Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Browsing all 54547 articles
Browse latest View live

Burcad Badeed Soomaali Ah Oo Qabsaday Doon Laga Yeehay Taiwan

burcad-badeed-Soomaali Taiwan (RBC) Kooxaha Burcad-badeeda Soomaalida ayaa qabsaday dooni kalluumeesi oo laga lee yahay dalka Taiwan taas oo mareysay biyaha badweynta Hindiya dhinaca dalka Seychelles,...

View Article


Burcad lala dagaalay

Shaqaalaha makab kaluumaysi oo laga leeyahay dalka Taiwan ayaa la dagaalay burcad Soomaali ah

View Article


Canada `Eid Clears Misconceptions

Thousands of Canadian Muslims has gathered in the basement of the Civic Centre in Ottawa to celebrate `Eid Al-Adha prayers and ceremonies in a peaceful atmosphere of unity and compassion, the Ottawa...

View Article

Madaxweyne Shariif Oo Booqday Ciidamada XDS Ee Ku Jira Furimaha Hore Ee...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Sheekh Shariif Sh.  Axmad Ayaa maanta kormeeray qaar ka mid ah  difaacyada  ciidamada qalabka sida ay ka xoreeyeen malleeshiyaadka Shabaab isagoo hadallo...

View Article

Dowladda Kenya oo maanta hanjabaado xoogan u jeedisay Xarakada Al Shabaab iyo...

Dowladda Kenya ayaa waxay walaac ka muujisay qaraxyada qorsheysan ee ay Xarakada Al Shabaab ka wado gudaha dalka Kenya, iyadoo qaraxii ugu dambeeyay lagu burburay Kaniisad ku taalla magaaladda Garissa...

View Article


Dad masaakiin ah oo maanta lagu dillay magaaladda Galkacyo iyo Saraakiisha...

Kooxo hubeysan ayaa waxay maanta dad masaakiin ah ay ku dilleen Koonfurta Magaaladda Galkacyo ee Gobolka Mudug, iyadoo dhinaca kalana ay ka hadleen Saraakiisha Ammaanka ee Koonfurta Galkacyo. Kooxo aan...

View Article

Madaxwene Tiiceey oo Maalinta Labaad ee Ciidul adxada ugu uhambalyeyay...

Maxamed Cabdulaahi Macalim Aadan {Tiiceey} Madaxweynah Maamul Gobaleedka Ximan iyto Xeeb ayaa hambalyo Hawada u marsiiyay Shacabka Reer Ximan iyo Xeeb Meel kasta oo ay Kajoogaan Dunida. Mr Tiiceeye...

View Article

Gobolada Dhexe oo maalintii Labaad Siween looga Ciidayo.

Gobolada Dhexe ee Wadanka Soomaaliya ayaa waxaa Maalintii Labaad siweyn looga dareemayaa Ciidul adxada, iyadoo Ciidaani ay kaduwantahay Ciidihii Hore Maadaadma aan la’isku Khilaafin . Maalinta Labaad...

View Article


Dhageeyso Warka Duhurnimo

WAR,DUHUR 07 11 11

View Article


Xarakada Al Shabaab oo culeys xoog leh saartay shacabka ku dhaqan magaaladda...

Xarakada Al Shabaab ayaa waxay bilowday inay culeys xoog leh ay dusha ka saarto shacabka ku dhaqan qeybaha kala duwan ee magaaladda Kismayo ee Gobolka Jubbada Hoose. Xarakada Al Shabaab ayaa waxay...

View Article

Shiikh Xasan Daahir; "Abgaal, Ogaadeen iyo Majeerteen waxay ka gaabiyeen...

Shiikh Xasan Daahir oo inta badan ka meermeeri jiray carab-dhawga qabiilka ayaa shalay meel fagaaraha shacab isugu soo baxay ugu sheegay in beelaha Soomaaliyeed beelo ka mid ah ay ka gaabiyeen...

View Article

Ganacsiga Maraykanka iyo Galbeedka Afrika

Maraykanka ayaa dib u soo celiyay xiriirkii ganacsi ee qaaska ahaa ee uu la lahaa saddexda wadan ee Galbeedka Afrika

View Article

Rabshado ka Dhacay Balli-dhiig

Wararka ka imanaya degmada Bali-Dhiigle oo ka taalla xadka Somaliland iyo Ethiopia ayaa sheegaya in maanta halkaasi uu ka dhacay iska horimaad hubeysan kaddib markii ciidamo Ethiopian ah oo xadka ka...

View Article


Maraykanka oo joojiyay lacagtii UNESCO

Maraykanka ayaa joojiyay lacagta uu siiyo hayadda Qaramada Midoobay ee UNESCO

View Article

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

War Habeen 07-11-11

View Article


Qiso Cajiib oo dunnida hore uga dhicin qofkii ugu horreeyey ee jidhkiisa la...

Qiso Cajiib oo dunida hore uga dhicin qofkii ugu horeeyey ee jidhkiisa la qalajiyo (mummy) Qiso Cajiiba oo aan hore dunnida casriga uga dhicin A British man, Alan Billis, has become the first person in...

View Article

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Oo Khudbad Qiimo Leh U Jeediyey Ciidammada Ku Jira...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta kormeer howleed ku tegay furumaha hore ee dagaalka ayadoo Madaxweynuhu ka hor inta uusan furumaha tegin uu kormeeray dhamaanba...

View Article


What’s up with Kenya invading Somalia?

Somalia, as we all know, is kind of a disaster. The country is struggling with a brutal famine, hasn’t had a real government for about 20 years, and has basically lurched from crisis to crisis for...

View Article

DAAWO SAWIRRADA:- Tartan Sports Oo Gabdho Soomaaliyeed Loogu Qabtay Muqdisho

Waxaa magaalada Muqdisho gaar ahaan degmada Xamar Jajab tartan Sports oo kubadda Koleyga ah loogu qabtay gabdho Soomaaliyeed ayadoo tartankaasina lagu dhiira gelinayey Nabadda Caasimadda ka jirta....

View Article

Kibaki: We must finish our mission in Somalia

President Mwai Kibaki has reaffirmed the government’s resolve in dealing with the militant group based inside Somalia that has sought to destabilise not just Kenya but the entire Horn of Africa region....

View Article
Browsing all 54547 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>