Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Shirkada Ethiopian Airlines Oo Shaacisay Inay Bilaabi Doonto Dulimaadyo Caalamiya Oo Isku Xidhi Doona Magaalada Muqdisho Iyo Aduunyada Inteeda Kale

$
0
0

Mogadishu-(Idhanka)-Shirkada Dulimaayada dalka Ethiopia ee Ethiopian Airlines ayaa shaaca ka qaaday in ay bilaabi doonto dulimaadyo cusub oo ay ku tagi doono Magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka Soomaaliya.
Dulimaadyadan Cusub ee Shirkada Ethiopian Airlines ay ku imaandoonto Magaalada Muqdihso ayaa waxa uu daba socdaa kulan iskaashi oo ku salaysan dhanka Socdaalka iyo gadiidka oo ay horay [...]

Daawo Naxdinta Wiil Yar Oo 4-Sanno Jir Ah Oo Laga Helay Meel Saxaro Gabaahiir Ah Suuriya, Xili Uu Kaligiis Qaxayay Iyo Sida Markii Dabe Xaal Noqday (Daawo Sawiro)

$
0
0

Addis Ababa-(Idhanka)-Warbaahinta Caalamka ayaa soo bandhigayay Muuqaalo laga soo qaaday Wiil yar oo afar sano Jir Siiriyaan ah kaa ay kala lumeen qoyskiisa xili dagaalo culus ay ka dhacayeen Magaalo ay dagnaayeen.
Wiilkan yar ayaa lagu Magacaabaa Marwaan waxa uuna kaligiis kasoo qaxay Magaaladii ay dagnayaeen qoyskiisa kadib markii ay kala lumeen , Wiilkan yar ayaa [...]

“Waxaa Aad Iigu Adkaatay In Aan Banaanka Usoo Baxo, Waayo Hadii Aan Banaanka Imaado Dadka Ayaa Igu Mashquula” Gabadh Gadh U Soo Baxay Khaati Kataagan Daawo

$
0
0

Daawo-(Idhanka)-Haweeney Dhalinyaro ah oo u dhalatay Dalka Hindiya ayaa dhibaato aad u xoogan waxa ay ku qabtaa gadhweyn oo kan raga oo kala ah iyo timo kasoo baxay qeybo kamid ah jidhkeeda sida laabta oo kale.
Harnaam Kaur oo ah Gabadha Gadhkaweyn kasoo baxay ayaa sheegtay in ay ogtahay in ay tahay qof dumar ah hadana [...]

30 Qof Oo Loo Xidhxidhay Magaalada Boon Ee Gobolka Awdal Iyo Qaarkale Oo Lagu Dabajiro Khasaare Loo Geystay Shirkadda SOMCABLE Iyo Nuxurka Is Diidada Jirta

$
0
0

Borama-(Idhanka)-Dad la sheegay inay khasaare u gaysteen qalabka shirkadda SOMCABLE ayaa ciidamada amnigu ka soo qab-qabteen deegaanka Boon. Iyadoo kuwa kalena lagu raad joogo.

Sida uu ku soo waramay Wariye Maxamed Cumar Sheekh, in ku dhow 30 rag ah oo ka jeeda inta u dhaxaysa degmada Boon iyo tuulada Xaliilaamle ee isla degaankaasi ayaa 19 ka [...]

Daaw Sawirrada: Gabar Soomaali ah iyo Wiil Mareykan ah oo meherkoodu ka dhacey masjidka…..

$
0
0

Minneapolis (Caasimada Online) Dalka Maraykanka gaar ahaan magaalada Minneapolis, waxaa ka dhacday arrin malaha ugub ah ama haddii aan si kale u niraahno waa mid cusub oo aan ku badneen Soomaalida.
Waxa ay ahayd Masjidka Al-Nur oo ku yaalla Minneapolis, waxaa lagu qabtay xaflad meher ah oo loo sameeyay gabar Soomaali ah iyo wiil caddaan ah Maraykan ah balse Islaam ah.
Sidda ka muuqata sawirrada aad aragtaan, waxaa xafadda ka qaybgalay qoysaska wiilka iyo gabadha ay ka soo jeedaan, kuwaasoo ku farxay wixii meesha ka dhacay.
Gabadha Soomaalida ah waxaa lagu magacaabaa Qadro Qaali, halka wiilka caddanka ee guursado lagu magacaabo Adam Majeweski, markii uu dhacay meherka waxa ay labaduba sheegeen in ay ku faraxsan yihiin in ay is guursadaan oo ay nolal wadaagaan.
Si kastaba, arrintan mid si weyn looga hadal hayo magaalada Minneapolis oo ah halka ay ku nool yihiin Soomaalida ugu badan ee ku nool Maraykanka.
Dhaqanada noocan oo kale ma ahan kuwa ku cusub Soomaalida qurbaha ku nool, iska daa ninkan caddaanka ee Islaamka ah waxaa jirra dumar badan oo Soomaali ah oo ay qabaan rag masixiiyiin ah ama diin kale heesta iyo rag Soomaali ah oo gabdho caddaan ah qaba.Caasimada OnlineXafiiska Wararka MinneapolisCaasimada@live.com
Use Facebook to Comment on this Post
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

