Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Mogadishu mayor fired, his replacement appointed

$
0
0

Somali President Mohamed Abdullahi sacked the mayor of the capital Mogadishu and appointed his information minister to replace him on Sunday.
The president, in a decree, named Abdirahman Omar Osman as the new mayor, replacing Thabit Abdi Mohamed. The president’s office did not give a reason for Mohamed’s dismissal.
Local media reported on Saturday that Mohamed and Prime Minister Hassan Ali Khaire did not get on, but it was unclear whether that was the reason for Mohamed’s removal from the post.
“After deliberation with the prime minister and interior minister, the Somali president appointed Abdirahman Omar Osman as the new mayor,” a statement on the Somali government website said.
Mogadishu residents said security forces had entered the mayor’s office on Saturday night and took control of it. They also closed most roads in the city and they were still blocked on Sunday.
The information minister could not be immediately reached for comment.
Somalia has been mired by security problems since 1991 when war lords toppled dictator Mohamed Siad Barre.

Backed by the African Union force AMISOM, the government is struggling to defeat an Islamist insurgency by the al Shabaab group.
Al Shabaab wants to topple the government and establish its own rule based on its interpretation of sharia law.

The post Mogadishu mayor fired, his replacement appointed appeared first on Shabelle.


Daawo-Taliye Finiin ”baaritaan baanu ku wadnaa cidii...

$
0
0

Bosaso-[Puntland Post]-Taliyaha Ciidanka Taraafikada ee Shan gobol oo Kamid ah Puntland Maxamed Finiin Yusuf oo shir Jaraa.id ku qabtaya xarunta ciidamada ilaalada wadooyinka ee Bosaso ayaa ka warbixiyay weerar xalay Lagu qaaday Xerada ciidanka ee Magaaladda Boosaso.
Taliyaha ayaa xaqiijiyay in weerarkaasi uu ku geeriyooday mid kamid ah Askarta Taraafikada iyadoona uu ku dhaawacmay Mid Kale, Kadib weerar loo adeegsaday Bambo Gacanta Laga soo Tuuray.
Taliye Faniin ayaa sheegay iney tuhunsanyihiin Dad kala duwan oo soo Abaabulay Weerarkan kuwaas oo noqon Kora Ganacsato, Dad Shacab ah iyo Kooxaha Dagaalka kula jira Dowladda ee Al-Shabaab iyo Daacish oo kaashanaya dad deegaanka ah, sida uu sheegay Taliyaha ciidamada ilaalada wadooyinka shanta gobal ee Puntland.hoos ka daawo shirkiisa Jaraa,id Taliyaha
Cabdiqani Boos Puntland Post
The post Daawo-Taliye Finiin "baaritaan baanu ku wadnaa cidii ka danbeysay Qaraxii xalay Bosaso ka dhacay appeared first on Puntland Post.
storvideo: 

Daawo-Mudanayaal warqadani Mooshinka waxaa la...

$
0
0

Hargeysa(Toggaherer)-Mudanayaal Warqadani mooshinka waxaa la horgeynayaa Lataliyaha Sharciga...
Daawo:
[embedded content]
storvideo: 

Muxuu salka ku hayaa muranka ka dhashay maqaamka...

$
0
0

Magaalada Muqdisho waxaa cirka isku sii shareeraya khilaafka u dhaxeeya madaxda federaalka iyo maamulka gobolka Banaadir, iyadoo xalay xubnaha maamulka gobolkaasi ay Taabit Cabdi Maxamed mar kale u doorteen in uu hoggaamiyo gobolkaasi banaadir labada sano ee soo socota.
Dhanka kale warar ayaa sheegaya in xafiisyada dowladda hoose ee Muqdisho ay la wareegeen ciidamada dowladda.
Dowladda ayaa wasiirkii warfaafinta Egn Yarisow u soo magacowday guddoomiyaha gobolka Banaadir.
Kal hore Guddoonka Baarlamanka Soomaaliya ayaase arrinta soo farageliyay oo sheegay in go'aanka arrintaas ay u taal golaha shacabka.
Muranka ayaa sii kululaaday kaddib markii odayaasha dhaqanka Muqdisho ay ka biyo diideen waxa ay ku tilmaameen go'aan weecdo oo loola jeedo sidii lagu badeli lahaa duqa magaalada Mugdisho, Taabit Cabdi Maxamed.
Haddaba si aannu umuurtan u falanqeyno ayaa waxaannu la xiriirnay Prof Cabdi Ismaaciil Samatar, oo u warramay Cabdifitaax Ibraahim Cagayare, marka horena waxa uu waydiiyay bal waxa uu salka ku hayo khilaafkan u dhaxeeya madaxda Federaalka iyo kuwa gobolka Banaadir?
storvideo: 

Daawo: ” Madaxweynaha DDSI Waan ku hambalyeynayaa...

