Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Xamze Cadi Qanii Suuratu Xujaraad wmv


Xamze Cadi Qanii Suuratu Macaarij wmv

Xusuuso Geerida Sh Boobe

Xukunka Dhegeysiga Heesaha Sheekh Axmad Mikaiil

Xasadka Sheekh Maxamuud Abdiraxman

Daawo Sawirada: Qaybta Labaad ee Mudaharaadka Maanta Ka Dhacay Magaalada Baydhabo Iyo Gollaha Guurtida oo Amar Siiyay Taliyaha……

$
0
0

Ciidamada AMISOM oo maanta isku dayay inay hor istaagaan Shirweynihii Koonfur Galbeed ayaa cashar aysan horay ugu arag Soomaaliya kala kulmay Shacabweynaha Magaalada Baydhabo Janaay.
Shacabka Magaalada Baydhabo ayaa maanta si qasab ah uga saraay Ciidanka AMISOM Xarunta ADC iyo hareeraheeda, AMISOM oo culeys badan kala kulantay Shacabweynaha Baydhabo ayaa markii dambe isaga huleeshay Xarunta uu ka socda Shirweynaha.
Gollaha Guurtida ayaa markii danbe amar kusiiyay Taliyaha Ciidanka Booliska Gobolka Baay Korneyl Mahad C/raxmaan inuu si dhaqsa leh ku soo diro Ciidan xiro ku xareysnaa oo tababar u socday.Kala Soco Warar Sugan: Ishabaydhaba.com
Email: Ishabaydhaba@hotmail.com
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Xasan: Howlgal Military ayaa Dhowaan Bilaabmaya

$
0
0

Madaxweynaha Somalia Xassan Sheikh Maxamuud ayaa sheegay in howlgal ka dhan ah Alshabab ay si wada jir ah u qaadi doonaan ciidamada dowlada Somalia iyo kuwa midowga Africa.

Xisbiga Mucaaridka Ah Ee UCID Oo Beeniyey Warar Sheegaya Inay Masuuliyiin Ka Tirsani Iska-Casileen,Kuna Tilmaamay Olole Ay Dawladu Sumcada Kaga Dileyso

$
0
0

Hargeysa-(Idhanka)-Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID ayaa war been abuura ku tilmaamay inay Xisbiga iska casileen masuuliyiinta dalka Ingiriiska u qaabilsan, isla markaana sheegay inay xubnahaasi wax xilal ah oo ay Xisbiga u hayeen aanay jirin.
Xoghayaha Saxaafada Xisbiga UCID Md. Yuusuf Keyse Cabdilaahi waxa uu sidaas ku sheegay warsaxafadeed uu ku saxeexan-yahay oo uu maanta soo [...]


Xubinta Isboortiga Ee Idhankanews: “Messi Weli Waa Ciyaaryahanka Ugu Wanaagsan Barcelona” Tobobare Carlo Ancelotti

$
0
0

Sport-(Idhanka)-Tababaraha Real Madrid Carlo Ancelotti ayaa ka hadlay qaab ciyaaredka xiddiga Argentine iyo kooxda Barclonea Lionel Andres Messi isagoo xaqiijiyay inuu Messi uu weli  yahay ciyaaryahanka ugu wanaagsan kooxda  Barcelona.
Sports Mall ayaa sheegtay  hadaldii uu Ancelotti ka yidhi shir jiraaid oo uu qabatay ka hor kulankii Espanyol isagoo diiday inuu inbadan ka hadlo xaalada Messi [...]

Waftigii Maayerada Degmooyinka Somaliland Oo Galabta Gaadhay Iyagoo Raxan Isku Dabasocda Magaalada Ceergaabo Ee Xarunta Gobolka Sanaag

$
0
0

Ceergaabo-(Idhanka)-Waftigii ka koobnaa sagaalka maayer degmo ee ka kala yimid gobolada Somaliland ayaa maanta galinkii danbe soo gaadhay magaalada ceergaabo ee xarunta gobolka Sanaag.
Waftigani oo ka koobnaa
Maayerka caasimada Hargeysa C/raxmaan Caydiid Solterco
Maayerka degmada Boorama Saleebaan Xasan Xadi
Maayerka degmada Burco Maxamed Yuusuf Muraad
Maayerka degmada Berber C/shakuur Maxamuud Cirdin
Maayerka degmada Saylac Xuseen Iidle Barkhadle
Maayerka degmada Gabiley Shucayb [...]

