Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Daawo Sawirada Xeebta Liido oo Dad fara badana oo ay Ajaaniib ku jiraan u dalxiis tageen

$
0
0

Xeebta Liido oo maalmaha jimcaha ay caan ku tahay dabaasha tamashleynta ayaa maanta boqolaal ruux oo u badan dhalinyaro ay damaashaad tageen, iyadoo jimcadii afaraad ay tahay xeebtaas oo muddo saddex sano loo dabaal tagayo, kadib markii sanadkii 2009-kii Shabaab la wareegeen qeybaha Waqooyiga. Laakiin jimcaha maanta ayaa waxay kaga duwaneyd, iyadoo ka sokow dhalinayarada [...]


Turkish PM Erdoğan’s mother dies

$
0
0

Turkish Prime Minister Tayyip Erdoğan’s mother, Tenzile Erdoğan, has died in an Istanbul hospital where she was receiving treatment today. Erdoğan’s mother, who was 83 years old, had undergone a gall bladder operation. Her funeral is to be held tomorrow in Istanbul’s Fatih mosque. Erdoğan has cancelled a scheduled trip to the western city of [...]

ICRC Begins Food Distribution In Somalia’s Islamist-Controlled Areas

$
0
0

The International Committee of the Red Cross has begun food distribution to thousands of drought-hit people in southern and central Somalia, including regions controlled by the Islamist militants.
The ICRC said in a statement on Wednesday that its first round of food distributions currently progressing in the Gedo region was aimed at providing 72,000 people with enough beans, oil and rice to cover their needs for one month, adding that “several more rounds are planned to take place until December.”
“While food distributions are needed to relieve immediate suffering, the ICRC also aims over the medium term to give the population the means to sustain their own livelihoods,” the Geneva-based group said.
“It is therefore providing seed and fertilizer for 240,000 farmers ahead of the planting season. Maize, sorghum, cowpea and sesame should be ready to be harvested by the beginning of 2012. This ongoing operation is being conducted by the ICRC with the support of volunteers from the Somali Red Crescent Society,” it added.
The ICRC has been working in Somalia since 1978, and its staff have been allowed access into several regions closed to other foreign aid organizations by the Islamic militants who have taken control of most of southern Somalia in recent years.
The latest ICRC food distribution comes after successful negotiations with the al-Shabaab militants who control the region. The agency said the al-Shabaab militants were respecting its sovereignty.
Al-Shabaab is Somalia’s most prominent and influential Islamist militant unit and is branded a terrorist organization by the United States and most of the international community. The militant outfit had withdrawn from capital Mogadishu and surrounding areas in August following an influx of thousands of famine-stricken people seeking food and water.
This year’s severe drought in Somalia, mostly in the south, has forced millions to leave the region to refugee camps set up in Mogadishu as well as neighboring countries like Kenya and Ethiopia. It is estimated that more than ten million people in East Africa have been affected by the current drought. The U.N. has already declared famine in six regions in Somalia.
Somalia is currently facing its worst drought in more than six decades. Although some regions in Kenya, Ethiopia, Djibouti and Uganda have also been hit by drought, the situation in southern Somalia is compounded by Islamist insurgency and acute poverty.
The Horn of Africa nation has been without a functioning government since the fall of dictator Mohamed Siad Barre’s government in 1991. Currently, a weak U.N.-backed interim government set up in 2004 is trying to enforce its authority in the country.

AU forces plan to cover al-Shabaab strongholds

$
0
0

The regional peacekeeping mission in Somalia has declared its intentions to move and secure south and central Somalia.
The African Union Mission in Somalia (Amisom) confirmed it had controlled about 95 per cent of the war-torn country’s capital, Mogadishu, and overpowered al-Shabaab militants.
Speaking in Nairobi on Friday, Amisom force commander Maj-Gen Fred Mugisha said recent terror attacks by al-Shabaab revealed how “weak and desperate” the group had become.
He said that as soon the peacekeeping force had acquired complete control of Mogadishu, they would move to the central and southern areas, including Kismayu.
“Today, 95 per cent of Mogadishu is under the control of Amisom and the Transitional Federal Government (TFG). We will move to the south as soon as we gain full control. Terrorism has nothing to do with military strength. Infact, it shows how weak and desperate the group is,” said Mr Mugisha.
Conquering Mogadishu falls under Phase 1 of the Amisom concept of operation that aims to liberate the whole of Mogadishu.
Mr Mugisha said Amisom had relatively stabilised the security situation in Mogadishu, adding that any serious faction that aspires to attain political power would not carry out terror attacks on the same people it looked forward to rule.
Amisom, in collaboration with TFG, will conduct its operations in three phases aimed at freeing the people of Somalia from the shackles of atrocities.
The second phase is meant to take control of all townships surrounding Mogadishu and later to the central and southern parts of Somalia, including Kismayu.
Mr Mugisha said the second phase of their operations may help prevent more attacks on Kenya by al-Shabaab militants that has so far seen two tourists kidnapped in Lamu, part of Kenya’s coast.
According to the peacekeeping mission, militias loyal to TFG are carrying out their operations south west of Mogadishu near the Kenya-Ethiopia border to prevent terrorism.
“We hope we’ll be able to extend our operations to have the whole of Mogadishu city liberated.
“We also have a sizeable number of TFG-allied militia waging war against al-Shabaab and al-Qaeda,” explained Mr Mugisha.
According to the mission’s force commander, the terrorists are operating in rundown buildings and have built 50 to 100 metre tunnels connecting one building to the other to prevent Amisom from expanding its operations.
The Somali insurgents are also said to be using a combination of tactics ranging from conventional, assymetrical and terror attacks to wreak havoc in the country and its neighbours. Amisom and TFG have not been spared either since the same atrocities are also being waged on their troops.