U.N. may extend eased Somalia arms embargo despite concerns - diplomats

$
0
0

A year ago, the 15-member council agreed to partially lift the arms embargo on Somalia, allowing the government in Mogadishu to buy light weapons to strengthen its security forces to fight Islamist groups. However, a confidential U.N. monitors ...
Weblinks: 

//-->

Asbaabaha Jannada Lagu Galo Li Sh Muxammed Abul Cabaas

SOMALIA: Prime minister Abdiwali Shiekh flies to Kampala Uganda

$
0
0

 A delegation led by the Prime minister of Somalia Abdiwali Sheikh Ahmed who were in Nairobi Kenya Since their arrival on Tuesday continued their journey to Kampala, Uganda.
Prime Minister Adbiwali Sheikh Ahmed is expected to have meetings with Uganda’s top Government officials.
The prime minister accompanied by the some of his cabinet members including Minister of Foreign Affairs, Finance, Information have paid visits to the former Somali Embassy building in Nairobi Kenya which is under construction before their departure at the Jommo Kenyatta International Airport
This visit of Prime Minister Abdilwai to Uganda is becoming his fourth visit to the countries whose troops are contributing to the African Mission in Somalia.
Dr Abdiwali Sheikh also visited Ethiopia and Djibouti before arriving in Nairobi Kenya on Tuesday.
RBC Radio.
 
Use Facebook to Comment on this Post

Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Gudoomiye Jawaari oo ka kulmay gudoomiyeyaasha Baarlamaannada wadamada Sudan, Bahrain,Turkey, iyo Syria + sawirro

$
0
0

Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo wafdi uu hogaaminayo ay socdaal shaqo ku joogaan dalka Iran ayaa maanta magaalada Tehran kulammo gaar gaar ah kula qaatay Gudoomiyeyaasha Baarlamaannada qaar ka mid ah dalalka Islaamka ee xabnaha ka ah ururka iskaashiga islaamka ee OIC.
Kulankii ugu horeeyey waxa uu Gudoomiyaha Baarlamaanka la qaatay dhigiisa dalka Sudan Dr Al-Faatix Cizadiin Mansoor,kulankii ku xigayna waxa uu la qaatay Gudoomiyaha Baarlamaanka Bahrain Khalifa Bin Ahmed,Kulanka Sedexaadna Gudoomiyaha Baarlamaanka Turkey  Cemil Cicek,kulamadii xigayna waxa uu waqtiyo isku dhow isla maanta kula qaatay magaalada Tehran Gudoomiyeyaasha Baarlamaannada Imaaraadka,Afghanistan iyo Syria.
Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa gudoomiyeyaasha Baarlamaannada uu la kulmay waxa uu uga warbixiyey hormarrada guud ee ka jira Soomaaliya,gaar ahaanna hormarrada uu ku tallaabsaday Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya,sidoo kalena waxa uu Gudoomiye Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari u sheegay Gudoomiyeyaasha uu la kulmay sida uu Golaha Shacabka Soomaaliya ugu diyaarsan yahay iskaashi iyo wadashaqeyn uu la sameeyo dhammaanba Baarlamaannada Caalamka.
Gudoomiyeyaasha Baarlamaannada dalalka uu la kulmay Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa iyaguna si isku mid ah waxa ay u ammaaneen hormarka uu ku tallaabsaday Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya waxaana ay dhankooda ballan qaadeen iney wadashaqeyn iyo iskaashi joogta ah la sameyn doonaan Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.
—DHAMAAD—
Xafiiska Warfaafinta iyo Xiriirka Dadweynaha Ee Gudoomiyaha Baarlamaanka
Media & Public Relation Office Of Speaker
Email:- Media@parliament.gov.so
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Ra’iisul wasaarahe C/wali oo booqday safaaradii hore ee Soomaaliya ku Lahayd Kenya “sawirro”

