Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Qarax ismiidaamin ah oo goorwadheyd ka dhacay gudaha magaalada Muqdisho iyo faahfaahin ku saabsan

$
0
0

Waxaa Daqiiqado yar kahor qarax ismiidaamin ah oo loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay uu ka dhacay agagaarka Bar FIAT ee Magaalada Muqdisho.
Goob joogayaal ayaa ku waramay in Qaraxu ka dhacay meel Maqaayad ah ay inta badan fariisan jireen Ciidanka Nabad Sugida oo ku dhaw Xarunta Hay’ada Nabad Sugida ee guriga habar Qadiija .
Gaadiidka gurmadka deg dega ee Ampalaasta oo gaaray halka uu qaraxu ka dhacay ayaa halkaasi ka qaaday tiro dhaawacyo ah ,Ciidamada Dowlada gaar ahaan Nabad Sugida ayaa gabi ahaan xiray halka uu qaraxu ka dhacay .
Lama hayo wali Faah faahino dheeraad ah oo qaraxaasi ismiidaaminta ah kasoo baxaya iyo waliba Qasaaraha Dhimasho iyo midka dhaawac ee ka dhashay .
Ciidamada Nabad Sugida Dowlada ayaa ridaya rasaas culus , waxaana goobta uu qaraxu ka dhacay loo diiday in ay usoo dhawaadaan Wariyaasha iyo dadka kale ee halkaasi kusoo dhawaaday.
Wariyaha aarannews.com Caaqil Dalmar

Qarax ka Dhacay Muqdisho

$
0
0

Ilaa iyo kow iyo toban qof ayaa dhintey kadib markii gaari bambaano laga soo buuxiyey uu ku qarxey magaalada Muqdisho ee caasimadda Somalia.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho oo loo magacaabay Mungaab

$
0
0

War deg deg ah oo goor dhow na soo gaaray ayaa sheegaya in Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho loo magacaabay Saareeye Guuto Xasan Maxamed Xuseen Mungaab, kaasoo maalmahan la hadalayay in xilkaas loo magacaabayo.
Wareegtada ka soo baxday Madaxweynaha ayaa waxaa xilka looga qaaday Maxamuud Axmed Tarsan oo xilka Gudoomiyaha Gobolka Banaadir iyo duqa Muqdisho hayay tan iyo bartamihii sanadkii 2010, waana Gudoomiyaha ugu waqtiga dheeraa.
Sidoo kale wareegtada ayaa waxaa lagu faray Talisyada Booliska iyo Nabadsugida Gobolka Banaadir inay si toos ah ula shaqeeyaan Gudoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir iyo Duqa Muqdisho Xasan Maxamed Xuseen (Mungaab).
Ilo wareedyo muhiim ah oo ka tirsan Xafiiska Madaxweynaha ayaa u xaqiijiyay Jowhar.com in magacaabista Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho ay tahay mid rasmi ah oo wareegto goor dhow soo baxday lagu shaacin doono.
Jen. Xasan Maxamed Xuseen ayaa horay u ahaa Gudoomiyihii Maxkamada ciidamada qalabka sida, waxaana xilkan la sheegay inay kula tartamayeen xubno kale duwan oo ka soo jeeday Beesha Mudullood.
Wariyaha aarannews.com Caaqil Dalmar
Mr Tarsan ayaa ahaa Gudoomiyaha ugu waxqabadka wanaagsanaa ee soo mara Muqdisho, iyadoo lagu xusuusan doono wixii uu ka qabtay magaalada, sida bilicda magaalada, nadaafada iyo kicinta bulshada, waxaa uu ahaa nin cod kar ah oo aan la ganban afkaartiisa.
Magacaabista Mungaab ayaa soo afjareysa warar iyo hadal heyn badan oo muddo soo jiitamayay, kaasoo ahaa in loo magacaabi doono xilka Gudoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Duqa Muqdisho.
Dhinaca kale Wareegto ka soo baxday Madaxweynaha ayaa waxaa xilka Gudoomiyaha Bankiga Dhexe Bashiir Ciise loogu kordhiyay muddo labo bilood, isagoo si KMG ah u hayay xilkaas, sidoo kale waxaa la magacaabay Xisaabiyaha Guud iyo Hanti-dhowrka Qaranka.

