Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Qiso Gaaban Oo Cajiib Ah Maxaa Dhex Maray Odaygii...

$
0
0

Odey Waayeel ah ayaa wuxuu la Noolaa Wiilkiisa iyo Gabar uu Sodog u yahay iyo Cunug yar oo 4 jir ah uu Wiilkiisa dhalay, Odeyga wuxuu ahaa Nin DaaEU(tm)diisa ay aad u Weyneed, oo aan Awoodin Socodka, Marka uu Cuntada Cunaayana ama uu Cabaayo Biyaha, inta badan waxey uga Daadan jireen Miiska Cuntada lagu cuno, awooda Gacmahiisa oo aad u Liita dartood, Sidaa darteed Wiilkiisa iyo Gabarta uu Sodoga u ahaa oo Miiska kula Cunteen jireen aad ayey u Dhibsadeen Duqa.
Wiilkiisa ayaa yiri:- Waa inaa Xal keenaa oo Arintaan ka joojiinaa.
Wiilkiisa iyo Gabadhuu Sodoga u ahaa waxey u Diyaariyeen Miis yar oo Gooni loogu bixiyo Cuntadiisa, si uusan u Dhibin mar danbe, Xili intooda kalena ay ku Raaxeesanaayaan Miiskii weynaa ee Raashinka. sidoo kale markaana waxey u Hagaajiyeen Baaquli Dhoob ah, si uusan mar kale uA jebinin Alaabta. Markaad Fiiriso Odeyga Wejigiisa, waxaa ka Muuqaday Murugao Xad dhaaf ah, wuxuuna Dareemaayey in Gooni loo Takoorey. Cunugii yaraa uu Awoowga u ahaa Xaalada oo dhan Indhaha ayuu kala socday, wax walbana wuu Dareemaayey.
Habeen kii Dambe iyadoo Cashada loo Fadhiyo ayaa Wiilkii yaraa aad u Mashquulay isagoo Miiska Hoostiisa Alaab ku Ciyaaraaya, Aabihiis ayaa si Deggen u weydiiyey oo yiri:- Aabo maxaa kugu Dhacey oo ku Mashquulsan tahey?. Wiilkii yaraa ayaa ku jawaabey:- Aabo waxaan idiin Sameynayaa Adiga iyo Hooyadeey Miis yar iyo Baaquli Dhoob ah, si aad Cuntada ugu Cuntaan markii aad Duqowdaan, sida aad Awoowe aad yeesheen oo kale, oo aadan Aniga ii Dhibina.
(Ogow Waalidkaaga waxaad ku Sameyso, Ubadaaga ayaa kugu Sameen doona).
Wabillaahi Towfiiq.
(ILAAHOOW KUWA WAALIDKA XAFIDA NAGA YEEL).
W.Q:- Macoow Ustaad.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk


Shir looga hadlayo dib ucelinta qaxootiga Somalida...

$
0
0

Brussels ( Sh.M>Network)-Shirkan taariikhiga ah ee looga arsinayo dib ucelinta qaxootiga somalida ah eek u nool xerada qaxootiga dhadhaab ee dalka kenya ayaa waxaa ka qayb galaya ra,iisul wasaaraha Somalia,wasiirka arimaha gudaha kenya,madaxa siyaasada dibada midowga yurub iyo madaxa laanta qaxootiga qaramada midoobay ee UNHCR.
Kulanka ayaa lagu wadaa in looga hadlo taageero dhaqaale oo wadamada caalamka ay siiyaan qaxootiga somalida ah ee doonaya in si xor ah ay dalkooda dib ugu laabtaan.
In ka badan wafuud ka socota 40 dal oo dunida ah iyo ururo ka shaqeeya dhinaca gargaarka bani,aadinimo ayaa lagu wadaa in kulankaasi ay ka qayb galaan iyagoo ka doodi doona sida ugu macquulsan ee qaxootiga ku nool xerada dhadhaab ay dib ugu noqon lahaayeen dalkooda iyadoo laga eegayo sidii loo xoojin helitaanka gargaar bai,aadinimo.
Ajandaha ugu weyn ee shirka Brussels ayaa diirada lagu saari doonaa sidii qoysaskaasi ay uheli lahaayeen deegaano ammaan ah oo la dejiyo iyo waliba in waxyaabaha nolosha aas,aasiga u ah sida caafimaad,waxbarasho,biyo nadiif ah iyo guryo ay degaan.
Madaxa hay,ada qaxootiga qaramada midoobay ayaa sheegay in muhiim ay tahay la helo lacago dhan 500 oo dolar kuwaasoo wax badan ka tari doonaa nolosha qaxootiga somalida ah labada sano ee socota isagoo ugu baaqay in qaxootiga somalida ay ka qayb galaan dib udhiska dalkooda.
Hay,ada UNHCR iyo ururada la shaqeeya ayaa ku guuleystay in sanadkii hore ay Somalia ku celiyaan ilaa 5000 oo ruux oo ka mid ah qaxootiga Somalia ah ee deganaaa xerada qaxootiga ee dhadhaab.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Shirka Qaxootiga Somalia Oo Ka Furmay Brussels

