Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Eng. Yariisow “Deymaha in nagala cafiyo qarka ayaan...

$
0
0

Wuxuu sheegay sanooyinkii hore Dowladihii jiray in ay dhib aheyd sidii xiriirkaas lagu abuuray, balse maanta xiriirkaas la wanaajiyay, la hagaajiyay, Dowladduna ay qarka u saaran tahay in laga cafiyo deymaha lagu leeyahay.
Eng. Yariisow ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in ay isku tashadaan, oo ay bixiyaan canshuuraha, si Dowladdu ay ula tartanto wadamada caalamka, isaga oo tusaale u soo qaatay wadamada Deeqaha siiya Soomaaliya in ay ka soo uruuriyaan shacabkooda.
Sidoo kale Wasiirka Warfaafinta ayaa sheegay in ay jiraan wadamo aad nooga tira yar oo ay ka mid yihiin Norway, Denmark, Findland, in ay sharaf daro tahay in dadkooda oo naga yar ay na siiyaan Deeqo, inaga oo ka dad badan, kana wax soo saar badan.
Hadalkan ayuu C/raxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yariisow) Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ka sheegay xilli uu ka qeyb galay Munaasabad lagu soo bandhigayay waxqabadka Wasaaradda Maaliyadda mudadii ay jirtay.
Halkaan ka dhageyso wareysigaQolka Ay Isku Bartaan Guurdoonka Soomaaliyeed Mareykanka 001 7124326996 United kingdom 00443306061358Sweden 0046840308879Soth AFrica 0027121003058Norway 004721939528Belgium 003225887027Australia 0280725143Ausria 4312675954RIIX Number 8 Kadibna 5454
storvideo: 


Mid ka mid ah wasiirada Cusub oo si diiran loogu soo...

$
0
0

Mid ka mid ah wasiirada Cusub oo si diiran loogu soo dhaweeyey magaalada Muqdisho
Jan 5, 2018 -
Waxaa Magaalada Muqdisho saaka soo gaaray Wasiirka cusub ee Wasaaradda arrimaha Gudaha Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye ee uu shalay Magacaabay Ra'iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre.
Sabriye ayaa waxaa garoonka dayuuradaha Aadan-Cadde ee magaalada Muqdisho ku soo dhaweeyay Wasiirada Warfaafinta, Isgarsiinta, gudoomiyaha Gobolka Banaadir iyo xubno kale.
Wasiirka cusub ee wasaaradda arrimaha gudaha ayaa la filayaa inuu maalmaha soo socda xilkaas kala wareego Wasiirkii hore ee Wasaaradaas Cabdi Faarax Siciid Juxa, waxaana wasiirka cusub hor yaalla howlo adag.
Sabriye ayaa ka mid ahaa saddex wasiir oo uu shalay magacaabay raisul wasaaraha Somalia kuwaasoo bedelaya wasiiro kale oo xilka laga qaaday. Halkaan ka dhageyso wareysigaQolka Ay Isku Bartaan Guurdoonka Soomaaliyeed Mareykanka 001 7124326996 United kingdom 00443306061358Sweden 0046840308879Soth AFrica 0027121003058Norway 004721939528Belgium 003225887027Australia 0280725143Ausria 4312675954RIIX Number 8 Kadibna 5454
English News
storvideo: 

 Khayre oo Ganacsatada ka dalbaday ka qeyb...

