Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Browsing all 54547 articles
Browse latest View live

Sh. Daahir Aways oo sheegay in shirarka Somalia ee la qabanayo shirqool lagu...

Sheikh  Xasan Daahir Aweys hoggaamiyaha ururka xisbul Islaam ayaa ka hadlay shirarka maalmihii u danbeeyey ka dhacayay caalamka ee looga hadlayay arrimaha Soomaaliya. Hoggaamiyaha oo la hadlay...

View Article


Spain oo lacag siineysa dowlada KMG ah

Dowladda spain ayaa dowladda KMG ee Soomaaliya ugu deeqday lacag gareysay 3milyan oo euro intii lagu guda jiray shirka kooxda xriirka caalamiga ah ee ICG. Madaxweynaha soomaaliya Mudane Sh Shariif Sh...

View Article


War-Saxaafadeed Madaxwayne Siilaanyo oo kulan saacado qaatay la yeeshay...

 War-Saxaafadeed : Madaxweynaha JSL Mudane: AXMED MAXAMED MAXAMUUD (SIILAANYO) Waxa uu maanta kulan Saacaddo Qaatay Xafiiskiisa kula yeeshay Madaxda Hay’adaha Madaxa Banaan ee Dalka.     Madaxweynuhu...

View Article

R/Wasaaraha KMG ah oo baaq u diray culumaaudiinka Ahlu Sunnah Waljamaaca

Sii-hayaha xilka R/waraaraha Somaaliya mudane C/waaxid Climi goonjeex oo Radio Muqdisho u warmay ayaa  ka hadlay go’aankii dhowaan ka soo baxay culima’udiinka Ahlu Sunna ee ku aaddanaa in ay ka noqdeen...

View Article

Madaxweyne Shariif oo Addis Ababa ku sugan

Madaxweynaha dowladda KMG ah ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa ku sugan magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya. Madaxweyne Shariif ayaa halkaasi kulamo kula yeelanaya ra'iisal...

View Article


Laas Qorey: Shaqaale Nation Link oo la Afduubtay

Shaqaale ka tirsan shirkadda Isgaarsiinta ee NationLink ayaa afduub loogu geystay degaan ka tirsan degmada Laas Qorey ee gobolka Sanaag. Cabdullaahi Axmed Maxamuud oo ka mid ah dableydii afduubka...

View Article

Qaramada Midoobay; "Soomaaliya waxaa ku ballaartay Alqaacida wax aan awood...

Ergeyga Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya ayaa sheegay in Soomaaliya ay u arkaan wadan ay Alqaacido ku baraartay waxl aan awood ciidan aheyna aan wax looga qaban karin. Agoustine Mahiga,...

View Article

Gobolka Hiiraan oo maamul loo sameeyay iyo maamulkaas oo ku dhaartay in ay...

Maamul la magac baxay Dooxadda Shabelle oo maalmo ka hor deegaanka Kala-Beyrka ay uga dhawaaqeen rag ka tirsan maamulkii Hiiraan ee dowladda ayaa hadda hawada dhaar u marinaya Alshabaab iyo Xisbul...

View Article


Waxaan idiin heynaa Barnaamij argagax leh oo uu Weriyaha Soomaaliyeed, Wali...

Aqristayaasheena sharafta badanoow sidii aan horayba idiinkugu ballanqaadnay waxaan idiin heynaa oo aad halkan uga bogan doontaan Barnaaij soconaya sodon daqiiqo oo uu Weriye Soomaalieeda ka sameeyay...

View Article


Maxakamada Xoogagaga Alshabaab ee gobolka Gedo oo xukun la yaab leh ku riday...

Maxkamad hoostagta Alshabaabka ka taliya gobolka Gedo ayaa xukun lala yaab oo dadka ka fajiciyay ku riday qaar ka mid ah ganacsatada deegaankaas. Ganacsatadan oo sadex nin ka kooban ayaa waxaa lagu...

View Article

Madaxweyne Shariif iyo Ra'iisal wasaare Melles Zenawi oo kulan saacado badan...