$
0
0

Ciyaartooy horyaalka oo dhaawacyo gaareen

$
0
0

Assad Iyo Putin Oo Ku Kulmay Moscow

$
0
0

‘’Waa arrin ugub ah in rag qabaa’ilkooda hubeysan...

$
0
0

Muqdisho (Caasimada Online)-Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo kamid ah Mudanayaasha BF Somalia ayaa ka hor imaaday shirka galinkii danbe ee shalay kusoo idlaaday Magaalada Muqdisho ee caasimada Somalia.
Xildhibaanka ayaa sheegay in ujeedkii laga lahaa shirkaasi aysan DF Somalia iyo Beesha Caalamka ka hadalin waxa uuna sheegay in laga tagay ka hadalka Nidaamka Dowladnimada ay Somalia qaadaneyso, balse shirka uu noqday mid wakhti dhumis u muuqaal ekaa.
Waxa uu sheegay in nasiib darro uu u arko in shir waliba oo ka dhaca Magaalada Muqdisho aan looga hadal Nidaamka Dowlada Somalia ay qaadaneyso ujeedkuna yahay in dalka ay gacanta ugu sii jirto rag shalay xoog ku yimid talada oo uu sheegay in ay qabaa'ilkooda hubeysan yihiin haddana loo dhiibo Shaatiga Federaalka.
Waxa uu intaa raaciyay in sharaf dhac uu u arko in adduun weynaha uusan hirgalin nidaamka Federaaliisimka taasina ay Soomaalidu ku tahay caqabad aan laga gudbeynin abid.
Waxa uu sidoo kale tilmaamay in shirka wadatashiga ay ka maqnaayen gobollada qaar iyo Beelaha qaarna ay ka maqnaayen islamarkaana laga fiicanyahay in dadkii Shalay Somalia qoriga ku xukumayay hadda la yiraahdo talada dalka idinka go'aamiya.
Dhanka kale, waxa uu Dalxa carabka ku dhuftay in qodobadii laga hadlay aysan qeyb ka aheyn nooca federaalka la qaadanayo ama nidaamka dowlanimada Soomaaliya, taasina ay ka turjumeyso in shirka uu ahaa mid qoor qabad ah oo lagu indha sarcaadinaayay Dowladaha aan kasoo qeybgalin.
DF iyo Beesha caalamka ayuu kaga digay inay qas iyo dhibaato hor leh usii horseedan Somalia oo iminka kasii bogsaneysa dhibtii ay ka dhaxashay burburkii Dowlada Dhexe.Caasimada Online
Xafiiska MuqdishoCaasimada@live.com

Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Canada oo joojinaysa weerarka IS

$
0
0

Kenya oo sheegtay in ku raad joogaan rag ka tirsan...

