Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

nafaqadaridu sideebaa ugu fiican oo wax looga...

$
0
0

Soomaaliya waxaa ka jira tilmaamayaasha caafimaadka ee ugu xun dunida oo dhan. Sida ay sheegayaan qiyaasihii ugu dambeeyey, dadka Soomaaliyeed keliya 20% ayaa heli kara daryeelka caafimaadka aasaasiga ah. Mid ka mid ah shantii carruur ahba waxaa uu dhintaa ka hor inta aanu shan sano jirsan mid ka mid ah afartii carruur ahba waxaa haysa nafaqo-xumo. Nisbada hooyooyinka umul-raaca ayaa Soomaaliya ay ka mid tahay kuwa ugu sarreeya dunida oo dhan (1,000 ayaa dhimata 100,000 ee nolol ku dhalaba). Nisbooyinka tallaalka ayaa ah kuwo aad u hooseeya (sanadkii 2008dii tallaalka DPT3 waxaa uu gaarey keliya 31%). Qaaxo iyo duumo (malaariya) ayaa ku baahsan degaamo dhowr ah oo dalka ka mid ah. Caabuqa HIV, in kasta oo uu ka hooseeyo 1%, ayaa waxaa uu yahay cudur welwel laga qabo. Kaabayaasha caafimaadka, meelaha ay weli ka jiraan, waxaa ay hawlgalaan iyaga oo aan haysan daawooyinkii, qalabkii iyo shaqaalihii tababarnaa ee lagamamaarmaanka u ahaa.
Dadaalka caafimaadka iyo nafaqada
Waaxda caafimaadku muhiim ayaa ay u ahayd CISP tan iyo markii ay hawlaheeda bilowdey bilowgii Siddeetameeyadii. Nafaqada, caafimaadka taranka, tallaalka, cudurrada faafa iyo kaabayaasha caafimaadka ayaa ah meelaha ugu muhiimsan ee ay CISP ka taageerto waaxdan, marka lagu daro waxbarashada caafimaadka iyo karti-dhiska shaqaalaha caafimaadka iyo bulshooyinka.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Godinlabe, Maxaa Ka Socda:

$
0
0

Ciidamo badan oo ka tirsan Maamulka Galmudug, ayaa la geeyay deegaanka Godinlabe oo ka tirsan Gobolka Galgaduud, kuna yaallo inta u dhaxeysa Magaalooyinka Dhuusamareeb iyo Cadaado ee Gobolkaasi.
Arintaan waxa ay ka dambeysay iyadoo dagaal u dhaxeeya ciidamada Galmudug iyo Maamulka Ahlu Sunna ee Gobolada Dhexe uu ka dhacay Magaalada Caabudwaaq, welina dagaalka uu ka taagan yahay Magaaladaasi.
Taliyaha ciidamada Booliska deegaanka Godinlabe Maxamed Ciise Nuur, ayaa sheegay ciidamadaan la geeyay Godinlabe in looga gol leeyahay xaqiijinta ammaanka Magaalada, wuxuuna sheegay xalay inay bandoow ku soo rogeen deegaankaasi.
Taliyaha Booliska Deegaanka Godinlabe, ayaa sheegay bandoowga Magaalada lagu soo rogay inuu socon doono muddo 15 cisho ah, xilliga habeenkii ayuu bandoowga si rasmi ah u dhaqangelayaa, waxaana ujeedka uu yahay sidii ammaanka loo xaqiijin lahaa.
Ciidamada la geeyay Magaalada ayaa Koontaroolo ka sameystay duleedyada Magaalada si ay halkaasi amniga uga xaqiijiyaan.
Dhinaca kale warar soo baxaya ayaa sheegaya Maamulka Ahlu Sunna ee Gobolada Dhexe inay ciidamo geeyen deegaanka Maraarguur oo ka tirsan Gobolkaasi una dhaxeeya Cadaado iyo Magaalada Dhuusamareeb.
Xiisada u dhaxeysa Maamulada Ahlu Sunna ee Gobolada Dhexe iyo Maamulka Galmudug ee fadhigiisa uu yahay Magaalada Cadaado, ayaa sii kordhaysa xilli saaka dagaal uu ka qarxay Magaalada Caabudwaaq.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Xeer Ilaaliyaha Guud “Hay’adaha dowladda sanquud...

