Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Maamul u samaynta K/Galbeed oo laga warbixiyey

$
0
0

Guddiga farsamada ee dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ugu xil saran dhismaha maamul gobleedka  Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta ka warbixiyay kulamo ay la qaateen hay’ado ka tirsan Qarammada Midoobay. Wasiirka dhalinyarada iyo cayaaraha ee xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya, Khaalid Cumar Cali oo ka tirsan guddiga ayaa sheegay inay kulammo la qaateen xubno ka [...]
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

MADAXWEYNE BEESHADU HAKA TANAASUSHO 50%BEESHAYADUNA 40%

$
0
0

Ilaahay mahadi haka gaadhee, waxa umada Somaliland dhaqan u ahayd isku tanaasulka iyo is laabxaadhashada ay kaga duwanayeen, somalidii kale ee mar aynu wadawadaagi jirtay qarinkii cadaaladarada iyo sinaan la;aantu dumisay ee siyaad bare mana filayno in dhaqankaasi ka suu lay Somaliland.
Umadeena oo dhaqan uleh is qancinta iyo wadanoolanshuhu waa waxa aynu halkan aynu marayno ku nimi, waxaynu wada ogayn in dhawaan Somaliland ka bilaabantay in tabashooyin ay la imanayeen qaarka mida beelaha Somaliland wada lihi, waxa kamida ta gobolka sool gaadhay in dhiig ku daato oo ka dhalatay tabasho laga qabo in beesha dhexe ay qaadatay saamigii beelaha kale taasina keeni karto burbur iyo jahawareer. Shaki kuma jiro sobobtii keentay in beesha dhexe ka hortimaad xukumadii siyaad bare ahayd ta ay manta ku doodayaan beelaha Harti iyo Samaroon .
Wax qariiba maaha in beeli ama laba ka cawdaan saamiga beelaha kale haystaan sida hore uga dhexdhacday beesha dhexe xiligii xukumadii Cigaal ee uu maxamud xaashi (usame) oo ayka wada socdeen madaxweyne siilaanyo oo xiligaa wasiir u ahaa marxuum cigaal oo ay ku doodayeen in xukamadu Habar Awal tahay ama saamigii ugu badnaa haystaan waxa nasiib wanaaga in imika ayxukumadan joogta ay gacanta ku hayaan beel taqaanay cabashada saamiyada xukumadahii hore fahmina kara tabashada noocana oo kala ah Madaxweyne siilaanyo iyo wasiirka duulista ee maxud xaashi.
Ururka dhalinyarada super awal ee JIIDALI  oo taageersan siffe kasta oo lagu dawaynayo tabashada beelaha samaroon, waxa aanu cod dheer ku bogaadinaynaa sida ilbaxnimada iyo aqoontu ku dheehantahay ee ay beesha samaroon ugu garnaqasadeen tabashadooda ay saldhiga u tahay tacabkii badanaa iyo lexejeclada ka haysa qarankan Somaliland.
Ururka JIIDALI oo aad uga xun sida loo maamulay ama loo marin habaabiyay garnaqsigoodii beelaha samaroon iyo sida quudhsiga leh ee loogu diray cid aanku haboonaynba waxa  aanu usheegaynaa beelaha samaroon maaha arinkaasi mid beesha dhexe kuwada  socoto ,mana aha mid uqalanta beeshi hooyada u ahayd qarankan aynu kuwada naaloonay .
Anaga oo ku kalsoon in aanay ahayn beesha samaroon beel lagu hogaaminkaro halka la doonayo in ay tabashadooda ku radiyaan oo ah in hub iyo ciidan urursadaan, waayo waa beel og tacabka ka galay qarankan. Waxa kale oo jiidali u aragtaa ayaan daro in xukumadu garan waydo qiimaha beelaha darifydu uleeyihiin Somaliland, waxa aynu hore u  ogayn dhibaatada kazoo gaadhay beelaha samaroon xiligii ololihii siilanyo kursiga ku rabay mana aha mantana in quudhsi loogu diro.
Beelaha Super Awal  oo dan dhaqan iyo dhalasho ka dhaxayso beelaha samaroon oo gaari waxa ay cadaynayaan in aanay marnaba raali ka noqonayan sida in loo la dhaqmo iyo in xukumadu dalka ka abuurto dareen u muujinaya sida loola dhaqmayo beelaha darifyada in ay beesha dhexe (isaaq)ka noqonayaan mabda’ii gooni isku taaga ee bishii may 1991 burco lagaga dhawaaqay.
Inaga oo og sida loo marin hababiyay tabashadii beesha dhulbahante waana tii keentay in dagaalo dhiig ku daatay oo lagu xalinkarayay wada hadal iyo isku tanaasul,waayo waxa ay ahayd in beesha madaxweyne siilaanyo in ay ka shaqayso sidii loo soo dhawayn lahaa beesha ay oodwadaaga yihiin.
Dhalinyarada ururka JIIDALI oo tixraacaya dhaqankii gobonimada iyo geesinamada lahaa ee hore loogu bartay cuqaashiii iyo waxgaradkii SUBER AWAL ee xiligii xukumadii Cigaal u tanaasulay beelihii dalka inalalahaa ee ay ka midka ahayeen beelaha Madigaan Gurgure,Akisho, carab iyo Samaroon oo ay ugu tanasuleen qaar kamid ahaa golayaashii baarlamaanka, sidoo kale waxa ay maantana Beelaha Samaroon ugu tanaasulayaan in 40% xilalka ay hayaan xubnaha uu magacaabay madaxweyne siilaanyo.
Waxa sidoo kale aanu beesha madaxweynaha kula talinaynaa ama usoo jeedinaynaa madaama ay haystaan manta xilalka ugu badan beesha dhexe sida madaxweyne , guurti iyo wasiiro iyo agaasimayaal in ay sidoo kale iyaguna ugu tanaasulaaan beelaha dhulbahante oo ay 50% siiyaan.
 
