Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Haweenay Ummuliso ah oo ka qalin-jabisay Jaamacadda Cammuud Ee Boorame

$
0
0

BOORAME (Somaliland.Org)-Kuliyada Nurse-ka ee Jaamacadda Camuud ayaa maanta shahaadooyin gudoonsiisay 20 arday oo qalinjibiyay kuwaas oo 19 ka mid ahi ay yihiin kuwo bartay UMULISO-nimada, waxana munaasabada shahaadooyinka lagu gudoonsiiyay ardaydan ka qayb galay maamulka caafimaadka ee gobolka Awdal, kan Jaamacada Camuud, waalidiin, arday iyo dadwayne aad u badan.
Ugu horayn ayaa waxa halkaasi ka hadashay Marwo Rooda Ibraahim Rijaal waxana ay ka sheekaysay ardaydan ka qalinjabiyay kuliyada Kalkaalisonimada, waxana ay tidhi “Waxa aan maanta u fadhinaa munaasabada qalinjabinta arday dhan 20 oo kuliyada ka qalinjabiyay , 19 ka mid ahi waa haween la baray Umuliso-nimada, iyo hal wiil oo Degree ah oo bartay Nursing-ka, waxana aan leenahay dhamaantood hambalyo, waxana aan intan raacinayaa, in haweenkan 2 sano ka hor ay kuliyadu qaadatay, iyada oo qaadashadoodu ka timid baahi dhinaca degaanka ah, gabadhahan waxa aan ka qaadanay degaanada kala duwan ee gobolada Awdal iyo Salal eel eh dugsiyada sare, waxana aan ugu talo galnay in ay wax ka taraan baahida caafimaad ee ay qabto hooyada ku umulaysa meelaha tuulooyinka ah ee ay ka hawl gali doonaan ee dhibaatooyinku ay marwalba haystaan, waxana mudadii labada sano ahayd ee ay nala joogeen ay muujiyeen dadaal iyo karti dheeraad ah, waxana aan ka marag kacaynaa inay u dhan yihiin dhamaan culuuntii aasaasiga ahaa ee looga baahnaa inay aqoonta u yeelato umuliso ka hawlgalaysa goob caafimaad oo miyi ama tuulo ah”
Hormuudka Kuliyadaha Caafimaadka ee Jaamacadda Camuud Dr. Siciid Axmed Walhad ayaa isaguna ka hadlay madasha waxana uu u mahad naqay hayada UNFPA oo maalgalisay haweenkan wax baranayay, waxana uu yidhi “Mashruucan maanta waxa uu joogaa guul, balse waxa hubaal ah in bilawgiisii uu la kulamay caqabado badan oo uu ka soo gudbay, waxa uu ku salaysnaa in la daboolo baahida caafimaad ee ay qabto hooyada ku umulaysa goobaha miyiga ah, sidaas aawadeed ayay xulashada haweenkani ahayd mid ku salaysan baahida degaanka taala, ardaydan umulisonimada la baray waxa aan xasuusinayaa in aqoonta la baray iyo shaqada ay qaban doonaan ay tahay mid ku cad axdiyo dhawr ah oo ay kala galeen xilsidayaashii maalgaliyay, kuwii wax baray iyo kuwii soo xulay, waxana loogu talo galay inay u amba baxaan oo ay tagaan goobahii tuulooyinka iyo miyiyada ahaa ee laga soo qoray ee wax loo baray, waxana aan ugu ducaynaynaa Ardayda inay noqdaan kuwo Axdiyadaas la galay oofiya oo ka shaqo gala meelahaas ay baahidu ka jiro ee ay ka yimaadeen, waxana hadii tan la helo aan xusuusinayaa in mashruucu noqonayo mid guulaystay oo sii waari doona, sidoo kale waxa aan waalidka ka codsanayaa inay u fududeeyaan haweenkan inay ku laabtaan meelahii la isku ogaa ee ay ka shaqo gali lahaayeen , Wasaarada Caafimaadkana waxa aan ka dalbanayaa inay u fududayso shaqaalaysiinta ardaydan iyo helida gunooyinkii ay xaqa u lahaayeen”