Madaxweynaha Soomaaliya Iyo Wafdi Uu Hogaaminayo Oo Ka Qaybgalay Shirka Madaxda Midowga Afrika Uga Socda Addis Ababa (Daawo Sawirada)

$
0
0

Muqdisho-(Idhanka)-Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Sh. Mohamud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta ka qeyb-galay Shirka Madaxda Midowga Afrika oo maant furmay.
Wafdigan ayaa waxaa ka mid ah Wasiirka Arimaha Dibadda Mudane Abdirahman Ducaalle Beyleh, Wasiirka Gaashaandhiga Mudane Maxamed Sh. Xassan, Wasiirka Arimaha Gudaha Mudane Cabdullahi Goodax Barre, Saffirka Soomaaliya u fadhiya Itoobiya Mudane Axmed [...]

Abwaan Jaamac Saleebaan Tubeec Oo Ka Codsaday Umada Somaliyeed In La Caawiyo Walaalkii Maxamed Saleeban Oo Ku Xanuusanaya Germany (Daawo Video)

$
0
0

Hargeysa-(Idhanka)-Abwaan Jaamac Saleebaan Tubeec ayaa ka codsaday umada Soomaaliyeed in la caawiyo walaalkii Maxamed Saleen Oo Xanuusanaya halkan kadaaawo

Idhanka.com
Idhanka Hargeysa Office

“Cidkala Fadhidaa Majirto Waydinkaa Arkaya Maris Iyo Aadan” Suldan Abshir, Shirka Beesha Bahabar-Muuse (Maxamed Case) Ee SAMATALIS Oo Maanta Furmay Daawo

$
0
0

Borama-(Idhanka)-Ergooyinka Beelaha Bahabarmuuso Maxamed Case ayaa maalmihii u danbeeyay ku sii qulqulaayay magaalo xeebeeda Lughaya ee ka tirsan gobalka awdal, waxaana la islamaaanta soo dhamaaday Ergooyinkii ka kala socday Jufooyinka Beelaha Bahabar Muuse waxaana maanta si rasmiya loo furay shirkii Samatalis ee ay kaga hadlayeen Beelahaasi aayahooda, halkan ka daawo.

Idhanka.com
Idhanka Borama Office

Madaxweynaha Puntland Md. Cabdiwali Maxamed Cali Gaas Oo Sarkaal Ka Tirsanaa Ciidamada Qaranka Somaliland U Magacaabay Wasiir-xigeenka Amniga

$
0
0

Hargeysa-(Idhanka)-Xubnaha golaha wasiirada ee uu Madaxweynaha maamulka Puntland ee Somaliya Salaasadii ku dhawaaqay ayaa waxa ku jira dhawr xubnood oo dhalasho ahaan ka soo jeeda Somaliland balse ka soo horjeeda aayo ka tashiga shacbigooda Somaliland.

Hase yeeshe waxa si gaar ah uga dhex muuqda sarkaal ka tirsanaa ciidamada Qaranka Somaliland kana mid ahaa saraakiishii qaadatay darajooyinka [...]

Talaalka Cudurka Boolyada Oo Maanta Laga Bilaabay Guud Ahaan Magaalada Borama Iyo Masuuliyiinta Caafimaadka Oo Ku Baaqay In Laga Qaybqaato Halkan Kadaawo

$
0
0

Borama-(Idhanka)-Waxa maanta si rasmiya uga bilaabmay magaaalada Boorama ee xarunta gobalka awdal iyo guud ahaan magaalooyinka iyo tuulooyinka gobalada Awdal iyo Salal, waxaana ka soo qaybgalay munasibadaasi lagu shaacinaayay talaalka Boolyada shacabka ku dhaqan Boorama, halkan ka daawo.

Idhanka.com
Idhanka Borama Office.


