Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Kenya: Sarkaalkii ka tirsanaa gudida doorashooyinka intaanu dhiman waa la jidh-dilay

$
0
0

Qalliin baadhitaan ah oo lagu sameeyey meydka sarkaal ka tirsanaa gudida doorashooyinka Kenya oo maydkiisa bilawgii todobaadka la helay ayaa lagu ogaaday in ninka dhintay si xun loo jidh dilay oo la ceejiyey.


Kenya: Sarkaalkii ka tirsanaa gudida doorashooyinka...

$
0
0

Qalliin baadhitaan ah oo lagu sameeyey meydka sarkaal ka tirsanaa gudida doorashooyinka Kenya oo maydkiisa bilawgii todobaadka la helay ayaa lagu ogaaday in ninka dhintay si xun loo jidh dilay oo la ceejiyey.
Dhakhtarkii qaliinka sameeyey ayaa sheegay in meydka Chris Msando ay nabarro waaweyni kaga yaalleen dhabarka iyo gacmaha.
Msando wuxu madax ka ahaa qaybta codaynta kombuyuutarka ee lagu codaynayo habka casriga ah ee elektaroonik-ga ah ee lagu qabanayo doorashooyinka madaxtooyada ee dalkaa ka dhacaya maalinta Salaasada ah ee soo socota.
Waxa Meydkiisa laga helay meel kayn ah isagoo ag yaal meydka qof dumar ah dabayaaqadii todobaadkii hore.
Af-hayeen dawladda u hadlay oo la yidhaa Eric Kiraithe ayaa xaqiijiyey in baadhitaanka arintan lagu hayaa weli socdo, waxaanu ganafka ku dhuftay warar sheegayey in dad la tuhunsanyahay la qabtay.
Warbixin ay si wada jir ah u soo saareen Maraykanka iyo Ingiriisku ayey ku sheegeen in ay "aad uga xunyihiin" dilkaa, waxaanay ku baaqeen "doorashooyin xor iyo xalaal ah oo nabadgelyo ah".
Labadaa dal waxay sidoo kale ku yabooheen in ay gacan ka gaystaan baadhitaanka. Qoyska Msando ayaa iyaguna dawladda Kenya ku boorriyey in ay aqbasho yaboohaa si "arrinta si dhakhso ah loogu soo af-jaro".
storvideo: 

Neymar oo sanadkiiba mushaar ahaan u qaadan doona £40.3 milyan

$
0
0

Weeraryahanka u dhashay dalka Brazil, Neymar, ayaa todobaadkiiba qaadan doona mushaar dhan 775,477 oo Pound, marka uu ku biiro kooxda Faransiiska ka dhisan ee Paris St-Germain.

Fa’iidada ay Wajeer ka heshay maamul daadejinta Kenya

$
0
0

47 deegaan ee la sameeyay markii la ansixiyay dastuurka hadda ee Kenya, ayaa madaxdooda waxa ay si toos ah dowladda dhexe kala wareegeen dhaqaalaha horumarinta ee deegaan kasta loogu talagalay.

Ruushka oo sheegay in Maraykanku dagaal ganacsi ku dhawaaqay

$
0
0

Ra'isal wasaaraha Ruushka, Dmitry Medvedev, ayaa sheegay in cuno qabataynaha cusub ee Maraykanku ku soo rogay dalkiisu ay ka dhigan yihiin in dalkaasi ku dhawaaqay dagaal cad oo xagga ganacsiga ah.

Ruushka oo sheegay in Maraykanku dagaal ganacsi ku...