Gudoomiyaha Jaamacada Camuud Prof. Saleebaan Axmed Guuleed oo isaguna ka hadlay munaasabada ayaa ka sheekeeyeey ahmiyada ay leeyihiin haweenkan Umulisonimada la baray waxana uu yidhi “19 Haweenka ah ee bartay Umuliso-nimada waxa ay ka faaiido badan yihiin arday badan oo jaamacada ka qalinjabisay, waxa aan sidan u leeyahay waxa ay daboolayaan baahi jirta oo dalka taala, marka ay ku laabtaan degaamadii ay ka yimaadeena waxa hubaal ah inaan dalka wax tarnay, waxa aan sheegayaa inay Jaamacada Camuud ka go’an tahay inay miyo iyo magaalaba baahida ka jirta wax ka qabato, si gobolka u noqdo meel isku xidhan oo aanay miyi iyo magaalo waxba u dhaxayn, ugu dambayntiina waxa aan haweenkan umulisooyinka noqday ku dardaarayaa inay gutaan waajibka saaran noqdaana kuwo ka hufan qabyaalada, una adeegaan bulshada caafimaadka u baahan ee ay ka yimaadeen”
Sheekh Cali Aadan oo isaguna ka hadlay kulankan ayaa u duceeyay haweenkan, waxana uu sheegay in Diinta Islaamku ay taageertay soona dhawaysay u adeegida bulshada qaybaheeda jilicdasan, waxa kale oo uu sheegay in haweenkan la baray cilmi muhiim ah oo baahi loo qabo oo ay if iyo aakhiraha ku liibaanayaan.
Gabadh ku hadlaysay afka ardayda qalinjabisay ayaa iyaduna tidhi “Waxa ii farxad ah inaan shahaadadan qaato, si la mid ah ardayda kale ee maanta ila qalinjabinaysa, waxa aan Jaamacada Camuud nimid anaga oo aanan aqoon u lahayn cilmigan umulisonimada, waxana aan ka baxaynaa maanta anaga oo xambaarsan cilmi balaadhan iyo aqoon wax tar u leh bulshada, waxa aan u mahadnaqaa dhamaan macalimiintii wax na soo bartay, waxa kale oo aan sheegayaa in aan balan qaadayno inaan dib ugu laabano deegaanadii aan ka nimid anaga oo ku dadaali doona inaan cilmigeena uga faaiidayno, waxna ka badalno baahida ay qabaan degaamada kala duwan ee ay ka kala nimid”
Si kastaba ha ahaatee haweenkan 19ka ah ayaa waxa ay kuliyada Nurse-ka ee Jaamacada Camuud ku sugnaayeen mudo 2 sano ah iyaga oo ka kala yimid degaano kala duwan oo gobolada Awdal iyo Salal ah, waxana lagu wadaa in marka ay ka hawl galaan degaamadaas ay wax ka taraan baahida adeega caafimaadka asaasiga ah ee ay qabto hooyada umulaysa, mida uurka leh iyo ilmuhubam sidoo kalena ka hawl galaan wacyigalinta bulshada ee ku aadan hoos u dhigida gabood falada guunka ah ee uu gudniinka fircooniga ahi ka midka yahay ee ay bulshadu ku dhaqanto, waxana ugu dambayntii xusid mudan in mashruucan ay maal galisay hayada UNFPA, dufcado kale oo haween la baray Umuliso-nimadana ay ka soo bixidoonaan Jaamacada Camuud kuliyadeeda Nurse-ka sanadaha soo socda.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Taliye cusub oo la wareegay hoggaanka ciidamada AMISOM