$
0
0


Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa Ganacsatada Soomaaliyeed ka dalbaday in ay ka qeyb qaataan jiheynta Dowladda Federaalka, si wax looga qabto Musuq Maasuqa.
Khayre ayaa Ganacsatada u sheegay in ay awood u leeyihiin in Wasiirada ay u sheegaan meelaha ay qaladaadka ka jiraan, hadii arrimahaasi ay isku fahmi waayaana ay awood u leeyihiin in u yimaadaan Ra'iisul Wasaaraha iyo Madaxweynaha.
Wuxuu sheegay Ra'iisul Wasaaraha hadii aan Musuq maasuqa wax laga qaban, dhaqaalaha iyo amniga inaan wax laga qaban karin, sidoo kalena inaan la soo celin karin sharafta iyo kaaramada ummadda Soomaaliyeed.
Sidoo kale Ra'iisul Wasaaraha ayaa ku baaqay in si wadajir ah loola dagaalamo Musuq Maasuqa, in la dhiso Wasaaradda Maaliyadda iyo in la keeno xal lagu xaliyo Deynta lagu leeyahay Dowladda Federaalka.
Wasaaradda Maaliyadda ayaa Todobaadkan soo bandhigtay wax-qabadkeedii sanadlaha ahaa, Wasiirka Wasaaradda Maaliyada oo ka warbixiyay waxyaabihii u qabsoomay intii ay xukuumaddu jirtay ayaa sheegay in miisaaniyadda dawladda ay samaysay koror fiican oo lagu ammaani karo, waxuuna bogaadiyay sida ganacsatada Soomaaliyeed ay isugu xilqaameen bixinta cashuurta.
Halkaan ka dhageyso wareysigaQolka Ay Isku Bartaan Guurdoonka Soomaaliyeed Mareykanka 001 7124326996 United kingdom 00443306061358Sweden 0046840308879Soth AFrica 0027121003058Norway 004721939528Belgium 003225887027Australia 0280725143Ausria 4312675954RIIX Number 8 Kadibna 5454
storvideo: 

Wasiirka cusub ee Arrimaha Gudaha oo Muqdisho soo...

$
0
0


Waxaa maanta oo Jimco ah Magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya soo gaaray Wasiirka cusub ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye.
Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho waxaa ku soo dhaweeyay Wasiiro ka tirsan Xukuumadda oo ay ugu horeeyaan Wasiirka Warfaafinta C/raxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yariisow), Wasiirka Isgaarsiinta Cabdi Cashur, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqidsho Thaabit Cabdi Maxamed iyo xubno kale.
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa Khamiistii xilalka ka qaaday Saddex oo ka tirsanaa Xukuumadiisa, wuxuuna magacaabay Saddex Wasiir oo uu ka mdi yahay Wasiirkan maanta Muqidsho soo gaaray.
Wasiirka cusub ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye ayaa waxaa horyaalla shaqooyin adag oo la doonayo inuu wax ka qabto, kolka uu xilka kala wareego Wasiir hore Juxa.
Dowladda Federaalka ayaa aaminsan in Wasiirka cusub oo ah reer Muqdisho uu wax badan ka qaban doono culeysaadka siyaasadeed ee Dowladda kaga imaanaya siyaasiyiinta Mucaaradka ee Muqdisho ku sugan.
Cabdi Maxamed Sabriye Wasiirka cusub hadii aan hal iyo laba ka dhahno waa nin aqoonyahan ah, sidoo kalena ah Ganacsade kana mid ahaa Aas aasayaashii Shirkadda Isgaarsiinta Nationlink.
Halkaan ka dhageyso wareysigaQolka Ay Isku Bartaan Guurdoonka Soomaaliyeed Mareykanka 001 7124326996 United kingdom 00443306061358Sweden 0046840308879Soth AFrica 0027121003058Norway 004721939528Belgium 003225887027Australia 0280725143Ausria 4312675954RIIX Number 8 Kadibna 5454
storvideo: 

Madaxweyne Gaas oo sheegay in Garoonka diyaaradaha...