$
0
0

Ra'isal wasaaraha Ruushka, Dmitry Medvedev, ayaa sheegay in cuno qabataynaha cusub ee Maraykanku ku soo rogay dalkiisu ay ka dhigan yihiin in dalkaasi ku dhawaaqay dagaal cad oo xagga ganacsiga ah.
Medvedev wuxu sheegay in talaabadaasi muujinayso karti darrada maamul ee madaxweynaha Maraykanka, oo uu ku sheegay in uu Congress-kii dulleeyey.
Xeerkan uu madaxweyne Trump saxeexay waxa looga dan leeyahay in lagu ciqaabo Ruushka oo lagu eedeedey in uu fara geliyey doorashooyinkii madaxtinimada ee sannadkii hore ka dhacay Ukraine.
Aqalka Cad ee looga arrimiyo Mareykanka ayaa sheegay in madaxweyne Donald Trump uu saxeexay xeer cuno qabatayn lagu saarayo Ruushka, kaasi oo uu dhawaan meel mariyey aqalka Congress-ku.
Saxeexidda xeerkan wuxu Trump kaga raad gatay waji gabax uu kala kulmi lahaa Congress-ka haddii uu diidi lahaa.
Midowga Yurub ayaa se dhaliilay ku dhawaaqida cuno qabateyntan dhinaca keliya ah, taas oo laga cabsi qabo in ay saameyso ku tiirsanaanta Midowga ee gaaska Ruushka.
storvideo: 

VIDEO : Baro sida lacag looga sameeyo Internet-ka...

$
0
0

[unable to retrieve full-text content]
storvideo: 

DAAWO VIDEO:Qosolka Kaftanka Siyaasada 68 Orgi...

$
0
0

Aug 3, 2017 -
Barnaamijka Kaftanka Siyaasada Oo inta Badan Looga Hadlo siyaasadaha taagan halba Halka Ay maryaan waxan lagu Soo qaatay Qodobo Xiiso Badan.
Nagala soo xiriir
storvideo: 


DHAGAYSO: Amaro ka yaabiyay Shacabka Muqdisho oo...

$
0
0

Aug 3, 2017 -
Kulankii todobaadlaha ahaa ee maamulka gobolka Banaadir ayaa maanta looga hadlay arimo xasaasi ah oo ay kamid yihiin go'aano cusub.
Gudoomiyaha gobolka Banaadir Thaabit Cabdi Maxamed oo shir gudoominayay kulankan ayaa looga hadlay labo qodob oo waa weyn waxaana ay kala yihiin:-1-In Xarunta Maamulka Gobolka Banaadir Laga Qaato Warqadaha Fasaxa Dhismaha Guryaha Magaalada Muqdisho: Arintan ayaa ka dhigan in maamulka uu kaliya fasaxi karo dhismaha guryaha magaaladda.2-Dhigashada Gawaarida Wadadda Maka-Almukarama
Maamulka gobolka Banaadir ayaa dhanka kale amray inaan gaadiidka la dhigan karin wadada Maka Al-mukarama oo ah meel mashquul badan qaraxyo badana ay ka dhaceen.
Waxaana Xusid In xili hore ay sidaan oo kale Maamulka Gobolka Banaadir Uu Amaro Kasoo Saaray Dhigashada Gaadiidka Wadada Maka Al Mukarama Ee Magaalada Muqdisho, laakiim ma aysan dhaqan gelin.
Nagala soo xiriir
storvideo: 

Daawo:Culimada waa weyn ee Hargeysa oo go’aan...

$
0
0

Aug 3, 2017 -
Culimada waa wayn ee ee magaalada Hargeisa oo Kulan isugu yimid ayaa ka siwayn uga Horyimid Kaniisada la sheegay in dib looga furay magaalada Hargeisa.
Culimada ayaa Bayaan ka Kooban dhowr Qodob ku Iftimiiyey waxa ay Shareecada Islaamku ka Qabto, waxayna sheegeen inaan la Aqbali doonin In dal islaam ah laga dhiso Kaniisad iyo Wixii gaalo wadato, Waxayna Bulshada uga digeen Halista Arintaasi ay leedahay iyo Cadhada alle ee ka dhalan karta.
Nagala soo xiriir
storvideo: 

Farmaajo oo Magacaabay Guddiga Qaran ee Taakulaynta...