$
0
0

Daawo:" Madaxweynaha DDSI Waan ku hambalyeynayaa Arintaas Gabooyaha, Hablaha Gabooyena waa la guursanayaa" Cabdikariim Axmed Mooge
[embedded content]
storvideo: 

Daawo: Daamur Oo Ka mid ah Saraakiisha Wadani Ayaa...

$
0
0

Daawo: Daamur Oo Ka mid ah Saraakiisha Wadani Ayaa Hadalkii Madaxweyne Muuse Biixi Fasaray Kuna Tilmaamay in Aan Muuse Wali ka noqon Arintii uu Ololaha ku galay
storvideo: 

SNM oo dagaal ka dhex qarxay

$
0
0

21st January 2018 admin Category :

  • WARAR: AF SOOMAALI

Beelaha Sacad Yoonis (Habar yoonis) iyo Biciido (Habar Jeclo) oo ku dagaalamay bariga gobolka Togdheer
Sida ilo Wareedyo xogogaal ahi ay xaqiijiyeen waxaa saaka iska horimaad dagaal laysu adeegsaday Gaadiid,Tikniko iyo hub fududba ka dhex qarxay Beelaha Sacad Yoonis (Habar yoonis) iyo Biciido (Habar Jeclo) degaanka Dararweyne "Ceel-afweyn" oo hore dhawr jeer iska horimaadyo dhimasho & Dhaawacba sababay ugu dhexmaray.
Khasaaraha Dagaalka ayaa ilaa inta hadda la ogyahay lagu sheegay Hal qof oo dhimasho ah iyo Laba Qof oo dhaawaca inkastoo la sheegay in dagaalku socdo weli.
Dagaalka ayaa waxaa la sheegay inuu ka bilaabmay Markii dablay hubaysan oo ka soo jeeda Beesha Biciide Rasaas huwiyeen maqaaxi Shaaha laga cabo oo ay ka shaahanayeen Rag doora oo ka soo jeeda Beesha Sacad yoonis.
Sadexda qof ee dhimasahada iyo dhaawaca isagu jira ayaa ka soo jeeda Beesha Sacad Yoonis,islamarkaana ka mid ahaa dadkii rasaasta gaadmada ah lagu hurgufay iyagoo qaxweynaya
Weli ilaa hadda ma jiraan wax xoggo rasmi ah oo ka soo baxay Xukumada Kornayl Muuse Biixi iyo labada dhinac ee dagaalamaya toona
Post navigation
- Guddoomiye Cusub oo Muqdisho loo Magacaabay Maandooriyaasha oo ku soo baganaya Hargaysa -
storvideo: 

Wicitaanka: Macallin Siciid Saalax Axmed

$
0
0

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Macallin Siciid Saalax Axmed, mowduuca barnaamijkuna waa sababta loo garan la'yahay tiro koobka saxda ah ee Soomaalida ku nool magaalooyinka Somalia iyo kuwa caalamka.
Barnaamijka waxaa soo diyaariyey, soona jeedinaya Jaamac Buulle Jaamac.

Embed code
Copy and paste the embed code below.
The code has been copied to your clipboard.
0:24:59
0:00:00 /0:24:59
Direct link
Pop-out player
storvideo: 


Guddiga Qaran ee Doorashooyinka oo Kulamo Garowe...

