Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Wasiirka Macdanta oo ka warbixiyay socdaalo uu dalka dibadiisa ku tagay

$
0
0

Hargeysa (Somaliland.Org)- Wasiirka Wasaaradda Macadanta iyo Tamarta Md. Xuseen Cabdi Ducaale, ayaa sheegay in shirkad Shiine laga leeyahay ay heshiis la galeen si ay dalka uga baadho macdan iyo dhuxul-dhagaxa, kaasoo sheegay inay u ballanqaaday in xafiis ganacsi oo xataa fiisayaasha soo saari kara ay Somaliland uga furto dalka Shiinaha.
Md. Xuseen Cabdi Ducaale oo maanta warbaahinta ugu waramay socdaalkiisa uu ugu maqna Shiinaha waxa uu sheegay in ay albaabo badan soo garaaceen, isla markaana shirkado kala duwan oo kuwa shidaalka, macdanta iyo saliida baadha ah la kulmeen si ay Somaliland heshiisyo ula galaan.
“Waxa ugu horreeya oo aan halkan idiinka sheegaya in si rasmi ah in shirkadii barigii dhawayd halkan noogu timi ay noo xaqiijisay inay ballankii ay noo ballanqaaday inay macdan baadh ka samayso dalka Somaliland, macdan baadhkaas oo dhawr weji yeelanay, wejiga ugu horreeya oo noqonaaya macdanta lagu badhaayo qamar-sanaaciga oo lagu ogaanaayo macdanta dalkeena ku jirta iyo meelahay ku kala jiraan, taasi markay dhammaato waxa la sii dabagelaya macdanahaas oo waxay keenayaan injineeradii macdanta oo baadhitaankaas halkaas ka amba qaada oo geli doona baadhitaan rasmi ah.
Shirkaddu waxay macdan-baadhka la kaashanaysa laba kooxood oo Shiine ah , kooxda ugu horraysa waxa la yidhaa China RS oo ah nimanka qamar-sinaaciga Shiinaha masuulka uga ah oo adduunyada waxyaabo badan ka baadha, waxa kale oo ay adeegsanayaan Geological Brue ee Gobolka Yunang oo caan ku ah macdanta, gaar ahaan waaxdooda macdanta oo dalkeena ka shaqayn doona ee inoo imaanaya, waana markii ugu horraysa ee dalka Somaliland aynu ku dhigno macluumaad taam ah oo sugan oo aynu taaban karno oo aynu odhan karno dalkeena waxaasa ku jira, halkaas iyo halkaasaanay ku jiraan,” ayuu yidhi Wasiirka Macdantu.
Wasiirka Macdanta Md. Xuseen Cabdi Ducaale waxa uu xusay in shirkada Shiinaha ah ee dalka dhuxul-dhagaxa ka bilaabi doonta ay xafiis ganacsiga ah Somaliland uga furi doonto dalka Shiinaha si isku xidhka ganacsiga labada dal u hirgalo.
“Shikadadan waxay noo ballanqaaday inay isku xidhka Shiinaha iyo Somaliland ka shaqayn doonto waqtigan laga bilaabo, taasoo ay ku bilaabi doonto inay xafiis tijaari ah inooga furto magaalada caanka ah ee Guanjo oo noqon doona xafiis ganacsi oo xataa saldhig inoo noqon kara si dalka Shiinaha ula macaamilno oo xataa dhici karta in marka dambe ay fiisayaal bixiyaan oo xafiis aynu leenahay oo arrimaha dibada noqda, taasna waxaan jecelahay inaan Wasiirka Arrimaha Dibada uga waramo si uu halkaas uga ambo qaado oo xidhiidhka Shiinaha inaga dhaxeeya u adkaato.
Waxa kale oo shirkadu ballanqaaday inay samaynayso website u khaas ah horumarinta iyo isku-xidhka Somaliland China si shirkadaha Shiinuhu macluumad uga helaan Somaliland oo ugu dhiiradaan inay maalgashi Somaliland ku sameeyaan .”
Wasiirka Macdantu waxa uu tilmaamay in shirkadan oo hore Somaliland u timi ay u ballanqaaday inay marka u horraysta qamar-sinaaci u baadhi doonto dhuxul-dhagaxda, kadibna ay si rasmi ah khubaro u keeni doonto Somaliland si meelaha macdanta laga helo looga soo saaro, waxaannu yidhi; “Shirkadan waxaannu muhiimada hore u saarnay inay nagala shaqayso dhuxul-dhagaxa dalkeena ku jirta oo muddo dheer Wasaaraddu ku hawlanayd sidii aynu macaadanta dhuxul-dhagaxa ula soo bixi lahayd oo maanta hayno shirkadii inoo soo saari lahayd, waana shirkad shaqadeedu tahay soo saarka dhuxul-dhagaxa iyo ka dhalinta korontada, waxaanay fursad noo siisay shirkadu inay na gayso Gobolka Yunang oo ah meesha ay dhuxul-dhagax ka dhaliso oo aanu ka soo duubnay muqaal aanu saxaafada ku fidin doono.
Waxaan filayaa dhuxushaasi markay soo baxdo inay shirkadaasi heshiis la geli doonto dawladda Somaliland siday shirkadaasi koronto uga dhashan lahayd dhuxul dhagaxaaas, waxa kale oo aan isla qaadanay inay safayso oo suntan ka saarto oo dhuxushaasi markay soo baxdo wax lagu karsan karo iyo inaynu dibadaha u dhoofin karno si aynu lacag uga helno, haddii baadhitaankaas dhammadaan oo la xaqiijiyo in dalkeena macadam laga faa’iidaysan karo ku jirto, shirkadu waxay diyaar u tahay inay dawladda heshiis la gasho oo macdantaas ula soo bixi lahayn.”
Somaliland.Org/Hargeysa
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk


