Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Barnaamijka Deegaanka


Sarkaal ka tirsanaa Xarakada Alshabaab oo isku dhiibay dowladda KMG.

Xildhibaan xalay lagu dhaawacay magaalada Gaalkacyo oo u geeriyooday Dhaawacii soo gaaray.

Xaalada Jidka Warshadaha oo xalay dagaalo culus ka dhaceen oo saakay dagan.

KENYA: Disasters continue to happen

$
0
0

NAIROBI 21 September 2011 (IRIN) - To illustrate the lack of disaster preparedness across East Africa, a cartoon in a weekly newspaper lists, tongue in cheek, the six chapters of the region's disaster preparedness and management blueprint. These range from visits by political dignitaries to the scene of disaster, declaration of days of mourning, calls for foreign aid, rhetoric, promises to take action, the blame game and finally, business as usual.

Ra’iisul Wasaaraha Somalia oo la kulmay Wasiirka Arrimaha Dibedda Australia + Sawiro

$
0
0

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Professor Abdiweli Mohamed Ali oo maalmaha ku sugnaa dalka Mareykanka oo uu halkaas uga qeybgalayey kulanka golaha ammaanka ee QM iyo kulanka guud ee QM ayaa waxuu la kulmay Ra’iisul Wasaarihii hore ee Australia oo hadda ah Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Australia. Kulankan oo ahaa mid muhiim ah ayaa diiradda lagu saaray [...]

Book Talk: Exile sheds new light on home for Somali author - Reuters

Qofka uu haleelo Jacaylka iyo Siyaabaha lagu garto

$
0
0

Qof kasta oo dunida ku nool marka uu gaaro xilliga qaangaarka waxaa ku beerma dareen Jacayl, qof kastana xilligaas wax buu jeclaadaa ama waa la jeclaadaa.
 
Haddaba qofka marka uu Jacayl ku abuurmo ma jecla in si sahal loo ogaado sirtiisa jacayl oo wuxuu daneeyaa in ay isaga oo kaliya ku koobnaato, inkastoo mararka qaar uu sirtiisa ku qarsado saaxiibkiisa gaarka ah ee uu ku kalsoon yahay, kaasoo lataliye Jacayl uu ka dhigto.
 
Sifaha Jacaylku waa rabitaan ku beerma qofka, waxaana qof kasta oo wax jecel lagu gartaa astaamo gaar ah oo inta badan soo ifbaxa xili dambe oo jacaylku daaro ka dhisto qalbigiisa.
Astaamaha lagu garto qofka uu asiibo Jacaylka waxaa ka mid ah hiyi-kac, gaar ahaan xilliyada lagu soo hadal qaado arrimo ku saabsan qofka dhigiisa ah ee uu jecel yahay, wuxuu jeclaystaa ka sheekeynta iyo falanqeynta qofka uu jecel yahay, isagoo jeclaada qofka mar waliba uga sheekeeya saaxiibtiis, wuxuuna ku raaxaystaa hadal heynta Lamaantiisa.
Astaamo xanaaq ah ayaa lagu gartaa marka wax xumaan ah laga sheego lamaanta uu jecel yahay, wuxuuna bilaabaa amaba isku dayaa in uu difaaco ama uu u ceeb asturo, haddii uu awoodi waayana goobta ayuu isaga tagaa.
Waxa kale oo astaamaha lagu garto qofka wax jecel waxa ka mid ah xiiso gaar ah oo uu mar walba u hayo la kulanka qofka uu jecel yahay.
 
Laakiin layaabka jacaylka lagu arkay ayaa waxa uu yahay qofka wax jeceli marka uu arko qofka uu jecel yahay qacda ugu horeysa ee lakulankeeda marka uu dhaayaha saaro wuxuu dareemaa cabsi iyo naxdin degdeg ah  wuxuuna dareemaa Xanfaf ka asiiba bu`da hoose ee
caloosha, mararka qaarna wuu ka qoomameeyaa aragtideeda qacda hore.
Waxaa ka luma qorshe badan oo uu rabay in uu u sheegto ama uu kala tashado, laakiin marka uu ka soo ag dhaqaaqo ayuu ka qoomameeyaa sababta uu ugu sheegan waayay, laakiin isaga qalada malahee jacaylka ayaa astaamihiisu sidaasi ka mid yihiin.
Shaqsiga wax jecel waxa uu mar walba tixgelin iyo karaameyn gaar ah siyaa qofka uu jecel yahay mana ogolaanayo in saxar qalad ah ama dhibaato yar soo gaarto, haddii isaga uu dhibaateysan yahay tiisa uma muuqato ee qofka uu jecel yahay mida heysata ayaa u muuqata oo la weynaata tan isaga heysatana umaba jeedo.
Qofka wax jeceli wuxuu u dhego nuglaadaa qofka uu jecel yahay, una dabacsanaadaa, deeqsi ayuu u noqdaa, una naxariis falaa mar walba isagoo isku dayaya in uu qanciyo jacaylkiisa.
 