Bahrain Sends 2nd Aid Consignment to Somalia

$
0
0

The Kingdom of Bahrain has today dispatched the second relief-aid consignment to famine-stricken Somalis.
The humanitarian initiative follows directives issued by His Majesty King Hamad bin Isa Al-Khalifa. Royal Charity organization board of trustees’ chairman Shaikh Nasser bin Hamad Al-Khalifa is in charge of ensuring the follow-up.
An RCO delegation led by assistant secretary-general Saeed Hussain Abdulrahman headed to Somalia to deliver the humanitarian shipment, which includes 40 tons of medications and other relief products..
The delegation also includes public relations and media director Adel Jumaa Al-Mahameed and A’al Al-Jar from the Bahrain Red Crescent.
RCO secretary-general Dr. Mustapha Al-Sayyed expressed thanks and appreciation to RCO honorary chairman HM King Hamad for his humanitarian initiatives and keenness to extend a lifeline to needy people and tragedy-stricken people.
He paid tribute to Shaikh Nasser for ensuring the follow-up. He also hailed the efforts of the Information Affairs Authority, the Foreign Ministry, the Health Ministry and charity and Islamic societies to back HM King Hamad’s donation-collecting campaign. AHN

Cali Dheere Muqdisho wada Joogimeeyno

$
0
0

Cali Dheere oo ahaa ninkii afkiisa ka qirtay danbigii ku sifeeysnaa xasuuqa iyo gumadka shacabka magaalada Muqdisho (Shaamow 1 and 2) iyo kii magaalada Baladweeyne,ayaa weli ku nool Muqdisho iyada oo la og yahay in uu yahay nin u nool ficilada guracan ee uu kula beegsaday shacab mudnaa in aay ku noolaadaan nabad iyo xornimo,sow lama dhihi karo dowlada federaalka aad ayeey ugu gaabisay in aay qabato danbiilahaa weli umada ku handadaaya in uu u taagan yahay gumaada umada muslimka ah ee Somali.
Waxaad moodaa in shacabka aay ku dhex-jiraan buriska iyo musmaarka dhexdiisa cidna aayan ka damqaneeyn jirtaankooda iyo xornimadooda danbe al shabab bixitaankoodii Muqdisho waxuu ahaa mid laga faaiideeysan waayay sabbabta oo ah xiligaa waxaa ku socday al shabab dagaal aanan kala joogsi laheeyn balse markii Shariif uu ku qancay hal sanno in uu madaxweeyne sii ahaado iyo in Maxed C/aahi Farmaajona laga ceeyriyo shaqada kama uusan fikirin in howshii uu waday Farmaajo in aay sii socon karto iyo in kale,waxaa indhaha laga qarsan karin in howshii uu bilaabay Farmaajo dhabarjabkeeda in aay tahay waxa hada socda,Farmaajo waxuu muujiyay karti waxuuna dagaal aanan geed loogu soo gaban ku qaaday Al shabab kadib markii uu ugu baaqay nabad jawaabtuna noqotay dalka islama joogeeyno marba haddii aad nabada diideen,umadana xoog kuma haysan kartaan inta xilka aan u hayo.
Cabdiweli Gaas maxuu soo kordhiyay ?? waxaad arkeeysaa in ciidamadii xooga dalka ee mushaarka qaadanayay iyo kuwii Boliska ahaa in aay mushaarkii wayaan,waxaa bilowday masuqmaasuq,dhac iyo boob,Cabdiweli waxuu maareeyn waayay gargaarkii caalamka ugu soo gurmaday shacabkii abaaraha aay soo baro kiciyeen balse waxaa uu dhaxalsiiyay shacabkii Muqdisho iyo barakacayaashii abaaraha ka soo cararay in la jirdilo la kufsado loo diido waxii caalamka u soo dhiibay,intaba waxaa aay sabbabay hal sanno oo uu Shariif ka doorto in ninkii dagaalka kula jiray al shabab uu xilka ka qaado iyada oo la ogyahay Farmaajo iyo reerka uu ka dhashay in aay ahaayeen kuwii G. Gedo ka xoreeyay al shabab una istaagay in dhiiga xornimada qaranimada aay wax ku darsadaan,shacabka dulamani gumaadka waa ku sii jiraya inta laga helaayo hogaan xalaal ah oo ka damqada burburka iyo gumaadka lagu wado umada Somali.
Mideeynta siyaasadaha dalka ka jira iyo xasilinta dalka ayaa ka weeyn mida xalinta gargaarka abaaraha, runtiina dowladaha u soo gurmaday Somalia oo u badan dalalka muslimiinta waxaa aay weli la yihiin cid fahansiisa in gargaarka aay la yimaadeen lagaga faaiideeysto in aay wax ka xaliyaan siyaasada guracan ee xalkeeda la gaari waayay,dowladaha muslimiinta ee gargaarka u wada shacabka Somali waa in aay tagaan goobaha al shabab aay gacanta ku hayan si loo fahan siiyo nabada iyo colaada waxa aay ka qabto diinta Islaamak..waa in la qaataa siyaasada cusub oo eey la yimaadeenn Turkiga oo aheeyd AMISOM oo dalka ku soo badataa aay ka fiican tahay in ciidamada ka socda dowladaha Islaamka yimaadaan dalka Somali talaabana ka qaadaan al shabab haddii aay diidaan nabada.
Siyaasad maaha in Garowe laga doono taageero siyaasadeed iyada oo la og yahay in Balcad iyo Afgooye shacabka ku dhaqani aay mudan yihiin in laga raadiyo taageero siyaasadeed si dalka uu u xasilo, maxaa diiday ???
Galmudug iyo Puntland in laga doorto somalida inteeda kale waa cadaaladaro umada aayan qaadan karin,taana waxaa keenay hal sanno uu sharifka ka doortay ka fogaashaha cadaalada iyo sinaanta umada Somali.Alow Sahar amauuraha.
Maxkamada sare ee dowlada federaalka ayaa quman in aay maxkamdeeyso Cali.dheere iyo inta la og yahay ee la qaba gumaadka shacabka in uu xaq yahay.
Dr. Ali A. Hirabe
Hirabe_a@hotmail.com

