Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all articles
Browse latest Browse all 54547

Libaax intay dushiisa bulbuli kutaal bahal macuno mujahid; siilanyo! By: Aadan Axmed Cilmi

$
0
0

 
hadaan maqaal kayga u dhaadhaco waxaa beryan ba safar aan hore looshacin oo dhinaca gobolada bariga somaliland isku kala bixiyay madaxweyne siilanyo isagoo soo taabtay xuduuda ay somaliland la wadaagto koonfurta somaliya halkaas oo uu kula soo qadeeyay ciidanka qaranka somaliland warbixino uu kaga dhegaystay ,
 
 
safarkaas qiimaha badan waxa uu cashar lama filaana ku noqday maamul goboleedka puntland kaas oo sas iyo cabsi ka qaaday , waxay taasi ku tusaysaa in ay ogaadeen puntland iyo faroole in madaxweyne siilanyo uu mar madaxweyne yahay oo yaqaan luqada  diplomatic marna mujaahid SNM ah oo yaqaan dagaal ka kadhex tooska ,
 
faroole waxa uu arkay xaruntiisii garoowe oo mr; siilanyo uu dhowr km u jiro oo uu ku waaberiisan gaadhay , waxay somalidu tidhaah daa ( shimbir duul duul badani af libaax ayay ku dhacdaa! faroole waxaan uga digay naa in mr; siilanyo siyaad bare uu ka haysan waayay maxaabis tiisii oo uu hadhcad kala baxay jeel kii madheera iyadoo faqash oo dhami hareeraha ka tubnayd oo uu ka dhextoosay , faroole oo ku taba bartay budh cad badeeda iyo sida shisheeyaha dariiqa maraaya 
loo afduubo loona weeraro in uu ku kadsoomo mujaahidka siilanyo oo ku taba bartay sida dowlad dhisan oo africa ugu xoogbadan markaas loo burburiyo oo weliba jeelasheeda loo faaruqiyo ,
 
waxaan leenahay faroole laysma gadhin ee hadii aad doco docaynta dayn weydo garoowe ayaa laga wada shaahaydoonaa oo laysku salaami , waxay somalidu tidhaah daa ( doqon milantay iyo geesi malafsi bartay ayay dhexdooda miidaamo ka dhacdaa! waxaan leeyahay qayla dhaanta faroole dirayaa waxay ka dhigan tahay hasha geela cunta ee hadana cabaada! miyaanu ogayn in uu rag masuuliyiina oo deegan koodii jooga oo booqasha ku maraya uu hadh cad afduubay kadibna uu maxkamad garoowe ah saartay ma waxa uu mooday inay yihiin hisheeya hii uu afduubi jiray kadibna madax furashada ka qaadan jiray,
 
 intuu qayla dhaanta dirsanayo kartidii iyo raganimadii uu ugu badheedhay afduub kooda muxuu ugu samriwaayay oo uu la cabaadayaa waxa layidhi ama afeef hore lahow ama adkaysi dambe waxaan leeyahay faroole hanoqon fule daan daansi badan waad badheedhee waxay kuu dhasho sug .
 
aadan axmed cilmi
khuurshe11@hotmail.com
 
 
 
Dublin Ireland
—————————————————
Afeef: Aragtida maqaalku waa mid u gaar ah qoraaga, anaguna hadaanu Oodweynenews nahay waxaanu leenahay Magacaagu yuu noqon mid xumaan ka marag kaca, haka talin masiibiyo wax makhluuqa kalla dilla,


Viewing all articles
Browse latest Browse all 54547

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>