$
0
0

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa hay'adaha dowladda uga digay in ay iska sameystaan warqado canshuurta lagu qaado oo aan loo marin hab sharci ah, isagoo xusay in ciddii lagu hela laga qaadi doono talaabo sharciga waafaqsan.
"Waxbadan waxaan aragnaa in la iska garab maro tariifada dadka laga qaadayo, taas waxaa gooya Wasiirka Wasaaradaasi oo u gudbinaya golaha Wasiirada oo iyagu meel marinaya, marka Wasiir ama mas'uul kaligiis ma sameyn karo tariifo, sharcina ma nonoqneysa, waxaan ognahay in meelo badan lagu qaado lacago aan sharci ahayn, hadaba hadii ay dhacdo tariifo aan sharciga waafaqsaneyn laga qaadi doono ciddi lagu hela" ayuu yiri Xeer ilaaliyaha.
Xeer Ilaaliyaha Qaranka ayaa hoosta ka xariiqay in hay'adaha dowladda looga baahanyahay inay akoono ka furtaan bankiga dhexe oo ah halka laga ogaan karo in daqligaasi uu yahay mid gacanta dowladda ku jirta.
"Cid lama ogolaan doono in uu jeebka ku rito lacaga canshuurta ee dadka laga qaadayo, lacagaasi dadka wax lagaga qaaday, waa in dadku loogu adeegaa oo aan lagu dhibin lacagaha uu ku rabay in shati uu goosto, mana ogolaaneyno in qofkasta oo Wasaaradda u shaqeeya in muwaadinka lagu dhibaateeyo, waxa ay xaq u leeyihiin oo ah inay helaan adeegyada aas aasiga u ah bulshada, qofka sharci soo maranaya aan lagu xujeynin in lacago laaluush laga qaato"
Dowladda waxa ay ugu talagashay howlwadeenada hay'adaha dowladda in bulshada ay u adeegaan ee ma ahan in dhibaato loo geysto oo laga qaato lacago laaluush ah, ciddii arrintaasi lagu helana waxa ay dhaawaceysa sharafkiisa, ciqaabna wuu ku muteysan karaa.
"Hay'adaha dowladda akoono kama furan karaan bankiyada sida gaarka ah loo leeyahay sida Dahabshiil iyo meelo kale, waa in la xoojiyaa bankiga dhexe, ciddii lagu hela in shirkad gaar ah ay akoono ka furato laga qaadi doono talaabo sharci ah, ciddii lagu hela waa fal dambiyadeed"
Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa milkiilayaasha Bajaajleyda ka howlgasha magalada Muqdisho ugu baaqay in ay u hogaansamaan sharciga iyo nidaamka, si looga fogaado inay si sharci darro ah ku shaqeystaan.
Dr Axmed Cali Daahir Xeer Illaaliyaha guud ee Qaranka oo ka hadlayay cabasho ay qabaan wadayaasha bajaajka ayaa sheegay in marka hore looga baahanyahay inay ilaaliyaan sharciga oo ay ka digtoonaadaan inay si sharci darro ah ku shaqeystaan.
"Horta arrinta Wasaaradda gadiidka ayay u taalaa, waana hubaa in ay u sameysay sharciyo lagu hago, haddiise ay jirto cabasho ku aadan in lagu kordhiyay waxyaabo aan waajib ku lahayn, xaq ayay u leeyihiin, laakiin haddii aysan dacwoon oo aysan dhibkooda sheegan, dhibka wuu ku soconaya, iyagu ha bixiyeen oo kaliya waxa xaqa loogu leeyahay, oo ay iska ilaaliyaan inay si sharci darro ah ku shaqeystaan, waayo maalintii toban cusub ayaa magaalada soo galeysa, iyaga oo aan wadin sharciyadii ay ku shaqeyn lahaayeen".ayuu yiri Xeer ilaaliyaha.
Dr Axmed Cali Daahir ayaa xusay in bulshada looga fadhiyo inay bixiyaan canshuurta xaqa loogu leeyahay, isla markaana ay ogaadaan in bixinta canshuurta ay qeyb ka qaadan karto horumarka dalka.Halkan ka dhageyso
,features: ['playpause','current','progress','duration','volume','tracks','fullscreen']
,audioWidth:400,audioHeight:30
});
});

Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Somalia welcomes the commencement of U.S. diplomatic...