Shirka saamileyda ee Hormuud Telecom oo maanta lagu qabtay Magaalada Muqdisho (Daawo Sawirada)

$
0
0

Shir Sanadeedka Saamileyda Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud Telecom ayaa maanta ka furmay Magaalada Muqdisho kaasoo ay ka soo qeyb galeen masuuliyiinta Shirkadda, saamileyda iyo marti Sharaf kale oo aad u fara badan, waxaa lagu soo bandhigay waxqabadka baaxadda leh ee Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud ay u sameysay Bulshada Soomaaliyeed. C/llaahi Nuur Cismaan Agaasimaha Hormuud Telecom Foundation oo […]
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Wasiiro culus oo caawa ku sugan Magaalada Dhuusa Mareeb

$
0
0

Ilaa afar ka mid ah Golaha Wasiirada kuwooda ugu waaweyn, ayaa waxay caawa ku sugan yihiin Magaalada Dhuusa Mareeb ee Gobolka Galgaduud. Wasiiradaan waxay galabta ka baxeen Magaalada Muqdisho, iyadoo si diiran loogu soo dhaweeyay Xarunta Gobolka Galgaduud ee Magaalada Dhuusa Mareeb. Wasiirada gaaray Magaalada Dhuusa Mareeb, ayaa waxay kala yihiin Wasiirka Arrimaha Gudaha C/laahi […]
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

077 Suurat An Nisaa Ayadaha 93 94 Sh Dr Cali M Saalax

Fuel truck bomb? Kenya, Uganda on high alert for possible terror attacks by Somali militants

$
0
0

The FBI used satellites to locate and track the blue Toyota SUV ... In Uganda, police spokesman Ibn Ssenkumbi says Somali militants may be planning to launch attacks on fuel trucks. Ssenkumbi, a spokesman for police in the Ugandan capital ...
Weblinks: 

//-->

Ogeysiis : Dooda Barnaamijka Nasashada Jimcaha (AKHRI)

$
0
0

Dooda barnaamijka ayaa ah:Jaceylka aan lagula wadin iyo waxa laga dhaxli karo.
 
Tusaale: Wiil ama gabar waxaad tahayba mararka qaar waxaa dhacda in qof aan aqoon kuulahayn inad jaceyl uqaadid sidee kugu suurta gelin kartaa guri lagu nagaado oo aad hesho.
 