Waxa uu ururka JIIDALI ku rajo wayntahay hadii uu madaxweynuuhu diyaar uyahay in labadan tabasho dhamaato ee beelaha samaroon iyo dhulbahantaba waa inuu sida ugu dhakhsaha badan labadan beelood ee midna madaxweynuhu yahay midna anaga oo jiidaliy ku hadlayno uu ka qaado kuraastan, waa hadii laga ayahay daacad tabashooyinkan soo noqnoqday.
ALLAA MAHAD LEH
 Afhayeenka ururka JIIDALI
Faysal Cumar Madar (Qumuj)
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Madax-weyne Siilanyo Oo Maanta Ka Qayb Galay Xafladii Qalin Jabinta Ardeyda Jaamacada Golis Oo Tiradoodu Dhamayd 416 Ardey Iyo Wasiir Xirsi Oo U Balan Qaaday Inuu Casho Sharaf U Qabanaayo.

$
0
0

Hargaysa(HalbeegNews)-Madax-weynaha Jamhuuriyada Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilanyo Ayaa maanta ka Qayb galay Xaflada Qalinjainta, Ee Jaamacada golis Oo Ay ka Qalin Jabiyeen Ardey Tiradoodu Dhantahay 416 Ardey, Madax-fara  badan oo xukumada ayaa ka qeyb gashay, sanndkastana jaamacadaha dalka dhalinta ka soo qalin jabisay waxay badankoodu tagaan dalalka yurub halka ay qaar kalena ku bas beelaan bada oo ay raq iyo ruux meel ay mareen iyaga iyo cilmigii ay barteenba la waayo.
Xukumada ayaa balan qaad aan meel Ku fadhiyin u sameeysa iyada oo inta ay garanayaan oo kaliya ka Shaqaalaysiiya.
Dhalin fara Badan Ayaa ku Nool Hargaysa muuddoyin fara Badan Ayaa Ay ka kala Qalin jabiyen Jaamacadaha Dalka, Ma hayan Wax ay qabtaan waxay melahaasi la taaganyahiin balwado kuwaasi oo Maarka Aad Waydiiso Kuugu Jawaabaya ma hayno Camal Aan Qabano Aqoontayadiina waxba way noo Qaban Wayday,
xafladaasi oo lagu qabtay Hotel Mansor Hargeysa, Madaxweynaha oo Ardayda hadalo duco iyo Dardaaranba u soo jeediyey ayaa ka dibna gudoonsiiyey 10 kii Arday ee ugu sareeyey Jaamacada Shahaado Sharaf, ay jaamacadu ugu talo gashay Ardaydaasi iyo Sidoo kale Odayaal iyo masuuliyiin ay jaamacadu u garatay shahaado sharaf ay ku mutaysteen doorka ay jaamacada ka ciyaareen.
ugu danbayna waxa dhamaan Ardaydaasi qalinjebisay maanta Caawa Casuumad balaadhan oo casho sahraf ah u sameeyey Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada Jamhuuriyada Somaliland Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan oo horena Casuumado sidan oo kale ah u sameeyey Ardaydii ka qalinjebisay Jaamacada Camuud ee Boorama iyo Shalay oo ay Qalinjebiyeen in ka badan 416 Arday oo dhamaysatay Jaamacada Admas university wasiirkuna uu xalay casho sharaf ugu sameeyey hotel Mansor hargeysa.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Daawo:Munaasibad Maanta Ay Xilalka Kula Kala Wareegayeen Guddomiyaha Jaamacada Gobalka Sanaag.