R/wasaare C/weli:- Qarixii maanta ka dhacay Muqdisho waxa uu ahaa mid fulaynimo ah, waana ka tacsiyeynayaa

$
0
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa fal foolxumo iyo fuleynimo ah ku tilmaamay qaraxii ay maanta ka fuliyeen kooxaha nabadiidku maqaaxida laga cunteeyo ee ku taala isgoyska KM-Zero ee u dhexeysa degmooyinka, Shangaani, Shibis iyo Cabdicasiis ee magaalada Muqdisho, weerarkaasi oo ay ku nafwaayeen dad rayid ah oo goobta ku sugnaa.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa waxa uu tacsi u diray ehelada iyo qaraabada dadkii ku geeriyooday qaraxaasi. Wuxuuna ilaahay uga baryay dadkaasi in uu ka waraabiyo janadiisa fardowsa, intii ku dhaawacantayna u rajeeyey caafimaad deg deg ah.
“Beegsida argagixisada ee goobaha shacabka, waxaa ay astaan u tahay dhamaadka waqtiga kooxdan caadaysatay daadinta dhiiga shacabka, dawladduna wey u diyaar garowday sidii loo siffeyn lahaa nabad-diidka, loona baajin lahaa dhiiga shacabka Soomaaliyeed” ayuu yiri Ra’iisul Wasaare Cabdiweli oo ka hadlay falkii qaraxa ahaa ee saaka lala beegsaday maqaaxida ku taala isgoyska KM-Zero.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa intaasi ku daray: “Waxay cadowgu ka warhayaan in la gaaray xilligii la soo afjari lahaa, waxayna go’aansadeen in ay sii daadiyaan dhiiga shacabka Soomaaliyeed. Waxaan u sheegeynaa kuwa soo maleegay iyo kuwa fuliyay fal dembiyeedkan in lala xisaabtami doono, falalka noocan oo kale ah marnaba nagama hakin doonaan talaabooyinka aan ku cirib tireyno nabadiidka.”
Wariyaha aarannews.com Caaqil Dalmar

Guddoomiye waaxeed ka tirsan degmada Dharkeyley oo lagu toogtay maanta magaalada Muqdisho

$
0
0

Gudoomiye waaxeed ka tirsanaa degmada Dharkeenley ayaa maanta waxay kooxo hubeysan ay ku dileen isla degmadaas, iyadoo maalmihii u dambeeyay ay soo badanayeen ugaarsiga lagu hayay Gudoomiye waaxeedyada ka tirsan degmooyinka.
Sida wararku sheegayaan Gudoomiye waaxeedka la dilay ayaa magaciisa lagu soo koobay Sandheere, waxaana dilay kooxo bastoolado ku hubeysan, kuwaasoo baxsaday.
Qaar ka mid ah dadka deegaanka ayaa sheegaya in kooxo dhalinyaro oo ku hubeysnaa bastoolado ay dileen Gudoomiye waaxeedka, kadibna ay baxsadeen.
Maamulka degmada Dharkeenley ayaa ka hadlin dilkan ka dhacay xaafada Suuq Liif, waxaana uu noqonayaa dilkii labaad oo 24-saac gudahood ka dhaca degmadaas.
Shalay ayay aheyd markii Haweeney ay ninkeeda oo ka tirsanaa Wasaarada Arrimaha gudaha ay toogasho ki dishay.
Mudooyinkii u dambeeyay ayaa waxaa soo kordhayay dilalka qorsheysan ee ka dhacaya degmooyinka Gobolka Banaadir, waxaana todobaadkan gudihiisa lagu dilay Muqdisho ilaa lix ruux.
Wariyaha aarannews.com Caaqil Dalmar