$
0
0

The government of the Federal Republic of Somalia has welcomed with great enthusiasm the announcement of the commencement of operations of the United States Mission to Somalia.
The Somalia president, Hassan Sheikh Mohamud and his PM communicated to U.S. Secretary of State John F. Kerry during the Secretary's historic May 5 visit, Somalia stands ready to further strengthen the important U.S.-Somalia bilateral relationship.
Mr. Mohamud and his premier thanked to the U.S. government for its continuous support to Somalia and look forward to continued friendship, collaboration, and deep partnership between the two countries.
"We appreciate and value U.S. efforts to promote good governance, accelerate the development of our security forces, and help us lay the foundations necessary for sustainable and enduring prosperity", said Somalia leaders.
The President Mohamud and PM Sharmarke said: "We extend our warm welcome to the U.S. Mission to Somalia Charge d'Affaires and look forward to receiving the next U.S. Ambassador to Somalia once appointed by U.S. President Barack Obama and confirmed by the U.S. Senate".
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

DF oo walaac ka muujisay Qaxootiga Yemen ee imaanaya...

$
0
0

London ( Sh.M.Network)-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Xukuumadda Soomaaliya Cabdisalaan Hadliye Cumar oo u warramayay Warbaahinta ayaa walaac ka muujiyay Qaxootiga kaga imaanaya Soomaaliya waddanka Yemen.
Mr Hadliye ayaa tibaaxay in ay ka cabsi qabaan in dagaalamayaasha Ururka Al Qaacida ee Yemen ay ku soo dhex dhuuman karaan dadkaasi ,isagoo ku baaqay in feejignaan laga muujiyo arrintaasi.
" waa walaalaheen dadka Yemen laakiin dadaalku waa lama huraan" ayuu yiri Wasiirka Arrimaha Dibadda Xukuumadda Soomaaliya Cabdisalaan Hadliye Cumar.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Rag fulin rabay weerar ka xooggan kii Westgate oo...

$
0
0

Nairobi (Caasimada Online) - Ciidamada booliska Kenya ayaa xabsiga dhigay seddex ruux Talaadadii shalay kadib markii lagu qabtay waxyaabaha qaraxa oo ay la galeen dhisme ganacsi aad u weyn oo ku yaala dalka Kenya, sida booliska ay warbaahinta u sheegeen.
Waxyaabaha qarax oo ahaa bam guri lagu farsameeyay ayaa markii dambe waxaa gacanta ku dhigay ciidamada booliska Kenya, waxayna ka hortageen iney ku qarxaan dhismaha ganacsiga oo la damacsanaa in lagu weeraro.
Robinson Mboloi, oo ah sarkaal ciidamada booliska kamid ah ayaa sheegay in seddexda ruux ee la qabtay la dhigay xabsi ay ku sameyn doonaan baaritaano dheeri ah.
"Waxaan xabsiga dhignay seddex rag ah oo aan ku qabanay waxyaabaha qaraxa oo la casriyeeyay, waxayna ku xiran yihiin xabsi ku yaala meel aan ka fogeyn halka weerarka lala damacsanaa"ayuu yiri Robinson Mboloi.
Sarkaalka ayaa intaasi ku daray in waxyaabaha qarxa lala damacsanaa in lagu waxyeeleeyo dadka ka adeeganaya dhismaha ganacsiga oo kasiiweyn dhismaha Westgate Mall oo sanadkii 2013 Alshabaab ay weerareen.
Dhismahan ayaa la furay horaantii sanadkan, waxaana lagu sheegay inuu yahay dhismaha ganacsi ee ugu weyn qaarada Africa.
Dhamaan seddexda ruux ee lagu xiray Kenya ayaa waxaa lagu sheegay iney yihiin muwaadiniin Kenyan ah waxaana ka hor tagay ciidamada amaanka ee ku sugan Mall-ka ama goobta ganacsiga ee weerarka lala damacsanaa.
Saraakiisha ciidamada booliska u hadashay ayaa sheegay in dadkaasi ay kaga baqayaan iney xiriir la leeyihiin Alshabaab ayna ku sameyn doonaan baaritaano dheeri ah.Caasimada OnlineXafiiska KenyaCaasimada@live.com
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Saldhigga Caabudwaaq oo lala wareegay iyo Ciidamada...

