Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Daawo: Xaamud Cali Maasheeye iyo Ahmed Hassan Fanah Runta Taabsiiyey Somaliland Dood Kulul Oo Ay Qabaytay Kalsan TV.

$
0
0


Dood kulu oo ay ka qayb galeen xubno ay ka mid yihiin Mudane Xaamud Cali Maasheeye oo isagu ah muwaadin Soomaaliyeed oo ka soo jeeda gobolka Awdal iyo Ahmed Hassan Fanah oo iskuna ah nin ka soo jeeda maakhir  hasa yeeshee
Doodan oo aheed  mid dhabta loogu sheegay sheegay Siiilaanayo iyo beelaha Burco iyo Hargeysa, isla markaana aysan matalin cid aan iyaga ahayn, iyada oo wariyuhu markii danbe way diiyey masheeye haddii in badan hore loo maqli jiray Koorfur bal iyada ha soo heshiiso , miyaanay hadda ahayn reer waqooyigu midaysan in aanu jirin oo qaybiil kastaaba goobtiisa joogo.
 
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk


Kenya oo Dhaqaaleheedu aad u Kobcay

$
0
0

Safiirka Maraykanka ee K. Kuuriya oo Cusbitaalka ka Baxay

$
0
0

Maahirka Caasimada Hargeysa oo Digniin u diray Golaha Deegaanka Balaygubadle

$
0
0

Hargeysa (Waaheen)- Maayarka caasimadda  Md. Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Solteco) iyo xildhibaanno ka tirsan Golaha Degaanka Hargeysa, ayaa dib u bilaabay dhismaha waddada halbawlaha ah oo ka bilaabanta isgoyska Jigjiga-yar ilaa kaantaroolka galbeedka.
Maayir Solteco oo hadal ka jeediyey bilowga hawl lagu dhammaystirayo jidka weyn ee hormara madaxtooyada shalay, waxa uu yidhi; “Waxa aannu bilownay waddada kontonka sanno lagu socon lahaa, waana waddada hormarta madaxtooyada, qaybta aanu bilaabayno waa qaybtii ka bilaabmaysay goollada Jigjiga-yar ilaa kaantaroolka galbeedna socon doonta, waxaanan leeyahay dadweynaha waa inay bixiyaan cashuurta, ta labaadna ka qaybqaataan horumarka caasimadda.”
Waxa kaloo uu xusay in waddada dhismaheedu ku xigi doono jidka hadda la bilaabay ay tahay waddada madaarka, waxaannu yidhi; “Waddadan aannu bilaabnay waa qaybtii ka hadhsanayd waddadiii hore ee madaxtooyada hormaraysay ee ka soo bilaabanta kaantaroolka bari ee Halleeya ilaa isgoyska Jigjiga-yar, taasoo dadweynaha mara aad ugu raaxaystay, isla markaana ah waddo cimrigeedu dheer tahay, waxaanay waddadani noqonaysaa ilaa Buurta kala jeexan oo 4km oo sanadkii hore ka hadhay ah, taasoo muddo toddobaada ku dhammaanaysa, waxana ku xigi doona waddada madaarka oo iyana ka bilaabmi doonto Saldhigga Dhexe ilaa madaarka, waxaanan leeyahay dadka waddooyinka hortooda yaal waa inay ka sii guuraan sida ugu dhaqsaha badan.”
Maayirka caasimadda, ayaa sidoo kale kormeeray waddo cusub oo ka baxda xaafadda Siinaay, u gudbi doonta xaafadaha Masallaha, kuna xidhmi doonta xadka u dhexeeya Hargeysa iyo Gobolka Awdal, isla markaana ku sii xidhimi doonta jidka taga magaalada Balligubadle.
