Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Mohamud: youth are the future of Somalia

$
0
0

Somali President Hassan Sheikh Mohamud on Monday (August 4th) announced a number of new initiatives aimed to empower Somali youth, including developing a job creation programme, a university accreditation system, and strengthening youth representation in ...
Weblinks: 

Somalia’s Unfinished War

$
0
0

On July 23rd, 2014, Saado Ali Warsame, a politician and celebrated folk singer, was killed along with her driver in the Somali capital, Mogadishu. According to witnesses, gunmen pulled beside her car in another vehicle, before shooting the female ...
Weblinks: 

Somalia appeals for urgent aid amid drough

$
0
0

MOGADISHU: Somalia’s government begged for help yesterday, warning the nation once again faced a hunger and drought catastrophe three years after famine killed more than a quarter of a million people. “Drought has already reached several regions in ...
Weblinks: 

Lessons Learned from the Somalia Famine and the Greater Horn of Africa Crisis 2011-2012

$
0
0

On July 20, 2011, the UN declared a famine in South Central Somalia, which killed some 260,000 people (Checchi and Robinson 2013). Though Somalia was the worst affected country, the crisis was region-wide in its impact. This Desk Review covers the contents ...
Weblinks: 

SOMALIA: President says Somali youth want and deserve what young people around the world want

$
0
0

Washington (RBC) The President, Hassan Sheikh Mohamud, speaking from Washington DC, where he and members of the Federal Government of Somalia are attending the historic US-Africa Summit, today announced several new initiatives aimed to empower Somali youth.
Weblinks: 

Dhageyso: Xasan Sheekh Maxamuud oo Ka Hadlay Arrimaha Federaalka

$
0
0

Madaxweynaha Dowlada Muqdisho Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan dalka Mareykanka ayaa marka hore waxa uu niyadda u dhisay maamulka Puntland oo dhawaan jaray xiriirka Dowlada Muadisho kala dhaxeeyay.
Waxa uu sheegay Xasan Sheekh Maxamuud in marka hore uu aad uga xunyahay hadalka kasoo yeeray maamulka Puntland, waxaana uu sheegay in dhankooda aanay wax saameyn ah ku yeelan doonin.
Puntland ayuu sheegay in ay go’aan deg deg ah qaadatay, hase ahaatee aanu u arag mid ka dowlad ahaan wax u dhimi kara waa sida uu hadalka u dhigaye.
Dhanka kale waxa uu sheegay in hadda waxa la dhisaayo aanay maamul ahayn, dhamaanna ay yihiin maamulo KMG ah, hadii ay ahaan lahaayeen Koonfur Galbeed iyo Jubba.Ku Dhageyso Mobelkaaga.Ku Dhageyso Mobelkaaga.
Kala Soco Warar Sugan: Ishabaydhaba.comEmailIshabaydhaba@hotmail.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Beyle: Cid Qaadaneysa Badda Somalia ma Jirto

$
0
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Somalia Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa sheegay in ay tahay in dadka Soomaaliyeed ay ku kalsoonaadaan dawladda marka laga hadlayo arrimaha la xariira muranka badda.

Guddoomiyaha UCID Oo Tafaasiil Ka Bixiyay Sidii Wiil uu Dhalay Uga Mid Noqday Kooxda Daacish

$
0
0

“Haddii Aanu waalidku carruurtooda ilaalin oo aanu ogaanin dhibaatadaasaa dhacaysa”
“Waxaan isleeyahay haddii aad la joogi lahayd waxaasi may dhaceen, waxaan u arkaa inay carruurnimo u gaynayso..”
“Halkan waxaan u imi inaan ku biirro kooxda Daacish, waxaana kasoo hij-rooday dalka Finland”