Kenya/Somalia - Deputy Country Director - Nairobi

$
0
0

He/she is responsible for overseeing the development of high quality, innovative humanitarian/post-crisis/recovery/development programs focused on increasing resilience of the vulnerable communities of Kenya and Somalia. This position evolves ...
Weblinks: 

//-->

DHAGEYSO : Xukuumada oo sharci adag kusoo rogay Al Shabaab

$
0
0

Waziirka Arimaha Gudaha iyo Federaalka Soomaaliya C/llaahi Goodax Barre ayaa Isagoo kaqeyb galayey Bar-naamijkii maanta kabaxay Tv-ga iyo raadiyaha dowlada waxaa kahadlay Dhibaatada inta badan ay katirsadaan laamaha amaanka shacabka xiliga wada shaqeyn ay doonayaan iyo xogag inay ugudbiyaan Hay’ada amaanka dalka.
C/llaahi Goodax Barre ayaa sheegay in ay jirto shaqsiyaadka laamaha amaanka ay kashakiyaan in masuuliyiin katirsan dowlada ay soo damiintaan iyadoo wali laga shaki qabo dadkana dhibaata uu ugeesto mar-labaad waxaa uu tilmaamay sharciyo in ay kasoo saari doonaan arinkaasi.
C/llaahi ayaa sheegay in shacabka aysan joojin xogta laamaha amaanka ay usoo gudbinayaan inta cabsata waxaa uu ku dhiiri galiyey dadka in mar-walba lashaqeeyaan hay’adaha amniga.
Dad badan ayaa isku dayay in laamaha amaanka ee dowlada ay ugudbiyaan shaqsiyaadka ay kashikiyaan waxaana dhacda marka ay sheegeen shaqsiga in dib uu ugu soo laabto isagoo xoriyad haysta uuna ku abaal mariyo qofkii sheegay dil ama handadaad waana qeyb kamid ah talaabooyinka shacabka ay ula shaqeyn la yihiin laamaha amaanka. 
Halkaan ka dhageyso warbixin kusaabsan hadalka Wasiir Goodax
http://warqaad.so/wp-content/uploads/war-shuceyb.mp3
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga oo u kicitimay New York si ay uga qeybgalaan kulanka Golaha ammaanka

$
0
0

Mogadisho, February 28, 2014 – Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga CaalamigaH.E. Dr. Abdirahman Dualeh Beileh ayaa maanta ka ambabaxay Caasimadda Muqdisho , iyagoo ku wajahan Xarunta Qaramada Midoobey ee Magaalada New York , halkaas oo uu ka furmayo Shir looga hadlayo arrimaha ammaanka Soomaaliya iyo ciidamada AMISOM.
Shirka golaha ammaanka ay ka yeelanayaan arrimaha ammaanka Soomaaliya ayaa  waxa uu socon doonaa maalmaha 6-8 bisha March.
Sanad ka hor ayaa xubnaha golaha ammaanka ee ka kooban 15-ka xubnood ay isla ogolaadeen in qeyb laga qaado cunaqabateynta hubka ee lagu soo rogay Soomaaliya , si dowladda Soomaaliya ay ugu suura-gasho inay soo iibsato hubka fudud .
Wafdiga Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga uu hogaaminayo ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Muqdisho ku sii sagootiyay Wasiirka gaadiidka iyo duulista hawada H.E. Said Jama Mohamed Qorshel , Wasiiru dowlaha Wasaaradda H.E. Buri’ Mohamed Hamza  iyo diblomaasiyiin ka tirsan Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga.
Xafiiska Qeybta Warbaahinta iyo Xiriirka Bulshada ee Wasaaradda
Section of Press and Public Relations
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

16-kooxood oo iskugu soo hartay koobka UEFA Europa League & qaabka la iskugu aadiyay (World Sport News) !

