Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Al shabaab ambushes KDF convoy in Somalia

$
0
0

At least one soldier was killed and seven others wounded in an ambush attack on Kenyan-Jubbaland military convoy in Lower Jubba region of southern Somalia, reports said.
The Kenyan troops who are serving with AMISOM and their allied Jubbaland forces came under Al shabaab attack while driving at Hayo area, 25 kilometers away from Dhobley town.
The convoy carrying the coalition forces were travelling Afmadow city and en route to Dhobley town at the time of the attack. Both Afmadow and Dhobley towns are under Kenyan and Jubbaland forces control.
Al shabaab, the Al Qaeda-linked Somalia-based militants claimed killing at least 12 KDF soldiers in the attack, according to a statement posted on their pro-websites.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Maamulka Galmudug oo ugu baaqay Dhalinyada jira Al...

$
0
0

Cadaado (Sh M Network) -- Wasiirka Wasaarada Awqaafta iyo Arimaha Diinta ee Maamulka Galmudug, Sheekh Mursal Cabdiraxmaan ayaa sheegay in la qalday Dhalinyarada ka dhinac Dagaalameysa Xarakada Al Shabaab ku sugan Degaanada Maamulka Puntland.
Isagoo hadalkiisa sii wata ayaa Wasiir Mursal waxuu tilmaamay in Dhalinyaradaasi la qalday ay aaminsan yihiin in ay u dagaalamayaan Diin, balse waxuu carabka ku dhiftay in kuwaasi aan lagu tilmaami karin kuw Diin u dagaalamaya.
Wasiirka Wasaarada Awqaafta iyo Arimaha Diinta ee Maamulka Galmudug ayaa waxuu baaqay in ay isaga soo baxaan Dhalinyarada ku jirta Xarakada Al Shabaab.
Wasiir Sheekh Mursal Cabdiraxmaan ayaa cod dheer ku sheegay in ay soo dhaweyn doonaan hadii buu yiri ay isa soo dhiibaan Dhalinyarada ka dhinac ka Dagaalameysa Ururka Al Shabaab oo Dagaal yahano ka tirsan ay haatan ku sugan yihiin Degaano ka tirsan Gobolka Nugaal.
Hadalka Wasiirka Wasaarada Awqaafta iyo Arimaha Diinta ee Maamulka Galmudug ayaa waxuu imaanayaa Xili Boqolaal ka tirsan Xarakada Al Shabaab ay Doonyo ku galeen Degaano ka tirsan Gobolka Nugaal ee Waqooyi Bari Dalka Soomaaliya.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

In ka badan 15 Ruux oo ku dhaawacmay Shil ka dhacay...

$
0
0

Muqdisho (Sh M Network)--Wararka laga helayo Duleedka Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in maanta Shil khasaaro geystay uu ka dhacay Degaanka Carbiska ee Duleedka Caasimadda Soomaaliya.
Shilkan ayaa ka dambeeyay kadib markii Gaari nuuca Xamuulka qaada uu wada baxay islamarkaana uu ku rogmay Degaanka Carbiska ee Duleedka Muqdisho, halkaasi oo ay ku dhaawacmeen ugu yaraan 20 Ruux.
Mid ka mid ah Dadkii ka badbaaday oo lagu magacaabo Maxamed Cali Xasan oo la hadlay Idaacadda Shabelle ayaa sheegay in laga deyrinayo Xaalada Caafimaad ee 3 Ruux, kuwaasi oo si halis ah ugu dhaawacmay Shilkaasi.
Maamulka Degaanka Carbiska ayaa gacan ka geystay samata bixinta Dadkaasi, waxaana wararka ay sheegayaan in Dadkii ku dhaawacmay Shilkaasi loo soo qaaday Isbitaalada Magaalada Muqdisho.
Shilalka inta badan ka dhacay Dalka Soomaaliya ayaa waxaa loo aaneeye Dareewalada kuwaasi oo intooda badan la sheego in aysan wax khibrad ah u la heyn ka xeynta Gaadiidka.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Dagaal khasaaro geystay oo ka dhacay Gobolka Jubada...