$
0
0

Caabudwaaq (Caasimada Online) - Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa dagaal saaka ka bilowday degmada Caabudwaaq oo u dhaxeeyay ciidamada maamulka Ahlu sunna ee gobolada dhexe iyo kuwa maamulka Galmudug.
Dagaalka oo sababay dhimasho iyo dhaawac ayaa waxaa ciidamada maamulka Galmudug ee taabacsan wasiirka ganacsiga C/ladhiif Cabdulaahi Warsame , waxaa ugu suuro gashay iney qabsadaan goobihii lagu dagaalamayay.
Wararkii ugu dambeeyay ayaa sheegaya in ciidamada Ahlu sunna laga saaray magaalada oo uu ka dhacay dagaal xoogan, waxaana wararka sheegayaan in ciidamada Galmudug ku sugan yihiin magaalada.
Lama hayo faahfaahin dheeri ah, waxaana adag inaad hesho isgaarsiinta magaalada Caabudwaaq oo wali dagaalka uu ka socdo.
Goobjoogayaal ayaa inoo xaqiijiyay in ciidamada Ahlu sunna laga qabsaday saldhiga degmada Caabudwaaq oo markii horaba ay ka dagaalamayeen.
Sidoo kale waxaa dadka deegaanka ay sheegayaan in ciidamada Ahlu sunna la gaarsiiyay duleedka magaalada gaar ahaan meel qiyaas ahaan u jirta 3 km.La soco waxii kusoo kordhaa Insha allah.Caasimada OnlineXafiiska GalgaduudCaasimada@live.com
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

madhalays Haweyn hadaad tahay Rajo Cusub ayaan kuu...

$
0
0

Lamaanayaasha is calfada ayaa qaar waxaa ay helaan caruur badan, kuwana waxa la soo darsa dhibaato ah in ayna helin wax caruur ah. Barigii hore waxaa lagula dadaali jiray ilmo la'aanta habab kala duwan.Waxa jira ilaa hada dad aaminsan hadii ay ku fadhiistaan dhagaxaan la yiraa way barakaysan yihiin in ay dhalayaan caruur. Waxa jira habab kale oo khuraafaad ah oo lacag looga qaato lamaanayaasha dhibaatadu haysato ee aan caruur helin.Laakin xaga cilmiga maadiga ah ayaa arintan waxaa lagaga gaadhay horumar. Taasna waxa tusaale u ah, ninka la yiraahdo Robert Edwards ee sanadkan la siiyay Abaalmarinta la yiraahdo Nobel Price-ka, una dhashay wadanka UK, oo ku guulaystay in bacriminta ka dhexdhacda ninka iyo haweenaydiisa oo ukunta iyo xawada ku sameeyay meel aan ahayn ilmogaleenka.Hadaba dhawaan ayaa waxaa cilmi baadhis la sameeyay lagu guulaystay in dib loo hagaajiyo ilmo galeen shaqadiisii gabay. Haweenka raba in ay dhalaan ilmo ayaa had iyo jeer ka war wara in ay caruur dhalaan inta ayna dhalmadu ka joogsan.Laakiin hada ayaa natiijada cilmi baadhitaankan la sameeyay ee lagu hagaajinayo ilmo galeenka howshiisii gabay ee aan soo saari karin ukun ayaa rajo ku dhaliyay haweenka. Arintan lagu guulaystay ayaa waxa dhawaan soo tabisay jariidada la yiraahdo Daily Mail.Koox aqoonyahano ah oo joogta Qaahira ayaa waxaa ay heleen hab ay dib ugu hagaajinayaan qaybta ilmo galeenka ee ugxansidaha si uu u soo saaro ugxan cusub. Tanina waxaa ay farxad wayn u noqotay dumarka aan wali dhalin laakiin gaaray xiliga ay dhalmadu ka yaraato haweenka.Boqolkiiba hal ayaa dumarka da'doodu tahay 30 jir hore u gala xiliga ay dumarku ka yaraato dhalmada. Dhibaatadan ku dhacda dumarkan da'ada yar ayaa wali wax dawo ah loo helin, laakiin hada ay khubaradu heshay wadadii lagu xalin lahaa.Khuburada baadhitaan samaynaysay ayaa waxa ay ka soo qaateen dooli unugyada aasaanka oo khaas ah xinjirta ka samaysanta marka ay bacrimintu dhacdo. Kadibna waxa ay ku abuureen dooli dhedig ah. da' yar oo ma dhalays ah.Khuburada ayaa waxaa ay arkeen dooligii dhediga ahaa oo laba asbuuc ka dib ugxansidayaashii ilmo galeenkiisu dib u shaqeeyeen, laba bilood ka dibna uu kor u kacay soo saarka dheecaanka jirku sida dooliga kale ee dhediga ah.- Hada waxaa aan soo bandhignay in aan daweynay ugxansidayaashii ilmo galeenka dooliga, laakiin inkasta oo aan gaarnay natiijadan heerka sare ah ayaa waxa ay qaadanaysaa waqti inta aan ku tijaabinayno haweenka.
lasoco qeyb kale
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Xishoodka Iyo Jaceylka Maxaa Kala Hysta (Warbixin...