$
0
0

Gobta lagu Gafey ee Gabooye.

$
0
0

Madaxweyne Qalinkaagu maanu qaban Qabiilka Gabooye?
Waxaa hubinti ah oo marag madoon ah in beelaha gabooye yihiin dad kaalin mug-leh ugu jira nolosha aasaasiga ah ee bulshada somaliland waa farsamo yaqaanka dalka, waa warshadaha dalka, waa ay xor ka yihiin dawarsiga, shaxaadka, iyo khalkhal galinta amniga umadda, waa bulshada kaliya ee nabada somaliland ku caano maasho maalin kaliya aan laga sheegin wax khal-khal abuuraya iyada oo gaal oo dhani ku meeraysto kuna idhaahdo xuquuq ayaa idinka maqan si fududna loo awood galinkaro laakin waa dad ku qanacsan dalkooda iyo dadkooda, waxaa weeye sidoo kale bulsho aan qaska mandaqada ka socda aan qeyb ka aheyn iyada oo aanad maqleyn iney ku jiraan dagaalo sokeeye iyo kuwa beeleed sidoo kalena xor ka yihiin inta ogaalkeyga ah kooxaha hadda tamarta daran ee Alshabaab ka midka tahay ee mandaqada qaska ka wada.
waa bulsho samir badan oo dulqaad badan oo dhibaato weyn oo aan diinta iyo dadnimada ku saleysneyn lagula kacay haddii ay tahay dhanka takoorka iyo fogeynta jaahilnimada ah. waxaan xoog ugu mahadcelinayaa isbadalka ay sameeyen dhalinyarada igaya ka midka ah ee uu hormuudka u yahay Haldoor Barkhad Jama HIrsi Batuun kuwaas oo jaamacada dalka ka baxay kalsooni fiican muujiyey bulshadoodiin wax badan u taray kana qeyb qaatey dib u dhiska wadanka iyo horumarkisa sido kalena waxaa amaan leh Xukuumadda ahmed mahamed silanyo oo fursado badan oo shaqo siisey dhalinyaradaas waaney ku amaanan tahay wallow bartii la rabey wali aan la gaadhsiin. haddaba waxaan is weydiiyaa oo aan ka fikiraa markasta maxay bulshadaasi gabooye u heli weyday Wasiir, Agaasime, Wasiir kuxigeen, Isu duwe Gobol, Badhasaab, Agaasime Waaxeed, Safiir, iyo waliba sidoo kale xoghaye dawlad hoose waa ayaan darada ina haysta gaar ahaan xukumada hadda joogta waayo intaasba xaq ayey u leeyihiin waaney jiraan rag badan oo gudan kara hawshaas balse ma garanayo waxaa sabab u ah.
Maanta waxaynu dal ku dhisan dimuqraadiyad jecel dalka iyo dadkooda, xilalka qaranka lo ohayo waxa fiican in loo sinaado oo si isku mida loogu taliyo dalka.
Xukuumada ahmed mahamed siilaanyo mar labaad iyo mar sadexaadba waan u mahad celinayaa waan taageersanahay waan garab joogaa siday reerkaas wax ugu qabatay, runtii marka loo eego dowladihii hore ee soo maray somaliland waa dowlada wax uqabatay reerkaas.
Waxaan leeyahay oo farriin u dirayaa dowlad iyo shiciba reerka gabooye hala qaado takoorka lagu hayo ama sooca laga soocayo reeraha dega somaliland, reerkaas waa reer inaga mudan ixtiraam, qadarin,karaamo soo dhawayn iyo iwm.
Waxaynu nahay dal dimuqraadiyad sheeganaya kana fog qabyaalad, maanay ahayn inaynu reer ahaan ka sinaano dal maamulka ama dal xukumidiisa.
Reerkaas aynu ka saarno takoorka lagu hayo, waxaynu dal dimuqraadisanee.
Madaxweyne Qalinkaagu maanu qaban Qabiilka Gabooye?
TELL: 063-4000578
AHMED RASHEED
HARGEISA SOMALILAND
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Maxay madaxtooyadu uuga hadli weyday hadalkii Silaanyo ka soo baxay ee uu yidhi Xirsi waa wasiirka wasiirada mise wuu yahayba by Abdi Mustafe