Hargeysa, (Somaliland.Org)- Wiil uu dhalay Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ee UCID Eng. Faysal ayaa la ogaaday inuu ku biiray kooxda islaamiyiinta ah ee daacish ee ka dagaalanta dalalka Ciraaq iyo Suuriya.
Guddoomiyaha UCID ayaa ka warramay arrintaas isagoo si qoto dheer uga sheekeeyay heerarkii kala duwanaa ee uu wiilkiisu u soo maray qaadashada fikradan xaq-jirka ah ee hadda la ogaaday ka mid noqoshada kooxda ka dagaalanta Ciraaq iyo Suuriya ee ISIS.
Wiilkan uu dhalay guddoomiyaha xisbiga UCID ayaa kooxdiisu u bixisay Abuu-Shucayb Al-Soomaali, waxaanu sheegay inuu ka yimi dalka Finland si uu ugu biiro kooxda Daacish ee ISIS ee dagaallada ka wadda dalalka Ciraaq iyo Suuriya, iyadoo laga arkay muuqaal uu baahiyay telefishanka Aljazeera ee dalka Qatar. “Halkan waxaan u imi inaan ku biirro kooxda Daacish, waxaana ka soo hij-rooday dalka Finland,” ayuu yidhi Xuseen Faysal Cali Waraabe oo naanaystiisa ku sheegay Abu-Shucayb Al-Soomaali.
Guddoomiyahay xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa ka hadlay dareenkiisa ku wajahan wiilkiisa xilligan ka mid noqday mid ka mid ah kooxaha ugu waaweyn ee xag-jirka ah ee ka dagaallama dalalka Ciraaq iyo Suuriya.
“Wiilkaasi waa wiilkaygii wuxuu dhashay 1992-kii, saddexdii sanno ee u dambeeyay ayuu salaadda iyo diinta bilaabay, mar qudha ayuun baa la arkay isagoo masaajidka ku xidhan, waana kollay inan yar oo Yurub ku dhashay oo diintii bartay wuu fiicnaa, ka dib 2013-kii bishii koowaad ayaa la waayay intuu guursaday, gabadhiisiina kaxaystay, markaa Hargeysa isagoo dhuumanaya oo huteelladiina la diiday in laga kireeyo oo la leeyahay gabadhaada cadeynteedii la kaalay ayaa nin gartay, ninkii ayaa reerka u yimi, aniguna waan maqnaa, waxaanu u sheegay in wiilkaygu uu magaalada joogo, waa lasoo kaxeeyay gurigaa la keenay, gabadhiibaa halkan (Hargeysa) loogu dhisay, labadii baasaboor ayaanu ka qaadnay, ilaaladaydii baan ku idhi ninkaas ka war haya waanu ka shakisan nahaye, ka dib habeen ayuu ka baxsaday, waanu doon-doonay waxaanu ogaanay inuu telefoonkii ku damiyay Burco, wuxuuna u jeeday dhinaca Garoowe oo uu doonayay inuu baasaboor Soomaali kasoo qaato si uu safaaradda Itoobiya u tago oo uu yidhaahdo baasaabooradii ayaa naga lumay oo baasaboor helo, si uu meeshuu doono u tago.” ayuu yidhi Eng. Faysal Cali Waraabe, waxaanu intaas ku daray isagoo ka warramay marxallado kala duwan oo ay isla mareen wiilka uu dhalay.
“Waxaanu sheegay inuu ku socdo meesha la yidhaado Madheera ee Kenya oo xaaskiisa reerkoodu degan yahay ayaan ka shakiyay, waxaanan ku idhi inanta reerkoodu halkan (Hargeysa) ha ugu yimaadaan oo ha arkaan, markaa laanta socdaalka Somaliland ayaan lasoo hadlay waxaan ku idhi ninkaasi Laascaanood ayuu kusii socdaaye hala qabto, waa la qabtay, Hargeysaa lagu soo celiyay labadoodiiba waa la xidhay, waxaan ku idhi baadha cidda uu telefoonkiisa kala xidhiidhayay ee uu ku socday, bil buu xidhnaa, waa la soo daayay, waxaan usoo jaray tigidh Finland ayaa lagu celiyay, Finland booliska ayay hooyadii u tagtey ilaa intii uu maqnaana booliska Finland waanu wada shaqaynaynay, markii hore wuxuu doonayay inuu Sanca oo Yeman ah inuu, laakiin baasaboorka oo ka dhacayay dartii ayaa fiise loo siin waayay, markaa waxaanu ku nidhi ha u cusboonaysiinina baasaboorka, markaa qoladii Finland waxay yidhaahdeen anaga dembi nagamuu gelin oo xaq buu u leeyahay in loo cusboonaysiiyo baasaboorkiisa. Ka dib bil gudaheed ayuu Turki u baxay isaga iyo xaaskiisiiba.”
Guddoomiyaha xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ka hadlay dareenkiisa waalidnimo, waxaanu yidhi. “Anigu shaqsiyan lamaan xidhiidhin siduu iiga tagey, laakiin qoyska walaaladii iyo hooyadii ayaa la xidhiidhi jiray, waxaanay kala xidhiidhi jireen baraha bulshada sida Facebook, markaa meeshuu joogo halkaasay ka ogaadeen, horta anigu ilaa markii uu dhashay oo ku beegan 1992-kii waxaan ku jiray siyaasadda iyo arrimaha Somaliland hooyadood ayaa la daalaa-dhacaysay, meeshana waxa maqan waxa weeye waalidka, haddii aanu waalidku carruurtooda ilaalin oo aanu ogaanin meesha uu ku maqan yahay dhibaatadaas ayaa dhacaysa, markaa hooyada oo keliya ayay hawshu ku dhacday, anigu markaa shaqsi ahaan waxaan dareemayaa oo aan isleeyahay haddii aad la joogi lahayd waxaasi may dhaceen, waxaanan u arkaa waxan uu imika galay inay carruurnimo u gaynayso wuxuu 1992-kii diinta aad uma yaqaano, internet-ka ayuun buu waxan ka arkay, markaa waan ka xumahay imikana waan ka samraynaa.”
Somaliland.Org/Hargeysa
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Briten wasiir isu cashishay sababta Qaza