$
0
0

Ra’iisul wasaaraha xukuumada federalka ah ee Soomaaliya C/wali Sheekh Axmed Maxamed iyo wafdigii uu hogaaminayay ayaa maanta booqday safaaradii dowlada Soomaaliya ay ku lahayd xaafada Westlands ee magaalada Nairobi oo sedax sano ka hor dib loogu soo celiyay gacanta dowlada Soomaaliya.
Wafdiga uu hogaaminayay ra’iisul wasaaraha soomaaliya ayaa soo indha-indheeyay oo ku soo wareegay dhismaha safaarada oo burbur xoogan uu ka muuqdo.
Safiirka dowlada Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya Ambassador Maxamed Cali Nuur (Ameriko) ayaa wafdiga ra’iisul wasaaraha warbixinka siiyay dadaalkii dheera ee loo galay dib u soo celinta safaarada dowlada soomaaliya ay ku lahayd dalka Kenya.
Wasiirka ariimaha dibada iyo iskaashiga caalamiga ah ee xukuumada Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle oo warbaahinta kula hadlay gudaha safaarada ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay burburka ka muuqda safaarada,isagoo sheegay in ay dowlada ku dadaali doonto sidii dib loo dhisi lahaa.
Wasiirka arrimaha dibada ayaa intasi ku daray in marka xigta oo uu ra’iisul wasaaraha soo booqanyo safaarada uu soo booqan doono,iyadoo iyadoo qurxan oo la dhisay.
Safaarada dowlada Soomaaliya ay ku lahayd dalka Kenya ayaa gacanta dowlada Soomaaliya lagu celiyay bishii December ee sanadkii 2010,ka dib markii in muda ah uu sharci daro ku haysto ganacsade u dhashay dalka Hindiya.Sawir qaade:-C/raxmaan Cumar Cabdi(C/raxmaan Somali)
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Gudoomiyeyaasha Baarlamaannada Soomaaliya Iyo Sudan Oo Heshiis kala saxiixday “sawirro”

$
0
0

Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo wafdi uu hogaaminayo ay socdaal shaqo ku joogaan dalka Iran ayaa heshiis iskaashi kula saxiixday magaalada Tehran dhigiisa Dalka Sudan Dr Al-Faatix Cizadiin Mansoor.
Saxiixa heshiiskan ayaa dhacay dhamaadka shirweynaha 9-aad ee Baarlamaannada dalalka Iskaashiga Islaamka oo lagu soo gebagebeeyey magaalada Tehran waxaana labada Baarlamaan ee Soomaaliya iyo Sudan heshiiskan iskaashi iyo wadashaqeynta ku dhisan u kala saxiixay Gudoomiyeyaasha labada Baarlamaan.
Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo ka hadlay kulanka heshiiska kadib ayaa tilmaamay in Baarlamaanka Soomaaliya uu aad ugu faraxsanyahay heshiiska iskaashi iyo wadashaqeyn ee ay hada la saxiixdeen walaalahooda Sudan waxaana uu ballan qaaday in dhanka Baarlamaanka Soomaaliya uu heshiiskan ka hirgeli doono.
Gudoomiyaha Baarlamaanka dalka Sudan Dr Al-Faatix Cizadiin Mansoor oo isna dhankiisa heshiiskaasi ka hadlay ayaa ugu horeyn tilmaamay in Sudan ahaan ay aad ugu faraxsanyihiin iney iskaashi wadashaqeyn heshiis ku saabsan ay la saxiixdaan walaalahooda Soomaaliyeed waxaana uu isna dhankiisa ballan qaaday in heshiiskan ay ka go’antahay hirgelintiisa Baarlamaanka dalka Sudan.
Heshiiskan iskaashiga iyo wadashaqeynta ah ee ay kala saxiixdeen Gudoomiyeyaasha Baarlamaannada Soomaaliya iyo Sudan ayaa waxa uu dhigayaa in labada Baarlamaan ay sameeyaan qibrad is weeydaarsi toos ah iyo iney Sudan bixiso tababarro dhanka shaqaalaha Golaha Shacabka ah iyo farsamooyin qibrad isdhaafsi ah oo labada Baarlamaan dhexmari doona.
Tallaabadan ayaa qeyb ka ah guullaha uu ku talaabsanayo Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya mudooyinkii ugu dambeeyey,ayadoo heshiiskan uu sidoo kale ka mid noqonayo heshiisyada uu Golaha Shacabka Soomaaliya la saxiixday Baarlamaannada dhigiisa ah ee heer gobol iyo kuwa caalamiga ahba.
—DHAMAAD—
Xafiiska Warfaafinta iyo Xiriirka Dadweynaha Ee Gudoomiyaha Baarlamaanka
Media & Public Relation Office Of Speaker
Email:- Media@parliament.gov.so
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Muxaadaro Sheekh Cariif ka jeediyay Kampala -Kalsan Tv