Wiil Dhalinyara ah Oo daqiiqado ku sawiray muuqaalo. DAAWO SAWIRO

$
0
0

Wiilkaan oo ah 23-sana jir ayaa waxa uu ku guuleystay in uu sawiro muuqaalo aad u cajiib badan waliba mudo kooban sidaasina waxaa qoray Joornaalka Dailmail ee ka soo baxa dalkaasi Britain oo uu wiilka ka soo jeedo.
Muqaalo aad loo wada yaqaano oo ku yaala dalkaasi ayuu ku guuleystay in uu ku sawiro mudo kooban isagoo adeegsanaya waliba Qalinka caadiga oo wiilkaasi uu wax ku sawiro.
Wiilka ayaa ah wiil da’diisa ay aad u yartahay isagoona mudo dheer ku mashquuulsanaa sidii uu ku baran lahaa ama uu u noqon lahaa sawir sameeyo aad u fac iyo magac weyn.
MOHAMED IBRAHIM AYANLE
Ayaanle19@gmail.com
+254-7-28862688






“Waxaan caddaynayaa in Ururkayagu dhallinyarada dhiirigelin doono..” Guddoomiyaha Urur-siyaasadeed la baxay IFTIN

$
0
0

 
Cabdiqaadir Cali Obsiiye oo ah Guddoomiyaha Urur-siyaasadeed horaantii sanadkan lagaga dhawaaqay qaar ka mid ah gobollada Somaliland, Ka hor intii aan la ogolaan furitaanka Ururadaoo magaciisu yahay IFTIN ayaa shir jaraa’id oo uu maanta ku qabtay degmada Sheekh waxa uu sheegay in ururkiisa oo uu ku dhawaaqay(8) Sided billood ka hor uu xoogga saari doono sidii uu dhallinyaradda shaqooyin ugu abuuri lahaa.
 
Cabdiqaadir Cali Obsiiye waxa uu xusay in dad badani la yaabeen markii uu ku dhawaaqay urur-siyaasadeedkiisa, maadaama uu wakhtigaas aanay jirin cid hadal-haysay, balse haatan ay dadkaasi ay layaab ku noqotay riyadii uu mudada dheer ku soo hamiyay inay u rumowday oo si rasmiya loo ogolaaday furitaanka ururada siyaasadeed.
 
Waxaannu ku bilaabay, “Anigu waxaan ahay Cabdiaadir Cali Obsiiye,  waxaan ahay Gudoomiyaha Ururka IFTIN ururkaas oo iminka muddo sideed bilood jiray.  Waxaan ahaa dadkii markii hore xukuumada kala hadlayey in ay furan Xisbiyada taas oo ahayd wixii ay ku balanqaaday ee lagu doortay, markii aan marayey Gobolada ee aan ku qabanayey shirarka jaraa’id  dadku waxay I lahaayeen ‘waar Ururana la furimaayo ee iska joog markii iminka la furayna waxay I yidheehdeen waar niyow maxaa kuu waramay ee kuu sheegay in ururo la furayo. “

 
Guddoomiyaha Ururka aan weli is-diiwaanglin, Cabdiqaadir Cali Obsiiye waxa uu ka hadlay hammiga waxqabadee uu damacsanyahay inuu dalka ka fuliyo, haddii uu ku guulaysto talada dalka, “Maanta runtii ururkaygu waa urur cid walba soo dhawaynaya oo ku hamiyaya inuu kontankii sanadood ee Somaliland ka lumay dib u soo celiyo ,gaadhsiiyana 25 sanadood oo barwaaqo ah. waxaanu ku hamiyeynaa maadama oo aanu nahay urur dhalinyaro  aqoon leh u badan yahay  in aanu dalka gaadhsiino horumar waxaan rajaynaynaa in ay wakhtigayaga Samaliland la talaabsan doonto Caalamka waxaan aaminsanahay in cid ururkayga ka horaysa oo dalka aqoonsi u keeni kaartaa aanay kirin, Ilaahay waxaan ka rajaynayaa in aynu aqoonsi helno hadii uu imin waayana waxaanu haynaa qorshihii laynagu aqoonsan lahaa; qorshii dhaqaalaha lagu kobcin lahaa ee bulshadu ay horumar ku gaadhi lahayd.”
 
Cabdiqaadir Cali Obsiiye waxa uu ka warramay barnaamijka siyaasadeed ee ururkiisa IFTIN,  “Waxaan doonayaa in aan idiinyara iftiimiyo qodobo kooban oo ka mida barnaajka  ururkayga ugu  kuwaas oo noo diyaarsan oo daabacan waxaa aanu dhamaynay xeer hoosaadkii  iyo barnaajkii xisbiga way noo diyaarsanyahiin waxa aanu sugaynaa oo kaliya ansixinta in aanu isdiiwaan galino oo kaliya ayaanu sugaynaa wax kaloo naga qabyi ma jiraan iyo shirgwaynahii ururka oo qabsoomi doona insh Allah isaguna waxaana ka mida barnaamijkayaga.
1.    Xoojinta iyo sugida amniga si wayn ayaanu amniga u sugu doona, 2.Taabo galinta Diinta islaamka, 3.Taakulaynta Dadka jilicsan iyo agoomaha , 4.Kor u qaadista iyo tayeyta waxbarashada, 4. Kor u qaadista Caafimaadka iyo Biyaha, waxaan doonaynaa in guri kasta oo Somalind ka mid ahi helo biyo sifaysan. 5. Waxkaqabadka Tahriibka iyo Shaqo la’aanta, 6. Abuurista dhaqaale xoogan.
 
Waxaan ku soo gabagabaynayaa xukuumad kastaa waxay dhalinta u balan qaadaa in ay shaqooyin u abuurayso hadan waxba ugu qabato waxaan cadaynaa in ururkaygu uu dhalinta dhiirigalin doono.” Ayuu yidhi Guddoomiyaha Ururka IFTIN C/qaadir Cali Obsiiye.
Reporter by Mohamed Abdillahi Farah 
Berbera/Somaliland
 