Waxa Qoray:- Cabdi Wahaab Maxamed Warsame (Qanciye)
cwhappy99@hotmail.com


Somali Politician Killed in Breakaway Region - Voice of America (blog)

$
0
0

Somali Politician Killed in Breakaway RegionVoice of America (blog)Somali authorities say unidentified gunmen have killed a lawmaker in the semi-autonomous northern region of Puntland. Officials say Abdurahman Ahmed Haji, a member of parliament, was shot and killed by two pistol-wielding men as he was entering his ...and more »

QM oo xannibaad ku soo rogaysa siyaasiyiinta Soomaalida ee ku lugta leh musuqmaasuqa

$
0
0

Golaha Ammaanka oo shirayaQaramada Midoobay ayaa markii ugu horreysay shaaca ka qaadday inay cunaqabateyn ku soo rogi doonto siyaasiyiinta Soomaalida ee ku lugta leh musuqmaasuqa baahsan ee ka jira dalka Soomaaliya.Siyaasiyiinta ku lugta leh musuqmaasuqa ayaa lagu soo rogi doonaa xayiraad xagga safarka ah iyo waliba hantida u taal dibedda oo la xannibi doono, sida uu sheegay sarkaal u hadlay Qaramada Midoobay Talaadadii shalay.Koox ka kooban siddeed baarayaal ayaa lagu wadaa in toddobaadkan ay baaritaanno billaabaan, si loo yareeyo musuqmaasuqa iyo tacaddiyada ay siyaasiyiinta ka gaystaan dalka.Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in siyaasiyiinta iyo hoggaanka sare ee dowladda KMG ah ee Soomaaliya ee lagu helo musuqmaasuqa lagu qaadi doono dambiyadaas, iyagoo la soo taagi doono maxkamad caalami ah.Warbixin dheer oo sanadkii la soo dhaafay guddiga dabagalka xayiraadda hubka ee Soomaaliya uu u gudbiyay golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa lagu sheegay in musuqmaasuq baahsan uu aafeeyay hay’adaha dowladda KMG ah ee Soomaaliya.Madaxa guddiga dabagalka xayiraadda hubka ee Soomaaliya, Matt Bryden ayaa tilmaamay in musuqmaasuqa ka jira Soomaaliya uu yahay caqabadda ugu weyn ee hortaagan hannaanka nabadda ee dalka, sidaas awgeedna aan loo dulqaadan karin musuqmaasuqaas iyo xayndaabka siyaasadeed.Matt waxa uu intaas ku daray in baaritaannada ay sameyn doonaan ay ka caawin doonto kooxda cunaqabeynta inay si fudud maxkamad u soo taagaan dambiilayaasha lagu helo dambiyada la xiriira musuqmaasuqa. Cunaqabateynta ayaa saamayn ku yeellan doonta siyaasiyiinta qurbaha ka yimid ee leh baasaboorrada ajnabiga, akoonnada bangiyada caalamiga ah, isla markaana safri kara.Dowladda Soomaaliya ayaan ilaa haatan wax jawaab ah ka soo saarin arrinkan.Maqaaladda La Xiriira:

  1. Shirkii QM ee Nairobi oo soo dhamaaday iyo qodobo laga soo saaray
  2. Diinta: Musuqmaasuqa
  3. Barbaarta: Wacyigeilinta dhallinyarada ku lugta leh colaadaha

Dhalinyaro Soomaaliyeed Oo ku xiran xabsi ku yaala Mombasa Oo cabasho Muujinaya.

$
0
0

Dhalinyaro Soomaaliyeed Oo Maxaabiis ahaan ugu jira Magaalada Mombaza  Ee DalkaKenyaayaa waxa ay ka cabanayaan Dhibaato Nololeed Oo halkaasi ku soo wajahday iyagoo Dhinaca kalanaContinue Reading »

Kenya presses the U.N to help Somalis in their country

$
0
0

Kenyan president Mwai Kibaki and the U.N Secretary General Ban Ki-Moon at the UN headquarters in New York, US September 20, 2011/ Kenyan Presidential Press Service (PPS)Kenya’s president Mwai Kibaki has called on the United Nations agencies and international organisations to assist the drought and famine-hit Somalis in their country.The president made the assertion during a meeting with the United Nations Secretary General Ban Ki-Moon at the UN Headquarters in New York on Tuesday.Kibaki said helping Somalis inside their country will not only reduce the flow of refugees as well as undesirable elements into his country but also serve to legitimise the Transitional Federal Government (TFG) of Somalia.He called on the UN to send its peacekeepers in Somalia, noting that the recent developments in Somalia, including the withdrawal of the Al-Shabaab from Mogadishu, provide a unique opportunity to resolve the political and security crisis in the country.The Kenyan president also urged the international community to support the African Union Mission in Somalia (AMISOM) in its efforts to restore peace and stability in Somalia.President Kibaki, briefed the UN Secretary General on the Horn of Africa Summit hosted by his country recently in Nairobi to deliberate on the recurrent problem of drought and famine in the region.He said the summit came up with medium and long term strategies for eradicating the scourge of drought and famine and expressed hope that the UN will support the Nairobi Action Plan agreed upon by regional leaders.Maqaaladda La Xiriira:

