Wafdi balaaran oo hogaaminayo Islaan Bashiir Islaan cabdile ayaa waxaa ay maalinkii Sadexaad ku sugan yihiin deegaanka Bookh Ee Ismaamulka Soomaalida Itoobiyaha waxaana uu kulamo la qaadanaya masuuliyiin ka soo jeeda deegaanka Bookh & xubno kamida dadka deegaanak.
Waxaa kamida xubnaha wafdiga nabadoono cuqaal culma awdiin & nadoono caan ka ah dhamaan qayiga gobolka mudug waxana wafdigana ay sido kale la kulmi doonaan maamulka deegaanka waxaa sidoo kale jira warar sheegaya in Islaan bashiir ka qayb gali doono furitaanka goobo waxbarasho oo deegaanka laga furayo.
Dhanka kale majiraan warar faah faahsan oo laga helayo deegaanka oo aan wali gaarin aalada isgaarsiinta aawadeeda waxaanse faah faainta kusoo dari doonaa wararkeena danbe.
Galgalanews Gaalkayo
C/salaan Jimy
↧
wafdi Uu Hogaaminayo Islaan Bashiir Islaan Cabdile Oo Maalinkii Saddexaad Kugan Deganka Bookh Ee Simaamulka Soomaalida Itoobiya
↧