Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Taageero Guud Oo Ay U Fidinayaan Dhamaan Qorbajoogga Goboladda Galeedka Somaliland Ee Ku Nool North America, Europe, Australia, Asia,Africa, Middle East By Afhayeenka Qurbajooga Guud Cabdikarim Xaaji Ibrahim Nuur

$
0
0

 
 
 
 
 
Waxa aan Halkan Si Qiimo Leh Ugu Ayiidaynaa Shirka Ay Madaxdayaddii Gudaha Wadanka Gaar Ahaaan
Goboladda Galbeedka Ee AanKa Soo Jeednaa Ay Iclaamiyeen In Uu Ka Qabsami Doomo Dalka Gudihiisa Magaalo
Madaxda Labaad ee Gobolka Ugu Dada Weyn Ee Galbeedka Awdal   Boorama .Waa Ilaahay Mahaddii Madax Dhaqameedkayaggii Oo gacmaha Is Haystaa In aan  Maanta Aragno Iyo
UgaaskoodiiGuud Ugaas [...]


SOMALIA: UNSOM to open its office in Hargeisa

$
0
0

Hargeisa (RBC) The United Nations Assistance Mission in Somalia known as UNSOM has declared that it will open its office in Hargeisa, the capital of Somaliland which is a breakaway region of Somalia Republic.
The decision came a day after the United Nations Special Envoy for Somalia Nicholas Kay visited Hargeisa after an invitation from Somaliland authorities.
Mr Kay announced that his office is now preparing to extend its mission to Hargeisa after the absence of the one your UNSOM has worked in Somalia.
While speaking to the reporters in Hargeisa on Tuesday, Mr Kay also acknowledged that lack of the presence of UNSOM in Somaliland had prevented many assistance that UNSOM and other UN agencies could do for the people in Somaliland.
Last year Somaliland authorities rejected the UN’s biggest mission in East Africa led by Ambassador Nicholas Kay to open its branch in Hargeisa.  Somaliland described UNSOM as an special office intended for Somalia and that it did not had anything to do in Somaliland.
It was unclear what changed the Somaliland’s stand towards the mandate of UNSOM which is based on Somalia’s National Unity as untouchable, but Ambassador said there will be many things to cooperate between UNSOM and Somaliland.
UNSOM was established by the UN Security Council on 3 June 2013. Based in Somalia, UNSOM is mandated to support the Federal Government of Somalia with its peace and state building agenda, including the federalism process, review of the provisional constitution and elections in 2016. It also works to strengthen Somalia’s security sector, promote respect for human rights and women’s empowerment and assist in the coordination of international assistance. UNSOM’s mandate was renewed for a further year on 29 May 2014 by Security Council resolution 2158 (2014).
 

  • !function(d,s,id){var js,fjs=d.getElementsByTagName(s)[0],p=/^http:/.test(d.location)?'http':'https';if(!d.getElementById(id)){js=d.createElement(s);js.id=id;js.src=p+'://platform.twitter.com/widgets.js';fjs.parentNode.insertBefore(js,fjs);}}(document, 'script', 'twitter-wjs');
  • lang: en_US

Use Facebook to Comment on this Post
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Mareykanka: Waan Baareynaa Dilka Wariye Foley

