Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Daawo:Haween weynaha dalada Nagaad oo si weyn u taageray madax-weyne siilanyo Mucaaradkana dhaliilo u soo jeediyay.

$
0
0

Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil oo ah madax-dhaqmeedka ka soo jeeda gobalka Sool ayaa sheegay inay xukumadu ku guulaysatay balan qaadyadii horunmarinta.

$
0
0

Hargaysa(HalbeegNews)-Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil, oo ka mid ah madax-dhaqameedka waaweyn ee gobolka Sool, ayaa shaaca ka qaaday in xukuumadda Somaliland ka soo baxday balan-qaadyadii Horumarinta gobolka la xidhiidhay, iyaguna ay lama huraan tahay inay ka soo baxaan oo ay garab istaagaan xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo oo ka shaqaynaysa horumarinta dalka
Sida uu ku soo waramay weriyahayaga gobolka Sool, Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil waxa uu sidaasi ka sheegay hadal uu ka jeediyay xaflad balaadhan oo lagu daah furayay mashruuc ku kacaya hal milyan oo Dollar oo Magaaladda Laascaanood loogu hirgelinayo biyo macaan oo ay hirgelisay xukuumadda Somaliland.
Garaad Jaamac waxa uu sheegay in xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ay u balan-qaaday
inay wax ka qabato saddex qoddob oo ka mid ah horumarinta adeegyadda bulshadda, kuwaasi oo ay dhammaantood fulisay, waxaanu tilmaamay inay kala ahaayeen balaadhinta iyo dayactirka cisbitaalka Laascaanood, in biyo macaan loo soo saaro magaaladda Laascaanood iyo in jidad dhererkoodu 4km yihiin laga hirgeliyo gudaha magaaladaasi.
“Saddexdii qoddob-ba xukuumaddu way fulisay oo waxa u dambeeya mashruucan biyaha ee aynu daah furayno, markaa waa inaynu annaguna ka soo baxnaa oo garab istaagnaa xukuumaddan horumarinta gobolka Sool ka shaqaynaysa,”ayuu yidhi Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil.
Garaadku waxa uu bulshadda Laascaanood ugu baaqay inay kaalin ka geystaan horumarinta gobolkooda isla markaana aanay dheg u dhigin kooxaha nabad-gelyo darrada la doonaya.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Akhri Cadeeymo Ku Saabsan Sharkada Al-xarbi iyo Maxkamada Sare Oo Kala Qaybsaday Xarunta library-ga Gaandi Oo Xukumadu Iibisay.

$
0
0

Hargaysa(HalbeegNews)-Waxaa Dhawanahan Socday isku Haysashada iyo Muran Dhaliyay Dood Kaasi oo Ah in Sharkada Al-xarbi Ay La Wareegtay Dhismaha madbacadii Somaliya Ee ay hada ku jiraan Library Gaandi, ayaa hadaba guddomiyaha maxkamada sare ee Hargaysa waxaa uu cadeeyay in ay library Gaandi ay sharkada Al-xarbi Qandaraas dhisme Oo kaliya ku qaadatay balse aanay iyadu lahayn, hase ahaate daba gal iyo raad raac uu Sameeyay Websitka Tooshnews.net lagu Ogaaday waraaqahii codsiyada ahaa ee ay maxkamada u gudbisay sharkada al-xarbi si ay meesha uga saarto library mulkilaha leh in uu ka guuro si ay u bilaabaan dhismaha , Waxaa ku lifaaqan in sharkada al-xarbi Qayb ka mida oo ah (1962 M2 ) oo Dhisme Ahaan qaadi kara Labba Dabaq ay Qaadato, halka Ay maxkamada Sarena U Dhisayaan (360 M2) oo shub Ah qaadi karana Dhisme Ah saddex dabaq., Sidaasna Ay ku heshiiyeen Sharkada Al-xarbi iyo Maxkamada Sare.                                                                  Hoos Ka Eeg Cadeynta Waraaqdaasi. 
Sidoo kale Codsiyada Ay maxkamada Kaga Dalbanayeen Sharkada Al-xarbi in Laga Baxo Dhismayaashooda dawladu ku wareejisay ee heshiisku ka dhacay , ayaa waxaa ku xusnaa dhismayaal kale o Ah Ex post hore iyo Old Qaadi, Oo ah iyaguna Dhismayaal lagu Wareejiyay.
Sharkada al-xarbi ayaa u gudbisay Dawlada Hoose Iyana Waraaq lifaaqan oo ah in ay Dawlada Hoose u sameeyso sharci lahaansho oo Sharkadu inay leedahay cadeeynaya, lagana saaro Hantida maaguurtada ah ee ay dhulkani ku Xusnaayeen madama oo Sharkada Al-xarbi Ay hada yeelatay.                                         Hoos Ka Eeg Waraaqda Cadeyntaasi.
Dawlada Ayaa Arintani Si Cad iskaga Indho tirtay Sidoo Kalena Ka Aamustay inay jirto in La iibiyay Gandi library, kulan iyo ergo ay ugu tageen , Dalada Dhalinyarada Sonya iyo Guddomiye Muuse Biixi oo iyaguna kala Hadlay hawshaasi inaan la iibin , Arintani yaana la sheegay Markii ay ka so laabteen in Ay ku soo guuleysteen inaan dhismahaasi la bixin ama wax kale lagu badalin balse library ahaantiisi loo daayo, sidaasna madax-weynaha ay ku qanciyeen, lama hayo balse wareegto uu ka so saaray ama madax-weynaha oo ka hadlay arintani, halka uu diiday Af-hayeenka madax-tooyadu inuu wax ka sheego in la iibiyay iyo in kale oo uu ku sababeeyay inaanu waxba ka ogeyn.
Hada library-ga Ayaa Furan balse Lama oga in madama oo Al-xarbi Ay la wareegtay Sharciyana ay u haysatay xiliga lagu wareejinaayo.
 