$
0
0

Kullamadan oo ahaa kuwo qaatay waqtiyo kala duwan iyadoona kan koowaad ay la qaateen Guddiga doorashooyinku ururada dhallinyarada Puntland kuwaasi oo tallooyin iyo su'aalaba waydiiyay Guddiga doorashooyinka Qaran ee Soomaaliya oo muhiimad gaar ah siinayay figradaah gaarka ah ee Dhallinyarada ee ku aadan hanaanka Doorasho ee dalka lagu wado inay ka qabsoonto. Sayid Cali Sheikh [...]
storvideo: 

Wafdi ka socda K/waqooyi oo tegey Seoul

$
0
0

Wafdi ka socda Kuuriyada waqooyi ayaa ku tegey Kuuriyada koofureed Socdaal taariikhi ah, si ay u soo booqdaan goobaha dhaqanka ee lagu qaban doono cayaaraha olombikada qaboobaha ee bisha soo socota dhici doona. Xudduudda aadka loo ilaaliyo ayey bas kaga gudbeen.

Wafdi ka socda K/waqooyi oo tegey Seoul

$
0
0

Wafdi ka socda Kuuriyada waqooyi ayaa ku tegey Kuuriyada koofureed Socdaal taariikhi ah, si ay u soo booqdaan goobaha dhaqanka ee lagu qaban doono cayaaraha olombikada qaboobaha ee bisha soo socota dhici doona.
Waxaa hogaaminaysay Hyon Song-wol, oo ah gabadha madaxda u ah kooxda gabdhaha ee Moranbong, isla markaana aad looga yaqaanno waqooyiga.
Kuuriyada waqooyi ayaa ogolaatay inay wafdi u dirto cayaaraha, ka dib wadahadalladii ugu horreeyey ee heerkoodu sarreeyey ee labada dhinac ay yeeshaan muddo laba sano ah.
Go'aanka ayaa loo arkaa horumar laga gaaray dhanka diblomaasiyadda, ka dib bilooyin ay taagnayd xiisad ku saabsan barnaamijka Kuuriyada waqooyi ee Nukliyeerka.
Warbaahinta maxalliga ayaa muujisay wafdiga Kuuriyada waqooyi oo bas kaga gudbaya xudduudda aadka loo ilaaliyo, ka hor intii aysan imaanin caasimadda Kuuriyada koofureed ee Seoul.
Ayadoo ay boolis ku wareegsan yihiin ayey fuuleen tareen ku sii jeeday magaalada dhinaca bari ee Gangneung.
Laakin kaamarooyinku waxay aad u hayeen Hyon Song-wol.
Iyada iyo kooxdeeda 10ka gabdhood ka kooban ee Moranbong ayaa ah wajiga iftiimaya ee Kuuriyada waqooyi, waxaaana lagu tilmaamaa inay yihiin jawaabta Pyongyang ee kooxdiil a oran jiray Spice Girls.
Inta badan waxaa la arkaa ayagoo xiran goonnooyin gaagaaban iyo kabo taakooyin dhaadheer leh, waxayna qaadaan heeso u qaab eg kuwa reer galbeedka iyo qaar waddani ah.
Ms Hyon waxaa xataa si ku-tiri-ku-teen ah loogu xaman jiray inay saaxib la tahay hogaamiyaha, Kim Jong-un, walow ay taasi ku gacan sayreen dadka la socda arrimaha Kuuriyada Waqooyi.
Waxay hogaamin doontaa kooxda fanka Samjiyon ee ka kooban 140ka qof, oo lagu wado inay laba bandhig ku yeeshaan - mid ka dhacaya Seoul iyo mid ka dhacaya Gangneung - inta ay socdaan cayaaraha olombigga.
Labada maalmood ee booqashadoodan ayaa la filayaa inay qayb ka noqoto dhowr loogu diyaar garoobayo ka qayb galka ay cayaaraha ka qayb galayso Pyongyang.
Waa markii ugu horraysay ee saraakiil ka socota Pyongyang ay soo booqdaan koofurta muddo afar sano ah.
Koox kale ayaa iyaguna todobaadkan imaan doona si ay u eegaan loojiistikada cayaartoyda waqooyiga, ayadoo Seoul-na ay wafdi u diri doonto waqooyiga.
storvideo: 