$
0
0

Dhoobleey (Sh M Network)-- Ugu yaraan 1 Askari ayaa dhintay, 7 kalena dhaawac ayaa ka soo gaaray Dagaal oo u dhaxeeyay Ciidamada Maamulka Juba oo kaashana kuwa Kenya iyo Xarakada Al Shabaab, kaasi oo ka dhacay Duleedka Magaalada Dhoobleey ee Gobolka Jubada Hoose.
Dagaalkan ayaa yimid kadib markii Dagaal yahano ka tirsan Xarakada Al Shabaab ay Weerar u qaadeen Kolonyo ay la socdeen Ciidamada Juba iyo kuwa Kenya oo marayay Degaanka Xaya oo 25Km qiyaas ahaan u jira Magaalada Dhoobleey.
Wararka ayaa sheegaya in Ciidamada la weeraray ay ka soo amba baxeyn Magaalada Afmadow, islamarkaana ay ku sii jeedeen Magaalada Dhoobleey ee Gobolka Jubada Hoose.
Dhinaca kale, Al Shabaab ayaa bartooda Internet-ka soo geliyay in Dagaalkaasi ay ku Dileen ugu yaraan 12 ka mid ahaa Xoogaga Dowladda Kenya ee qeybta ka ah howlgalka AMISOM.
Waxaa sidoo kale ay tilmaameen in Dagaal yahanadoodu ay Nolosha ku qabteen labo kale oo ka tirsan Militariga Dowladda Kenya, iyadoona aanu jirin wax hadal ah oo ka soo baxay Saraakiisha Dowladda Kenya.
Ilaa iyo hadda majiro ilo ka badax banaan Ururka Al Shabaab, oo xaqiijin kara in Askar ka tirsan Militariga Kenya lagu Dagaalkii ka dhacay Duleedka Magaalada Dhoobleey ee Gobolka Jubada Hoose.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Dagaal ka dhacay Jubbada hoose

$
0
0

Dhageyso Soocadde: Shabaab badan ayaa haynaa, qaarna...

$
0
0

Garoowe (Caasimada Online) - Wasiirka warfaafinta maamulka Puntland Maxamuud Xasan (Soo-Cadde) ayaa sheegau in Maxaabiis laga qabtay kooxdii ka dagaalameysay Togga Suuj, qaarna ay baxsadeen ayna jiraan qaar kale oo dhintaym kuwa baxsadayna lagu daba jiro.
Wuxuu sheegay Wasiirku in lasoo afjaray dagaalkii Togga Suuj in la soo afjaray, wuxuuse ka digay inay jiraan qaark baxsaday oo degaano kala duwan ku wajahan, isagoo shacabka degaanadaasi ugu baaqay inay soo sheegeen wixii ay arkaan.DHAGEYSO WAREYSIGA SOOCADE
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

NATO oo aan u hiilin C/Weli Gaas iyo Puntland

$
0
0

Muqdisho (Caasimada Online) - Habeen Isniinta ee lasoo dhaafay ciidamo hubeysan oo Alshabaab ka tirsan ayaa gudaha u galay deegaanka Garacad ee gobolka Mudug oo ciidamo kooban oo Puntland ka tirsan ay kusugnaayeen.
Ciidamadaasi oo watta doomo dheereeye ayaa yaab ku noqday laamaha amaanka ee Puntland qaabka ay ku galeen deegaanada Puntland, gaar ahaan dhinaca xeebaha.
Wasiirka amniga Puntland oo maalin kadib saxaafada la hadlay ayaa sheegay in ciidamada hubeysan oo Alshabaab ka tirsan ay kaga talaabeen Puntland dhanka xeebaha Xarardheere iyo deegaano kale oo Mudug ka tirsan.
Dhanka badda waxaa kusugan ciidamo badan oo ka socdo NATO iyo ciidamo kale oo la dagaalama burcad badeeda waxay ugu yeereen, laakiin ma aysan dhicin in ciidamadaasi ka hortagaan dhaqdhaqaaqa dhanka badda oo ciidamada Alshabaab ay sameeyeen.
Madaxeyne Gaas oo la weydiiyay sababta ciidamada NATO ay arimahaasi wax uga qaban waayeen ayaa sheegay iney yaab ku noqotay, balse wuxuu sheegay ineysan garaneynin in Mandate Nato ku jiro waxyaabahaasi oo kale.
Puntland ayaa wali ciidamada caalamiga eekusugan xeebaha Soomaaliya ka helin wax taageero ah, balse waxay taageero ka helay dowlada Soomaaliya oo gaarsiisay raashiin bisil iyo hub loogu talo galay ciidamada la dagaalamaya Alshabaab.Caasimada OnlineXafiiska MuqdishoCaasimada@live.com
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Madaxweynaha dalka oo ku baaqay in deg-deg gargaar...