$
0
0

Nairobi ( Sh.M.Network)-Xiriiriyaha gobalka waqooyig beri ee dalka kenya maxamuud saalax ayaa warsaxaafadeed ka soo baxay xafiiskiisa sheegay baad goob ay ugu jiraan soo qabashada afar ka tirsan xarakada al shaab oo lala xiriirinayo afduub dhawaan loo gaystay judy mutual oo ahayd macalimad ka howl galaysay deegaanka xagar dheer ee ka tirsan dhadhaab.
Booliiska kenyaa ayaa sheegay in ay raadinayaan afar ka tirsan al shabaab oo ay sheegeen in baxsadeen xilligi la soo badbaadinayey macalimada oo lagu haysta Somalia.
Maxamuud saalax xiriiriyaha gobalka waqooyi bari oo aan soo hadal qaadin magacyada raga ka tirsan al shabaab ayaa sheegay in aysan nasan doonin ilaa ay soo qabtaan ragaasi isagoo dhinaca kale xusay in wada shaqeyn fiican ay la leeyihiin maamulka deegaanka dhoobley ee Somalia.
Mr maxamuud ayaa sheegay in fariin udirayaan Al Shabaab si aysan u afduubin muwaadiniinta reer kenya.
Judy mutual oo ahayd macalimad u shaqeynaysay hay'ad aan dawli ahayn ayaa waxaa soo furtay ciidamada kenya iyo kuwa Somalia kadib howl gal ay sameeyeen sida ay sheegtay dowlada kenya.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk


Sheekada Muqdisho ka dhacday ayaa Cadaado, Kismaayo ...

$
0
0

Salaad Cali Jeele, ookamid ah siyaasiyiinta ku sugan magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay shirkii madasha wadatashiga qaran ee shalay kusoo dhamaaday magaalada Muqdisho.
Salaad, ayaa soo dhaweeyay kaliya hal qodob oo kamid ahaa 10 qodob ee laga soo saaray shirkii shalay soo dhamaaday, kaasi oo dhigayay in wax muddo kororsi ah la sameeyo marka la gaaro sanadka 2016.
Dhanka kale wuxuu arin aan suuro gal aheyn ku sheegay iney tahay in madasha wadatashiga lagu soo kobo kaliya masuuliyiinta sar sare ee maamul goboleedyada iyo dowlada Federaalka Soomaaliya.
Wuxuu sheegay in qaar kamid ah axsaabta siyaasadeed ee dalka aan laga qeyb galin shirka dhacaya, wuxuuna cadeeyay in waxyaabaha kasoo baxaya shirarka dhacay ay yihiin kuwo madaxweynayaasha ku kooban.
Dad kooban ayuu sheegay in lagu kulmiyay magaalada Muqdisho, sidaasi si lamid ahna dad kooban la geyn doono magaalooyinka Kismaayo, Cadaado, Baydhabo iyo Garowe laguna tilmaami doono iney matalaan shacabka Soomaaliyeed, sida uu hadalka u dhigay siyaasiga.
Dad badan oo falanqeeya arimaha siyaasada ayaa dhaliilsan hanaanka madasha wadatashiga qaranka Soomaaliya ku doonayaan in lagu soo saaro goaEU(tm)aan mideysan oo sharaxaya qaabka doorasho ee ka dhaceyso dalka Soomaaliya.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Arrag sawir cajiib ah oo laga sameeyay Siilaanyo oo...

$
0
0

Muqdisho (Caasimada Online)-Sawirkaani ayaa muujinaaya rajada Somaliweyn oo dib usoo laabaneyso tan iyo markii ay curatay sanada 2015-ka ee iminka gabaabsiga ah.
Xikmada ku dheehan Sawirkaani ayaa ah in Madaxda Maamulka Somaliland ay quus ka taagan yihiin waxa loogu yeero gooni isu taaga oo sanadihii danbe ay beesha caalamka kala kulmayeen diidmo.
Xigmada Sawirkaani ayaa ah in Hogaamiyaha Maamulka Somaliland Axmed Siilaanyo uu ku dhiiranaayo inuu banaanka soo dhigo qadiyadii Somaliweyn oo uu inbadan qarsanaayay.
Axmed Siilaanyo ayaa qaba in xaalada Somalia ay taagan tahay xili aan laga aamusikarin islamarkaana ay mudan tahay inay ka hadlaan arrinta la xiriira iibsashada Badda Somalia, halka Wasiirka Madaxtooyada Maamulkaasi Xirsi uu isna ka aaminsan yahay inay kala gurteen Somalia.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

