Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all articles
Browse latest Browse all 54547

Laanta Socdaalka Dalka Finland Oo Sheegtay Inay Hoos Udhac Ku Yimi Sanadkan Dadka Nabedgelyo Doonka Ah

$
0
0

      
Finland(OWN)- Warar  ay soo saartay laanta socdaalka Wadanka finland ayaa sheegtay in 
Sanadkan  hoos u dhac kuyimid tirada   dadka magangelyo doonka ah ee soo galay dalka Finland.
Waxaa sanadkan 2011 gudihiisa soo gaadhay dalkan Finland ilaa 2217 qof oo magangelyo doon ah, tiradaas oo aad uga yar tiradi sanadkii hore 2010. 
Waaxda socdaalka (Immigration Service) waxay saadaalisay in qaxootiga soo gala dalka Finland ay sanadkan 2011  tiradoodu ku ekaan doonto ilaa 3000  qof, iyadoo ay  sanadkii hore  isasoo dhiibeen  tiro Gaadhaysa 4000 in kabadan. 
Qaxootiga ugu badan ee sanadkan yimid ayaa ka kala yimid dalalka Iraq, Somalia, Afganistan iyo Ruushka. Waxaa kaloo soo batay qaxootiga ka imanaya dalka Syria, laakiin waxaa hoos udhacay dadka Yurub ka yimaada ee qaxootinimada isku dhiiba. the EU-citizens of the applications are declined. 
abdirahman 
dhore77@hotmail.com


Viewing all articles
Browse latest Browse all 54547

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>