Salaamu caleyku dhamaan umada somaliland oo dhan
Hadaan fekerkeyga ka dhiibto ururada lagu dhawaaqay markaan wada eegay ama akhriyey fekerkooda aniga koley waxay ila noqotay ururka u qalma in uu noqdo xisbi qaran waa ururka ummada waayo markaad eegto webkiisa uu ku soo bandhigay siyaasadiisa iyo sida somaliland oo dhan hogaankiisa ugu dhantahay waxay ila noqotay in ururka u qalma xisbi qaran in uu yahay UMMADA.
NINKA MADAXDA KA AHI WAA NINKII XABSIGA U GALAY IN URURADA LA FASAXO KULMIYENA KU KHASBAYA IN AY FURAAAN URURADA MARKAA SU,AASHA MEESHA TAALA WAXAA WEEYE 14 URUR MADAXDOODU DAAHIR RIYAALE AYEY HOOS FADHIYEY MARKII HORE MID KA HADLI JIREY IN URUR LA FURO MUU JIRIN MARKAA MA DR GABOOSE AYAA XABSI KA SOO DAAYEY WAA YAABE?
salaamu caleyku
S. A salah
DUBAI
————————–
Afeef: Aragtida maqaalku waa mid u gaar ah qoraaga, anaguna hadaanu Oodweynenews nahay waxaanu leenahay Magacaagu yuu noqon mid xumaan ka marag kaca, haka talin dhibaatiyo wax makhluuqa kalla dilla,
↧
URURKA UMMADA WAA URUKA KELIYA U QALMA XISBI QARAN 15 URUR EE LAGU DHAWAAQAY By: S. A salah
↧