$
0
0

Muqdisho, 19 March 2016: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed, hay'adaha gargaarka iyo beesha caalamka inay kaalmo deg-deg ah la soo gaaraan dadka Soomaaliyeed ee ay abaaruhu saameeyeen.
"Biyo yaraan iyo abaaro baahsan ayaa goobo badan oo dalka ka mid ah ka jira. Xaaladdu waxaa laga yaabaa inay soo yara fiicnaato marka ay roobabka billowdaan bisha soo socota ee April, balse inta ka horreysa waa in muhimadda koowaad iyo awoodda jirtaba la isugu geeyaa dadka tabaaleysan, iyadoo loo eegayo degaannada sida ay u kala daran yihiin''.
Madaxweynaha waxaa uu sheegay in hay'adaha samafalka iyo dowladda ka sokow, shacabka Soomaaliyeed kuwooda wax haysta laga doonayo in ay u naxariistaan walaalahooda ay xaaladdan adag la soo gudboonaatey.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Al-Shabaab oo gubtay gaadiid dagaal gacantana ku...

$
0
0

Muqdisho (Caasimada Online) - Maleeshiyaadka Al-shabaab ayaa sheegay in weerar gaadmo ah oo ay qaaden ay ku dileen Ciidamo Kenyaan ah oo qeyb ka ah Howlgalka AMISOM.
Maleeshiyada ayaa sheegtay in weerarkaasi ay qaaden xili Ciidamada Kenya ay ka amba baxeen Degmada Dhoobley, islamarkaana ay sahay u wadeen Degmadaasi Afmadow.
Maleeshiyadu waxa ay sheegtay in ciidamada ay la galeen dagaal qaatay ku dhawaad hal saac, kaasi oo ay ku dileen ku dhawaad 12-askari oo ka tirsan ciidanka Kenya.
Inta uu dagaalka socday ayay maleeshiyadu sheegen inay gacanta ku dhigeen laba ka tirsan ciidamadii Kenya.
Ciidamada Kenya ayaa sidoo kale Dagaalka looga gubay lix gaari oo kuwa dagaalka ah, iyadoo weerarkan uu noqonayo midkii ugu khasaare badnaa oo Al-shabaab ay la beegsato Ciidanka Kenya, marka laga reebo weerarkii 15-kii Jannaayo lagu qaaday xerada ciidamada Ceel-cadde ee Gobolka Gedo.
Al-shabaab ayaa sheegtay in weerarku uu ahaa mid qorsheysan oo ay fuliyeen xoogagooda gaarka ah, ayna cagta ku mariyeen kolonyadii ciidamadii Kenya, qaarkoodna ay nolosha ku qabsadeen.
Dhanka kale, Talisyada AMISOM iyo Kenya midna wax war ah kama soo saarin dagaalka qaraar ee galabta ka dhacay meel u dhow deegaanka Qooqaani, oo fariisimo ay ku leeyihiin Ciidanka Kenya.Caasimada Online
Xafiiska MuqdishoCaasimada@live.com

Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Madaxweynaha oo maamulka Garoonka Diyaaradaha...

$
0
0

Muqdisho, 19 March 2016: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta kulan la yeeshay mas'uuliyiinta Garoonka Diyaaradaha Aadan Cabdulle Cusmaan ee magaalada Muqdisho.
Kulankaasi ayaa Madaxweynaha waxaa uu kaga dalbadey madaxa cusub ee KMG ee amniga iyo maamulka garoonka, S/Guuto Cabdi Ashkir Jaamac inuu isbeddelo dhinaca amniga rakaabka, diyaaradaha iyo garoonkaba sameeyo.
Madaxweynaha ayaa sheegay in tayeynta amniga iyo maamulka Garoonka Aadan Cabdulle Cusmaan uu sare u qaadi karo sumcadda garoonka iyo kordhinta duulimaadyada caalamiga ee garoonka adeegsan kara.
Kulankaasi waxaa sidoo kale ka soo qeybgaley Wasiir Ku xigeennada Arrimaha Dibedda, Amniga, Gaadiidka, Taliyaha Ciidanka Booliska, S/Gaas Maxamed Sheekh Xasan, Taliyaha Ciidanka Nabadsugidda, S/Guuto Cabdiraxmaan Maxamed Tuuryare iyo mas'uuliyiin kale.
Madaxweynaha ayaa sidoo kale booqday dhismaha cusub ee saldhigga booliska ee Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cabdulle Cusmaan.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Obama oo Jasiirada Cuba ku tagaya Booqasho Taariikhi ah

