Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Xog: Guuleed oo wajahaya kacdoon xilka looga..

$
0
0

Muqdisho (Caasimada Online) - Wararka naga soo gaaraya magaalada Cadaado ee xarunta ganacsiga maamulka Galmudug ayaa sheegaya in Baarlamaanka maamulkaasi uu wado dhaqdhaqaaq qalqal galinaaya kursiga madaxweynaha maamulkaasi C/kariin Xusein Gulleed.
Wararku waxa ay sheegayaan in Xildhibaanada qaar uu kulamo uga socdo Hoteelada ku yaalla magaalada Cadaado, halka qaarkoodna ay ku shirayaan magaalada Muqdisho.
Xildhibaanada ayaa wada diyaarinta Mooshin ka dhanka ah madaxweynaha maamulka, waxaana lasoo warinayaa inay ka biyo diidan yihiin kulan gaar ah uu ka dalbaday Gulleed si ay uga wada xaajoogan arrimaha dhaliyay Mooshin diyaarinta.
Mid kamid ah Xildhibaanada oo u xog waramaayay shabakada Caasimada Online, ayaa sheegay in Xildhibaanadu ay ka siman yihiin diyaarinta Mooshinka waxa uuna tibaaxay in Gulleed uu ka talaabaayo xadkii loogu tallo galay.
Xildhibaanku waxa uu tilmaamay in maamulka Galmudug uu madaxweyne ka yahay Gullee, halka awooda wasiirada iyo kan Baarlamaankuna uu isaga dusha ku ritay islamarkaana uu gaaray heer uu ka meer-meero kulamada Wasiirada iyo kan Baarlamaanka.
Sidoo kale, waxa uu sheegay in Xildhibaanadu ay badsanayaan tirada, islamarkaana ay qorsheynayaan in Gulleed ay horkeenaan Baarlamaanka si uu yiri wax looga weydiiyo meer-meerkiisa badan.
Geesta kale, waxa uu ballan ku qaaday in C/kariin Gulleed ay meel uga soo hari doonaan.Caasimada Online
Xafiiska MuqdishoCaasimada@live.com

Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Wadahadalada Suuriya oo la hakiyay

$
0
0

Qaramada Midoobay ayaa ku baaqday in si ku meel gaar ah loo joojiyo wadahadaladii ka socday Geneva, ee looga gol lahaa in lagu soo afjaro dagaalka Suuriya.

Obama oo masaajiid booqday

$
0
0

Madaxweyne Obama, ayaa ku baaqay in dulqaad loo muujiyo Muslimiinta Maraykanka

Yaa ka danbeeyay QARAXII ka dhex dhacay Daallo...

$
0
0

Wakaaladaha caalamka ayaa siyaabo kala duwan uga hadlaaya Qaraxii ka dhex dhacay Diyaarada Daallo Airlines xili ay la socdeen rakaab kusii jeeday dalka Jabuuti.
Wakaalada wararka ee Reuters oo soo xiganaysa ilo katirsan dowlada Mareykanka ayaa shaacisay in Al-shabaab looga shakisanyahay inay ku lug lahaayeen dhacdadii qabsatay diyaaradii Daallo Airlines.
Mareykanku waxa uu sheegay in maleeshiyada Al-shabaab waligeeduba ku taameysay inay fuliso weeraro loo adeegsado diyaaradaha, taasina ay qeyb ka tahay qorshahooda ku aadan la dagaalanka nabada iyo xasiloonida.
Diyaaradan ayaa laba maalin kahor ka duushay garoonka diyaaradaha ee Muqdisho tobaneeyo daqiiqo kadibna dib ugu soo laabatay Garoonka kadib markii uu Qarax ka dhex dhacay gudaheeda.c
Dowlada Somalia ayaa wada baaritaan la xiriira dhacdadan oo sida la sheegay sababtay dhimasho iyo dhoor dhaawac iyadoo wali lala yaaban yahay sida qofka dhintay diyaarada uga dhacay.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Xog dheeraad ah oo laga helaayo QARAXII ka dhex...