Madaxweynaha Soomaaliya oo lugta soo mariyay dhowr dal ayaa hadda ku sugan magaalada Addis Ababa, xarunta dalka Itoobiya wuxuuna kula kulmay Ra'iisal wasaaraha dalkaas. Shariif oo aan horay u sii...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sii-hayaha xilka R/wasaaraha Soomaaliya oo maanta booqday dekadda Muqdisho,...

Sii Hayaha Xilka Ra’isal wasaaraha Soomaaliya mudane C/waaxid Cilmi Goonjeex ayaa maanya Kormeer Howleed ku tagay Dekadda weyn ee magaalada Muqdisho, isagoo halkaasi Warbixin uga dhagaystay Maamulka...

View Article

Abuu Zubeyr, Hogaamiyaha Alshabaab; "Goobjoog ayaan ahaa markii diyaaradu...

Hogaamiyaha Alshabaab ina Godane oo wareysisiiyay majalada magaca dheer ee TIME.COM ayaa sheegay in uu shaqsiyan goobjoog u ahaa markii diyaarad nooca qumaatiga u kacda ah ay weerarka ku qaadeysay...

View Article


Dowladda Itoobiya oo dalbatay in cuna-qabateynta lagu sii giijiyo xukuumada...

Seyoum Mesfin, wasiirka arimaha dibadda Itoobiya ayaa beesha caalamka ka codsaday in ay cuna-qabateynta saaran Eritrea ku sii giijiyaan. Wasiir Mesfin oo sabab u u yeelayay codsigiisa ku wajahan...

View Article

Khilaaf xoogan oo soo kala dhexgalay labada nin ee ugu sareysa Alshabaab...

Waxaa soo baxaya oo weliba iska soo daba dhacaya warar bidhaaminaya khilaaf ba'an oo soo kala dhexgalay labada nin ee dhinaca maamulka ugu sareysa Alshabaab, Muqtaar Rooboow iyo Axmed Godane. Labadan...

View Article


Shaakir Masri oo Mareykanka u dhashay waxaa qabtay isagoo Soomaaliya ku sii...

Shaakir Masri waa 27 Jir u dhashay Mareykanka waxaa la qabtay sida laga soo xigtay saraakiisha amaanka  Mareykanka isagoo ku sii jeedo Soomaaliya si uu ugu biiro Alshabaab. Booliska Mareykanaka oo...

View Article

"Dagaalada iyo rabshadaha socda ka sokoow dalka Soomaaliya wuxuu ku sii...

Argagixiso, dagaal, khilaaf, abaar, qaxooti, barakac, ku tumasho xuquul insaan, xaaluqfin deegaan iyo mid dadeed iyo wax walba oo dhanka burburka u jiheysan haddii aad maqli jirtay in Soomaaliya laga...

View Article


Dagaal ka soconaya degmada Hodon ee magaalada Muqdisho

Dagaal xoogan oo saaka ka bilowday  degmada hodon ee magaalada Muqdisho ayaa weli socda iyadoo la isku adeegsanayo hubka noocyadiisa kala duwan. Dagaalka ayaa u dhexeeya u dhexeeya ciidamada dowlada...

View Article

Sh. Cali Dheere oo sheegay in "shirarkii Somalia lagu shirqoolayey fashil ku...

Afhayeenka Guud ee Xarakada Shabaab Sh. Cali Maxamuud Raage (Cali Dheere) oo maanta warfidiyeenka shir jaraa'id ugu qabtay ayaa waxaa uu ka hadlay shirarkii u dambeeyay ee ku soo dhamaaday wadamada...

View Article

Howlihii dekadda Muqdisho oo saakay dib u soo laabtay kadib markii uu ka...

Markab Hub iyo Sanad u siday Ciidamada AMISOM oo maalmihii la soo dhaafay ku xirnaa dekada caalamiga ah ee magaalada Muqdisho ayaa saakay halkaasi ka shiraacday kadib markii laga dejiyey hubkii uu...

View Article
Browsing all 54547 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>