UN declares Somalia polio outbreak over

$
0
0

NAIROBI, Oct. 22 (Xinhua) -- The UN agencies on Thursday declared the 2013-2014 polio outbreak in Somalia, which affected nearly 200 people, most of them children, over.
The announcement came 14 months after the last polio case was identified, according to a joint statement by the UN children's fund (UNICEF), World Health Organization and the partners of the Global Polio Eradication Initiative (GPEI).
An assessment team conducted a review in Somalia in October, and decided the polio outbreak was over.
Humanitarian Coordinator for Somalia, Peter de Clercq, said the achievement was a great credit to the Somalis and volunteers who "put their lives at risk to save lives of others in need".
He praised the Somali government for their actions fighting the disease.
"The Somali authorities have placed polio outbreak response as one of their national priorities and they exerted tremendous effort to ensure children are vaccinated," he said.
Polio was detected in Somalia in May 2013, for the first time in six years, after parents of a two-year-old girl in Mogadishu found she was unable to walk.
The virus, which can cause paralysis or even death, spread quickly affecting 194 people in 2013.
Number of the affected was contained to five in 2014.
Over 2.1 million children under age five were targeted in multiple immunization campaigns launched by the Somali health authorities, with the support of the UN agencies and GPEI.
Two UNICEF staff, who took part in the counter-polio campaign, were killed in a suicide blast in Garowe, Puntland in April.Source: UN
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Diraasad lagu sameeyay shaqada Duqa Muqdisho

$
0
0

Muqdisho ( Sh.M.Network)-Diraasadani oo ahayd mid si gaar ah ay Jaamacadda Indian Ocean ugu kuur gashay Waajibaadka shaqo ee duqa Magaalada Muqdisho ayaa maanta lagu soo bandhigay Munaasabad ka dhacday Xarunta Jaamacaddaas taas oo ay ka soo qeyb galeen Maamulka Jaamacadda , Ardayda , Masuuliyiin iyo Marti Sharaf kale.
Munaasabadaan lagu soo bandhigay Cilmi baaris lagu sameeyay Waajibaadka shaqo ee duqa Muqdisho oo inta badan su'aalo lagu weydiinayay Farxiyo Cabdillaahi Sheekh Xasan oo ah Ardayada soo sameysay diraasadda ayaa sheegtay in ay aad ugu faraxsantahay in ay aad ugu kuur gashay Cilmi baaristeeda kuna soo ogaatay waxyaabo badan ay isweydiinayeen Bulshada Soomaaliyeed.
Farxiyo Cabdillaahi ayaa tilmaamtay in 32 duq Magaalo oo 10 ka mid ah Ajaaniib ay ahaayeen ay soo mareen Gobolka Banaadir , waxayna sidoo kale ay qeexday in diraasadeeda ay ku ogaatay in uu wax ka qabtay duqa Muqdisho arrimaha Nadaafadda iyo Ammaanka waxayna Cilmi baaristeeda ku tala bixisay in wada tashi uu la sameeyo Culumaa'diinka iyo dhalinyarada oo caqabado la kulma.
Talo Bixinta diraasadaan ayaa sidoo kale waxaa ku jirtay in duqa Magaalada Muqdisho uu isu furo waddooyinka kala xir xiran ee Magaalada Muqdisho.
Cilmi Baaristaan lagu eegay Waajibaadka shaqo ee duqa Muqdisho oo maanta lagu soo bandhigay Jaamacadda badweynta India ayaa waxaa soo sameysay Ardayadda lagu Magacaabo Farxiyo Cabdullaahi Sheekh Xasan oo ka mid ah ardaydii ka qalin jabisay kulliyada Maamulka iyo Maareynta ee Jaamacadda Indian Ocean gaar ahaan dufcaddii 32aad ee ka qalin jabisya jaamacaddaasi.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Maamulka Gobollada Dhexe oo iska fogeeyay dilka Nin...

$
0
0

Caabudwaaq ( Sh.M.Network)- Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Gobollada Dhexe ee Ahlusunna Waljamaaca Xasan Gaboobe oo warbaahinta la hadlay ayaa iska fogeeyay in ay dileen Wadaad Mu'adin ahaa oo dhawaan lagu dilay Caabudwaaq.
" wax nalooga bartay oo naga suurtowdo maaha ee waxa dilay Al Shabaab, alle ha u naxariisto ayaan leenahay Marxuumkaas gacan ka xaq daran ayaa dishauy" ayuu yiri Xasan Gaboobe Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Gobollada dhexe.
Odayaasha dhaqanka ayaa ku eedeeyay dilka Marxuumkaas Maamulkaasi Gobollada dhex ee horay Ciidamada Galmudug ay uga saareen degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud.
Magaalada Caabudwaaq ayaa noqotay meeshii ka bilowday xiisada maamullada isku haya Gobollada Mudug iyo Galgaduud ee kala ah Galmudug oo taageero dowladda Federaalka iyo mid caalami ahba heysata iyo kan Gobollada dhexe ee ay gadaal ka riixaan Culumaa'udiinka Ahlusunna Waljamaaca.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Emailka Agaasimaha Sirdoonka Mareykanka oo la...