$
0
0

Silas Ntigurirwa oo ah taliyaha cusub ee ciidamada nabad-ilaalinta Midowga Afrika (AMISOM) ayaa maanta xilka kala wareegay taliyihii hore ee ciidamada, Andrew Gutti. Xaflad ay labada mas’uul xilka kula kala wareegayeen oo lagu qabtay xarunta Xalane ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka qeyb galay wasiirka gaashaandhigga Soomaaliya, saraakiil ka tirsan ciidamada xoogga dalka, Midowga Afrika, [...]
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Burburin laga sameeyay degmada Hodan

$
0
0

Maamulka gobolka Banaadir ayaa maanta sameeyay howlgal lagu burburinayay dhismeyaal ku yaallay agagaarka garoonka Horseed ee degmada Hodon ee magaalada Muqdisho Guryaha la burburiyay waxa degganaa dad ku soo barakacay abaarihii dalka ku dhuftay sanadkii 2011, waxayna dowladda Soomaaliya ka codsadeen inay u sameyso dib-u-dejin. Xaawo Foodey Xuseen oo ka mid ah dadkii degganaa dhismeyaasha [...]
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Somalia appeal seeks US$928 million for 3.2 million Somalis in need

$
0
0

The United Nations is seeking $927.5 million in assistance for Somalia in 2014 to support more than 3 million people affected by a protracted crisis. A three-year appeal for Somalia was developed for the 2013-2015 period to respond to ...
Weblinks: 

//-->

AU Special Representative presides over the handover ceremony of AMISOM Military Command

$
0
0

Mogadishu 16 December 2013; Lieutenant General Silas Ntigurirwa from Burundi National Defense Forces (BNDF) has today taken command of the military component of the African Union Mission in Somalia (AMISOM), following a handover ceremony ...
Weblinks: 

//-->

FAAHFAAHIN: Weerarkii Lagu Dilay Dhakhaatiirta Ajnabi Iyo Soomaali Isugu Jira oo Lagu Eedeeyay Al Shabaab

$
0
0

Muqdisho (RBC) Saraakiisha amaanka ee wadada isku xirta Afgooye iyo deegaanka Ceelasha Biyaha oo garay goobtii lagu dilay afar dhakhtar oo saddex ka mid ah ahaayeen ajnabi ayaa goordhow ka hadlay weerarkaasi.
Saraakiisha amaanka ayaa sheegay inay soo qaadeen meydka afar nin oo saddex ay ahaayeen Carab ka soo jeeda wadanka Suuriya kuwaasoo ahaa dhakhaatiir ka hawlgali jirtay isbitaalka Fiqi ee ku yaalla deegaanka Ceelasha Biyaha.
Guud ahaan dadka ku dhintay ayaa kala ah; saddex dhakhtar oo Suuriyaan ah, hal dhakhtar oo Soomaali ah iyo darawalkoodii oo Soomaali ah, waxaana weerarka ka badbaday dhakhtar kale oo ajnabi ah.
Col Axmed Xasan oo ka mid ah saraakiisha amaanka ee deegaanka Ceelasha Biyaha oo warbaahinta goordhow la hadlay ayaa sheegay in xogta ay ku heleen in rag wajiyada soo duubtay oo hubeysnaa isla markaana watay baabuur moociisa ahaa TOYOTA NOAH ay geysteen weerarka, markii ay raadraac ku sameeyeena ay ogaadeen inay ahaayeen Al Shabaab.
Ciidamo fara badan oo ka mid ah kuwa dawlada ayaa gaaray goobta inkastoo kooxda weerarka geysatay ay goobta isaga baxsadeen markii ay weerarkan fuliyeen ka dib.
Ma jirto wax hadal ah oo maamulka isbitaalka Fiqi ka soo baxay, waxaana weerarkan uu noqonayaa weerarkii labaad oo lagu qaado dhakhaatiir ka tirsan isbitaalkan.
Bishii Agoosto ee sanadkan ayay ahayd markii rag hubeysan ay toogteen dhakhtar ka tirsanaa isbitaalka Fiqi oo xilli habeen ah bishii Ramadaan lagu toogtay agagaarka isbitaalka xilli uu ka soo baxay masjid ku dhow isbitaalka oo ku yaalla deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka magaalada Muqdisho.
 