$
0
0

Number of View :19
Koobka UEFA Europa League oo xiliyadii hore loogu yeeri jiray (UEFA Cup) ayaa waxaa iskugu soo haray kaliyah 16-kooxood oo caan ka ah qaarada Yurub. Isku aadka koobkaan oo ay isku dhaceen kooxo isku magaalo ah ama ka soo wada jeeda hal dal ayaan waxaanu ka xusi karnaa Juventus Vs Fiorentina oo qoorta isla galay kana soo wada jeeda dalka Talyaaniga iyo Fc Sevilla oo qaabili doonta Betis Sevilla oo ay hal magaalo ka wada dhisan yihiin .
Is araga wajiga hore iyo kan dambe ee koobkaan oo la kala ciyaari doono 13-ka bisha Maarso iyo 20-ka bisha Maarso ayaa sidoo kale waxaa lagu wadaa in Finaalkiisa lagu qabto magaalada Torino ee dalka Talyaaniga taariikhdu marka ay tahay 14-bisha May.
ISKU AADKA KOOXAHA :
FC Basel Red Bull Salzburg
FC Porto SSC Napoli
Lodogrez Rasgrad Valencia
AZ Alkmaar Anchi Machatschkala
Olympique Lyon Pilsen
FC Sevilla Betis Sevilla
Tottenham Benfica Lisbon
Juventus AC Fiorentina
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

DHAGEYSO:Muqdisho oo kasoo kabaneysa bur burkii soo gaaray wakhtigii lagu guda jiray dawlad la’aanta

$
0
0

Number of View :114
Muqdisho oo ah  casimada dalka somaliya  waa   magaalo xeebeed istiraatiiji ah cimiladeeduna waa dhex dhexaad waxa eey soo martay  mar xalado kala duwan.
Ka dib bur burkii soomaaliya  muqdisho waxaa ku dhex dagaalamay qabaailo iyo ururo diimeed kaa oo magaalada ku reebay saameyn xooggan oo eey ka mid tahay bur bur soo gaaray  iyo iney ka barakacaan dadkii ku noolaa  waxeyna mar qura isku badashay meel burbursan oo geeri go’an  ah dadkana lagu dilo.HALKAAN KADHAGEYSO
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

DHAGEYSO:CABDI SAMAD oo Si’an Laga Filayn uga Hadlay Mungaab

$
0
0

Number of View :137
Iyadoo shalay loo magacaabay xilka gudoomiyaha Cusub ee gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Janeral Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa waxa soo badanaya siyaasiyiinta iyo qeybaha bulshada oo hambalyo udiraya mas’uulkaasi cusub.
Wasiirkii hore ee Arimaha gudaha iyo Amniga qaranka Xukuumadii KMG ahayd C/samad Macalin Maxamuud oo wareysi siiyey idaacada Kulmiye ayaa waxa uu ka hadlay magacaabista Muungaab ee duqa Muqdisho isagoo sheegay inuu yahay shakhsi kasoo bixi kara xilkaasi.HALKAAN KADHAGEYSO
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

DAAWO FADEEXAD: Hees Loogu Jawabay Qoomaali Oo Aflagaadeeyay Saado Cali

$
0
0

Number of View :1154
Iyadoo uu dhawaan fanaanka caanka ee Qoomaal uu lasoo qaaday haween fanaaniina hees si aad ah loogu cayay islamarkaana lagu ceebeeyay fanaanada caanka ah ee Saado Cali Warsame oo hadana ka tirsan xilibaanada dawlada faderaalka ee soomaaliya.
Heestaas ayaa noqday mid siweyn looga hadal hayay dhamaan degaanada soomaalida iyadoo la is waydiinayay sababta ku kaliftay hobalkan caanka aflagaadada uu kula kacay fanaanada qaranka Xilibaanada Saado Cali Warsame ayaa waxaa hada soo baxday hees loogu jawabayay qomaal iyo asxbaati la qaaday.HALKAAN KADAAWO
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

DAAWO SIR CULUS:Weerarkii Villa Soomaliya,Ujeedada tarsan Loo badaley Fashilaad Culus