$
0
0

Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) ayaa Maanta soo kormeeray Garoonka diyaaradahaa magaalada Garoowe oo dhismihiisu dhammaaday.
Garoonka cusub ee diyaaradaha magaalada Garoowe oo loo dhisay qaab casri ah ayaa la filayaa in si rasmi ah loo daah-furo 8 bishaan Jen,waxaana furitaankiisa ka soo qeyb galaya madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxammed Cabdullaahi Farmaajo,sid qorshuhu yahay.
Madaxweynaha Puntland oo ay weheliyaan mas'uuliyiin ka socotay labada Gole ee dowladda iyo maamulka gobolka Nugaal ayaa Maanta kormeeray dhammaan qeybaha uu ka koobanyahay Garoonka cusub,sida lagu sheegay qoraal ka soo baxay Madaxtooyada oo Warbaahinta loo qeybiyey.
Mudane. Gaas ayaa xaqiijiyay in Garoonka loo dhisay sidii loogu talo galay,islamarkaana uu noqon doona mid u shaqeeya sida garoomada Adduunka.
PUNTLAND POST
The post Madaxweyne Gaas oo sheegay in Garoonka diyaaradaha Garoowe uu noqon doono sida garoomada Adduunka. appeared first on Puntland Post.
storvideo: 

US designates Somalia-based al-Shabab’ deputy leader as ‘global terrorist’

$
0
0

The United States government has designated the deputy leader of the Somalia-based al-Shabab extremist group a “global terrorist.”
A State Department statement says the designation of Abukar Ali Adan blocks any assets of his that are subject to US jurisdiction and prohibits US citizens from making any transactions with him.
The al-Qaida-linked al-Shabab is the deadliest Islamic extremist group in Africa. It has been blamed for the October truck bombing in Somalia’s capital, Mogadishu, that killed 512 people.
Little is publicly known about the reclusive Ali Adan. The US has designated al-Shabab as a foreign terrorist organization, and the Trump administration early last year approved expanded military efforts against the group. More than 30 US drone strikes were carried out against al-Shabab last year.
The post US designates Somalia-based al-Shabab’ deputy leader as ‘global terrorist’ appeared first on Shabelle.

Faransiiska : Ma muuqato fursad Turkiga uu Midowga...

$
0
0

Madaxweynaha Faransiiska ayaa dhigiisa Turkiga u sheegay inaysan hadda jirin fursad uu Turkiga ugu biiri karo Wadamada Midowga Yurub.
Shir jaraa'id oo ay labada madaxweyne wadajir u qabteen ayaa Madaxweyne Macron waxuu ku sheegay inuu jiro walaac laga qabo arrimaha xuquuqul insaanka ee Turkiga tan iyo wixii ka dambeeyey afgembigii dalkaasi ka dhacay.
Madaxweyne Turkiga Rajeb Ordogan ayaa sheegay in Turkiga uu ka daalay doonista ah inay Midowga Yurub ku biiraan.
Madaxweynaha Turkiga ayaa ka baaqsaday inuu ka jawaabo su'aal ku saabsanayd wararka sheegaya ciidamo uu Turkiga u dirayo dalka Suuriya.
Madaxweynaha Faransiiska ayaa isna tilmaamay inay muhiim tahay in la sii adkeeyo xiriirka ay Turkiga la leeyihiin.
Waxaa sidoo kale labada hogaamiye ay muujiyeen iskaashi laga yeesho dagaalka kooxda daacish lagula jirro.
Dalka Turkiga ayaa mudo dheerba doonayay inuu ka mid noqdo wadamada Midwoga Yurub.
Balse waxaa jiray cagojiid muuqda oo arrinkaasi ay ka muujinayeen qaar ka mid ah wadamada Yurub.
storvideo: 