$
0
0

Sarkaal sare oo lagu dilay Afganistan

$
0
0

Ku Simaha Madaxweynaha Dalka Iyo Ra’isul Wasaaraha Oo bogaadiyay go’aanka Ximan iyo Xeeb ugu soo biirtay heshiishka Gobollada Dhexe “Sawirro”

$
0
0

Munaasabad lagu dhameystirayay saxiixa maamul u sameynta gobolada Galgaduud iyo Mudug oo lagu qabtay Xarunta madaxtooyada Soomaliya ayaa waxaa goob joog ka ahaa ku simaha Madaxweynaha Dalka ahna Guddoomiyaha golaha Baarlamaanka, Ra’isul Wasaaraha , Guddiga Wasiirada ahaa ee ku howlanaa maamul u sameynta goboladaasi iyo wakiil gaarka ah ee Qaramada Midoobay U Qaabilsan Soomaaliya, iyo marti sharaf kale waxaana soo dhaweeyay  hishiiska Ra’isul Wasaaraha Dalka iyo ku simaha Madaxweynaha Soomaaliya.
waxaana saxiixa kaddib hadal uu jeediyay Madaxweyne Ximan iyo Xeeb C/laahi Cali Maxamed (Baarleex) ku boggaadiyay heshiiska isagoona tilmaamay in wada hadal dheer kaddib maanta la dhameystiray heshiiskii Maamul u sameynta Gobollada Dhexe.
Ra’iisul Wasaaraha oo kelmed ka jeedinayay madasha, ayaa yiri:
“Waxaan u mahadcelinayaa dadkii dadaalka u galay howshaan in ay soo dhammaato oo qeybtii u dambeysay maanta lagu soo xiray madashan, waxaana si gaar ah ugu mahadcelinayaa Ximan iyo Xeeb oo garasho iyo bisayl la timid kuna soo biirtay walaalahood si ay u dhistaan maamulka cusub ee gobollada dhexe oo noqon doona tiirarka waaweyn ee Federaalka, sidoo kale waxaan bogaadinayaa Galmudug iyo Ahlusunna Wal-jamaaca oo walaalahood soo dhaweeyay”
“Hannaankani waxa uu tallaabo mihiim ah u yahay sidii horay loogu sii wadi lahaa in dalkeenna laga dhaqan-galiyo nidaamka federaalka iyo dhismaha maamul goboleedyada uu ka koobnaanayo dalka. Aniga iyo golahayga Xukuumadda waxan diyaar u nahay in aan guddiga kala shaqayno sidii lagu xaqiijin lahaa howshan bilaabatay inay miro dhasho”
Ku-simaha Madaxweynaha ahna Guddoomiyaha Baarlamaanka mudane Maxamed Sheikh Cusmaan Jawaari oo kulanka ka hadlay ayaa ku tilmaamay heshiiska ay gaareen dhinacyadani inuu yahay horrumar iyo tallaabo wanaagsan oo loo qaaday dhanka dib-u- heshiisiinta iyo asaaska nidaam federaal ah oo ay yeelato Soomaaliya, waxana uu xusay in dhammaan golayaasha Dowladdu wadajir ay u taageerayaan heshiiskan in uu taabo galo.
“Waxaan bogaadin dadaalka xukuumaddu ay dalka uga hirgalinayso nidaamka fedeeraalka.Waa jiri karaan caqabado iyo is qab qabsi marka wax la dhisayo, laakiin taas waxa kaliya oo lagu xallin karaa wadatashi, wadahadal iyo gorgotan dhex mara dhammaan dhinacyada ay wada khusayso. Hawshaan way adkayd, laakiin ugu dambeyntii miro dhal ayay noqotay taas oo ku timid dadaal wadashaqayn ah iyo is qancin ku dhisan, kulligeenna waan ku faraxsannahay natiijada laga gaaray wada hadalkii iyo isqancintii”
Ugu dambeyn waxaa kulanka maanta dhinacyadu ku go’aamiyeen go-gosha lagu dhisayo maamulka Gobollada Dhexe in lagu qabto degmada Cadaado halkaas oo laga sii amba qaadi doono dhamaystirka Maamulka Gobollada Dhexe ee Soomaaliya.—DHAMAAD–
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Wararkii Ugu Dambeeyey ee Koonfur Galbeed 06 August 2014 Iyo Faalladii Abdi Koonfurgalbeed