 
 
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Khilaafka siyaasadeed ee ka oogan Somaliland iyo saaamaynta uu ku yeelan karo aqoonsiga ay raadinayso, xasiloonida dalka iyo kalsoonida beesha caalamka

$
0
0

Somliland waa dal aan aqoonsi haysan oo beesha caalamku aanay weli ka aqbalin dawlad nimada ay ku dhawaaqday muddo haatan laga joogo 23 sano. Marka si qoto dheer loo darso caqabadaha hortaagan citiraafka Somaliland waxa lagu soo ururinkaraa arrimahan hoos ku xusan
1- Caqabadaha haysta citiraafka guduha: waxa la odhan karaa Somaliland inta ay ka raadinayso citiraaf beesha caalamk waxa ka horraysa inay citiraaf ka hesho beelaha soo hoos gala xuduudaheeda, kani waa shardiga ugu weyn ee markasta hortaagan aqoonsiga Somaliland oo beesha caalamku ay ku celceliso in beelaha somalilandd ay marka hore ku soo heshiiyaan inay somalia ka go’aan iyo in kale. Xataa beelaha ayagu ku qanacsan inay Somaliland ka go’do Somalia inteeda kale, ayaga lagtoodu weli aqoonsi buuxa umaha hayaan dawladda ay dhisteen, taas waxaan uga jeedaa ma aaminsana qaranimo ee waxay aaminsanyihiin qabiil mana jiro ilaa iyo hadda qaran taabbo galay oo ka xoroobay qabiil oo ku tallaabsaday hanaaan dawaldeed ku qotoma sharciyad loo wada hogaansanyahay. Inkastoo Somaliland ay ka qabsoomeen dhawr doorasho oo ay tartameen axsaab qaran, haddana markasta waxa ka dhexmuuqday qabiilka oo calanka u siday axsaabta tartamaysay. Hogaamiye dhaqameedka beelaha ayaa ku kala dhexjira xukuumadda iyo shacabka waxaanay ku hadlaan luuqaddii siyaasiga oo isagu ku kaaftoomay in loo kala turjomo shacabka. Waxaynu odhan karnaa arrimahan waynu iska indho tirnaa inta badan oo waxaynu ku marmarsoonaa dunidu qaranimada somlaliland ma aqoonsana halka aynaan inaka lafteeno aqoonsan qaran nimo ee qabiil ka door bidnay.
2- Caqabadaha hortaagan citiraafka dibadda: aqoonsiga caalamiga ah waxa la helaa marka aad dhamaystirato shuruudhaha lagugu xidhay ama daw ha kugu ahaadeen ama xujo ha kugu ahadeene; waxaana kow ka ah inaad leedahay xuduud sugan, calan soocan iyo bulsho diyaaar u ah inay qaran madax banaan noqoto. Intaa marka laga helo wadan waxa laga rabaa inuu muujiyo hanaan dawladeed oo ku dhisan sinaan, cadaaalad, xasilooni iyo nabad gelyo. Doorashadu waa hab ka turjumaya in wadankaaasi ka guuray nidaaamkii ku salaysna beelo is xukuma oo had iyo goor uu ka dhex curto iska horimaad iyo loollan qabiil oo inta badan isu roga dagaal dhiig badani ku daato. Marka la helo dawlad ku dhisan sharciyad qaran oo dhawrsoon loona wada hogaansanayahay waxa kala badbaada beelaha oo inta badan ku foogan damac xukun-doon ah iyo dal ballaadhsi. Beesha caaalamka lagama baryo aqoonsiga ee waxa la tusaa wax ay kugu aqoonsato, sidaaa datreed waxa la odhan karaa 80% ma hayno waxii aynu aqoonsi ku heli lahayn. Dantaada haddii aad waddo khaldan u marto lagama yaaabo inaad gaadho muraadkaga.
Somaliland maanta waxa ku soo kordhay dhibaatooyin hor leh oo dhaawac gaadhsiin kara xasiloonida dalka haddi aan si fiican looga gaashaaman. Shacabka reer somaliand 90% waaxay aaminsanyihiin in khilaafkan siyaasadeed ee uu wadanka la xasili waayay, ay abuurtay xukuumadda hadda talada haysa waxaana caddayn u ah arrimahan soo socda