Maayar Cabdiraxmaan Solteco, ayaa ugu baaqay dadweynaha ku dhaqan degmada Axmed-dhagax ee inay ka qaybqaataan dhismayaasha waddooyinka, iskana bixiyaan cashuuraha ku waajibay ee lagu leeyahay, kana codsaday inay tartan la galaan degmooyinka kale ee caasimadda, isagoo digniin u diray maamulka Golaha Degaanka ee degmada Balli-gubadle.
“Waddadan way sii socon doontaa, waxaanan leeyahay reer Axmed-dhagax yaan la idinka badin ee la tartama degmooyinka kale, waana inaad kaalinta kowaad iyo labaad ee xagga cashuur-bixinta ku tartantaan.
Halkan aynu taaganahay dhulka galbeed ka xiga ilaa madarasadda ilaa dayrkaa Ilma Cismaan Geelle inta u dhexeysa seesaskii afka la isku saaray wax waddooyin ah oo loo dhexmari karaana ma jiraan. Maanta (shalay) laga bilaabo dhulkaasi wuu xayiran yahay, dadkii lahaana waa inay si dhaqso ah u yimaaddaan si waddooyin looga saaro, si looga hagaajiyo qorshahoodii hore, waddooyinkiina looga banneeyo. Degaanka Mitirka meel ka sokeysa oo Balligubadle qorsheyn karaan ama cashuur ka qaadi karaan ma jirto. Waxaan leeyahay maamulka degmada Balli-gubadle xad baa inoo dhexeeya, maamul waliba xadkiisa ha ku ekaado.”
Xildhibaan Saleebaan Daahir Cabdillaahi (Dogax) oo ka mid ah Golaha Degaanka caasimada, ayaa isaguna digniin u diray dad uu sheegay inay lacag ku urursadaan dhismaha waddooyinka Hargeysa, waxaannu yidhi; “Gacmo wadajir ayey wax ku gooyaan. Aad baan ugu faraxanay waddooyinka caasimadda ka socda ee ay wadddo dawladda hoose, waxa jira dad qurbaha lacag kaga gurta waddooyin ayaannu ka samaynay caasimadda, waxaan leeyahay dadkaasi waddooyinka waxa shaqo ku leh dawladda hoose, cid kaligeed waddo iska samaysaa ma jirto, wixiii ay ku kaabayaan dawladda hoose waa la ogol yahay,  laakiin maaha inay dadka lacag kaga urursadaan waddooyin baanu samaynaya, dadkaas waxaan u digayaa arrintaas, sidoo kale dadka qaar baa sheegtay in biriishka Cawaale Jidhoon oo ay ku baxayso lix boqol oo kun oo dollar ($600,000), taas oo dawladda hoose waddo, waxaaan leeyahay dadka noocaas ku dhaqmayaa ha ka waantoobaan.”
Sidoo kale, waxa iyaguna halkaas ka hadlay odayaasha xaafadda Siinay iyo xildhibaanno kale, kuwaas oo soo dhoweeyey waddooyinkan ka scoda caasimadda Hargeysa.
(function(d, s, id) {
var js, fjs = d.getElementsByTagName(s)[0];
if (d.getElementById(id)) return;
js = d.createElement(s); js.id = id;
js.src = "//connect.facebook.net/en_US/all.js#xfbml=1";
fjs.parentNode.insertBefore(js, fjs);
}(document, "script", "facebook-jssdk"));
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Xasan Guure oo sheegay in Wixii 26-ka June 2015 ka dambeeya aanu nina ninka kale ka xigin Madaxtooyada.