$
0
0

Cuba(Waaheen) Madaxweynaha Mareykanka Barack H. Obama oo ay la socdaan xubno ay ka mid yihiin; xaaskiisa iyo labadiisa gabdhood, ayaa ku tagaya shalay Cuba booqasho 48-saacadood qaadanaysa, iyadoo noqonaysa booqashadii ugu horeysay oo madaxweyne Mareykan ah uu ku tago waddankaas muddo laga joogo 88-sannadood.
Booqashadan ayaa timid kaddib markii labada waddan ay sannadkii 2014-kii ay si rasmi ah u soo celiyeen xidhiidhkoodii siyaasadeed, kaddib muddo Nus-qarni ah oo muran siyaasadeed uu u dhexeeyay. waxayna booqashadan ku timid kulan dhexmaray Barack Obama iyo Raul Castro, kaasoo ay uga hadleen xoojinta xiriirka labada waddan ee dariska ah.
Ciidammo fara badan oo amniga sugaya, ayaa la dhigay waddooyinka caasimadda Cuba ee Havana, iyadoo la xiray waddooyinka muhiimka ah, Halka shacab fara badan oo Cuban ah ay buuxiyeen Havana, si ay u soo dhaweeyaan madaxweyne Obama iyo wafdigiisa.
"Obama waa geesi... ogolaaday in uu soo celiyo xidhidhkii Mareykanka iyo Cuba," ayuu ku yidhi hadal uu warbaahinta siiyay Elena Gonzalez oo ah 43-jir wax ka dhiga iskuul ku yaalla magaalada Havana.
Xukuumadda Cuba ayaa waxay weli ka cabanayaan xabsiga Guantanamo Bay oo ku yaalla qayb ka mid ah Jasiiraddooda, Xabsigaasoo uu horay Madaxweyne Obama u sheegay inuu albaabbada isugu dhufanayo, inkastoo aan weli la xirin.
Kala-aragti-duwanaashihii Mareykanka & Cuba u dhexeysay, ayaa la filayaa in Obama iyo dhiggiisa Castro ay uga hadlaaan casho-sharaf wafdiga Madaxweyne Obama Hanava loogu sameyn doono magaalada caasimadda ah ee Havana, oo labadoodu ay isku arki doonaan. Telefishinka Qaranka dalka Cuba, ayaa la filayaa in Madaxweyne Obama uu Salaasada ka jeediyo khudbad toos ah, taasoo la filayo inuu ku falan-qeeyo khilaafyadii horay uga dhex-jiray labada waddan iyo sidii looga gudbi lahaa.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

“Madaxwaynaha Kaliya Ee Caalamka Ka Jiraa Waa...

$
0
0

Hargeysa(Waaheen) Gudoomiyaha xisbiga Kulmiye ahna musharaxa madaxwayne ee xisbiga Mujaahid Muuse Bixii Cabdi ayaa ka dhawawjiyay in madaxwaynaha kaliya ee caalamka ka jira ee uu aqoonsan yahay uu yahay Madaxwayne Ismaaciil Cumar Geelle.
Waxaana uu gudoomiyuhu hadalkan ka sheegay munaasibad loo qabtay furitaanka saafarad ay dalka jabuuti ka furtay dalka Somaliland oo ay ka soo qayb galeen xubno wasiiro ah oo ka scoda xukumadda, saddexda xisbi qaran, xildhibaano iyo marti sharaf kale oo aad u tiro badan.
Waxaana gudoomiyuha hadalkan ka soo yeedhay loo fasiran karaa inaanu aqoonsanayn jiritaanka jamhuuriyada Somaliland iyo madaxwaynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo isla markaana madaxwaynaha kaliya ee jiraa uu yahay Ismaaciil Cumar Geele waa sida uu hadalka u dhigee waxaana uu yidhi. "Madaxweynaha kaliya ee caalamka ka jiraa waxaan u aqoonsanahay in uu yahay madaxweyne Imaciil Cumar Geelle " ayuu yidhi Muuse Biixi Cabdi.
Si kasteba ha ahaatee hadalkan kasoo yeedhay gudoomiye Muuse Bixii ayaa bulshadii ka soo qayb gashay xaflada ay isla dhex marayeen isla markaan ay iswaydiinayeen sababta uu uga jeedo madaxwaynaha kaliya ee caalamka ka jiraa inuu yahay Ismaaciil Cumar Geele.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