Failed rains leave Somalis fearful

$
0
0

Having teetered on the brink of famine throughout much of 2017, rain over the final three months of the year was expected to bring much-needed relief to millions of people in Somalia.
Unfortunately, the October-December rains failed to arrive. What was supposed to be three months of rainfall amounted to little more than three weeks of on-and-off showers?
That was the fourth consecutive rainy season to have failed, leaving millions of people facing into 2018 with no end in sight for their suffering.
The next rainy season traditionally falls between April and June but the forecasts are not good.
Trócaire is preparing for a long and difficult year in Somalia, where over six million people are already in need of humanitarian aid.
Severe malnutrition on the rise
2017 was a horrific year for Somalia. At the start of the year, 83,000 people were classified as being in need of emergency food. By the end of 2017, that figure had risen to 866,000.
On top of that, conflict and instability continued to wreak havoc on parts of the country. A massive car bomb in Mogadishu in October killed over 400 people, sparking huge protests.
Over one million people have been displaced due to drought and conflict since January 2017. The estimated number of displaced in Somalia is now above two million.
Trócaire has been working in Somalia since 1992, running hospitals and schools that are a lifeline for hundreds of thousands of people.
Our team recently conducted a survey of households in the areas where we work and found that up to 90 percent of people were experiencing either moderate or severe hunger.
In some regions, one in three people is facing severe malnourishment.
In November, 3,349 children under the age of five were screened at one of our health centers, of which 11 percent were severely malnourished and 37 percent were moderately malnourished.
Delivering Aid
Greatly aided by a national Church collection in Ireland last July which raised €5m, our response has focused on getting food and water to communities worst affected by the drought.
We have also been massively supported by Irish Aid, who in November supplied Trócaire with 75 tonnes of humanitarian aid – including tents, water tanks, mosquito nets, and lanterns – to be distributed to families in the Gedo region of Somalia.
These are extremely worrying times in Somalia. The failure of rains and the ongoing conflict have left millions facing into 2018 fearful for what the future holds.
Thanks to the support of the Irish public, we will continue to work tirelessly in Somalia to do what we can to keep children alive, families together and communities safe.
The next twelve months will be a long road. Thanks to your support for Trócaire, people in Somalia will not have to walk it alone.
The post Failed rains leave Somalis fearful appeared first on Shabelle.


US designates Somalia-based al-Shabab’ deputy leader...

$
0
0

The United States government has designated the deputy leader of the Somalia-based al-Shabab extremist group a "global terrorist."
A State Department statement says the designation of Abukar Ali Adan blocks any assets of his that are subject to US jurisdiction and prohibits US citizens from making any transactions with him.
The al-Qaida-linked al-Shabab is the deadliest Islamic extremist group in Africa. It has been blamed for the October truck bombing in Somalia's capital, Mogadishu, that killed 512 people.
Little is publicly known about the reclusive Ali Adan. The US has designated al-Shabab as a foreign terrorist organization, and the Trump administration early last year approved expanded military efforts against the group. More than 30 US drone strikes were carried out against al-Shabab last year.
storvideo: 

Failed rains leave Somalis fearful

$
0
0

Having teetered on the brink of famine throughout much of 2017, rain over the final three months of the year was expected to bring much-needed relief to millions of people in Somalia.
Unfortunately, the October-December rains failed to arrive. What was supposed to be three months of rainfall amounted to little more than three weeks of on-and-off showers?
That was the fourth consecutive rainy season to have failed, leaving millions of people facing into 2018 with no end in sight for their suffering.
The next rainy season traditionally falls between April and June but the forecasts are not good.
Trocaire is preparing for a long and difficult year in Somalia, where over six million people are already in need of humanitarian aid.
Severe malnutrition on the rise
2017 was a horrific year for Somalia. At the start of the year, 83,000 people were classified as being in need of emergency food. By the end of 2017, that figure had risen to 866,000.
On top of that, conflict and instability continued to wreak havoc on parts of the country. A massive car bomb in Mogadishu in October killed over 400 people, sparking huge protests.
Over one million people have been displaced due to drought and conflict since January 2017. The estimated number of displaced in Somalia is now above two million.
Trocaire has been working in Somalia since 1992, running hospitals and schools that are a lifeline for hundreds of thousands of people.
Our team recently conducted a survey of households in the areas where we work and found that up to 90 percent of people were experiencing either moderate or severe hunger.
In some regions, one in three people is facing severe malnourishment.
In November, 3,349 children under the age of five were screened at one of our health centers, of which 11 percent were severely malnourished and 37 percent were moderately malnourished.
Delivering Aid
Greatly aided by a national Church collection in Ireland last July which raised EU5m, our response has focused on getting food and water to communities worst affected by the drought.
We have also been massively supported by Irish Aid, who in November supplied Trocaire with 75 tonnes of humanitarian aid - including tents, water tanks, mosquito nets, and lanterns - to be distributed to families in the Gedo region of Somalia.
These are extremely worrying times in Somalia. The failure of rains and the ongoing conflict have left millions facing into 2018 fearful for what the future holds.
Thanks to the support of the Irish public, we will continue to work tirelessly in Somalia to do what we can to keep children alive, families together and communities safe.
The next twelve months will be a long road. Thanks to your support for Trocaire, people in Somalia will not have to walk it alone.
storvideo: 