a) Waxa la saluugay habka ay xukuumadda u maamushay doorashii golaha deegaanka oo cabashadii ka timi ay xabbad kaga jawaaabtay ilaa iyo haddana aan wax xal ah lala gaaadhin dadkii ku waxyeelloobay falkaas arxan darrada ahaa.
b) Waxa xukuumaddu ay takoortay siyaasiyiin miisaan culus ku lahaa dalka oo waliba ah kuwii ku soo tabcay xisbiga imika talada haye ee KULMIYE . siyaasiyiintaas oo u badan mujaahidiintii u soo halgamay dalka waxay ay amaysteen gole la magac baxay MADASHA. Shacab weynaha reer Somaliland may garwaaqsan in mujaahidiinta sidaas loola dhaqmo oo siyaaasdda dalka laga caydhiyo lana takooro.
c) Waxa khilaaf burburiyay xisbigii talada dalka hayay oo ilaa iyo hadda u kala fadhiya laba garab oo tahli kari waayay in uu shirkiisii golaha dhexxe qabsado kaas oo dhawr jeer la muddeeyay hase yeeshee qabsoomi kari waayay khilaaf awgii. Waxaaana ka horreeyay shirweynihii oo muddo ka badan sanad ay ku qaadatay inuu qabsoomo.
d) Fara gelinta qaawan ee xukuumaddu ku hayso golayaasha sharci dejinta; wakiilada iyo guurtida oo markay ogaatay inay lumisay kalsoonidii shacabkii doortay ay hadda cimri dherer dartii bilowday carqalad iyo xaalad aabuur si aakhirka ay u hesho muddo sharci darro ah oo ay dalka sii xukunto.
e) Mooshinno qulub iyo qas lagu abuurayo oo qarash badan lagu bixiyo kuwaas oo danta laga leeyahay ay tahay in lagu khalkhliyo aminga dalka si aan doorasho u qabsoomin
f) Xukuumaddu waxay si toos ah isu hortaagatay in la ansixiyo gudida doorashooyinka si aanay shaqadooda u bilaabin oo wakhti uga luma doorashaduna ay markaas dib u dhacdo.
Arrimaha iyo kuwo kale oo jira waxay iftiiminayaan xaalaadda dhabta ah ee dalku ku suganyahay, beesha calamka ee inaga caawisa doorashooyinka oo markii hore ina koolkoolin jirtay ayaa hadda u muuqata mid inaga xiisa jabtay oo khliaaafkeena ku daashay, waxaana muuqata inay hoos u dhacday kalsoonidii caalamku inagu qabay. Wadamada daneeya Somaliland ayaa hadda ka walaacsan khilaafka ka soo cusboonaaday dalka ee ku salaysan doorashada waxaanay aad uga yoolsan yihiin wasiirada xudkuumadda talada haysa oo qaarkood in badan dunidu ku eedaysay xadgudub saxaafadda ah, xagjirnimo, xatooyo iyo musuqmaasuq ayaa haddana lagu eedeyanayaa inay hurinayaan dab colaaadeed iyo xalilooni darro halkii ay wadanka doorasho ka dhici lahayd
Wadamada daneeya somaliland, deeqbixiyeyaasha iyo guud ahaanba beesha caalamka ayaa hadda go’aaansatay inay si toos ah cadaadis u saarto xukuumadda hadda talada haysa waxaana dalka ku soo fool leh wafti caaalami ah oo u socota arrimaha doorashada taas oo qorshaheedu yahay in aan doorashda la carqaladayn ee wakhtigeedii la qabto xukuumaduna joojiso wakhti lumiska iy rafashada.
Haddii doorashadu ku qabsoomi weydo wakhtigeeda, waxa hubaal ah in dhaawac weyni soo gaadhayo xasiloonida dalka, kalsoonida beesha caalamka iyo aqoonsiga aynu raadinayno intaba.
By: Cabdixakiim Muuse Cali
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Taleefishinka Aljazeera oo baahinaya barnaamij ku saabsan Jubbaland iyo DF