Hadaba Jaceylkaasi maxaa laga dhaxli karaa? 
 
Kala soo xiriir Barnaamijka telle:00252616559658 ama 00252616266372
 Fiiro gaar ah:Hadii aad jeeb xanuun dareemeyso nasoo flash (nasoo baaq) inagaa kusoo waceyna meel walbo oo dunida ka joogto.
———————–Mahadsanidiin————————-
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Nicholas Kay oo war la yaab leh soo saaray – AKHRISO

$
0
0

Xafiiska Qaramadda Middobay u Qaaliblsan Kaalmaynta Soomaaliya (UNSOM)
Warsaxaafadeed degdeg ah
WAR-SAXAAFADEED 09/2014
Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya oo soo dhoweeyay horumarka laga gaaray hawlgallada mileteriga, kuna dhawaaqay in Qaramada Midoobay ay taageerayso dadaalka loogu jiro xasillinta
Muqdisho, 20 Maarso 2014 – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Nicholas Kay, ayaa soo dhoweeyay guusha mileteri ee ay soo hoyeen Ciidamada Qaranka Soomaaliyeed iyo ciidamada Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) ee koonfurta-baratamaha Soomaaliya.
“Waxaan Ciidamada Qaranka Soomaaliyeed iyo kuwa AMISOM ugu hambalyaynayaa gacan ku haynta magaalooyin muhim ah iyo goobo kale ee ay dib uga soo ceshadeen Al-Shabaab. Waxaan ciidamada Soomaaliyeed iyo jaalkooda ee walaalaha Afrikaanka ah ku ammaanayaa sida ay uga go’antahay iyo sida naftooda ay ugu hureen,” ayuu yiri Ergeyga Gaarka ah Kay. “Qaramada Midoobay waxay sii wadi doontaa taageerada ay hawlgallada midaysan iyadoo la raacayo Qaraarka Golaha Amaanka ee tirsigiisu yahay 2124 iyo siyaasadda taxadirka xuquuqda aadanaha ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay. Waxaa muhim ah in sharciga caalamiga ah ee xilliyada dagaallada iyo xuquuqda aadanaha si buuxda loo dhowro.”
“Dagaalku wuxuu saameeyay dadweynaha rayidka ah. Qaramada Midoobay iyo bulshada caalamkuba waxay billaabeen inay wax ka qabtaan baahida gargaarka baniaadanimo haddii ay suurtogal tahay in la gaaro, baahidana la qiimeeyo”, ayuu raaciyay.
“Soomaalida ku nool goobaha ay hadda Dowladdu la taliso waa inay si degdeg ah u helaan waxay u baahanyihiin: sida nabadgelyo iyo caddaalad, adeegyada caafimaadka, waxbarashada iyo nolol wanaagsan”, ayuu sheegay Ergeyga Gaarka ah Kay.
Wuxuu soo dhoweeyay qaybta ay bulshada caalamku ka geysato dadaalka Dowladdu ugu jirto si ay u xaqiijiso in ay Soomaalidu ka fa’iideysato nabadda iyo xasilloonida, wuxuuna ku baaqay taageero caalami ah oo intaa ka badan.
“Qaramada Midoobay waxay taageertaa dadaalladan xasillinta, taasoo ay ka mid tahay in si degdeg ah ay ugu deeqdo 3 million oo doolar oo ka timaada Sanduuqa Nabad-Dhisidda Qaramada Midoobay,” ayuu yiri.
“Tani waa marxalad taariikhi ah ee halganka Soomaaliya ay ugu jirto sidii ay nabad ugu keeni lahayd dhammaan dadka Soomaaliyeed. Saaxibada Soomaaliya waxaa looga baahan yahay inay si degdeg ah oo deeqsi ah ugu gurmadaan.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Meydka ciidanka Jabuuti oo goor dhow laga dajiyay dalkooda