Soofadhiiste@hotmail.com
 


Shabaabka Ceelasha biyaha Oo xabadka dhulka u dhigay Ganacsato

$
0
0

Ciidamada Kooxda Al Shabaab ayaa waxa ay maanta ganacsato farabadan ka xir xireen inta u dhaxeysa Magaalada Muqdisho iyo degmada Afgooye ee gobolka Sh/Hoose.
Sida ay sheegayaan wararka laga helayo Deegaanada Ceelasha Biyaha iyo Lafoole Ciidamada Kooxda Al Shabaab ayaa xabsiga u taxaabay ku dhawaad 15 ganacsato ah oo ku ganacsan jiray Laamiga hareerihiisa.
Ganacsatadaan la Xirxiray ayaa waxa wararku Sheegayaan in ay ka biyo diideen amaro ay dul dhigayn maamulka Al-Shabab ee deegaanadaasi oo ahaa in ay burburiyaan Goobahooda ganacsi oo ahaa kuwa iyaga soo galay Jidka sida ay sheegayaan Saraakiil ka tirsan Shabaab.
Ma ahan markii ugu horaysay oo Ciidamada Maleeshiyada Al Shabaab ay Xabsi dhigaan ganacsato Soomaaliyeed iyadoona la ogyahay in ay jirtay in la Xirxiray Ganacsato Soomaaliyeed oo deegaanadaasi ku sugan ka dib markii ay ka dhaga adeegayn awaamiir ay Al-Shabaab dul dhigtay oo ahaa inay afka carabiga ku qoraan goobahooda Ganacsi.

Diyaarada Juba Airways oo galabta Xujeydii u horeysay ka qaaday Magaalada Muqdisho

$
0
0

Diyaarada Juba Airways oo ka mid ah Shirkadaha Diyaaradaha Soomaalida ayaa duulimaadkii u horeysay ee Xujeyda Soomaalida ee sanadkan ka qaaday Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cadde International Airport. Ilaa 200-ruux oo isugu jiray qeybaha bulshada Soomaaliyed oo xujey ahaa ayaa iyagoo faraxsan galabta ka dhoofay Garoonka diyaaradaha, iyadoo noqday dadkii u horeeyay ee nasiib u [...]

Ra’iisul Wasaaraha Turkiga Erdoğan oo hooyadiis ku geeriyootay Isbitaal ku yaala Istanbul

$
0
0

Ra’iisul Wasaaraha dalka Turkiga Recep Tayyib Erdoğan ayaa maanta oo jimco ah Hooyadiisa   Tenzile Erdoğan ku geeriyootay Isbitaal ku yaala Magaalada Istanbul, halkaasoo maanta xaaladeeda caafimaad lagula tacaalayay. Hooyada dhashay Ra’iisul Wasaaraha Turkiga oo 83-jir aheyd ayaa lagu sameeyay qaliin dhinaca Kelida oo xanuun darani uu hayay. Maalinta berri ayaa la filayaa in Aasoo Magaalada [...]

Hanbalyo meher wacan Boqorka Axmed Ali Mahamed & Boqorad Asma Abdale Ali

$
0
0

Awoowo hassan Abdi Farah
Ayeeyo haliimo abdi omar
Ahmed hassan abdi iyo xaaskiisa 
KHadar hassan abdi iyo xaaskiisa 
Mahdi hassan abdi 
Ifraax hassan abdi iyo caruurteda 
Deeqa hassan abdi iyo odaygeeda 
Hibaaq hassan abdi 
Muxumed Abdi Farah iyo reerkisa
Bashe Abdi Farah iyo reerkisa
Muuse Abdi Farah iyo reerkisa 
Hussein Abdi Farah
Jamaal Muxumed Abdi iyo reerkisa
Abdifatax Muxumed Abdi 
Filsan abdale ali 
Najah abdale ali 
Amiira abdale ali 
Najma Maxamed Ahmed
Xamda Maxmed Ahmed
Najaad Maxmed Ahmed
Ahmed Maxmed Ahmed
C/fatax muxumed abdi 
hodan muxumed abdi
 
 
 
DHamaan dadkan oo kala jooga UK.Sweden Malaysiya iyo Hargaysa. 
Waxay hanbalyo meher wacan uu dirayaan
 
                                                      
                                         Boqorka Axmed Ali Mohamed 
                                                         &
                                       Boqorada Asma Abdale Ali          
 
 
 
Oo meherkoodu ka dhacay Hargaysa 6/10/2011 waxanu dhamaantayo leenahay.
Noqda kuwii isku waara ee kala hela ubad khayr qabaa amiim amiin..

Dastuurku Caqabad Kuma Aha Ka Qaybgalka Siyaasaddeed Ee Dhallinyarrada!!! Qalinkii: Garyaqaan: Cabdishakuur Cali Muxumed (Good Lawyer) Qalinkii: Cabdishakur Cali Muxumed (Good Lawyer)

$
0
0

 
Dhallinyartu siyaasadda haka qaybqaadato waxay noqotay odhaah caan ka ah bulshada rayidka ah, gaar ahaan kulannada iyo aqoon-iswaydaarsiyadda loo qabto dhallinyarrada. Markii lagu celceliyey maskadooda ayuu carabkoogiina ku hadaaqay siyaasadda ha nalaga qaybgaliyo. Oo dhalliyarrooy miyaadan siyaasadda ka qaybqaadan?  Maya, ayey kuugu jawaabayaan. Dhallinyarrooy waxaynu nahay dadka ugu badan ee codeeya, dadka ugu badan ee qabanqaabiya ololeyaasha doorashooyinka weliba waxaynu nahay shaqaalahii ugu badnaa ee doorashooyinka. Intaas oo waxqabad ah miyaynaan u aqoonsanayn ka qaybgal siyaasaddeed. Intuu dhawr jeer libiqsado ayuu mid kastaaba la soo boodayaa maya dee, haddaynaan xilal baarlamaan, wasiirnimo ama madaxweyne aynaan haynin siyaasadda kamaynaan qaybqaadan. Xitaa guddoomiye xisbi maynaan noqon.? Ayuu ku odhanayaa.
 