Somalia deploys forces in Mogadishu after president fires mayor

$
0
0

Somalia’s president fired the mayor of the capital Mogadishu on Sunday, in an apparent bid to defuse moves toward greater autonomy for the city.
President Mohamed Abdullahi Mohamed named current Information Minister Abdirahman Omar Osman to the post of Mogadishu mayor and governor of the Banadir administration, the region that includes the city, according to a statement from his office.
Osman replaces Thabit Abdi Mohamed who has served just nine months in office.
Immediately after the mayor’s firing, government security forces were deployed across Mogadishu to forestall any potential protest against the move.
Earlier, Mohamed’s supporters in the city council had nominated him to head an autonomous Banadir administration, hoping to secure for the city and surrounding area equal status to Somalia’s six regional states, which have their own presidents and enjoy a greater degree of autonomy.
The central government is opposed to any such efforts.
The row started earlier this month when the mayor called for a conference to discuss the future status of Banadir region, against the will of the president, who is better known by his nickname Farmajo.
Over the years, Somalia has been facing many political and security problems, including threats from militants.
US forces in the country said Friday that four Al-Shabab militants were killed in an airstrike as part of the ongoing offensive against the rebels.
The US commander said the strike took place on Thursday in southern Somalia, around 50 km northwest of the port city of Kismayo.
The commander did not provide details on the attack, which it said was undertaken “in coordination with the Federal Government of Somalia.”
But it said no civilians were killed.
“US forces will continue to use all authorized and appropriate measures to protect US citizens and to disable terrorist threats,” the commander said in a statement.
It was the second strike by US forces so far this year against the Al-Shabab militants.
The group has been fighting to overthrow successive internationally backed governments in Mogadishu since 2007, and frequently deploy car and truck bombs against military, government and civilian targets. US military attacks have increased over the past year.
According to a study by the Foundation for Defense of Democracies, a Washington think tank, 35 US airstrikes were conducted in Somalia in 2017, a huge increase over prior years.
The post Somalia deploys forces in Mogadishu after president fires mayor appeared first on Shabelle.

Somalia deploys forces in Mogadishu after president...

$
0
0

Somalia's president fired the mayor of the capital Mogadishu on Sunday, in an apparent bid to defuse moves toward greater autonomy for the city.
President Mohamed Abdullahi Mohamed named current Information Minister Abdirahman Omar Osman to the post of Mogadishu mayor and governor of the Banadir administration, the region that includes the city, according to a statement from his office.
Osman replaces Thabit Abdi Mohamed who has served just nine months in office.
Immediately after the mayor's firing, government security forces were deployed across Mogadishu to forestall any potential protest against the move.
Earlier, Mohamed's supporters in the city council had nominated him to head an autonomous Banadir administration, hoping to secure for the city and surrounding area equal status to Somalia's six regional states, which have their own presidents and enjoy a greater degree of autonomy.
The central government is opposed to any such efforts.
The row started earlier this month when the mayor called for a conference to discuss the future status of Banadir region, against the will of the president, who is better known by his nickname Farmajo.
Over the years, Somalia has been facing many political and security problems, including threats from militants.
US forces in the country said Friday that four Al-Shabab militants were killed in an airstrike as part of the ongoing offensive against the rebels.
The US commander said the strike took place on Thursday in southern Somalia, around 50 km northwest of the port city of Kismayo.
The commander did not provide details on the attack, which it said was undertaken "in coordination with the Federal Government of Somalia."
But it said no civilians were killed.
"US forces will continue to use all authorized and appropriate measures to protect US citizens and to disable terrorist threats," the commander said in a statement.
It was the second strike by US forces so far this year against the Al-Shabab militants.
The group has been fighting to overthrow successive internationally backed governments in Mogadishu since 2007, and frequently deploy car and truck bombs against military, government and civilian targets. US military attacks have increased over the past year.
According to a study by the Foundation for Defense of Democracies, a Washington think tank, 35 US airstrikes were conducted in Somalia in 2017, a huge increase over prior years.
storvideo: 

Wafdi ka socda Wasaaradda Maaliyadda Hirshabeelle oo...