$
0
0

Hordhac:
Waa kee jacaylka dhabtii, yaa sheegi kara macnaha jacayl,maku halelay caashaqu mase aragtay ciduu heeryada dulsaartoo intuu halista kadegay ku hab yidhi dushiisoo la heedadaabayoo badan Hadaba hadaad hore in badan u maqashay qays iyo layla, ceebla iyo cantar, cilmi iyo hodan kuwaas oo dhamaan tood ahaa qarniyo hore tolow miyaan dabadood lays jeclaan"?Qaybta KoowaadQisada buugan cusub ee lamagac baxady (Xishooodka hablaha iyo xanuunka jacaylka) waxay lamaanaysay laba qof oo aad nolosha ugu kala fogaaday.
Qisadan waxay lamid tahay ama ay meelo badan uga eg tahay kuwa dhaca maalin walba balse aan da,yartu in badan u dhugyeelan.
Waxaa iswaydiinleh marka hore waa maxay sababta marar badan keenta in qof lahayste u ahaado midkale oon abtirsiimo kadhaxayn ,kana awood waynayn imisaad aragteen wiil ama gabadh waqtigu kahiiliyey oo hoos jooga mid uu nasiibku la jiro iyadooy sidaa tahay wa meerto duniduyoo waxaa layidhi (aduunyooy waalaley aduunyooy waayo badan maxaad waagii baryaba wacdaro gaara leedahood uwanaagsan tay wiil midkalena waabay suniyo uwalaaqausaa dhunkaal) .
Hadaba jaceylka ayaa sidiisaba lagu tilmaamaa ilma aragtay u gudba unugyada dhiiga iyo xubnaha kale ee jidhka wuxuu u fidaa sida ay u fidaan laamaha geedaha cagaaran marka ay helaan biyo iyo qorax ku filan. Wuxu ka abqaalmaa ilmada ka timaada mataanka marka hore uu haleelo hadiiba aanu labadoodaba asiibin, geedkan jaceyl ayaa noqda mid qaaadha oo laamihiisa dib ula noqda haddii ay lamaanuhu isu hayn waayaan niyad saafiya ama ay wada hanan kari waayaan halganka adag ee nolosha.
Cida keliya ee ka badbaada khasaaraha iyo dhibaatada murugada badan waa kuwa garta qiimaha jaceylka iyo sida loo xanaaneeyo, waxa lamaanahaas lagu tilmaamaa in ay ka gudbeen ama utalaabeen geesta kale nolasha,kuwaas oo ah kuwa kaliya ee bulshada dhexdeeda ugu karaamada badan hadaba qiimayn iyo darasad lugu sameeyey tirada ku guulaysata ama ka adkata waayaha adag ee soo waajaha ayaa noqotay mid aad uga yar tirada lamaanaha aan usoo gudbin wareega labaad ee nolashooda kuwaas oo loogu yeedho ama noqda qaar aad dushooda ka garato sida ba an ee ay uga siibteen salaanka nolasha sidaas oo ay tahay qoladan lafti goodu waxay uqaybsamaan laba oo kala ah shaqsigii keenay kala hadhka iyodhalan dhoolka ay hadeer kusugan yihiin iyo mid lagaba yaabo inuu helo waxa inta badan bulshadu utaqaano nabsibaxa oo isagu inyar kamuuqaal roon ka jabiyay wacadkii dhex yiil Oo inta badan isagu isku maaweeliya heesaha jacaylka ah ee kahadla nabsiga sida(gacaladaydaay hadaad igoso gami mayo wiilkale hadaad garabkasaartee balgudoon geeridayda gabadhyahay)
hadaba sida uu qabo caalim sare oo ka faalooda jaceylka wuxuna yidhi:
"Mar waxa uu jaceylku ku bilaabmaa aragtida mar qudha sidii uu abwaankuba ulahaa (balan maaha jacaylku bandhig laysugu baaqee waa ishaa biligtaada wax bogaaga ku beerma)
lasoco qeybo kale
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

waxkabaro caalamka iyo maalin waliba maanta waa...