$
0
0

Madaxwaynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya oo Magacaabay Guddiga Qaran ee Taakulaynta Ciidamada iyo Latiyaasha Gaarka ah ee Madaxwaynaha
Muqdisho, 03 Ogosto 2017; Madaxwaynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi farmaajo ayaa soo saaray wareegto uu ku magacaabay Guddiga Qaran ee Taakulaynta Ciidamada.
Sidoo kale Madaxwaynuhu waxa uu soo saaray wareegtooyin uu ku magacaabay Lataliye-yaasha Madaxwaynaha ee Arrimaha Ciidanka Xoogga dalka, Doorashiiyinka & Dimuqraadiyeynta, Amniga Qaranka iyo lataliyaha sare ee Arrimaha Siyaasaddas.
Guddiga Qaran ee Taakulaynta Ciidamada ayaa ka kooban 15 xubnood oo isugu jiraan Saraakiil Ciidan, Aqoonyahanno, Culimmo, iyo qaybaha kale ee bulshada.Madaxwaynuhu waxa uu u magacaabay Jeneraal Axmed Jaamac Muuse Guddoomiye-ha Guddiga, Halka Shiikh Nuur Baaruud Gurxan loo magacaabay Guddoomiye kuxigeen.
Xubnaha kale ee Guddiga Qaran ee Taakulaynta Ciidamada uu Magacaabay Madaxwaynuhu ayaa kala ah:1. Jen.Cabdulqaadir Cali Diini
2. Danjire Maxamed Xuseen Abuukar ( Awliyo )3. Prof. Muuse Aadan4. Maxamed Yuusuf jaamac ( Tigay )5. Shukri Maxamed Afrax6. Shiikh Abuukar Bashiir Shiikh Cabdullaahi7. Shiikh Cali Maxamed Xasan ( Wajiis )8. Cabdullaahi Calibaar Xoosh9. Caasha Abuukar Qaasim10. Abuukar Shiikh Cismaan11. Suldaan Warsame Suldaan Ibrow Suldaan Caliyow12. Bashiir Mursal Ciise Bootaan13. Feysal Weheliye Macalin Cumar
Dhanka kale, Madaxyne Farmaajo ayaa u magacaabay S/Guud Bashiir Maxamed Jaamac in uu noqdo la-taliyaha Madaxwaynaha JFS ee Arrimaha Ciidanka Xoogga Dalka, Sidoo kale Madaxwaynuhu waxa uu u magacaabay xilka la-taliyaha Madaxwaynaha ee Arrimaha Doorashooyinka & Dimuqraadiyeynta Mudane Maxamed C/risaaq.
Wareegto kale oo ka soo baxday Madaxwaynaha ayaa waxa uu ku magacaabay Lataliyaha dhanka Amniga Qaranka oo loo magacabaay S/Guuto Axmed Shiikh Maxamed.
Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maalintii Arbacada ahayd ee la soo dhaafay u magacaabay Mudane Maxamuud Axmed Nuur ( Tarsan ) xilka Lataliyaha sare ee Arrimaha Siyaasadda.
DHAMMAAD
storvideo: 

Neymar oo ku biiray Paris St-Germain

$
0
0

Kooxda Paris St-Germain ayaa si rasmi ah ula soo wareegtay laacibka u dhashay Brazil ee Neymar, oo ay 200 oo milyan oo Pound ka siisatay kooxda Barcelona.

Daawo:Cali Khaliif oo kahadlay xaalada kacsan ee...