$
0
0

Ma laga yaabaa in Silaanyo u heysto in Xirsi yahay wasiirka wasiirada oo dad kuna u heystaan in uu yahay wasiirka madaxtooyada. Ma laga yaabaa in Silaanyo lagula dhici waayay in loo sheego in uu midhkaa ku qaldamay. Ma laga yaabaa in madaxtooyadu ceeb u taqaan in ay qirtaan khalad kooda. Ma laga yaabaa in Silaanyo dadka ku deyayey bal waxay ka yidhaahdaan. Mise xasuusta oo madaxweynaha ku yar darteed baa hadalkani uuga soo baxay. Ha ka soo baxo oo dadku wey qaldamaan ee maxay madaxtooyadu u odhan weyday hadal kaasi kama’ buu ahaa. Hal kee bay salaadu ka xidhmi la’day. Ma Silaanyo ayaan ba ogeyn wixii afkiisa ka soo yeedhay. Hadaba madaxtooyadu waa taa aan wax jawaaba ka bixin hadalkii Silaanyo ka soo yeedhay ee dalkoo dhana laga hadal hayo.  Madaxweyne ku xigeen kii Saylici ma u cadaatay in Xirsi yahay rais-al-wasaaraha Somaliland.
Ma ogtay in Madaxweynaha iyo Gudoomiyaha guurtida iyo Rais-al-wasaaruhu in ay isku heyb yihiin. Silaanyo + Suleiman Gaal + Xirsi = isku beel oo iyagaana dalka xukuma. Waxaa ayay arkaan beelaha darafyadu oo Somaliland ku diidanyiin ee wuxuun baa wax laga bedeli karaa iyadoo Silaanyo kursiga laga rido. Siiba beesha Gudabiirsi waxba yaanay ka sugin Silaanyo ee ha ku kala biiraan labada xisbi mucaarad sidii loo ridi lahaa Silaanyo ee saami qeybsi xaq ihi u dhici lahaa. Mus waa kaa sidaa wax u qeybiyey ee inan uu adeer u yahay wasiirka wasiirada u doortay. Hadaba Muse waa kaa ———-> Silaanyo
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Dowladda oo diyaarad ku ilaalinaysa biyaha dalkeeda

$
0
0

Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka badda ee xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta soo bandhigtay diyaarad la sheegay inay kormeer ku sameyneyso badda Soomaaliya, si looga hortago maraakiibta iyo doonyaha sharci darrada u gurta kheyraadka dalka. Wasiirka Wasaaradda, Maxamuud Coloow Barroow ayaa sheegay in wasaaradda oo kaashaneysa shirkad qaabilsan ilaalinta Kalluunka ay soo kireysay diyaaradda [...]
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Suarez oo ciyaari kara El Clasico

$
0
0

Madaxweynaha oo guddoomiyey shir looga arrinsaday ammaanka dalka

$
0
0

Madaxweynaha dowladda federaalka ah ee Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud iyo guddiga amniga qaranka ayaa magaalada Muqdisho uga wada hadlay xaaladda ammaan ee dalka iyo sidii loo xoojin lahaa dagaalka lagula jiro malleeshiyada Al-Shabaab. Guddiga iyo madaxweynaha ayaa isla soo qaaday arrimo dhowr ah  oo uu ka mid yahay qaabka uu u socdo howgalka loogu magacdaray [...]
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Burco: Nolosha 970 agoon ah oo la dammaanad qaaday

$
0
0

Hay’adda Bisha cas ee dalka Isutagga Imaaraadka Carabta ayaa ballan qaadday inay kafaalad qaaddayso nolosha 970 agoon ah oo ku nool gobolka Togdheer. Wakiilka hay’adda Bisha cas ee Imaaraadka Carabta, Saciid Saalax ayaa ka sheegay xaflad maanta lagu qabtay Burco oo lagu furay xarun cusub oo lagu daryeelayo carruurta agoonta ah, inay hay’addu  damaanad qaadeyso [...]
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Axmed Muumin Seedoow, ninka Madaxweynaha ee aad u hanjabaysaa waa ninkii hoggaaminayay halgankii aad maqashay.. Xil. Nacnac oo cadho ugu Jawaabay Axmed Muumin Seed