$
0
0

Kn: Taleefishinka Aljazeera ayaa maanta baahinaya barnaamij ku saabsan wadahadalada Jubbaland iyo Dowladda Federaalka.
Barnaamijka oo lagu magacaabo People and Power (Dadka iyo awoodda) ayaa waxaa kasoo muuqanaya madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud, Madaxweynaha maamulka Jubba Axmed Madoobe iyo Waliba Barre Hiiraale oo barnaamijka ku waraysanayo madaxtooyadda Soomaaliya maalmo kadib markii uu Kismaayo ka laabtay.
Barnaamijka waxa uu baxayaa Arbacada saacadu marka ay tahay 22:30 2230; khamiistana wuxuu baxayaa 09:30 , Sabtida wuxuu baxayaa 16:30, Axadana wuxuu baxayaa 220:30 , halka ugu dambeynta uu baxayo maalinta isniinta saacadu marka ay tahay 09:30KismaayoNews.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Koonfur Afrika “Soomaaliya sharci iyo kala dambeyn ha yeelato, kadib waan maalgashan karnaa”

$
0
0

Kn: Iyada oo maalmaha soo socoda magaalada Cape Town uu kusoo wajahanyahay madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud si uu oga qeybgalo shir looga hadlayo shidaalka Soomaaliya iyo sidii dalka loo maalgashan lahaa ayaa mas’uul xil sare ka haya dowladda Koonfur Afrika waxa uu dowladda Soomaaliya xusuusiyey in ay samayso sharciyadii maalgashiga ee damaanad qaadi lahaa hantida dadka wax maalgashanaya.
Maxamed Amiir Meer oo ah guddoomiyaha hey’adda qaranka Koonfur Afrika ee xuquuqul insaanka oo ka hadlayay shir habeen sedexaad lagu qabtay magaalada Pretoria oo looga hadlayay fursadaha maalgashi ee Soomaaliya ayaa yiri “Ma jiro qof lacagtiisa dab ku shubayo, waan arkaa in Soomaaliya tahay dal barwaaqo ah, taajirna ah, islamarkaasina leh kheyraad aad u badan oo la maalgashan karo, laakiin waxaa loo baahanyahay sharciyadii hubanti ka dhigi lahaa in dadka wax maalgashanaya aysan hantiidooda ka qasaarin
Wuxuu ahaa hadal loo wada guuxey, muujinayana sida ay muhiimka u tahay in aan dhagaysano fikradaha dadka kale iyo talooyinka wax ku oolka ah.
Sharciyada dalka waxaa meelmariya baarlamaanka Soomaaliya, balse waxaa suurogali weysa in la helo kooram uu baarlamaanka ku fariisto si hindise sharciyeedyada loo meelmariyo.KismaayoNews.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Dadka Gedo ” iL geeriyaad ayay leeyihiin”

