Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Xildhibaanno soo dhaweeyay Mooshinka ka dhanka ah Golaha Wakiilada Jubbaland

$
0
0

Muqdisho ( Sh.M.Network)-Xildhibaan Cabdifitaax oo ka tirsan Mudanayaasha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in uu soo dhaweynayo Mooshinka ka dhanka ah Golaha Wakiilada Maamulka KMG ah ee Jubba.
Mudane Cabdifitaax ayaa carabka ku adkeeyay in ka xildhibaan ahaan aysan u cuntameynin waxa aan u cuntamin shacabkan Soomaaliyeed sida uu hadalka u dhigay.
Maamulka KMG ah ee Jubbaland oo dhawaan sameystay Xildhibaanadiisa ayaa lagu eedeeyay in qaab aan cadaalad ahayn loo soo xulay Xildhibaanadaasi.
Si kastaba maalinta berri ah ayaa lagu wadaa in Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya uu cod u qaado Mooshinka laga soo gudbiyay Golaha Wakiilada Maamulka KMG ah ee Jubba.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk


Maamulka Shabeelaha Hoose oo sheegay in ay Isbaarooyin la soo dhoobay deegaanada Gobolkaasi

$
0
0

Marka ( Sh.M.Network)-Guddoomiyaha Gobolka Shabeelaha Hoose ee dowladda Federaalka Soomaaliya Cabdiqaadir Max’ed Nuur Siidii ayaa waxa uu Walaac xoog leh ka muujiyay Jid gooyooyin sharci darro ah oo yaalla deegaanno hoostaga Gobolkaasi.
Meelaha Jidgooyooyinka ay yaallaan oo Guddoomiyuhu carabaabay ayaa waxaa ka mid ah inta u dhexeysa Degmada Afgooye iyo Degmada Buurhakaba  iyo deegaanno kale oo Gobolka Shabeelaha Hoose ka tirsan.
Dhinaca kale Guddoomiyaha Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa xusay in beelaha Gobolka Shabeelaha Hoose mid kasta deegaankeeda ay dhigatay Jid gooyo sharci darro ah.
Si kastaba Hadalka Guddoomiyaha Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa imaanaya iyadoo dhawaanahaan ay soo ifbaxayeen cabashooyin ku aadan Isbaarooyinka sharci darrada ah ee yaalla deegaanada Gobolkaasi Shabeelaha Hoose.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Baaqa Shirwaynaha Ciise Muuse ee Dalka UK

$
0
0

Gudida Qabanqaabada Beelwaynta Ciise muuse ee Wadanka UK, waxa ay kuugu wargalinayaan in ay ka soo qayb galaan dhalinyaro iyo waayeelba shirwayne aan caadi ahayn oo lagu qaban doono London,  Wembely Park ,   Chalkhiil  Maalinta sabtida a bishu tahay 30 May 2015. Sacada waa 03:00pm- 10:-00pm.
Addreska
113 Welford Centre
Chalkhil Road
Wembley Park
HA9 9FX
Train station, Wembley Park, Jubilee line, Metropolitan, over ground,
Waxaan marlabaad  la idiinka codsanayaa in aa ka soo qayb gashaan shirwaynahaasi
Mahada Allah iska leh
Gudida Qaban qaabada Shirwaynaha      Ciise Muuse ee London
Eng,  Abdikariim Maxamed Aar            07471198810
Maxmed Ismacil Ducaale  Haaji            07715985810
Maxamed Jamac Kibaar                07956657639
Cabdiraxman Cisman Dabagaale            07852800439
Deeq Cawil                    07950809106
Caasha Yuusuf                    07985454087
Caasha Xuseen Mareekan            07960905481
Canab Cumar  maxamed (Cumar Masaajid)     07939023449
(function(d, s, id) {
var js, fjs = d.getElementsByTagName(s)[0];
if (d.getElementById(id)) return;
js = d.createElement(s); js.id = id;
js.src = "//connect.facebook.net/en_US/all.js#xfbml=1";
fjs.parentNode.insertBefore(js, fjs);
}(document, "script", "facebook-jssdk"));
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Kenya: Al-Shabaab oo saacado haysatay masaajid

$
0
0

Dalka Kenya, hogaamiyayaal deegaanka ah ayaa sheegay in kooxda Al-shabaab ay qabsadeen muddo kooban masaajid ku yaal magaalada Gaarisa. Kooxda Shabaab ayaa lagu soo warramay inay labo saacadood la hadleen jameecada masaajidka ka hor intaysan duurka galin. Waxay dhaliileen mas’uuliyiinta Kenya iyagoo u digay kuwa u jaajuusaya dowladda.
Bishii hore ayey Al-shabaab qabsadeen jaamacadda Gaarisa ayagoo dilay ku dhawaad boqol iyo konton ruux. Kooxda oo fadhigeedu yahay Soomaaliya ayaa sidoo kale Kenya joogta.
(function(d, s, id) {
var js, fjs = d.getElementsByTagName(s)[0];
if (d.getElementById(id)) return;
js = d.createElement(s); js.id = id;
js.src = "//connect.facebook.net/en_US/all.js#xfbml=1";
fjs.parentNode.insertBefore(js, fjs);
}(document, "script", "facebook-jssdk"));
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Somalia showing signs of peace and progress