$
0
0

Aug 3, 2017 -
Cali Khaliif Galaydh Madaxwaynaha maamulka khaatumo ayaa Waraysi uu siiyey Telefishinka Horn Cable wuxuu uga hadlay Xiisada Siyaasadeed ee ka dhalatay Markii Baarlamaanka khaatumo ay Xilka ka qaadeen Madaxwyane ku xigeenkii Khaatumo.
Waxa uu sheegay in Khaatumo looga soo duulay Xamar iyo Garoowe, Wuxuuna xusay inay Arintaan ka danbaysay kadib wadahadalka ay la Fureen Somaliland.
Galaydh ayaa sidoo kale sheegay inaysan Sharci Noqon doonin Xubno ku shiray Buuhoodle oo iyaguna sheegay inay Xilka ka qaadeen Madaxwaynaha iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka.
Nagala soo xiriir
storvideo: 

Madaxweyne ku xigeenkii Khaatumo oo xilka laga qaaday

$
0
0

Baarlamaanka Khaatumo ayaa xilkii ka qaaday madaxweyne ku xigeenkii maamulkaas, Cabdalle Maxamuud Cali (Cagalule) iyo afar xildhibaan oo ka tirsanaa baarlamanka, ka dib markii madaxweynaha maamulkaas Dr Cali Khaliif Galaydh, qoraal lagu eedaynayo u gudbiyey.

Leicester City oo lasoo wareegtay Kelechi Iheanacho

$
0
0

Kooxda Leicester City ayaa lasoo wareegtay weeraryahanka Manchester City, Kelechi Iheanacho, ayadoo la rumaysan yahay inay ka bixisay lacag dhan 25 milyan oo Pound.


Wasiirka Tacliinta Sare oo la kulmay Jaaliyadda iyo...

$
0
0

Wasiirka Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta Sare ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Daahir Cusmaan oo ay wehlinayaan Lataliyaha Wasiirka Tacliinta Sare, Dr. Cali Sheekh Axmed Abuukar iyo Agaasimaha Guud ee Wasaarada Tacliinta sare Ismaaciil Yuusuf Cusmaan iyo ku-xigeenka Gudiga hormarinta adeega bulshada ee Baarlamaanka Soomaaliya Xildhibaanad Aamina Maxamed Cabdi ayaa kulan la qaatay Jaaliyadda iyo Ardayda Soomaaliyeed ee wax ka barata Dalka Suudaaan, waxaane goobjoog ka ahaa kulanka Gudoomiyaha Jaamacadda Afrika Prof: Kamaal Cubayd, Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Suudaan Mudane Maxamed Cabdulaahi Ugaas, Diblomaasiin ka tirsan Safaaradda, Jaaliyada, Salaadiin iyo Marti sharaf kale. Xildhibaanad Aamina Maxamed Cabdi oo iyadane goobta hadalo ka jeedisay ayaa Ardayda uga sheekeeysay xaalka Dalka uu marayo iyo qaabka xiligan fursado u heli karaan dhamaan Ardayda waxbaratay iyo horumarka la gaaray ee xiligan dowladooda ku tilaabsatay, iyadoone Ardayda usheegtay inay yahiin dadkii badali lahaa Dalka. Dhanka kale Gudoomiyaha Jaamacadda Caalamiga ah ee Afrika Prof: Kamaal Cubayd oo goobta ka hadlay ayaa sheegay in Ardyda Soomaaliyeed ee dhigta Jaamacadan ay yihiin Imamyada Masjidka Jaamacad maadaama buu yiri ay yihiin kuwo Xifdisan Qur,aanka Kariimka. Wasiirka Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta Sare ee Dowladda Federaalka Soomaaliya oo qudbad qiima badan ujeediyay boqolaal ka mid ah Ardayda Soomaaliyeed ayaa aad ugu mahadceliyay Dowladda [...]
storvideo: 

DAAWO:Beesha Habar Gidir oo Lahjad adag & Fariin...

$
0
0

Aug 3, 2017 -
Beesha Habar Gidir oo kamid ah beelaha Hawiye ayaa digniin adag udirtay madaxda DFS gaar ahaan Madaxweyne Farmaajo iyo Ra'isul Wasaare Xasan Cali Kheyre.
Kulan aan caadi aheyn oo ay beeshaas ku yeelatay Muqdisho ayay ku sheegeen in dowladu aysan cadaalad ka aheyn kiiskii dilka ahaa ee wasiir Siraaji kaas oo askariga loo haysto uusan uhelin xukun cadaalad ah.
Odayaasha, Haweenka iyo qeybaha kala duwan ee beeshaas ayaa tilmaamay ineysan dowladda ka aqbali doonin arintaas.
Nagala soo xiriir
storvideo: 

DAAWO:Warbixin Murugo leh Qoys Soomaaliyeed oo ku...