$
0
0

Number of View :151
Waxaanu Halkan Idiinku soo Gudbinaynaa Barnaamijkii Ugu Xiisaha Badnaa Todobaadkan oo Xalay Laga Sii Daayey Tvga KALSAN uuna Soo Saaray Wariyaha Wayn ee Nadaara.
Baranaamijka Ayaa waxaa Si Gaar ah Looga Hadlay fashilka Dawlada, Sirta Ka Danbaysa Weerarkii Villa Somalia, Qaraxii Shalay Ka Dhacay, Xilka Qaadistii Tarsan & Arimo Badan oo Naxdin Leh.HALKAAN KADAAWO
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Beyle oo ka qeyb galaya shirka Golaha Ammaanka

$
0
0

Wasiirka arrimaha dibadda ee xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta ka dhoofay garoonka diyaarada Aadan Cabdulle ee magaalada Muqdisho, iyagoo ku sii jeeda magaalada New York ee dalka Mareykanka. Wafdiga wasiirka ayaa ka qeyb galaya shirka Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay oo looga hadli doono ammaanka dalal ay ku jirto [...]
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Nolosha dadka ku barakacay Caabudwaaq oo laga dayrinayo

$
0
0

Maamulka degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud ayaa ka dayrinaya xaaladda nololeed ee dad soo barakacay oo ku nool xeryo ku yaalla degmadaasi. Madaxa arrimaha bulshada ee degmada Caabudwaaq, Khaliif Cabdisamad Cali ayaa u sheegay Bar-kulan in ku dhowaad kun qoys oo ku nool xeryaha lagu barakacay aysan haysan cunto, biyo, dawo iyo adeegyada kale ee [...]
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Mamulka Naadiga Comsed oo beeniyay war bixin laga qoray safarkoodii Muqdisho

$
0
0

Gaalkacyo(pp) Mamulka Naadigadda kubadda cagta ee COMSED oo ka dhisan magalada Gaalkacyo xarunta Gobalka Mudug ayaa waxay ku tilmeemeen war bixin laga qoray oo lagu daabacay Puntlandpost mid aan waxba ka jirin oo looga been abuurtay.Gudoomiyaha Naadigaasi oo la yiraahdo Cabdiqani Khaliif Carebay oo lasoo xariiray Puntlandpost ayaa sheegay safarkoodii Muqdisho inay ka war hayeen wasaradda shaqadda,shaqaalaha iyo Ciyaaraha Puntland & Gudoomiyaha Sports-ka Gobalka Mudug isla markasna ay tahay mid isku soo jiidaysa in ciyaaraha guud ahaan dalka la hormarsho.
Carabey waxa uu hoosta ka xariiqay socdaalkoodii Muqdisho iyo waliba ciyaarihii saaxiibtinimo ee ay kasoo sameeyeen inay dan wayn u ahayd Sportska Puntland ayna dhabadda usoo jeexayso naadiyadda kale ee Puntland ka dhisay inay kor usii qaadaan ciyaaraha gobalada oo aado.
Hadalkiisa ayuu ku daray inay been cad tahay war bixin uu ka qoray Mr L Roone oo uu ku tilmaamay Cabdiqani gudoomiyaha xiriirka kubadda cagta Soomaaliyeed inuu kala bur burinayo Sportiska Puntland.
Gudoomiyaha Naadigada COMSED ayaa sheegay inay sii wadi doonaan ciyaaraha kala duwan ee Gobaladda kale wuxuna rajo ka muujiyay inay aadi doonaan Hargaysa.Baydhabo,Kismaayo iyo deegaano kale,wuxuna ku dhiiri galiyay dadka ciyaaraha xiiseeya in aysan ka niyad jabin oo ay xoojiyeen xirfadooda ciyaareed.
Waa Naadigii ugu horeeyay oo Puntland ka socda oo ciyaaro saaxiibtinimo u aaday magalada Muqdisho xarunta Somalia.Puntlandpost.comXafiiska Gaalkacyo
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Ahlusunna oo eed dusha uga tuurtay dowlada Soomaalia