$
0
0

Awdalpress(Hargaysa) 11 Sep. 14–Xildhibaan Nacnac oo shalay u waramay Geeska Afrika, wuxuu hadalka Md. Axmed Muumin Seed ku tilmaamay mid aan macno lahayn “Waxaan la yaabanay ninkaas Muumin Seed ee maanta dagaal ku baaqaya ee wadanku wuxuu soo maray aan ogayn wixii rag u soo dhintay iyo wixii lala soo maray toona ee maanta ku dhawaaqaya dagaal aanu waxba ka tari karin.” Ayuu yidhi xildhibaan Nacnac, waxaanu intaas raaciyay,
Taasina waxay na tusaysaa inaanu halganadii kala duwanaa ee dalka loo soo maray iyo dib u heshiisiintii midna waxba ku darsan ee uu maanta uun siyaasadda kaga soo booday xisbiga Waddani. Taasina waxay na tusaysaa in aanaan hadalkiisan la yaabin, sababtoo ah waa hadal macno darro ah. Waxaan u sheegayaa inaan doorasho la qaban karin ilaa la sameeyo diiwaangelin oo la kala hubsado muwaadiniinta reer Somaliland iyo dadka kale ee ku dhex jira, mana aha arrimahaasi kuwo isaga u yaala ee waa ku qaranka iyo madaxdiisa u taala.” Wuxuu xildhibaan Nacnac sheegay inuu aaminsanyahay inaanu xisbiga Waddani la qabin hadalada ka soo yeedhay Md. Muumin Seed, “Xisbiga Waddani waa xisbi ka naxaya dalka oo ka doonaya mustaqbal iyo rajo, markaas waxaan aaminsanahay inaanu la qabin hadaladaas deel-qaafka ah ee ka soo yeedhay Axmed Muumin Seed.”
Ugu dambayn wuxuu xildhibaan Nacnac yidhi, “Axmed Muumin Seedoow, ninka [Madaxweynaha] aad u hanjabaysaa waa ninkii hoggaaminayay halgankii aad maqashay oo nin waxaas dheg u dhigaya maaha ee xisaabta ku darso.”
Source: Geeska
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Xog: Faarax C/qaadir oo la yimid ruuxii loogu beddeli lahaa SANBALOOLSHE

$
0
0

Muqdisho (Caasimada Online) – Xog hoose oo aan ka helnay Xarunta Madaxtooyada Villa Somalia, ayaa sheegaya in Wasiirka Cadaalada iyo Arrimaha Dastuurka Somalia Faarax C/qaadir uu madaxweyne Xassan u gudbiyay shaqsiga laga dhigi lahaa Aggaasimaha Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Somalia.
Xogtu waxa ay nagu soo gaareysaa in Wasiir Faarax C/qaadir uu Xassan Sheekh u gudbiyay Magaca Axmed Dayib Dhagacaleen oo kamid ahaa Taliyayaasha Boliska.
Axmed Dayib Dhagacaleen oo kasoo Jeeda Beesha Reer Ow-Xassan ayaa waxa uu xilal kala duwan ka qabtay Boliska, gaar ahaan Xarunta tababarka Ciidamada Boliska Iskuul buliisiya ee Generaal Khahiye.
Dhagacaleen ayaa waxa ay reer ahaan isku dhow yihiin Wasiirka Cadaalada Faarax C/qaadir, waxaana lagu wadaa inoo noqon doono Aggaasimaha Hay’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Somalia, waa haddii uusan heshiiska is bedelin, wallow ay jiraan Rag kale oo u tartamaayo Xilkaasi.
Dhanka kale, warar aan la hubin ayaa sheegaya in Ruuxa soo labeyn doono Dhagacaleen haddii uu xilkaasi qaban waayo, ayaa waxaa lagu wadaa in loo magacaabo Maxamed Sheekh Cusmaan oo kasoo Jeeda Beesha Dir.Caasimada OnlineXafiiska Muqdishocaasimada@live.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Jawaari oo runta u sheegay Madoobe & wararkii ugu dambeeyay Baydhaba