$
0
0

Safaarada Soomaalida ee dalka Turkey oo Badweyn.com la xidhiidhay ayaa xaqiijiyey dhimashada dadkan sidoo kalana waxay sheegeen inay baadigoob ugu jiraan wiilka shan jirka ah ee badbaaday o weli aan la hayn ama gacanta safaarada Soo gelin.
Tahriibkan u danbeeyey ayaa ah masiibo weyn ayadoo qoyska Le'day ay hooyaduna Uur lahayd wiilkaas yarna hada cidloobey, doonta waxa saarnaa 16 qof dadka kale ee dhintay oo afar ah ayaa ka soo jeeda bariga dhexe.
storvideo: 

Ciidamada Amisom Iyo Kuwa Dowladda Oo Caawa Baneeyay...

$
0
0

Aug 3, 2017 -
Gelinkii dambe ee Maanta Ciidamadii Amisom ee ku sugnaa degaanka Leego ee Gobolka Shabeellaha hoose iyo waliba Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa guud ahaan isaga bxay deegaankaas.
Waxaa la arkayay Ciidamada dowladda iyo kuwa Amisom oo wata Gaadiidka dagaalka oo isaga baxaya deegaankas oo ay mudo dhowr sano ah ku sugnaayeen,waxana jira xiligaan cabsi ka jirta deegaankaas.
Ilo xog ogaal ah oo ku sugan deegaanka leego ayaa Badweyn.com u sheegay in Ciidamadii Amisom ee isaga baxay deegaanka leego ay aadeen Magaalada Baydhabo basle Ciidamo Itoobiyaan ah oo bedelaya kuwaas ay dhawaan soo gaari doonaan deegaanka leego.
Waxaa macquul ah in dagaalyahanada Al-Shabaab oo ku sugan meel aan ka fogeyn deegaanka leego ay gudaha u galaan,waxaana,Qaar ka mid ah Shacabka ay sheegayaan in Caawa cabsi ay dareemayaan.
Nagala soo xiriir
storvideo: 

Khasaaraha dagaalkii ka dhacay gobolka Bari

$
0
0

3rd August 2017 admin Category :

  • WARAR: AF SOOMAALI

Khasaaraha dagaalkii ka dhacay gobolka Bari.
Dagaal degaamaysi ah, oo u eg kan ka socday waqtiga dheer gobolka Shabeelaha hoose ayaa maanta waxa uu ka dhacay magaaladda Jiinagada ee gobolka Bari.
Dagaalkan ayaa waxa uu dhex maray magaalada Jiinagada ee gobolka Bari beesha Reer Xaaji ee Dishiishe iyo beesha Cali saleebaan ee Majeeteen. Inata la ogyahay Allah u wada naxariistee waxa dagaalkii manta ku dhintay nin ka soo jeeda beesha Majeerteen iyo nin ka soo jeeda beesha Dhulbahante oo beeshaasi abti u ahayd. dhinaca Reer Xaaji labo qof ayaa dhaawac fudud soo gaareen , waxayna dhulka dhigeen dhamaan guryihii degaamaysiga aahaa ee halkaa laga dhisay, Dhul boobkan u eg kan Shabeelaha hoose ka socda, ayaa lagu hayaa dhamaan degaanada gobolka Bari, waxaana dhiiri gelinya qaar ka mid ah madaxda Puntland.
Post navigation
- Durbanadii Xalay Ka Dananayay Hargeisa Iyo Xaalada Ay Ku Sugan Yihiin Dadkii Abaartu Saamaysay
storvideo: 

Viewing all 54547 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>
<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596344.js" async> </script>