$
0
0

Warar kala duwan ayaa waxa uu wali kasoo baxayaa Qaraxii ka dhex dhacay Diyaarada Daallo Airlines ee maalin un ka hor kasoo degtay garoonka Aadan Cadde iyada oo dhinac ka holceyso.
Duuliye Vladimir Vodpopivec oo ahaa wadaha diyaarada ayaa marba marka xigta bixinaaya macluumaad ku aadan sababta diyaaradaasi ay usoo dhacday, waxa uuna sheegay in Dowlada Somalia ay waxbadan qarineyso, balse uu isagu yahay mid huba in diyaaradaasi lagu dhex qariyay Miino taasi oo markii danbe Qaraxday.
Duuliyaha oo 64-jir ah, ayaa mar uu u waramaayay Wargeyska maalinlaha ee Daily Blic ee ka soo baxa caasimadda dalka Serbia ee Belgrade ayaa xusay inuusan wax burbur ah soo gaarin halka laga hago Duullimaadka Diyaaradda.
aEUoeHalka laga kontoroolo duullimaadka ma burburin, waxaana awooday inaan soo laabto, kuna dego Garoonka, iyada oo inta badan dadku yihiin kuwo caafimaad qabaaEU
Duuliyaha oo dhalasho ahaan kasoo jeeda dalka Serbia waxa uu sheegay in mudada uu ahaa duuliye uusan arag khatar ama dhib lamid ah kan uu kula kulmay diyaarada Daallo Airlines , balse uu alle uga mahad celinaayo in khatartaasi uusan ku waxyeeloobin.
Qaraxa lagu dhex qariyay diyaarada ayuu sheegay inay tahay mid waxbadan laga shaqeeyay balse uusan orankarin shaqsi ama koox noocaasi ah ayaa falkaasi sameysay.
Wuxuu sheegay in Dowlada Somalia goorta uu kasoo degay Garoonka aysan iska xil qaamin qalqalka heystay dadka diyaarada saarnaa, waxa uuna tilmaamay inaan leysweydin cida Qaraxa ka danbeysay iyo cida fududeysay.
Warar ayaa waxay sheegayaan in maydka qof ka mid ah Rakaabka oo uu qaraxa ka dhex dusiyey mid ka mid ah Daaqadaha Diyaaradda ayaa laga helay Degmadda Balcad, sida ay caddeeyeen Maamulka Degmadda.
Maydka Marxuumkaasi oo ahaa Nin Oday waxaa shalay galab la keenay Muqdisho, iyadoo la sheegay inuu qaraxu jarjaray qeybo ka mid ah jirkiisa.
Si kastaba ha ahaate dadku waxa ay isweydiinayaan sababta ay Dowlada Somalia uga hadli laaEU(tm) dahay Qaraxyadii lagu bartay goobaha shacabka ee isku bedelay diyaaradaha, waxaana sidoo kale dhacdadaani ka hadal maamulka shirkada Daallo.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Galaydh Iyo Ku-xigeenkiisa Gacanta Isula Tagay Iyo...

$
0
0

Sool (Somaliland.Org):- Khilaaf adag ayaa la sheegay inuu soo kala dhex-galay hor-joogaha kooxda Khaatumo Cali Khaliif Galaydh iyo ku xigeenkiisa Cabdalle Haybe (Cago-Lule), khilaafkaasi oo ka dhashay ka dib markii ay labadaasi nin isku aragti ka noqon waayeen jidka ay u marayaan siyaasadooda dhagaraysan ee ay ku waxyeelaynayaan nabad-gelyadda deegaamada ay ka soo jeedaan ee Sool iyo Buuhoodle.
Sida ay sheegayaan warar arrintaasi la xidhiidha oo aanu helnay Cali Khaliif iyo Cago-lule, ayaa haatan waxay ku kala sugan yihiin meelo kala duwan, waxaanay wararku sheegayaan in cago-lule iyo xubno isaga taabacsan oo ka tirsan kooxda Khaatumo ay ku sugan yihiin degaanka Boocame ee gobolka Sool, halka Cali Galaydh-na la sheegay in uu ku sugan yahay degaanka Buuhoodle.
Sidoo kale waxay wararku intaasi ku darayaan in khilaafkani uu sii huriyay kadib markii ninka ku magacaaban madaxweyne ku xigeenka kooxda Khaatumo, uu Cali Khaliif ku eedeeyay in uu ka gaabiyay dhammaanba hawlihii uu masuulka ka ahaa, isla markaana uu isagu masuul ka yahay xaaladaha kooxdoodda soo waajahay wakhtigan iyo in uu Cali Khaliif kelidii tuurta ku sito maamulkii kooxda Khaatumo.
Xubno odayaal iyo waxgarad ah oo si dhow ula socday khilaafka hor-joogaha Khaatumo iyo ku xigeenkiisa ayaa wargeyska DAWAN u xaqiijiyay in lagu guul daraystay qorsheyaal la doonayay in la isugu soo dhaweeyo labadaasi nin. Hase yeeshee isku dayadaasi aanay waxba ka suurto-gelin.Kadib markii sida ay sheegeen odayaashaasi Cali Galaydh iyo Cago-lule uu midba midka kale ku tilmaamay in uu isagu khaldan yahay, iyadoo aakhirkiinna dhammaanba isku dayadaasi ay noqdeen kuwo fashilmay sida ay ku warameen ilo looga qaateen ah oo ku kala sugan Buuhoodle iyo Boocanne.
Khilafka kooxda nabad diidka ah ayaa la sheegay in uu muddo soo jiitamayay, iyadoo sannadkii hore dabayaaqadiisii mar ay odayaal degaanka ahi kulansiiyeen labada nin la sheegay in uu gacan ka hadal dhex maray.
Cali Khaliif Galaydh oo ah aqoon-yahan da' ahaan madaxa la sii gelaya dhawr iyo toddobaatan jir, ayaa carrooga u qaatay inuu colaad ka huriyo deegaamadda Somaliland ee uu u dhashay, iyadoo dedaal kasta oo uu dalkan iyo dadkiisa u soo maleegaaba ay dhiciseeyaan Ciidammadda qaranka oo inta la ogyahay illaa saddex jeer baacsaday sannadkii u dambeeyay.XIGASHO:WARGEYSKA DAWAN
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