$
0
0

Hambalyo:-Aroos

$
0
0

HAMBALYO TAHNIYAD AROOS   WAA IMAAN MOHAMOUD CASEER  IYO SAYGEEDA SHARAFTA LEH MUDANE IBRAAH ABDIQADIR MOHAMED(BAA’WASIIR.)WAXAAN LEE NAHAY DUCADAA BAARAKALAAHU LAKUM WA BAARAKA CALAYKUM WAJAMACA BIKUM BIL  AW FIL KHAYR.
Tahniyadaan ayaa waxaa si wada jira uduraya walidiin walalo iyo waliba Ehel iyo Asaxaab aad ubadan kuwaas oo kala jooga dunida dacaladeeda,,,
HOOYO HAWA AHMED
ABO MOHAMOUD CASEER
SUAD MOHAMOUD CASEER IYO CARUURTEEDA
FARHA MOHAMED CASEER IYO CARUURTEEDA
HODA MOHAMOUD CASEER IYO CARUURTEEDA
ASMA NMOHAMOUD CASEER IYO CARUURTEEDA
DEEQ MOHAMOUD CASEER
RAHMO MOHAMOUD CASEER
Bishaaro
Bishaaradii Naftaydaay
Bugto Waxaan Kuu Soo Maray,
Batallaalihii Uu
Boodhari Ku Aasnaa.
Ilaa Buurtii Daalood,
Buraan Iyo Hadaaftimo,
Ceerigaabo Iyo Badhan
Beleddadii Kalgacallada.
Iyagoo Barwaaqo Ah
Biyuhuna Qulqulayaan
Balliyaduna Buuxaan,
Soo Booqday Awgaa.
Sidaan Ahay Bukaansocod,
Markii Baanto Lays Yiri,
Bilaneey La’aantaa,
Lay Baxnaannin Kariwaa
Bini-aadan Baad Tahay
Bashar Kula Midaan Ahay
Naf Kuu Baahan Baanee,
Barbarkaaga Ila Qabo
Bishaaradii Naftaydaay
Ballan Aan Axdi U Galay
Weligey Ma Beeneyn ,
Uma Laba-bogleyn Ruux.
Belbelkaniyo Naartani
Bixisadan Ku Haysiyo,
Waa Maxay Badweyntani!
iyo Baaxadsoorahan
Ku Boqraye Ha Baayicin
Hayska Dhigin Biraan Jabin,
Buuraan La Mari Karin,
Beena Hayska Dhaadhicin
Baxsantaan Jeclaayeey
Baadiyoobay Awgaa,
I Badbaadi Maantaad
Sida Bahal I Sidataa
Bani-aadan Baad Tahay
Bashar Kula Midaan Ahay
Naf Kuu Baahan Baanee,
Barbarkaaga Ila Qabo!
UGU DENBEYN WAXAA TAHNIYAD KAL IYO LAAB AH DIRAYA DHAMAAN MAAMULKA IYO SHAQAALAHA WWW.GALGALANEWS
WAXAYNA LEEYIHIIN AROOSKIINA LAHA KA DHIGO KII LAGU NASTO EE LAGU NAGAADO UBAD IYO QAYR REERKIINA LAHA KA DHIGO KII ANFACA DIINTA IYO DALKABA
 
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Puntland:- Saaxo oo soo Dabraysa G.Gedo DHEGAYSO

$
0
0

Iyadoo 7-aadkaan gudihiisa ay golaha wasiiradda dawladda Puntland si rasmi ah ay u ansixiyeen in degmada Saaxo ay ka mid noqoto degmooyinka gobolka Mudug, ayaa haddana tillaabadaasi waxaa si diiran usoo dhaweeyay waxgaradka Beesha Sade ee ku nool deegaannada Puntland.
Suldaan Ibraahim Aadan (Dishibiliib) oo la hadlay warbaahinta ayaa si diiran ugu mahadceliyay Madaxwaynaha dawladda Puntland Dr Gaas, waxaana uu Suldaanku sheegay in ka mid noqoshada deegaannada Puntland degmada Saaxo inay tahay mid aad u dhiirigalinaysa guud ahaanba Beesha Sade meel-kasta oo ay joogaan.
“Degmadaan hawsheedu waxay socotay in muddo ah, markii horena waxaa magacaabay degmada Madaxwayne Gaas, waana siyaasadiisa inay Puntland noqoto mid ballaaran oo ay kusoo biiraan gobollo iyo degmooyin hor leh” Sidaasina waxaa yiri Suldaan Ibraahim Aadan (Dishibiliin.)
Dhinca kale – Nabadoon Maxamed Xuseen Jaamac (Maxamed Haaraa) oo ka mid ah Nabadoonnada Sade ee aadka looga yaqaan deegaannada Puntland ayaa sheegay dhankiisa in degmada Saaxo ay Puntland ka tari doonto wax badan, gaar ahaan, dhinacyada siyaasadda, dhaqaalaha, ammaanka, midnimada, iyo wax-wadaqabsiga.
“Waa tilaabo hormar wayn u ah dhammaan bulshada Soomaalida, waxaana leeyahay bagah madaxwayne, waxaana ku sifayn-karaa in qorshahaan in lagu fakaray maskax aad u wanaagsan, waana mid aan ku boogaadinayo dhammaanba bulshada reer Puntland iyo beel-waynaha reer Sade” Sidaasina waxaa yiri Nabadoon Maxamed Haaraa oo u waramay Radio Daljir.
Hadalkaan kasoo yeeray waxgaradka Beesha Sade ee Puntland ayaa kusoo beegmaya xilli maantay oo Talaado ay degmada Caabudwaaq lagu qabtay Banaanbax lagu taageerayo ka mid noqoshada Puntland ee degmada Saaxo.
   Halkaan ka dhageyso wareysi lala yeeshay Suldaan Ibraahim Aadan Dishabiliin
   Halkaan ka dhageyso codka Nabadoon Maxamed Xuseen Jaamac Haaraa
 