RBC Radio
Use Facebook to Comment on this Post

Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Garaad Jaamac Garaad Cali:Issimada soo jireenka ah ee Sool iyo Cayn wax xildhibaano ah uma diri doonaan Puntland mana dhacayso[Dhageyso]

$
0
0

Garaad Jaamac Garaad Cali
Gaalkacyo[RBC Radio]Xilli inta badan gobollada Puntland looga diyaar garoobayo sidii looso gudbin lahaa xildhibaanada ka mid noqonaya baarlamaanka cusub ee Puntland ayaa haddana waxaa ay wali diidmo xooggani ka soo baxaysa beelaha gobollada Sool iyo Cayn oo iyagu horey ugu dhawaaqay maamul lamagac baxay Khaatumo.
Illaa haddana lama xaqiijin karo habka ay ku iman doonaan xildhibaanada metelaya beelahaasi,waxana ay arrintaan imaanaysa xilli deegaannada Puntland oo dhan laga dareemo hadal haynta ku aadan soo xulista wakiilada cusub.
Mid ka mid ah madaxdhaqamedka ugu caansan gobollada oo lahadlay warbaahinta guddaha ayaa sheegay inan dhankooda looga fadhin keenista xildhibaano,maadamaa horey ugu midooben dhismihii Khaatumo.
Garaad Jaamac Garaad Cali oo ah garaadka guud ee gobolladaas ayaa isagoo wareysi siinaya Radiyaha Daljir,waxaa uu xaqiijiyey in xilligaan uu ka digayo in rag metelaya gobollada Sool iyo Cayn in lagu daro Xildhibaanada baarlamanka Puntland ee haatan la soo xulayo, hadii ay dhacdo arrintaas waxaa uu ku tilmaamay mid aan waxba soo kordhinayn.
“Waxaan si cadd idin ku xaqiijinaya in issimada soo jireenka ah ee Sool iyo Cayn aysan wax xildhibaano ah uu diri doonaan Puntland mana dhacayso.” Ayuu yiri Garaad Jaamac
Sidoo kale garaadku waxaa uu sheegay inaysan meesha ka marneyn wada-hadal ay la qaatay issimada,si ay isimada Puntland ugu wada-hadalaan wax walba oo dhacay, taasna ay tahay mid soo jireen ah in xal laga gaaro khaladaadka.
Dhinaca kel waxaa la sheegaya in xilligaan gobollada laga dareemayo dhaqdhaaq lagu soo xulayo Xildhibaano metela beelaha gobolladaas qaarkood oo haatan socda.
______RBC RadioXafiiska Gaalkacyo
Use Facebook to Comment on this Post

Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Takhaatiir lagu dilay Muqdisho

$
0
0

Dad loo xiray gudniinka fircooniga

$
0
0

Puntland elders asked to mediate between presidential hopefuls

$
0
0

Puntland presidential candidates have asked traditional elders, intellectuals and business communities to intervene the standoff between the opposition candidates and the incumbent President Abdirahman Sheikh Mohamed Farole. Abdullahi Said Samatar, the chairman of the opposition candidates stated that they want peaceful, free and fair elections to take place in Puntland and therefore urged traditional elders [...]
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Dabley dhaqaatiir Syrian iyo Soomaali isugu jira ku dishay duleedka Muqdisho

$
0
0

Three Syrian doctors gunned down in Mogadishu

$
0
0

Suspected armed militias have gunned down three Syrian doctors and a Somali colleague in the outskirts of the Somali capital Mogadishu on Wednesday morning. Two bodyguards were also confirmed to have died in the latest attack against medical workers in Somalia. The doctors were said to have been travelling to Fiqi Hospital in Elesha Biyaha [...]
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Gunmen in Somalia kill three Syrian, three Somali doctors

$
0
0

Mogadishu (AFP) - Fighters in Somalia shot dead three Syrian doctors and their three Somali colleagues Wednesday as they travelled to a hospital outside the capital Mogadishu, an AFP reporter said. Their bullet-riddled bodies were carried into Mogadishu's ...
Weblinks: 

//-->

Somalia: Puntland Leaders Meet with 17 Presidential Candidates

$
0
0

The President of Puntland State of Somalia H.E. Abdirahman Mohamed Mohamud (Farole) and Vice President H.E. Abdisamad Ali Shire met with 17 Puntland presidential candidates at State House in Garowe today. President Farole thanked the candidates ...
Weblinks: 

//-->

Dhakhaatiir Somali iyo Syrian ah oo Muqdisho lagu Dilay

$
0
0

Dabley ayaa duleedka magaalada Muqdisho ku weerarey koox dhakhaatiir ah oo isugu jirey Somali iyo kuwo u dhashey Syria, halkaas oo ay lix qof ku dileen.