DAAWO: Prof. juurile oo la ilmeeyey Dilkii Ganacsade...

$
0
0

Shariif Xassan oo soo bandhigay 3 qodob oo uu...

$
0
0

Madaxweynaha maamulka Koonfur galbeed Shariif Xassan Sheekh Aadan ayaa ka hadlay xaalada iminka uu ku jiro dalka iyo habdhaqanka Soomaalida marka loo eego midnimada.
Shariif Xassan waxa uu sheegay in shacabka Soomaaliyeed ay si dadban wali ugu dhex jiraan noloshii gumeysiga, waxa uuna tilmaamay inay yartahay shaqsi awooda inuu ka hadlo xaalada uu dalka ku jiro ama dhibaatada heysata cid walba oo Soomaali ah.
Wuxuu sheegay in inta badan Shacabka Soomaaliyeed ay u nugul yihiin gumeystaha, waxa uuna tusaale usoo qaatay sida ay isaga celin laaEU(tm) yihiin misna ay HayaEU(tm)adaha amaanka uga garabsiin laaEU(tm) yihiin la dagaalanka Al-qaacidada Somalia ee Al-shabaab oo uu ku micneeyay inay yihiin gumeyste u adeegaaya Dowladaha carbeed.
Waxa uu sheegay in dhammaan arrimaha noocaasi ah ay Soomaalidu uga gudbi karto ilaa Seddex qodob oo kala ah:-
1- In la helo shacab aaminsan waxa ay tahay wadaniyada lana shaqeeya cid waliba oo ka shaqeyneysa horumarka dalka.
2-In si wada jir ah lagula dagaalamo musuqa iyo faragalinta Hantida Soomaaliyeed.
3-In la helo kalsoon dhexmartaa Dowlada iyo shacabkeeda si uu yiri labada dhan ay isaga caawiyaan baahiyaha dalka uu qabo.
Shariif Xassan waxa uu tilmaamay in Umadda Soomaaliyeed ay u dhaqmaan sida in dalka aysan laheyn waxa uuna cadeeyay in sida dhibta looga baxaa ay adag tahay, waa haddii la baal-maraa qodobadaasi.
Haddalka Shariif Xassan ayaa imaanaya iyadoo amaanka, xasiloonida iyo dadnimada ay sii lumeyso marba marka xigta.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

IS-ta dalka Libya oo korortay

$
0
0

Masuul ka tirsan sirdoonka Liibiya ayaa BBC-da u sheegay in kumaandoos ka tirsan kooxda la magac baxday Dawladda Islaamka oo ka yimi dhinaca Suuriya iyo Ciraaq ay dalkaasi soo galeen billooyinkii dhawaa.

Shirka dhaqaale u aruurinta Suuriyaanka

$
0
0

Shirweyne dhaqaale loogu ururinayo shacabka Suuriya ee ay dhibaatadu soo foodsaartay ayaa London ka dhacaya.

NIN DHIMIRKA LOOGU JIRAY OO AASHITO WAJIGA LOOGU...