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Jaamacadda Umadda Soomaaliyeed oo dib loo howlgeliyay

$
0
0

Lix dal oo ka shiraya arrimaha qaxootiga Soomaalida

$
0
0

Muuqaal muujinaya wariye USA oo la dilay

$
0
0

Dagaalkii Qaza oo dib u bilawday

$
0
0

20.08.2014 Warka Subaxnimo Ee Radio Hargeysa.

$
0
0

ANGOLA: Dozens of Somali nationals arrested in a security swoop in Angola

$
0
0

RBC ( Angola) Dozens of Somali nationals have been arrested in Angolan main towns after they were found to have stayed in Angola illegally, Angola police say.
In security swoop in Angolan main towns, at least 20 Somalis are confirmed to have been apprehended after police alleged them of having no legal document to stay in Angola.
Somali community in Angola is reported to have made to the arrested people and advocating for their release although the operation is said to be underway. Somalia has neither embassy nor official representative in Angola and so far the current Somali federal government has made no comment on this arrest of Somali nationals.
However Somali community many of them with no legal document in Angola but doing business in the country have faced fear after Angolan police seem to be targeting Somali people in the country.
Somalis in African countries have recently suffered mass arrests and deportation, where in Kenya thousands of Somali nationals were rounded up in Sports studium and were deported back to Mogadishu and others back to Dhadhab and Kakuma refugee camps. Also, It was last week when Zambian government has launched mass security crackdown targeting Somali people, most of them business people in Zambia.

  • !function(d,s,id){var js,fjs=d.getElementsByTagName(s)[0],p=/^http:/.test(d.location)?'http':'https';if(!d.getElementById(id)){js=d.createElement(s);js.id=id;js.src=p+'://platform.twitter.com/widgets.js';fjs.parentNode.insertBefore(js,fjs);}}(document, 'script', 'twitter-wjs');
  • lang: en_US

Use Facebook to Comment on this Post
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

SOMALIA:Puntland to establish new seaports as part of the “Boost Puntland Economy” campaign

$
0
0

RBC (Garowe) Puntland government has uncovered ongoing efforts to set up new seaports in the region in a bid to boost Puntland’s economy.
Transport and seaports minister of Puntland Abdullahi Jama Salah has said that the government of Puntland is planning to create new seaports in the state as way of raising the region’s economy.
The minister, Salah stated that he has met International China based Construction Company in Djibouti where both have agreed that an assessment of the possibility of international port to be constructed in Puntland regions should be carried out soon , adding that the company will send that delegation of engineers that will carry out the assessment.
“A delegation from China based Construction Company will reach Puntland soon and will make start the evaluation in the region as Djibouti government is willing to work with us on this issue,” Minister Salah told the local press.
In Puntland regions, Bossaso, the commercial town in the region has the only seaport in Puntland which serves as far as up to Somalia’s central regions including Hiran region.
The current Puntland government led by Somalia’s former prime minister and American economist Abdiweli Mohamed Ali Gaas is toiling to mount the economy of the region as part of his campaign of Puntland’s 8-February election.
There are also several vital projects going on in the region including the construction of International airport in the commercial town of Bossaso intended to add up to the “Boost Puntland Economy”