$
0
0

Muqdisho (Caasimada Online) – Guddoomiyaha golaha baarlamaanka, Maxamed Cismaan Jawaari oo muddo labo toddobaad ku sugan magaalada Baydhabo ayaa sheegay in maamul seddax gobal looga dhawaaqi doono magaalada maalmaha na soo aadan.
Jawaari ayaa tan iyo markii uu tagay Baydhabo wuxuu kulamo la qaatay dhinacyada isku khilaafsan magaalada, xildhibaanno iyo waxgarad, wuxuuna u sheegay qorshaha ku aadan in ay doonayaan maamul seddax gobal in loo sameeyo Baay, Bakool iyo Shabeellaha Hoose.
Jawaari ayaa u sheegay Madoobe Nuunow iyo taageerayaashiisa in ay la laabtaan mowqifkooda ku aadan maamul lix gobal wixii hadda ka dambeeyaana in ay ku biiraan maamulka seddaxda gobal.
Wariye ku sugan Baydhabo ayaa sheegay in arrintaas Madoobe Nuunow iyo taageerayaashiisa ay qaadan waayeen isla markaana ay guddoomiye Jawaari u sheegeen in mowqifkooda aanu waxbo iska badali doonin.
Si kastaba, Jawaari oo horrey uga mid ahaa dadkii taageersanaa maamulka lixda gobal isla markaana goob joog ka ahaa dhismaha maamulkan ayaa hadda u muuqda mid wax iska badaleen.
Dhinaca kale, Siyaasad Sheekh Daahir oo ah afhayeenka guddiga maamul u sameenta maamulka seddaxda gobal ayaa warbaahinta u sheegay in danjire Nichalas Key oo dhawaan tagay Baydhabo uu ballan qaaday siddii uu dhaqaale ugu bixin lahaa dhammeestirka maamulka seddaxda gobal ee koonfur galbeed.
Wuxuu tilmaamay in kulan ay la qaateen guddigooda in looga hadlay siddii QM ay u dhammeestiri lahayd dhaqaalaha ku baxaya sameenta maamulka seddaxda gobal ee koonfur galbeed.
Ma cadda halka ay ku dhammaan doonto xiisadda siyaasadeed ee ka taagan Baydhabo.Caasimada OnlineXafiiska Wararka MuqdishoCaasimada@live.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

C/Weli oo ku wajahan UK + Qorshihiisa

$
0
0

Muqdisho (Caasimada Online) - War hoose oo aan ka heleyno Xafiiska Ra’isulwasaaraha Dalka C/weli Sheekh Axmed, ayaa sheegaya in Ra’isulwasaaraha iyo Wafdi uu hogaaminayo ay gaari doonaan Dalka Britain.
Ilo-wareedka aan warkaani kasoo xiganay ayaa waxa uu inoo xaqiijinayaa in halkaasi ay uga qeybgali doonaan shir caalami ah oo looga hadlay  amniga.
Sidoo kale waxaa shirkan ka qeyb gali doono wafuud ka socota Ethiopia iyo wadamo kale oo Afrikaan ah, gaar ahaan kuwa ay Ciidamada ka joogan Dalka Somalia.
Socdaalka la filaayo inuu halkaasi ku gaaro Ra’isulwasaaraha, ayaa waxaa barbar socon doona Kulamo gaar gaar ah uu halkaasi kula qaaan doono Madaxda Wadankaasi Britan iyo kuwa Afrikaanka halkaasi shirka uga qeybgali doono.
Lama Oga inta maalin oo ay qaadan doonto Safarka Ra’isulwasaaraha balse warar hoose ayaa sheegaya in ugu yaraan uu maqnaan doono Mudo asbuuc ah.Caasimada OnlineXafiiska Muqdishocaasimada@live.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Axmed Madobe oo si aan looga baran uga hadlay arrinta dekada & garoonka

$
0
0

Muqdisho (Caasimada Online) – Axmed Madoobe Hogaamiyaha maamulka Jubba ayaa waxa uu si diiran uga hadlay heshiiskii hore Dowlada Federaalka iyo Maamulka KMG ah ee Jubba ay ku gaareen Magaalada Addis Ababa ee Xarunta Dalka Ethiopia.
Axmed Madoobe waxa uu sheegay in Heshiiskaasi uu ahaa mid looga soo gudbaayay Khilaafka ka taagnaa Dekada iyo Garoonka Kismaayo islamarkaana lagu wareejiyo Dowlada Federaalka maamulka labadaasi goobood.
Axmed Madoobe oo arrintaasi si qoto dheer uga hadlaayay, ayaa waxa uu daboolka ka qaaday in xiligaani uu Maamulka u jeestay dhaqan gelint Qodobadii maadaama uu yiri Kismaayo ka dhamaatay Colaadihii Alshabaab ay ka wadeen.
Dhaqan galinta qodobadaasi inay bilaabatay ayaa waxa uu Axmed Madoobe tusaale u soo qaatay dib u heshiisiinta laga dhex wado beelaha wada dega deegaanada Jubbooyinka iyo dhameystirka maamulkiisa.
Axmed Madoobe Hogaamiyaha maamulka KMG ah ee Jubba ayaa waxa uu sidoo kale, farta ku goday inaanay wax sharuud ah ku xireyn hadii Dowlada Federaalka Soomaaliya la wareegeyso mamulka Dekada iyo Garoonk Kismaayo,taasina ay dhamaatay, wuxuuna cadeeyay inuusan xiligaani diyaar u aheyn Amar diido ama khilaaf.
Dhanka kale, waxa uu sheegay in Dowlada looga baahan yahay inay ka soo baxdo waajibaadka saaran maamulkoodana ay ku wareejinayaan.
Haddalka Axmed Madoobe ayaa waxa uu kusoo beegmayaa xilli ay DFS xal ka gaareyso xalinta Khilaafaadka ka dhexeeya Beelaha dega Kismaayo.Caasimada OnlineXafiiska Muqdishocaasimada@live.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Dawakh: Haddii Aad Aqoonyahan Jamaal Ku Sheegteen Majaajilayste, Siilaanyo Miyuu Maan-doorsamaa?

