Sii Hayaha Xilka Ra’isal wasaaraha Soomaaliya mudane C/waaxid Cilmi Goonjeex ayaa maanya Kormeer Howleed ku tagay Dekadda weyn ee magaalada Muqdisho, isagoo halkaasi Warbixin uga dhagaystay Maamulka Dekadda.
Sii Hayaha Xilka Ra’isal wasaaraha Soomaaliya mudane Clwaaxid Cilmi Goonjeex iyo Xubno uu horkacayo oo uu ka mid ahaa Wasiirka warfaafinta ayaa maanta booqasho ku tagay Dekadda Caalamiga ah ee magaalada Muqdisho, waxaa uu warbixin kaga dhagaystay Maamulka Dekadda Caalamiga ah ee Muqdisho.
Sii Hayaha Xilka Ra’isal wasaaraha Soomaaliya Sii Hayaha Xilka Ra’isal wasaaraha Soomaaliya mudane C/waaxid Cilmi Goonjeex ayaa maanya Kormeer Howleed ku tagay Dekadda weyn ee magaalada Muqdisho, isagoo halkaasi Warbixin uga dhagaystay Maamulka Dekadda.
Sii Hayaha Xilka Ra’isal wasaaraha Soomaaliya mudane Clwaaxid Cilmi Goonjeex iyo Xubno uu horkacayo oo uu ka mid ahaa Wasiirka warfaafinta ayaa maanta booqasho ku tagay Dekadda Caalamiga ah ee magaalada Muqdisho, waxaa uu warbixin kaga dhagaystay Maamulka Dekadda Caalamiga ah ee Muqdisho.
Sii Hayaha Xilka Ra’isal wasaaraha Soomaaliya mudane C/waaxid Cilmi Goonjeex iyo Xubnihii uu horkacayay ayaa sidoo kale mid mid u galay Qeybaha ay ka kooban tahay Dekadda Caalamiga ah ee Muqdisho, iyagoo ku soo wareegay guud ahaan Bakhaaradii lagu kaydin jiray Waxyaabaha ka soo dega Dekadda ka hor inta aan la canshuurin, wuxuuna Sii Hayuhu sidoo kale u kuurgalay sida ay u socoto Howsha Dekadda Caalamiga ah ee Muqdisho.
Maareeye Ku xigeenka Dekadda Muqdisho Axmed Shariif Cali Hilowle oo ka warbixinayay dekadda iyo sida ay u shaqeyso ayaa waxaa uu ka dalbaday dowladda KMG ah ee Soomaaliya in dhaqaalaha ka soo xaraada Dekadda qeyb ka mid ah lagu celiyo Horumarinta dekadda weyn ee magaalada Muqdisho.
Madaxa Canshuuraha iyo Maaliyada ee Dekada Muqdisho Siciid Siyaad ayaa isna waxaa uu ka warbixiyay lacagta ka soo xaraatay dekadda caalamig ah magaalada Muqdisho iyo hanaanka ay u shaqeeyso qeybta canshuuraha ee dekadda Muqdisho, isagoo ka warbixiya meelaha lagu xareeyo dekadda.
Wasiirka wasaaradda warfaafinta xukuumada KMg ah ee Soomaaliya mudane Eng. C/raxmaan Cumar Cismaan ayaa isna dhinaciisa sheegay in dowladda Soomaaliya ay dardargelin doonto howlaha dekadda magaaladda Muqdisho iyo Ilaha kale ee muhiimka u ah Dowladda Soomaaliya, wuxuuna Sii Hayaha Ra’isal wasaaraha ka codsaday in uu shacabka u balanqaado in ay howlaha dekadda sidoodii caadiga ahayd u soconayaan, islamarkaana ay dowladdu si gaar ah isaga xil saari doonto dhamaan wixii cabasho ah ee jira.
Sii Hayaha Xilka Ra’isal wasaaraha Soomaaliya mudane C/waaxid Cilmi Goonjeex oo gabagabadii kulankaasi ka hadlay ayaa sheegay sida ay lagama maarmaan u tahay in isbedel lagu sameeyo hanaanka canshuuraha dekadda weyn ee magaalada Muqdisho, wuxuuna sheegay in aysan jirin dowlad dhaqaale la’aan shaqeyn kartaa, islamarkaana loo baahan yahay in dhaqaalaha dekadda ka soo xaraada la ilaaliyo.
Sii Hayaha Xilka Ra’isal wasaaraha ayaa dhanka kale ceeb iyo fadeexo ku tilmaamay in dhaqaalaha ka soo xaraada Dekadda magaalada Muqdisho iyo dekaddaha kale eek u yaala dalka marka la is barbardhigo in dekaddaha ku yaala Gobolada ay ka dhaqaale ka bataan dekada Muqdisho, iyadoo ay ka soo degaan badeecadda ugu badan ee soo gasha dalka.
Wasaaradda Warfaafinta, Muqdisho
mudane C/waaxid Cilmi Goonjeex iyo Xubnihii uu horkacayay ayaa sidoo kale mid mid u galay Qeybaha ay ka kooban tahay Dekadda Caalamiga ah ee Muqdisho, iyagoo ku soo wareegay guud ahaan Bakhaaradii lagu kaydin jiray Waxyaabaha ka soo dega Dekadda ka hor inta aan la canshuurin, wuxuuna Sii Hayuhu sidoo kale u kuurgalay sida ay u socoto Howsha Dekadda Caalamiga ah ee Muqdisho.