  • !function(d,s,id){var js,fjs=d.getElementsByTagName(s)[0],p=/^http:/.test(d.location)?'http':'https';if(!d.getElementById(id)){js=d.createElement(s);js.id=id;js.src=p+'://platform.twitter.com/widgets.js';fjs.parentNode.insertBefore(js,fjs);}}(document, 'script', 'twitter-wjs');
  • lang: en_US

Use Facebook to Comment on this Post
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

SOMALIA: Office of the AG makes clarification on the closure of two radio stations in Mogadishu

$
0
0

Mogadishu (RBC) Dr Ahmed Ali Dahir, the Attorney General has today clarified the incident that occurred on Friday 15th August 2014 related to the closure of Radio Shabelle and Radio SKY FM (operating in the same office) and the detention of station staff.
The Attorney General said that the operation was conducted legally, as he ordered the security forces to immediately stop the deliberate incitement and provocation that the two radio stations were airing. The radio stations were broadcasting live and calling upon the people to rise up in an illegal, clannish manner, inciting them to attack the security forces while they were in the process of conducting the disarmament process in the city. Both radio stations were encouraging public to take up arms against government forces. As a result of these broadcasts there were demonstrations in some parts of the city that led to killing of innocent people.
The Attorney General said “ The Office of the Attorney General, having listened to both radio stations’ broadcasts, decided that it was absolutely necessary for public safety to immediately halt such incitement and provocation. I therefore ordered the Somali security forces to immediately close Shabelle and SKY FM radio stations (which were in violation of Somali constitution). We released 18 of the detainees within 48 hours. However, 3 people remain in custody as we believe that they were responsible for the provocative broadcasts made on Friday.
On 17th August we asked the Banadir Regional Court for an extension of their detention by 21 days in order to complete our investigations and the Judge granted that request. After we complete our investigation we will bring them to court to face trail.”
Dr Ahmed Ali Dahir, the Attorney General continued: “I assigned this case to the deputy Attorney General, who has a wealth experience of these kinds of cases, to ensure that the accused receive a fair trial. My office has received complaints of torture against the 3 detainees, and I immediately ordered an investigation to the matter. However, I can confirm to you that the Banadir Regional Judge, having investigated the accusations, found no substance to allegations against torture and declared these allegations were pure fabrication.“
Dr Ahmed Ali Dahir stated that the Attorney General’s Office always ensures that citizens and institutions can be confident that they will receive a fair trial and concluded:
“We will never allow Somali citizens to be subject of torture and I order all security institutions to be very mindful and sensitive when dealing with citizens. These institutions must carry out their duties without any form of human rights violation. The Attorney General’s Office is there to uphold the rule of law and to protect citizens from any harm or human rights violations, which is their legal right as stipulated in our provisional constitution.” .
 

  • !function(d,s,id){var js,fjs=d.getElementsByTagName(s)[0],p=/^http:/.test(d.location)?'http':'https';if(!d.getElementById(id)){js=d.createElement(s);js.id=id;js.src=p+'://platform.twitter.com/widgets.js';fjs.parentNode.insertBefore(js,fjs);}}(document, 'script', 'twitter-wjs');
  • lang: en_US

Use Facebook to Comment on this Post
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

“Qofka Caqliga Lihi Wuu Ka Garaabayaa Wax-qabadka Iyo Isbedelka Somaliland ka Dhacay”