Agaasimaha Isbitaalka Manhal ee Boosaaso Oo ka Warbixiyey Hawlaha Caafimaad ee ay u qabtaan bulshada Soomaaliyeed[Dhageyso+Sawirro]

$
0
0

Agaasimaha Isbitaalka Manhal ee magaaladda Boosaaso Dr Faarax Maxamed Warsame oo la hadlay Raxanreeb Online
Boosaaso[RBC Radio] Agaasimaha  Isbitaalka Manhal ee magaaladda Boosaaso Dr Faarax Maxamed Warsame ayaa sheegay in ku dhawaad 450-qof u sameyn doonaan baaritaan dhanka dhimirka iyo Neerfaha.
Dr Faarax Maxamed Warsame oo Raxanreeb Online kula hadlay Boosaaso ayaa sheegay hawlaha ay u qabtaan bulshada Soomaaliyeed ay tira badanyihiin isla markaana ay bukaan qaar siiyaan daawooyin lacag la’aan ah.
…..”’ Isbitaalkan,wuxuu qabtaa shaqooyin farabadan oo kala duwan ,shaqada hadda aan wadno waa laba qeybood laba dhakhtar Takhasus ah baa noo jooga Dr Aadan oo ku takhasusay cudurada dhimirka iyo Neerfaha Dr Deeqo oo cudurada dumarka ku takhasustay…”ayuu yiri.
Wuxuu sheegay in Isbitaalka Manhal ee Boosaaso uu siinayo daawo lacag la’aan ah dadka ka jiran dhimirka iyo Neeraha isla markaana uu Isbitaalka ka hawlgalo Dr Aadan oo ku takhasusay xanuunada dhimirka iyo neerfaha.
Isbitaalka Manhal ee Boosaaso
….”Dawada ay manhal bixisay oo dhakhtarku sido oo dadka aan bilaash ku siineyno waa dawada dhimirka iyo neerfaha maahan dawooyinka kale,ilaa hadda waxaa noo diiwaangashan 450-qof oo dhimirka iyo neerfaha ah ….”’ayuu yiri
Agaasimaha Isbitaalka Manhal Dr Faarax Maxamed Warsame ayaa sheegay in Isbitaalka ay siyaabo kala duwan u timaado dhakhaatiir takhasusyo kala duwan leh dhawaana ay sugayaan Dr Shiino oo qaabilsan qaliinka Indhaha.
….”Isbitaalka si joogta ah baa dhakhaatiir u timaadaa kala duwan ,waxaa ku xiga dhakhtarka Indhaha ee Dr SHIINO,noona iman doona bisha 1-da ,doorkii u danbeysay 550-qof ayaa la Jeeg=gareeyey 150-qof baa Indhaha loo qalay….”ayuu yiri.Mar uu ka hadlayey qaliimada ugu badan ay sameeyaan ayuu sheegay iney yihiin kuwa Indhaha oo ilaa aasaaska Isbitaalka kaliya lagu qalay ku dhawaad 10-kun oo qof ,inta badan qalinkaasna uu sameeyo Dr Shiine.
……”’ Qaliinada ugu badan ee nasoo mara,waxaa ugu badan Indhaha ,waxaan filayaa ilaa 10-kun waa gaarayaan inta Isbitaalka lagu qalay,waayo Dr SHIINE ,wuxuu si joogto ah u yimaadaa snadkii laba jeer,marka ay ugu yartahayna 200 ilaa 250-qof buu qalaa…”’ayuu yiri
Dr Faarax Maxamed Warsame oo fariin u diray dhakhaatiirta Soomaaliyeed ayaa ugu baaqey iney ka qeybqaataan caawinta iyo daaweynta loogu jiro Walaalahooda xanuusanaya isla markaana dalka yimaadaan waxna u qabtaan.http://www.raxanreeb.com/wp-content/uploads/2014/02/Codka-Dr-Faarax.mp3Isbitaalka Manhal ee magaaladda Boosaaso ayaa la’aasaasay 2010 ,waxaana ka sakow ka faa’ideysiga bukaanka yimaada iyana aqoon korarsi u yimaada ardeyda wax ka barata Jaamacadda Bariga afrika ee Boosaaso qeybta Caafimaadka.
___ _____ _____ ___Cismaan TuraabiRBC Radioturrabi30@gmail.com
Use Facebook to Comment on this Post

Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Daawo Barnaamij Gaar Ah: Boqollaal Kun Oo Qof Oo Si Diiran Usoo Dhaweeyey Musharaxa Xilka Madaxtinimada Xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen Iyo Ku Xigeenkiisa Cabdirashiid Xasan Mataan

$
0
0

Alrijaalu Sanacahumul Islaam*Li Sh Muxammed Bin Sh.Cabdiwahaab Xafidahullaah

Dhul Gariir Ku Dhuftay Maanta Deegaanada Davon, Somerset Iyo Wales Oo Ay Ka Mid Yahiin Magaalada Bristol Iyo Cardiff Ee Dalka Ingiriiska Oo Soomaali Badani Ku Nooshahay

$
0
0

Dhul gariir hore uga dhacay sannadkii 2007 dii oo sababay khasaare kooban Booliiska oo dadka ka saaraya Magaalada BathKhamiis 20 Feb 2014 Bristol (Halbeegnews)– Xarunta dalka ingiriiska u qaabilsan saadasha dhulka ee loo yaqaano (British Geographical Survey), ayaa maanta xaqiijiyey in dhul gariir cabirkiisu yahay 4.1 Magnitude uu ku dhuftay deegaanada koonfur galbeed ee dalkani ingiriiska.
Deegaanada dhul gariirka laga dareemay ayaa waxaa ka mid ah deegaanka Exeter iyo koonfurta gobolka Davon, waxaana ay wakaaladda BGS sheegtay in dhul gariirkaasi laga dareemay magaalooyinka waaweyn ee Bristol ilaa Cardiff oo xarun u ah gobolka Wales.
Wakaaladda BGS ayaa sheegtay in dhulgariirkani ka bilaabmay gacanka Bristol ee loo yaqaano (Bristol Channel), isla markaana waxay wakaaladdu sheegtay inay khubaradeedu hadda ku mashquulsanyahiin sidii ay u ogaan lahaayeen waxaa sababay dhul gariirkani.
Dalka ingiriiska ayaa juquraafi ahaan ah dal ka kooban jasiirado ay bedweynta Atlantikadu ku wareegsantahay, waxaana khubaradda dhinaca juquraafigu ay tibaaxaan inaanay badanka Britain caan ku ahayn dhul gariiryada qaab dhismeedka ay u samaysantahay awgeed.
Dhul gariirkani cabirkiisa lagu qiyaasay 4.1 ayaa ah kii ugu weyna ka inta la hayo ka dhaca xeebaha koonfurta galbeed ee dalka ingiriiska, wallow aanu ahayn dhul gariir sababi kara khasaare, haddana waxaa soo baxaya cabsi laga qabo in haddii dhul gariirkaasi ku dhuftay uu daba socon karo qaar kalana.
Magaalada Bristol iyo magaalada Caridff ayaa waxaa ku nool kumanaankun qof oo Soomaali ah oo badiba weliba degen dhismayaasha dhaadheer ee dabaqyada ah kuwaaasi oo u nugul dhul gariirka.Halbeegnews, Bristolcontact@halbeegnews.com
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Madaxweyne Xasan “UK waxan uga mahadcelineynaa hormuudkooda wanaagsan “