$
0
0

Falastiin,'(Carabi: flsTyn, Af-Hebrow ama yahuudiga: rts yshrl ) waa wadan ku yaalo bariga dhexe ee QaaradaAasiya. Falastiin, waxa ay Xuduud la leedahay wadamada Masar, Urdun, suuriya, Lubnaan iyo Israaiil. Markii hore dhulka waxaa degenaan jiray carab falastiin ah iyo yahuud aad u yareed, waxaana lagu qiyaasaa in ee falastiinta ee gaarayaan in ka badan 8 miliyan oo qof, (dad tiriskii 1997), qaxootiga falastiinta waxee kala degenyihiin wadamada Urdun 3miliyan , Lubnaan400,000 iyo wadamada kale ee carabta in kabadan 800,000 oo falastiin ah, Qaar neh waxee kala degenyihiin wadamada aduunka, Yurub, Ameerika, iyo Aasiya, Falastiinta badankooda ama 1kiiba 3 waxee ku jiraan Kaamamka qaxootiga.
Taariikhda Falastiin waxa ay inbadan kuxusantahay qoraalada diiniga ha ee yuhuudiga masiixiga iyo islaamka.falastiin waa dhulka nabiyda iyo rususha,waana qibladii islaamka ee ugu horaysay.Falastiin waxa ilaa hada kadhisan dhismayaal taariikh aad iyo aad udheer leh oo cadaynaya taariikhda soojireenka ah ee israaiil ay leedahay.falastiin waxa ayleedahay taariikh soo jiitamaysay xiliyo aad iyo aad u fog waa dhulkii ay kunoolaayeen shacabkii looyaqaanay Kanaan magaca falastiin cidiibixisay waxa ay ahaayeen giriigii hore markaas oo ay magaca falastiin u bixiyiin dhulka xeebaha ah ee wadnka falastiin.xiliyada qaar magaca falastiin waxa loogu yeedhi jiray dhulka falastiin iyo wadanka Urdun oo wadan socda.
Kaalinta Diimeed
Falastiin ahmiyad wayn ayay u leedahay sadexda diimood ee samawiga ah amaba diimaha samada kasoo dagay .Yuhuudiga Kiristanka iyo Islaamka.taariikha Falastiin soomaray,waxaa kamid ahaa qaar dagaalada iyo muranada kataagnaa ay ahaayeen murano iyo dagaalo diimeed.Sida Weeraradii Siliibiyiinta sidoo kale marmarka qaarkood dagaalka ka dhexeeya carabta iyo israaiil waxa uu noqdaa dagaal diimeed.
Islaamka
Islaamka kaalin wayn ayay falastiin kuleedahay,waa dhulkii barakaysnaa ee ilaahay Qur'aankiisa ku sheegay,ilaahay suurada Isra waxa uu kusheegay "inMisaajidka Al-Aqsa iyo hareerihiisuba ay barakaysanyihiin". Ilaahay markalale kitaabkiisa kariimka ayuu ku sheegay "Dhulka Falastiin marka uu yidhi kor ahaaye
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Hadii Aad Ku Daashay Inaad Lamaanahaada Farxad...

$
0
0

Haween Badan ayaa ka sheeganaya oo waqti badan raadiya talaabooyin keenaya in farxad ay ku dareensiiyaan raggooda .
Hadaba qubarada arimaha qoyska ee Kobciye.ComA ayaa ku siineysa talo muhiim ah oo ay haboon tahay in aad qaadato.
* Isku Kalsoonaan : Ninka aad ayuu u jecel yahay haweeneyda isku kalsoon , haka laba labeyn in aad u muujiso ray`igaada .
* Haweeneyda Geesida Ah : muujinta mowqif adag gaar ahaan arimaha adag ee u baahan geesinimo iyo awood ka hor tagis .
* U Soo Qoridda Fariimo Romantic Ah : u soo diridda fariimo jaceyl oo gaaban waxa ay muujineysaa heerka uu gaarsiisan yahay jaceylka aad u qabto tanina waxa ay u muujineysaa in aad u dhaw dahay xittaa haddii aad ka fog tahay .
* Mararka qaar in aad muujiso ad adeegnimo oo mar waliba xabiibkaada haka saamixin qaladaadkiisa haddii kale waa uu sahalsanayaa in badan .
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Mareykanka iyo NATO oo ka Walaacsan Russia

$
0
0

Mareykanka iyo NATO, ayaa walaac ka muujiyay wararka sheegaya joogitaanka meleteriga Ruushka ee waddanka Syria.

Daacish oo Afduubatay Ajaaniib Hor Leh

$
0
0

Daacish ayaa wargeyskooda online-ka ah waxay ku daabaceen sawirrada laba nin oo ay afduubteen, waxayna dalbadeen madax furasho aan cayimneyn.