$
0
0

1. Xaalladda Magaalada Baydhabo ayaa guud ahaan  ah mid degan, kadib, maalintii doraad 04 Aug 2014 oo ay Baydhabo yimadeen qaar ka mid ah, gudigii xamar lagu doortay ee Kooxda koonfur galbeed  seddex (KG3).   Wafdigaas KG3, oo ka koobnaa dhow qofood iyo odyaal dhowr ayaa  la dejiyey hoteelo ku yaala magaalada Baydhabo iyo guri gaar ah oo ay waardiyo ka yihiin ciidan afka u duuban, kuwaas oo iska dhigaayo ciidadama gaarka ah, ee dowlladda Federlaka Somalia. Laakiin dadka qaar ay rumaysanyihiin inay yihiin calooshood u shaqeystayaal la soo kiraystay. 
Ilaa iyo hadda inta badan wafdiga KG3, uma soo bixin banaanka oo guryihii ay galeen ayey ku jiraan.  Habeen hore goob ay degenaayen qaar ka mid ah KG3, ayaa waxaa la sheegay in bam gacmeed lagu tuuray, laakiin wax qasaaro ma uusan geysan bamkaas.
2. Sidoo kale shalay 05 Aug 2014 waxa Baydhabo yimid wadfi ka socday Dowladda UK oo la kulmay Madaxda maamul goboleedka KG6, kaas oo ay  wafdiga warbixino uga dhageysteen xaaladda maamul goboleedka koonfur galbeed ee lixda.  Wafdiga waxaa kaloo si gooni ah ula kulmeen qaar ka tirsan  kooxda KG3 waxayna kula kulmeen xaruntii hore ee  WFP ee Baydhabo oo hadda ah xarunta dhexe ee ciidanka AMISOM.
3. Dagaalada Toosweyne  
Wararka ka imaanayo deegaanka Toosweyne ee degmada Berdaale ee Gobolka Baay, waxa ay sheegayaan in maalmahan u  halkaas ka socday dagaalo u dhaxeeyyey ciidanka deegaanka Toosweyne iyo Al-shabaab kaas oo in mudo ah socday aagagaas.   Wararka waxa ay intaas ku dareeen in  maalintii doraad 03 August 2014, in ciidan dowladda ka tirsan oo difaac ooga jiray tuulada Toosweyne inay meesha  isaga soo tageen oo lagu reebay keliya ciidan yar oo dadka tuulada deggan.
Isla habeenimaddii  ay ciidamada dowlladda ka socday ay ka soo tageen tuulada Toosweyne, waxaana  halkaas weerar xoogan ku soo qaaday   ciidamo ka tirsan Al-shabaab ah oo ku hubeesnaa ilaa iyo in kabadan 15 tekniko (gawaarida dagaalka).   Ciidammadii Alshabaab ayaa waxaa la sheegay in ay cagta mariyeen tuulada Toosweyne.  Warka toosweyne aan ka helayno waxay sheegeeen in la dilay 17 qofood,  dadka qaaar lagu gubay munduladii (guryihiii) ay ku jiraan, qaarna la afduubay oo lala tegay iyo gebi ahaanka tuulada in cagta la mariyey oo aanan hal guri laga tegin.   Qasaaraha meesha ka dhashay waxaa ka mid ah, labdii ceel ee ku yaalay  tuulada Toosweyne, mid waa la gubay, mika kalena  matoorka ayaa laga qaatay.
