalka Dowladnimo in ay Badbaadiyaam Bulshada kuwooda ugu Nugul ee lala Beegsanyo Tacadiyada ,waxay soo jeedyeen Xoogaga Shaqo in la helo Amni Guud iyo in la helo Isla Xisaabtan Dhab ah, waxay ka Codsadeen Beesha Caalamka in ay il gaar ah ku eegaan Tacadiyada ka dhaca Soomaaliya
Xubnhii halkaa ka hadlay waxaa ka mid ah Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Diinta Cabdulaahi Ebyan Nuur oo si weyn ugu Dheeraada Xaquuqda Aadanah waxaana uu sheegey in Diinta Islaamka ay si weyn u dhowrtey Xaquuqda Aadanaha islamarkaana ay kaaraao siisey Bana’aadamka waxaaana uu sheegey in Dowladda Federaalka ay ku dadaali doonto sidii loo joojin lahaa  Xadgudubyada ka dhaca Dalka ,isagoo u soo jeedyey Bulshada Soomaaliyeed in ay iyana Dhinacooda ka hortagaan wax kasta oo Xadgudub ah.
Xildhibaanada Maryan Cariif Qaasim oo Gudoomiye u ah Guddiga  Dib u eegista Dastuurta waxayna si aad ah u faaffaahisey Qodobada sida aadka ah u taabanaya Xaquuqda Aadanaha taasoo ay sheegtey in qaar ka mid ah dib loo eegi Doono , sidoo kale waxay sheegtey in Bulshada looga baahan yahay iniyana qayb ka qaataan Dib u eegista Dastuurka si loo helo Dastuur Dhameystiram.
Sahro Maxamed Axmed oo ka tirsan Masuuliyinta Hayadda SWDC ayaa Dowladda Federalka ku eedeysan in aysan waxba ka qaban Qodobada Aaasiga u ah Nolosha Baniaadamka sida Garsoorka , Waxbarashada , Caafimaadka, Haweenka iyo wixii la mid ah sidoo kale waxay Hayadaha Xaquuqda Aadanaha u soo jeedisey in  ay laba jibaaraan Howlaha  ay Bulshada u hayaan ee ku aadan joojinta Xadgudubyada.
Xildhibaan Cabdi Xaashi Cabdulaahi oo isan ka Hadley Munaasabaadaas lagu Xusayey Maalinta Xaquuqda Aadanaha Aduunka waxaana uu sheegey in loo baahan yahay in Bulshada u Sarakacaan sidii Dhalinyarada Soomaaliyeed u heli lahaayeen Waxbarasho , Shaqo  si loo hakiyo Tahriibka ay maalin waliba ku baaba’ayaan , waxaa kale uu sheegey in Dalka Soomaaliya uu yahay Dal Barwaaqo ah isagoo Tusaale u soo qaatey Riwaayad Sideetameeyadii la dhigey oo la oran jirey “ DAL BARWAAQO AH IYO DAD KA BAAHAN”
Asli Ducaale oo ka tirsan Hayadda Weave oo ka hadashey Munaasabadaas  ayaa ugu horeyn u Mahadcelisey intii isku soo Duba ridey Munaasabadaas sidoo kale waxay sheegtey in Xadgudubyadda ka dhacay Soomaaliya ay yihiin kuwa aad u badan waxayna sheegtey in looga hortagi karo isku Duubnaan ay sameeyaan Dhamaan qaybaha kala Duwan  iyadoo intii ay soctey Munaasabadaas ay Gabayo iyo Burraanburo ka soo jeediyeen Abwaanada Cismaan Guure, Maryan Jacayl iyo Maama Caasho
W/D Amiin Yuusuf Khasaaro
E-Mail Amiinkhasaaro@hotmail.co.uk
E-Mail  amiinkhasaaro@yahoo.co.uk
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

“Dhageyso Wareysi uu bixiyay raysulwasaaraha cusub mudane C/weli Sheekh Axmed Maxamed