$
0
0

Djibouti (Caasimada Online) – Waxaa garoonka diyaaradaha  magaalada Jabuuti ka degtay diyaarad siday meydka lix askari oo reer Jabuuti, kuwaasoo ku dhintay weerar iyo qarrax ka dhacay magaalada Buuloburde ee gobalka Hiiraan.
Dowladda Jabuuti ayaa sheegtay in aas qaran oo lagu maamusayo askarta geeriyootay loo sameen doono.
Meydka askarta reer Jabuuti oo laga soo qaaday magaalada Muqdisho waxaa ku soo dhaweeyay garoonka madaxweynaha Jabuuti Ismaacil Cumar Geelle iyo dhammaadka dowladda iyo shacabka reer Jabuuti.
Madaxweynaha Jabuuti ayaa sheegay in uu tacsi uu diraayo dhammaan ehelada ay ka dhinteen askarta lixda ah, waxaana ku dhaawacan uu u rajeeyay caafimaad buuxa.
Wuxuu madaxweynaha sheegay oo kale in aaney wax saameen ah ku yeelan doonin askarta Jabuuti looga dilay Soomaaliya, isagoona caddeeyay in ay ka go’antahay dowladiisa in ay walalahood Soomaalida ay helaan nabad iyo barwaaq.
Lixda askari meydkooda la keenay galabta Jabuuti, waxa ay tirada guud ahaan ciidanka Jabuuti uga geeriyooday howgalka AMISOM ka dhigaysaa ku dhawaad 10 askari.Caasimada OnlineXafiiska Wararka DjiboutiCaasimada@live.com
Use Facebook to Comment on this Post
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk


Madaxweynaha Puntland oo booqday Qardho

$
0
0

Wafdi uu hoggaaminayo madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali ayaa maanta gaaray degmada Qardho ee gobolka Bari. Wafdiga madaxweynaha oo isugu jiray xubno ka tirsan wasiirrada iyo baarlamaanka maamulka Puntland ayaa waxaa halkaas ku soo dhoweeyay dadweynaha ku nool Qardho iyo maamulka degmada. Guddoomiyaha degmada Qardho Maxamed Saciid Ciise ayaa sheegay in si diirran ay [...]
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Tababar ku saabsan xuquuqda qaxootiga oo lagu qabtay Nairobi

$
0
0

Tababar socday hal maalin oo loo qabtay saraakiil ka socotay hay’adaha ammaanka ee dalka Kenya oo looga hadlayay badbaadinta qaxootiga Soomaalida ah iyo arrimaha amniga ee dalka Kenya ayaa maanta lagu qabtay magaalada Nairobi. Tababarka oo ay soo qaban qaabiyeen xarunta Xoojinta Sharciga ee  (The Centre for Legal Empowerment) iyo hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan qaxootiga [...]
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Booliska oo hub iyo nin ku qabtay Dayniile

$
0
0

Booliska Soomaaliya ayaa soo bandhigay hub iyo nin dhallinyaro ah oo lagu soo qabtay howlgal ay ciidamadu ka sameeyeen degmada Dayniile ee gobolka Banaadir. Afhayeenka ciidamada booliska Soomaaliya Jeneraal Maxamed Yuusuf Maddaale ayaa warbaahinta u sheegay in dabagal iyo baaritaan dheer oo ay sameeyeen ay suuragelisay in la soo qabto eedeysanaha oo magaciisa lagu soo [...]
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Somalia: Al Shabaab imposes sanction on liberated town

$
0
0

HUDUR, Somalia March 20, 2013 (Garowe Online)-Somalia's Al Qaeda linked Al Shabaab group imposed blockade on Bakool regional capital of Hudur of southwestern Somalia, turning back the vehicles moving into the newly liberated town, Garowe Online ...
Weblinks: 

//-->

Glocall to launch 4G network in Somalia

$
0
0

United States-based telecommunications provider Glocall will introduce high speed 4G capabilities to Somalia in the third quarter of 2014, hoping the additional connectivity will fuel growth and development in the region. Glocall plans to deliver the ...
Weblinks: 

//-->

Dadweyne careysan oo maanta banaanbax ka dhigay Magaalada Jowhar (Daawo Sawirada)