$
0
0

Madaxweyne Xasan oo amaan kala dul-dhacay UK – Daawo Sawirrada

$
0
0

Muqdisho, 20 February 2014 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta Muqdisho kulan kula qaatay wafdi ka socday Dowladda UK oo uu ka mid ahaa Tony Baldry MP oo xildhibaan ka ah UK. Waxaana goob joog ahaa Safiirada labada dal Neil Wigan iyo Cabdullahi Simbaloolshe. Madaxweynaha ayaa yiri “UK waxan uga mahadcelineynaa hormuudkooda wanaagsan “
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa marka hore uga mahad-celiyey Mudanaha booqashaduu uu ku yimid Soomaaliya yirina “aad ayaan uga mahad-celinayaa booqashada Xildhibaanka waxay muujineysaa xirriirka dhow ee ka dhaxeeya labadda Dowladood iyo labada shacab”.
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kala hadlay wafdiga ka socday Dowladda Ingiriiska xiriirka labada dal, islamarkaana warbixin kooban ka siiyey xaalada dalka iyo qorsheyaasha ay dowladdu hiigsaneyso sanooyinka soo socda. Madaxweynaha ayaa yiri “Dowladda Inagriiska waxay ka mid tahay Dowladaha teegeerada la garab-taagan Dowladda Somaaliyeed, waxayna diyaar la yihiin in ay sii wadaan, aad ayuuna u siixoogeysanayaa xirriirka nalaga dhaxeeya Dowladda Inagriiska.
Madaxweynaha ayaa sheegay in sidoo kale kulanka looga hadlay iskaashiga labadda Dowladdood iyo sidii dowladda Inagriiska ay kaalin buuxda uga qaadan lahayd mashaariicda horumarineed ee Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa ku ammaanay Dowladda UK inay safaaradeedu ka howlgashay Muqdisho.
Ugu dambeyntii Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa sheegay in Dowladdu ay juhdi xoog leh ku bixineyso xoojinta xirriirka ay la leedahay wadamadda Caalamka iyo xasilinta dalka.
-DAHMAAD-
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

“Waa Nasiib-Daro In Xisbiyada Mucaaridka Ah Loo Diido Qolka VIP-da Madaarka Hargeysa, Guddoomiyaha Baarlamaanka Xamar-Na Lagu Soo Dhaweeyo” Jamaal Cali

$
0
0

Hargeysa-(Idhanka)-Musharaxa madaxwaynaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Jamaal Cali Xuseen ayaa sheegay inay soo dhawaynayaan talaabo-kasta oo lagu soo afjarayo khilaafka siyaasadeed ee dalka jira, kaas oo xusay inaanay xukuumadu daacad ka ahayn heshiisyada lagu soo gabo-gabeynayo xiisada Baarlamaanka.
Musharaxa madaxwaynaha UCID Jamaal waxa uu sidoo kale nasiib-daro ku tilmaamay in guddoomiyaha Baarlamaanka Muqdisho Mr Jawaari [...]

Mac-hadka Barasha Nabada Ee Jaamacadda Hargeysa oo soo Gebagabeeyey Tababar Caalami ah

$
0
0

Hargeysa (Waaheen)- Mac-hadka Xallinta Khilafaadka ee Jaamacadda Hargeysa oo kaashanaya Jaamacad Talyaani ah oo la yidhaa Scuola Superiore Sant’Anna, ayaa tababar heer caalami ah u soo gebagabeeyey xubno ka hawgala hay’ado caalami ah iyo Ururro maxali ah oo ka kala socday shan dal oo kala ah Somaliland, Soomaaliya, Puntland, Talyaaniga, Kenya iyo Itoobiya.
 