“Maanta Callanka Somaliland Labba Waddan Oo Kali Ah...

$
0
0

Hargeysa (Waaheen) Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ee Ucid Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in Calankii Somaliland oo wadamo badan ka taagnan Jiray wakhtigii Xukumadihii hore dalka Xukumayeen in Dawlada Siilaanyo mudadii ay xilka haysay ku soo ururisay Dalalka Itoobiya iyo Jabuuti.
Waxaanu Tilmaamay in taasi ina tusayso in dib u dhac uu dalku galay mudadii uu xilka hayey Madaxweyne Siilaanyo.
Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Faysal Cali Waraabe sidaasi waxa uu ka sheegay mar uu hadal ka jeedinayey Xaflad lagu furayey Xafiis Cusub oo dawlada Jabuuti ku yeelan doonto Hargeysa." Maanta Callanka Somaliland Labbo Waddan Oo Kali Ah Ayuu Magaalooyinkoodda Ka Taaggan Yahay,Waanna Jabuuti Iyo Ethopia" ayuu yidhi Faysal Cali Waraabe
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Obama oo Booqasho Taariikhi ah ku Tagaya Cuba

$
0
0

Leyskuma Haysto Inaan Joogno Duni Haloowday, Laakiin...

$
0
0

Waa aduunyo ileen aayo malahee waa inaad fahantaa waxaa u yahay jaceylku hadii aad tahay dhalinyaro jaceelku kama marna dookh iyo dareen uu qofku uA qaado qofkale mana ahan wax uu qofka baniaEU(tm)aadanka sameysan karo ee dareen ka yimaado qalbiga baniaEU(tm)aadanka.
Rag ha ahaado ama dumar ha ahaado hadii aan nahay Soomalida waxaa inagu yaraaday aaminkii ama kalsoonidii qofba qofka kale uu udhiiban lahaa qalbigiisa iyo gebi ahaanba. sirtiisa .allahayoow naf daacad ah iyo niyad saafi ah nasteexaaga ku ogoow dadkii Soomalida waxaa ka dhaamaaday aaminki waxaa qofkasta ku lamaanan qalbigiisa xage bay naga soo wajahday kalsoonida darada?
Umada ragg iyo dumar Shaydaan ayaa tusaya inuu qofka been u sheego ama uu lugooyo qofkale waa yaab dareenka ninka raga ah waxaa dhiiri galiyaa qof dumar ah oo misana daacad ah gabadhana waxaaA Nafteeda kalsooni siiya wiilka daacad ah.
Hadaba Akhrisoow maxaa inaga dhameeyey dulqaadkii iyo samirkii aan ku abuuri laheen kalsoonida taasi waa su,aal is waydiin mudane islamar ahaantaasina ah mawduuca meesha yaala.
Waxa ma ragmadoonto ah in ummada soomaaliya meel walba ay joogaan ay ka nabaad guurtay kalsoonida iyo aaminida ay is aaminaan labada ruux, nabaad guurka ka dhacay shacabka iyo dalka ayaa saameyey kalsoonida qalbiyada lamaneyaasha wada magaca soomaaliya.
La iskuma heysto in aan joogno duni halowday iyo wadan nabaad guuray hadane ay dadkiisii badi ay dhalan rogmeen hadaba waxaa is weydiin mudan halkey ka baxday kalsoonidii umadihii hore ee soomaaliya ?W/Q Mohamed Abdikadir Dahir Ashraf
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Cabdi Waal oo Caawa laga siidaayay Xabsiga NISA xili...

