Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Dhageyso Barnaamijka Faaqidaada Ciyaaraha

$
0
0

Dhageyso Barnaamijka Xulashada Shabelle

$
0
0

Korneyl Gaboobe oo is casilay iyo Axmed Madoobe oo soo dhaweeyay

$
0
0

Wararka naga Soo gaaraya Magaalada kismaayo ayaa Waxaa Ay Sheegayaan in Goordhow uu is Casilay Taliyaha ciidanka booliska Kismaayo, Col. Gaboobe Xasan Barre. Madaxweynaha Maamulka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa bishii May sanadkii 2014-ka xilkaasi u soo magacaabay Korneyl Gaboobe Xasan Barre.fdhacd Korneyl Gaboobe Xasan Barre, ayaa qoraal uu soo saaray ku shaaciyay inuu […]
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Dowlada Ethiopia Maxey ka tiri Ciidankeedii gudaha u galay Dalka KENYA..

$
0
0

Xog Cusub oo laga helay AL SHABAAB oo Dalka kenya ka abuurtay Cabsi hor leh..

$
0
0

Somalia: 17 killed as troops clash with militants

$
0
0

APA-Mogadishu (Somalia) At least 17 people have been confirmed killed when Somali government forces clashed with Shabab militants on Saturday. It is however not clear how many civilians were among those killed. Eyewitnesses said the fighting took place in ...
Weblinks: 

Yaa dilay xildhibaan Dirir?

$
0
0

Taliyaha booliiska Kismaayo oo iscasiley

$
0
0

Kn: Waxaa maanta iscasiley taliyaha saldhigga booliiska magaalada Kismaayo Maxamed Xasan Barre (Gaboobe) kadib markii ciidamada ay wiil dhalinyaro ah jirdil ugu geysteen gudaha Kismaayo.
Taliyaha ayaa qaatay mas’uuliyadda falka ay ciidamada geysteen, sidaasi darteedna xilkiisa isaga casiley.
Sidoo kale ciidamadii falka ka dambeeyey ayaa waxaa ku socota baaris, waxaana lagu sameyn doonaa anshax marin.
KismaayoNews.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk


Regional President hits out Somalia Parliament

$
0
0

Jubbaland State President Ahmed Mohamed Islam has hit out Somalia Federal Parliament for planning to pass vote of no confidence against Jubbaland Parliament. The President threatened to cut ties with Somalia Federal government should the parliament go ...
Weblinks: 

2, 000 refugees in Namibia on the run

$
0
0

The remainder is made up of refugees and asylum from Somalia, South Sudan, Tanzania, Togo, Ukraine, Uganda, Burundi, Bangladesh, Cameroon, the Republic of Congo, Eritrea, Ethiopia, Germany, Kazakhstan, Kenya, Liberia, Mali and Nigeria. Admitting that the ...
Weblinks: 

Dowladda Qadar oo Xasan Sh. usoo bandhigtay qorshe cusub oo la xiriria Xasan Daahir Aweys

$
0
0

Muqdisho (Caasimada Online) – Warar aan ka helney Siyaasiyiin ku dhow dhow Dowlada Federaalka Diideyna in magacooda la sheego waxay noo sheegeen in Wafdigii uu hogaaminayey Wasiirka arrimaha Dibadda ee Dalka Qadar oo dhawaan soo gaarey Magaalada Muqdisho ay Masuuliyiinta ugu sareysa Dowladda ay isla soo qaadeen arrimo la xiriiro Shiikh Xasan Daahir Aweys oo muddo ku dhow laba sano uu Xabsi guri ugu jira Dowladda Federaalka .
Wasiirka arrimaha Dibada ee Dalka Qadar ayaa Dowlada Federaalka ka codsadey in Shiikh Daahir Aweys uu gaaro Magaalada Dooxa oo Caasimad u ah Dalka Qadar oo lagu tiriyo Dhex dhexaadiyaha Xarakooyinka Islaamka iyo Dowladaha waxana dalkaas uu dheer jeer uu marti geliyey Kulamo noocaas ah.Dowlada Qadar ayaa wada Qorshe ah in Shiikh Xasan Daahir uu ku noolaado Wadanka Qadar , warar kale ayaa sheegayaa in Dowlada Qadar ay dooneyso in la soo nooleeyo Xisbigii uu Madaxda ka ahaa Shiikh Xasan Daahir ee Xisbul Islaam taasoo Dowlada Qadar ay dooneyso in uu noqdo Xisbi Siyaasadeed oo aan Hubeysneyn si uu uga qayb qaato Doorashooyinka soo socda ee 2016-ka
Ilaa iyo hadda lama oga in Dowlada Federaalka ay ogolaatey in Shiikh Xasan Daahir loo qaado Wadanka Qadar, sidoo kale lama garanayo Shiikh Xasan uu ogolaadey Qorsha ay Dowlada Qadar ay wadato oo ah in Dib loo soo nooleeyo Xisbul Islaam oo kala burburey markii ay Xarakada Alshabaab ku biireen
Dowlada Qadar waxay ka mid ahayd Dowladihii ugu horeeyey ee soo jeediyey in Shiikh Xasan Daahir Aweys marka uu soo galo Gacanta Dowladda Federaalka ay iyadu la Wareegto Xiligaa uu ku sugnaa Magaalada Cadaado ayna socdeen Wada hadaladii lagu soo xero gelin lahaa Shiikh Xasan Daahir Aweys oo markii dambe Dowladd ka faramaroojisey Odoyaashii Waan Waanta waday.
 Caasimada Online
Xafiiska MuqdishoCaasimada@live.com

Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Somalia: Puntland Expresses Concern Over Yemen Violence

$
0
0

Garowe, Somalia-Somalia's semi-autonomous Puntland President, Dr. Abdiweli Mohamed Ali has expressed concern about Yemen violence that between the country's army and Houthi militias. Dr. Mohamed Ali said that the battle Yemen army and Houths forced ...
Weblinks: 

5 tough leadership lessons from the Navy’s top female commander

$
0
0

Due to technical reasons, this story has been removed from our database

$
0
0

May 25 2015 - Shabaab Fighting In Somalia Kills 24 People, Arab Times (MENAFN - Arab Times) Fighting in south Somalia between al Shabaab militants and government forces killed at least 24 people, while a rebel attack in the capital killed three Transport ...
Weblinks: 

Somalia: Janale Administration Denies Fighting Erupted in the Town

$
0
0

Janale — Somalia's Janala Authority has denied that deadly battle between Somalia National Army and Al Shabaab had erupted in the town of Janale in lower Shabelle region. The Janale commissioner, Abdulkadir Ibrahim Ali, told Shabelle Media in Mogadishu ...
Weblinks: 


150 Qabuuro oo laga helay Malesia

$
0
0

Gudiga doorashada: Kormeerayaasha Midawga Afrika waan la shaqaynaynaa

$
0
0

Gaadiid Gaashaaman oo u degey Jubbaland

$
0
0

Kn: gaadiid dagaal oo ah kuwa gaashaaman ee ay xabaddu Karin ee ay isticmaalaan ciidamada AMISOM iyo gaadiid kale ayaa maanta u degey dowlad goboleedka Jubbaland, waxaana la wareegey madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam.
Waxaa gaadiidkani ku deeqey dowladda imaaraadka Carabta , waxayna Deeqdan ayaa qayb ka ah heshiis dowlad goboleedka Jubaland iyo dowlada Imaaraadku ku kala saxiixdeen magaalada Abu Dhabi xili wafdi uu hogaaminayay madaxweynaha Jubaland booqasho rasmi ah ku tageen Imaaraadka.
Madaxweynaha Jubaland ayaa umahad celiyay dowlada aanu waalaha nahay ee Imaaraadka sida hagar la’aanta ah ee ay isku garab taagtay dowlad goboleedka Jubaland.
Tirakoobka
5 Gaadiidka Gaashaaman
18 Gaadiidka Cabdi Billaha loo yaqaano
8 Gaadiidka waaweyn ee ciidamada lagu daabulo
4 gaadiidka gargaarka degdega ah ee caafimaadka ama ambalaasta ee lagu qaado askarta dhaawacu soo gaaray.
Waa maamul goboleedkii ugu horeeyey ee heley gaadiidkani, iyada oo xitaa dowladda federaalka aysan heysanin hubkani, inkasta oo ay heshey saanad badan oo ciidan.
Gaadiidkani la siiyey Jubbaland ayaa waxa uu wax ka tarayaa hawlgalka lagula dagaalamayo Alshabaab, lagagana saarayo deegaanada wali gacantooda ku jira.
KismaayoNews.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Madaxweynaha: “Waan u mahadcelinayaa walaalaheen Afrika sida ay inoo garab qabteen”

$
0
0


25 May 2015, Muqdisho: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta ka qeybgaley munaasabad lagu xusayey maalinta Qaaradda Afrika oo lagu qabtey magaalada Muqdisho.
Munaasabadda oo ay ka soo qeybgaleen madax, danjireyaal, taliyeyaasha ciidamadda iyo marti sharaf kale, ayaa Madaxweynaha waxaa uu ka jeediyey khudbad uu kaga haley doorka Ururka Midowga Afrika uu ka qaatey arrimaha Soomaaliya iyo qaaradda inteeda kale.
“Hambalyo ayaan leeyahay dhammaan waddamada Afrika , munaasabadan awgeed. Soomaaliya marna ma ilaabi doonto taageerada waddamada Afrika u fidiyeen. Soomaaliya way og tahay halka ay ka timid iyo halka ay u jeeddo, intaasina suuragal ma noqoteen, haddii aaney ahayn taageerada buuxda ee aan ka helney waddamada Afrika. Taageeradaasina waxay abid qeyb ka noqon doontaa taariikhda Soomaaliya’’.
Madaxweynaha ayaa sidoo kale sheegay in dowladda Soomaaliya ay dadaal ugu jirto sidii ay ula jaanqaadi lahayd hadafka qaaradda ee ah in la horumariyo nolosha haweenka, iyadoo taas laga duulayana haweenka loo magacaabay xilal muhiim ah, lana sii balaarin doono ka qeybgalka dumarka ee arrimaha siyaasadda, dhaqaalaha, bulshada, nabadgelyada iyo kuwo kale.
Waxaa uu Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu xusey oo kale mustaqbalka siyaasadeed ee Soomaaliya iyo sido loo dhaqangelinayo Hiigsiga 2016, oo uu sheegay in dowladdiisu ay ka go’an tahay in si buuxda loo fuliyo barnaamijyada la xiriira oo dhan.
-DHAMMAAD-
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

SOMALIA: Puntland state officials and donors open talks in Addis Ababa

$
0
0

RBC— North eastern autonomous in Somalia, Puntland, officials including mayors and state ministers have today met with international donors In Addis Ababa, Ethiopian Capital, RBC Reports. In twelve day conference which commenced today, district and state ...
Weblinks: 

Viewing all 54547 articles
Browse latest View live