$
0
0

Gudoomiyaha Gudiga Talada Maamulka ahlusuna Waljameeca ee Gobolada Dhexe ee Dalka Soomaaliya Sheekh Cumar Sh.C/qaadir oo la hadlay Warbaahinta,basagoo ku sugan Magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay Khilaafka u dhaxeeya Dowladda Soomaaliya iyo Ahlusunna.
Shiikh Cumar ayaa sheegay in Khilaafka Dowladda iyo Ahlusunna uu Salka ku hayo, Balan kabax Dowladda Soomaaliya ay ku sameesay Maamulka Ahlusunna ee Gobolada Dhexe.
Gudoomiyaha Gudiga Talada ayaa sheegay in Dowladda Somalia iyo Ahlusunna ay ku Heshiiyeen Qodob ay ka mid yihiin Iskaashiga Labada Dhinac, la dagaalanka Al-shabaab, iyo Balan qaadyo lacageed oo intaba dowladda Soomaaliya ay oga baxday Ahlusunna.
Waxaa uu sheegay  Shiikh Cumar Sh.C/qaadir Gudoomiyaha Gudiga Talada Ahlusuna in xiligaan uu san jirin wax Xariir toos ah oo ka dhaxeeya Dowladda Soomaaliya iyo Ahlusunna.
Maamulka Culumo Awdiinka Ahlusunna ayaa marar farabadan sheegay in Dowladda Soomaaliya ay Balantii ay wada galeen ay ka baxeen.
Wali Dowladda Soomaaliya ka mahadlin Eedeenta Maamulka Ahlusunna ee Gobolada Dhexe ee Dalka Soomaaliya.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Dowladda oo ciidamadii ugu badnaa geysay degmada hilwaa iyo howlgallo ka socda

$
0
0

Soomaaliya ayaa ciidamadii ugu badnaa geysay degmada Huriwaa oo ka tirsan gobolka Banaadir, waxaana ciidamadaasi oo kala duwan la xaqiijiyay inay si weyn u hubeysan yihiin isla markaana ay wataan gaadiidka dagaalka iyo kuwa xamuulka.
Guddoomiyaha degmada Huriwaa Cumar C/lle Jacfaan oo warbaahinta la hadlayay ayaa sheegay in ciidamada degmadiisa la soo dhoobay ay wax ka qabanayaan amni darrida maalmahaan ku soo badatay iyo weerarada ururka Al-Shabaab uga imaanaya.
Wararka ayaa sheegaya in ciidamada Dowladda Federaalka ay fariisimooyin kala duwan ka sameysteen bar tilmaameedyo kala duwan, iyadoona dadka degaanka ay ka cabsi qabaan howlgallo iyo dhaqdhaqaaqyo ka dhan xarakada Al-Shabaab inay ka dhacaan gudaha degmada.
Guddoomiye Ku Xigeenka dhinaca amniga ee maamulka gobolka Banaadir Warsame Maxamed Joodax oo isna u waramayay saxaafadda gudaha ayaa ka warbixiyay ujeeddooyinka loo geeyay degmada Huriwaa Ciidamada faraha badan, wuxuuna sheegay in ciidamadaasi ay degmada ka sifeynayaan kooxaha falalka amni darro ka geysanaya degmada ee ka tirsan Al-Shabaab.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Falanqeynta kulanka xiisaha iyo xamaasada badan Ee roma v inter milan

