Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Baydhabo oo laga taagay calan maamul cusub

$
0
0

Magaalada Baydhabo waxaa maanta laga taagay calanka cusub ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya. Madoobe Nuunoow Maxamed oo ka mid ah guddiga wada shirka ayaa BBC uga warramay maamulka ay sameynayaan.


Suaalo Iyo Jawaabo Dahaarada Ku Saabsan Sh Cabdiqaadir Boobe

Fanaannka Caanka Ah Maxamed Suleymaan Tubeec Oo Ku Xanuunsan Isbitaal Ku Yaala Dalka Jarmalka Qaylo Dhaana U Dirtay Dowlada Faderaalka Somaliya Iyo Shicibka

$
0
0

Bern-(Idhanka)-Waxaan Halkaan Idinku Soo Gudbineynaa Dhibaato La Soo Deristay Walaalkeen Al Fanaan Maxamed Sulymaan Tubeeca oo Ku Xanuunsan Cisbitaal Ku Yaal Regensburg Ee Magaalada Müchen Ee Dalka Jarmalka.

Halkaas oo Lagu Qali Doono laakiin Maamulka Cisbitaalka Ayaa Ka Codsaday In La Bixiyo Lacago Faro Badan oo Lagu Qalaayo Fanaanka Maxamed Sulymaan Tubeec, Qoykiisuna Aysan Awoodin In [...]

Wasiirka Qorshaynta Dr. Sacad Cali Shire Oo Shalay Hortagay Baarlamaanka, Faahfaahina Ka Bixiyay Sanduuqa Horumarinta Somaliland Iyo Qorshaha Wasaaradiisa

$
0
0

Hargeysa-(Idhanka)-Wasiirka Qorshaynta Qaranka Dr. Sacad Cali Shirre ayaa faahfaahin ka bixiyey sanduuqa horumarinta Somaliland oo uu sheegay in ay ku jirto lacag qadarkeedu dhan yahay $59 Milyan, waxaanu tilmaamay in sanduuqaasi ay Somaliland u sameeyeen saddex dawladood oo kala ah Ingiriiska, Denmark iyo Norwey.
Wasiirka Qoshaynta Qaranku waxa uu sidaasi ku sheegay mar uu shalay hortagay [...]

Xubinta Isboortiga Idhankanews: Tobobare Mourinho Oo Sheegay Inuu Laacib Mata Aad Ugu Farxay Ka Tegistii Iyo U Wareegidii Manchester United

$
0
0

Sport-(Idhanka)-Tababaraha Chelsea Jose Mourinho ayaa xaqiijiyey in  Juan Mata uu aad ugu farxay ka tegitaanka kooxda Chelsea.
The 25 jirkan ayaa u wareegay Old Trafford, Mata isagoo ku yimi  Manchester  dayuurada  helicopter ka.
“waan u ogolaanay Juan inuu tago kadibna caafimaad ku maro  Manchester United,” ayuu u sheegay wariyayaasha.
“waan waydiiyay markii codsigii yimi: ‘maad ku faraxsan tahay [...]

Wasiirka Cusub Ee Gaashaandhiga Md.Maxamed Sheekh Xaamud Oo Maanta Xilkii La Wareegay Khudbadna U Jeediyay Ciidamada Xooga Dalka (Daawo Sawiro)

$
0
0

Mogadishu-(Idhanka)-Munaasabad balaaran oo uu xilka kula wareegayay Wasiirka cusub ee Wasaaradda Difaaca Mudane Maxamed Sheekh Xaamud ayaa maanta lagu qabtay xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga, iyadoo ay kasoo qeybgaleen R/wasaare ku-xigeenka ahna Wasiirka arrimaha Diinta iyo Awqaafta Mudane Ridwaan Xirsi Maxamed,Wasiirkii hore ee Gaashaandhigga C/xakiim Maxamuud Xaaji fiqi,Wasiiru dowlaha gaashaandhigga Maxamed Cali Xaggaa,Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda gaasandhigga C/laahi [...]

Madaxweyne Kuxigeenka Somaliland Eng. Cabdiraxman Saylici Oo Beeniyay War Warbaahintu Ku Sheegtay Inuu Xabsi Guri U Diray Abbaanduulaha Ciidanka Qaranka

$
0
0

Hargeysa-(Idhanka)-Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici) oo Shabakadda Idhankanews la hadlay caawa, ayaa waxba kama jiaan ku tilmaamay war sheegayay inuu Xabsi guri ku xidhay Abbaanduulaha Ciidanka Qaranka Somaliland Sarreeye Guuto Cabdillaahi Xaaji Jaamac (Calas).
Abbaanduulaha Ciidanka Qaranka Cabdillaahi Xaaji Jaamac (Calas), ayaa galabta Shabakadda Somalilandtoday u sheegay inuu Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland u [...]

