LIISKA DIL SUGAYAASHA DR. AXMED DABADII, By. Sh.C/laahi Baashe
1- Aqoonyhan 2- Caalim diineed 3- Digtoor 4- Daaci 5- Arday jaamacadeed 6- Oday nabadda jecel 7- Miskiin meel iska maraya 8- Macalin quraan 9- Marti 10- Maalqbeen MAXAABA HADHAY:??? !!!!!! Ugu...
View Articlexasuuqii galbeedka xaqdaro aan la qaadan karin[abiib timacade oo xabsiga loo...
Xasuuqa maatada iyo dadka aan wax danbiya gaysan waxa ka masuula dawlada somaliland waana mid waajiba inay soo xidh-xidho dadkii ku lug lahaa ma soconayso habeenkasta sadex nin ayaa sida adhiga...
View ArticleHambalyo Meher wacan: Jaamac Cilmi Cabdi iyo farduus Ibraahin Siciid
anaga oo kala ah dadka hoos ku qoraan waxaan hanbalyo iyo bogaadin udiraynaa jaamac cilmi cabdi iyo farduus ibraahin siciid oo maherloodu kadhacay magalada burco ee gobalka togdheer gaar ahaan...
View ArticleRa’iisul Wasaare Prof Abdiweli ayaa soo gabogabeeyey booqashadiisii Kuwait...
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Prof Abdiweli Mohamed Ali oo beryahan ku joogay booqasho rasmi ah dalka Kuwait ayaa si heer sare ah loo soo sagootiyey oo uu Ra;iisul Wasaaraha Kuwait iyo golahiisa...
View ArticleKulamada Champions League, Kooxaha Ingiriiska oo qal-qiil ku jira
Waxaan halkan ku eegeynaa kooxaha ka dhisan dalka Ingiriiska oo saddex ka mid ah qilqiil ku jirta sanadkan sidii ay wareega hore ugaga soo gudbi lahaayeen champion Leauge. Kooxda Man City ayaa...
View ArticleHey’adaha Ammaanka Dowladda oo dood kulul ka leh qaabkii uu ka dhacay qaraxii...
Hey’adaha Ammaanka Dowladda ayaa kulamo xasaasi ah waxaa uga soconaya Magaalada Muqdisho, iyagoo si gaar ah wax isaga weydiinayay qaraxii galabta dadka ay ku dhinteen ee ka dhashay gaari waxyaabaha...
View ArticleWaraysi: Shacabka Xalaasha SSC iyo Hoggaanka (Maamulka) SSC
Waa qayb kale oo ka mid ah waraysiyadii taxanaha ahaa ee hoga-tusaalaynta qaybaha kala duwan ee bulshada SSC, qaybta tan xigta waa shacabka xalaasha ah iyo Hindida hareeraha u shaqo tagtay….la soco...
View Articlewafdi Uu Hogaaminayo Islaan Bashiir Islaan Cabdile Oo Maalinkii Saddexaad...
Wafdi balaaran oo hogaaminayo Islaan Bashiir Islaan cabdile ayaa waxaa ay maalinkii Sadexaad ku sugan yihiin deegaanka Bookh Ee Ismaamulka Soomaalida Itoobiyaha waxaana uu kulamo la qaadanaya...
View ArticleICRC Oo Wax Laga Xumaado Ku Tilmaamay Duqeyn Lagu Qaaday Degmada Baardheere
Nairobi (RBC) Hey’adda ICRC ayaa war qoraal ah oo ay soo saartay waxa ay ku cambaareysay gantaalo ay diyaarado dagaal u geysteen Sabtidii goob lagu quudiyo hooyada iyo dhallaanka oo ku taalla magaalada...
View ArticleG6 oo tacsi udiraya Reer cali shire , soona jeediyey in dib loodhigo shirka...