 
Waxaad la yaabaysaa dhallinyarta hadaladaasi ku hadaaqaysa da’dooda oo yar iyo waayo-aragnimadooda oo liidata. Haddaad weydiiso da’da ay ku rabaan inay dalkan ku maamulaan, waxay kuugu jawaabayaan 25 jir!! Oo adeer yaa idinku yidhi 25 jir ayaa dal lagu hogaamiyaa? Sow kuwa caalamka hoggaamiya!! Halkeed ku aragtay 25 jir ay ummaddi dooratay? Markaas ayuu casharkii maskaxdiisa ku jiray akhrinayaa. Dhallinyarta caalamku siyaasadda way ka qaybqaataane maxaa annaga noo diiday in aanu siyaasadda ka qaybqaadano? Oo dhallinyarta caalamku sidee ayey siyaasadda uga qaybgalaan? Dee caalamka waxaa ka jirta dimuqraadiyad xooggan; cid kastaaba waxay xaq u leedahay inay siyaasadda ka qaybqaataan. Innaga dastuurkeena ayaa noo diiday in aanu siyaasadda ka qaybgalno. Oo siduu idinkuu diiday? Sowka shuruud ka dhigay in aanay da’da murashaxiintu ka yaraan 35 jir. Markaas ayaad sii argagaxaysaa, oo 35 jirku miyaanu dhallinyar ahayn? Mida kale waxaad ii sheegtaa dal uu 25 jir xubin ka yahay goleyaashiisa baarlamanka iyo wasiiradda, iska daa madaxweyne iyo ku xigeenkiise. Majiro dee. Waayahee sidee lagaaga dhaadhiciyey iyadoonay caalamka ka jirin inaad 25 jir madaxtinimo ummaddeed ku raadsato? Oo weliba aad gole kastaba kaga dooddid.
 
Dooddaasi cimriga gaaban, ee haddaad wax yar la dooddid aad runta taabsiinayso ayaa dhallinyarteenii wakhtiga lagaga riday. Qalinkana maanta waxaan u holladay inaan iftiimiyo kaalinta ay dhallinyarradu siyaasadda ku leedahay. Dastuuriyan, Somaliland waa dal dimuqraadi ah. Qof kastaaba wuxuu xaq u leeyahay inuu siyaasadda ka qaybqaato sida ku cad qodobka 23aad ee dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland. Laakiin waxaa meesha ka maqan aqoontii loo baahna inuu muwaadinku kaga qaybqaato horumarka dalkiisa. Kelmaddaka qaybgal waxaa lagu qeexi karaa inuu qofku wax ka ogaado ama wax ku darsado dhaqdhaqaaqyada horumarineed, bulsheed ama siyaasaddeed ee dalkiisa. Haddaynu nidhaahno sidee siyaasadda looga qayb qaadan karaa? Dhawr siyaabood ayaa loo tilmaamaa ka qaybgalka siyaasadeed;
 
1.    waa inuu qofku tageero ama kamid noqdo xisbi siyaasaddeed; taasina waa mid dalkeena ka jirta oo qof kastaa ba xor u yahay. Dhallinyartana cid ama sharci u diidayaa ma jirto oo waa xuquuq ku cad qodobka 23aaad ee dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland.
2.    waa inuu qofku siyaa codkiisa xisbiga/murashaxa uu tageersan yahay; tani waa mid cad oo muwaadin kastaa wuu codeeyaa. Dhallinyartuna iyagaaba ugu badan dhinaca codaynta.
3.    waa inuu muwaadinku isa soo sharaxi karaa si loo doorto; waa halkan meesha iftiiminta u baahan ee aan qalinka u qaatay.
 
Iyadoo dastuurku muwaadin kasta uu xaq u siiyey in la doorto waxna uu doorto, ayaa haddana wuxuu shuruud ku xidhay qof kasta oo isku soo sharaxaya mansab kasta oo maamuus qaran leh. Muwaadin kastaa murashax ma noqon karo, waxaa loo kala mudan yahay sida loogu kala haboon yahay hoggaaminta. Mar haddii ba duubkii ummadda la dooranayo waa in haldoorka ummadda la doortaa. Iyadoo loo siman yahay xaqa ah in qof kasta la dooran karo ayaa haddana waxa caalamka oo dhan ba laga siman yahay in shuruudo lagu xidho murashaxiinta, si loo helo qofka ugu haboon iyo jagadiisa ku haboon (Right man for the right position.) Somalilandna taasi uunbay kala siman tahay caalamka.
 
Shuruudaha lagu xidho murashiintu waa laba; qaar ay ujeeddadoodu caddahay (expressly) iyo qaar ujeeddadooda aan si cad loo muujin laakiin laga tarjuman karo shuruudaha qoran (implied). Tusaale ahaan, shuruudaha uu dastuurkeenu ku xidhayo murashaxiinta baarlamanka waxaa kamida shuruud ku wajahan dhinaca aqoonta murashaxa oo taasi waa mid cad, dhallinyartuna way yeelan kartaa aqoontaasi laga rabo murshaxiinta. Waxaa kale oo jirta shuruud ka hadasha dhinaca da’da oo ah inuu murashaxu yahay 35 jir iyo wixii ka wayn. Shuruudani ujeeddadeedu ma cada oo way qarsoon tahay (implied), ujeeddada ka dambeysaa waa inuu qofku yahay qof waayo-aragga. Anniguna sidaan qabo waa da’da lays odhan karo aqoon ahaan iyo waayo-aragnimo ahaan ba qofku wuxuu u bislaan karaa inuu qabto mansab sarre.
 
Dhallinyartu sidee ayey talada dalka uga qaybgali karaan?
 
Waa su’aal fiican oo ay tahay inay dhallinyarta iyo aqoonyahankuba is weydiiyaan. Waxaan maqlaa dastuurka hala badalo si dhallinyartu ay siyaasadda uga qaybqaadato. Runtii dastuurkeenu caqabad kuma aha ka qaybgalka siyaasaddeed ee dhallinyarrada, laakiin si khaldan ayaa loo turjuntay. Dastuurku afar jeer ayuu ka hadlaa da’da qofka lagu dooran/magacaabi karo; waa qodobka 41(2) oo sheegaya in xubinta Golaha Wakiiiladda isku soo sharaxaysaa aanay ka yaraan 35 jir da’ ahaan, qodobka 59(1) oo sheegaya in xubinta Golaha Guurtiddu loo dooranayaa aanay ka yaraan 45 jir, qodobka 82(3) oo shuruud ka dhigaya in aanay da’da murashaxa jagada madaxweynahu ka yaraan 40 jir iyo qodobka 94(5) ee dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland oo odhanaya qofka loo magacaabayo jagada wasiirnimo ama ku xigeen waa inuu buuxiyaa shuruudaha looga baahan yahay inay buuxiso xubinta Golaha Wakiiladda ahi (oo ay kamid tahay da’da oo 35 jir ah).
 