Muwaadin Reer Hargeysa Ah Oo Ka Hadlay Awood Qaybsiga Somaliland, “Meelihii Ugu Muhiimsanaa Waxaa Jooga Beesha Dhexe Cadaalad Maaha” Walaal Cabdirisaq Daawo

$
0
0

Addis Ababa-(Idhanka)-Gudoomiyaha ictiraaf raadinta iskandanivianka Cabdirisaaq Axmed Ibraahim oo ka hadlaya awood qaybsiga Somaliland, talooyin wax ku oolana usoo jeediyay xukuumada Siilanyo iyo Beesha Dhexe daawo

Idhanka.com
Idhanka Desk
Addis Ababa


Xildhibaan Maxamed Faarax Qabile Oo Mar Keliya Isu Rogay Hal Abuur,Maanso La Dhalatay Wakhtigana Daaha Ka Rogay Akhri Maansadii Oo Dhamaystiran (Dudumo Maydh

$
0
0

Hargeysa-(Idhanka)-Maansadan la magac baxdey (Dundumo Maydh) oo uu curiyay Xildhibaan Maxamed Faarax Qabile, Caawa oo ay taariikhdu tahey 28/01/2014. Waxay daba socotaa silsiladii Garbadiir ee uu bilaabey Abwaan Axmed awgeedi ee sida qotoda dheer uga warameysey wacyiga jira, iyo marxalada adage e dalku marayo. Xildhibaanku wuxuu ku bilaabey sidatan:-
1.    dedan maahee daalacan
2.     geedi wuxuu u duurxuley
3.    deeley u halabsadey,
4.     nabar [...]

Gabay Tahriib Abwaan Luqmaan

Magaalada Ugu Quruxbadan Australia Waa Magaalada Dalxiiska Ugu Badana Tagaan Queensland Daawo Soomalida Ku Dhaqan Tiradooda Iyo Marxaladahooga Video

$
0
0

Queensland-(Idhanka)-Daawo muuqaal laga soo duubay Somalida gobolka ugu qurxda badan ahna gobolka inta badan dalxiiska loo tago waa gobolka Queensland ee dalka Australia halkan kadaawo

Idhanka.com
Idhanka Desk

Manhaj Dacwa Salafiyyah Sheikh Cabdulqaadir Cukaash

Mu tamarkii 2aad Masaajida Midoobay Seattle

Xaquuqda labada is qabo Sh Xasan Ibrahim

Xaquuqda labada is qabo Sh Xasan Ibrahim


DEG DEG: Daawo Sawirrada Gollaha Guurtida Koonfur Galbeed oo Goordhow La Dhaariyay (GUUL)

$
0
0

Waxaa maanta shirweynaha dhismaha dowlad goboleedka Koonfur-galbeed ee Baydhabo sirasmi ah loogu dhaariyey golaha guurtida dowlad goboleedka konfur-galbeed Soomaaliya ayadoo dolad goboledka system ahaan uu udhisan yahay hanaanka labada gole ee kala ah golaha guurtida iyo galaha Baarlamaanka ayaa markii ugu horeysay ladhaariyey.
Golaha Odayaasha oo ka kooban 73 xubnood ayaa 40 kamid ah maanta ladhaariyey inta harsan ladhaarindoono maalmaha kale ee soo socda.
Waxaana hada loo gudbayaa magacaabista Gudiga Doorashooyinka madaxweynaha iyo kuxigeenadiisa  kadibna Golaha Odayaashu ayaa dooran doona Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku Xigeenka.
Sikastaba munaasabadii maanta lagu dhaarinaayey golaha odayaasha oo marjaca ah ayaa waxaa kasoo qaybgalay ergooyinka guud ahaan kusugan Magaalada Baydhabo ayadoo halkaana lagu sooobandhigaayey Heeso,gabayo ciyaaraha dhaqanka kalagedisan ee laga cayaaro Gobolada Koonfur-galbeed ee Soomaaliya oo dhamaantood kadurjumayey is kutiirsanaanta faa’idada ay uleedahay umad waliba.
Marka loo eego kulamadii kale ayaa kan maanta waxa uu kaga duwanaa dadka oo iyagu aaminsanaa in dowladii mudo badan dhisitaankeeda ku hawlanaayeen calankeeda magaalada Baydhabo gudaheeda babanayo iyo fariimo farxadeed oo meelobadan oo dunida ah ka imaanaya.Fillo Goordhow Sawirro Intaan Ka Badan.
Kala Soco Warar Sugan: Ishabaydhaba.com
Email: Ishabaydhaba@hotmail.com
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Daawo Sawirada: Qeybta Labaad Ee Dhaarinta Gollaha Guurtida Koonfur Galbeed Soomaaliya (Alaahu Akbar)

$
0
0

Xuska dhalashadii Nabiga oo lagu soo gabagabeeyay Dhuusamarreeb

$
0
0

Xaflad lagu soo gabagabeynayay xuska dhalashadii Nebiga naxariis iyo nabadgelyo dushiisa ha ahaatee ayaa maanta lagu qabtay magaalada Dhuusamarreeb ee xarunta gobolka Galgaduud. Xafladda waxaa soo qaban qaabiyay maamulka Ahlu Sunna Waljamaaca ee gobollada dhexe, waxaana ka qeyb galay maamulka dowladda Soomaaliya ee gobolka Galgaduud, mas’uuliyiinta degmooyinka iyo deegaannada gobolka iyo qeybaha bulshada. Guddoomiyaha degmada Dhuusamarreeb, [...]
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

zawajka

$
0
0


zawajka

Please subscribe to our channel: http://www.youtube.com/subscription_center?add_user=AltaqwaaCenter.
From:
Taleex Wacaan
Views:
0

0
ratings
Time:
40:27
More in
Education

muxaadaro: 
See video

Xamze Cadi Qanii Suuratu AlFatxi wmv

Viewing all 54547 articles
Browse latest View live