$
0
0

Muqdisho (Caasimada Online)-War goordhow nasoo gaaray ayaa sheegaya in Caawa Xabsiga Nabadsugida Qaranka laga sii daayay Siyaasiga Cabdi Nuure Siyaad oo loo yaqaan Cabdi Waal.
Deysmada Cabdi Waal, ayaa waxaa ka qeybqaatay Xubno ka kala tirsan labada Gole ee DFS, Saraakiil iyo Siyaasiyiin, kuwaasi oo la sheegay inay damaanad qaaden in Cabdi Waal uusan kusoo xadgudbi doonin Dowlada.
Siyaasiga Cabdi Nuure Siyaad, ayaa waxaa Caawa lagu wareejiyay Odayaashiisa, ka dib markii ay Dowladdu aqbashay codsi kaga yimid Siyaasiyiinta iyo Odayaasha.
Odayaasha Siyaasiga Cabdi Nuure Siyaad, ayaa Caawa sheegay in Cabdi Waal laga sii daayay Xabsiga islamarkaana uu dib u helay xoriyadiisa.
Hay'ada Nabadsugida ayaa waxaa ilaa iyo hada u xiran Sargaal lagu magacaabo Cabdi Ileys oo wada shaqeyn dhanka Hub iibinta ah kala dhexeysay Cabdi Waal, waxa ayna dadku is weydiinayaan waxa uu Cabdi Ileys kaga duwan yahay Cabdi Waal.Caasimada Online
Xafiiska MuqdishoCaasimada@live.com

Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Somali female Journalist killers sentenced to death

$
0
0

Two Al shabaab members who have been convicted of murdering a female Somali journalist have been sentenced to death by the military tribunal of Somalia on Sunday.
Liban Ali Yarow, the chief of Somali military court said evidence brought in support of the case showed that they had execution role of Hinda Hajji Mohamed, female journalist killed in car bomb on 3rd December, 2015.
Hinda who worked for the state media has been killed in a bomb attached under the seat of her private car which exploded out Turkish embassy building in Mogadishu's KM4 area.
Abdirisack Mohamed Barrow, 28, and Hassan Nur Ali Farah, 37, were sentenced to death penalty, after the court has found them guilty of all charges against them, according to Judge Yarow who announced the verdict.
Four other co-conspirators have been sentenced to jail terms, two of them life in imprisonment by the Somali military tribunal for their role of the journalist murdering.1 - Mo'allin Mohmed Abukar Ali, 42, born in middle Shabelle region of southern Somalia was sentenced to life time jail.2 - Mo'alin Mohamed Sheikh Yusuf, 56, born in Mudug region, central Somalia has been sentenced to life in prison.3 - Ali Hassan Aden Tooni, 40, born in Ethiopia was sentenced to 15 years in prison.4 - Muheyadin Osman Mohamed Awale, 22, was sentenced to 10 years of prison term.
Early this month, the court has sentenced Hassan Hanafi, Al shabaab journalist to death for planning the deaths of five media workers who were killed in Mogadishu between 2007 and 2011.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Dabdamiska Gobalka Banaadir Oo ku Guuleystay daminta...

$
0
0

Fiidnimadii caawa ayaa dab qasaare geystay waxa uu ka kacay Qeybta Keydka Dawada ee cusbitaalka Hooyada iyo Dhallaanka Banaadir ee Magaalada muqdisho.
Agaasimaha Waaxda Debdamiska Dowladda Hoose Mudane C.llaahi Maxamed Saneey oo u waramay Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee SONNA ayaa noo xaqiijiyay in dabka uu baabi'iyay laba baqaar oo dawada lagu keydiyo Sideed kalana ay kooxda deb damiska gobalka Banaadir ku guuleysteen in ay ka badbaadiyaan inta uusan Dabku ku fidin.
"Waqti Dambe ayaa nala soo gaarsiiyay in uu dab qabsaday baqaarada lagu keydiyo dawada ee cisbitaal Banaadir, si deg deg ah ayaan uga jawaabnay, nasiib darro farriinta oo waqti uu dabku qasaare geystay ayaan goobta gaarnay, waxaan ugu dambeen ku guuleysanay in qasaaraha dabka aan ku koobno labada baqaar oo mid kamid ah uu horteen basbeelay"Sidaasi waxaa ku warramay Mudane Saneey.
Agaasimaha waaxda Debdamiska Dowladda Hoose ayaa sheegay in dabkaasi loo maleeynayo in uu sababay Qalad ka dhashay dhinaca Korontada.
Sidoo kale Agaasimaha Ayaa sheegay in 24 uu heegan ay ku jiraan shaqalaha waaxda Debdamiska Dowladda Hoose ee xamar ayna ku baraarujinayaan bulshada soomaaliyeed in marka musiibooyinka noocaan ah ay dhacaan si degdeg ah ula soo xiriiraan waaxda Degdemiska Gobalka Banaadir.
Wariyaasha Warbaahinta Qaranka Soomaaliyeed Ayaa Goobta Gaaray waxaana idiin ballan qaadeynaa in Bogga Radio Muqdisho uu idiin soo gudbin doono Sawirada Goobaha uu Dabku Qasaaraha Gaarsiiyay.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