$
0
0

Hargeysa(Waaheen)Gudoomiyaha madasha wadatashiga iyo toosinta Qaranka Xasan Guure Jaamac, ayaa sheegay inay haatan caddaatay inaan doorashada Madaxtooyada iyo wakiiladu ku qabsoomi doonin muddo xileedkoodii dastuuriga ahaa, sidaas darteedna wixii 26-ka June ka dambeeya aan Nina ninka kale ka xigin Kursiga.
Waxa uu ku dooday inay dhamaatay Sharciyaddii lagu doortay Golaha xukumadda iyo kan wakiilada. Waxa uu sheegay in Madaxweyne Siilaanyo maray waddadii uu Madaxdii ka horaysay ku dhaliili jiray ee ahayd muddo kordhinta, islamarkaana Ballamihii uu bulshada u qaaday beenoobeen.
“Waxaynu Ognahay labada gole ee xeer dejinta(Wakiilada iyo Guurtida), qolana 20 sanno ayay sharci darro ku fadhidaa, qolana sannadkii 10-aad baa u dhamaanaya, Madaxweynaha iyo Xukumaddiisana waxay ka dhamaanaysaa 26-ka June. Markaa waxaynu nahay dal aan lahayn Sharci lagu xukumo wixii ka dambeeya 26-ka June. Madaxweynaha waxaan leenahay intaynaan halkaas gaadhin ee aynaan iskugu soo bixin meel aanay jirin cid cid xukunta aynu ka tashanno” ayuu yidhi Xasan Guure Oo  ka hadlayay kulan Madasha iyo Xisbiyadu yeesheen.
Gudoomiyaha Madasha oo sii hadlaya ayaa sheegay in Sharcinimada Madaxda Somaliland ee Wakiilada iyo Xukumaddu dhamaanayso 26, wixii ka dambeeyana aan sharci lagu ixtiraamayaa jirin “Sharcigii aynu isku xukumaynay wuu dhamaaday, Maalinta 26-ka June markay gaadho Nin Nin kale ka xiga Kursigu ma jiro, oo Sharci ahaan kaga xiga, Ninkii xoog kaga xigayaa isagay u taale”
Mujaahid Xasan Guure, waxa uu intaasi raaciyay “Wararkak Xukumadda iyo Xisbigeeda ka soo baxayaa, waxay sheegayaan in Xukumaddu waddo shir balaadhan oo Dadka Xaafaddaha la soo Ururiyo la odhanayo waxay taageerayaan Xukumadda, iyadoo la isticmaalayo Awooddii Umadda iyo Miisaaniyadda qaranka, Ciidankii, Warfaafintii dawladda, intaasina waa awooddii qaranka oo nina gaar uma laha, Dawladda intaasba maanta wada qaatayna doorasho lagu hallayn maayo”
Wuxuu soo jeediyay Mudane Xasan Guure in wada tashi la iskugu yimaado inta ka horaysa 26-ka June “Aniga Dastuurku wuxuu I faray in ilaa 26-ka June 2015 Madaxweyne ii ahaado Axmed Maxamed Siilaanyo, Xeerka golaha wakiilada ka soo baxana aan qaato laakiin, haday maalintaas dhaafto Daacaddii dastuurku igu waajibanayay inaan dawladda u hogaansamaa wuu iga dhamaaday ee dawlad aan u hogaansanno aan wada dhisanno” ayuu yidhi Xasan Guure.
Hadalka Xasan Guure, ayaa imanaya maalin uun ka dib markii Komishanka doorashadu sheegay in 27-Ka July ay bilaabi doonaan diwaangalinta codbixiyeyaasha arrintaasi oo muujisay inaan dalka doorasho ka qabsoomi doonin 26-ka June.
- See more at: http://ramaasnews.com/index.php/News/Mar-Hadday-Gaadho-26-ka-June-Daacad...
(function(d, s, id) {
var js, fjs = d.getElementsByTagName(s)[0];
if (d.getElementById(id)) return;
js = d.createElement(s); js.id = id;
js.src = "//connect.facebook.net/en_US/all.js#xfbml=1";
fjs.parentNode.insertBefore(js, fjs);
}(document, "script", "facebook-jssdk"));
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Ra’iisul Wasaarayaasha Soomaaliya iyo Ethiopia oo ku kulmay magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia.