$
0
0

Dhacdo aad u xanuun badan ayaa waxa ay ka dhacday degmada Waaberi, Dhacdadan oo ah mid si wayn looga xumaaday ka dib markii nin dhimirka looga jiray oo xaafadaha degmada WAABERI, si wayn loogu yaqiin wajiga & dhamaan jirkiisa AASHITO BUURO loogu shubay.
Ninkan oo kaalmo ka heli jiray dadka xaafada isla markaana kawarada jiifan jiray, ayaa waxaa dhacday habeen hore isagoo meel geed hoos jiifa lagu shubay AASHITO, waxaa la arkay isagoo cararaya oo aan istaagaynin sidaana looguma baran ka dib waxaa la isku dayay in la qabto waxaase la arkay isagoo dhibkaasi haysta oo wajiga si xun ugu wax yeelobay.
Gudoomiyaha degmadda Waaberi Xaawo Maxamuud Cali ayaa waxa ay geeysay isbitaalka Madiina balse waxaa jirta in isbitaalka aysan waxba ka qaban Karin loona raaadinayo gooba caafimaad oo kale sida Digfeer, hadaba dhibaatada jirta waxa ay tahay xaalada ninkan oo ah mid aad u xun, hadana aysan jirin dhaqaalo ninkan wax loogu qabanayo.
Si aad ah Ayaan ugu xumaaday runtii arintan oo ah mid xadgudub wayn ah waxana ka cod sanayaa dhamaan cidii wax ka qaban karta xaaladan muragada leh in ninkan soo caawiso.
Waxaa jira dhalinyaro ay Gudoomiye Xaawo qaban qaabisay oo isbitaalka madiina la jooga ninkan balse aysan haysan iyaga xitaa Cuno, &wax kasto lagama maarmaan ah.
Fadlan nala caawi si aan u bad baadino ninkan Miskiinka ah hadana dhimirka loogu jiro.Asad Abukar Ali (Asad Dhayow)+252615981000
Kala Soco Warar Sugan: Ishabaydhaba.comEmail: Ishabaydhaba@hotmail.com
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Soomaaligi ugu horreeyey oo heshiis rasmi ah u...

$
0
0

Cumar Cabdullaahi Maxamed ayaa noqday Soomaaligii ugu horreeyey ee heshiis cayaareed oo rasmi ah (Professional) u saxiixa koox kubadda cagta ah ee woqooyiga America.
Cumar oo 19 jir ah ayaa waxa uu qandaraas u saxiixay kooxda kubadda cagta ee FC Cincinnati ee gobolka Ohio ee dalka Mareykanka.Kooxda Cincinnati ayaa ah koox dhowaan la aas aasay oo horyaalka kubadda cagta ee United States Soccer League kusoo biireysay xilli cayaareedka sanadkan 2016.
Cumar waxaa uu kasoo jeedaa qoys kubadda cagta Soomaaliya taariikh ku leh, waxaana abti u ahaa allaha u naxariistee goolhayihii hore ee xulka qaranka Soomaaliya iyo kooxda Jeenyo Ayuub Sheekh Abuukar Macallin oo ku caan ah magaca Ayuub Jeenyo.
Xafladda uu qandaraaska ku saxiixay Cumar hoos ka daawo, geyso daqiiqadda 5:30.

Man sucked out of passenger jet after bomb exploded...

$
0
0
  • Investigators believe alleged terrorist was sucked out of plane after blast
  • Suspected bomber tore a hole in the side of the Daallo Airlines flight D3159
  • Man who fell from jet named as Abdullahi Abdisalam Borleh, officials said
  • Computer programmer revealed blast ripped into the Airbus A321 fuselage
  • Survivor Hassan Nur told of how passengers screamed as smoke filled jet