$
0
0

“Waxaanu kala hadlaynay sidii loo fududayn lahaa hawlaha kastamada ee ay u baahan yihiin ganacsatadu”
Hargeysa (Somaliland.Org)- Guddidii Wasiirrada ee diyaarinta Miisaaniyad sanadeedka Qaranka ee sannadka 2015-ka oo uu hoggaaminayay Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Md. C/casiis Maxamed Samaale ayaa shalay socdaal ku tagay xarunta gobolka Saaxil ee magaalada Berbera, waxaanay kulamo la yeesheen hay’adaha dakhli soo saarka iyo Ganacsatadda Berbera.
Guddida Miisaaniyadda dawladdu waxay Kormeer ku tageen marsadda Berbera, kastamka magaaladdaas iyo maxjarka, waxaanay darseen Ha’yadaha dakhli soo saarka.
Wasiirka Maaliyaddu waxa uu sheegay inay kulamo la yeesheen Ganacsatadda Berbera, waxaanu yidhi “Gudida miisaaniyadu waxay timi magaalada Berbera waxaanu runtii u nimid in aanu eegno dekeda kastamka, waxaanu u nimid in aanu eegno guud ahaan qaybaha kala duwan ee gobolkan sida maxjarada, haamaha iyo haddii ay tahay qaybaha kala duwan ee gobolkan ee shaqada u haga si gaara gudida miisaaniyadu waxay talo waydiinaysay ganacsatada gobolka Saaxil gaar ahaan magaalada Berbera, oo runtii talladaa ay waydiinaysay ay ugu muhiimanayd sidii dekedkeena loo weynayn lahaa ee wax looga qaban lahaa baaxadeeda iyo horumarinteeda.Sidoo kale waxaanu kala hadlaynay sidii loo fududayn lahaa hawlaha kastamada ee ay u baahan yihiin ganacsatadu.”
Wasiir Samaalle waxa uu ku dooday in afartii Sanadood ee xukuumadda uu ka tirsan yahay xilka haysay ay wax-weyn ka qabatay horumarinta dalka, isagoo arrintaasi ka hadlayayna waxa uu yidhi “Xukuumadda aan ka tirsan nahay intii ay tallada dalka qabatay oo afar sanno ku siman qofka Illaahay ka baqayaana uu ogyahay isbedelka Somaliland ka dhacay haddii ay Berbera tahay iyo haddi ay tahay dalka intiisa kale tahay-ba, waa la ogyahay waddooyinka Berbera gudaheeda ku yaala xad ma laha, isbedelka dekadda lama xisaabin karo, wadada Hargeysa iyo Berbera lacagta ku baxday qofka caqliga leh ayaa ka garaabaya, waxaanan ku faani karnaa xukuumad ahaan in isbedelka dalka ka dhcay aad iyo aad u weyn yahay oo aanu been ahayn.”
Somaliland.Org/Hargeysa
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Wasiirka Kalluumaysiga Oo Ka Digay Natiijadda Shir Koox Qurbo-joog ahi Ku Qabanayaan Xiin-galool

$
0
0

“Shirkaa Madaxdhaqameedka Beeshuna ma wato tallo reerna laguma qaban wax kastaana way ka soo bixi karaan…”
“Cali Khaliif Isagaaba Cidla Jooga, Dadka Deegaankuna Way Ogyihiin Maalinta uu Wax Doonayo Ayuun Buu u Yimaadaa”
“Horeba Puntland waxaa way u odhan jirtay wax nagu cusubna maaha Somaliland-na hadal Garoowe laga yidhi wax laguma yeeli karo..” Wasiirka Kalluumaysiga