$
0
0

Addis Ababa(Waaheen)— Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke oo booqasho rasmi ah Isniintii ku yimid dalka Ethiopia isaga iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa magaalada Addis Ababa kulan kula qaatray Ra’iisul Wasaaraha Ethiopia, Mudane Hailemariam Desalegn iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Ethiopia, Mudane Tedros Adhanom. Labada Ra’iisul Wasaare ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka iyo iskaashiga dhinacyada Siyaasadda, Amniga iyo Dhaqaalaha dalalka ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo Ethiopia.
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke waxaa ku weheliya booqashadiisa xubno ay kamid yihiin Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada, Mudane Cali Axmed Jaamac Jaangali, Wasiiru-dawlaha Gaashaandhiga, Mudane Maxamed Cali Xagaa, Danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalka Ethiopia, Mudane Axmed Cabdisalaan, Danjiraha Soomaaliya ee Ciraaq, Marwo Khadija Al-Maqsumi, Mudane Cabdulaahi Maxamed Cali Sambalooshe iyo Lataliyayaal ka tirsan Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha.
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa uga mahad-celiyay dawladda Ethiopia sida ay gacan uga gaysato xasiloonida Soomaaliya, waxa uuna ka warbixiyay dadaalka ay dawladdu ugu jirto xasiloonida iyo dhismaha hay’adaha dawladda si bulshada Soomaaliyeed ay u helaan Adeegyada Bulshada ee muhiimka ah, isagoo ka hadlay arrimaha ay kamid yihiin dhismaha Maamuladda Gobolada, aas-aaska guddiyada laf-dhabarka u ah hiigisiga 2016, dhamaystirka sharciyada, la-dagaalanka argagixisada iyo dardar-galinta dhismaha ciidanka iyo tababarkooda.
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Mudane Cumar Cabdirashiid oo la hadlay saxaafadda kadib kulankii uu la qaatay Ra’iisul Wasaaraha Ethiopia, Mudane Hailemariam Desalegn waxaa yiri:
“Waxaan sii xoojin doonnaa xiriirka iyo iskaashiyada nagala dhexeeya dawladaha aan dariska nahay oo Ethiopia ay kamid tahay ee siyaasadda, amniga iyo dhaqaalaha. Soomaaliya waxaa ay ku socotaa wadadii dib-u-kabashada iyo dhismaha dawlad dib-u-soo celisa kala danbayntii iyo adeegyadii bulshada, waxaan uga mahad celinayaa dawladaha aan saaxiibka iyo walaalaha nahay ee Ethiopia ay kamid tahay sida ay noogu garab taagan yihiin dadaaladaasi aan wadno ee xasiloonida dalka iyo qorsha hiigsiga 2016.
“Booqashadan rasmiga ah waxaa ay qayb ka tahay socdaalo aan ku mari doono dalalka dariska iyo saaxiibka la ah Soomaaliya si aan u dar-dargalino xiriirka iyo iskaashiga aan la wadaagno dalalkaasi, kana qayb qaataan in aan gaarsiino dalka Soomaaliya, xasilooni, dib-u-dhis iyo horumar la taaban karo iyo in dadka Soomaaliyeed ay ku midoobaan, uguna istaagaan sidii mar kale ay dalkooda dib ugu dhisi lahaayeen.”
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Mudane Cumar Cabdirashiid ayaa marka uu soo gaba-gabeeyo booqashadiisa rasmiga ah ee dalka Ethiopia waxaa uu sidoo kale booqasho rasmi ah ku tagi doonaa dalka aynu walaalaha nahay ee Djibouti.
(function(d, s, id) {
var js, fjs = d.getElementsByTagName(s)[0];
if (d.getElementById(id)) return;
js = d.createElement(s); js.id = id;
js.src = "//connect.facebook.net/en_US/all.js#xfbml=1";
fjs.parentNode.insertBefore(js, fjs);
}(document, "script", "facebook-jssdk"));
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Nuxurka Qodobo Isbahaysiga Mucaaradku Ka Soo Saaray Dib U Dhaca Doorashooyinka Somaliland