A wheelchair bound suicide bomber may have been responsible for the explosion which tore a hole in the side of a jet in Somalia, investigators have said.
They said the suspected terrorist, thought to be part of the Al-Shabaab Islamist group, may have faked a disability to bypass security checks at Mogadishu airport.
The suspected bomber is also thought to be the man who was sucked out of the plane after blowing a hole in the fuselage, shortly after the plane filled with more than 70 passengers took off from the Somali capital.
The man who fell from the plane has been named by local officials as Abdullahi Abdisalam Borleh, 55, from Somaliland, but they did not confirm if he was the suicide bomber.
Scroll down for video
+10
Horror at 14,000 feet: A explosion ripped a hole in the side of the Airbus A321 just five minutes after it took off from the Somali capital Mogadishu
+10
Blast: A hole measuring six feet by three feet tore through the Airbus A321 fuselage and an elderly passenger in his 60s was sucked out of the cabin
Investigators have said he may have smuggled a bomb on board the plane in his wheelchair before moving to a different seat once on board, a Western diplomat briefed on the investigation told the Wall Street Journal.
Investigators believe Somali based terror group Al Shabaab was behind the suspected bomb blast.
But no group, including Al Shabaab, has yet claimed responsibility for the attack.
The Airbus A321 was forced into an emergency landing in Mogadishu on Tuesday following the explosion on Tuesday.
Traces of explosive TNT was found on the aircraft, according to two U.S. government sources who cited forensic tests.
But one of them cautioned that such tests have a high false-positive rate and further tests are under way.
Yesterday, a Somali computer programmer told how the blast shook Daallo Airlines Flight D3159 five minutes after take off, tearing a hole in the jet's fuselage and sucking an elderly passenger to his death at 14,000 feet.
Survivor Hassan Mohamed Nur said the cabin went black and filled with thick smoke as passengers screamed in terror.
Mr Nur said the passenger, an elderly man, caught fire before he was sucked from his seat and out of the Airbus A321.
'I saw the passenger, a man in his early 60s, get sucked out of the plane,' he told MailOnline. 'There was a huge bang. A big hole appeared in the side of the jet and the man disappeared through it.
'One minute he was sat in his seat, the next it he was gone. He'd been sucked out of the plane.
'People were screaming. We all thought we were going to die.'
The charred body of a man, who may have fallen from the plane, was found in Balad, 18 miles from Mogadishu.
+10
Survivor: Hassan Mohamed Nur described the terror on board Daallo Airlines Flight D3159
Airline officials say two passengers were hurt in the blast, shortly after take off on Tuesday.
Somalia's Minister of Aviation later confirmed their names as Abdirashid Abdi Ismail and Ismail Ali Osoble.
One of those injured was an elderly man from Finland, who is in a stable condition in hospital in Mogadishu.
The Somali government says an investigation has begun.
The plane has been moved from the runway to a private hangar for inspection by forensic experts to inspect, Mr Mohamoud added.
He said that foreign technical experts were involved in the inquiry.
The Daallo Airlines flight bound for Djibouti in the Horn of Africa was able to fly back to Mogadishu and land safely and 74 passengers on board were evacuated.
The pilot Vlatko Vodopivec, 64, from Serbia said: 'When we heard a loud bang, the co-pilot went back to the cabin to inspect the damage and I took over the commands as the procedure demands.
'Smoke came into the cockpit, but it was mostly concentrated in the back of the aircraft.'
He added: 'I think it was a bomb. Luckily, the flight controls were not damaged so I could return and land at the airport.
'Something like this has never happened in my flight career. We lost pressure in the cabin. Thank god it ended well.
'It was my first bomb; I hope it will be the last. It would have been much worse if we were higher.'
Two unnamed U.S. government sources said they believe a bomb caused the blast explosion - although Somali civil aviation authority officials say they had found no evidence that a criminal act had caused the explosion.
Mr Nur added he does not believe the blast was caused by a bomb.
'I blame the cause the bad weather. Imagine if the cause was a bomb, could the plane make a safe landing within 15 minutes after take off?' he added.
Awale Kullane, Somalia's alternate U.N ambassador, who was on board the flight, said he 'heard a loud noise and couldn't see anything but smoke for a few seconds'.
Carnage: In the blast, which ripped open the side of the cabin, one passenger told MailOnline how thick smoke filled the plane and passengers screamed in the chaos
Blast: The full force of the blast can be seen from the outside of the Airbus A321 Daallo Airlines flight D3159 after it was safely landed at Mogadishu
Damage: A blast blew a huge hole in the side of the plane just five minutes after it took off from Mogadishu
Mr Kullane said he realised 'quite a chunk' of the plane was missing when visibility returned.
Pictures of the aftermath were posted on social media showing frightened passengers putting on oxygen masks.
Another survivor Mohamed Ali said he heard a bang before flames opened a gaping hole in the plane's side.
'I don't know if it was a bomb or an electric shock, but we heard a bang inside the plane,' he said, adding he could not confirm reports that passengers had fallen from the plane.
One of the people on board the flight filmed the aftermath of the explosion where the remaining passengers at calmly until the aircraft returned to the airport.
In a statement Daallo Airlines said the airbus was operated by Hermes Airlines and said the plane 'experienced an incident shortly after take-off'.
'The Aircraft landed safely and all of our passengers were evacuated safely. A thorough investigation is being conducted by Somalia Civil Aviation Authority,' the Daallo statement said.
Athens-based Hermes Airlines provides planes on a 'wet lease' basis, meaning it leases insured planes staffed and serviced by its crew to other carriers.
Somalia faces terror threats from ISIS-linked al-Shabaab, which is responsible for a number of atrocities in the country.
Cabin crew moved the remaining passengers to the front and rear of the aircraft to keep it balanced for landing
Two people are reported to have been injured after the fire broke out on the Daallo Airlines plane
Djibouti-bound Daallo Airlines flight D3159 pictured after a blast blew a hole in the side of the cabin on Tuesday
Aviation sources have suggested the aircraft was delayed leaving Mogadishu meaning the suspected bomb, if it was on a timer, went off at a lower altitude, giving the passengers on board a greater chance of survival.
John Goglia, former member of the US National Transportation Safety Board, said only a bomb or a pressurisation blow out caused by fatigue could cause such a hole in the side of the aircraft.
However, the black soot around the hole would indicate a bomb.
He said the incident happened before the aircraft hit its cruising altitude which would reduce the possibility of a pressurisation event.
He added: 'We don't know a lot, but certainly it looks like a device.'
Source: Daily Mail
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Daawade waxaad u fiirsataa sida fanaantii hore iyo...