$
0
0

Imaam Siciid Maxamuud Gahayr (Hargeysaawi)
Waxa la-yaab ah in aan ku arkay cadadkii Wargeyska Dawan ee soo baxay 01dii September ee 2014ka warar iyo dacaayad aad xalaal mooddo oo lagula kacay Murashaxiinta Madaxtooyada ee UCID. Waa Aqoonyahan iyo Hoggaamiye ay Majaajileyste ku sheegeen iyo Waayo-arag Mufakar ah oo ay Soo lug-go’ay leeyihiin. Ma iyaga ayaa haya natiijada codka doorashada?.
 Waxa aan ugu horreynta tacsi u dirayaa walaakay Maxamed Cismaan Mire (Sayid) oo ku magacaaban Guddoomiyaha Dawan “anigu waraaqo ayaan daabacaa, ma xil ayaan u hayaa xukuumadda” ayuu yidhi mar la weydiiyay shaqada xun ee ay hayaan. “Ha dunto, aniga waxba igama geline”.
 Mar labaadka, aniga oo ka xun waxa aan dhambaal tiiraanyo ah gaadhsiinayaa walaalkay Cumar Maxamed Faarax, Tifaf-tiraha Guud ee Dawan oo fasaxay in la daabaco af-legaaddo qaawan. “Waxan ogahay inaad masuul ahayd. Kollayba nin aan shaqada xor u ahayni waa daw in uu qardoofo kasta fasaxaa”. Walaal Cumar, maad iska casili meeshan arradan? Walaal Sayid ma Idaacaddii Ruwaandda ee Horyaal, baabiinta magacii Cigaal bixiyay ee Maandeeq ayaad tanna noogu dartay.
 Tacsida saddexaad waxa aan si kal iyo laab ah ugu gudbinayaa adeerkay Mujaahid Suxufi Wasiir Cukuse. Hore waxa aad u lahayd “warka UCID waxa aan ku qabsaday Sayid iyo Cumar?”. Meel kalena waxa aad lahayd “Yaa iga qabanaya Siciid Maxamuud Gahayr?”. Ma ninkaagan dhoobada walaaqanaya ayaa weliba cabanaya?. Ma kaftanbaa Madaxweyne in loo doortay Professor Cali Khaliif Galaydh? Miyay ciyaarayaan reer Khaatumo? Ma cudud ayaydun ku muquunin, mise caqli ayaa xal ah?
Mar haddii aad milgeha ka tagteen, anna waan xooray dhaqankii. Maanta waxa aan idiinla hadlayaa si qaawan oo aan qurusna la is amaahin. Bal horta waxa aad ila akhridaan dhawrkan sheeko ee la iiga warramay, kuna saaban xilli uu Madaxweyne Mujaahid Guddoomiye Siilaanyo ahaa nin isticmaala waxyaabaha maanka dooriya. Waxa ka dambayn doona saddex sheeko oo idinku saabsan gaar ahaanna dhinaca anshaxa, akhlaaqiyaadka iyo niyad-xumada idinku gedaaman.
 Bal horta kuwii Sikhraan Siilaanyo ila eega
 Madaxweyne Siilaanyo iyo Maalmihii Maandooriyaha: Miyaad Ii laan-dheeraynaysaan?
 Guddoomiyihii SNM ugu muddada dheeraa ayaa waxa u soo galay masuuliyiin ay ka mid yihiin Muuse Biixi Cabdi, Xasan Guure Jaamac, Maxamed Kaahin Axmed iyo nin aanu magaciisa illawnay oo Habar Yoonis, reer Caynaashe ah. Afarta ninba waxa ay ka soo jeedaan beelaha waaweyn ee Somaliland, ee sida gaarka ahna u sii tunka weyn.
 Maadaama oo aanay xaaladdiisu ahayn inta uu eegay afarta nin, haybtooda, hummaaggooda iyo malaha hadafkii ay u socdeen oo ku adkaa ayuu ciirciiray. Isaga oo jahawareersan ayuu yidhi “miyaad ii laan-dheeraynaysaan”. Sheekadan waxa iiga warramay mid ka mid ah saddexdaas nin wax yar kaddib 27kii Julaay 2010 oo uu Madaxweyne Siilaanyo xilka la wareegay. “Maxaad haysaa, waadigii KULMIYE u beer-caddaadaye?” Inta aan suaalay ayuu taas iigu warceliyay. Halkii ayaanu qosol isku darnay.
 Muslimiintu Ma Dhagaxan ayay Caabudaan: Kacaankii Sikhraansanaa iyo Kabcadii Maka
 Saraakiil ka tirsanaa Golihii Kacaanka Soomaaliya iyo dawladdii rajiimka ahayd ee dhacday 1991kii oo ay ka mid yihiin Maxamed Siyaad, Siilaanyo, Wasiirkii Maaliyadda oo reer Puntland ahaa ayaa inta ay ku cabbeen dalka Urdun diyaarad gaar ah u raacay Maka. Judhiiba waxa loo gelbiyay Kabcada si ay cimro iyo xaj midkood u gutaan. Shaw raggu weli saxdii ma aha. Iyaga oo is-illawsan ayuu Xaaji Axmed Maxamed Maxamuud yidhi
“waaryaa hebel”
“hee”
“Muslimiintu ma dhagaxan ayay caabudaan”
“Waar naga aamus yaan lagu maqline”
 Wasiir ka tirsan Puntlad oo ka qaaday afka ninkaa maaliyadda hayay ayaa iigu sheegay dalka Jabuuti oo aanu u aadnay afartan-guuradii qoraalka Afka Soomaaliga ooo loo dabbaal-degay 17kii Disember, 2012ka
Imaam Siciid Maxamuud Gahayr (Hargeysaawi)
Akadamiga Suugaanta iyo Cilmi-baadhistasaedmgahair@hotmail.com
Facebook: Aasaasaha Woqooyi New State
Tell: 4428604 TELESOM/ 9169034 SOMTEL
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Dhageyso madaxweyne Xasan Sheekh oo ka jawaabaya su’aalo ay weydiiyeen shacabka