$
0
0

Muqdisho (Caasimada Online)-Kooxaha ku caanbaxay jabinta Emailada Sirdoonka iyo diplumaasiyiinta caalamka, ayaa jabsaday Email uu lahaa Agaasimaha Hay'ada CIA ee dalka Mareykanka.
Kooxdaasi ayaa Emailka Agaasimaha Hay'ada Sirdoonka dibada Mareykanka John Brenan kala baxay Sir iyo macluumaad farabadan oo khuseeyay howlaha Sirdoonka Arimaha Dibada Mareykanka, Caqabadaha heysata iyo waliba qaabka ugu haboon ee looga hortagi lahaa.
Agaasimaha ayaa sheegay in arrinka noocaasi ah yahay dambi iyo ku xadgudub Shakhsiyadda iyo Khusuusiyadiisa, isagoo intaa ku daray in aan Emailka la jabsaday aanu ku jirin wax sir ah.
Warbaahinta qaar waxa ay qortay in Emailkaasi uu jabsaday arday dugsi sare dhigta.
Qoraalada Emailka Agaasimaha Sirdoonka Arimaha Dibada Mareykanka lagala baxay ayaa waxaa soo bandhigay Shabakada ku caan baxday Faafinta Siraha Mas'uuliyiinta Wikileaks.
Geesta kale, Macluumaadka ku jiray Qoraalada ayaa waxaa ka mid ahaa warbixino qabyo ah oo laga diyaariyay Caqabadaha haysta Sirdoonka dalka Mareykanka iyo soo jeedino ku aadan sida Dowladda Mareykanka ay ula macaamili karto dalka Iran.Caasimada Online
Xafiiska MuqdishoCaasimada@live.com

Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Arrag Sawir kaa qoslin doona oo lagu soo bandhigay 3...

$
0
0

Muqdisho (Caasimada Online)-Iyadoo inta badan Madaxda DF Somalia lagu eedeeyo musuq-maasuq Hanti Qaran ayaa waxaa iminka Sawir gacmeed lagu cabiray 3 Mas'uul ee DF Somalia ugu musuqa badan tan iyo markii xilka madaxtinimo ee dalka uu qabtay Madaxweyne Xassan Sheekh.
Farshaxaniistaha soo bandhigay Sawir gacmeedka ayaa qodobada soo socda ku xushay 3 Mas'uul:
1-Sawiraaga waxa uu Kaalinta koowad ee Musuqa u aqoonsaday Madaxweyne Xassan Sheekh oo isagu u dhar dhigtay in Dowladu uu ka dhigo mid shaqsiyadeed oo uu isagu milkiyey waxaana kamid ah waxyaabaha lagu eedeeyay is daba-marinta hantida, xilalka dowlada oo uu kusoo koobay shaqsiyaad isaga garab u ah iyo arrimo kale oo aan qoraal lagu soo koobi karin.
2-Sawiraaga kartoonkaani ayaa kaalinta labaad u aqoonsaday Ra'isul wasaaraha dalka Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke oo lagu xushay Musuq hantiyadeed, ka ganacsiga Badda, nin jecleysiga iyo in mas'uuliyada loo dhiibtay uu u adeegsaday rabitaankiisa.
3- Sawiraaga kartoonkaani waxa uu Kaalinta Seddexaad u aqoonsaday Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Mungaab oo isagu is laheysiiyay magaalada Muqdisho oo idil waxaana kamid ah qodobada lagu soo xushay Eexda, Musuqa oo aan u xadidneyn, qaadashada laaluushka, iibsashada hantida dad weynaha, amar ku taagleynta, nin jecleysiga, dayacaada kaalinta iyo xuquuqda ay ku leeyihiin dalka iyo dadka iyo boobka oo la sheegay inay caado u noqotay!
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk


Daawo Sawir qosol badan oo muujinaaya in SIILAANYO...