$
0
0

Share on Facebook
Tweet on Twitter
Baladweyne(Caasimadda Online)-Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan waxaa maanta gaaray wafddi uu hoggaaminayo wasiirka maaliyadda maamulkaasi Maxamed Maxamuud Cabdulle .
Wafdiigan waxaa qeyb ka ah Xubno ka socda Sanduuqa Horumarinta Soomaaliya ee ASSF,waxaana ay Magaalada u tageen in ay la kulmaan Ganacsatada iyo Dadka degaanka ee ay dhibaatada ka heysato shilinka Soomaaliyaga oo ka joogsaday Madaalada Baladweyne.
Guudoomiye ku xigeenka aminga iyo siyaasadda Gobolka Hiiraan Xuseen muumin Cismaan iyo Guudoomiyaha degmada Baladweyne Maxamed cismaan Cabdi Qalafow ayaa sheegay inay ku faraxsan yihiin imashaha wafdigan u horkacayo Wasiirka Maaliyada dowlad Goboleedka Hirshabeelle ee yimaadan baladweyne.
Wasiirka Maxamed Maxamuud Cabdulle ayaa sheegay in ay la kulmi doonaan qeybaha kala duwan ee bulshada inta ay joogan Magaalada Baladweyne,islamarkana hadafka ay u yimadeen ay tahay sidi loo ogaan laha baahiyaha ay qaban bulshada ku nool Magalaada Baladweyne kadibna loo fulin laha mashaariic lagu horumarinayo Magalaada.
wasiirka oo warbaahinta kula hadlay Baladweyne ayaa sheegay in ay ukuurgalayaan qaabka loo fulin karo Mashaariic uu Madaxweynaha Maamulkaasi kaga dhawaaqay Gobolka Hiiraan.- OnlineXafiiska Muqdisho-@live.com
SHARE
Facebook
Twitter
storvideo: 

Suldaanka guud ee beelaha garxajis oo sheegay in...

$
0
0

Hargeysa () Suldaanka Guud Ee Salaadiinta Somaliland , isla markaana ah Suldaanka Guud ee Beel-weynta Garxajis Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir, ayaa markii ugu horeysay ka haddley Dagaalkii shalay ka dhacay deegaanka Darar weyne ee gobolka Sanaag, waxaanu sheegqay inuu Dagaalkaasi ahaa mid u dhaxeeyo Xukuumadda iyo Beel, waxaanu xusay in ay hubka bixisay Xukuumadda uu hoggaamiyo Muuse Biixi, isagoo Suldaanku Sheegay inuu Garxajis oo dhami uu Dagaalka Gelayo.
Suldaanka Guud Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir, ayaa sidaasi ku sheegay mar uu Maanta Magaalada Hargeysa uu kula haddlayey War-baahinta, waxaanu haddalkiisa ku bilaabay sidan:-'..Dagaalka kasoo cusboonaaday Darar weyne , horta meesha laba beelood kuma dagaalamayaan ee Beel iyo xukuumadda ayaa ku dagaalamaya, cida hubkan iyo rasaastan bixinaysaa ee cida kale siinaysaa waa xukuumadda lafteeda, waxaan leeyahay dagaalka hala joojiyo afmaaha, dagaalka xukuumadu haka dhex-baxdo labada beelood dan ayey ku heshiin lahayeen oo dantooda ayaa isku keenaysa, lakiin beelna xukuumaddii ha hubayso, beelna faraha halaga laabto noqon mayso," Ayuu yidhi Suldaanka Guud Ee Garxajis..
Ugu Dambayn Suldaanka Beel weynta Garxajis Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir, ayaa Sheegay inay dagaalkaa ka qayb-gelayaan Garxajis oo dhammin, isagoo Muuse Biixi ugu baaqay inuu laba mid soo galo inuu noqdo Madaxweynaha qaranka somaliland ama Madaxweynaha Jeegaanta.. " haddii ay sidaa u dhacdo waxaanu balan-qaadayn Garxajis oo dhan iyo ay Beelaha Somaliland Qaarkood ay ku biiridoonto Dagaalka, waayo Xukuumadu Waxay waddo waanu aragnaa , Beelaha kale ee Somaliland-na wey arkaan, waxba yaan qiiqa la iskugu kaaya qarinin shalay ayaa la lahaa Jeegaan-jeegaan, am Madaxweyne Jeegaan ayaad noqon ama Madaxweyihi Somaliland ayaad noqo." Ayuu yidhi Suldaan Maxamed S.Cabdiqaadir
Hoos kala Bax Muuqaalka
Share this:
Related
storvideo: 


Sacuudiga oo balanqaaday 1.5 bilyan oo doolar oo ay ugu deeqayaan Yaman

$
0
0

Isbahaysiga ay Sacuudiga hogaamiyaan eek a dagaalama dalka Yamen ayaa balanqaaday lacag dhan $1.5bilyan oo doolar, taasi oo ah lacag arrimahha bina'aadanimada loogu talagalay.