Afartaasi jeer ayuu dastuurku ka hadlaa da’da murashaxiinta ama xubnaha Goleyaasha Qaranka. Bal haddaba dhallinyarrooy, 25 jir miyuu ku haboon yahay jagooyinkaasi. Dabcan, jawaabtu waa maya. Waa marka horee, Goleyaasha Wakiiladda iyo Guurtidu ba waa sharci dajintii wadanka. Lagama maarmayo waayo-arragnimo iyo odayayn midna. Haddiiba aad xisaabiso da’da uu qofku ku yeelan karo waayo-arragnimo iyo odayayn ku haboon mansabyadaasi waad ka garaabaysaa shuruudaasi.  35 jir waa da’da ugu yar ee qofku ku yeelan karo aqoon iyo waayo-arragnimo ku filan haddii wakhtigu u saamaxo. Guurtida iyaddu odayayn iyo dhaqan yaqaan kama maarmaysoo 35 jir waa ba layskala tagayaa oo waa 45 jir, waana sax. Wasiiradda iyo ku xigeenaduna waa fulintii oo lafdhabartii Qaranka oo waayo-arragnimo shaqo oo muddo ah kama maaranto. Madaxweynahana haba soo hadal qaadin.
 
Shuruudahaasi dhinaca da’adu waa macquul. Innaga dhallinyarro ahaan, maxay tahay innaynu ku doodno. Kow, waa in aynu ku doodnaa in shuruudahaasi dastuurka ku qoran la fuliyo, oo murashaxiinta ay da’doodu u dhaxayso 35-39 jir oo dhallinyar ah la doortaa ama loo magacaabaa jagooyinka sarsare ee Goleyaasha Qaranka. Laba, waa innaynu ku doodnaa in la inoo magacaabo jagooyinka kale sida agaasimayaasha guud, mareeyayaasha, xoghayeyaasha goleyaasha qaranka iyo guddoomiyeyaasha komishanka doorashooyinka ee goboladda iyo degmooyinka oo aanay jirin caqabado sharci oo innaga hor taagan in la inoo magacaabo. Saddex, waa in aynu ku doodnaa in wax ka badel lagu sameeyo qodobka 33(4) ee xeer no.20/2001 xeerka doorashooyinka Goleyaasha Deegaanada iyo Madaxtooyadda oo laga dhigaa da’da uu qofku isku soo sharaxi karo kamid noqoshada Goleyaasha Deegaanada 30 jir. Sidoo kale waa in aynu codsanaa in la ina siiyo xubin sharafeedyo Golaha Wakiilada ah oo aynu innagu dhexdeena ku tartano.
 
Ugu dambeyn, waxaan dhallinyarta u soo jeedinayaa in aynu maskax fayoow ku fikirno oo aynaan dastuurkeena khalad u fahmin. In aynaan ku dooddin fikir khaldan oo si guracan la innoogu sheegay oo aynu kala barano xaqeena iyo waajibaadkeena dastuuriga ah intaynaan dood madhalays ah lasoo geed fashiisan gole kasta iyo in aynu ogsoonaano in aanu dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland innaga eexan ee uu ujeeddo weyn ku fadhiyo.
 
Dhallinyarrada jecel innay siyaasadda ka qaybgalaan, waa inaanay siyaasadda meel dheer kaga boodin, siyaasaddu waxay u baahan tahay bisayl iyo waayo-arragnimo qani ah. Bal u fiirsada labada siyaasi ee dalkeena ugu taariikhda wacan; Madaxweyne Sillanyo iyo jano galihii Ibraahim Maygag Samater. Labadooduba iyagoo aqoontoodu ay tahay Master ayey ka bilaabeen shaqaale dawladeed (agaasime waxeed) ilaa ay ka gaadheen heer wasiir wasaaradahii ay ka shaqaynayeen. Siyaasaddu waxay leedahay jaranjaro, haddii aad ka boodo jaranjaro qudha, lafo-jabkeeda ayey leedahay mar aad la kulanto ba.
Qalinkii: Garyaqaan: Cabdishakuur Cali Muxumed (Good Lawyer)
awmuxumed@yahoo.com
4460167 ama 9043547.
 
—————————————————
 
Afeef: Aragtida maqaalku waa mid u gaar ah qoraaga, anaguna hadaanu Oodweynenews nahay waxaanu leenahay Magacaagu yuu noqon mid xumaan ka marag kaca, haka talin masiibiyo wax makhluuqa kalla dilla,

Disagreement and Corruption Among the Sanag Media Group (SMG).

$
0
0

Sanag Media Group (SMG)

Head Office Erigavo/Sanag Region.
 
Ref:                                                                                                        Date:06/10/2011
 
To. International  NGO’s
To. Local NGO’s
To. Ministry of Planning & Coordination of Somaliland
To. National Electrol Commision of Somaliland
To. Attorney General of Somaliland
 
Sub. Disagreement and Corruption Among the Sanag Media Group (SMG).
 
I the Executive Director of Sanag Media Group hereby requesting the International NGO’s, Local NGO’s, as well as the Governmental offices concern this petition, in order not give economic projects and support to Sanag Media Group due to following reasons:-
 

  1. Illegally chairmanship captured by Mahmoud Mohamed Hassan “Sarraaf” because he is government member particularly Sanag regional reporter of the Ministry of Information. However, it is prohibited the government to be the chairman of non-governmental organizations.

 

  1. The registration of this organization became invalid on the 06/04/2011 and not renewed yet.

 

  1. The present illegal chairman made corruption and embezzling the fortune and property of the organization.

 

  1. The disagreement and confrontation created by this chairman affected the members into contending members so the law and order  disappeared and even media were used to attack each another.

 

  1. The illegal chairman and other members are finding economic projects to take the name of Sanag Media Group that will cause problem, and disagreement that hinder to fulfill that projects.

 
I look forward the consideration of this issue.
 
Thanks.
 
 
Abdulahi Hussein Jama “Darwish”  
(Executive Director of Sanag Media Group)
email:gxdarwish@hotmail.com
contact tell: 00252 2 4475343.
 