Wararka waxa intaas ay ku darayaan in maanta 06 August 2014, ay halkaasi dib ugu noqdeen ama gurmad ahaan u aadeen ciidan ka tirsan  AMISOM (Ethiopian) iyo ciidan ka mid ah deegaanka Berdaale   oo wararka ay sheegayan in ay baadi goobayaan halka ay Alshabaan u kaxayseeen dadki laga afduubay Toosweyne.
Faalo:
Dhibaatadaan ka dhacaysa deegaamada koonfur galbeed, ayaa ah runtii  mid soo noq noqotay  tan iyo burburkii dowladii dhexe ee Siyaad bare 1991, taas oo ay ku tusaysa in dadka reer koonfur galbeed ay u nugul yihiin in cid walba  ay dhibaatayso ama shacabka lagu dhibaateeyo markasto magacyo kala duwan oo huwan magac siyaasad ama diin.   Maadaama  dadka KG  aysan laheeen maanta hogaan midaysan oo ka shaqeeya  danaha dadka koonfur galbeed.
Arintaan waxaa ay dad badan soo xasuusinaysaa, xasuuqii Ciidankii Cumar Jees uu ka geestay gobolka Bay, tii Mareexaanka ee Bay, kii  Mohamed  Farah Caydiid ee Bay iyo Bakool, iyo weli dhibaatada oo weli ah mid sii socdo.
Ummadi hadaysan laheen, siyaasiiyiin ama Hogaamiyeyaal  fiiro dheer leh, dhibaato ayaa u dambeyneyso.  Idinka dhexdiina isku mashquula, marba dhinac u carara, siyaasiyiinta ama Xildhibaanada Digil iyo Mirifle  Muqdishu  ayey hoteelo  raaxo badan ayey iska jifaan oo dhibaatada shacabkooda  haysato kama hadlaan ama kama war hayaan.
Aniga maba garaneyno sababta aan xildhibaaan DM ugu baahanahay, haddaysan danteeena ka shaqeyninin, maxay wakiilnimadoda noo tareysaa.  Waxaa noo dhaanta inaana wax xildhibaan dambe aanan mar dambe u dirsanin Muqdishu, waayo, gacantaada isku dil waa dhibaato.  Ma cadow banaanka baan iska fiirinaa, mise mid gudaha!
Sidaas oo kale, Maamulka curdunka ee Koonfurgalbeed KG6, waa in uu si dhab ah ugu istaaga dhibaatada ka jirta deegaamada uu sheeganaayo , hadii usaan xataa awoodiisa gaarsiisnay waa in uu ka hadlaa dhibaatada shacabka, sidii umaddaan loo babaadin lahaa.  Maamulka KG6 waa inuu keenaa qaaab wax looga qabto dhibaatooyinka Toosweyne iyo kuwa Shabeelada Hoose ka taagan. Waxaan maqlay Abdi Hoosow inuu mar meesha tagay, taas waa arin wanaagsan, laakiin arintaan waxay u baahantahay in si wada jir ah, looga wada shaqeeyo danaha shacabka Koonfur Galbeed.
Cabdi Sheeq (Cabdi Koonfur Galbeed)
Wariye Madaxbanaankoonfurgalbeded@hotmail.com
Kala Soco Warar Sugan: Ishabaydhaba.comEmailIshabaydhaba@hotmail.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