$
0
0

Gaas Waxa uu Diidey Ma Guulbey U Tahay Sakiin ...

$
0
0

Inta aan maqaalka ugada galin ayaan waxaan idin xasuusinayaa sheeko layaab lahayd ee horaantii Lixdamaadkii baarlamaanka Soomaaliya ka dhacdey inkastoo magaca shaqsiga aanan u fasaxneyn hadana waxaa dhacdey markii baarlamaanka xildhibaanada isagu yimaadeen ee uu furmey, xildhibaan ka tirsanaa baarlamankii Daaqiliga ayaa waxaa u yimid xildhibaan cusub oo faataxo loosoo marey xildhibaan ku noqdey wuxuuna weydiiyey su'aashan: saaxiib adiga ayaa horey baarlamaan uga mid ahaan jirtey waxba iigama bilowna ee waxaan rabaa inaad i hagto si aanan qalad iiga dhicin anigu duco iyo faataxo ayaan ku imid iney wax iga galaan ducadeyda ma rabbo ayuu yiri.
Saxiibkiisa ee baarlamaanka kaga horeeyey ayaa ku yiri waxba ha is wareerinin ninkaasi buuran ee Maddow waxkastoo ogolaado adiguna diid ilaa uu farta ka taagana adiga ha hor dhicin ayuu tallo ku siiyey.
Hadaba Xildhibaan Faatixo intuu baarlamaanka shirkiisa socdoba isagu waxaa uu doorbiinka ku hayaa xildhibaankii loo tilmaamay marar badan oo haa uu yiri ayaa isna maya xoogan ka daba geeyey.
Hadaba maalin ka mid ah maalmihii ugu danbeyey isagoon Gudoonka hadalkiisaba dhegeysanin ayaa waxaa Gudoomiyaha baarlamaanka ee xiligaasi uu yiri INTA OGOL IN DASTUURKA SOOMAALIYA LAGU XUKUMO DIINTA ISLAAMKA FARTA HA TAGAAN ayaa waxaa farta isla wada taagey baarlamaankii oo idil, hadana inta diidan ha taagan farta ayaa la yiri waxaa farta taagey Xildhibaan Faataxo waxaa layaab ku noqotey xubnihii baarlamaanka oo idil waxaa si hoose ula Hadley xildhibaan kale oo yiri in Soomaaliya Diin lagu xukumo miyaad diidan tahay markaasu Ashahaatey anigu diinba ma maqleynin ninbaan ee ganayay hadaan sidan naar ku galanna isaga ayay qayaano ku tahay!
Haddaan u laabto maqaalka kor ku xusan waxaad xasuusan tihiin inta shirka Kismaayo dhicin ka hor in Xasan Sheekh iyo C/weli Gaas furitaankii Airportka Bosaaso iyagoo isla qoslaya fureen halka Axmed Madoowe uu isna la joogey C/kariin Guleed, waxaa bananka keligii tagnaa Shariif Sakiin oo markuu wareero qoloyinkii shirkada lahaa ee Dubia joogey agtooda nasasho xisaabtan ku dhexjirta ka doonto.
Hadaba Mirifle ayaa ku maahmaha LANG AFKOO KIINGLY HAYNY KIILLY UUR ME E,waxaan mugdi ku jirin in xisaabtan maxaatiri lasoo sameystey Gaasow diid waxaan la mowqif naqanaynaa Shariif Sakiin Madoowe adigana marba qof la safo si uusan u fahmin waxaanu leenahay Hawiye iyo Daaroodba 16 Aqalka Sarre ah iyo 19 Daarood ah tirade ugu yarna sidii 0.5-ka ahna Sakiin halugu cabo.
Hadaba waxaa la yaab leh awooda sare uu leeyahay Aqalka Sare ayaanba lahayn dadka Shariif Sakiin u fikiro ee iyagu aanan fikirinba waxaa hubanti ah oo aan raacsanahay maqaal horey usoo qortay Ishabaydhaba.com ee ahaa HADAAD BERRI OYN LAHAYD MAANTABA BILOW.Shariif Sakiin Iyo Kulankiisii Wasiirada (Hadaad Berri Oyn ...
Reer Koonfur Galbeedow mar haddii Aqalka Sara la idinkaga tiro badshey u diyaar garoowa inaad noqotaan Shaqalaha Hawiye iyo Daarood, Sakiina dantiisa wuu gaarey.
Kala Soco Warar Sugan: Ishabaydhaba.comEmail: Ishabaydhaba@hotmail.com
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Soomaaligii ugu horreeyey oo heshiis rasmi ah u...

