Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Sooyaalka Guddoomiyaha Jaamacadda Camuud Professor Saleebaan Axmed Guuleed, Noloshisii Hore Ilaa Hadda Inta Aan Kagaadhno Insha Allah (Qaybta 2-aad)

$
0
0

Qormo-(Idhanka)-Qormadan maanta isaga oo ka warramaya xilliga iyo meesha uu aqoonta ku bartay waxa uu yidhi “Sannadkii 1964kii ayaa waxa aan tegay Mareykanka, Jaamacadda Empolio State University ayaan ka soo qaatay degree-gii koowaad waanan soo noqday oo toddoba sanno ayaan shaqeeyay. Iskuulkii Sare ee Camuud ayaan ka noqday maamule, maamule ku xigeen  iyo macallin dugsi [...]


Fanaanada Qaranka Somaaliyeed Hibo Maxamed Hodoon (Hibo Nuura) Oo Ku Sugan Puntland Ayaa Sheegtay In Madaxda Puntland Meel Dheer Gayn Doonaan Daawo

$
0
0

Garoowe-(Idhanka)-Fannaanada Qaranka Soomaaliyeed ee Hobalada Waaberi Hiba Maxamed Gudoon (Hiba Nuura) oo kamid ah Wufuuda ka qeybgalaysa Caleema-saarka Madaxda cusub ee Puntland ayaa ka hadashay Imaatinkeeda Puntland.
Fannaanad Hiba Nuura oo ay markii labaad u tahay imaatinkeeda Puntland sida ay noo sheegatay ,waxay sheegtay in magaaladda Garoowe u muuqatay Caasimad waligeed jirtay isla markaana muddo dhisneyd.
….”’Waxaan [...]

Dhacadadii Ugu Yaabka Badnayd Dunida Iyo Gabadh Jacaylkeedi Soo Bandhigay Oo Lagu Xukumay Inay Hal Mar Wada Kufsadaan 13 Nin Oo Ganaax Ah (Daawo Sawiro)

$
0
0

Gujuraat-(Idhanka)-Mid kamid ah Dhacdooyinkii ugu yaabka badnaa ee Dunida ka dhacaa ayaa lagasoo wariyay Dalka Hindiya kadib markii Gabar 20-Sanno jir ah oo u dhalatay Dalkaasi lagu xukumay in 13-Nin ay kufsi saf mar ah kula dhaqaaqaan.
Dhacdadan ayaa ka dhacday Tuulada lagu Magacaabo Suri oo katirsan Gobolka Bangal, waxaana la sheegay in Nin Oday dhaqmeed [...]

Baarlamaanka Oo Markii Ugu Horaysay Wax Ka Badal Ku Sameeyay Xeer Hoosaadkooda Iyo Labada Gudoomiye Ku Xigeen Oo La Sheegay Inay Wadnaha Farta Kaga Hayaan

$
0
0

Hargeysa-(Idhanka)-Golaha Wakiilada Somaliland ayaa la sheegay in Sabtida barri la horkeeni doono wax ka badal iyo kaabis lagu sameeyay xeer hoosaadka golahaasi oo guddi isku soo duba rida loo saaray horaantii bishan January 2014-ka.
Guddida loo saaray ka soo talo bixinta xeer hoosaadka golaha Wakiilada oo badankoodu ahaa gudoomiyayaasha guddi hoosaadyada golaha ayaa la sheegay inay [...]

Shaqo joojin gaadiidka dadwaynaha

$
0
0

Gaadiidka dadwaynaha ee ka shaqeeya gobolka Shabeelada Hoose iyo Muqdisho ayaa shaqo joojin sameeyay cabasho lacago laga qaado awgeed.

Madaxda ugu sareysa dalka oo maanta ku shiray Xarunta Villa Hargaysa

$
0
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka ee Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta furay kulan howleed labo cisho socon doona kaasoo Golaha Wasiirada ee Xukuumada si gaar ah uga wadatashan doonaan howlaha baaxada leh ee horyaala iyo sidii loogu fulin lahaa muhiimadaha ay kala leeyihiin, gaar ahaana qorshaha sanadka 2014-ka. Cinwaanka kulanka ayaa ahaa “Hannaankii […]
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Banaanbax lagu taageerayo ciidanka Kenya

$
0
0

Banaanbax ka dhacay Kismaayo maanta ayaa lagu taageeray joogista ciidamada nabad ilaalinta ee Kenya.

Banaan Bax ka Dhacay Kismayo

$
0
0

Banaanbax balaaran ayaa maanta ka dhacay magaalada Kismayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose, kaas oo looga soo horjeeday qorshe la sheegay in lagu bedelayo ciidamada Kenya ee qeybta ka ah ciidamada Midowga Africa.