article ”The Ramification of Somali Politics”‏

$
0
0

 Somali leaders are influenced by western governments or leaders from developed countries, What makes it difficult for Somali leader  is, if they don’t go with what our “masters or donors” say, their position becomes untenable (what happened in Libya is typical example) . However, if there is unity, trust and better communication amongst our leaders and the nation as a whole, with nation building at the forefront of our thinking, then it will be difficult for someone to come in influence us so easily. Until we can start making our own independent decisions as to which direction Somalia goes, getting rid of problems of corruption, unaccountability etc. would be extremely difficult if not impossible.
Somalia is not a hole of any kind. It is a country that can survive 24 years without a government or a national army. we are impressively resilient people. The conflict is an international issue from the outset. Somalia’s political problem is not currently in the hands of Somali people, International Interventions from various actors with conflicting interests are involved. Including UN, IGAD, AU, EU…parallel to these higher level interventions….there is also clear violations from Somali enemies of neighboring countries like Ethiopia and Kenya….they got a chance to pretend/hide their cold wars in the framework of help and support though Amisomframework.
The International Community will never ever deliver any promises that had been proved by their endless Promises that they had been making over last few decades toward Somalia. Somalia will never have transparency and accountability in their financial sectors, so long there are powerful independent banks, money laundering remittance service providers, and incompetent so autonomous states have much more powerful and willingly unyielding to achieve tribal agenda based on tribal Federalism. A part from Somaliland The two functioning autonomous states Puntland and Jubaland hails  from same ethnic this will  lead the nation into further disintegration.
Recently Somali government formed two controversial states such as   south west state and Gal-Mudug,   these two states based on clan systems without considering the need of the people and this will further ruin the country into deep trouble, the federal Somali government still considering another state which it will be the last state to form and many political analysts indicate that middle Shebelle and Hiiraan region combined together will form another state, according to  the complexities of Somali politics, Somalia will never  have working Federal States based on clan territories because pigs will never be likely to fly to the sky and the situation might remain pigs might- fly. Without implementing supremacy clauses interpreting Somalia Federal Constitution, it is never possible to create functioning federal democracy. Frankly, Tribal led Federal Mini States controlling everything their soul, they are not willing to pay taxes, share resources, or defend the nation, Somalia Democratic Republic will never have a God- Father nation that saves from ruins and disappearance, but should rely on competence, patience, and resources to defend their sovereignty from others.
The only problem with Somalia and Somali people in Somalia is all about the clans, no more no less.and that is why we have problems with every new president in Somalia, Every president will support his clan, fight for his clan, most of Somali people 90% of them they believe more about clans than the religion of Islam.
the international community with the help of the weak Somali government have so far achieved to form  a controversial clan based federal states I don’t know whether it’s fortunate or not Because of so many clans in Somalia, that is why the Somalia fighting will never end no matter what, today we have 1000 presidents and 1000 of flags and borders in Somalia because of hate from clans to clans, no any president or Prime Minster of Somalia will tell you the truth that the problem is because of clans, justtryto askany of them, they will always say no we have problem with Al-Qaida and Al-Shabab.
The Somali government muststopclanfighting’s in lower Shebelle and south central Somalia without making any favoritism otherwise Somalia will never be in peace and the ramification of Somali politics will continue further. Somalia does not need corrupt governments, not at all, Somalia needs the Somalis, Currently Somalia are mentally lost in European and north America jungles.
Finally, What we need is competent leadership starting with president to the  police patrolling the streets, and the Somali people should start trusting each other, with nation building at the forefront of our thinking, then it will be difficult for someone to come in influence us so easily. Until we can start making our own independent decisions and trust each other  as to which direction Somalia goes on, we can reach our goals through unity, trust and better communication amongst our leaders, we should support our head of states & cooperate with them and stop finger pointing all the time and that way we only loosing time and confidence.
Isak Abdi Abdulahi
Senior lecturer in Economics, university of Somalia at the College of Business,  IT and Public Admiration.
M.S. (ECONOMICS) from university of Karachi, Pakistan
Email: isaaqsom@gmail.com
Kala Soco Warar Sugan: Ishabaydhaba.comEmailIshabaydhaba@hotmail.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