Ma Dhabaa In Maamulka Siilaanyo Raadinayo In Somaliland Waddan Caalamka Ka Mid Noqoto? Saddex Iyo Labaatankii Sanno Ee Aan Kasoo Gudubney Waxa Baadi Goob Loogu Jirey Yagleelka…

$
0
0

Maqaal-(Idhanka)-Saddex iyo labaatankii sanno ee an ka soo gudubney waxa baadi goob loogu jirey yagleelka wadan madax banaan, Dimuraadi ah oo sida koonfurta Suudaan adduunka ku soo biira. Xaqiijinta himiladaasi oo dariiqa loo marayaa qodax badan, caqabado iyo miino halis ahi daadsan tahey oo in si fudud lo maraa adag tahey ayaa noqotey in beerka [...]
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

INAA LILAAHI WA INAALILAAHI RAAJICUUN Tacsi Tiiraanyo Leh Oo Ku Socota Dhamaan Reer Yuusuf Wayrax Waxa Tacsiyaynaya Dhamaan Dadka Hoos Ku Qoran

$
0
0

DHAMAAN dadka hoose ku qoran waxay tacsi u dirayaan Qayskii Reer X. Yusuf Wayrax oo abahood Xaaji Yusuf Wayrax  14-kii Bishan ku geeriyaday laguna aasay Borama waxaan Ilahay ugu baraynaa in uu naxariistii Jano ka waraabiyo dhamaan qoyskii,qarabadii iyo asxaabtii uu baxana Samir iyo Imaan ka siiyo amiin amiin
Maxamed Cali Muuse Iyo Xaaskiisa ·
Daahir Cabdilaahi Waabari (Timo [...]
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

WHO Investigates Possible Polio Case in Somalia

$
0
0

On Sunday, May 11, the World Health Organization reported the investigation of a possible wild poliovirus type 1 (WPV1) case in Somalia's Banadir region. A 32-month-old girl had become ill due to acute flaccid paralysis (AFP – essentially, muscle ...
Weblinks: 

//-->

Culimaa’uddiin urur uga dhawaaqay Laascaanood

$
0
0

Culimaa’uddiinka gobolka Sool ayaa ku dhawaaqay urur lugu magacaabo Faridda Samaanta iyo Reebidda Xumaanta. Xaflad looga dhawaaqay ururka oo lugu qabtay magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka gobolka Sool ayaa waxaa ka qaybgalay qaar ka tirsan culimada gobolka, bahda waxbarashada,  ganacsato iyo qaybaha bulshada. Sheekh Maxamuud Xaliike oo ah guddoomiyaha golaha fulinta ee ururka ayaa sheegay [...]
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Xog: Godane oo laba xabsi oo loogu tala galay maleeshiyadiisa ka furay….!

$
0
0

Muqdisho (Caasimada Online) - Hogaamiyaha maleeshiyada Al-Shabaab Axmed Cabdi Godane, ayaa laba xabsi oo waa weyn ka furay degmooyinka Jamaamle iyo Qoryooley ee kooxdaasi ay haysato, ilo xog ogaal ah ayaa sidaas u xaqiijiyey Caasimada Online.
Xabsiyadan, ayaa sida aan xogta ku helnay loogu tala galay in lagu xiro xubnaha kooxdaas ee ka amar diida ama mucaarada fikradaha Axmed Godane, oo dhowaanahan sii weynayey tagaeerada kooxda.
Waxaa lagu warramay in goor horeba labadaas xabsi laga buuxiyey boqolaal maleeshiyo ah, oo Godane ka goostay oo dib loo soo qubtay iyo taliyayaal sar sare.
Xubnahaas, ayaa lagu siin heyn doonaa xabsiyadaas inta ay kooxdaasi ka dileyso, sida ay sheegeen ilo xog ogaal ah oo la hadlay Caasimada Online
Godane, ayaa horey u dilay madax sar sare iyo maleeshiyo badan oo ka amar diiday ama ka goostay, waxaana tallaabadan ugu dambeysa ay tusmeyneysaa xaalka sii xumaanaya iyo khilaafka sii baahaya ee kooxdaasi ku xiran Al-Qacida.Caasimada OnlineXafiiska MuqdishoCaasimada@live.com