SOMALIA: Prime Minister opens 20…

$
0
0

Prime Minister Abdiweli Sheikh Ahmed today opened a two-day Cabinet conference at Villa Hargaysa, centring on the priorities, implementation and delivery of the government’s 2014 Program. The two-day working session is being attended by His ...
Weblinks: 

//-->

033 Suurat Aali Cimraan 17

Daawo Sawirada: Madaxda dowladda oo ka qeybgalay kulan ay Golaha wasiirada soo agaasimeen oo…

$
0
0

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta furay kulan howleed labo cisho socon doona kaasoo Golaha Wasiirada ee Xukuumada si gaar ah uga wadatashan doonaan howlaha baaxada leh ee horyaala iyo sidii loogu fulin lahaa muhiimadaha ay kala leeyihiin, gaar ahaana qorshaha sanadka 2014-ka.
Cinwaanka kulanka ayaa ahaa “Hannaankii lagu shaqeyn lahaa, laguna gaari lahaa Soomaaliya oo nabad ah, is’aamintay, barwaaqo ah, dawladnimo wanaagna gaartay una adeegta danaha dadweynahaeeda”
Kulankan oo ka dhacay dhismaha Villa Hargeysa ayaa waxaa ka soo qeybgalay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, Guddoomiyaha Baarlamaanka Prof. Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari iyo kuxigeenkiisa, waxaana kulankan hadalo dardaaran iyo dhiiragelin ah ka jeediyay madaxda dawladda.
Ra’iisul Wasaaraha oo ugu horeyntii madasha ka hadlay ayaa xusay in kulankani uu muhiimad gaar ah u leeyahay howlqabadka xukuumada, wuxuuna xusay inay diirada ku saari doonaan arrimaha ku aadan sugida amniga iyo xasilinta dalka, kobcinta dhaqaalaha, horumarinta adeegyadda daweynaha tuulo, gobol illaa degmo, iyo gaarsiinta dalka ee doorashooyin xor ah.
Sidoo kale, guddoomiyaha Baarlamaanka Prof. Jawaari ayaa kula dardaarmay xubnaha golaha Wasiiradu inay wada shaqeyn dhow la yeeshaan golaha baarlamaanka si loo helo kalsooni dhex marta goleyaasha Fulinta iyo sharcidejinta.
Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa ka codsaday Golaha Wasiirada inay la yimaadaan howlkarnimo, daacadnimo iyo wada shaqeyn dhexdooda ah. Isaga oo aad ugu dheeraaday howlaha baaxada leh ee hor yaala, gaar ahaana qabyo-tirka Dastuurka, abuurida guddiyada, Federaaleynta, iyo gaarsiinta dalka doorasho ku dhacda codeyn dadweynaha ee sanadka 2016-ka.
Ugu dambeyntiina, Afhayeenka Xukuumada Ridwaan Xaaji Cabdiweli oo warbaahinta la hadlay markii uu soo gaba gaboobay kulanka ayaa u sheegay in kulankan la soo afmeeri doono maalinta berri ah isla markaana uu yahay kulan muhiimad gaar ah u leh xubnaha golaha wasiirada ee cusub, maadaama ay isla qaabeyn doonaan howhalaha baaxada leh ee horyaala iyo sida ay u kala mudan yihiin in loo fuliyo, waxaana si gaar ah goluhu diirada saari doonaan sidii dadweynaha loo gaarsiin lahaa adeegyada aas aasiga ah ee lagama maarmaanka u ah nolosha bani’aadamka, sida caafimaadka, waxbarashada.
Wariyaha aarannews.com Caaqil Dalmar
 
 
 
 
 
 
 

Daawo Sawirada: Banaanbax lagu taageerayey joogitaanka ciidamada Kenya ee gudaha Somaliya oo Kismayo ka dhacay