$
0
0

Hargeysa(Waaheen)Isbahaysiga Mucaaradka(Waddani,Ucid iyo Madasha wadatashiga), ayaa soo saaray qodobo ay kaga talo bixinayaan waxa uga qorshaysan dib u dhaca doorashada Somaliland ku yimid, kadib go’aankii Guddida doorashadu ku sheegtay inay bisha July bilaabi doonaan diwaangalinta codbixiyeyaasha. Kulan ay ku yeesheen Hotelka Maansoor ee Magaalada Hargeysa, ayaa saddexda dhinac saxaafadda ugu soo bandhigeen qodobo u badan baaq oo ku wajahan Qorshahooda Dib u dhaca doorashada.
Musharax ku xigeenka Xisbiga Ucid Cabdirashiid Xasan Mataan, ayaa saxaafadda u akhriyay Qodobada waxaanay u dhignaayeen sidan:-
1. Muddo dhaafku waa Madaxtooyada iyo Golaha wakiilada labadaba, sidaas darteedna isbahaysiga Mucaaradku wuxuu ku baaqayaa in Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo hogaanka u qabto Shir wada tashi ah, oo lagaga arrinsado hogaanka dalka gaadhsiin lahaa muddo xileedka u dhexeeya 26-06-2015 ilaa maalinta doorashadu dhacayso. Isbahaysiguna waxa uu ugu baaqayaa Shacbiga Gobolada iyo degmooyinka inay u midoobaan qabsoomida shirka qaran kana hor tagaan caqabad kasta oo ka hor iman karta;
2. Maadaama aan lagu kalsoonaan karrin ciddii fashilisay in doorasho inoo qabsoonto, Isbahaysigu wuxuu caddaynayaa in Haddii uu Mudane Siilaanyo diido Shirka wada tashiga, waxay Isbahaysigu ku dhawaaqayaan Shirka kala tashiga oo dhici doona bisha April ee 2015-ka.
3. Isbahaysiga Mucaaradku waxay uga digayaan golaha guurtida inay sameeyaan Muddo kordhin xaaraan ah oo aan la aqbali doonin, oo keeni karta dhibaato iyo fawdo dalkan la galiyo;
4. Isbahaysiga Mucaaradku waxay Komishanka doorashada ka dalbanayaan inay si dhakhso ah u soo gudbiyaan Jadwal dhamays tiran oo ay ku caddahay wakhtiga doorashadu;
5. Isbahaysiga Mucaaradku wuxuu uga digayaa Xukumadda inay samayso Abaabul aan loo baahnayn oo aan waxba inna tari Karin, sida ka qorshaysan khamiista ee loogu talo galay in jawaab lagaga bixiyo mawqifka Mucaaradka, haddii taas laga waantoobi waayo waxaa khasab noqonaysa in Mucaaradkuna shacabka ugu baaqo inay u soo baxaan Shaaricyada dalka.
(function(d, s, id) {
var js, fjs = d.getElementsByTagName(s)[0];
if (d.getElementById(id)) return;
js = d.createElement(s); js.id = id;
js.src = "//connect.facebook.net/en_US/all.js#xfbml=1";
fjs.parentNode.insertBefore(js, fjs);
}(document, "script", "facebook-jssdk"));
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Somalia: Puntland President Launches New Road in Garowe

$
0
0

Somalia's Puntland president Abdiwali Mohamed Ali Gaas on Monday launched a new public road in the heart of heavily fortified capital, Garowe. The administration has spent roughly $230,000 for its foundation. Top officials from the cabinet and few UN ...
Weblinks: 


Jadeeco ka dillaacday Galmudug

$
0
0

Waxaa qeybo ka tirsan maamulka Galmudug ka dillaacay cudurka jadeecada. 120 qof oo qaba xannuunka ayaa la dhigay isbitaalka koonfurta Gaalkayo toddobaadkii la soo dhaafay kaliya, sida uu Bar-kulan u sheegay wasiirka caafimaadka maamulka, Axmed Cumar Maxamuud. Wuxuu sheegay inay saaka cudurka u geeriyootay gabadh yar. 40 kale oo carruur ah oo la il daran [...]
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Gaas oo xarigga ka jaray waddo laami ah oo laga dhisay Garoowe

$
0
0

Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta xarigga ka jaray waddo laami ah oo isku xiraysa xaafadaha Wadajir iyo Waabari ee magaalada Garoowe. Gaas ayaa sheegay in dhismaha waddooyinka ay wax badan ka beddeleen bilicda magaalada iyo gaadiidka. Wuxuu xusay in maamulkiisa ay ka go’an tahay horumarinta adeegyada muhiimka u ah bulshada sida dhismaha [...]
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Waxqabadka hay’adda Cilmi baarista Soomaaliya oo laga hadlay