OGEYSIIS – OGEYSIIS – OGEYSIIS: SHIRKA JAALIYADAHA KOONFUR GALBEED EE YURUB 16-17 AUGUST 2014

$
0
0

Kullan aan caadi aheyn oo dhinaca taleefonka oo ay yeesheen Jaaliyaddaha Koonfur galbeed ee UK, Norwary iyo Sweden 02 August 2014, ayaa waxaa la isku raacay in laqabto shirwayne ay isugu yimadaan dhamaan jaaliyaddaha Koonfur galbeed ee Yururb.
Sidaa daarteed,  waxaa la ogeysiinaya  isla markaasna lagu casumayaa dhamaan  Jaaliyaddaha koonfur galbeed ee ku dhaqan waddama Yurub,  iyo dhammaan shaqsi kasto oo danynayo horumarka bulshada koonfur galbeed oo ku degen Yurub in laqaban doono kullan ay isugu yimaadaan Jaaliyaddaha KG ee Yurub, kaas oo ka dhici doono Magaalada Falköping ee waddanka Sweden.
Taarikhda:       16 – 17 August 2014
Goobta Shirka : Falköping, Sweden
Agendaha  Shirka: 
1. Wadashaqeyn dhexmarta dhammaan Jaaliayddaah Koonfur galbeed ee Yurub.
2. Sidii loo heli lahaa qaab midyasan oo ummadda koofur galbeed loo garab istaagi lahaa, dhinacyada badan ee arimaha burlshada iyo horumarinta.
Haddaba  waxaa la ogeysaniyaa dhammaan ka soo qeybgalayaasha dayanynaya arimaha shrika in ay kala soo  la xiriiraan  shaqsiyaadkaan hoos ku qoran, wixii faahfaahin oo dheeraad ah oo ku saabsan shirka iyo waqtiga:
Ali Aden   Mohamed – Falköping/Sweden – Tel. No. 0046708819067
Abdullahi Aden Balck-  Norway -  Tel.004796971307
Abdiazis Sheikh Mukhtar, UK Tel. 00447448211224
Abdikarin  Mohamed  Ali (Yaanyuurow) UK – Tel. 0044783379909.
Mahadsanidiin.
Xiriiriyaha Shirka koonfur galbeed ee Yurub
Abdulkadir Abukar Sheikh
Dallada Koonfur galbeed Sweden
email: sydvast.somaliska@outlook.com
Kala Soco Warar Sugan: Ishabaydhaba.comEmailIshabaydhaba@hotmail.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Boosaaso: Dhismeyaal sharci darro ah oo la bur-burinayo