IED explosion kills AMISOM soldier in central Somalia

$
0
0

An explosion in Bulo Burte town in Hiran region has killed at least one soldier serving with African Union Mission to Somalia [AMISOM] on Friday.
The blast has resulted from a remotely-controlled landmine planted in the main Airport in the town, according to local residents who spoke to Radio Shabelle.
The Improvised Explosive Device [IED] has left 1 Djibouti peacekeeper and two others wounded. No group has yet claimed credit for the bombing targeted the AU forces.
In the aftermath of the explosion, the Djibouti troops carried out an operation that saw the arrest of several Somali soldiers in connection with the incident.
The post IED explosion kills AMISOM soldier in central Somalia appeared first on Shabelle.

The new Interior Minister lands in Mogadishu, calls for collaboration

$
0
0

The newly appointed Minister of Interior for the Federal Government of Somalia, Abdi Mohamed Sabriye has arrived in the capital, Mogadishu on Friday.
On arrival at Aden Abdulle International Airport, the Minister has been warmly welcomed by a number of Cabinet Ministers and the mayor of Mogadishu Thabit Abdi Mohamed.
Sabriye has appreciated the cordial welcome and called on Somalis to collaborate with him to streamline his ministry work, saying: Without people’s support, we cannot achieve.”
The new Minister is expected to take over the office from Abdi Farah Sa’ed Juha, who has been sacked on Thursday, along with Foreign and Trade Minister by Somali PM Hassan Ali Khaire.
The post The new Interior Minister lands in Mogadishu, calls for collaboration appeared first on Shabelle.

IED explosion kills AMISOM soldier in central Somalia

$
0
0

An explosion in Bulo Burte town in Hiran region has killed at least one soldier serving with African Union Mission to Somalia [AMISOM] on Friday.
The blast has resulted from a remotely-controlled landmine planted in the main Airport in the town, according to local residents who spoke to Radio Shabelle.
The Improvised Explosive Device [IED] has left 1 Djibouti peacekeeper and two others wounded. No group has yet claimed credit for the bombing targeted the AU forces.
In the aftermath of the explosion, the Djibouti troops carried out an operation that saw the arrest of several Somali soldiers in connection with the incident.
storvideo: 

The new Interior Minister lands in Mogadishu, calls...

$
0
0

The newly appointed Minister of Interior for the Federal Government of Somalia, Abdi Mohamed Sabriye has arrived in the capital, Mogadishu on Friday.
On arrival at Aden Abdulle International Airport, the Minister has been warmly welcomed by a number of Cabinet Ministers and the mayor of Mogadishu Thabit Abdi Mohamed.
Sabriye has appreciated the cordial welcome and called on Somalis to collaborate with him to streamline his ministry work, saying: Without people's support, we cannot achieve."
The new Minister is expected to take over the office from Abdi Farah Sa'ed Juha, who has been sacked on Thursday, along with Foreign and Trade Minister by Somali PM Hassan Ali Khaire.
storvideo: 

Sanoter Xuseen Sheekh Maxamuud”Dan Shaqsiyadeed Ayay...