$
0
0

Guddoomiyaha hay’adda cilmi baarista badaha Soomaaliya Admiral Faarax Axmed Cumar (Qare) ayaa maanta soo bandhigay waxqabadka hay’adda muddo sanad ah oo ay shaqeyneysay. Faarax Axmed Cumar (Qare) ayaa sheegay in ilaa shan buug ay ka sameeyeen qaanuunka badaha Soomaaliya, kheyraadka dalka iyo xiriirka heshiisyo goboleedyada badaha Soomaaliyeed. Waxuu tilmaamay in labadii sano aynu soo dhaafnay ay yaraatay [...]
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

DEDEG. Wasiirka Kaluumaysiga Galmudug Iyo Ciidamadii Tababarka Ku Soo Qaatay Jabuuti Oo Hobyo Markab Dushii Kula Kulmay Saraakiil NATO Ah.

$
0
0


Markab Laga Leeyahay Dalka Spain Ayaa Soo Gaaray Xeebta Degmada Hobyo Kaa oo Ay la Socdaan Saraakiil Ka Socota NATO waxaana Hada Dushiisa Ku shirsan Wafdi Uu Hormuud u yahay Wasiirk Kaluumaysiga,Dekedaha Iyo Qayraadka Bada Galmudug C/qaadir Cali Jaamac Qalabxoor Wasiirada Haweenka Xuquuqulinsanka Galmudug Sahro Max’ed Cali lo,le Iyo Cutub Ka mida Ciidamadii Dhawaan Tababarada Ku soo Qaatay Dalka Jabuuti Ee Loo Tababaray La Dagaalanka Burcadbadeeda Iyo Ilaalinta Xeebaha Galmudug.
Shirk aan Wali Natiijadiisa Saxaafada loo Soo badhigin ayaa Ka Soconaya Duleedka Markabkaa Hayeeshe waxaa Dhawaan La filayaa in Nuxurka wadahadalka Labada Dhinac loo Bandhigo Warbaahinta.
 
Weblinks: 
Web link Exchange
Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Kenya: Western Girls Holiday in Kenya to Undergo FGM in Secret

$
0
0

Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid oo kulamo la qaadanaya Madaxda Jabuuti

$
0
0

Share
Raii’sulwasaaraha Xukuumadda federaalka Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray dalka jabuuti iyagoo kulan la qaatay Madaxweynaha wadanka jabuuti.
Wafdiga uu hoggaaminayo Ra’iisulwasaare Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke ayaa dalka jabuuti kulan kula qaatay Madaxweynaha dalka jabuuti mudane Ismaaciil Cumar Geelle iyagoo kawada hadlay Arrimaha ammaanka iyo sidii loo xoojilahaa Xiriirka labada dal ee Soomaaliya iyo Jabuuti.
Madaxweynaha Dalka Jabuuti iyo Ra’iisulwasaaraha xukuumadda Soomaaliya oo kulan gaar ah wada qaatay ayaa kulankooda waxa ay uga hadleen Arrimo ay ka mid tahay taageerada Dowladda jabuuti ay u hayso Dowladda Soomaaliya.isagoo dhinaca kale Ra’iisulwasaare cumar Cabdirashiid uu u sheegay Madaxweye Ismaciil Cumar Geelle in Dowladda itoobiya ay kala soo hadleen Arrimaha xoojinta Amniga Soomaaliya iyo qodobo kale.
Wariyaha Warbaahinta Qaranka uga soo hadasha dalka jabuuti Sagal Saciid Farax ayaa soo sheegaysa in sidoo kale dalka jabuuti maanta ay gaareen madaxka socotay maamulka puntland oo uu hoggaaminayo Madaxweyne kuxi-geenka maamulkaas iyo xubnaha Golaha wasiirrada puntland qaarkood waxaana lafilayaa in kulamo ay la qaataan madaxda Dowladda ee kusugan dalka jabuuti.Share
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Caruur Mucjiso ku dhalatay Dalkana aan wax looga qaba karin oo Gar gaar dibadda ah loo dalbay{SAWIRRO}