$
0
0

Banaan bax ballaaran oo lagu taageerayo joogitaanka Ciidamada Kenya ee deegaanada Jubooyinka ayaa maanta ka dhacay magaalada Kismaayo iyo Afmadow, iyadoo banaan baxyadan ay soo qaban qaabiyeen Maamulka KMG ah ee Juba.
Dibad baxan ayaa waxaa ka qeyb galay dadweyne fara badan oo ka socday qeybaha kala duwan ee bulshada, sida haween, odayaasha dhaqanka iyo dhalinyaro, waxaana dadweynaha ay ku dhawaaqayeen erayo kala duwan oo ay ka mid ahaayeen “Kenya diide dooni meyne, Joogitaaka Ciidamada Kenya raali baan ka nahay iyo erayo kale”.
Banaan baxa ugu weyn ayaa maanta ka dhacay bartamaha magaalada Kismaayo, iyadoo ammaanka si aad ah loo adkeeyay, dhaq dhaqaaqa ganacsi iyo gaadiidkana la xanibay.
Boqolaalka qof ee isugu soo baxay wadooyinka magaalada Kismaayo ayaa waxaa markii dambe ay isugu tageen Garoonka K/cagta ee Waamo Stadium, halkaasoo ay kula hadleen Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka KMG ah ee Juba.
Halku dhigyada ay dadka wateen ayaa waxaa ku jiray kuwo af English iyo afka sawaaxiliga ku qornaa, waxaana lagu muujinayay sida Maamulka KMG ah ee Juba u taageersan yahay joogitaanka Ciidamada Kenya.
Qaar ka mid ah dadweynihii ka hadlay dibad baxa ayaa sheegay inay soo dhoweynayaan joogitaanka Ciidamada Kenya ee Jubooyinka oo ay sheegeen inay yihiin ciidamo aan wax dhibaato iyo tacadi u geysan, isla markaana dabeecad yaqaana dadka deegaanka.
Mas’uuliyiin la hadashay banaan baxayaasha ayaa waxaa ka mid ahaa Hogaamiye kuxigeenka Maamulka KMG ah ee Kismaayo Suldaan Luga Dheere, Wasiirka arrimaha gudaha Darwiish iyo Macalim Maxamed oo ah Wasiirka arrimaba bulshada, waxaana ay sheegeen inay taageersan yihiin joogitaanka Ciidamada Kenya.
Warar soo baxaya ayaa sheegaya inuu jiro qorshe ciidamo kale oo Afrikaan ah lagu bedelayo Ciidamada Kenya oo aan markii hore ku soo gelin amarkii dowladdii KMG aheyd ee uu hogaaminayay Madaxweynihii hore Sheekh Shariif, isla markaana soo gelitaankooda uu ka dhashay khilaaf.
Ciidamada Kenya ayaa markii dambe ka mid noqday howl galka AMISOM, markii ay si iskeed ah ku soo gashay, lana dagaalameysay xoogaga Al-Shabaab oo ay ku eedeysay inay dalkeeda ka waday afduub iyo falal amni dari.
Waa banaan bixii ugu weynaa ee ka dhaca deegaanada Jubooyinka ee ay gacanta ku hayaan Ciidamada Kenya iyo Maamulka KMG ah ee Juba oo lagu taageero joogitaanka Ciidamada Kenya ee ka midka ah AMISOM.
Wariyaha aarannews.com Caaqil Dalmar
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 

Suaalo iyo Jawaabo Qoyska By Culimadena

Wicitaanka:Xassan Shire Sheekh

$
0
0

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee todobaadkan waxaan ku eegeynaa tacadiyadii iyo xad gudubyadii xuquuqul insaanka ee Somalia sanadkii la soo dhaafay ee 2013kii

Muxadaro By Sh Xasan Ibrahim Ciise Xafidullah


SOMALIA: NUSOJ Protests Ban against Somali Channel Television in Central Somalia

$
0
0

Mogadishu (RBC) The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) protests against the decision to ban the Somali Channel television in the town of Beletwein of Hiiraan region in Central Somalia by the Hiiraan administration on 26 January, 2014.
The deputy chairman of the Beletwein district in charge of Public relations, Mr. Abdikarim Shire Abdi announced the ban of the Somali Channel television, a privately owned television based in the UK, on Sunday under the areas under their control, after the television aired a report over a recent clan fighting in the region, which infuriated the Hiiraan administration.
The Director of the Somali Channel Television in Mogadishu, Mohamed Said Ahmed confirmed the ban against their television to NUSOJ.
The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) condemns the ban on the strongest terms possible, which is a bare act to suppress and intimidate the other independent media and calls for immediate resumption of the television’s activities in the region.
“The Decision to ban the television’s activities in the region is a violation to the press freedom and the freedom of expression which is enshrined in the federal constitution and is unacceptable term.” Mohamed Ibrahim, Secretary General of the National Union of Somali Journalists said, “We demand from the Hiiraan administration to unconditionally lift the ban and give respect to the media freedoms.”
“The ban not only threatens Somali Channel but also the whole media in the region deemed critical to the administration.” Mr. Ibrahim added.
In a separate incident, the Shabab banned the use of the internet and smart phones in the areas under their control and the ban went into effect last week. This is a complete violation which contravenes the basic granted  freedoms on the citizens.
Use Facebook to Comment on this Post

Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Sarkaal Sare oo Laga Dilay al Shabaab

$
0
0

Somalia al-Shabab militant reportedly killed in suspected U.S. drone strike near Barawe

$
0
0

MOGADISHU, Somalia-- A member of Somali rebel group al-Shabab was killed Sunday by a missile fired by a suspected drone, a rebel commander said, blaming the U.S. for the strike. Abu Mohamed told The Associated Press that Sahal Iskudhuq, a militant ...
Weblinks: 

//-->

Ogow Allah Wa Ku Jeeda

Siisi oo Loo Ogolaaday Tartanka Madaxtinimada Masar

$
0
0

Golaha sare ee Miltariga dalka Masar ayaa isku raacay in Taliyaha Ciidamada Masar Gen. Cabdifataax Siisii uu isku soo sharaxo tartanka doorashada madaxtinimada ee dalkaasi.

Viewing all 54547 articles
Browse latest View live
<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>
<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596344.js" async> </script>