$
0
0

Xildhibaan Dil Lagu Xukumay Somaliland

$
0
0

Somalia - President Hassan Names New PM

$
0
0

Mogadishu — Federal Government of Somalia's President Hassan Sheikh Mohamud has on Thursday evening appointed Abdiweli Sheikh Ahmed Mohamed as the country's Prime Minister following the ouster of Abdi Farah Shirdon from the post, Garowe Online reports.
Weblinks: 

//-->


Qaadku waa Naruuro! Qallinkii Qoraaga Cabdiraxmaan Cabdilaahi Warsame

$
0
0

Goor salaaddii casar laga baxay, aniga oo urursanaya xamaantii oo isku diyaarinaya in aan sii kala hormeeyo qoraallo badan oo ii yaallay,(inta bandanna waqtigaa waxaan caado u leeyahay in aan hadba wixii qoritaan iiyaalla aan iska dhammaystiro). saa waaba telefankaygii gacanta oo dhacay, waan eegay, wuxuu soo qoray cali, waa cali oomay. Saaxiibkay cali  oo aan ogahay inuu waqtiyadaasoo kale shaqo bilaabo, haddii uu I soo garaaco oo aannaan ballan lahayn, waa haddii hawlo cusubi soo kordheen amma war degdeg ah oo markaa soo dhacay uu ii sheegayo. Inta badan warka cusub ee dalka ama gobolka ah , waanu isku war galinnaa.
Si degdeg ah haddii aan u qabtay, salaan ka dib waxa uu igu war galiyay in maanta qaadkii aanu magaalada soo galin, sababtuna ahayd xuduudkii oo loo xidhay xuskii qowmiyadaha itoobiya oo ka socday jigjiga awgii. Waxa uu intaa ii raaciyay in baskii uu ka raaci lahaa is goyska xero awr si uu shaqada ugu dhakhsado uu waayay, isaga iyo dad badan oo kalena ay cagaha maaleen oo waddada cabbeen, basna aanay helin illaa ay gaadheen guriga ina Faarax Joome. Hayeh ayaan u idhi si xiiso leh aniga oo doonaya in uu ii sii wado. Sidaa daraaddeed waxan u malaynayaa dadkii qaadku fadhiisin jiray oo dhami in ay maanta socod miciinsadeen. Suuqii markaanu gaadhnayna waxaabad mooddaa in dad cusubi ku soo kordheen, badnida iyo tag taagga ay tubanyihiin waddada hareereheeda iyo kolayada dushooda.
Markii uu intaa isu kay raaciyay ayuu iigu daray in ay wanaagsantahay in wax laga qoro, anna waan ku raacay, waxaanan u raaciyay in aan si degdeg ah u imanayo suuqa si aan xaaladda u indho indheeyo isla markaana ay iigu suurta gasho in aan wax ka qori karo. Waxaan haddaba xasuustay waqti sii horraysay dhawr sano ka hor mar sidan oo kale qaadku uga habsaamay magaalada oo labadii duhurnimo soo galay markaasoo magaaladu laba laba isku laynaysay. Haddaba iyaba waa yaabe markii aan tagay suuqii aniga oo inta bandanna lugahayga maalay si aan si waafi ah ugu arko is baddalka magaalada ku dhacaya maalinta uu qaadku ka maqanyahay, waxaan arkay raggii magaalada uu gidaarrada wada tuban oo aad mooddo in geeri loo soo wada sheegay, marka aad eegto sida ay u wada yool yoolsanyihiin ee warwarka iyo walaahowgu uga muuqdo. Nasiib wanaag waxa aan la kulmay iyada oo markaas uun qaadkii u horreeyay soo galayo, dadkuna kolba gaadhiga soo gala ku qamaamayaan sidii lo’ muddo badan jeellanayd oo carradii loo dhigay. Waxaan istaagay faras magaalaha badhtankiisa, goob uu qaadka magaalada ugu badani ku soo dego, inta aan baal uga baxay meel aan si fiican uga wada arki karo ayaan mobile-kayga kaga qaatay dhawr filin oo gaagaaban, oo aanan ugu talo galin in aan youtube galiyo, illayn ceebteenna adduunka gaadhsiinmaynnoo waxba kagama galine.
Haddaba waxan maskaxdayda hor keenay haddii uu qaadku laba cisho amma in ka badan maqnaan lahaa magaalada maxaa dhici lahaa? Side wax noqon lahaayeen?. Haddii laga tago dadka ka ganacsada iyo danta ay ku qabaan , qaadku waxa uu mashquul iyo madadaalo u yahay dad badan oo ama bilaa shaqo ah, si uun ha ku soo galee, ama balwaddu jiidatay. Miyaanu qaadu markaa naruuro u ahayn dad badan.
Anigu ma cuno qaadka, waligayna qaad iyo qodax canbuuleed toona afkayga ma saarin, mana jecli in bahalkan dadka lagu ibtileeyay sidan ku sii socdo, laakiin waxaan ka hadlayaa xaaladda dalka iyo dadku ku jiraan, iyo sida dadka dhiiggooda iyo lafahooda u raacay in aanay fududayn in si dhayal ah la iskaga caayo amma loo yidhaah ha la joojiyo. Laakiin xalku waxa uu noqon karaa mid ama laba kuwaas oo ah in dalka laga hirgaliyo  shaqooyin tiro badan oo dhallinyarta iyo dadka kale qaadka raamsadaaba ku mashquulaan, waliba shaqada lagu beego xilliga qayilaadda, isla markaana qofka lacagta lagu siiyo hadba inta saacadood ee uu shaqeeyo, ganaaxna la raaciyo qofka lagu qabto isaga oo waqtigii shaqada qayilaya.
C/raxmaan C/laahi WarsameCbdrxmngeni@yahoo.comHargeysa Somaliland
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Klinsmann oo Heshiis Cusub Saxiixay