Jahwareerka siyaasada arimaa dibada ee somaliland By: Siciid Cilimi Cawed

$
0
0

alla mahad leh salaan sharaf dhamaan shacabweyaa reer somaliland iyo mareegaha u adeega  qaran walba waxaa uu xoga saraa sida uu door muuqda uga ciyaari lahaa dunida si taasi u suurto gasho waxa  uu ku deedalaa inuu dhiso siyaasada midho dhal ah oo aduunka u cuntanta dantiisana uu ku gaadho  hadaan usoo noqdo somaliland oo kamida qaramadaa aduunka kuwa aan wali aqoonsi buuxa ka helin beesha caalamaka ayaa waxaa jahwareer badani ka muuqdey siyaasadeeda arimaa dibada tan iyo 20kii sano somaliland ay aqoonsiga raadinaysey somaliland waa qaran u baahan inuu yeesho siyaasad qaran oo sal adag oo ku wajihan dedaalka loogu jiro in la helo aqoosi buuxa waxaa aynu ka war qabnaa inanay somaliland marana yeelan siyaasad qaran oo biseyel ka muuqdo oo meel la dhigay oo ku wa jahan in dalka loo helo aqoonsi buuxa nasiib daro way kuwada fashilmeen dhamaan xukumadii taladan dalka isaga danbeyey somaliland tusaale loguma soo qadan karo siyasadaa arimaa dibada ee dalalka haysta aqoonsiga buuxa waayo iyagu waxay xooga saraan intabadan iskaashi dhaqaale iyo amni lkn inga waxaa labadaab inoo raaca aqoosiga xukumad walbaa safaro ayeey ku galaa bixisay aduunweynaa lkn natiijo midho dhal ah midna muu soo hoyn hadaan wax yar ka taabto xukumadan manata dalka haysa siyasadeeda arimaa dibada waxaad mooda iney ugu liidato dhamaan xukumadii hore ee dalkan somaray dhinaca arimaa dibada oo aney laheen waji cad oo lagu soo hagaago xukumadu waxay sheegtay inay bedeshay siyaasadii hore ee xukumadii hore mayse cadeeyn dhinaca ay u bedeshay waxaadse modaa in xukumadu siyaasadeeda arimaa dibada urartay dhinaca iyo ku dhawanashaa arimaa somaliya taas oo ilaa hada aaney cadeeyn booska manta somaliland uga banaan arimaa somaliya ee looga ogolyahay  an aheen maamul goboleed somaliyeed somaliland hore ayeey deeqo wax barsho caalamka ugu heli jirtay toos ayayna ardayadii reer somaliland ugu dhofijireen garoomada dalka lkn waa markii ugu horeysay ee arday reer somaliland ka socdaa ay muqdisho u tagaan deeq wax barsho waana xagal daaca ka muuqda xukumadan iyo siyasadeeda arimaa dibada somalilad inay xaqeeda donataa waa shay xaqa lkn wadadee ayeey umaraysaa ayaa meesha taal  500 oo arday ayaa somaliya la siiyey 30 arday ayeeynu helay ma qaranimadeeni ayeeynu wax u dhinay mise maamul goboleed ayeey noqney mise xaqeeni ayeeynu soo qadanay shacabka ayaa iska leh jawaaabta waana cadahay jawaabta hadal badan haan ma buuxsho ayeey somalidu tahdaa somaliland meel gadhsiinmayso sida hada wax u socdaan ee xukumad iyo shacaba aynu dib isugu noqono oo saxno khaladkeena  siyaasada arimaa dibaduna waxay u bahantahay wado bisayel ka muuqdo ee uma baahna safaro badan oo aan midho dhal aheen iyo sawiro aan shacabka qiimo u sameynayn                       alla tawfiiqda hayna waa fajiyo dhamaanteen   gamcona wada jir ayeey wax ku goyaan   somalilana qofksa waa u bahan tahay.
      siciid cilimi cawed
 sky_18may@hotmail.com
stockholm  
—————————————————–
 
Afeef: Aragtida maqaalku waa mid u gaar ah qoraaga, anaguna hadaanu Oodweynenews nahay waxaanu leenahay Magacaagu yuu noqon mid xumaan ka marag kaca, haka talin masiibiyo wax makhluuqa kalla dilla,


Halkan Ka Daawo:Khudbadihii Salaadiinta Iyo Waxgaradka Oodweyne u Jeediyeen Weftiga Madaxweyne Siilanyo iyo Soo Bandhigistii Baahiyaha Deegaanka Oodweyne

Xaflad Loo Samayay Camuud Foundation

$
0
0

Xaflad loogu mahadcelinayey ururka samafalka caalamiga ah ee loo yaqaan Cammud foundation ayaa maanta lagu qabtay huteel rays ee Booranma. Xafladdan loo qabtay ururka caalamiga ah ee fadhigiisu yahay dalka maraykanka raykanka, ayaa waxa kasoo qaybgalay Guddoomiyaha ururkaasi, maxamed faarax Cigaal, oo shalay booqasho ku yimi magaalada Boorama, xildhibeenno, guddoomiyaha Jaamacadda Cammuud Prof. suleemaan axmed Guuleed iyo martisharaf kale.
qado dharaftan loo sameeyey Cammuud foundatuion, ayaa hadallo halkaa lagasoo jeediyey ururkaasi looga mahadceliyey gargaarkii ay ka geysteen degaanno ka mid ah gobolada Awdal iyo selel, kuwaasoo abaaro iyo aafooyin kaleba saameeyeen dadka ku nool.
Xildhibeen Cabdi maxamuud Gaagaale kana tirsan xildhibeenada baarlamaanka soomaaliland oo isagu martigeliyey cammuud foundation, ayaa ururkaasi ku ammaanay gargaarkii dhinaca bani aadminimada ahaa ee ay dhawaanta iyo ka ahorba u geysteen dadka ku nool xeebaha degaanka Lughaya, wakhtigii ay roobabka bafaka ahi ku dhufteen iyo toddobaadkan oo ay gargaar cunto ash ula gurmadeen dadka ku barakacay abaaraha ku dhuftay degaanka Gargaara ee hoos yimaadda maamulka Degmada Lughaya.
maayarkii hore ee Degmada Lughaya, Baxsane siciid aye oo isgauna halkaa ka hadlay ayaa ka warbixiyey sidii wanaagsanayd ee ururka cammuud foundation ugusoo gurmaday kudhaaad afara jeer oo dadweynaha degaankaasi cidhiidhi geliyeen abaaro iyo aafooyin kalba sidaa darteedna ay mudanyihiin in la qaddariyo hawlahooda samafalka ah, isagoo dhidhinaca kalena xildhibeenku sheegay in xaaladda abaareed ee ay dhawaanta ka gurmadeen kasii darayso sidaa darteedna uu ka codsanayo masuulyiinta ururkaasi inay sii wadaan wixii gargaar ah ee heli karaan, intaana anay kaga hadhin.
Guddoomiyaha ururka cammuud foundation,maxamuud faarax Cigaal oo issna halkaasi hadallo kooban kasoao jeediyey in ururkaasi had iyo jeerba gargaar bani aadnnimo u fidiyo meel kastoo soomaali iyo dad muslim ahiba ku dhibaataysanyihiin, sidaa darteedna ay guteen uun waajibaad saarraa, isagoo dhinaca kalena guddooiyuhu xusay inay db ugu laabana doonaan degaanada abaaruhu saameeyeen wuixii itaalkooda ahna ay ka geysan doonaan gargaar.