$
0
0

Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo habeennimada Khamiista ka qeyb galay kulan uu qabtay machadka daraasaadka ee Heritage ayaa ka hadlay arrimo ay kamid yihiin badda, eedda la xiriirta kufsiga loo jeediyay qaar ka tirsan ciidanka AMISOM, xiriirka dowladda federaalka iyo maamullada Somaliland iyo Puntland iyo xaaladda guud ee amniga iyo abaaraha ka [...]
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Kismaayo : Ergo lagu xuley hab degmo

$
0
0

Kn: Ergada ka qeybgalaysa shirka dib u heshiisiinta Jubbooyinka ee bishan bartamaheeda furmaya ayaa waxaa lagu soo xuley qaab degmo ah sida uu sheegey Iftiin Baasto oo ah guddoomiye ku xigeenka gudiga dib u heshiisiinta.
Lama oga in tani ay hordhac u tahay qaabka lagu soo xuli doono baarlamaanka gobolka oo shirkani kadib lasoo xuli doono, islamarkaasina shirkani looga wadahadli doono.KismaayoNews.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Wiilkii Saacid uu adeerka u ahaa ee Daacish oo ay wax kasoo kordheen

$
0
0

Kn: Wiil uu adeer u yahay Ra’isulwasaarihii hore ee Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon kaasi oo la sheegey in uu ku dhintey dagaalada kooxda Daacish ee dalka Ciraaq ayaa lagu soo waramayaa in uu wali noolyahay, islamarkaasina uu kasoo kabanayo dhaawacyo soo gaaray.
Fariimo lasoo dhigey bog arrimaha bulshada oo uu leeyahay Farah Maxamed Shirdoon ayaa waxa ay muujinayaan in ay suurogal tahay in uu wali noolyahay.
Dhalinyaro badan oo Soomaali ah ayaa ku biirtey kooxda Daacish.Kismaayonews.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Xassan Sheekh “Waxaan ahay musharax madaxweyne 2016″

$
0
0

Kn: Madaxweyne Xassan Sheekh Maxamuud oo madal ka hadlayay xalay barnaamij tabin toos ah taleefishinka qaranka kadib markii 2 sano uu joogey xafiiska ayaa waxa uu sheegey in uu musharax u yahay doorashada 2016.
Dhanka kale waxa uu si faahfaahsan oo saraaxo leh oga hadlay arrimo badan oo Soomaaliya quseeya, kuwaasi ay qaarkood xusid mudantahay in lagu kala aragti duwanyahay.
KismaayoNews.com