Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Akhlaaqda lagula dhaqmo Culimada Q 4aad@Sh Abu Dalxa


Sheikh Abdirahman Bachir Barbaarinta Caruurta

Britain oo ka hadashay gudniinka fircooniga

$
0
0

Xubno ka tirsan baarlamaanka Britain ayaa ku dhaleeceeyay baliiska inay ku guuldareysteen maxkamadaynta dadka fuliya gudniinka fircooinga.

Masar oo samaysanaysa caasimad cusub

$
0
0

Dowladda Masar ayaa qorshenaysa in ay dhisto caasimad cusub si culayska looga yareeyo magaala madaxda Qaahira. Tirada dadka ayaa la filayaa in ay korodho 40-ka sano ee socda.

Darsigii 21aad Xilyatu Taalib al cilm SH Yuusuf Axmad

Darsigii 20aad Xilyatu Taalib al cilm SH Yuusuf Axmad

Sheikh Abdirahman Bachir Barbaarinta Caruurta

Darsigii 19aad Xilyatu Taalib al cilm SH Yuusuf Axmad


Diyaarad Ku Burburtay duleedka Belgrade

$
0
0

Toddobo qof ayaa dhimmatay kaddib markii ay dhacday diyaarad nooca qummaatiga u kaca oo ay lahaayeen milatariga dalka Serbia.

Madaxwayne kuxigeenka Sierra Leone oo US isku dhiibay

$
0
0

Madaxweyne ku xigeenka dalka Sierra Leone , Samuel Sam-Sumana, ayaa sheegay in uu magangalyo ka raadsanaya safaarada Maraykanka.

Xeer ilaaliyaha Somaliland oo la kulmay Queen Elizebeth

$
0
0

Xeer ilaaliyaha guud ee Somaliland Xasan Axmed Adan ayaa la kulmay boqorodda dalka Britain queen Elizebeth II

Birrul waalideyn Cali Tajweed

Akhlaaqda lagula dhaqmo Qur,aanka Allaah S W,T Q 3aad Sh Abu Dalxa

Darsigii 24aad Xilyatu Taalib al cilm SH Yuusuf Axmad

A Special Dua for Somalia and a Beautiful Recitation by Qari Jamac Hareed


A Special Dua for Somalia and a Beautiful Recitation by Qari Jamac Hareed

Pakistan: Weerar lagu Qaaday Kaniisado

$
0
0

14 ayaa ku dhintay 70 kalana way ku dhaawacmeen kaddib markii labo qarax ay ka dhaceen bannaanka hore ee kiniisad ku taalla magaalada Lahore ee dalka Pakistaan.

Afghanistan oo dishay taliye ka tirsan Daacish

$
0
0

Ciidamada Afghanistan ayaa sheegaya in ay Daacish ka dileen taliyhii labaad oo ku sugan Afghanistan.

Da'ayar British ah oo lagu qabtay Turkiga

$
0
0

Saddex da'ayar ah oo British ayaa lagu qabtay Turkiga, waxaana looga shakiyey in ay doonayeen in ay ku biiraan Daacish.

Kerry: Ugu dambayn Bishaar Al-Asad Waannu La Hadli doonaa

$
0
0

Xoghayaha arrimada dibadda Mareykanka John Kerry ayaa sheegay in ugu dambayn Mareykanka uu wadahadal la geli doono madaxweynaha dalka Siiriya Bishaar Al-Asad.

Viewing all 54547 articles
Browse latest View live