$
0
0

Boqolaal ruux oo ka mid ah dadka ku dhaqan Magaalada Jowhar ee Xarunta Gobolka Shabeellaha Dhexe, ayaa waxay maanta isugu soo baxeen Magaalada Jowhar. Rag hubeysan oo watay dareeska Ciidanka Dowladda Soomaaliya, ayaa shalay galab dhac u geystay mid ka mid ah Sariflayaasha lacagta, oo lagu magacaabo Xasan Daa’uud Sheekh Siidow. Ganacsadaha, ayaa xilligii la […]
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Security Council Press Statement on Attack in Somalia

$
0
0

The following Security Council press statement was issued today by Council President Sylvie Lucas ( Luxembourg): The members of the Security Council condemn in the strongest terms yesterday’s attack on a hotel in Bula Burde, Somalia, for which Al Shabaab ...
Weblinks: 

//-->


Somali prime minister in Bern

$
0
0

BERN, Switzerland, March 21, 2014/African Press Organization (APO)/ – The state secretary, Yves Rossier, met today in Bern with the prime minister of Somalia, Abdiweli Sheikh Ahmed Mohamed. Under discussion during the hour-long meeting were ...
Weblinks: 

//-->

Somalia: Federal Govt, Paramilitary Group disagree on integration plan

$
0
0

DHUUSA MAREEB, Somalia March 21, 2013 (Garowe Online)-Federal Government of Somalia and Ahlu Sunnah Wal Jama'a paramilitary group disagreed on an integration plan that has been proposed by ministry of interior, Garowe Online reports. Addressing ...
Weblinks: 

//-->

Guutooyin Ciidanka Qaranka Oo Ku Ruqaansaday Sanaag-bari Iyo Puntland Oo Ka Huleeshay

$
0
0

Ceerigaabo(Waaheen) Guutooyin Ciidanka Qaranka oo isugu jira kuwo fadhiyadoodu yihiin Ceerigaabo iyo kuwo degaanno debedeed kazoo xeroodayba ayaa gelinkiii danbe ee xalayto gudaha magaalada Ceerigaabo waxay uga dhaqaaqeen dhinaca degaannada Sanaag-bari oo maalmahanba laga soo sheegayey dhaqdhaqaaqyo ciidan in ay ka wadeen maammul-goboleedka Puntland.
Wararka aannu ka helnay ciidammadan ayaa sheegaya inay gaadheen degaanno badan oo Sanaag-bari ka tirsan oo horeyba ciidammada qaranka Somaliland fadhiisinno ugu lahaayeen
“Waxan ku suganahay Carmale iyo xeryahayagii ciidanka qaranku hore u degganaayeen dhinaca Badhan-na waxa ku sugan guutadii halkaas hore u degganayd”. Sidaas waxa yidhi Abbaanduulaha ciidammada qaranka gobolka Sanaag Saleebaan Maxamed Guuleed oo aannu khadka telefoonka kula xidhiidhnay.
 
Waxa kaloo wararka degaannadaas naga soo gaadhayaa sheegayaan in dhaqdhaqaaqyadii dhinaca Puntland noqdeen “Alif macallin tiray” meel ay jaan dhigeenna aan la garanayn.
 
Dhinaca kalena ruqaansiga ciidankan qaranka ee Sanaag-bari ayaa u muuqda mid ka dhashay wasiirka gaashaandhigga Somaliland (Cadami) oo kaddib maalmo uu magaalada Ceerigaabo ku sugnaa kaddib caqabado kaga yimid awgood markay u suuta geli weydey inuu gaadho degaannada degmada Badhan uu maalin uun ka hor dhaqaaqa ciidankiisan isaguna Ceerigaabo uga boqoolay dhinaca Hargeysa.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Madaxweyne Siilaanyo oo Xadhiga ka Schoolka Dhagoole Yaasha ee Burco.

$
0
0

UN, Somalia woos Midest investment in Somalia

$
0
0

NAIROBI, March 21 (Xinhua) -- The UN, the EU and Somalia have called on countries and businesses in the Middle East to invest in the Horn of Africa nation to help contribute to her economic recovery. According to the UN Food and Agriculture ...
Weblinks: 

//-->

Viewing all 54547 articles
Browse latest View live