$
0
0

Markab ay Iraan soo dirtay oo ku soo xidhanaya Djibouti

$
0
0

Markab sida gargaar oo ay Iraan u soo dirtay Yemen ayaa lagu wadaa in saaka uu ku soo xirto Djibouti.
Djibouti ayaa markii hore waxa ay sheegtay in aanay u ogolaan doonin in markabka uu soo xirto ilaa ay Iran ka ogolaato in Qaramada Midoobe ay baarto markabka ka hor inta aanan gargaarka uu sido lagu wareejin hay’adda Qaramada Midoobe ee barnaamijka cunada dunida ee WFP.
Waa markabkii ugu horeeyey oo Iraan soo dirto oo soo gaara Djibouti.
Djibouti waxa ay marti gelisay in ka badan 4000 oo qaxooto Yemeniyiin ah oo ka cararay colaadda dalkooda ka socota.
Arbacadii, xogahayaha guud ee Qaramada Midoobe Ban Ki moon ayaa ku dhawaaqay shir looga hadalayo xaaladda Yemen oo dhici doona dhamaadka bishan May.
Waxa uu ku casuumay shirka dhamaan dhinacyada isku haya Yemen.
(function(d, s, id) {
var js, fjs = d.getElementsByTagName(s)[0];
if (d.getElementById(id)) return;
js = d.createElement(s); js.id = id;
js.src = "//connect.facebook.net/en_US/all.js#xfbml=1";
fjs.parentNode.insertBefore(js, fjs);
}(document, "script", "facebook-jssdk"));
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Itoobiya oo ay Axada ka dhici doonto Doorasho.

$
0
0

Ku dhawaad 37 Million oo ka mid ah dadka reer Ethiopia ayaa la filayaa inay ka qayb galaan doorashada Axada soo socota ka dhacaysa dalka Etrhiopia,
in kasta oo dawladda haatan talada wadan kaasi haysa la filayo inay si fudud ugu guulaystaan doorashadan markii shanaad. Hadana xisbiyada mucaarad ka ah ayaa ku jira Ololahooda.
Sida ay ku soo waramayso wariyaha VOA da ee Addis Ababa Marthe van der Wolf, ilaa 58 xisbi siyaasadeed ayaa ku loolamaya Doorashada qaran ka ee dalka Ethiopia ka dhacaysa maalinta Axada 24 May.
(function(d, s, id) {
var js, fjs = d.getElementsByTagName(s)[0];
if (d.getElementById(id)) return;
js = d.createElement(s); js.id = id;
js.src = "//connect.facebook.net/en_US/all.js#xfbml=1";
fjs.parentNode.insertBefore(js, fjs);
}(document, "script", "facebook-jssdk"));
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Askar katirsan booliska Soomaaliya oo tababar ku dhammaysatay Jabuuti

$
0
0

Wasiirka amniga gudaha ee dowladda federaalka ah ee Soomaaliya, Cabdirisaaq Cumar Maxamed ayaa dalka Jabuuti tababar ugu xiray askar ka tirsan booliska Soomaaliya. Tababarka oo socday saddex bilood ayay askarta ku qaadatay duruus la xiriirta sugidda amniga iyo baarista dambiyada. Taliyaha booliska dalka Jabuuti, kornayl Cabdullaahi Cabdi Faarax oo goob-joog ka ahaa xiritaankii tababarka ayaa [...]
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk


Barnaamijka kulanka Todobaadka oo looga hadlay xaaladda dadka Soomaaliyeed ee ka soo laabanaya dalka Yemen

$
0
0


Barnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo telefishinka Qarankan ayaa lagu falnqeeyay xaaladda qaxootiga Soomaaliyeed ee ka soo cararaya dalka Yemen iyo dadaallada ay dowladdu ugu jirto dib u dejinta dadkaasi.
Barnaamijka ayaa waxaa marti ku ahaa Axmed Cabdi Xasan “Sudani” oo ah Qunsulka guud ee Cadan, Cabdulqaadir Muxudiin Axmed oo agaasimaha samafalka iyo xuquuqul Insaanka maamulka gobolka Banaadir iyo Sheekh Nuur Baaruud Gurxan oo ah gudoomiyaha guddiga badbaadinta qaxootiga SOomaaliya kana mid ah hey’adda culimada Soomaaliyeed. BAR KULANKA JIMCAHA TABIYE ORANJO 22.05.2015
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Somalia: Well-Known Elder Shot Dead in Kismayo

