Taliyaha ciidamada Milatariga ee dalka Kenya Julius Karangi ayaa sheegay in howlgalada ay ciidamada Milatariga dalka Kenya ka wadaan uusan lahayn waqti go’aan oo lagu joojinayo. General Karangi ayaa sheegay in howlgalada Milatari ay joogsanayaan oo kaliya marka xadka labada dale ee Somaliya iyo Kenya uu noqdo mid amaan la isku haleyn karo leh. [...]
↧