Annaga oo ka murugaysan geerida tiiraanyada leh ee ku timid marxuum Jamac Cali Shire iyo marxuum Mubaarak Salax Cali Shire.. waxan tacsi u’diraynaa dhammaan ree Aw Cali Shire meel kasta oy joogaan...
View ArticleXulka Ciyaartoyda Qaranka Gobolka Mudug Ou diyaara Kaqayb Galka Ciyaaraha...
Naadiga Xulka Qaranka Gobolka Mudug ayaa waxaa ay ku jiraan gababada udiyaargrawga ka qayb galka ciyaaraha Gobolada Puntland waxaana hada udhamaan rabta almiitada ay kusameeyaan Garoonka weyn ee...
View ArticleShiinaha Oo Ku Dhawaaqay In Uu Door Ka Qaadan Doono Dib Udhiska Dalka Soomaaliya
Muqdisho (RBC) War Murtuyeed ka soo baxay xafiiska arrimaha dibada Shiinaha ayaa si weyn loogu soo dhaweeya Booqashadii Xoghayaha Guud ee Qaramada Midooban Baan Ki-Moon uu ku tagay Magalaada Muqdisho....
View ArticleDagaal u dhaxeeyay Ciidamada Kenya, kuwa Dowladda iyo Al-Shabaab ku dhex...
Wararkaka imaanaya deegaanka Taabto ee Gobolka Jubada Hoose ayaa sheegaya in dagaal u dhaxeeyay Ciidamada Dowladda KMG, Kenya iyo Al-Shabaab uu xalay ku dhex maray deegaankaas. Sida ay sheegayaan...
View ArticleDagaal-yahano ka tirsan Xarakada Al Shabaab oo u gacan gallay Ciidamadda...
Dagaal-yahano lagu tuhmaayo inay ka tirsan yihiin Xarakada Al Shabaab, ayaa waxaa maanta gacanta ku soo dhigay Ciidamadda Dowladda Kenya ee ku sugan Gobolka Jubbada Hoose. Ciidamadda Dowladaha Kenya,...
View ArticlePanetta: Djibouti critical to US terror fight
U.S. Defense Secretary Leon Panetta said Tuesday that U.S. operations against al-Qaida are now concentrating on key groups in Yemen, Somalia and North Africa. Panetta said efforts against the al-Qaida...
View ArticleTurkish Red Crescent sheltering 10,000 Somalis in Mogadishu
A Turkish tent city is providing shelter for almost 10,000 Somalis in Mogadishu, the head of Turkish charity the Red Crescent’s (Kızılay) delegation to Somalia told the Anatolia news agency on...
View Article4320 Qoys oo Xukumada Silaanyo dejinayso Semaal iyo nawaaxigiisa
Gabiley(Saylac.com)- Xukumada Silaanyo ayaa wada qorshe dad lagu dajinayo degaanka Seemaal . Qorshahan oo hadda ka hor uu watey Taliyihii ciidamada Somaliland Nuux Taani oo ay wada shaqayn buuxda...
View ArticleGudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo markii u horeysey ka hadlay dhacdadii...
Rome(Puntlandi.com) Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Shariif Xasan Sheikh Aaden oo waraysi siiyay Idaacada VOA ayaa sheegay in kooxdii xildhibaanka ahayd ee sheegay inay xilka ka qadeen inay yihiin...
View ArticleShirka Gollaha Wasiirrada oo looga hadlay qodobo ay ka mid yihiin Shirka Wada...
Muqdisho, Khamiis, Dec. 15.2011——-Golaha Wasiirada Dowladda Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid shirkoodii caadiga ahaa iyadoo shirkani uu guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Dr....
View ArticleSaraakiishii ka soo goosatay Shabaab oo beeniyay inay ka dambeeyaan qaraxyada...
Saraakiishii ka goosatay Al-Shabaab ee ku soo biirtay dowladda Soomaaliya ayaa maanta cadeeyay in aanay wax lug ah ku laheyn qaraxyada ka dhacaya magaalada Muqdisho kadib markii eedeyn u jeediyeen...
View Article