Source-Harowo

Faaqidaada iyo Qaraxii Muqdisho

$
0
0

Qaar ka mid ah Culumada Somaalida ugu magaca weeyn oo meelo kala Duwan oo Soomaaliya Gudaheeda iyo dibadeedaba ku kala sugan ayaa ku tilmaamay Weerarada ismiidaaminta iyo gaaleeysiinta Kooxda Al-shabab ineey tahay mid qalad ah oo aan diinta meelna ka soo galin.
Waxaa kalooy sheegeen in kooxdu ay ku dabaalaneeyso dhiiga dad Muslimiin ah. awood diimeedna aysan u laheyn ineey fadwooyin ku culus diinta Islamka ay soo saaraan
Hadaba Culmadan oo kala ah Sheikh Maxamed Axmed Garyare oo ku sugan magaalada Toronto ee Canada. Sheikh Maxamed Xaaji Yuusuf  oo ku sugan Dowxa Qadar, iyo Shiekh Bashiir Axmed Salad,  Gudomiyaha Hay’adda Culumada Soomaaliyeed iyo Sheikh Abdiraxman Maxamuud Farax Janaqow oo Wasiirka Cadaaladda ka soo noqday DKMG ah ayaa barnaamijkeena Faaqidaadda todobaadkan arrimahaasi ku falanqeeynaya.
Barnaamijka oo dhamaystiran halkan hoose ka dhageeyso .


Faaqidaada iyo Qaraxii Muqdisho

$
0
0

Qaar ka mid ah Culumada Somaalida ugu magaca weeyn oo meelo kala Duwan oo Soomaaliya Gudaheeda iyo dibadeedaba ku kala sugan ayaa ku tilmaamay Weerarada ismiidaaminta iyo gaaleeysiinta Kooxda Al-shabab ineey tahay mid qalad ah oo aan diinta meelna ka soo galin.

Waxaa kalooy sheegeen in kooxdu ay ku dabaalaneeyso dhiiga dad Muslimiin ah. awood diimeedna aysan u laheyn ineey fadwooyin ku culus diinta Islamka ay soo saaraan

Hadaba Culmadan oo kala ah Sheikh Maxamed Axmed Garyare oo ku sugan magaalada Toronto ee Canada. Sheikh Maxamed Xaaji Yuusuf  oo ku sugan Dowxa Qadar, iyo Shiekh Bashiir Axmed Salad,  Gudomiyaha Hay’adda Culumada Soomaaliyeed iyo Sheikh Abdiraxman Maxamuud Farax Janaqow oo Wasiirka Cadaaladda ka soo noqday DKMG ah ayaa barnaamijkeena Faaqidaadda todobaadkan arrimahaasi ku falanqeeynaya.

Barnaamijka oo dhamaystiran halkan hoose ka dhageeyso .


Abaal Marinta Noble Peace Prize

$
0
0

Madaxweynaha wadanka Laberia, oo ah Haweeneeydii ugu horeeyay oo si demuqraadi ah loogu doorto madaxweeyninimo Qaaradda Africa, haweeneey u dhaqdhaqaada Xuquuqul Insaanka oo iyana u dhalatay Liberia iyo Gabar Yemeni ah ayaa Jimcihii shalay ku guuleeystay abaal marinta caalamiga ah ee loo yaqaan Nobel Peace Prize
Abaal marintan oo xambaarsan Lacag gaareeysa $1.5 million ( hal milyan iyo Bar ) ayaa loo kala qeeybiyay Madaxweynaha Liberia Ellen Johnson Sirleaf,  Haweeneyda kale ee reer Liberia ee nabadda u ololeeysa Leyma Gbowee iyo Haweeneey iyana u dhaqdhaqaaqda Demuquraadiyadda oo reer Yemen ah Tawakkul Karman
Tawakkul Karman  ayaa abaal marintan ku muteeysatay ineey tahay haweeney u istaagtay ineey ka soo horjeesato xukumadda kali taliska ah ee Yemen iyo doorka ay ku leedahay xaqiijnta xuquuqda dumarka Yemen.
Abaal marinta la gudoonsiiyay Tawakkul Karman ayeey gudigii magacaabay ku sheegeen ineey muhim u tahay nabadda dunida Carabta ee horu mareeysa. Halkaasoo ay ka jiraan dhaq dhaqaaqo xuriyad doon ah iyo kacdoono ka dhan ah xukumado wax ku amar taagleeya
Tawakkul Karman ayaa sidoo kale noqoneeysa haweeneeydii ugu horeeysay ee carbeed ee ku guuleeysata abaal marinta noocan ah.
Hadaba faahfaahin ku saabsan Tawakkul Karman oo uu Sanca inooga soo diray wariyeheena Jacfar Kuukaay halkan hoose ka dhageeyso

Viewing all 54547 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>
<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596344.js" async> </script>