$
0
0

Waxa cawada kulan adag oo derby ah ku balansan kooxaha Roma iyo Inter Milan, waxana kulankan lagu ciyaari doona Stadio Olimpico, wuxuna kulkan soo gali doona 10:45 habeenimo xilliga bariga afrika.
Inter Milan ayaa kulankan dib u heli doonta ciyaaryahankeda Hernanes oo seegay kulankii Cagliari sido kale Roma waxa kulankan dib ugu soo noqon doona kabtankoda Totti halka Florenzi uu kulankan dhawac owgii ku seegi doono.
Xaqiiqoyinka iyo Taariikhda Kulankan:
Roma ayaan wax guul daro ah kala kulmin Inter Milan shantii kulan ugu damebyay oo ay wada ciyaareen.
Romaya ayaa inter guul ka gaartay seddex ka mid ah shantii kulan ugu dambeysay oo ay kulamn halka labba jeer ay barbaro galeen.
Roma shan kulan oo guul ah oo ay gaartay kaliya waxa laga dhaliyay 1 gool
Roma ayaa guul gaartay shanty kulan ugu dambeyay oo ay garoonkeda ku ciyaartay.
Romay ayaa sanadkan heysata rikoor ka badan kooxaha kale Ee Yurub waxeyna shabageda gool ka ilaaliyeen 16 kulan
Inter Milamn ayaa Roma ka gaartay kaliya 1 guul 10-kii kulan ugu dambeyay oo ay la ciyaareen.
Inter Milan ayaan wax guul daro ah la kulmin seddexdii kulan ugu dambeyay oo ay ciyaartay Serie A.
Inte Milan xilli ciyaaredkan waxa laga badiyay 5 kulan halka Roma 1 kulan kaliya laga badiyay.
Shantii Kulan Ugu Dambeyay Oo Ay Kooxahan Wada Ciyaareen:
Serie A:  Oct-5-2013 Inte Milan 0-3 Roma.
Coppa Italia:  Apr-17-2013 Inter Milan 2-3 Roma.
Coppa Italia:  Jan-23-2013 Roma 2-1 Inter Milan.
Serie A:  Jan-20-2013 Roma 1-1 Inter Milan.
Serie A:  Sep-2-2012 Inter Milan 1-3 Roma.
LINE-UPKA MACQUULKA AH:           
Roma: De Sanctis; Castan, Taddei, Benatia, Ramagnoli; Pjanic, De Rossi, Nainggolan; Destro, Totti, Gervinho.
Inter Milan: Samir Handanovic; Nagatomo, Rolando, Ranocchia, Jonathan; Alvarez, Guarin, Kuzmanovic, Hernanes; Milito, Palacio.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Farax macalin oo weeraray ciidamada Ethiopia sheegayna waxa ka dhalan kara joogitaankooda Soomaalia

$
0
0

Guddoomiye ku xigeenka Baarlamaanka dalka Kenya Faarax Macalin, ayaa wuxuu ka hadlay xaalada dalka Soomaaliya, isaga oo Siyaasiyiinta Soomaalida ku tilmaamay kuwa aan dooneyn in Soomaaliya ay ka baxdo marxalada ay hada ku jirto.
Faarax Macalin, wuxuu ku dhaliilay siyaasiyiinta Soomaaliyeed wax qabsi la’aan wuxuuna sheegay in wax waliba ay la raadsadaan Ajaanibta, iyaga oo isficlaya, waxaana uu sheegay in dadka Siyaasiyiinta ah aysan dooneyn in Soomaaliya ay ka baxdo xaalada ay hada ku sugan tahay.
Guddoomiye kuxigeenka Baarlamaanka dalka Kenya, wuxuu sheegay in Siyaasiyiinta mid waliba uu eeganayo danihiisa gaarka ah balse aysan jirin qof eegaya danta guud ee Bulshada iyo mida dalka intaba.
Wuxuu dhanka kale ka hadlay ciidamada Itoobiya ee ku biiray howlgalka Midowga Afrika ee dalka Soomaaliya, waxaana aragti ahaan uu sheegay inay tahay taasi mid awood usii yeelaysa ciidamada Shabaab ku biiritaanka Itoobiya Amisom.
Danta ka dambeysa arintan ayuu Faarax Macalin ku sheegay inay tahay soo nooleynta Al-Shabaab, si ay usii socdaan dagaalada ka jira gayiga Soomaaliya.
Sababta uu hadalkaasi uyiri ayuu ku sifeeyay Faarax Macalin in 2006, xilligii ciidanka Itoobiya ay soo galayeen Soomaaliya Shabaab aysan laheyn awood badan oo xitaa aysan jirin, balse Shabaab ay awood yeesheen wixii ka dambeeyay 2007 xilligaasi oo dalka ay joogeen ciidamada Itoobiya.
Dowladda Soomaaliya ayaa fursad wanaagsan u aragta ku biiritaanka ciidanka Itoobiya Amisom, taasi oo ay Dowladda ku micneysay in lagu wiiqayo awooda Shabaab