$
0
0

Kadib xilka qaadistii Saddex ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiiradda Xukuumadda Soomaaliya ayaa waxaa weli siyaabo kala duwan uga hadlaya xubno ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya.
Sanoter Xuseen Sheekh Maxamuud oo ka mid ah Xubnaha qalka Sare ayaa sheegay in xilka qaadistaas ay aheyd mid loo fiirinayay dan Shaqsiyadeed basle aysan aheyn mid danta guud e dalka iyo dadka.
Waxa uu sheegay in sababta xilalka looga qaaday aysan aheyn in ay isbedel ka sameeyaan xiisadaha Siyaasadeed ee dalka ka jira balse qorshuhu uu yahay mid Shaqiyadeed oo sabab u noqotay xilka qaadistaas.
Tallaabadan ayaa wax uu shegay in aan wax isbedel weyn oo buuran inaysan ku keni Karin khilaafyada Siyaasadeed ee waqtiagan dalka ka jirta.
Tan iyo markii la doortay Madaxweyne Farmaajo waxaa bilaawday mucaaradyo kala duwan oo uga imaanaya Siyaasiyiin Mudanayaal ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya iyo qeybaha kala ee Bulshada.
Halkaan ka dhageyso wareysigaQolka Ay Isku Bartaan Guurdoonka Soomaaliyeed Mareykanka 001 7124326996 United kingdom 00443306061358Sweden 0046840308879Soth AFrica 0027121003058Norway 004721939528Belgium 003225887027Australia 0280725143Ausria 4312675954RIIX Number 8 Kadibna 5454
storvideo: 


Faah faahinno ka soo baxaya dilal Xalay ka dhacay Muqdisho

$
0
0

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dilal qorsheysan oo Xalay ka dhacay degmada Xamarweyne ee Gobolka Banaadir.
Kooxo ku hubeysan Bastoolado ayaa la sheegay in Xalay Fiidkii 2 Wiil oo dhalinyaro ahaa ay ku dileen Xaafadda Koodka ee degmadaasi Xamarweyne.
Mid ka mid ah dhalinyaradaas waxaa la sheegay in uu ahaa Magacalin dhigi jiray Dugsi Qur’aan, iyadoonka Raggii ka dambeeyay dilkaasi ay goobta isaga baxsadeen
Halkaan hoose ka dhageyso Codka Goobjooge.

http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/01/Cod-Fatjoy-1.mp3
 
The post Faah faahinno ka soo baxaya dilal Xalay ka dhacay Muqdisho appeared first on Shabelle.

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi oo u safraya...

$
0
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday madaxbanaanida ee Somaliland, Muuse Biixi Cabdi iyo wafdi wasiiro ah oo uu hoggaaminaayo ayaa maanta safar shaqo ugu ambabaxaya dalka jamhuuriyadda Jabuuti.
Socdaalka madaxdeyne Muuse Biixi Cabdi iyo wafdiga uu horkacayo ayaa noqonaya safarkii ugu horreeyay ee uu ugu socdaal dibadda tan iyo markii la doortay 13-kii bishii diseember ee sanadkii 20117.
Wasiirka wasaaradda Arimaha Dibedda ee Somaliland Dr Sacad Cali Shire, oo ka mid ah wafdiga madaxweynaha ayaa BBC-da u sheegay saaka in madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, uu martiqaad rasmi ah ka helay madaxweynaha Jamhuuriyadda dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle, halkaasina uu ku joogi doono booqasho rasmi ah oo qaadaneysa laba maalmood oo maanta u bilaabaneysa.
Wasiirku wuxuu sheegay sidoo kale in labada dhinac ee walaalaha ahi ay ka wada hadlayaan sii xoojinta xidhiidhkooda dhinacayada ganacsiga , socdaalka , nabadgelyada , siyaasadda iyo dhaqanka ee horey uga dhexeeyay .
Jamhuuriyadda Jabuuti waxa ay wafdigii ugu ballaadhnaa oo afar wasiir iyo xubno ka tirsan baarllamaankeeda u soo dirtay xafladii caleemo-saarka madaxweyne Muuse Biixi ee Somaliland oo lagu qabtay magaalada Hargaysa 13-kii bishii December 2017 .
storvideo: 

Faah faahinno ka soo baxaya dilal Xalay ka dhacay...