“Kii Dhaba JaCeylkuna, Halkii Kama Dhaqaaqoo,...

$
0
0

Wacan oo wanaagsan saaxiibada qiimaha badan meel kasta oo aad ii joogtaanba ku soo dhawaada aEU~Qormada isbuuca Iyo qalinkii WaaSuge.
QISADII MARYAN. !!
Dhirta xididka hoosaa, dhulka loogu beeroo, way dhici laheedee, dhismaheedoo, dhismahooda weeyee, kii dhabba jaceylkana halkii kama dhaqaaqoo, dhidibaa u aasane. Mirihii Xuseen Aw Faarax, Laxankii Jiimi Shiikh Iyo Luuqdii Magool.
Kolka ay indhahaadu qabtaan diiwaanka qormada iyo qisadeena manta waxaa hubaal ah inaad soo qoraansan doonto hadii ugu yaraan aad wax soo jeclaatay, markaad soo guda gasho ee aad aqriso ararta qormada iyo qayb ka mid ah heesti DHIRTA, Waxaad dib u milicsan doontaa macaanida codkii boqoradii heesaha.
Aqristow waxaa marar badan dhagahaada iyo indhahaada amaba qalbigaada ku batay ereyga jaceyl kaas oo soo laa laabta mar kasta maraxad walba iyo meel kasto la joogo. Balse waxaa hubaal ah in ereyga la wada leeyahay laakin macnaha lagu kale duwan yahay, waxuu ku caan yahay macaan iyo qaraar meel ku wada yaaal ee midkee adiga ku soo marey? Hadii jawabtaadu tahay aEU~HaaaEU(tm) Ma la mid tahay midka heley maryan.?
Qisada Maryan: waxa ay ku dhalatay kuna soo hana qaaday miyiga dalkeena hooyo ee soomaaliya ayadoo goor dhaxe laga soo waday lana keeney magaalada si ay wax ugu kororsato, halkaas ayey ka anba qaaday qaybtii labaad ee nolosheeda dhalinyaro.
Maryan waxuu xariir aan sidaa u balaarnayn kale dhaxeeyey xuseen oo ay daris ku ahaan jireen nolosha miyiga, waxaana ugu muhiimsanaa wacadkii ay wada galeen oo dhigaayey in aay mustaqbalka is guursan doonaan hadii la nolol lagu wada gaaro.
Balse waxaad moodaa in balankii gaagax ku yimid marba hadii la kale fogaaday sida nolosheena maantaba aay saamayn fara badan ugu yeelatay kala fogaashada lamaane ku kale nool laba qaarad, dal iyo waliba danta oo aan kuu saamaxin sidaad doonto.
Maryan go,aankeedu waa ka duwanaa sida dadku moodayey ee saadaasha loo filay waxa ay ku qortay dhowr baal oo ka mid ah buugeeda diiwaano u gaar ahaa ayada. Waxaa nagu quseeyo diiwaanadaas kale duwan kan ay uga hadashay jaceylkeeda.
Waxa ay ku xustay in aay nolosheeda aduun u hibeysay xuseen hadii calafku diidin aay la wadaagi doonto nolosha ayadoo raacisay xataa hadii uu xuseen guur kale galo.
Xuseen baxitaanka maryan ee magaalada waxay u aheed dhib iyo cidlo lasoo daristey balse waxuu naftiisa ku qanciyey in mar waliba amarka Eebe meel maraayo, wuuna u duceeyey asagoo soo sagootiyey ugu danbeyntiina waa la isu gacma hatiyey nabadeey.
Dhowr sano ka dib maryan waxa ku soo kordhay safar kale oo aay dibada ugu soo baqooleyso taasina waxa aay sii laba jibaareysaa kala fogaanshii dhaxdooda ahaa iyo in wacadkii dheelis ku yimado ayadon xuman jirin balse waqtigu yahay mid kooban.