$
0
0

Kismayo, Somalia-unknown gunmen have shot and killed a renowned elder in the coastal town of Kismayo lies 328 miles (528 km) southwest of Mogadishu, witnesses said. A witness told Shabelle Media in Mogadishu that slain elder whose name has been released as ...
Weblinks: 

Qarax ka dhacay Sacuudiga

$
0
0

Daawo Sawiirada: Shariif Xasan oo Ku Soo Laabtay Magaalada Baydhaba, Eedeyna U Jeediyay Maamulka Boobland

$
0
0

Madaxweynaha Maamulka Seddaxda Gobol Shariif Xasan Sheekh Aadan, ayaa waxa uu maanta ku laabtay Magaalada Baydhaba ee Xarunta Gobolka Baay, ka dib booqasho muddo qaadatay, oo uu ku soo maray Garoowe, Muqdisho iyo deegaano katirsan Gobolka Shabeelaha Hoose.
Shariif Xasan oo shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Baydhaba, ayaa sheegay in deegaanadii uu safarka kusoo maray kula soo kulmay Madax Dhaqameed iyo Mas’uuliyiin, isla-markaana uu kala hadlay ammaanka Gobolada Shabeellaha Hoose iyo arrimaha horumarka.
Madaxweyne Shariif ayaa markii ugu horeysay eedeyn u jeediyay Maamulka Boobland oo uu ku eedeeyay inay ku xadgudbeen dhismaha Baarlamaanka oo aan lagu dhisin Cadaalad.
Shariif Xasan, ayaa waxa kaloo uu sheegay in Xildhibaanada Baarlamaanka Maamulka Seddaxda Gobol ee lasoo dhisi doono lagu saleyn doona qaab deegaan oo aan lagu soo xuli doonin qaab qabiil.Kala Soco Warar Sugan: Ishabaydhaba.comEmailIshabaydhaba@hotmail.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Dhamaadka ol'olaha doorashada Itoobiya

$
0
0

Ol'olaha codbixinta doorashada qaran ee Itoobiya ayaa la soo gabgabeeyay

Daacish oo sheegatay qaraxii Sacuudiga

$
0
0

Xooggaga Daacish ayaa sheegay in ay fuliyeen weerar is qarxin ah, oo shalay lagu qaaday masaajid ay dadka Shiicada ah ku tukadaan, oo ku yaalla dalka Sacuudi Carabiya.

Qarax ka dhacay caasimada Bujumbura

$
0
0

Ugu yaraan 2 qof ayaa ku dhimatay, dhowr kalena way ku dhaawacmeen, weerar bambaano oo ka dhacay bartamaha caasimada Burundi ee Bujumbura.


Fariimihii Email-ka ee Hilary Clinton oo la shaaciyey

$
0
0

Waaxda arrimaha dibeda ee Maraykanka ayaa bilawaday in ay shaaciso fariimihii email-ka ee ay dirtay Hilary Clinton 2012-kii. Waxaya arrintan la xiriirtaa weerarkii Benghazi.

Labo Lagu Eedeeyey Ku-biirista Ururka ISIS

$
0
0

Muhanad Budawi iyo Naadir al-Huzayel oo labaduba 24 jirro ah, kana soo jeeda gobolka California ee dalka Maraykanka ayaa Jimcihii shalay hor yimid maxkamad federaali ah, maalin ka dib markii xabsiga loo taxaabay.

Warbixin ku saabsan lunsashada hantida qaranka Soomaaliya

$
0
0

Magaaladda Muqdisho waxaa ku soo badanaya cabashooyinka ku aaddan in dhismooyinkii ay lahayd dowladdii dhexe iyo goobo loo isticmaali jiray danta guud haatan gacanta loo geliyey shakhsiyaad ama lagu wareejiyey shirkado gaar loo leeyahay.

Al-Shabaab oo la wareegtay Awdheegle

$
0
0

Ugu yaraan tobaneeyo qof ayaa ku dhimatay dagaal culus oo saaka ciidammada dowladda iyo kuwa Al-Shabaab ku dhexmaray degmada Awdheegle iyo deegaanka Mubaarak ee gobolka Shabeelaha Hoose.

Tobaneeyo qof oo israsaasayn ugu dhimatay Mexico

$
0
0

Ugu yaraan 43 qof ayaa ku dhimatay israsaasayn ku dhexmaray ciidammada ammaanka iyo burcad hubaysan mid ka mid ah gobolada ugu qalalaasaha badan waddanka Mexico.

Viewing all 54547 articles
Browse latest View live