Maxamed Cabdulaahi Macalim Aadan {Tiiceey} Madaxweynah Maamul Gobaleedka Ximan iyto Xeeb ayaa hambalyo Hawada u marsiiyay Shacabka Reer Ximan iyo Xeeb Meel kasta oo ay Kajoogaan Dunida.
Mr Tiiceeye ayaa ugu Baaqay umada Soomaaliyeed Meel kasta oo ay joogaan inay ka shaqeeyaan Nabada iyo Xal uhelida Wadanka Soomaaliya.
Madaxweynaha Maamulka Ximan iyo Xeeb ayaa intaa kudaray in allah uu uga baryayo Umada Soomaaliyeed inuu kadul qaado Abaarta iyo Colaadaha in muda ah ey ladaalaa dhacayeen.
Madaxweyne Tiiceey oo hadalkiisa siiwata ayaa ugu Hambayeeyay Umada Reer Ximan iyo Xeeb inay Sanadkaan Sanadkiisa kuwada gaaran Nabad iyo reen reen.
Ugu dambeyntii ayaa Mr Tiiceey waxa uu ugu baaqay Shacadka Reer Ximan iyo Xeeb inay kashaqeeyaan Sidii Nabad loogu Wada Noolaan lahaa’ waxuuna intaa kudaray inuu shacabka Reer Ximan iyo Xeeb ugu hambalyeynayo Ciidul adxada.
Xafiiska Warqabadka
Heegantv.com
Cadaado
Jeylani Xasen Cusmaan
Jiilaani2011@hotmail.com
↧
Madaxwene Tiiceey oo Maalinta Labaad ee Ciidul adxada ugu uhambalyeyay Shacabka Reer Ximan iyo Xeeb.
↧