$
0
0

Kn: Waxaa aad isu soo taraya qeylo dhaanta abaarta iyo biyo la’aanta ka taagan gobolka Gedo, waxaana maanta ugu dambeeyey nabadoon Muxumed Mukhtaar Ismaaciil (Hallow) oo sheegey in dadkii iyo duunyadiiba ay la’anayaan.
Wuxuu sheegey in xoolihii nugulka ahaa sida ariga, lo’da iyo waliba dameeraha ay dhamaanayaan, dad badana ay u dhimanayaan oon iyo harraad.
Shalay hey’adda SADO oo hawlo gargaar biyo dhaamin ka wada gobolka ayaa sheegtey in ay bilaabeen in ay dadka suulka iyo faraha ka qaadaan , caagagana ku qoraan magacyo iyo astaamo si loo xaqiijiyo in qof uusan qaadanin biyo ka badan intii loogu talogalay.KismaayoNews.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Wasiir : Kismaayo kalluun ku filan ma lahan

$
0
0

Kn: Wasiirka xanaanada xoolaha iyo kheyraadka badda Maxamed Aadan ayaa sheegey in uusan jirin kalluun ku filan magaalada Kismaayo, sidaasi darteedna loo baahanyahay in kalluumeysato badan ay badda ka shaqo doontaan.
Wuxuu sheegey in baahi weyn loo qabo in la tabobaro dad badan oo kalluumeysato ama ku shaqaysta xirfadda jalaabashada.
Wasaaradan ayaa qorsheynaysa in bilaha soo socda ay badda galiyo illaa 260 kalluumeysato cusub oo qalab casri ah la siinayo, xirfadiina la barayo.
Maamulka Jubba ayaa waxaa uu ku dadaalayaa sidii loo dhimi lahaa shaqo la’aanta, dhalinyaradana loogu abuuri lahaa xirfado ay ku shaqaystaan.KismaayoNews.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk


Suudaanka Koonfureed oo isu badalaysa K/Afrika oo kale

$
0
0

Kn: Waxaa la xirey ganacsiyadii Soomaalida dalka Suudaanta Koonfureed kadib markii ay soo kordheen dilalka Soomaalida loo geystey.
48-dii saac ee lasoo dhaafay ayaa waxaa la diley qof muwaadhin Soomaali ah oo gaari uu watay dhexda loo galay, iyada oo horey loo diley 2 kale.
Ganacsatada Soomaalida ayaa sheegey in wali aanan cidina loosoo qabanin dadkii hore ee la diley, sidaasi darteedna waxa ay sheegayaan in ay ganacsiyadooda xirayaan haddii dowladda dalkaasi aysan damaanad qaadi karin amnigooda.
Horey Koonfur Afrika ayaa waxaa ku badnaa dilalka Soomaalida, waxayna u egtahay in Suudaanka Koonfureedna ay kuso biireyso.
KismaayoNews.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Jubbaland oo xirfado u abuurey dhalinyarada

$
0
0

Kn: Wasiirka Xanaanada xoolaha iyo kheyraadka badda Maxamed Aadan Jaamac ayaa sheegey in ay bilaabeen sidii xirfado loogu abuuri lahaa dhalinyarada Soomaaliyeed.
Qorshuhu wuxuu yahay in illaa iyo 260 tabobar xagga kalluumeysiga loo sameeyo, lana siiyo qalabkii kalluumeysiga.
Haatan waxaa siminaarka lagu bilaabay illaa boqol ka mid ah dhalinyaradaasi.
Wasiirka ayaa dhawaanahan ka qeybgalayay shirar kala duwan oo heer caalami iyo mid federaal ah oo looga hadlayay horumarinta wax soosaarka dalka.
KismaayoNews.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Somalia: U.A.E. concludes 4th Counter Piracy Conference

$
0
0

The U.A.E. Ministry of Foreign Affairs (MoFA) and DP World have concluded the highly successful U.A.E. Counter-Piracy Conference, held on 29-30 October in Dubai. “Building on the accomplishments of the last three U.A.E. Counter-Piracy Conferences, this ...
Weblinks: 