Wareysi: U kuur Gelidda Xaaladda Tahriibayaasha Soomaalida ee Libya

$
0
0

Xubno xaqiiqo raadin ah oo ay dowladda Soomaaliya u dirtay dalka Libya si ay u soo baaraan xaaladda dhalinyarada Soomaalida ee tahriibka ah ee halkaasi ku dhibaateysan, ayey u suuragali weysay inay tagaan Libya, ka dib markii uu dagaal ka dhacay garoonka Magaalada Tripoli.

Sacuudiga oo balanqaaday 1.5 bilyan oo doolar oo ay...

$
0
0

Isbahaysiga ay Sacuudiga hogaamiyaan ee ka dagaalama dalka Yaman ayaa balanqaaday lacag dhan $1.5bilyan oo doolar, taasi oo ah lacag arrimahha bina'aadanimada loogu talagalay.
Deeqdani ayaa kordhinaysa baaxadda dekadaha dalka Yaman si looga soo dajiyo shixnadaha gargaarka.
Waxaa sidoo kale la furi doonaa 17 goob oo marin u noqo doona hay'adaha gargaarka.
Saddex sano oo colaad ay ka socotay dalka Yaman iyo go'doomin ay soo rageen isbahaysiga Sacuudiga ayaa sababay waxa ay Qaramada Midoobay ugu yeertay "dhibaatadii bina'aadanimo ee ugu darnayd ee caalamka soo marta.
22.2 milyan oo qof oo ku nool dalka Yamen ayaa u baahan gargaar.

  1. UN: Yaman waxay la silci doontaa macluul sanadkan 2017-ka
  2. Cali Cabdalla Saalax oo "lagu dilay" dagaal ka dhacay Yaman
  3. 'Yemen waxay qarka u saarantahay inay burburto'

Dadkan gargaarka u baahan waxaa ka mid ah 8.4 milyan oo qof oo aan haysan wax cunno ah kuwaasi oo macaluul qarka u saaran.
Sidoo kale dalka Yaman ayaa la dalaa dhacaya cudurka Daacuunka oo ka dilaacay dalkaasi , waxaana u dhintay muddo sanad ah in ka badan 2,244 qof.
Xulufadda uu Sacuudiga hogaamiyo ayaa Yaman kula dagaalamaya kooxda Xuutiyiinta oo la sheego in ay taageero ka helaan dowladda Iiraan.
storvideo: 

Wareysi: Madaxweynaha Somaliland oo Ka Hadlay Arrimo Dhowr Ah

$
0
0

Madaxweynaha Somaliland, Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa wareysi uu siiyay idaacadda VOA kaga hadlay arrimo dhowr ah oo ka mid ah dhismaha xukuumadda cusub ee Somaliland, xiisadda ka ooggan inta u dhaxeysa Puntland iyo Somaliland iyo qodobbo kale.

Wareysi: Madaxweynaha Somaliland oo Ka Hadlay Arrimo...

$
0
0

Madaxweynaha Somaliland, Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa wareysi uu siiyay idaacadda VOA kaga hadlay arrimo dhowr ah oo ka mid ah dhismaha xukuumadda cusub ee Somaliland, xiisadda ka ooggan inta u dhaxeysa Puntland iyo Somaliland iyo qodobbo kale.
Wariyaha VOA ee Hargeysa, Barkhad Maxamuud Kaariye, ayuu u waramay madaxweyne Biixi. Qeybtan hoose ka dhageyso wareysiga oo laba qeybood ka kooban.

Embed code
Copy and paste the embed code below.
The code has been copied to your clipboard.
0:04:22
0:00:00 /0:04:22
Direct link
Pop-out player

Embed code
Copy and paste the embed code below.
The code has been copied to your clipboard.
0:03:08
0:00:00 /0:03:08
Direct link
Pop-out player
storvideo: 

Viewing all 54547 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>
<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596344.js" async> </script>