Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Browsing all 54547 articles
Browse latest View live

Dayaraado Mareykan oo ka kacaya Ethiopia

Ciidamada militeriga Mareykanka ayaa bilaabay inay ka duuliyaan diyaaradaha sahanka ee aan cidina wadin dalka Ethiopia, iyaga oo kordhinaya dagaalka lagula jiro Islaamiyiinta mindtidka ah ee Soomaaliya.

View Article


Kenya Planned Somalia Incursion Far in Advance The New York Times By Jeffrey...

NAIROBI, Kenya — The Kenyan government revealed on Wednesday that its extensive military foray into Somalia this month to battle Islamist militants was not simply a response to a wave of recent...

View Article


Cayaaraha

Cayaaraha

View Article

Militariga Kenya oo Qarax lagula Eegtay Garissa

Magaalada Garissa ee xarunta Gobolka Waqooyi Brai Kenya waxaa ka dhacay qarax lala beegsaday baabuur ay leeyihiin ciidamada milatariga Kenya oo kusoo jeeday Gaarisa iyagoo ka yimid dhinaca degmada...

View Article

Saldhig Diyaaradaha Drones-ka oo Laga Furay Ethiopia

Sarkaal Maraykan ah ayaa sheegay in dowladda Maraykanka dalka Ethiopia ka furatay saldhig ay ka duullaan diyaaradaha aan duuliyuhu wadin kuwaasoo ay ku rakiban yihiin gantaallo. Diyaaraddahan ayaa...

View Article


NATO oo soo afjareeysa Howlgalkeeda Libya

Gaashaan buurta NATO ayaa sheegtay ineey soo afjareeyso howlgalkeeda milatari ee muddada todobada biloodka ah ay ka waday dalka Libya Wasiir ka socday dalalka xubnaha ka ah NATO ayaa Shalay oo jimca...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shacabka Raas kaambooni oo saakay ku soo toosay shanqarta cagafcagafyada...

    Dadka degaanka oo intoodi badnaa ka carareen magaalada kadib markii lagu soo daadiyey ciidamda badda ee dalka Kenya ayaa intoodi yarayd ee ku hartay magaalada Saakay la yaabeen sababta ey Kenya...

View Article

Dhildhibaanada Barlamanka KMG ah oo afkoodii qabsaday!!

Xildhibaanada Barlamanka Somalia ayaa afkii juugda gabay iyadoo in yar ey ka hadleen soo gelitaanka ciidamada Sawaaxiliga Kenya ee dalka Somalia. Aritan ayaa loo aaneynayaa iyada oo xildhibaanada...

View Article


Kenya oo sheegtay in howl galada ay ka wadaan Soomaaliya uusan waqti laheyn

Taliyaha ciidamada Milatariga ee dalka Kenya Julius Karangi ayaa sheegay in howlgalada ay ciidamada Milatariga dalka Kenya ka wadaan uusan lahayn waqti go’aan oo lagu joojinayo. General Karangi ayaa...

View Article


Muqdisho: Saldhig AMISOM oo la Weeraray

Weerar is-miidaamin ah ayaa maanta lala beegsaday saldhig ciidamada AMISOM ay ku leeyihiin magaalada Muqdisho. Saldhigan ayaa ku yaalla xerada Jarmalka ee wadada jidka Warshadaha. Afhayeenka Ciidamada...

View Article

Gurmadka Turkiga iyo Gaabsiga Carabta

Todobaadkii tagay ayaan qoray qormo magaceedu ahaa: “Dhalanrogga Carabta”, ujeedkuna ahaa iftiiminta dhibaatada Carab xaggeeda nooga timid, waa caadadeennee markii Carab carrabka lagu dhuftu ninbaa...

View Article

Cawayska iyo Fannaanka Cumar Shooli

Cawayska waxaad ku maqli doontaan wareysi aan la yeelanay Cumar Shooli iyo qodobo kale oo xiiso badan.

View Article

Martida Makrafoonka: Guddoomiyaha Gobolka Benaadir

Max'ed Axmed Tarsan, guddoomiyaha G/Benaadir ayaa marti ku ah barnaamikeena Martida Makrafoonka ee toddobaadkan. Guddoomiye Tarsan wuxuu barnaamijkan uga hadlayaa xaaladda magaalada Muqdisho tan iyo...

View Article


Diyaarado ka qeyb qaatay dagaal ka dhacay Gedo

Ceelwaaq-GMN-Wararka naga soo gaaraya deegaanka Bowsaar ee duleedka degmada Ceelwaaq ayaa ku soo waramaya in halkaasi ay ka dhaceen dagaal u dhaxyey ciidamada dowlada oo ay wehliyaan Ciidamo Kenyan ah...

View Article

Kenya military chief suggests Somalia incursion could be long

Reporting from Nairobi, Kenya—The commander of Kenya’s defense forces declared Saturday that his troops would remain in neighboring Somalia until the threat from the militant Islamist militia Shabab is...

View Article


Diyaarad Nooca Aan Duuliya Lahayn Oo Ku Soo Dhacday Koonfurta Soomaaliya

Diyaaradaha ee aan duuliyaha lahayn ee loo yaqaan Dronka Hiran (RBC) Warar uu baahiyay Talafishanka Press TV ayaa sheegaya in diyaarad nooca aan lahayn duuliyaha ay ku burburtay koonfurta Soomaaliya...

View Article

Statement From The Office Of . Jerry John Rawlings

Press Release STATEMENT FROM THE OFFICE OF H. E. JERRY JOHN RAWLINGS ON PUBLICATIONS IN THE MEDIA CONCERNING THE FORMER PRESIDENT¹S ENTITLEMENTS October 28, 2011 Good afternoon Ladies and Gentlemen of...

View Article


Carab:-Waan ka warheynaa Duqeymaha Dalka

Muqdisho-GMN-Wasiirka difaaca Xukuumada KMG Soomaaliya Xuseen Carab Ciise ayaa shaaca ka qaaday in dowlada soomaaliya ay ka war heyso duqeymaha xaga cirka ah oo dalka ay ka fuliyaan diyaaradaha dagaal...

View Article

Raysul Wasaare C/weli Gaas iyo Wasiirkiisa Gaashaandhiga oo Saaka ku Wajahan...

Muqdisho (RBC) Raysul wasaaraha DKMG Soomaaliya C/weli Maxamed Cali Gaas iyo wasiirkiisa gaashaandhiga Xuseen Carab Ciise ayaa saaka ku sii jeeda magaalada Nairobi ee wadanka Kenya. Warar ku dhow...

View Article

Soomaali Mareekan oo Muqdisho isku qarxiyey

Muqdisho-GMN-Idaacada ku hadashada Afka shabaab ayaa baahisay codadka shaqiyaad maalin ka hor isku qarxiyey goob magaalada muqdisho ay kaga sugnayeen Ciidamada dowlada iyo kuwa AMISOM. Shaqsiyaadka...

View Article
Browsing all 54547 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>