$
0
0

 
Macalinka xulka qaranka dalka Mareykanka Jurgen Klinsmann ayaa waxaa uu saxiixay heshiis cusub uu ku sii haynayo xilka tababrnimo ee dalkaasi Mareykanka ayadoo heshiiska uu kula joogo uu ku ekaa sanada soo socota ee 2014 waxaana haatan uu saxiixay Jurgen Klinsmann xidigii hore ee xulka qaranka dalka Jarmalka ilaa iyo 2018.
49 jirkaan ayaa waxaa uu isku yahay Tababarha xulka qaranka Mareykanka iyo madaxa farsamada guud ee xulka qaranka waxana uu xulka qaranka Mareykanka uu u suurta galiyay in uu soo baxo ka qayb qadashada koobka aduunka ee sanada 2014 lagu qaban doono dalka Brazil.
Klinsmann ayaa waxaa uu leylinayay xulka qaranka dalka Mareykanka ilaa iyo laba sano iyo bar ayadoo guushi ugu weyneed uu gaaray xulka qaranka Mareykanka uu gaarsiyay Macalin Jurgen Klinsmann kulankii saxiibtinimo uu xulka qaranka Mareykanka uu ugu adkaaday dalka uu ka soo jeedo Macalin Jurgen Klinsmann ee Jarmalka.
Dhanka kale xirirka kubada cagta dalka Mareykanka ayaa amaan u soo jeediyay Macalin Jurgen Klinsmann guulaha tarikhiga uu gaarsiyay xulka qaranka dalka Mareykanka.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Gudoomiyaha Baarlamaanka iyo Wafdi uu hogaaminayo oo ka qeybgalay Sanad guurrada 50aad ee Xornimada Kenya “SAWIRRO”