Dhahar(Somaliland.Org):- Wasiirka Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda Somaliland Cali Faarax (Buureed),ayaa ka war-bixiyay shir deegaanka Xiin-galool uga furmaya beeshiisa oo uu sheegay in uu yahay shir ay wataan dad qurba joog ah isla markaana aan ku iman tallo reer isku af-garatay. Waxaanu sheegay in laga fili karo in ay ka soo baxaan wax lid ku ah Qarannimada Somaliland.
Waxaa kale oo uu tilmaamay in shirkaasi ay suura gal noqon karto in ay ka soo go’aado lidi ku ah qadiyadda qaranimadda Somaliland. Waxa kale oo uu ka hadlay Cali Khaliif Galaydh oo uu ku masaalay nin cidla jooga.
Wasiir Cali Jaamac Buureed waxa sidaa ku sheegay waraysi gaar ah oo uu khadka Telefoonka ku siiyay Shabakadda Gudgudenews.com, xalay isagoo ku sugan magaalada Dhahar ee gobolka Badhan.
Ugu horrayn Wasiirka Kalluumaysiga oo aanu weydiinay waxa uu kala socdo shirka beeshiisa uga furmaya magaalada Xiin-galool iyo ajandaha shirkaa lagaga wada hadlayo,waxaanu yidhi “Horta shirkaa beryahan-ba waa la wad waday waxaana arrimihiisa wata oo uu gaar ku yahay koox qurba joog ah, magaalada lagu qabanayaana waan tagay dhawaan laakiin wax shirkaa ku saabsan oo wax nalagala socod siiyay ma jirto siyaasiyiin ahaan,xukuumad ahaan iyo haddii ay noqoto Madaxdhaqameed-ba, beeshuba markaa waxba kala socoto ujeedadiisa,mar haddii aanu ku iman wada tashi beeleed cid wax iska weydiisayna aanay jirin waa shir ku kooban koox qurba joog ah oo iyagu gaar wax u wata.”
Wasiirka Kalluumaysiga oo ka jawaabayay su’aal ahayd haddii ay beeshuba wax kala socon shirkaasi in kooxda qurbo-jooga ah ee abaabulayaa ay suurto gal tahay inay wataan ajande halis ah, waxaanu yidhi “Wax kastaaba way dhici karaan sababta oo ah ma ogin fikirka shirka keenay iyo waxa lagaga wada hadlaayo,mana garan karno ujeedada ka dambaysa in shirkaa la qabto wax beeshu ka wada tashatayna maaha markaa way dhici kartaa in ay ka soo baxaan wax aan Somaliland dan u ahayn iyo mawqif dibada lagala yimi oo ka soo horjeeda Somaliland,waanay dhici kartaa in waxa ka soo baxaa ay noqdaan wax Somaliland dan u ah,laakiin ma garan karo imika kollayna waxay ila tahay haddii dan Somaliland ku jirto shirkaa siyaasiyiinta Beesha ee Xukuumadda ka tirsan iyo guud ahaan Xukuumaddaba talladiisa wax baa laga siin lahaa.”
Wasiir Cali oo ka jawaabayay sababta ay tallaabo uga qaadi waayeen haddii aan lagu kalsoonayn waxa ka soo baxaya shirkaa waxa uu yidhi “Arrintaasi tallo qaran ayay u baahan tahay mid aniga kaliday ii taallana ma aha wixii war bixin ahaa ee aan hayayna Xukuumadda oo uu ugu horreeyo Madaxweynuhuna waan soo gaadhsiiyay,waana la iska arki doonaa kollay oo dawladda wax baa uga meel yaalla.”
Wasiirka oo aanu weydiinay sababta uu ugu sugan yahay deegaanka gobolka Badhan illaa dhamaadkii bishii Ramadaan,ayaa ku jawaabay.“Hawlo qaran ayaan u joogaa intaan deegaanka ku sugnaana meelo badan ayaan soo maray wax yaabo badanina wey nooga qabsoomeen qaarna imika ayaynu ku gudo jiraa,waxaaanu kulammo badan wada yeelanay wax garadka deegaanka,waxaan isku xidh wanaagsan u samaynay laamaha dawladda ee deegaanadda gobolka Badhan ka hawl gala,waxyaabo kale oo hawlo Qaran ah oo imika aanu dhaqaajintooda wadnaana wey jiraan kollay markay ii soo dhammaadaan-na waan imanayaa.”
Ugu dambayn Wasiirka oo ka jawaabayay suaal aan ka weydiinay hanjabaad ka soo yeedhay Puntland iyo doorashada Cali Khaliif waxay saamayn ku yeelan karto deegaanka,ayaa yidhi “Horta Puntland waligoodba way odhan jireen xoog baan wax ku qabsanaynaa iyo deegaan baan soo ceshanaynaa laakiin hadal Garoowe laga yidhi Somaliland horena wax uma yeelin imikana waxba ka dhimi maayo dalkuna deegaan qabiil maaha ee waa Qaran,dhanka kale Cali Khaliif isagaaba cidla jooga oo ku sugan tuullo yar oo xadka aynu Itoobiya wadaagnaa maro cid uu wax yeeli karaana ma jirto dadka deegaankuna wey ogyihiin in maalinta uu dan leeyahay oo kaliya uu u yimaadaa,oo isagoo Raysal-wasaare ah ayay dadkiisu harraad u il-darnaayeen oo aanu waxba u tarin markaa waxaa tusaale ugu filan isagana halka uu joogo iyo 20 qof ee doortay.”
Somaliland.Org/Hargeysa
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk


Marwadda koobaad ee JSL oo Marti-qaad u Samaysay Fanaaniinta Labadda Dal ee D.D.S Itoobiya iyo Jabuuti

$
0
0

Wasiirro Iyo Waxgaradka Laascaanood Oo Ku Heshiiyay in Laga Hortago Kooxaha Nabad-diidka ah

$
0
0

HARGEYSA (Somaliland.Org)- Weftigii Wasiirrada ahaa ee uu Hoggaaminayay Wasiirul dawlaha Nabadeynta gobolada Barri Md. Cali Maxamuud Axmed (Cali-sandulle) oo maalmihii u dambeeyay socdaal shaqo ku joogay magaaladda Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, ayaa shirar kala duwan oo nabad-gelyadda lagu adkaynayo waxay la yeesheen cuqaasha, madax-dhaqameedka Iyo qeybaha kala duwan ee Bulshadda ee magaaladda Laascaanood.
Weftigan waxa xubno ka ah Wasiir Ku xigeenka Ganacsiga Md. Bashiir Cabdi Xariir, Wasiir Ku xigeenka Arrimaha Gudaha Md. Cismaan Garaad Soofe, Wasiir Ku xigeenka Qorshaynta Md. Xasan Daahir Dhimbiil iyo Badhasaabkii hore ee gobolka Sool ahna Badhasaabka gobolka Maroodi-jeex Maxamed Maxamuud Cali (jeeni-yarre) waxaanay saddexdii maalmood ee la soo dhaafay kulamo kala duwan oo ay la yeelanayeen qeybaha kala duwan ee bulshadda ay isku af-garteen in si wada jir ah looga digtoonaado halista nabad-gelyo darro ee ka iman karta kooxda Khaatumo iyo sidii bulshaddu ay dawladda gacan uga siin lahayd sidii looga hortagi lahaa jalaafooyinka kooxdaasi ay doonayaan inay ku mijo xaabiyaan ammaanka iyo horumarka ka socda gobolka Sool.
Wasiirul dawlaha Nabadeynta gobolada Barri Md. Cali Maxamuud Axmed (Cali-sandulle) oo shirarkaasi ka hadlay ayaa cuqaasha, waxgaradka iyo qeybaha kala duwan ee bulshadda ku ammaanay siday ula shaqaynayaan xukuumadooda, waxaanu tilmaamay in aan loo baahnayn in koox cidla fadhida oo nabad diid ahi ay saamayn taban ku yeelato ammaanka gobolka, waxaanu bulshadda ku booriyay inaanay dheg u dhigin hadaaqyadda kooxda Khaatumo.
Cuqaal iyo waxgaradka Laascaanood oo shirkaasi ka hadlay ayaa sheegay inaanay diyaar u ahayn inay aqbalaan dhaqdhaqaaqyo nabad-gelyo darro oo laga sameeyo magaaladda Laascaanood iyo guud ahaan gobolka Sool, waxaanay sheegeen inaanay aqbalaynin in kooxo fidmo wadeyaal ahi ay caruurtooda maskaxda ka xadaan.
Maayarka Magaaladda Laascaanood C/Qaadir Jaamac Saallax iyo Wasiir Ku xigeenka Ganacsiga iyo maal-gashiga Md. Bashiir Cabdi Xariir oo iyaguna shirkaasi ka hadlay ayaa sheegay inaan xiligan xukuumaddu qorsheyaasheeda horumarintu ay ku jihaysan yihiin gobolka Sool aan loo baahnayn in kooxda Cali Khaliif ay dibin-daabyo ku noqdaan horumarka goboladda Sool, Xaysimo iyo Buuhoodle.
Somaliland.Org/Hargeysa
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Munaasabad lagu xusayay Aas’aaskii Galmudug oo muqdisho lagu qabtay Madaxweyne Qaybdiid Ayaa Kaqaybgalay