Safiirka Turkiga U Fadhiya Somalia Mr. Kamaludin Torun Oo Sheegay In 35-milyan Ku Baxday Dhismaha Iyo Qalabaynta Isbitaalka Digfeer (Daawo Sawirro)

$
0
0

Mogadishu-(Idhanka)-Safiirka Turkiga u fadhiya Soomaaliya Kamaludin Kani Torun ayaa sheegay in lacag gaareysa 35-milyan oo doolarka Mareykanka ay ku baxday dhismaha iyo qalabeynta Isbitaalka Digfeer oo noqday mid ka mid ah isbitaalada ugu casrisan geeska Afrika. Wareysi uu siiyay Safiirka Idaacada Risaala ee magaalada Muqdisho ayuu uga hadlay howlaha mashaariicda uu ka wado Turkiga magaalada [...]

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland, Guddoomiye Ku Xigeenada Wakiilada Iyo Xubno Wasiiro Ah Oo Xalay Ka Arrinsaday Go’aanka Laga Qaadan Doono Xeer Ay Wakiiladu Dhawaan Ansixiyeen

$
0
0

Hargeysa-(Idhanka)-Kulan xaasaasi ah oo lagaga tashanayo wixii laga yeeli lahaa go’aankii golaha wakiilada Somaliland ku ansixiyey xeer hoosaadkiisa ayaa xalay ka dhacay guriga madaxweyne ku xigeenka Somaliland Md. Cabdiraxmaan Saylici.
Kulankan oo ay ka qaybgaleen xubno wasiiro ah oo ay ka mid yihiin Arrimaha Gudaha, Ciyaaraha, Xanaanada Xoolaha iyo Maaliyadda iyo ilaa 16 xildhibaan oo ay [...]

Falanqaynta Idhankanews Ee Arimaha Bulshada Nin Dib U Noolaaday Kadib Lix Daqiiqo Oo Wadnihiisa Guux Iyo Gariirba Laga Waayey

$
0
0

Dhakhaatiir u dhalatay dalka Sucuudiga ayaa u isticmaalay Laydh iyo Iirbado lagu qabtay si ay usoo celiyaan shaqadii wadnaha iyo nolosha 30 jir xanuunsanayey, kaas oo wadnihiisu istaagay ama uu shaqadii joojiyey mudo Lix daqiiqo ku dhawaad lix jeer..
Dhaqaatiirta ayaa sheegay ninka la yidhaah Khaled Sahloul oo la dhigay dhaqtar ku yaalay galbeedka Sucuudiga ee  [...]

Maxay Doorasho Dhacdaa Hadaan Diiwaan Geliniba Jirin? Akhri Labada Dhalinyaro Saaxiibka Ah Dhaqane Iyo Dhaashane Waxa Inoo Diyaariyay Baxnaan Xaaji Aadan

$
0
0

Qormo-(Idhanka)-Maxay doorasho dhacdaa hadaan diiwaan  geliniba jirin? akhri nasashada idhankanews Dhaqane iyo Dhaashane sheeko quruxbadan oon idiin soo diyaarinay waxa qoray Baxnaan Xaaji Aadan
Dhaqane iyo Dhaashane
Dhalin weeye magaallo.
Dhaqankoodu mid maaha.
Dhaliil la iskama qaato.
Dhafoor taabasho weeye.
Dhibtana la iskuma eego.
Daily way kaftamaan.
Hadana la isma dhegaysto.
Dhoohanaad tahay waalan
Iyo adaa dhoocil ka liita
Warkoodaa ku dhamaadee.
Kaalayoo bal dhegeyso
Dhaqane: Adeer diiwaan gelinta [...]

Wasiir Kamida Wasiirada Cusub Ee Dawlada Federaalka Soomaaliya Oo Markii U Horaysay Soo Dexdagay Xaafad Kamida Xaafadaha Muqdisho Ee Shacabku Degenyahay Daawo

$
0
0

Mogadishu-(Idhanka)-Wasiiru dawlaha wasaarada maaliyada Somaliya oo soodagay xaafada Yaaqshid isagoo kamid noqonaya maanta laga bilaabo shacabka degan goobtaa kuna booriyay wasiirada kale inay soo dhexdegaan shacabka daawo
Idhanka.com
Maxamed Deeq (Silver Zaciim)
Idhanka Xafiiska Muqdishu

Viewing all 54547 articles
Browse latest View live