$
0
0

Muqdisho (Caasimada Online)-Sawirkaani ayaa cadeyn looga dhigay dhaca iyo boobka Xukuumada Axmed Siilaanyo ay ku heyso shacabka Soomaaliyeed ee kasoo jeeda deegaanada uu maamulka ka arimiyo.
Sawir gacmeedka ayaa lagu muujiyay kaalinta uu Axmed Siilaanyo ku leeyahay dhaca lagu hayo haamaha keydka shidaalka ee Maamulka Somaliland.
Sawirkaani ayaa waxa uu daba socdaa dhibaatooyin mudooyinkaani danbe ka taagan shidaalka keydka u ah Maamulka waxaana jiro khasaarooyin kala duwan oo ka dhasha.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

FADEEXAD: Guddiga QM u qaabilsan Kormeerka...

$
0
0

Muqdisho (Caasimada Online)-Warbixin uu soo saaray Guddiga QM u qaabilsan Kormeerka cunaqabateynta Somalia iyo Eritrea ayaa looga hadlay arrimo kala duwan oo ku saabsan xaalada guud ee Somalia, amaanka, Burcad-badeedka, Musuq-maasuqa iyo Maamulka iyo maareynta DF Somalia.
Warbixinta oo ah mid aad u dheer kana kooban ilaa 400 bog ayaa waxaa si gaar ah looga hadlay arrimaha Somalia, waxaana lagu soo bandhigay Warbixin tixraacyo Dukumentiyo Saxiixaan watay.BAARLAMAANKA SOMALIA:- Warbixintan waxaa sidoo kale lagu soo qaatay BF Somalia oo la sheegay in Xildhibaanadu yihiin kuwo ku kala baxa lacag marka ay timaaddo codeyn ama mooshin, waxa ayna warbixintu tilmaantay in BF Somalia uu laba garab u kala jabay kuwaasoo ay ku kala sheegeen kuwo taageersan ururro lagu kala magacaabo Dam-Jadiid iyo Aala-Sheekh, iyadoo mar walbana ay guushu raacdo kooxdii lacagta ugu badan bixisa.DHUXUSHA:- Waxaa sidoo kale lagu soo qaatay hanaanka loo dhoofiyo dhuxusha iyagoo gudigu sheegay in dhoofinta dhuxusha ay hoos u dhacday sannadkan aan ku jirno ee 2015-ka.
Gudigu waxa uu hoos u dhaca dhuxusha ku micneeyay inuu yimid kaddib markii Argagixisada Somalia ee Al-shabaab lagaqabsaday Baraawe bishii Oktoobar sannadkii hore.KALUUMEYSIGA:- Sharciga lagu hago Somalia ayaa sidoo kale lagu sheegay inuu saldhig u yahay Musuq-maasuq baahsan taasi oo uu gudigu ku sheegay inuu ogolaanayo in kalluumeysiga dhan kale loo weeciyay, iyadoo la ogaaday baa lagu yiri warbixinta in si qaldan loo siiyo ogolaashaha kalluumeysiga shirkado ajaaniib ah, kuwaasoo intooda badan ka diiwaan-gashan dalka Shiinaha.KHARASHAADKA:- Warbixinta oo dhinacyo badan taabaneysa ayaa waxaa sidoo kale lagu soo bandhigay Qaabka loo ilaaliyo Xayiraadda Hubka, Kharajyadda Dowladda soo gala, Xisaab-lacageedyadda Hay'aaddaha Dowladda ku leeyihiin Shirkadaha Xawaaladaha iyo qoddobo kale.DHINACA MUSUQ-MAASUQA DAKHLIGA SOO GALA SAFAARADA SOMALIA EE KENYA:- Warbixinta Guddiga QM ugu qaabilsan Kormeerka Cunaqabataynta Hubka ee saaran dalalka Somalia iyo Eritrea ee The Monitoring Group on Somalia waxaa ku jiray Dhaliil ay u jeedisay Safaaradda Somalia ku leedahay Kenya iyo qaabka loo maamulo Kharajyadda Safaaradda uga soo xerooda adeegyadda Biixnta Baasabooradda iyo Dukumentiga(Travel Documents).
Warbixinta waxay taabatay inay Maamul-xumo baahsan ka jirtay Safaaraddaasi, muddadii uu Safiirka ka ahaa Danjire Maxamed Cali Ameriko, waa sida ay Guddiga Kormeerka QM shaaciyeen.
Warbixinta waxaa lagu sheegay inay Qalaadaad xoogan dhaceen muddadii u dhexeysay bishii Janaayo ee sannadkii hore ilaa bishii April ee sannadkan 2015-ka, iyadoo Dakhliga ka soo xerooday Baasabooradda cusub aan si wanaagsan loogu shubin Lacag-xisaabeedka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dowladda Federalka ku leedahay Xawaaladaha Dahabshiil iyo Amal.
Warbixinta waxay sheegtay in ay Safaradda Somalia ee Kenya ay halkii Passaport ku iibiyaan 130-Dollar, iyadoo halkii Dukumentiga Socdaalka ee (Travel Document) lagu iibiyo 55-Dollar.
Geesta kale, warbixinta ayaa lagu xusay in 10-casho ka hor intii uusan xafiiska wareejin danjire Ameerika uu keenay aqoon-yahanno dhinaca kambiyuutarrada ah, kuwaasoo tirtiray dhammaan kaydadkii kambiyuutarrada safaarada ku jiray, si aan tix-raac dambe loogu sameyn.Caasimada Online
Xafiiska MuqdishoCaasimada@live.com

Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Midowga Yurub oo AMISOM Ugu Yaboohay $187 Milyan

$
0
0

Midowga Yurub ayaa lacag dhan $187 milyan ugu yaboohay Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya si ay AMISOM u xoojiso awooddeeda milateri, una dardargeliso dagaalka ay kula jirto kooxda Al-Shabaab.
Yabooha ayaa laga sameeyay caasimadda Itoobiya ee Addis Ababa kaddib heshiis ay saxiixdeen mas'uuliyiin ka tirsan Midowga Afrika iyo Midowga Yurub.
Lacagta ayaa AMISOM loo marsiin doonaa Sanduuqa Nabadda Afrika, waxaana heshiiska ku jira in lacagta lagu daboolo kharashaadka la isticmaalayo muddo toddobo bilood ah oo ka billaabanaysa 1-da June ilaa 31 December ee sanadkan, sida lagu sheegay war qoraal ah oo ka soo baxay Midowga Afrika.
Miisaaniyadda ayaa sidoo kale lagu dabooli doonaa gunnooyinka ciidanka, magdhawga dhimashada iyo naafannimada askarta, mushaharaadka shaqaalaha gudaha iyo kuwa caalamiga ah, kharashaadka howlgallada AMISOM iyo kuwo kale oo badan, sida lagu sheegay warka qoraalka.
Ku-xigeenka Agaasimaha Guud ee Horumarinta Iskaashiga ee Midowga Yurub Klaus Rudischhauser ayaa sheegay in caawimadda maaliyadeed loogu talagalay awood siinta AMISOM si ay uga qeyb-qaadato xasilinta xaaladda ammaanka ee Soomaaliya.
Kala Soco Warar Sugan: Ishabaydhaba.comEmail: Ishabaydhaba@hotmail.com
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Rag Hubeysan oo Imaam Masaajid Ku Dilay Caabudwaaq

$
0
0

Rag hubeysan oo aan la garanayn haybtooda ayaa xalay ku dilay magaalada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud imaam masaajid.
Wadaadka la dilay ayaa lagu sheegay magaciisa Farxaan Maxamed Jaamac, waxaana lagu dilay meel u dhow masaajidka Imaamu Shaafici ee uu imaamka ka ahaa.
Wadaaddada iyo dadka deegaanka ayaa cambaareeyay dilka wadaadka.
Ilaa hadda ma jirto cid sheegatay mas'uuliyadda dilka, lamana garanayo sababta ka dambeysa dilkiisa.
Kala Soco Warar Sugan: Ishabaydhaba.comEmail: Ishabaydhaba@hotmail.com
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Warbixinta Kooxda QM ee Soomaaliya

$
0
0

Warbixinta waxa ay ka hadleysaa is-beddelada uu Al-Shabaab kusoo kordhiyey hogaamiyiha beddelay Godane ee Abu Cubeydah, iyo ilo cusub oo Al-Shabaab ay dhaqaale ka hesho.

Viewing all 54547 articles
Browse latest View live