$
0
0

Cumar Cabdullaahi Maxamed ayaa noqday Soomaaligii ugu horreeyey ee heshiis cayaareed oo rasmi ah (Professional) u saxiixa koox kubadda cagta ah ee woqooyiga America.
Cumar oo 19 jir ah ayaa waxa uu qandaraas u saxiixay kooxda kubadda cagta ee FC Cincinnati ee gobolka Ohio ee dalka Mareykanka.Kooxda Cincinnati ayaa ah koox dhowaan la aas aasay oo horyaalka kubadda cagta ee United States Soccer League kusoo biireysay xilli cayaareedka sanadkan 2016.
Cumar waxaa uu kasoo jeedaa qoys kubadda cagta Soomaaliya taariikh ku leh, waxaana abti u ahaa allaha u naxariistee goolhayihii hore ee xulka qaranka Soomaaliya iyo kooxda Jeenyo Ayuub Sheekh Abuukar Macallin oo ku caan ah magaca Ayuub Jeenyo.
Xafladda uu qandaraaska ku saxiixay Cumar hoos ka daawo, geyso daqiiqadda 5:30.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Laamaha kulmiye. UK iyo khalkhalgalinta isbaahaysiga...

$
0
0

(Somalland.Org) Hargeysa:; isbaahaysiga ka baxay bahweynta KULMIYE ayaa maalmihii u dambeeyay oloole xoogleh ka dhex wada laamaha xisbiga kulmiye ee dalka ingiriiska, xubno ay Isbahaysigu u soo direen burburinta iyo khalkhal gelinta kulmiye UK, xubnaha waxaa ka mid ah Ibrahim Arab Jama iyo Gudoomiye Ku xigeenka gudida mihnadlayaasha caafimadka S/L. Abdirahman Mohamed Ahmed Doodi iyo xubno kalo badan, nimankani waxay mashruuc Ku soo qaateen siday kulmiye UK u burburin lahaayen.
Xubnahani waxay gacanta Ku dhigeen gudoomiyihi waqtigisu dhamaaday ee gudidi fulinta UK hadana waxay maryaan laamihi Xisbiga oo waxay axadi 31/01/2016 shirar Ku qabsadeen magaalooyinka Cardiff Iyo Bristol iyagoo taageeraya Isbahaysiga.
Hadaba waxa nasiib daro ah in gudidii fulinta Uk ee xisbiga badbaadin lahayd ay la shaqaynayaan, xubnahan u ololaynaaya isbahaysiga oo qaarkood Ku Darren gudida qabanqaabada shirweynaha Kulmiye UK.
Xubnaha xisbiga kulmiye ka baxay ee la baxay isbaahaysi waa ceeb in ay hadana sheegtaan Magaca Kulmiye
By: Sharmaarke maxamed faarax ( Sblackvideo@gmail.com )
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Xasuuqa ka socda GEDO oo meel xun maraya.!!

$
0
0

Muqdisho (Caasimada Online) - Caasimada Online waxaa weli soo gaaraya dhibaatooyin ay sheeganayaan dadka reer Gedo, dadkan ayaa in muddo ah ka cabanaya duqeyn ay sheegeen in ay wadaan ciidamada cirka Kenya.
Ugu yaraan 7 qof ayaa la xaqiijiyay inay ku dhinteen 5 kalena ay ku dhaawacmeen kadib duqeymo ka dhacay deegaanno kamid ah gobalka Gedo.
Diyaaradaha dagaalka Kenya ayaa fuliyay duqeymaha ay dadkani ku dhinteen kuwaasoo ka dhacay deegaanno miyi ah oo hoostaga magaalada Baladxaawo ee gobalkaasi.
Dadka deegaanka ayaa aad uga baqdin qaba inay saameeyaan duqeymaha diyaaradaha dagaalka Kenya ee weli wada duqeymaha, dhibaatadan ayaa socoto muddo todobaadyo ah.
Dowladda Soomaaliya ayaa ilaa iyo hadda qaadin wax tilaabo ah oo lagu joojinayo ciidamada Kenya oo rayidka Gedo ka aargoosanaya.Caasimada Online
Xafiiska MuqdishoCaasimada@live.com

Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Axmed Madoobe oo ka carrooday magac ay ugu yeeraan...