Maryan waxay ka mid noqotay kumanaanka kun ee soomaaliyeed oo joogo qurbaha waxa aay mar waliba ku duceysataa Allow dadkii iyo dalkoo nabad ah si gaar ah waxa ay niyada ugu haaysaa xuseen, ma hesho aqbaar ku filan iyo war baxin kaamil ah laga yaabee sanadkiiba mar in aay kale ogaato nolol iyo geeri mida uu ku sugan yahay.
Xuseen markii uu waayey wax jabaq ah oo ka soo yeero dhankii maryan waa iska guursaday oo dhan ka raacday xoolahiisi miyiga, ma jirto xumaanto ee waqtigu waa sida seefta mudan inaad ka faa,ideysato, inta uusan ku gooyin balse maryan Maya.
Dhowr codsi ayaa loola yimid maryan kuna saabsanaa guurkeeda hayeeshee midna uma cuntamin waayo waxa aay ogtahay wacadka dhaxda ugu xiran iyo waxii ay ku qortay buugeeda taariikhda, mar waliba waxay dadka ugu sheekeysaa hada diyaar ma ahi, insha allah waan ku soo ogeysiin doonaa waqtiga aan u soo heelnaado guurka.
Waxuu xaalku sidaas ahaadaba maalin maalmaha ka mid ah maryan waxaa talo uga timid qaar ka mid ah waalidkeeda taasoo ku saabsaneed in ay guursato maadaama da,aada dumarku tahay mid kooban u baahana in laga faa,ideyso intay haboon tahay.
Dar daarankaa iyo taladaas kooban ee dhagaha maryan ku soo dhacday ayaa saamyn ku beertay meel ka mid ah qalbigeeda ku dhacday, walise ma qaadan go,aan ka dhan ah keedii hore iyo hamigeedii ku saleysnaa nolosha la wadaag wiilkii geel jiraha ahaa.
Kulama gooni gooni ah ayeey la qaadatay nafteeda oo aay kaga arinsaneysa go,aan qaadashada iyo talaadaba ugu muhiimsan ee la kale gudboon arintaan dhabaqsan. Waxayna ugu danbeytiin qaadatay go,aan ah in ay baadi goobto xuseen nolol iyo geeri labadaas ka dibna ay ku meel marto natiijadii uga soo baxdo insha Allah.
La soco qaybta labaad ee Qisadii Maryan Isbuuca xiga hadii Alle Swt ka raali noqdo. Intii ka horeysa waa saaxiib waasuge oo idin wada lahe dhamaantiin caafimaad qab.Qalinkii: Ismail Abdi Aden aEUoeWaaSugeaEUDhaxalka: Hooyo Soomaaliyeed Shimali02@hotmail.Com
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Daawo:- Musasalkii (Jaceylkii Waalida ) Q19aad

$
0
0

Musasalkaan Jaceylkii waalida ama Rab Se Sohna Isshq waa musasal Qiso Cajiib ah xanbaarsan waxa soo saaray Jay Mehta's Jay Production waana filim gil gilay Dunida waxaa JilaayoEkta Kaul as Sahiba / Anu
Ashish Sharma as Ranveer
Kanan Malhotra as Daljeet Singh
Anuj Thakur as Ronak, Fateh
Mansi Shrivastav as Heer, Daljeet's Daughter
Sukirti Kandpal as Jasveer(Jazz)
Pramod Moutho as father of Jasveer(Jazz)
Vicky Arora as Mohit
Jass Bhatia as Happy
Neha Janpandit as Mallika
Aryan Vaid as Harry
Malini Kapoor as Beauty
Manmeet Singh as Manmeet Singh
Ekroop Bedi
Waxaa lagu turjumay Afkeena Hooyo Af-somaali waxa idin turjumay Bahda Curubo Films oo had iyo jeer u taagan Qancintiina