50 Xildhibaan oo ka Laabtay Mooshinka

$
0
0

Xildhibaannada oo gaarayey ku dhowaad 50, ayaa sheegay inay aqbaleen soo jeedintii guddoomiye Jawaari ee ahayd in wada-hadal lagu xalliyo arrinta mooshinka.

Qulqulka muhaajiriinta oo wali socda

$
0
0

Warbaahinta dalka Serbia ayaa sheegaysa in shan kun oo muhaajir ay gaadheen xadka Hungary afar iyo labatankii sacadood ee u danbeeyay .

Iran: Ciqaabtaadu waa wax akhris

$
0
0

Dalka Iran garsoormaxakamadaha gobolka waqooyi bari ee dalkaasi ka hawlgala ayaa soo rogay inuu xukuno cusub ku rogo danbiilaysaha halkii xabsiga loo diri laha.

Howl gallo dad lagu soo qab qabtay oo laga sameeyay...

$
0
0

Caabudwaaq ( Sh.M.Network)-Magaalada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud oo labadii maalin ee la soo dhaafay ay ka socdeen dagaallo u dhexeeya Ciidamo kala taabacsan Maamullada Galmudug iyo Gobollada dehxe ayaa maanta degan iyadoo Ciidamada Galmudug ee la wareegay halkaas maanta howl gallo ay ka sameeyeen Xaafadaha Magaaladaasi.
Howl gallada oo Ciidamadu ay guri guri ugu baarayaan Guryaha ku yaalla Magaalada Caabudwaaq ayaa lagu soo qab qabtay tiro dad ah oo lala xiriirinayo in ay ka md yihiin taageerayaasha Ciidamada Maamulka Gobollada dhexe ee Magaalada laga fara maroojistay.
Gudaha Magaalada Caabudwaaq ayaa lagu arkayaan Ciidamo fara badan, Gaadiid dagaal iyo Masuuliyiin ay ka mid yihiin wasiiro ka tirsan Maamulka Galmudug, iyadoona qeybo ka mid ah Magaalada maanta ay ka dhaceen kulamo Odayaasha degmadaasi iyo masuuliyiinta Galmudug ku dhexmray halkaas i.
Ciidamadii Maamulka Gobollada dhexe ee laga saaray Magaalada Caabudwaaq ayaa dib ugu gurtay Magaalada Dhuusamareeb ee Gobolka Galgaduud , halkaas oo iyana wararka aan ka heleyno ay ku soo warramayaan in abaabul iyo dhaq dhaqaaqyo xoog leh ay ka socdaan.
Dadka ku dhaqan deegaanada Gobollada dhexe ee hardanka labadani maamul uu saameynayo ayaa ka cabsi qabo dagaallo khasaarooyin lixaad leh geysta in halkaas ay ka dhacaan marka loo eego xiisadhaa ka oogan deegaanadaasi.
Xiisaduhu waxa ay imaanayaan xilli dhawaan Maamulka Galmudug ay sheegeen in ay la heshiiyeen Ururka Ahlusunna Waljamaaca islamarkaana uu Madaxweynaha Maamulkaas uu ku dhawaaqay golihiisa Wasiirada walow maamulka Gobollada dhexe oo ay aasaaseen qaar ka tirsan Masuuliyiintii Ahlusunna Waljamaaca ay ku adkeysteen in cidda kaliya ay wax wada hadal ah la galayaan ay tahay dowladda Federaalka aysana aqoonsaneen Maamulka Galmudug.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Arday Cilmi baaris ku sameeyay qaabka guddiyada...

$
0
0

Muqdisho ( Sh.M.Network)-Labadaan Arday oo lagu kala Magacaabo Xabiibo Cali Warsame iyo Bishaaro Sheekh Cali Xasan islamarkaana horay uga qalin Jabisay Jaamacadda Indian Ocean ayaa maanta soo bandhigay Buug ay ka diyaariyeen Cilmi baaris ay ku sameeyeen qaabka Guddiyada Baarlamaanka ula xisaabtamaan Hay'adaha Dowladda Federaalka.
Munaasabadda ay Ardaydani ku soo bandhigayeen Buugooda Cilmi baarista ah oo lagu qabtay Xarunta Jaamacadda Indian Ocean ayaa waxaa ka soo qeyb galay Arday , Macallimiin iyo Maamulka Jaamacaddaasi Idian Ocean iyadoona su'aalo halkaas looga weydiiyay buugooda iyo Macluumaadka ku jira.
Ugu horeyn Xabiibo Ali Warsame ayaa ka warbixisay qaabka ay ugu sameeyeen Cilmi Baarista hanaanka guddiyada Baarlamaanka ula xisaabtamaan Hay'adaha Dowladda Federaalka iyadoo sheegtay in dadaal xoogan ay geliyeen ayna soo uruuriyeen macluumaad badan oo quseeya mowduucaasi.
Dhinaca kale Madaxa Jaamacadda Indian Ocean Samawade Max'ed Cali Daahir oo isna ka hadlay bandhiga Cilmi baaristaan ee ay sameeyeen labadaasi arday ee wax ka bartay Jaamacadda Indian Ocean ayaa ku tilmaamay tallaabo wax ku ool isagoo ku sii booriyay ardaydaas in meeshaas ay ka sii wadaan dadaalkooda.
Jaamacadda Indian Ocean ayaa ka mid ah Jaamacadaha ugu tayada badan dhanka waxbarashada ee dalka Soomaaliya iyadoo soo saartay arday fara badan oo tayo aqooneed huwan.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Wasiirro ka tirsan dowladda Sweden oo booqatay...