$
0
0

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dilal qorsheysan oo Xalay ka dhacay degmada Xamarweyne ee Gobolka Banaadir.
Kooxo ku hubeysan Bastoolado ayaa la sheegay in Xalay Fiidkii 2 Wiil oo dhalinyaro ahaa ay ku dileen Xaafadda Koodka ee degmadaasi Xamarweyne.
Mid ka mid ah dhalinyaradaas waxaa la sheegay in uu ahaa Magacalin dhigi jiray Dugsi Qur'aan, iyadoonka Raggii ka dambeeyay dilkaasi ay goobta isaga baxsadeenHalkaan hoose ka dhageyso Codka Goobjooge.
http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/01/Cod-Fatjoy-1.mp3
storvideo: 

sidee uga socotaa Garawe qabanqaabada soo dhaweynta...

$
0
0

SHARE
Facebook
Twitter

Muqdisho(SONNA)-Magaalada Garawe ayaa waxaa laga dareemayaa qabanqaabada soo dhaweynta wafdiga Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed farmaajo, kaasi oo lagu wado inuu booqasho ku tago halkaasi maalmaha soo socda.
Wararka laga helayo Magaalada Garawe ayaa sheegaya in masuuliyiinta, Odoyaasha Dhaqanka iyo dadweynaha ku dhaqan halkaasi ay wali ku gudajiraan qabanqabada soo dhoweynta Wafdiga ballaaran ee uu hoggaaminayo Madaxweynaha JFS, waxaana laga dareemaya gudaha Magaaladaasi diyaargarow aad u sarreeya, waxaa kaloo ka qeyb ah bahda Warbaahinta, iyadoo sidoo kale madaxweynu uu booqan doono deegaano kale oo ka tirsan Puntland.
Wararka laga helayo Magaalada Garawe ayaa sheegaya in ay Magaaladaasi ku sugan yihiin wafdi hordhac ay oo ka qeyb ah Wafdiga Madaxweynaha.
dhinaca kale Madaxwaynaha Maamul Goboleedka Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa shalay kormeeray Garoonka diyaaradahaa magaalada Garoowe oo dhismihiisu soo gaba-geboobay, taasi oo ka qeyb ah qabanqaabada u diyaargarowga Wafdiga Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo.Madaxwaynaha Maamul Goboleedka Puntland ayaa ugu horreyn soo kormeeray dhammaan dhismaha garoonka, isagoona dul istaagay qeybaha uu ka koobanyahay garoonka cusub, waxaana uu xog waraystay shaqaalaha ka shaqeeya dhismahaasi, isagoo ku amaanay mas'uuliyiinta Wasaaradda Duulista iyo Hawada ee puntland sida wanaagsan ee ay uga soo baxeen shaqadii loo igmaday, isla markaana waxaa uu xaqiijiyay in garoonka loo dhisay sidii uu qorshuhu ahaa ee loogu tala galay, wuxuuna hoosta ka xariiqay in dhismaha cusub ee garoonka xariga laga jari doono 08 January 2018-ka.
SHARE
Facebook
Twitter
Previous articleDad loo qabtay qarax maanta ka dhacay duledka Buula-Burde

storvideo: 

Magaalada Garawe oo ay kasocota qabanqaabada soo...

$
0
0

Magaalada Garawe ayaa waxaa laga dareemayaa qabanqaabada soo dhaweynta wafdiga Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed farmaajo, kaasi oo lagu wado inuu booqasho ku tago halkaasi maalmaha soo socda. Wararka laga helayo Magaalada Garawe ayaa sheegaya in masuuliyiinta, Odoyaasha Dhaqanka iyo dadweynaha ku dhaqan halkaasi ay wali ku gudajiraan qabanqabada soo dhoweynta Wafdiga ballaaran [...]
storvideo: 

Viewing all 54547 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>
<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596344.js" async> </script>