$
0
0

Dowladda hoose ee magaalada Boosaaso ayaa maanta billowday bur-burinta dhimsayaal sharci darro ah ee ku yaalla hareeraha waddooyinka magaalada. Duqa magaalada Boosaaso, Xasan Cabdalla Xasan ayaa sheegay in bannaynta waddooyinka kor loogu qaadayo bilicda iyo hab-sami u fulinta howlaha danta guud ee magaalada. Duqa ayaa tilmaamay in  dadka dhistay dhismeyaasha sharci darrada ah  horay loo [...]
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Guddoomiyaha baarlammaanka Puntland oo booqday Dhahar

$
0
0

Guddoomiyaha baarlammaanka maamulka Puntland, Saciid Xasan Shire ayaa maanta la kulmay mas’uuliyiinta iyo qaybaha bulshada  degmada Dhahar ee gobolka Sanaag. Guddoomiyaha degmada Dhahar, Maxamed Faarax Ciise oo u warramay Bar-kulan ayaa sheegay in kulanka looga hadlay arrimaha amniga, horrumarka iyo kaalinta degmada ee dhismaha golaha deegaanka Puntland oo lagu howlan yahay hadda. Maxamed Faarax ayaa [...]
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Webb oo ka fariistay garsoorenimada

$
0
0

Garsooraha reer Ingiriis ee Howard Webb ayaa ku dhawaaqay in uu ka fariistay dhex-dhexaadinta ciyaaraha kadib 25 sano oo uu kusoo dhex jiray. Webb oo 43 jir ah ayaa loo magacaabay madaxa farsamada ee ururka garsooreyaasha kubadda cagta Ingiriiska. Wuxuu dhex-dhexaadiyay in ka badan 500 oo kulan oo ka tirsan horyaalka Ingiriiska, finalka Champions League [...]
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Daawo:Sawirka Maanta Ee Shabakada Halbeeg Ku Eegayso U Kala Dheeraynta Soo Dhaweynta Madax-weynaha Somaliland

$
0
0

Ximan iyo Xeeb oo ku biiray heshiiska maamul u samaynta gobollada dhexe

$
0
0

Maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Ximan iyo Xeeb ayaa si buuxda  u aqbalay, uguna  biiray heshiishka maamul u samaynta gobollada Mudug iyo Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya. Madaxweynaha maamulka Ximan iyo Xeeb, Cabdullaahi Cali Maxamed Baarleex ayaa heshiiska ku saxiixay kulan maanta lagu qabtay xarrunta madaxtooyada Soomaaliya ee Muqdisho. Madaxweyne Baarleex oo hadal ka jeediyay kulanka ayaa [...]
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Xeer-ilaaliyaha guud ee qaranka oo la wareegey xilka

$
0
0

Axmed Cali Daahir oo dhawaan loo magacabay xeer ilaaliyaha guud ee qaranka Soomaaliya ayaa maanta sheegay in howlaha horyaalla uu ka billaabayo dhaqan galinta sarreynta sharciga dalka, si loogu qaado qof kasta. Xeer ilaaliyaha ayaa caddeeyay in uu dib-u-habeyn ku sameynayo qaab-howleedka xafiiska xeer ilaalinta, uuna ka hor tagayo musuq-maasuqa. Axmed Cali oo maanta ka [...]