$
0
0

Stockholm ( Sh.M.Network)Wasiirada iskaashiga caalamiga ah iyo horumarinta ee dalka Sweden isabela lovin ayaa booqtay xerada qaxootiga dhadhaab ee dalka Kenya halkaasoo ay ku noolyihiin qaxooti fara badan oo Somalia.
Wasiirada ayaa xerada dhadhaab kula kulantay hay,ado ay ka mid ahaayeen UNHCR,UNICEF,WFP iyo hogaamiyayaasha xeradasi iyadoo kala hadashada qaab ay qaxootiga somalida dib ugu laaban karaan dalkooda.
Hay,ada sida ee dalka Sweden iyo hay,ada qaxootiga Norway ee NRC oo iskaashanaya ayaa sanadkii 2010 xerada dhadhaab ka sameeyay mashaariic xirfado waxbarash loogu abuurayo ilaa iyo 4000 oo dhalanyaro somalian ah.
Isabela lovin wasiirada iskaashiga caalamiga ah iyo horumarinta ee dalka Sweden ayaa intii ay dhadhaab waxaa soo kormeertay xaalada nololeed qaxootiga somalida ah ee ku dhaqan xeradaasi waxaana ay sheegay in dowlada Sweden ay diyaar utahay taageero ay siiso qaxootiga somalida ah ee degan xeradaasi iyadoo sheegtay in qorshaha dib ucelinta qaxootiga dhadhaab ay dowladeeda si weyn ugu shaqeyn doonto.
Dowladaha Somalia,Kenya iyo laanta qaxootiga qaramada midoobay ee UNHCR ayaa ku heshiiyey qorshe qaxootiga somalida ah ee dhadhaab dib loogu celin lahaa dalkooda kadib markii dowladda Kenya ay ku dhawaaqday in dadkaasi dalkooda dib loogu celiyo.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Uganda oo beenisay in Al Shabaab ay nolol ku hayaan...

$
0
0

Kampala ( Sh.M.Network)-Iyadoo dhawaan xarakada al shabaab ayaa sheegeen in ay hayaan askar ka tirsan kuwa nabad ilaalinta midowga afrika oo sida ay sheegeen ay ku qabteen weerarkii ay ku qaadeen fariisan ay ciidankaasi ku lahaayeen deegaanka Janaale ee gobalka Shabeelada hoose ayaa waxaa dowlada Uganda ay sheegtay in aysan jirin askar ka tirsan ciidamadeeda oo ay hayaan al shabaab.
Sarkaal ka tirsan Al Shabaab ayaa sheegay in dhawaan ay soo dayn doonaan magacyada askarta ay hayaan iyo waliba darajadooda isagoo xusay in xaalada caafimaad ee askartaasi ay xilligan wanaagsantahay.
Dowlada Uganda ayaa hore u sheegtay in weerarkiii Janaale looga dilay 12 askari oo kaliya,afhayeenka ciidamada malateriga ee dalka Uganda col paddy ankunda ayaa sheegay in ay been abuurtahay wararka Al Shabaab ay ku sheeganayaan in nolol ku hayaan askari ka tirsan amisom oo u dhashay dalka Uganda,balse saraakiil malateri oo ka tirsan dalalka reer galbeedka ayaa hore u sheegay in weerarkii Janaale lagu dilay 50 askari oo ka tirsan kuwa dalka Uganda ee qaybta ka ah howlgalka midowga afrika ee Somalia halka 50 askari oo kalena aan la ogeyn halka ay ku sugan yihiin.