$
0
0

Share
Ilmaha Yar Yar oo dhashay iyagoo isga dhaggan Qeybaha Dambe ee Jirka ayaa laga Keenay Tuuladda Cadcaddeey Oo Hoos tagta Dagmada Ruun Nirgood ee Gobolka Sh.Dhexe ayaa Haatan Lagu Dabiibayaa Cisbitaalka Ummah Oo ku Yaala Degmada C.casiis Ee Magaalada Muqdisho.
Ilmahan ayaa leh laba madax afar gacmood iyo Sadax lugood  waxaa ay ku dhasheen Tuulada Cad cadey Ee Gobolka Shabelaha Dhexe waana mid ka mid ah Mucjisooyinka Ilaahay .
Dhaqaatiirta Isbitaalka Ummah ayaa sheegay in arintaan ay tahay wax ilaahay xagiisa ka yimid loona baahan yahay in umada Muslimka ah ay ku Cibra qaataan waxaana ay intaa ku dareen in Caruurtaan aan dalka gudahiisa waxba looga qaban Karin halka ugu sokeysa ee wax looga qaban karana ay tahay Dalka Jarmalka waxaana ay Bulshada Soomaaliyeed u soo jeediyeen in ay Gacan ka geestaan sidii Gar gaar Caafimaad oo Dibada ah loogu qaadi lahaa.
Xamdi Maxamed Axmed Oo ah Hooyada Saamaaliyeed Ee Caruurtaan Dhashay ayaa waxaa ay ka Codsatay Dowladda Federaalka  iyo Dhamaan Bulshada Soomaaliyeed in ay Caawiyaan oo ay Gacan ka siiyaan sidii Caruurteeda Gar Gaar Caafimaad oo dibada ah ay u heli lahaayeen.
Madaxa Hay,adda Gift Of the Givers Siciid Ibraahim Xuseen oo wax xoogaa Kaalmaadti ah Gaarsiiyay Caruurtaas ayaa waxaa uu sheegay in ka hay,ad ahaan ay soo dadaaleen wixii ay awoodaana ay soo Gaarsiiyeen Hay.adaha la midka ahna looga baahan yahay sidaas oo kale.
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Haweenka iyo Hormarinta Xaquuqul Insaanka Xukuumada Federaalka ah Ee Somalia Muumino Sheikh Cumar oo Caruurtaas Musjisada ku dhalatay ku booqatay Isbitaalka ayaa waxaa ay sheegtay in Wasaaradda ay Gacan weyn ka geysan doonto sidii Caruurtaas ay u heli lahaayeen Gar gaar Caafimaad oo Dibada ah waxaana ay ugu baaqday Bulshada in ay Gacan ka geestaan.
 Share
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk


11.03.2015. Warkii Galabnimo Ee RadioHargeysa.

$
0
0

Abaar ka jirta Waqooyi Bari Kenya

$
0
0

somali army detained foreign nationals at Kenya- Somalia border

$
0
0

Somali security forces along the Kenyan-Somalia border have detained four foreign nationals in Dobley town. Two Kenyans and two Tanzanian citizens were said to be trying to join armed group Al Shabaab. According to government sources they were planning ...
Weblinks: 

Al Shabaab militants briefly seize key town in southern Somalia

$
0
0

WANLAWEYN, Somalia, March 11, 2015 (Garowe Online)-Somalia’s Al Qaeda linked Al Shabaab militants poured into key town between Mogadishu and Baidoa late on Tuesday night, Garowe Online reports. Residents who woke up to gun fire said that militants ...
Weblinks: 

Somalia Police arrest ‘foreign fighters’ en route to Al Shabaab

$
0
0

Somali police have arrested four foreign fighters suspected of ties to Somalia’s Al-Qeada linked al-Shabaab insurgents, officials said on Wednesday. According to a Police commander in the town of Dhobley, which is close to the Kenya-Somalia border, the ...
Weblinks: 

Viewing all 54547 articles
Browse latest View live