$
0
0

Kenya ayaa maanta waxay u ahayd maalin wayn, wadan kasta waxa uu hab maamuus gooni ah u sameeyaa 50 guuradiisa xoriyadeed waxaana maanta siwayn looga xusay guud ahaanba dalkani kenya 50 guuradii kasoo wareegtay xiligii uu xoriyada qaatay dalkani kenya .
Garoonka kasaraani oo kamida goobaha ugu bilicda san ee dalkani kenya ayaa maanta kulmiyey kumanaan dad ah oo isuugu jira shacabka kenya & masuuliyiin ka kala socdey wadamada caalamka.
Dhanka somalia ayaa waxaa ka qayb galay xuskan wafti heer baarlamaan ah oo uu horkacayey gudoomiyaha baarlamaanka Pro Maxamed Sh Cismaan Jawaari, safiirka somalia ufadhiya dalkani kenya iyo masuuliyiin kale oo katirsan dawlada somalia .
Madaxwaynaha dalkani kenya Uhuru Kenyatta oo kahadlayay munaasabadan ayaa hambalyo u diray guud ahaanba shacabka kenyan ah, waxana uu sidoo kale u mahadnaqay masuuliyiintii kala duwanaa ee kasoo qayb galay munaasabadan .
Gabo gabadii xuska munaasabadan kadib ayaa madaxwaynaha dalkani Kenya uhuru Kenyatta waxa uu qado sharaf ugu sameeyeye masuuliyiintii kasoo qayb galay xuskan aqalka madaxtooyada ee dalkani kenya .
Sawirqaade Mukhtar Axmed Maxamed ( Big Boss )W/D C/raxmaan Cumar Cabdi ( C/raxman Somali )
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Walilahil Asma Ul xusna Fadcuhu bih Sh Xasan Ibarhiim Xafidullahرحمن رحمن مشاري راشد العفا

Maanso Haweeneey Wanaagsan oo Guursatay Niin Xuun

North Korea executes uncle of leader Kim Jong-un Once-powerful Jang Song-thaek executed days after he was dismissed over allegations of corruption and other crimes.

$
0
0

New York-(Idhanka)-Chang Song-thaek was dramatically removed from a Communist Party session by armed guards earlier this week.
It was the biggest upheaval since Mr Kim succeeded his father two years ago.
KCNA said Mr Chang had admitted at a military trial on Thursday to attempting to overthrow the state, and was executed immediately.
Mr Chang, who had mentored [...]

Maxa ducadena Loo..Aqbaliwayay...sH Mohamed Xasan Xafidullaah


Shariif Xasan Maamul 3-Gobol ah Baanu Dhisin” DHEGAYSO

$
0
0

Khaliif Ciise Mudan oo Faroole ugu Duceeyay in Shan Sano oo Danbe la Doort DHEGAYSO

$
0
0

Bosaso(GalGalanews) Coll Khaliif Ciise Mudan oo ah Wasiirka Amniga PL isla markaana  lagu Tiriyo inuu ka mid yahay Wasiiradda aanu Kalsoonida badan ku Qabin C/raxmaan Faroole ee lagu Xagliyo dhanka Mucaaradka inuu Xidhiidh dhow la leeyahay ayaa Warbaahinta ka sheegay in Dr Faroole ay u baahan tahay PL 5-Sano oo Danbe iyo ka badan.
 
 
 
 
 
 
                                                        Hadal  Xasaasi ah DHEGAYSO
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

“Dr Gaas Shan Gobol Baan Tegay Isbedel baa Laga Rabey” DHEGAYSO

$
0
0

MP’S Assassination Points at the President of Somalia

$
0
0

On December 6, 2013, Mohamed Warsame Mohamed (a.k.a. Faisal), who was a member of the Somali Federal Parliament was brutally assassinated in front of the presidential palace (Villa Somalia) in Mogadishu. Reports suggest that an explosive device was taped ...
Weblinks: 

//-->

War Deg-deg ah: Ciidamada Booliska Somaliland Oo La Wareegay Dhamaan Xarunta Wargeyka Hubaal, Laba Wariyena Xabsiga U Dhaadhiciyay

$
0
0

Hargeysa (Idhanka) – Ciidamada Booliska Somaliland ayaa goor dhaweyd la wareegay Xarunta uu ku jiro Wargeyska Madaxa Banaan ee Hubaal.
Guddoomiyaha Wargeyska Madaxa Banaan ee Hubaal Maxamed Jaamac (Caloolay) oo aanu goor dhaweyd khadka Telefoonka kula xidhiidhnay ayaa noo xaqiijiyay in ciidamo aad u badani ay la wareegeen xarunta.
Waxa uu sheegay in aanay jirin wax shaqo [...]

Viewing all 54547 articles
Browse latest View live