$
0
0

Xigasho Radiyaha Dawlada Munaasabadan ayaa loogu xusayay sanadguuradda 8aad ee aas aaska maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug waxaana ka soo qeybgalay wasiiro iyo xildhibaano katirsan baarlamaanka Soomaaliya iyo qeybaha bulshada iyadoo uu goobjoog ahaa madaxweynaha maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug Cabdi Xassan Cawaale Qeybdiid, madax ka socotay maamulka ahlu suna waljameeca,iyo Wasiir ku xigeenada wasaaradaha arimaha dibada, iyo xanaanada xoolaha xukuumadda federaalka Soomaaliya iyo qaar ka mid ah guddoomiyayaasha degmooyinka gobolka Banaadir,madasha munaasabda ayaa waxa laga qaaday heeso lagu amaanayo waxqabadka maamulka Galmudug oo sided sano jirsaday iyo madaxdiisu horumarka ay deegaanka gaarsiiyeen kuwaasoo ay aad ula dhaceen madaxda iyo mas’uuliyiinta goobta ku sugnaa,qaar ka mid ah mus’uuliyiinta ka hadashay munaasabadda ayaa hambalyo u diray maamulkaasi ayagoo ku booriyay inay hormuud u noqdaan maamulka gobollada dhexe ee la filayo in dhawaan la dhiso kaasoo ay Galmudug hormuud ka tahay dadka ku howlan,Madaxweynaha maamulka Galmudug Cabdi Xassan Cawaale qeybdiid ayaa sheegay in marxalado kala duwan uu soo maray maamulkaasi isagoo sheegay in maamaulka la dhisi doono ay kuwada midoobeen dhamaan maamuladii ka jiray gobollada dhexe sida Galmudug,Ximan iyo Xeeb iyo Ahlusuna waljameeca isagoo intaa raaciyay inay maamuladaasi taariikhda ka geli doonaan baal dahab ah maadama ay garteen inay u tanaasulaan danta dadka kunool gobollada dhexeXildhibaan Maxamed Cabdiqaadir oo ka tirasan mudayaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in maamulka Galmudug uu yahay mid hanaan wanaagsan ku socda islamarkaana wax badan ka qabtay gobollada dhexe,Xassan Maxamed Jaamac wasiirka ku xigeenka xanaanada xoolaha Xukuumadda Soomaaliya ayaa ugu hambalyeeyay sanad guurada 8 aad ee dowladda Galmudug ,wasiirka aya sidoo kale waxa uu bogaadiyay dhismaha maamulka gobolladda dhaxe ee Soomaaliya,Maamulkan Galmudug ayaa waxaa la aas, aasay sanadkii 2006 dii , waxaana soo maray ilaa iyo sadex madaxweyne oo kala ahaa Prof,Maxamed Warsame Cali kiimiko,Maxamed Axmed Caalin iyo madaxweynaha hadda haya talada maamulkaasi Cabdi Xassan Cawaale Qeybdiid.SHABAKADDA WARARKAWWW.HOBYONET.COM NAGALA SOO XIRIIR.CMAALIN17@GMAIL.COMHOBYOEDITOR1@GMAIL.COMTELL:25290-7647333/252678647333/252167150440
 
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Dad gaajo ugu dhintay magaalada Buulo-Barde

$
0
0

Ganacsatada Islii ee kolba mid la waynayo

$
0
0
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live