At least 3 million in Somalia in need of aid: U.N. Secretary General

$
0
0

The United Nations said in September more than a million people in the war-ravaged Horn of Africa country were struggling to meet daily nutritional needs. "Over three million Somalis are in need of humanitarian assistance and unfortunately that number is ...
Weblinks: 

UN Monitoring Group : Somalia sign agreements on oil

$
0
0

Nairobi (Reuters + DIPLOMAT.SO) – Somalia said it was reviewing several oil and gas deals that U.N. investigators say lack transparency and risk hindering development of the country’s energy industry. Energy firms are cautiously eyeing Somalia’s long ...
Weblinks: 

Poor rains followed by floods likely to worsen Somalia food crisis, experts warn

$
0
0

Any views expressed in this article are those of the author and not of Thomson Reuters Foundation. 31 October 2014, Nairobi/Rome - After a poor rainy season, parts of southern Somalia are now being hit by severe bouts of floods, further aggravating the ...
Weblinks: 

Somalia Pirates release Indian sailors

$
0
0

Somali pirates released seven Indian hostages after more than four years of captivity, a government official confirmed. The seven sailors were freed in Dhuusamareeb town, located in Central Somalia on Thursday and were flown to the capital. The details ...
Weblinks: 


Tafsir Qur'aanka Surah Al- Baqrah Ayah*124*128^ Sheikh Nuur Cali Jamac

Video : Barnaamij Aljazeera ka diyaarisey Jubbaland iyo DF

$
0
0

Turkiga “%80 gargaarka Qaramada Midoobey ma gaaro Soomaalida”

$
0
0

Kn: Kani Torun oo ahaa safiirkii hore ee Turkiga u fadhiyey Soomaaliya oo ka hadlayay isu imaatin looga hadlayay kaalinta Turkiga ee Soomaaliya oo lagu qabtay magaalada Ankara ayaa sheegey in gargaarka Qaramada Midoobey Soomaaliya ugu talogashay uusan gaarin dadka Soomaaliyeed.
Wuxuu sheegey in Qaramada Midoobey ay Turkiga ku eedeysey qaabka ay gargaarka u gaarsiiso Soomaaliya, iyada oo ka dalabtay in gargaarkeeda ay soo mariso hey’adaha Qaramada Midoobey.
Sidoo kale waxaa kulanka ka hadlay safiirka Soomaaliya u fadhiya Maxamed Mursal kaasi oo ilmeeyey ama qiiroodey intii uu ka hadlayay waxtarkii ay Turkiga u geysatay Soomaaliya.
Waxaa ka hadlay madasha madaxa hey’adda cilmi-baarista Siyaasadda, bulshada, iyo dhaqaalaha Turkiga ee SETA loo yaqaano, taasi oo kulanka kaasi oo lagu magacaabo Dr. Mehmet Özkan, wuxuuna sheegey in Turkiga sidii ay u dhistey Waqooyiga jasiiradda Qubrus sidaasi oo kale ay u dhiseyso Soomaaliya.
KismaayoNews.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Sheey-baar Nairobi ku yaala oo lagu baarayo meydka taliyihii geeriyoodey

$
0
0

Kn: Kadib markii aad loo tuhmey in gacan kale ka dambeyso geerida Jeneraal Maxamed Xassan, taliyihii Police-ka ayaa maanta meydkiisa loo qaaday magaalada Nairobi, halkaasi oo jirkiisa lagu baarayo.
Xili maanta la filayay in la aaso ayaa meydkiisa dayuurad lagu qaaday, waxaana jirkiisa laga baarayaa bal in laga helo waxyaabo sun ah, ama dawo qaldan inta ka hor inta aanan la aasin.
Waxaa aad u sahlan in la ogaado sababtii uu u indhey, waxaana jirta farsamooyin caafimaad oo casri ah.
Haddii ay cadaato in la sumeeyey taliyaha waxa ay tooshka kusoo jeedineysaa ciidanka police-ka Soomaaliyeed oo isagu la filayay in uu dadka dambiyada ka difaaco in taliyihii dhanaa ay fududaatay in la dilo.
KismaayoNews.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Tafsir Qur'aanka Surah Al-Baqrah Ayah*142*152^Sheikh Nuur Cali Jamac

Viewing all 54547 articles
Browse latest View live