  1. UN chief urges Arab countries to aid Somalia
  2. President Guelleh urges international community to aid Somalia
  3. UN hosts emergency meeting on Somalia famine

Shabaab oo Beegsaday Ciidamo Ka Tirsan Dowlada

$
0
0

Muqdisho-GMN-Sedax Askari oo ka tirsana Ciidamada Dowlada KMG Soomaaliya ayaa geeriyootay Ka Dib markii Ciidamo ka tirsan Ururka Shabab ay si toos ah u beegsadeen.
 
Askartani ayaa la sheegay in marka ay ay la kulmayeen dhacdadani ay ku guda jireen baarasho ay ku hayeen kaari rakaab ah.
 
Shilka lagu dilay Ciidamada Dowlada ayaa Ururka Shabaab waxa ay ka geysteen Deegaanka Kaxda oo ka tirsan Degmada Dharkenley halkaasi oo dhowr jeer laga soo weeraray Dowlada KMG Soomaaliya iyo kuwa AMISOM.
 
Goob Joogiyaal ka mid ahaa dadkii Ciidamada Dowlada la dhilay baartay ayaa Sheegay in mar qura ay ka warheleen Ciidamo afka u duuban isla markaana bustuulad ku haya Askarta Baarashada u geysanayey Gaariga Rakaabka ah.
 
Ciidamada Shabaab ayaa dhacdadani marka ay geysteen waxa ay la hadleen Shacabka ku nool Deegaanka Kaxda oo ay u sheegayeen in loo baahan yahay in marnba la qarsan shaqsi kasta oo ka tirsan Dowlada KMG Soomaliya.
 
Rasaas ayaa laga maqlayey Deegaanka Kaxda taasi oo ay ridayeen Ciidamada Shabaab taa oo aanay jirin qasaare u geystay Dadka Deegaanka Kaxda Ku Nool.
 
Ma Jirto war Dowlada ka soo saartay dhacdani lagu laayey Ciidamadeeda Barashada ku hayey rakaab isla markaana Ururka Shabaabb beegsadeen.
 
Gedo News Online
 
Gedoonlinenews@gmail.com

Rights groups seek Somalia detention answers from U.S president

$
0
0

A coalition of eight leading human rights groups has written a letter to the U.S president Barack Obama, demanding for clarification regarding the U.S role in potentially unlawful detention and interrogation operations in Somalia.In a press release, rights groups organized by Human Rights First asked the U.S president to come clear the alleged United States’ role in the unlawful detention and interrogation centre in the Somali capital, Mogadishu.Recently UK based right group has revealed that the U.S runs a secret detention and interrogation centre in Mogadishu, where the CIA and other U.S. agencies and departments were allegedly accused of involving in interrogating detainees held in a prison in Mogadishu that does not meet international standards for humane treatment.Human Rights First’s Raha Wala said If the United States is directly participating in or supporting the interrogation of detainees held in this Somali prison, it is responsible for ensuring the humane treatment of these detainees.The coalition letter to president Obama points out that under an executive order signed by him, the CIA should not be in charge of detention or interrogation operations.The executive order also required that the detention and interrogation of all terrorism suspects be conducted in accordance with international law.Wala said any forcible transfer of a detainee must be accompanied by robust due process protections to ensure that the individual in question is not transferred to a substantial risk of torture or abuse.Wala added that president Obama shuttered the CIA’s so-called ‘black sites’ to ensure that detainees would not be abused and held incommunicado, stating that the current allegations suggest that the CIA may be supporting detention and interrogation operations in Somalia that are in violation of the laws that the President has sworn to uphold.The coalition letter called on the President to provide additional information on U.S. involvement in detention, interrogation, and transfer operations in Somalia.It also asks for clarification on the steps the United States is taking to ensure humane treatment of detainees held by its Somali counterparts.The recent reports have also alleged that the United States continues to be involved in renditions – transfers of terrorism suspects to third countries – without ensuring sufficient due process protections.The Obama Administration has yet to articulate a policy to govern such renditions consistent with its international and domestic legal obligations.Maqaaladda La Xiriira:

