Innaalilaahi Wa Inaa Ilehi Raajacuun, waxaa halkaan tacsi tiiraanyo leh kadirayo dhamaan Ehelada Qaraabada iyo Asxaabta uu ka geeriyooday alle ha,u naxariistee Haaji KHaliif Ahmed Nuur (KHaliif Caanow) oo ku geeriyooday magaalada NAIROBI ee xarunta dalka kenya Dadkaas oo kala ah.
1-Maryan Gureey isxaaq
2-Istaqlaal Gureey Isxaaq
3-Safio gureey Isxaaq & caruurteeda
4-Baashi gureey Isxaaq & xaaskiisa & gabadhiisa
5-Abdirahmaan gureey Isxaaq & Xaaskiisa
6-Nuur gureey Isxaaq & caruurtiisa
6-Cusmaan gureey Isxaaq & caruurtaasa
7-Hibo ali maxamud
7-Khaliijo issack (khadiijo hafooy) & seygeeda
8-Haawo maxamud haaji & saygeeda ahmed shah madaare & caruuryooda
9-Aniso maxamud haaji & caruurteeda
10-Deeqo maxamed haaji & gabadheeda
11-Faadumo muqtaar Isaaq & caruurteeda
12-Amino yuusuf wayrah & caruurteeda
13- Wareye Ahmed Issack Abdi (Laqaaye)
14-Wariye Bashiir Ahmed Suuleey (sayid bashka)
15-Dhamaan reer habiib ali & reer sharaf cabdi & Reer cali maqaar iyo maamulka iyo shaqaalaha shabakada warbaahinta caalimiga ee Allsomali24.com
iyo asxaab kale oo aan inta lagu soo koobi karin dhamaan dadkaan waxey tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhamaan ilma Haaji Khaliif Ahmed Nuur oo ku kala nool swedan iyo america waxeyna leeyihiin samir iyo iimaan alle ha idinka siiyo isaga jantul fardoowso alle ha ugu bishaareeyo aamin aamin
↧
Tacsi loo Dirayo Dhamaan Reer Haaji Khaliif Ahmed Nuur
↧