$
0
0

Kismaayo (Caasimada Online) - Madaxweynaha Jubbalad Axmed Islaan Madoobe ayaa sheegay in dhaqanka dowladda federaalka iyo beesha caalamka ee ku aadan Jubbaland aanu aheyn mid la aqbali karo.
Axmed Madoobe waxaa uu wakiilka xogheyaha guud ee qaramada midoobey u sheegay in aanay saxiixi doonin warqad dambe oo ay ku qoran tahay KMG, lakin waxaa uu ku daray in uu diyaar u yahay in wixii dhiman laga wada hadlo.
Xafiiska UN-ka ee Kismaayo ma helno adeegyada aan uga baahanno, sida diyaarado iyo arrimo kale, waxaa uu is weydiiyay sababta loola simi la'yahay gobolada kale iyo in ay sugayaan jawaan arinkaas ku aadan.
Waxaa uu u mahadceliyay wadamada Yurub sida Ingiriiska, Denmark, Sweden, Italy kuwaas oo si weyn u caawiyay Jubbaland.
Waxaa uu sidoo kale waxaa uu u mahaceliyay AMISOM iyo midowga Afrika iyo wadamada caawiya, isagoo uga tacsiyeeyay ciidamadii ka dhintay sida kuwii Kenya uga dhintay Ceel-Cadde.
Madoobe waxaa uu barabagando ku tilmaamay duqeyn laga sheegayo arrinta Gedo isagoo meesha ka saaray in Kenya ay halkaas duqeyn ka waddo.
Ugu dambeyntii waxaa uu Madoobe ku dhawaaqay in ay Jubbaland aqbashay go'aankii madasha ee nooca doorashada 2016-ka ee Muqdishu lagu gaaray.Caasimada Online
Xafiiska KismaayoCaasimada@live.com

Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Daawo haweeney Muqdisho ka furatay Guri lagu tunto –...

$
0
0

Views 1624739
Galmudugnews.com - Goobtan waa Posh Treats, waa Xarunta Tumashadda Muqdisho oo ay furatay Haweeneey caanka ah Ingiriiska iyo Imaaraadka. Waxaana lagu gadaa Gabdho Itoobiyaan, Kenyan, iyo Somali Diasporo.
Haweenayda furatay goobtan oo lagu magacaabo Manaar waxay caan ku ahayd ka ganacsiga Jirka Dumarka meelo badan oo Caalamka ah, Waxay kirayn jirtay Doomo lagu tunto oo ay Gabdho ka buuxiso, halkaasna ka samaysay Lacago adag. Waxayna hadda Shaqadeedii u soo rartay Muqdisho, halkaasoo ay ka furtay Goob lagu tunto ka soo Horjeedka Jaamacadda Jaziira ee Degmadda Hodan. Waxaaana goobtan wel wel wayn ka muujiyay Culumadda iyo Waxgaradka Muqdisho.
Goobtan waxaa taga masuuliyiin xilal kala duwan ka haya Dawladda oo uu ka mid yahay Duqa Muqdisho, Muungaab oo aad arkaysaan isagoo la sawiran Haweenaydan ka ganacsata Jirka Dumarka, sidoo kalana ka mida Somali Christian, Waxaana Wariyayaal Waagacusub oo tagay goobtaasi ay ku soo arkeen Masuuliyiin kala duwan oo aan mid mid uga sheekayn doono Sawiradoodana soo bandhigi doono. Waxay sidoo kale Wariyayaashu halkaasi ku soo arkeen Gabdho Soomaaliyeed oo ay u xirtay Macatab iyo Calaamadda lagu yaqaano Haweenka Jirkooda ka ganacsada ee lagu xirto Lugta.
Kaamirooyinka qarsoon waa kuwo illaa iyo hadda ka dhex shaqaynaya Posh Treats oo aan isha ku hayn doono qof kasta oo gala, isla markaana lagu soo bandhigi doono Sawiradiisa halkan. Waxayna Culumadda Soomaaliyeed u fadhiyaan inay ka soo saaraan Fatwo diiniya oo ka dhan ah Munkarka ay Muqdisho keentay Manaar oo ka gancsata Jirka Haweenka.
Sidoo kale Goobtan waxaa lagu iibiyaa Qamriga iyo Maandooriyaal kale, waxaana ku dhex yaala meelo loogu talagalay in Ragga iyo Haweenka loogu daliigo, Isla markaana lagu sameeyo Galmood Sharci Darro ah (Alle ayaan ka magan galnayee).
Muwaadiniin Itoobiyaan ah oo Rag iyo Dumar isugu jira oo ay Muqdisho keentay lama baarin Caafimaadkooda, lamana ogga Cuduradda ay qabaan, waana kuwa ay ka ganacsato Jirkooda, qaar ka mida Dadkaasi waxay ku dhex daysay Magaaladdan oo aysan qofna ka garanayn, xittaa aysan aqoon Afka Soomaaliga, waxaa ka mida Nin Itoobiyaan ah oo ay keentay waxay ka reebatay Baasaboorkiisii, waxayna ku dhex cayrisay Magaaladda, haddana waxa uu ka shaqeeyaa Maqaayadda Banaadir Beach ee Liido.
Safaaradda Itoobiya ee Somalia waxay ka walwalsan tahay Nolosha Muwaadiniinteeda ay Manaar ka ganacsanayso.