  1. Kigali: Implementing human rights act in Somalia
  2. Humanitarian Crisis in Somalia Worsening
  3. President Sharif left for Dubai

Culumaa’udiinka Ahlsuna Wal-jameeca oo Siminaar ugu qabtay Magaalada Muqdisho Barakacayaasha

$
0
0

Culumaa’udiinka Ahlusuna Wal-jameeca ayaa maanta Magaalada Muqdisho ugu qabtay siminaar looga hadlayay inta Nolol jirto inay wali Rajo jirto ayaa waxaa ka qeyb galay Dallad ay ku mideysan yihiin 21-Kaam oo ku yaal degmada Wada Jir ee Gobolka Banaadir. Hey’adda Wada hadalka Bulshada CCD oo soo agaasintay Siminaarkan ayaa waxay ujeedadiisa aheyd sidii dadka barakacayaasha [...]


Dibad baxyo lagu taageerayo Falastiin

$
0
0

Kumanyaal Falastiiniyiin ayaa ku qabanaya dibad bax Daanta Galbeed si ay u taageeraan codsashada Falastiiniyiinta ay ku doonayso inay ku noqoto waddan

Hillary Clinton: "Hogaanka al Shabaab waxaan ugu baaqayaa in ay gargaarka u fasaxeen dadka baahan"

$
0
0

Haweeneyda Mareykanka u qaabilsan arrimaha dibadda Hillary Clinton oo magaalada New York warbaahinta kula hadashay  ayaa ugu baaqday Hogaanka al Shabaab in ay labaabada deegaanada ay ka taliyaan u furaan Gargaarka ku socda dadka dhibaateysan ee carruurta iyo haweenka u badan.

Mrs. Clinton waxay al Shabaab u sheegtay inaysan waxba ka faa'iideyn dhibaatada ay shacabka Soomaaliyeed ku jiraan, waxayna kula talisay in ay dadka u naxriistaan oo hay'adaha gargaarka u ogolaadaan gaarsiinta gargaarka dadka baahan.

Ismaandhaaf ballaaran ayaa ka dhexjira hay'adaha gargaarka iyo xarakada al Shabaab, waxaana la baahiyay in al Shabaabku ay horjoogsadeen gurmadka ku sii jeeda dadka tabaaleysan, laakiin al Shabaabku waxay ku doodeen in arrintu aysan sidaas aheyn oo ay ogol yihiin in ay la shaqeeyaan gargaarka kuwa wada waa  haddii hay'aduhu ay u hogaansamayaan shuruucdoodee.

halgankanet@gmail.com

 

Taliyihii xoogagga al Shabaab ee KM13, Mustaf Xasan Maxamed oo ciidamada dowladda isu soo dhiibay

$
0
0

Taliyihii xoogagga al Shabaab ee deegaanka KM13 ee duleedka magaalada Muqdisho Mustaf Xasan Maxamed ayaa saxaafadda kula hadlay Xarunta Nabadsugida Soomaaliyeed ee magaalada Muqdisho kadib markii uu ka soo goostay al Shabaab, .

Mustaf oo ah nin da'yar ayaa mar uu ka hadlayay dareenkiisa wuxuu sheegay in uu ku faraxsan yahay in uu ka soo tago koooxdii uu ka tirsanaa, kooxdaas oo uu ku eedeeyay in ay dhibaatooyin ku hayaan shacabka Soomaaliyeed.

Mas'uuliyiin dowladda ka tirsan oo iyaguna dhacdadan ka hadlay ayaa ugu baaqay dhalinyarada Soomaaliyeed ee al Shabaab ku jira in ay ka soo tagaan oo dadkooda iyo dalkooda u adeegaan.

Mas'uuliyiinta al Shabaab ayaan weli wax war ah ka soo saarin taliyahan sheegay in uu ka soo goostay xoogagooda.

halgankanet@gmail.com

Cholera, measles to hit Somalia famine victims - Albany Times Union

$
0
0

Cholera, measles to hit Somalia famine victimsAlbany Times Union(Farah Abdi Warsameh / AP) A Somali man from southern Mogadishu carries his dead child in a refugee camp in Mogadishu, Somalia, Tuesday, Sept. 20; 2011. The United Nations World Food Programme is bolstering its nutritional support for malnourished ...and more »

Cholera, measles to hit Somalia famine victims - Houston Chronicle

$
0
0

Cholera, measles to hit Somalia famine victimsHouston ChroniclePhoto: Farah Abdi Warsameh / AP A Somali man from southern Mogadishu carries his dead child in a refugee camp in Mogadishu, Somalia, Tuesday, Sept. 20; 2011. The United Nations World Food Programme is bolstering its nutritional support for malnourished ...and more »

Viewing all 54547 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>
<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596344.js" async> </script>