Tababarkan oo xarunta Mac-hadka Xalinta Khilafaadka Jaamacadda Hargeysa ka socday muddo 5 maalmood ah, laguna baranayey dhismaha nabada, xalinta khilafaadka iyo shuruucda caalamiga ah, waxa xidhitaankiisa ka qaybgalay Wasiirka Qorshaynta Dr. Sacad Cali Shiri, Madaxa mac-hadka Xalinta Khilafaadka Prof. Aadan Xaaji Cali, Agaasimaha Tacliinta Sare Khadar Axmed Diiriye, Xoghaya Guud ee Guurtida, Guddoomiyaha Jaamacadda Hargeysa Dr. Cabdi Xuseen Gaas iyo masuul hay’adda UNDP ka socday.
Prof. Aadan Xaaji Cali, ayaa sheegay in tababarada caalamiga ah ee noocan ah ay sii wadi doonaan, isla markaana ay iska kaashan doonaan Jaamacadaha caalamka, isagoo u mahadceliyey Jaamacadda Talyaaniga ah ee Scuola Superiore Santa’Anna, waxaannu xusay in tababarkan muujiyey awoodda Jaamacadda Hargeysa u leedahay qabashada aqoon is waydaarsiyada heerka caalami ah. “Dadka halkan ka soo qaybgalay hay’adaha caalamiga iyo bulshada rayidka ah bay ka yimaadeen, waana tababaradii caalamiga ahaa ee aanu hore u wadnay oo aanu albaab cusub u furnay ah inaannu jaamacadaha caalamka iska kaashan doono, mana aha markii ugu horraysay ee tababaro noocan ah aanu qabanay,” ayuu yidhi Prof. Aadan Xaaji Cali.
Guddoomiyaha Jaamacadda Hargeysa Dr. Cabdi Xuseen Gaas, ayaa xusay in Jaamacadda Hargeysa tahay mid heer caalami ah oo caalamka laga aqoonsan yahay, tababarada noocan ahna ay yihiin qaar mandaqada Geeska Afrika u baahan tahay, sidaa darteedna Jaamacaddu xoogga saari doonto tababarada heerka caalami ah si ay xidhiidho ula samayso Jaamacadaha adduunka.
Wasiirka Qorshaynta, ahna Guddoomiyaha Guddida Sare ee Jaamacadda Hargeysa Dr. Sacad Cali Shire, ayaa tilmaamay in nabada iyo habka loo dhiso ay bulshada Somaliland caan ku tahay, waxaannu yidhi; “Haddii dhawr sanno ka hor la odhan lahaa tababarkan oo kala halkan lagu qabanaya dad badan baan rumaysteen, taasina waxay sheegaysaa masaafada aynu soo gudubnay iyo horumarkaynu samaynay, waxaana farxad gaar ah inoo ah in arrinka laga hadlayaa nabad yahay, nabadana waayo-aragnimo badan baynu u leenahay, waxaanaynu soo aragnay nabad la’aan, sidii loo raadin lahaana waynu ka hawlgalnay, waynu helnay nabada,waynu dhisnay nabad, waanaynu dhaqaalaynay nabada, walina dhaqaalaynteedii baynu ku jirna.” Loure Speciale oo ka mid ahayd xubnaha tababarkan ka qaybgalay, kuna hadlaysay afka Jaamacadda Scuola Superiore Santa’Anna, ayaa xustay in mustaqbalka Jaamacadoodu xidhiidho kuwan ka wanaagsan la yeelan doonto Somaliland.
Xogyaha Guud ee Guurtida Mr. Cabdillaahi Ibraahim, ayaa sheegay in dhaqanka Somaliland ku dhisan yahay habka loo xaliyo colaadaha, isagoo ka qaybgalayaasha ku boorriyey inay dhaqanka dib ugu noqdaan wax badana ka badhaan si ay isula eegaan habka caalamiga ah ee loo xaliyo khilafaadka iyo habka dhaqan ka ku salaysan.
Agaasimaha Tacliinta Sare ee Wasaaradda Waxbarashada Mr. Khadar Axmed Diiriye, ayaa sheegay in baahi weyn loo qabo nabada iyo is dhexgalka bulshada, caalamkuna u baahan yahay in nabada dhismaheeda meel looga soo wada jeesto. Waxa kale oo halkaas ka hadlay Mr. Cumar Jaamac Faarax oo ku hadlaayey afka xubnaha la tababaraayey oo sheegay in ay ka faa’iideen tababarkaas ay wax badan ka faa’iideen, kuna dabakhi doonaan shaqadooda maalin la ah ee shacabka ay u hayaan.
La-taliyaha Hay’ada UNDP ee Somaliland Mr. Gati, ayaa la afhaantiisu sheegay in uu aad ugu faraxsan yahay in Hargeysa lagu qabto tababarkan caalamiga ah, isagoo Somaliland ku amaanay in aqoon badan u leedahay xalinta khilafaadka iyo dhisida nabad waarta.
Ugu dambayntii Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta Sacad Cali Shiri, ayaa shahaadooyin guddoonsiiyey xubnaha ka qaybgalay tababarkan muddada uga socday xarunta Mac-hadka Xalinta Khilafaadka Ee Jaamacada Hargeysa.Abdishakur Mohamoud
Waaheen Hargeysa DeskWaaheen001@hotmail.com